Khatarta Xalane ka socota & Sida caruurta loo isticmaalayo!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 271

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz 2 หลายเดือนก่อน +58

    WAAJIB DIINI AH BAAD FULINAYSAA, XUSEEN JAAMACOOW.
    ALLAHA KU DHOWRO.

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 2 หลายเดือนก่อน

      AAMIIN ILAAHAAY HA DHOWRO HUSSEIN JAMAC WAA WIIL NADIIF AH OO FIICAN LAAKIIN SOOMAALIWAYN DADKA XUN BAY JECEL YIHIIN , KUWA WANAAGSANA WAY LA YAABAAN MANA DHAGAYSTAAN .

    • @ismailfarah3596
      @ismailfarah3596 2 หลายเดือนก่อน

      Dalkeena waxaa ka socda DHALINTII in Diinta Islaamka laga BEDELO oo gaalo loogua dhigo si shaqaale fara badan loo siiyo ayna ugu deydaan dhalinyarada shaqa laanta ah. Dawlada waxay horey u XIRTEY DHALINYARO TIK tika anshax xumo ka wadey. Hadda kuwan ayaa ka a sii daran dawlada waajib diini iyo mid dhaqan ayaa ka saaran in dhalinyarada noocaan ah la xiro. Dawlada waxaan kaloo ka CODSANEYNAA iney albaabada u laabto xalanle oo lagu kufsanyo wiilasha yar yar.

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@boolocadey4661diin qaf an darood aahen ka baxda ma jiraa 😂😂

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@AliHusseinMohamed-ig3qr Jealous baad tahay ee ma is aragtaa ? Minshari Xaasidin idaa xasad yaahuudaa .

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 2 หลายเดือนก่อน

      @@boolocadey4661 ayaan xirsi diin heysta Iyo mida qowmu luudka tagyerta ilhan omar😁😁

  • @xaawo1
    @xaawo1 2 หลายเดือนก่อน +41

    Inadeer wiilkaan keliya maahan hana abuukar baa ku jirto iyo daahir calasoow

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 หลายเดือนก่อน +9

    Xasbunallahi wanicmal wakiil caruurii soomaaliyed qomulud iyo kufar ayaa lagawada dhigay RABBIYOOW cadowga iyo munafaqiinta shartoda naga badbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 หลายเดือนก่อน +26

    Illahow Somali u soo badi Hussein Jamac oo kale. Walee khatar wayn ayeynu dhex fadhinaa haddaan Somali nahay.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 หลายเดือนก่อน +16

    Masha allaha guuleyso walal huusen geesi qaran ilaah ha kaa xifdiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️🌹👏

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +16

    no more xarunta xalane Somaliya, my Allah bless you bro🤲👍❤💯🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 หลายเดือนก่อน +16

    Xuseenow soo qabqabo kufaarta iyo duliga u shaqeeya ilaahay haku xafido sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland mahadsanid

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 2 หลายเดือนก่อน +32

    Brother you are very versioner man who really cares about his country and people unfortunately our government is not aware of or care about it or understand what’s going on with our country that’s the reality 🤷🏽

  • @mowlidcabdulahi3544
    @mowlidcabdulahi3544 2 หลายเดือนก่อน +12

    Wll shaqo adun iyo aakhiraba aad bulshadaada ku badbaadinaysad wadaa allah ku guuleyo

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xuseenoow nin aragtidiisu dheer tahay baad tahaye sharaf agtaada ha’ahaato walaal Dalka & Dadkana Eebe Weyne ha’inoo xafido.🤲

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 2 หลายเดือนก่อน +6

    Hussein Allah haku dhowro sida aad Diintaada,Dadkaaga iyo Dalkaagaba ugu damqanaysid inta aan garanayn ama hunguri dhaafsatay Allah ha utuso.Xalane sharka laga maleegayo Allah hanaga qabto

