Xalane oo laga Furay Goob dhalinta looga dhigo Qoomaluud!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 198

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 หลายเดือนก่อน +17

    War xuseenow waaawareey war xamar bay noogu keenen qowmu luudki war xuseenow haka aamusin aniguna somaalida wanu u gufbinaynaa war halaga hadlo xuseenow guulayso wanu so ducaynayna

  • @nadifajamac4111
    @nadifajamac4111 หลายเดือนก่อน +26

    Ilaahay haku xafido. Hussein
    Umada somaliyeed Allah ugargar

  • @fahima6186
    @fahima6186 หลายเดือนก่อน +25

    Alle SWT waxaan kabaryaayaa dad adigoo kale ah oo sidaada aqoon iyo faham fcn leh in wadankaas kasoo baxaan insha Allah

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h หลายเดือนก่อน +17

    Rabiyoow na furo

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb หลายเดือนก่อน +13

    Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 หลายเดือนก่อน +15

    Xasbunallaah Wanicmal Wakiil, Waa dad iyo dal dacayan, dad qabiil isku cunaya caruurtoodiina sidaas loo galayo, Illaahow nooga gargssr sharta ay wadaan aamiin

  • @hassanmusse7700
    @hassanmusse7700 หลายเดือนก่อน +13

    Waaaaw! Tola’yeey yaa Somaliyey😢😢😢

  • @shukrilibax
    @shukrilibax หลายเดือนก่อน +11

    Ilaahow ku xifdiyo walal huusen Amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😢

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 หลายเดือนก่อน +11

    Ummada way fasahaaday Allaha Soo hanuuniyo

  • @superfun1819
    @superfun1819 หลายเดือนก่อน +8

    Subhanalaah

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 หลายเดือนก่อน +8

    Husen.mashaAlaaha.fahamkaaga

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi หลายเดือนก่อน +10

    Allahu Allahu Allahu Allahu Allahu Allahu Allahu Allahu

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 หลายเดือนก่อน +10

    Wadankaan waa laqabsaday mahore ayaan ogaaday

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you brother, subxanallah, Outstanding research 👏 awareness is vital we must stand against haram shit ,,,,,Free Somalia 🇸🇴

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 หลายเดือนก่อน +6

    Hasbiya laah wanimcal wakiil walee somaali madaxdooda inkaar ayaa ku dhacday

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtaa xusen Allah hakuxifdiyo

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 หลายเดือนก่อน +5

    Hussein jamac waa wiil dhalinyaro ah oo Aqoonyahan ah Dalkiisa Diiintiisa iyo Dadkiisana wax xun aan u ogalaan laakiin su aashu waxaa weeya Somali Maryooleey dhago laab u duleela maleeyihiin. Hussein adeerow waad Mahadsantahay

  • @HsanDigital
    @HsanDigital หลายเดือนก่อน +9

    Thanks, brother. Badbaado qaran. Group ayaa kujira howshaan. X.sheeq hala weydiiyo 😮

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanallah Allow Diinta,Dalka iyo Dadkaba noo badbaadi tani Dowlad maahee Allow naga soo gaar

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน

    no more xarunta xalane Somaliya, my Allah bless you bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zaytum
    @zaytum หลายเดือนก่อน +1

    Thanks alot Hussein🙏🌹♥️

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 หลายเดือนก่อน +7

    حسبنا الله ونعم الوكيل ،في كل من ينشر الفساد والانحلال الاخلاقي،و الله ينتقم من كل مسؤول لم يؤدي شغله كما ينبغي

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 หลายเดือนก่อน +2

      Asc wallaale hussein jama waxba inoo maharin waxaa ina helay dad la soo tababaray oo meelkasta oo ummaddu ka nooshahay la geystey oo qabiilkasta leh waxaynuna ku badbaadi karna
      1.waa in marka u horeyso xalane dagaal lagu qaadaa oo dad badan ku dhintaa si ay u badbaadaan kuwa dambe
      2. waan in la ridaa hassan iyo dowlad ku sheegta meesha joogto ee qabiilaysan iyo weliba ku ka jiro gobolada oo dhan
      3.waa in culimada iyo wax garadka iyo aqoonyahanada ay wacyi geliyaan ummadda soomaaliyeed ee jahligu naafeeyey
      4.waa in dadka soomaaliyeed loo sheegaa gudo iyo debedbo in dalkeenii gaalo iyo gaala raac ku soo duuleen walaale hussein adigana ilaahay kariimka ahaa waxaan kaaga baryey inuu kaa ilaaliyo cadowga cad kan madow

