Iidle Yare oo Farxad Darteed la ilmeeyey kadib Soo dhaweyntii Nairobi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ค. 2022
  • Iidle Yare Welcome Back to Nairobi,‪@IidleYare‬
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 711

  • @barwaqoabdikadir116
    @barwaqoabdikadir116 2 ปีที่แล้ว +91

    😭😭😭😭 tears of joys Alhamdulillah Alhamdulillah my dua is accepted mash Allah mash Allah idle yare love you for the sake of Allah abowe😍😍😍❤❤

  • @zaaranasir8315
    @zaaranasir8315 2 ปีที่แล้ว +18

    Mahad o dhan allah aya leh Wan ku faraxsanay cafimadka iidle iyo so dhawaynta lo sameyey wax lo mujiyey walalnimo iyo wada dhalashadu in ay dhab inaga tahay waxn iidle ka codsanaya in u ka baxo fanka una mahad naqo allah swt allah aya cafimadka ku siiyey dadkiisana ku sakhiray iidlow janis ayad haysata u tobadkeen allah o marlabad haku casiyin😭

  • @nuraomer4272
    @nuraomer4272 2 ปีที่แล้ว +19

    MAshaallh alxmdulilaah illahey ha u ziyadiyo wiil qalbi nadiif waye mida Kale heesta alle ha Ka madooweeyo aamiin yarabi

  • @duniyoosman1866
    @duniyoosman1866 2 ปีที่แล้ว +23

    Alxamdulilah Allah mahadleh oo kuu soo nabad celiyey caruurtaada iyo umadii kula xanuunsadey

  • @siman111
    @siman111 2 ปีที่แล้ว +29

    Mashallah rahman iidle yare caafimad buuxa allah ku siiyo aboowe eryaga aad tiri allah idinka tagay caruurta waliga allah u yeero umada allah kugu yeeraya Alxamduliallah aamiin

  • @qalidumar6908
    @qalidumar6908 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha allh idle allh hakusiyade cafimadka inta xanunsana allh hacafiyo inta cafimadka qabtana allh hausiyadiyo aamin yarabi

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 2 ปีที่แล้ว +42

    Maasha allaah tabaaraka laah IIDLE allah ha siyaadsho caafimaadka,waa walaal qalbi fiican..

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 2 ปีที่แล้ว +23

    Allxamdulillaah mahad dhamaanteed alle ayeey u sugnaatay wlhi waan qiirooday waxaan illahay uga mahadcelinayaa inuu soomaali naga dhaliyeey soomaali ha guuleysato walaalkeyna caafimaadka ha u siyaadiyo aamiin

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 2 ปีที่แล้ว

      guullayso maasha allaah ilaahay isha cadawga hakaa xijaabo adiyo qoyskaagiiba Soomalida kuugurmarayn ilaahay janada haynagu kulansiiyo afcaasha wanaagsan sameeyeey walaala heena kallena sidaa iyo silamida in loo garab istaago waa muhiim akhirro aduun ba khayr ay sha qaysteen markaad wax bixiso ayuu ilahayna khayr aanad fillayn kubuuxinayaa jisaakalaahu khyran

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 2 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah ilaahow adaa mahadaas iska leh oo caafimaad ku siiyey Iidle yare cimri dheer oo cibaado iyobaraka leh allaha kusiiyo Aamiin yaa allaah

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 2 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah I am so glad every thing went well, well come back Idile yare, 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Mahfuudabdi
    @Mahfuudabdi 2 ปีที่แล้ว +16

    Maanshaaa allaah ilaahay ayaaahadleh ilaahay caafimaadka hakuuusiyaadiyo idle nin qalbi nadiifa keep going prather

  • @maxamudawesmaxamedoffiall5960
    @maxamudawesmaxamedoffiall5960 2 ปีที่แล้ว +6

    noolaada reer kenya maasha allah dhalin yarada koxda fartun kared anwaanad qaali iyo inta soo dhaweysa maasha allah

  • @deeqocadaan1527
    @deeqocadaan1527 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah allaha usiyaadiyo caafimaadka waxaan leeyahay iidle alle umahad celi iskana daa heesaha irsaq ka badan i oo xalal ah allaha ku siiyo

  • @maryanhassan9693
    @maryanhassan9693 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Aallh idle heesa ka tobadkeyna Allah ku caafiyay u mahadnadhq