  • @munajama1023
    @munajama1023 2 หลายเดือนก่อน +9

    Illahey kheer haku siiyo mahadsanid

  • @Abdulahi243
    @Abdulahi243 2 หลายเดือนก่อน +10

    Hussein howshaan aad qabaneyso waa mid wadaninimo iyo weliba mida ugu weyn ee islaamnimo ilaahey ajar weyn ha kuugu bedelo

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 2 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin yaa rabi 🎉🎉🎉🎉

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc 2 หลายเดือนก่อน +11

    Hussen walal guuleyso howshan lama dhayaalsan karo ee halkas kaga haay

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 หลายเดือนก่อน +2

    asaga layaab maleh xasan sheeq iyo dhamaan dowlada somaliya ayaa kuwada xiran kanisadaha saaxiib adiga waxadan wax kaqaban karin haku mashquulin

  • @GurriGurrichannel
    @GurriGurrichannel 2 หลายเดือนก่อน +24

    Xuseeniw ilahay idanki ku
    Badbaad cadoga ilahay hakaa xafido, iinsha allah.

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin INSHAALLAHA walaal

  • @bashirmohamed9312
    @bashirmohamed9312 2 หลายเดือนก่อน +5

    Fadlan soo sheeg magaciisa iyo kan walaashiba. Haddii uu Ilaahay iyo adoomihiisa uu ka xishoon waayey asagana laga xishoon mayo.

  • @xoogsadeUK
    @xoogsadeUK 2 หลายเดือนก่อน +8

    Allaha soo hanuuniyo adna khayr allaha kugu abaalmariyo ustaad

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 2 หลายเดือนก่อน +12

    Guulayso mudane

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 2 หลายเดือนก่อน +11

    Masha allah Hussein jamac mahad sanid sxb

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 2 หลายเดือนก่อน +6

    Xuseen Cadawga shar iyo sheydaanba Allaha kaa xafido shaqadii Dawladi qaban laheyd ayaad isku xilqaantay kuwa la adeegsanayana Allaha soo hanuuniyo.

  • @farahmohamud6712
    @farahmohamud6712 2 หลายเดือนก่อน +7

    Guuleyso garaad sidaas nalka ugu shid wax ale wixii lagu baabi'inayo diinta iyo dhaqanka iyo jiritaanka umada

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 2 หลายเดือนก่อน +3

    Fusuqa sinada iyo gaal nimada ayey faafiyaan dalka oo dhan, gabdhaha iyo wiilasha dugsiga dhexe ayey tashkiiliyaan wax ka hortagana ma jiraan, Alle ha sahlo, adiguna fadlan soo badi dadka noocaas oo kale ah in la ogaado. Mahadsanid.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 หลายเดือนก่อน +2

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 หลายเดือนก่อน +16

    Ragg adoo kale u baahanay

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guulayso jir oo joog sidaad wadanka U laalineysid Allah kakuu ilaaliyo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Dalkeena waa lagu sooduulay Mahadsanid Falanqeeye sare Hussein Jama❤

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wow!!’ SubxaalLaaah AlLoow umada u’sahal.

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hussein wiilkan iyo kuwakale oo badan waa la adegsadah waxay ushaqeeyan xalane, waxay somashiman naagaha, caruurta dhalinyarada Somaliyed midakale waxay fidinayaan diinta gaalada sadushegtayba marka cir iyo dhulba walaynagusoduule oo waa sadushegtay Husseinow, ilaahay hakuxafido hana kubarakeeyo, wacyigalintu waxay kamidtahay halganka marka halkaa kawad ❤

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xasbuna llahu wa nicma wakiil ilahay ha naga qabto

  • @aaminaa341
    @aaminaa341 2 หลายเดือนก่อน +5

    From what I gathered in your piece, you know this boy very well. However, I wonder, how many more children unknown to you are involved in this project? May Allah protect our children and country.