  • @sacido1721
    @sacido1721 หลายเดือนก่อน +1

    Bismilaahi Rahmaani Rahiim ilaahayow umada badbaadi dal.and dibadba

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +3

    xasbunallah wanecba wakiil illaahay sharkooda iyo sharkale hanaga nabadgasho aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 หลายเดือนก่อน

    Very sad 😢 Walaahi!!!! JazaakalLaahu khayran.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน

    RUN SHEEG. WAA BALO SHEEG.
    Run baad sheegaysaaye, Allaha kaa xifdiyo sharr wadayaasha iyo kuwa la shaqaysta.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน

    subxanallh Allow Na bad oo wadankeena iyo Dhalanyaradeena Noo badbaadi Yaa Rabi

  • @abdirashidhassan7370
    @abdirashidhassan7370 หลายเดือนก่อน

    ‏سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน

    Xazbunalaahi wanicmal wakiil allow diidnta noo badbaadi ☝🏻🤲☝🏻🤲🇸🇴

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +1

    xussenow wllo meesha dawlad kama jirtee tan xamar nexdeedi xalula illaahay dhulka xalane kufadhiyo dhan hakudumiyo baabahna allaha kawada dhigo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MaxamudAxmad-uw8xy
    @MaxamudAxmad-uw8xy หลายเดือนก่อน

    xuseen waa nin caqli badan oo waxa kajira somaliya shega walahi la figrad baan ahay dalkena iyo dintaba waa lagu sodulay waan jeclan lahaa inan xusen mar lahadlilaha

  • @zaytum
    @zaytum หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah aloow ka naaje umada somaliyeed..xasan dhiiqo wuu ogahry xerads xalane

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g หลายเดือนก่อน

    Allaha naga xifdiyo shartoda xasbunallah wanicmal wll adigana qeyr allaha ku siiyo aadban oga xumahay inan wadankena waxaas imadan😢😢

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed2361 หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😭😭😭😭ilaahay baa umaqan wadankena

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 หลายเดือนก่อน

    Allaah Ku xafido walalkey xuseen

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

    Wcs xusseen wallo ale hana xafido aaaamiiiiin
    Guurgurte umada alaha ka qabto ohano keeno dowlad islaaam ah okitaabka nagu dhaqda Aaamiiiiin

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay miyaa been noosheegay soo muu dhihin gaaladu waa cadawgaygay iyo cadawgiinna war wadankaan gaalaa qabsatay iyo waxay wadatay qowmulud iyo sharci gaalo difaacood yay maanta somali udhamaanaysaa mana fahansana tankale Dastuurka yaaba u diyaarsan inuu wadankaan dadkaas LGBT ay qaataan ee maxaa lasamayn maanta Dilka Somalia yaalla waxaa kadaran fitnada dhextaalla

  • @nasrinlovely6699
    @nasrinlovely6699 หลายเดือนก่อน

    Xasbunallah xasbullaah wa nicmal wakil fiihum

  • @WasiirAli
    @WasiirAli 4 วันที่ผ่านมา

    Guul iyo gobnimo horay u soco

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 หลายเดือนก่อน +1

    Meesha xalane wax tan kawayn oon kasugila ayn miyaa jira.

  • @mohamedciisemohamed7766
    @mohamedciisemohamed7766 หลายเดือนก่อน

    Gumaystaha waanu layn wllee waanu guulaysan gooray ahaataba

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro หลายเดือนก่อน

    Subxanallah ma jirto danbi ka weyn oo laga gali lahaa Somalia diinta dadka dalka
    Waa in xalane shacabka muqdisho u daadtaan ayna soo af jaraan

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e หลายเดือนก่อน

    Acudubillah acudubillah
    Allahu manajeyna😱😱
    Caadiban ujabnay😢😢

  • @Farxiya-z6g
    @Farxiya-z6g หลายเดือนก่อน

    Subxanallah ilahay baa kaweyn

  • @cismaanbaylood4277
    @cismaanbaylood4277 หลายเดือนก่อน

    Wsc wasaaradii diinta iyo awqaafta hakaymar dadmayal adagbaaba heystee subxana lah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 หลายเดือนก่อน +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน

    SUBHAANALLAH ILAAHAY HA INAGA QABTO

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah alahu ma najayna waa xaqiiq in aqlaqqdii dhintay alow sahal

