IIDLE YARE | DOLLAR | OFFICIAL MUSIC VIDEO 4K

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/...
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretra...
    Fly Cheap
    www.isavetrave...
    Download App:
    play.google.co...
  • เพลง

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @mohamedapdirahman7466
    @mohamedapdirahman7466 5 ปีที่แล้ว +432

    Qofwalbo qoraalkan aqrinayo waxaan alle ugu baryaaya inuu farxad siiiyo🤗 marugadana ka dulqaado 😓😓

  • @docoqabexasanbiid3810
    @docoqabexasanbiid3810 5 ปีที่แล้ว +32

    Qof Kii jaceyl Heesta Oo Isku Faraxsan Allah iDin Barakeeyo Inta Khilaaf Dhex Yaalo Jaceylkooda Biyo Qaboow Dhaxdooda Allah Ku Shubo😘🥰👍👍

  • @hamsemohamed9844
    @hamsemohamed9844 5 ปีที่แล้ว +976

    Wllhy wn qirodey lkn wxn ka xumahay in anan sidas an hesta ugu qirodey anan quraanka alle ugu qironeyn allow na so wada hanuni oo no danbi dhaaf yaa rabi
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك

    • @mohamedabdulahiabkow3162
      @mohamedabdulahiabkow3162 5 ปีที่แล้ว +12

      Walaal waa dhawdahy qofka aan fahmeenin waa ka duwantahy ee is daba qabo

    • @hamsemohamed9844
      @hamsemohamed9844 5 ปีที่แล้ว +8

      @@mohamedabdulahiabkow3162 inshaalaah brother wn Iska deyn dona an isku so duceyno inshaalaah

    • @abdullahimoha3016
      @abdullahimoha3016 5 ปีที่แล้ว +3

      Aamin Yaa Rabbi

    • @raxiimoshiiq1857
      @raxiimoshiiq1857 5 ปีที่แล้ว +3

      Hamse Mohamed waa sax walal ilahey qalbigena quranka haku sugo

    • @suleeqosiman4545
      @suleeqosiman4545 5 ปีที่แล้ว +2

      @hamse wll aaamin dhamanten rabi ha ina so hanuniyo😥

  • @yousefabubakarahmed7107
    @yousefabubakarahmed7107 5 ปีที่แล้ว +72

    Ciilku jacaylka wuu nawada saameeyay allow Adiga un lee hana nicin Bini aadam hanti la aan nagu naco waaba aragnayeee
    Viva dadka masaakiinta ah
    waayo anagaa ka farxad badan dadka taajiriinta ah
    ❤❤❤❤❤❤

    • @nadabaaremuude7812
      @nadabaaremuude7812 5 ปีที่แล้ว

      Zax 😢😢

    • @hamzethomas1686
      @hamzethomas1686 4 ปีที่แล้ว

      Intaan comments akhriyay runtii kaaga ayaan la dhacay waa sababta reply kuusoo dhahay
      Brother waa runtaa allow bani aadam wan aragnaaye adiga uun Hana nicin

    • @omarosmanibrahim7732
      @omarosmanibrahim7732 3 ปีที่แล้ว

      Mi motivational speaker jclka wxu yhy ada laga waresane wle

  • @wiilmudug7021
    @wiilmudug7021 4 ปีที่แล้ว +153

    1m markay gaarto like ii saar *2020*

  • @djozmahussle
    @djozmahussle 5 ปีที่แล้ว +8

    Haadi Aad rabto in Ad
    Jaceyl ♥️ sameyso u diyaar
    Garow wax bdn inad ilmeyso 👉😢😢

  • @shamhadjamuus4964
    @shamhadjamuus4964 5 ปีที่แล้ว +48

    Idle yare wallkey qaliah waad ka raaysay waayo views waxad heleysa 1m sabbato ah waxad tahay tusale fanka ma ahan in la isqawiyo sidi dumarka fanka Ku jira io raga is qurxiyay sida dumarka kabo guul ayan Ku rajeynay dhankasto waad Ku so baxeysa

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 7 หลายเดือนก่อน +3

    What a amazing song.!😮
    Legend Iidle yarre.
    Jacayloow idaa,
    Saddex maado igu daa
    Dumarkii xishoon jiray
    Raggu dadab la geli jiray
    Duunyana ka bixin jiray
    La waa dayax lamoodey
    Da'ada haatan joogtana
    Dookhaygu kama helin
    Igudaa jacayloow.
    Still listining 27/02/2024.🎻🔥