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid Hussein

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 2 หลายเดือนก่อน

    ❤Waxdheef dad waa wareershey hadiiba diintada iyo dadkada ku iibsaneyso.aduunyo waa meel laga tagayo taajir iyo faqiir. allaah aya baaqi noqonaayo ninkaas iyo kuwa isqarxiyaba waa program lagaso shaqeyey.alla kareem.

  • @Thewho444
    @Thewho444 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah fashil

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 2 หลายเดือนก่อน +5

    Thanks hussen jama

  • @AliMohamed-si4yv
    @AliMohamed-si4yv 2 หลายเดือนก่อน +2

    Good job Mr JAMA.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ama waa Qaniis ama waa gaal, Waxaasoo dhana waxay katurjumayaan sida Dalkeena loola wareegayo, Laxowla walaa Quwata ilaabillaah

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 2 หลายเดือนก่อน

      Somaliga Lama galeen karo Inta aan qaniis laga dhigin 🎉🎉🎉🎉

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 หลายเดือนก่อน +6

    Asc mudane ❤

  • @subanschannelwelcome1110
    @subanschannelwelcome1110 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much brother ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 หลายเดือนก่อน +6

    Haayad kaniisad ah ayuu ushaqeeyaa, dadka howl wayn ayaa kasocota.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah bro aad baad ugu mahaadsanyahay warbixintaada aad ka u qiimaha badan

  • @xarigle739
    @xarigle739 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallah akhiii

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 หลายเดือนก่อน

    Alle SWT ha ino badbaadio Diintena,Dadkena iyo Dalkaba Aamiin, thnk U Mr Hussein,

  • @abuucabdalla2545
    @abuucabdalla2545 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa mahadsantahay walaal sidaad dadaalka uku bixineysid umada diindeeda in laku baraarujiyo

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 2 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل، حفظك الله من كل شر

  • @adonallah
    @adonallah 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaali hadey lacag arkaan waa iska cunayaan mashallah ayey leeyihiin inTa xoola xaaraana kadhargaan

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 หลายเดือนก่อน +7

    Xalane howl maskaxdiina kawayn ayaa kasocota

  • @fuaadmahamed8895
    @fuaadmahamed8895 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha kubarakeeyo wax bidhaamintaada kumahadsanid
    Horay usoco masuul wadaniyada wadadeeda yaad haysaa

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +5

    Gaalada xalane dagan fasahaad diinta islamka in laga saaro carurta noocan ah wixi dhalay tarbiyeyn wayeen war waxan umada halaga qabto😮😮😮

  • @pubgshawsomali
    @pubgshawsomali 2 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco Suxufi Allahna ha kugu garab galo hawlahaas bulshadeena Soomqliyeed aad uhayso🤲💯

  • @AmalcabdiLiza-o8o
    @AmalcabdiLiza-o8o 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allah haku sharfo wiil caqli bdn

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahayoow ehelkiisa dhoow ee balaayada u maleegaya umadeena gab kasii. Walaashiis Inkaar iyo musiibo ku habsato u keen. Ileen caruur soomaaliyeed bay khatar u bareertay inay ka hor istaagin.

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso Hussie 🌹🌹✅ Somali Alle bay leeday kadibna adoomiidhan baa kujira inaga baaciya cadawga inagu Soo duulay

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 หลายเดือนก่อน +10

    Xaalanah guubo ilhaay baankubaaryaah supxanalha dowlaad laantaa dhibbadaanaah

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 หลายเดือนก่อน

    Subxaana laah,
    Somaliyi waataa intay heshiiska Somaliland iyo ethobia ay ka buuqayaan,dadkooda qumuluudka laha dhigayo ha ka hadlaan oo haka banaan bacaan

  • @AhmedMacalin-w6o
    @AhmedMacalin-w6o 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waa mahad san tahay

  • @nasteexocabdi6614
    @nasteexocabdi6614 2 หลายเดือนก่อน

    Wll shaqo fiican bad haysaa ku soco

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 2 หลายเดือนก่อน +4

    Husenow dalkeenu maleh
    dabagalkii jirey barigii dawladu jirtay marka waa halaqyo galeen alaha sahalo

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal kheir ALE hakusiiyo. Munafiqiinta ALE habaabiyo, gaaludana ALE hasoohideeyo. Amiin Amiin Amiin.