  • @irkushrihad6290
    @irkushrihad6290 2 ปีที่แล้ว +16

    Allaha ha u siyaadsho caafimaadka iidle yare ❤️

  • @user-uv4bp8be7r
    @user-uv4bp8be7r 2 ปีที่แล้ว +10

    alxamdulilaah aboowe idle farxat ayaan la oyey masha alaah qadar yare abo wa ku soonaqayey illaah hakudayo edo macaan ilmahada markasto waxaan la oyey qadar yare 💞

    • @ahmadsams5681
      @ahmadsams5681 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa Qadar yare aya wada naqanaa waa idle oo yar waye Qadar m.a

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 2 ปีที่แล้ว +15

    Mashaa Allah! Wankufarxay. Ilahayow walalkena Idle Yare kuziyadi cafimadka.
    Cimri der oo barakeysan, cafimad.
    Alhamdulillah!💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲✊

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 ปีที่แล้ว

      Absdihakim walal Subscribe isaar

    • @KhKh-tx5uz
      @KhKh-tx5uz 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah 🥰🥰🥰😍😍😍

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 2 ปีที่แล้ว +8

    Maashaa allaah ilaah ha u siyaadiyo caafimaadka iidle Yare.

  • @somalidhalada1960
    @somalidhalada1960 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah aadbaan ugu farxay allaha u siyaadiyo walaahi ilmaa iga timi caruurtiisan ka walwalsanaa cimriga allaha u dhereyo iidle yare cafimadna allaha siiyo

  • @tiirfamily2079
    @tiirfamily2079 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah Ilahay Cfmdka ha uziyadiyo

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 2 ปีที่แล้ว +8

    Mansh allah idle allah ha u siyadiyo cafimadka amin yaa rabi 🤲❤💛 🤍 💚 💟

  • @mahamudyaregabow861
    @mahamudyaregabow861 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wllken idle yare Allah ha ku siyado cafimadka

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah welcome back iidle

  • @jmk7b947
    @jmk7b947 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Idle Waa Nin Somali Jeceshahay Welcome Back ⭐️

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 ปีที่แล้ว +16

    Asc Mashaallaah iidle walaal alxamdullaah caafimaad aad heshay amiin iidle please ha heesin mardanbe ee si xalaala ushaqayso allaah ayaa kula jira inshaa allaah 🌹♥️👍

    • @umuraage8617
      @umuraage8617 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllal inuu heeso isagu ba ma jecla horey ayuuna u sheegay oo dantaa ku qasbeysa oo waa aabo ubad korsanaya illah hala garab galo ubad korin maaha mid sahlan waa aabo wanaagsan illah ha uga dhigo kuwii xambaari lahaa marka uu waayeel noqdo una baari fala wcs.

  • @halimaomar3892
    @halimaomar3892 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wallahi aad iyo aad ayaa ugu farxay asagoo caafimaad qabo iidle yare ilahay caruurtaada hakuu daayo in badan adna allah sokorta hakaa qaado

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allaah sodhoawnti iidle yare 👍🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴✈

  • @Abdirahmandende
    @Abdirahmandende 2 ปีที่แล้ว +4

    Alhamdulilah our Dua is accepted.May Allah grant you shiffa

  • @malyuunshuriye6452
    @malyuunshuriye6452 2 ปีที่แล้ว +22

    Iam happy for him and his childrens
    And his family 🤲

    • @seynabmaxamed172
      @seynabmaxamed172 2 ปีที่แล้ว

      Abtigey iidlayare

    • @simanmohamud6711
      @simanmohamud6711 2 ปีที่แล้ว

      Masha allaah bro. Illaahey baa mahad leh. caafimaad taam ah illaahey ha ku siiyo. Aamiin yaa rabi

    • @OfficialFunn23
      @OfficialFunn23 2 ปีที่แล้ว

      Mashaallah Allah hakucaafiyo idle yare🥰

  • @faadumomaxamed2731
    @faadumomaxamed2731 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi frxd darteed ooyey alxm ilaaahy mhd iskle iidle cfimd qabo noo soo qoty allaah mhd wlhi ilmey nyaa reer neyroobi.aad umhd san tihiin dad goba tihiin boweh mcn cabdi qaadir koront allah ku xfido adna

  • @DEFNOTROSAH
    @DEFNOTROSAH 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansh Allah ilaahay ha u siyaadiyo caafimadka insh Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdullillah yaa Rabb
    Idle yare waa noo farxad inaad cafimad qabtid, mashaa Allah TabarakAllah💞

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa Ooyey a noo safar ah oo u socda boston faxed daraadee I love iidle iyo dadka wanaagsan ee jooga Nairobi kenya 🇰🇪 good people mansha allh,