  • @AbdihakinArji
    @AbdihakinArji 5 ปีที่แล้ว +109

    Waaw waa hees iyo bar Muqaal Shidan Moalimuu Y3A Waan Ku Taganahay sxb

    • @munoshenomunasheeno4473
      @munoshenomunasheeno4473 5 ปีที่แล้ว

      Wuu abdi hakiin arji salaan boqortooy fanaankeena is lii😘😘😘

    • @maryanracwi7747
      @maryanracwi7747 5 ปีที่แล้ว

      As
      Mkhgujpo

    • @ar0w025
      @ar0w025 5 ปีที่แล้ว

      Waaaaaaaaaw iidle

    • @iamsharmakeabdi7233
      @iamsharmakeabdi7233 5 ปีที่แล้ว

      Wow muqaal lagu fara yarestay Y3A hormar wacan sxb waan la dhacay muqaalka aad duubtay aad ayuu u dagan yahay

    • @MudaneChango
      @MudaneChango 5 ปีที่แล้ว

      @@Y3AFilms walal Subscribe🔖iisaar adoo raali ah🙏
      Mahadsanid.

  • @BeydanAyan
    @BeydanAyan 5 ปีที่แล้ว +3

    Omg wlhi heestaan waligeey Ayan maqli jirey sideey ii geshay waligeed ima galin well done Iidle number one fans kaada ka mid ahay manta kadib

  • @maarmaarproduction6248
    @maarmaarproduction6248 5 ปีที่แล้ว +78

    Heestan layskama samyn uun lkn Qisa loo sameeyay wllhi ninkii dareemi kara garan kara OH wll horay usoco iidle😭😭😭❤❤❤❤

    • @ekranmohamud9264
      @ekranmohamud9264 5 ปีที่แล้ว +2

      Diirshe Cabdi 😢😢😢😢😢😢 qofkii dareeen leh ayaaaa daremi karo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @ridwanxassan4464
      @ridwanxassan4464 5 ปีที่แล้ว

      Abowe dirshee salan saree isoqabo deee

    • @ridwanxassan4464
      @ridwanxassan4464 5 ปีที่แล้ว

      Wow warun walh

    • @maarmaarproduction6248
      @maarmaarproduction6248 5 ปีที่แล้ว

      Thanx wll

    • @ridwanxassan4464
      @ridwanxassan4464 5 ปีที่แล้ว

      @@maarmaarproduction6248 walal dirshee iso qabo

  • @omar3541
    @omar3541 5 ปีที่แล้ว +6

    Mar hadaan dahab iyo daaro fooq🌁 laheynoooooo, cidna dibada ii jireneeey ee doolar $$$ ii imaaneyn danyar igu xisaaboo igu daa jaceylooooow. ❤❤

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 5 ปีที่แล้ว +726

    Heestaan marka aan maqlo ciil ayaan meel la fadhiista maxay dantu ciishay Rag badan oo aan lacag haysan, saaxiibayaal marka hore aan wax barano oo shaqaysano ka dib ayaa inoo balan ah inaan jacayl sameeno haddii alle idmo.
    Edited: Aad ayaa ugu mahadsantihiin Reply aad isoo gashayn iyo Like wax la’aantana ceeb ma ahan qofna yaan looga tagin inuu yahay faqiir waayo adduunka waa harka
    laba diisa gelin❤️👈

    • @zamiiroupdynuur9095
      @zamiiroupdynuur9095 5 ปีที่แล้ว +17

      DEEQ Media PRODUCTION walee waan ka xumahay raga aan xoolo heesan dhibkee marayaan

    • @raabciiseraab4559
      @raabciiseraab4559 5 ปีที่แล้ว +10

      Xaqiiiqi hadal nin weyn

    • @muniitamohamedofficall7343
      @muniitamohamedofficall7343 5 ปีที่แล้ว +11

      Wllo deeqa danyrta ilhy ha u gargaro qaar ayaah hysan mnta waxay waxa ku bartaaan raga qaar ayaah hysta ayoood waxabrsho hystan hadan waxa noqda waxa saaqitiin lknse aduunka hadba nooca ah ilhy qofkasta caawi adigaa awood leg

    • @YuusufShuaib77
      @YuusufShuaib77 5 ปีที่แล้ว +6

      DEEQ Media PRODUCTION zhiip wlhi pen ma ahan nloshu wy xnun pdnthy mrki jepkaga faruq yhy qf wx jclna thy rag pdn nlosha xnunkeda wa arken allha ka paxsho dhipatda💪💪💯

    • @ayuub_Ka
      @ayuub_Ka 5 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi runtaa waaye

  • @noraal7530
    @noraal7530 5 ปีที่แล้ว +19

    Such a emotional song and moving as well. Men do face this struggle these days. Respect our Somali brothers 🤔🤔

