Asc ustad @AbdishakurHM waxaan ka codsan rabe inaad ii sheegto video ga aad uga Hadashay serverka wadan kale laga sameesan karo / computer kale wadan kale laga sameesan karo ustad 🙏♥️
Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto waxna hala barto ❤❤❤ Haddii aad #jeceshahay Barashada English-ka free English Bilow ku soo Biir Kanaalkeena MacalinEnglish
Kudarso soomalida hadiladhaho free ba wax lagugubari mabaranayan qiimana uma yelanayso lakin haday lacag ku bixiyaan xanuun bay daremayaan sificana wax way ubaran😂
Ustaad Aad Baad u mahadsantaha wlhi lacag ma haysto lkn crybtocurrency si wanaagsan baan kaaga barta min bilow ilaa dhamaad wxan jogaa bosaso waxaan rabaa in AAN pravite crybtocurrency ah AAN furto maxaad talo isiin lahayd
Dhowr jeer aan daawaday Chanel lada aan afsomaliga ku hadlin ayaa been iisheegay xitaa qaabkii aan howsha crypto wax uga helayay iga warejiyay waxan u arkayba inay coin yo qaar project uyihin kadib ayan go an Sadat afsomali kaliya in aan amino wayo badana somalida been mashegan
Qofkii ugu horeeyaybahay leksaara❤❤
Zxp isoqawo😢
Mahadsanidiin sxbyaal 🙏
Hambalyo Ustadi
Ustaad lambar an kla so xirira isheeg
Ustaad coures ka crypto waan ubaahnahay xge kalaso xidhiidha
Macalin 😢ina kula kulmo dunaya 😢
Asc ustad @AbdishakurHM waxaan ka codsan rabe inaad ii sheegto video ga aad uga Hadashay serverka wadan kale laga sameesan karo / computer kale wadan kale laga sameesan karo ustad 🙏♥️
Ustaad xageee kaala xiriraa keribto rabaa
Mahadsanid ustaad abdishakour Content gaaga waa unique + important ❤
Mahadsanid
Eng c/shakuur ❤❤❤❤
Waxaan kaa codsanayaa inaad igudartid 30 qof oo aad freega kubaraysid cryptocurrency
جزاك الله خيرا أستاذي
Runtii waxaa tahay qof aqyaar ah oo dabeecad fiican aadna uu uwanaagsan yahay tacaamulkiisa bulshada dhexdeeda oo aan isla wayneyn
Allaha kusharfo ustaad
Ustaad cabdi shakuur waad mahadsanyahay wax badan baan ka faaiday walaahay hambalyo hambalyo hambalyo ustaad alle haku barakeeyo 3:12 3:12 3:17
Hambaliyo 🎉 ustaad 2025 sanad fiican rajayna
Abaayo youtube keyga iibppqo please 🙏🏾 😢❤
Shukran ustaad ,guleyso
masha allah . macalin allaha kubarakeeyo
Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto waxna hala barto
❤❤❤
Haddii aad #jeceshahay Barashada English-ka
free English Bilow ku soo Biir Kanaalkeena
MacalinEnglish
Somali ama somalia 2 nin oo dhalinyaro ah oo ka hagerbixid iyo xaqiiqo badan ma arkin aqoon badana waa kafaa,iidey walow aanan dhaqalo kasameyn cudurdar xageyga ah 2 daa waa abdishakur iyo moalimu fx 🫡
Masha allah podcast waa qiimo badan 👏🏻💯
جزاك الله خير الجزا
Shukran eng abdishakur
Ustadi hambalyo markalena hambalyo
Shukran ustaad, alle haku sharfo❤
M.a eng waa mahad santahay
Walahi ustaad abdishakur waa ninka kaliyee dadka wax u ogal inta aan arkay anigu
Ustaad🥰
Masha allah ustaad
Massha Allah ustaad ardaydaa free ga ah igu soo dar insha Allah waa codsi
Ustaad ilahay jano abaalkaga Haka dhigo inshallah Nasib wcn rajeyna ❤❤😢
Ustaad
Hanbalyo ustaad
Hambalyo hambalyo staad
Mahadsanid ustaad
Guul ustaad wait 8:30
Ustaad waxaan kaa codsanayaa Mar inad magalada Hargeisa nagu so booqatid an kugu so dhaweeyno inshAllahu tacalaa
Hambalyo ustaad
Asc ustaad xageee kala xirira kiribto rabaa
Isda aad noo garab istaag tay Allah hakuu garab istaago ustaad
Hambalyo 2025
Aaada umahsdsanthy ustaaad
I can't wait part 3
Guul insha Allah
Ustad wan u bahanahay bal isheg mel an kala so xariro ado mahadsan
shukran ustad
Ustadii🥰🥰
Wllhi muqalka sidee youtube loosameeya wanku faaiday❤
Hambalyo hambalyo
Engineerka waa nin wax badan og oo creypto waqti galiyey
Well done
Ustad c Shakur cashardaada boojo ma ahan runti crypto currency adiga bes ayaa ka fahmay mahadsanid ustaad
Course free ina kugulesta rajena I.a🎉
Wlhi wan rabey❤
Legend
Hampalyo hampalyo hampalyo ustaad ❤❤❤
waxan ahay nin 4 sano kabadn ku dhexjira barnamijkan rapa inuu barto course waxaa laidhahay waa lacag wax lacag ah maheysti ustd wxaan kcodsnaa inaa faree kuheli doono inshalah
Ustaad 35 Qaab nooceeya loo xulanaya.