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah mashallah I'm happy for my brother idd yare alhamdulilaah

  • @goldenspeech1984
    @goldenspeech1984 2 ปีที่แล้ว

    Welcome back brother, Idle Abdullahi.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah walalken iidle oo kusoo guuleystey qalniinkii alxmdulaah ale baa mahad leh caruurtiisa nabad soo celiyey cadowga ale ha ka qabto aamiin

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh abowe iidle Allaha ayaa mahad dhamaanteed usugnaatey ku nabad keenye adoo caafimaad qaba walhi waan ka xanuusandey xanuunkaagi

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallaah iidle walalkis ❤️cafimad ku ceesh❤️

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah welcome back my cousin

  • @xayadcilmi3410
    @xayadcilmi3410 2 ปีที่แล้ว

    Aboowe macaan iidle cimri dheer iyo cafimaad aan dhamtaan alaaha ku siiyo muslim iyo gaalna alaaha aabe iyo hooyo alaaha ktaaga dhigo ilmahaagana ilaahay kaama qaado waan kula soo xariiraayaa inshaa alaah

  • @halimamohamed4926
    @halimamohamed4926 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa'alaah ilaahey ayaa mahadle iidle hoyo mcn ilaahey haku caafiyo hoyo mcn ilaahey ayaa mahadle oo ku caafiyay

  • @nejiyes3616
    @nejiyes3616 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walalkey Idle yare wad istahisha in lagu gurma do ilaahey caafimadka Haku siyadiyo aamiin

  • @ayanhirsi211
    @ayanhirsi211 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah caafimaad Illahay ha ku siiyo aa ciyaalkaada ku korsatid qof qalbi faacan waaye iidle

  • @abusahraaxmed2563
    @abusahraaxmed2563 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah cafimaad kheer khabo insha alaah iidle allaah ha ku caafiyo

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah ilhey ha usaidiyo cafimaadka adbaan ugufarxey walaahi nuune cabdulaahi guuleeyso bro

  • @habsafareh1457
    @habsafareh1457 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah
    Wllo aad iyo aad ayan ugu farxay cafiimadkaga iyo in illahay kuso naabadceliyey ubadkaga Alle cafiimadka ha kuguwado wllo macan Idle😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 2 ปีที่แล้ว

    Waxan aad ugu farxad iidle oo cafimad qaba oo caruurtisii usilabtay masha allah

  • @Imraan12
    @Imraan12 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Iidle waa nin wanaagsan ilaahay ha u siyaadiyo caafimaadka

  • @sucaaddahir3830
    @sucaaddahir3830 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah ilaahay baa mahad buuxda hel ee ku soo celiyay cafimadkagii iyo dhamaan dadka somaliyeed meelkastow ku kala noolyihiinba oo garab iyo ducoo kugu caawiyay alaah qalbigaga quranka ilaahay iyo diintiisa haku shubo aamiin

  • @farxiyocabdi6200
    @farxiyocabdi6200 2 ปีที่แล้ว

    Iidle yare ha ooyin dadbaa kula dhashay soomlibaad kadhaltay alaah hakuu siyaadsho caafimaadkaaga caruurtaadana nabadkuljoog Wllky aaamiin aamiin yaarabi

  • @Samiaahmed1176
    @Samiaahmed1176 2 ปีที่แล้ว

    Alxmd wlh aad baan u farxay allow caafimaadka kuu siyaadi iidle aamiin

  • @ibrahimyusuf760
    @ibrahimyusuf760 2 ปีที่แล้ว

    walhi waan ilmeyay waan qiiroday idle Abdulahi Nuune waa aabe waana hooyo Rabbi caafimad taama hakusiyo

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 2 ปีที่แล้ว +1

    MashallAh Tabarakallah idle
    Wan Farxad. Allah ku Xafido AMIIN 🤲

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 ปีที่แล้ว

    Iidle maashallah tahay illaaheey caafimaad kheyr ha ku siiyo aboowe

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 2 ปีที่แล้ว

    ALLAH BARAKEEYO IIDLE YARE. CAAFIMAD TAAM ALLAH SIIYAY BAA MAHAD LEH. GUULEYSO IIDLE

  • @amunali1330
    @amunali1330 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️walahay ilinti wan ceshenwayay love you brother ilahay haku siyadiyo

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alxmdulilah alle Aya mahad iskaleh oo wllkey ildle yare nabad iyo cafimad nagu Soo celshey farxad kuwar abid adiga iyo caruurtada🤲🤲🤲🙏🙏🥰💋😍♥️♥️❤️