  • @hanaansaid114
    @hanaansaid114 5 ปีที่แล้ว +16

    Wow 😲 video quruxdiisa ayaba kumaqna wana garan waye xiliguu iga dhamadey

  • @abdrizakkayse9842
    @abdrizakkayse9842 5 ปีที่แล้ว +78

    nin laga lacag baty hda tahy farta taag😢😢

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 ปีที่แล้ว +110

    Idle yare wad la heshay walle dharkan olayada leh sawriradisa an arkay wlle inti fb kuso aragtay give me like

    • @quruxsanamanjecyl635
      @quruxsanamanjecyl635 5 ปีที่แล้ว +2

      Jecyl. Walls wa cudur an dawo laheyd. Idle yare wala heshey wlhi sadex mada igu daaah wa run dumar hada xishodo majiran wlhi. Wan run dollor. Waxba mahan kalsoni sheh qalii aah

    • @quruxsanamanjecyl635
      @quruxsanamanjecyl635 5 ปีที่แล้ว

      Qalii waye kalsoniduu

  • @Garanwaa
    @Garanwaa 5 ปีที่แล้ว +10

    Ala nin jacayl haysto waa nin daruuf haysto axyaa fanaan iidle yare ❤️❤️❤️

  • @nawaal6387
    @nawaal6387 5 ปีที่แล้ว +77

    Ala idle qosal bada na wlhi anigo xanaq san xita hada arko wan iska farxa aalow ku xifdi jaaaw

    • @liibaanyuubaneofficial3911
      @liibaanyuubaneofficial3911 5 ปีที่แล้ว +1

      ani cml aa tahay wallhi iidle funny

    • @abdiwelidaud3083
      @abdiwelidaud3083 5 ปีที่แล้ว

      Shiiiiit.ragii.jcylka.wax kayaqney.hanti.mahystaan.intii.dorayal.ahyt.o.jcylkaa.wxbo.kaaqoniin.bey.bahashu.iskuargtey

    • @suldamoahmed9815
      @suldamoahmed9815 5 ปีที่แล้ว

      😎😚😶

  • @subscribefornoreasonpleas4602
    @subscribefornoreasonpleas4602 5 ปีที่แล้ว +62

    Inta coments akhris utimid
    Xagan taabta blue noqonaysa
    👇

  • @Waarre
    @Waarre 5 ปีที่แล้ว +14

    Iidle yare alley lahee heestan waa taadii ugu shidneyd horu socod wanaagsan🤘

  • @faaizahxaajigacal151
    @faaizahxaajigacal151 5 ปีที่แล้ว +21

    This s the kind of videos we want
    Peoples to know how others in every situation lives..Infact Idle You made it
    Keep going

  • @ugbaadabdi4787
    @ugbaadabdi4787 5 ปีที่แล้ว +8

    4 fanan ayaa heestay qaaday cida iska leh garanmayo lkn iidle yare ayaa action ka heesta keenay☝️👍

  • @abdukadirwarsame2942
    @abdukadirwarsame2942 5 ปีที่แล้ว +10

    Waligaa wax ha jeclaan in lagu jeclaado mahane😢😢jcylow idaa

  • @redpill4192
    @redpill4192 5 ปีที่แล้ว +3

    Studio yaanka wuu ku hagar baaxey mashaallah

  • @mryes6893
    @mryes6893 4 ปีที่แล้ว +39

    Jacayloow idaa idaa
    Sadex maado igu daa
    Jacayloow idaa idaa
    Dumarkii xishoon jiray
    Ragu dadab lagali jiray
    Duunyana kabixin jiray
    Lawaa dahab lamoodyeey
    Da'da maanta joogtana
    dookhaygu kama helin.
    Igudaa jacayloow
    Mar hadaanan dahab iyo
    Daaro fooq lahaynoo
    Cidna dibada ii jirinoo
    Dollar ii imaanayn
    Danyar igu xisaaboo
    Igu daa jacayloow
    I like it❤

    • @mohamedi9897
      @mohamedi9897 2 ปีที่แล้ว

      Jacayloow idaa idaa Sadex maado igu daa jacayloow idaa idaa

  • @wiilrageed3459
    @wiilrageed3459 5 ปีที่แล้ว +128

    ma inta salada tukato like

  • @saciidmohamed4946
    @saciidmohamed4946 5 ปีที่แล้ว +5

    Dharka shaqada xitaa wuu kusoo baxay, my best singer.