  • @mahmoodomar3247
    @mahmoodomar3247 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 2 หลายเดือนก่อน

    Many thanks, brother. We are grateful for your excellent work 🙏
    👌🇸🇴💪🇸🇴🤞🇸🇴🤞🇸🇴🤔🇸🇴🫡

  • @NadifaGeedi
    @NadifaGeedi 2 หลายเดือนก่อน +5

    Illaahey hanagaqabto

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 หลายเดือนก่อน +3

    Nin wax bartey ayad tahey
    Kusoco bananka keen kuwa dhaqan xumada umada Somaliyed ku dhex wada

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah ku soco

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 หลายเดือนก่อน +1

    Well done bro 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dadkaaan waaa basaasiiin la sooo dirsaday ( halayska qabto)

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAAGII FARMAAJO WAXAAN WAA JIREEN, LAAKIN UNDHAHAGA MA QABAN JIRIN.
    HADDA INDHAAGA WAA QABTAAN WIXII DHIBAYA QARANKA.
    MAHADSANID.

  • @DeksMuktar-js5gb
    @DeksMuktar-js5gb 2 หลายเดือนก่อน

    mn shaa alaah waad dadali haysaa gaal iyo gaal lajireenba meel soosaar

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha noo soo saro madax dacad uah dalka soomaliyeed oo quwad leh

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤mashaallah sharciga kama weyna ❤

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 2 หลายเดือนก่อน

    Kun jeer baa madaxda Somalida la yidhi xalane ha la xidho.
    Adeer ilaahay kufaarta iyo kuwa madaxda sheeganaya ee u shaqeeyaba ha inaga qabto.

  • @MohammedMaxmud-pc7yr
    @MohammedMaxmud-pc7yr 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا
    Xalane waa xarunta somalia looga taliyo
    Nin og iyo niman ogeyn
    Umadu maanta waxay ubaahantahay iney
    Cadowgeeda taqaan
    Meelna uga soo wada jeensato waxa
    Nasiib daro ah in iyagii cadaw laisaga dhigay
    Cadawgoodiina ay madaxa ku sitaan!!!
    والله المستعان على ما يعملون

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 2 หลายเดือนก่อน +1

    الله الكريم

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaka llahu khayra

  • @umminoorka1763
    @umminoorka1763 2 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah diinta laladagalayaa haladiloo

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 2 หลายเดือนก่อน

    Hawl muhiim ah baad haysaa wllo Alloow dalka noo badbaadi

  • @elias2559
    @elias2559 2 หลายเดือนก่อน

    Insha allah aduu waajibkaagii waad gudatay.

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 หลายเดือนก่อน

    JazaakalLaahu kheyran.

  • @Mohamed-t2y
    @Mohamed-t2y 2 หลายเดือนก่อน

    HUSSEIN JAMA: WAA MAHADSAN TAHAY

  • @abdinoordhagane6589
    @abdinoordhagane6589 2 หลายเดือนก่อน

    Qof kasta oo tuhun soo galo haddi saxaafadeena toosh weyn oo afar qaad ku shidi leheed wax bdn baa hagaagi lahay . Xussein waa nin maskax fayow iyo waddanimo ka muuqato rabbi ha ku xafido bro .