  • @ayanhussein472
    @ayanhussein472 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah idle welcome back home

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah wllkey aad iyo aad aya wlhi ugu farax san nahay cafimad kaga allow kuu siyaadi oo ubadkaga ilahey kama dhex baxsho wllkey aabe ku dayasho mudan ❤💋

  • @mohamednoor1335
    @mohamednoor1335 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah mahad leh cimri dheer iyo caafimaad waara bro
    Dhalinta kusoo dhaweeysay iyo xiisaha wararka
    Alle ajar iyo xasanaad ha idin siiyo

  • @Bacon_boys-vrS
    @Bacon_boys-vrS 2 ปีที่แล้ว

    Alx illah ayaa mahadleh o idle yara cafiyay marku xanunsana wan la oyay marku cafimadayna farxadaa la oyay alx ilaah cafimadka haku siyadiyo🤲

  • @firdoosarashid7811
    @firdoosarashid7811 2 ปีที่แล้ว

    Am happy for u my brother, mashaallah, may Allah guide u, big love

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 2 ปีที่แล้ว +1

    Brother i am very happy for you.. god bless you and wish you the best

  • @salmomataban1503
    @salmomataban1503 2 ปีที่แล้ว

    masha alaah iidle yere waxan kaloon hakan kasalamayaa fartuun kareeto walal jirah iyo dhamaa walalaha kale ee udagan ide

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allaah!...Ilaahay caafimaad taama ha ku siiyo

  • @maryanfarah2350
    @maryanfarah2350 2 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah.alle.ayaa.mahadle.waaka.qosolkan.uga.baraney.idle.yare..farxadadu.waa.farxadayada.maamo.cafimad.taama.waa.hooyo.somaliyed

  • @jna65
    @jna65 2 ปีที่แล้ว

    ALXAMDULILAAH LEGEND WELCOME BACK

  • @maxameddeeq2691
    @maxameddeeq2691 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah alah cfimad tam alah ku siiyo bro iidle

  • @zahra6269
    @zahra6269 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillah calaa salaama walahi sajuudan kugu duceyey mamo hada nabad iyo cafimad kutimid alxmdulilah inta kuu dhimana cafimad iyo cimri dher iyo farxad ku dhameyso 🌷🌷🌷💖💖💖

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alxamdulillaah walaalkeen Iidle illaaheey caafimaafka allaha kuu siyaadiyo ❤

  • @rooneygeedi1551
    @rooneygeedi1551 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha'allah ilahow cafimaadka usiyaadi Yaa kariim 🤲

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah..Iidle yare..Ilaahay hakuu kordhiyo.

  • @khadijaroble3416
    @khadijaroble3416 2 ปีที่แล้ว

    Alxmdulilah alle aya kumahadsan o dib kugu so celiyay carurtada adigo cafimad qabo abti iidle cafimad taam ah alle haku siyo allahuma amiin fartun kareto iyo xiisaha wararka guleysta

  • @aniisaxusen2335
    @aniisaxusen2335 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Mashallah

  • @shukriyusuf8665
    @shukriyusuf8665 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh illahay cimri cibaado leh haku siiyo wllo iidle yare

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 2 ปีที่แล้ว +4

    My diiga Somali weyn may Allah bless you 🙏 💖

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville 2 ปีที่แล้ว

    mshlh Wallalken iidle nabad qaba waa wax lagu farxo wlc back. mahad oo dhan alle usugnatay si nabad galyo gurigaga iyo ilmahaga kugu sooceliyey mshlg

  • @faadumoabdirashiid377
    @faadumoabdirashiid377 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah alle aya mahad leh wllken iidle c/ llahi nuune ee cafimad kagi dib kugu soceliye ducadana alle wuu naga aqpale alle waxan kaga rajeyna cafimad io cimri dheer allahuma amiin yarabi 🤲

  • @NimcoAbukarSiidawVOBTEGY
    @NimcoAbukarSiidawVOBTEGY 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah illahow Adaa Mahad iska leh oo cfmd siiyay wllkeen 🥰🥰illahow cimrigeena usiyaadi asaga iyo caruurtiisa iyo dhamaan muslimiinta Aamiin

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah walaalkay iidle iyo walaalaha kale ee muslimiinta ah ee somaaliyeed caafimaad tamaam ah oo taam ah allaha siiyo aamiin aamiin

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a wll koronto iyo dhamaan walaalaha meshaan jooga iidle waa qof qalbi wngsan ilaahey caafimadka hakuu siyaadiyo wll iidle

