Aalamintada sariirta sameey maalin walpo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @xusenkhayre1152
    @xusenkhayre1152 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal midwalba imisa jeer baa ugu fiican maalinkii in lasameeyo

  • @muscababdi9900
    @muscababdi9900 ปีที่แล้ว +2

    Asc wlal waxan kaso salamaya magalada addis ababa hawshan jimicsiga ad wado qimaheda dadka fahmaya way yar yihin dhaliinta somaliyedna ma fahansano hawl ad iyo ad u qimo badan ayad wada dadku way fahmi donan adigu horay usoco

  • @muscababdi9900
    @muscababdi9900 ปีที่แล้ว +1

    Anigu jimicsiga aqon ayan u lehay wanan sameya waxan xiseya jimicsiga nucyada adigu ad inta badan samayso ayan ana sameya cafimad badan iyo natijo fican ayan ka haya dhalinta somaliyed waxan kulatalinaya inay murqanka iska dayan ay jimicsiga bilaban

    • @Qalbixab
      @Qalbixab 3 หลายเดือนก่อน

      Guska ma weeyneensyaan muscaboow

  • @xusenkhayre1152
    @xusenkhayre1152 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan u jeedaa jimicsiyadan afarta ah

  • @AbdirahiimaliMohammedAbdirahii
    @AbdirahiimaliMohammedAbdirahii 2 หลายเดือนก่อน

    Maclin jaceelow ku tageraa