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 2 หลายเดือนก่อน

    Waan runta Hussen gaalada xalane joogta iyo kuwa u shaqeya baa waxay qatar ku yihin diinta islamka iyo dhaqankeena islamka ALLAH ka weyn kuwa xalane jooga Dowlad ma heysane dowlad diinteena islamka difaacda ALLAH noo keeno

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน

    bro xussen wad mahadsantahy

  • @abdulkadiralimahamad4278
    @abdulkadiralimahamad4278 2 หลายเดือนก่อน

    Fadlan xusenow igu caawi lambarkisa haddaa heleyso

  • @hassanaliadam8258
    @hassanaliadam8258 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid bro

  • @umuahlaam4170
    @umuahlaam4170 2 หลายเดือนก่อน

    Wadankaanoo Dhani waxa qasaayo waa xildhibaanada sababtoo ah qofkii wax haleeyaba xildhibaan ayaa soo deynaya waanba yaabe aniguyee xildhibaanka asiga sharciga miyuu ka weynyahay

  • @Puntlader
    @Puntlader 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ku dhowro xuseen jamac
    Shacabka somaliyeed dhagarta lagu hayo illahay ha ka badbadiyo
    Xalane kuwa joga dalka qasaya

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @abdifatahbashir
      @abdifatahbashir 2 หลายเดือนก่อน +1

      SCW SCW SCW SCW SCW

  • @ahmedabdirahman3951
    @ahmedabdirahman3951 2 หลายเดือนก่อน

    Mahasanid Daljire Hussein Jama

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 หลายเดือนก่อน +9

    Calaamadaha suniyaha ee fanaxda ah na waa khaniisiinta.

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva 2 หลายเดือนก่อน

      Taas waxba kama jiraan ciyaalka dhalin yarta madowga ah ayaa iska sameysta

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@MusaMunyiva way iska samaystaan ma ahane micneheeda miyaad taqaan. Waa astaan.

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva 2 หลายเดือนก่อน

      @@Nuurah951 maahan adigaan aqoon saxiib

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva 2 หลายเดือนก่อน

      @@Nuurah951 wax markaadan aqoon u laheyn waa iska sidaan oo kale

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 2 หลายเดือนก่อน

      @@MusaMunyiva adaan aqoonine fanaxda suuniyaha waa guy baan ahay, marka iljabis lagu darana waan madax banaanahay ayaa laga wadaa. Lagayaabo in ay ogaal la'aan dad isaga samaystaan lkn xaqiiqdu wataa .

  • @Vivo34700
    @Vivo34700 2 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahadsan tahay xaqiiqda wadanka ka jirto waa in la xiraa xalane wadanka laga saraa ajaanibka

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +1

    Suubxan allaha illahow kaa baadbadye

  • @Bagagac
    @Bagagac 2 หลายเดือนก่อน

    xusen jamac malmahan kuma aan arkin haday kugu jidho solaabisho wcn hadii kale Alla yaaraxma

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 2 หลายเดือนก่อน

    Qaabka aad wax u baaadho waan ku wareeeray wlhi nio. CiA da maraykanka xataa qaabkaa wax uma baaadho

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleeyso wllkey masha allaah

  • @HaweeyaIbrahiim
    @HaweeyaIbrahiim 2 หลายเดือนก่อน

    Naftaada ilaalso naftaada. Ilaalso naftada ilalso ina soo qabo

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah tan waalashis ah Ayaba xildhiban ah acuudubilah

  • @fadumoaxmad1616
    @fadumoaxmad1616 2 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @Maxamedmaxamuud-yy6jh
    @Maxamedmaxamuud-yy6jh 2 หลายเดือนก่อน

    Madax waynaha dalkena ayaba yuhuuda macdalaba shaqsi shacaba dalku badbaado ayuuraba Alle aan lakashano dalkana aan ukacno

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 2 หลายเดือนก่อน

    Waa yaabe ma african aya xaas ka dhigtay Alla maxaynu jabnay

  • @XAWOIBRAHIM-h5y
    @XAWOIBRAHIM-h5y 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa jira wiil yar asna oo ciyaal casiir ah wan ka shakiyay xalane ayoo tagay teda kale dadka wey ka shaqeyan qariyan ha ubogin cadowga allaha naga qabto walaalo allaha ku xafido