  • @adandhux2260
    @adandhux2260 2 ปีที่แล้ว +2

    iam happy to see that, idle willing u long life

  • @canabhassan3321
    @canabhassan3321 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahey ha usiyadiyo cafimadka walkeyn idle yare

  • @jijohassan9534
    @jijohassan9534 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillaah illaahey ayaa mahadas is kaleh ee adoo nabad qaba ilmahagi iyo dadkagi kugu soo celiyey ducadena illaahey waa aqbalay illaahey caafimaadka ha kuu siyaadiyo farxad ku noolada adiga iyo ciyaalkaga walaalkey aamiin

  • @safiyadeeq5509
    @safiyadeeq5509 2 ปีที่แล้ว

    Rabbow saad qaliinkiisa uga yeeshay mid lagu guulaystay
    Usiyaadi caafimaadka uu dareemayo
    Mid waara rabbow igu yeel wllkeen
    Alxd rabbi wuu aqbalay ducadeenii
    الحمد الله شكر لله

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 2 ปีที่แล้ว

    Allhamdulilah Allhamdulilah Allhamdulilah wa alle mahadis hadan arkayo iidle yare oo joma kenyata airport kaso dagay waliba asagoo caafimaad qabo mashallah Allhamdulilah caawa murug la'aan bu carurtisi lasexanaya allahu akbar farhadi ba iga badatay walal idle caafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban bn alle kaga baryey Allahumma aamiin every time na akagana baryaya insha Allah I'm so happy for your children mashallah Allhamdulilah ❤️

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillaah Rabi intii u istagtey wllken iyo caruurtiisa jizadooda janno ka yeel aameen yaa rabi ❤🤲❤🤲❤💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 ปีที่แล้ว

    Masha'Allaah Tabarak'Allaah iidleyare wlcm bck wllo farxad iyo cafimad ku waar Insha'Allah🤲

  • @lovemamahooyomcn1735
    @lovemamahooyomcn1735 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah ❣️ alxmdulilah 😊

  • @foosmohamed1078
    @foosmohamed1078 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi iidle markuu ooyey calooshaa i hurtey walaahi waxaa run ah dadkii ku jecel iyo kii ku neceb waxaa ogaaney markii dhibaato kugu dhacdo. Ilaahey Ha caafiyo iidle Aamiin yarabi naagta buraanburka xataa calooshey iga hurisay masha allah waa naag qalbi fiican

  • @fariixacaliciiise8902
    @fariixacaliciiise8902 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wall idle 🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲 ilah hakudayo insha Allah idle

  • @shiinejf809
    @shiinejf809 2 ปีที่แล้ว

    Allxamdu llilaahi haduu illaah kuu fududeeyey walaali waan qiirooday on ilmayey iidle waa saaxiib fiican oo kaftan badan

  • @mohamedyarrow7922
    @mohamedyarrow7922 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Allah ayaa mahad ay usugnaatay kadib umadda Soomaliyeed o kuu kacday kuna garab istaagtay. Iidllow walal aqoon gooni kuuma lihi lkn in badan waan ku duceeyay inuu Allah ilmahaga ka dhex bixin o ad hooyo iyo aababa ad u tahay. MashaAllah bro caafimadka Allah haku siyaadiyo in sha Allah

  • @mohaaadam9335
    @mohaaadam9335 2 ปีที่แล้ว

    Iidle zxp ilaahay ha ku caafiyo zxp
    Umada.somaliyedna ilaahay ha u gargaaro inta dhibaataysan

  • @hibaqhashi8584
    @hibaqhashi8584 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha Allah masha Allah Allah hakubarakeyo walalo

  • @laylamohamed8684
    @laylamohamed8684 2 ปีที่แล้ว

    Waa nin qalbi wanagsan wajigisa aykamuqata inta qof ojecel aa garabtagan mansha Allah

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 2 ปีที่แล้ว

    Ax 😭😭😭😭 allow cafimadka siisay u da iidle wa qof qalbi wanagsan allaha no dhaafo❤

  • @ismailelmi7065
    @ismailelmi7065 2 ปีที่แล้ว +1

    iam happy to see our brother back m.a

  • @hamdagarbo5839
    @hamdagarbo5839 2 ปีที่แล้ว

    Caafimadka Allah ha usiiyadiyo Idle yare
    Mesha uxanuun ka dareemayo Allah SWT haka cafiyo.

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 2 ปีที่แล้ว

    Wow MashaAllah Idle yare wunoso labtay Al xamdulilah ❤❤🥰😍