Kolay kamid ayaan noqon doona insha'Allah.
35qof inaan kamid noqdaan rajaynayaa
Ninkani waa no hadlay dhiiri galinta badan hadhaw cidle no hadha😂
Mashs allh
Ustaad fadlan affiliate marketing course nogasame
Hambalyo
Ustaaad qiiima leh
MashaAllah ❤❤ walaal youtube keyga iisoo booqo mahadsanid 😢
Anaa ka mid ah dadka youtubkaaga wax ka bartay anoo koorso galin
Arday laxulanayo sandkan inaan kamid noqda ayaan rabaa .
Waxaa rajeyna inaa kamid noqdo 35 arday cawa qadan rabto 🎉🎉
Hnblyo uztaad
Ustaad please course free ah isii
Free course igu caawi ustaad
Nasib wcn
Asc ustad abdi Shakur waxa aan rabay in aan Barto qaabka ugu fudud ee aan ku baran karo businesses online aniga oo mahad san
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Ustaad waxan rajeyna inaad igu dari doonta 35 qof
Waligay like mala ii sarin 😂
Mallika mafaano masha allaah
Arday laxulana inaan kamid noqda ayaan rabaa
Ustad waxaa rajeynaa inee course ka free ge inee ku guleysan done I.a
Hambalyo2025
Ustaad waxaan ka codsalahaay inaad free naku barto crpytada
Asc ustaad cryptocurrency halal miyaa
First one
Wxa qeýp ka ahay dadka TH-cam wx badan ka barte ustd ilahey hku sharfo
Ustad crypto course ka halkee kahelaa
First 🎉
Xageen Kaal Soo Xidhiidh wall
Free course inaa kaa helo ayaan rajaynayaa ustaad
Asc sxb course crypto qaabka lagula soxariiro advan ugabahanay iso sheeg wllo mahadsanid
Course firiiga igu dar
Kudarso soomalida hadiladhaho free ba wax lagugubari mabaranayan qiimana uma yelanayso lakin haday lacag ku bixiyaan xanuun bay daremayaan sificana wax way ubaran😂
Course free goortee la bilaawi rabaa ustaad
Ustaad Aad Baad u mahadsantaha wlhi lacag ma haysto lkn crybtocurrency si wanaagsan baan kaaga barta min bilow ilaa dhamaad wxan jogaa bosaso waxaan rabaa in AAN pravite crybtocurrency ah AAN furto maxaad talo isiin lahayd
Mida wariyaha turkiga u aaday waa waziirka social media
Hellow ❤🎉
Zxpyal iisheega video ga uu ustadka kusharaxayo sida computer loo kireysto.
Aniga waxa rabaa in an ka barto
Halkee iska diwan galiyaa
Macalin xage kaso xirira wepsetkaga
Live cawa awey Ustad????
Zxp free ga sugaya inbadan ba kugu soo xidhnaaye😊
Yaa lagu dhacay investment sida aniga. Ninkaan cshakur wa idhacay beenlowga tuuga ah 😢😢😢😢😢
🎉koorsada free ga ah in aan kuguuleysto ayaan rajaynayaa inshaa Allah mahadsanid
Dhowr jeer aan daawaday Chanel lada aan afsomaliga ku hadlin ayaa been iisheegay xitaa qaabkii aan howsha crypto wax uga helayay iga warejiyay waxan u arkayba inay coin yo qaar project uyihin kadib ayan go an Sadat afsomali kaliya in aan amino wayo badana somalida been mashegan
Sxb free course isi
First 4
First
Macalin anaga lacagta ma awodno course ka hada free igu barto marka ku shaqeyo aya lacagti course ka kugudaya inshaAllah
War ninku su'aalo adagaa😂