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 หลายเดือนก่อน

    إنا لله وإنا إليه راجعون حسبنا الله ونعم الوكيل أللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 หลายเดือนก่อน

    Absolutely

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 หลายเดือนก่อน +1

    dalki hawiye ayaa kuciyaarey wenya ogyihiin waxa kasocda xalane danahaga karaco

  • @mohamudhabib4791
    @mohamudhabib4791 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah,,

  • @AsliCali-d8h
    @AsliCali-d8h หลายเดือนก่อน

    Xasbunallah wanicmal wakiil

  • @luulsheekhcabdi7045
    @luulsheekhcabdi7045 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah illaahayoow dalka iyo dadka iyo diinta noo xafid waxaan kaga badbaadi karnaa ku dhaqanka diinta islaamka
    Xuseen jaamac waad ku mahadsan tahay digtoonida inay ka yeeshaan dhalinta iyo ka hortaga la dagaalanka dhawamada qooma luudnimada mahadsanid jisaakalaa khayr
    Sii wad haka daalini fadlan

  • @HappyBoat-fj3tv
    @HappyBoat-fj3tv หลายเดือนก่อน

    Supxanllah allaha nagaqabto

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah

  • @Hakammed
    @Hakammed หลายเดือนก่อน

    Alle Ha U Sahlo

  • @fataha1
    @fataha1 หลายเดือนก่อน

    حسبا الله ونعم الوكيل 😢

  • @feynusdahir6720
    @feynusdahir6720 หลายเดือนก่อน

    Rabi ku xafido waxa tahay wadani u duuba dadka dalka iyo diinta

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd หลายเดือนก่อน +1

    Dee soomaliyeey ku dareera dhamaantiin xalane inta muqdishi joogta iyo nawaaxigeeda maxaa sugaysaan miyay Daan muslim ahayn meeyey iimaankiinii 😢subxaanallah

  • @WasiirAli
    @WasiirAli 4 วันที่ผ่านมา

    Wllo badhitanada wan ku kalsonahay horye usoco fasahadka ka socoda somalida dadku Ma ogaa waxay ku mashqulsan yahin qabl siyasad iyo qurbee away dentee aya umaqan

  • @Umo580
    @Umo580 หลายเดือนก่อน

    SUBXAANLAA WADHAB IN LAGUSODUULEY

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 หลายเดือนก่อน

    Waa yaab.

  • @AbdiYarew
    @AbdiYarew หลายเดือนก่อน

    Xusen mahadsanid(dhagna jalaq ha u siin kuwa caytamaya maashaa Allaah waxad tahay nin adag ama caytamaya) inaad ummadda soomaaliyeed oo muslimiina aad u cadeysay waxa ka socda xerada xalane,waxa hubaal ah dowlada xasan sheekh inay wax walba ogtagtay ayna lacag dhaafsanayso waxkasta,balse adoo mahadsan wacyi gelinta kuwad soomaali adoo leh # ALLAAHUMA BALAQTU!!!!+

  • @Jrmugabe-hq6bv
    @Jrmugabe-hq6bv หลายเดือนก่อน

    Xalane waa in lag saaro wadan ka iyo ciidamada shisheeye

  • @MaxamedColoow-t4x
    @MaxamedColoow-t4x หลายเดือนก่อน

    Xuseen wadani guleyso

  • @mkhalif6834
    @mkhalif6834 หลายเดือนก่อน

    💯

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน

    shukrn xuseen

  • @abdillahiaden-yr3gj
    @abdillahiaden-yr3gj หลายเดือนก่อน

    Subxanalah

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 หลายเดือนก่อน +1

    Farmajo mar hore ayuu xidhi lahaa

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    Allow nasmata bixi dadkeenu Awood maleh laakiin Alle Ayaan leenahay

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb หลายเดือนก่อน

    Allahuma najinaa sharal daalimiin

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 หลายเดือนก่อน +1

    Xalane waa meesha dadka is qarxiya lagu tashkiiliyo!!

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 หลายเดือนก่อน

    Wixii la arki jirey wixiisa lagu akhriya! waxaan la arki jirina subxaanalaah laga akhrista.

  • @BarreCade
    @BarreCade หลายเดือนก่อน

    Waxaan isku kaashano waan iska difaaci karnaa inshaa allah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน

    waa waxa masiibada dalka ay uga dhamaa la dahay aaway dowladii

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน

    WALLEE REER AAN OGAHAY MA KACAAN SOOMAALI INEY GOD KU SII RIDAAN MOOYAANE WANAAG BAANEY U TARIN

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 หลายเดือนก่อน

    HADALKA FICIL AAN U BEDELNO. Reer Muqdisho kaca oo daaha ka qaada XARUNTA XALANE

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi หลายเดือนก่อน +1

    Hargaysa ban layaabanayn hadana muqdisho hhhh

  • @KhadijaRobleh
    @KhadijaRobleh หลายเดือนก่อน

    Ilaahow aad noo maqan oo naga qabo cadawga ku soo duulay diinteena iyo dadkeena iyo dalkeena.

  • @laylashire2662
    @laylashire2662 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah
    Wadankaan waa ka qaribay diin ahan iyo amni ahaanba
    Ilahow no gargaar

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 หลายเดือนก่อน

    Waqti ayaa loo helidoonaa oo lagu baabi'iyo waxa soomaaliya ama dunida ku wada fusqiga ,

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 หลายเดือนก่อน

    Xalane waa meesha lagu faafiyo xumaan oo dhan waxaana ka socdo:-
    ● Qaniisnimo
    ● Dhileysi
    ● Abaabul qarax
    ● Gaalnimo
    ● Dhaqaale burburin
    Waa in dowlada iyo shacabka soomaaliyeed ku baraarugaan oo la xiraa...

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 หลายเดือนก่อน +4

    Aniga xasan xaabsade ayaan uga shaki sanahay,hadowsan isaga eheen waxboow ka ogyahay oo dhaqaaalo ayoow ku qaata sababta ah sidee qof dal madax ka ah dalkiisa dhaqan xumo lagu faafin karayaa hadowsan ogolaansho siinin

    • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
      @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg หลายเดือนก่อน

      Taasaa been ahy asaa la og aamus intaana qaado ayaa laleyahy

    • @FatimaAbdinor-p4q
      @FatimaAbdinor-p4q หลายเดือนก่อน +1

      Asigaaba taaageero waxyaabaha jinsiga loogu yeero siduu afkiisa ka sheegay

    • @zainabg979
      @zainabg979 หลายเดือนก่อน

      War illaahay ka baqa oo madàxweynihiina ha caayinina

  • @CabdiqaadirBille
    @CabdiqaadirBille หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah😢

  • @FarxyomaxmuudmuuseFarxyadagan0
    @FarxyomaxmuudmuuseFarxyadagan0 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahy
    Waxan Allah waydisnayaa in ay noqon sida ay wax u rabaan

    • @superfun1819
      @superfun1819 หลายเดือนก่อน

      Subhanalaah

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah Illaahow naga qabo gaalada hussein xitaa dhalinyarada wiilasha ah cuntada waxay ugu daraan daawo wiilasha hormonkoda gabar u badaleysa

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

    Thailand cusub weeye soomaliya dalka khanisiinta 😮

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 หลายเดือนก่อน

    Alle ha noxafido dalka iyo dadka iyo diinta

  • @abdullahiaxmedmoxed3165
    @abdullahiaxmedmoxed3165 หลายเดือนก่อน +1

    War waxaan kala qeyliyo oo hala kuco waa burbur bulsho, diin,akhlaaq,😢😢

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 หลายเดือนก่อน +2

    War hoy dadka xamar waxay iska eegaan daarood iyo digil iyo mrifle laakiin iyo difaaca xassan xoolo.
    Waxbaaba ma oga

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน

      WAA OG YIHIINE QABYAALAD AYAA MADAX MARTAY

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 หลายเดือนก่อน

    Musiibadaan haloo kaco

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 หลายเดือนก่อน

    Shaqo wngsn ayad haysa waliba anan la dhayalsan karin howsha aad haystid sbbto ah waxyabaha badana aad ka hadasho waa wax diiniyan anan banaanayn mhdsnid zxp

  • @superfun1819
    @superfun1819 หลายเดือนก่อน

    Wixii taaga halo diiilo😮

  • @yaraaniyaraani7950
    @yaraaniyaraani7950 หลายเดือนก่อน

    Allaha naga qabto gaaladaan

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน

    Xerada XALANE, waa goobta laga soo abaabulo sharr oo dhan, sida qaraxyada iyo fusuqa waana goob xattaa uusan gali karin Madaxwayne Soomaaliyeed illaa uu ruqso ka haysto ayaga mooyee.

  • @aamiinduraan9988
    @aamiinduraan9988 หลายเดือนก่อน

    jazakllah

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 หลายเดือนก่อน

    We have stopped Halaagaan