  • @hodanaazaashirow7970
    @hodanaazaashirow7970 5 ปีที่แล้ว +311

    jcl wa xnun wle qofki so marey like ii sar

    • @fadxaaxmed6142
      @fadxaaxmed6142 5 ปีที่แล้ว +1

      Wllhi waa xanuun anaa soo maray wll wax ka xanuun adan wayey

    • @qadarbashirbile4033
      @qadarbashirbile4033 5 ปีที่แล้ว +2

      Jaceylka aad buu xanuun bdnyhy wll waxa kasii xanuun bdn qofka ad jecleyd markuu kuqayaano

    • @samirshukri651
      @samirshukri651 5 ปีที่แล้ว

      Soory

    • @alishacdey9689
      @alishacdey9689 5 ปีที่แล้ว

      @@fadxaaxmed6142 ani neh wan so marry jecn ad ayu u can band yhy

    • @mohamedhandulle5654
      @mohamedhandulle5654 5 ปีที่แล้ว

      Xanuunka waxa keenaya macaankiisa 😂😎

  • @omarabdi1924
    @omarabdi1924 5 ปีที่แล้ว

    Jcl idaa 3maado igu daa wlh hestaan wAxbadan aye kahadlee allow adaa og wax walbo iidle love you bro

  • @mohayare732
    @mohayare732 5 ปีที่แล้ว +6

    jilinka iyo hesta wey is leeyihin ar ninka iidle ah cod wu hayaa keep going pro

  • @somking901
    @somking901 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaw walee waxbaa ka dhacay tan hees waa dhaaftay iidle yare sxb keep going 👑✌

  • @mohatoya819
    @mohatoya819 5 ปีที่แล้ว +11

    Y3A best ku tageeraaaaa proh

  • @bulshaawistudio4647
    @bulshaawistudio4647 5 ปีที่แล้ว +81

    Heestu waxay ka hadlaysaa Duruufta Taagan manta waayo hablaheenii danta iyo Duruufta ayey nagu cayaan dadku lacag iyo fooqyo ma wada haystaan Waxa habooin inay Nagu qataan gabdheheenu

    • @shaxshaxleydainashukur3312
      @shaxshaxleydainashukur3312 5 ปีที่แล้ว

      Bulshaawi Studio akiid wlhi

    • @dhemantilaboqray8096
      @dhemantilaboqray8096 5 ปีที่แล้ว

      😭😢

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 5 ปีที่แล้ว +2

      Bulshaawi Studio de shaqeeyso nin shaqeysan nin maha

    • @illkocaztiiburco289
      @illkocaztiiburco289 5 ปีที่แล้ว +3

      Wxy inan wlpa ka fekeraysa nolozha illmaheda iyo daryeelkisa saas daradeed wiilazhow wxn idinkula talin lahaa jcylka hortii Aduu meel kazoo bax oo Nolozhada ku filow dadaal waayo adduunyo waa LA amuurta wx aad ku kafaysid markad heshid jcylka barta haddii kle hablaha hazoo lug gooynina guryaha hooyadood hayska laydh sadane

    • @mohamedhersi5085
      @mohamedhersi5085 4 ปีที่แล้ว

      Bulshaawi Studio Maya

  • @nastaislow8326
    @nastaislow8326 5 ปีที่แล้ว +163

    Ciil iyo xaro ban daramaa markan heestan maqlo allaa maxaa Nin an wax heesan jecelka ciilay 😭😭😭😭

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 5 ปีที่แล้ว +1

    Iidle Salute Man Fankii Hore Dadka Nooleeyeey Buu Ka Mid Yahey 👑

  • @kaysenani9413
    @kaysenani9413 5 ปีที่แล้ว +23

    Nolashaaba sidaa ah maxaan sameynaa qof aad jeceshahay hadana wakhtiga adigu ku ciilay 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ekranmohamud9264
      @ekranmohamud9264 5 ปีที่แล้ว

      Kayse Nani 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @cabidiwaxidjumbur8662
      @cabidiwaxidjumbur8662 5 ปีที่แล้ว

      😭😭😭🏃‍♂️🏃‍♂️🙏

    • @mohamedmahadi616
      @mohamedmahadi616 3 ปีที่แล้ว

      Qofa jechy manta blck isrtey wlhi maxa sameyaa 3sano socney

  • @bilehashimusa3990
    @bilehashimusa3990 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxay kahadleysaa wax run ah mar hadii ninka raga ah
    Uusan farxiya heysan
    Waa finish waxna majeclaa karo inta igu raacsan like

  • @Hanuuniyamedia
    @Hanuuniyamedia 5 ปีที่แล้ว +9

    Iidle Heesta sfcn bad u jishay xita Fanankii laHa uma Usan jilin sidaan Heesta Adiga ku Aqonsanay madaama Sida laga Rabay u KeentaY Y3A A.A Alaawi Good job bro👏👏

  • @axmedguuleofficialtube5823
    @axmedguuleofficialtube5823 5 ปีที่แล้ว

    Xigmadi waa heesii horee
    Iidle best jilaa macal cod heer sare tahay sxb soo noolee fankaa

  • @rastacareef75
    @rastacareef75 5 ปีที่แล้ว +15

    Dadka leh Omar sholli baa heesta leh adr heesaha soo kala barta Omar sholli iidle oo kale buu ka yahay
    FANAAN SAHAL JAMAC baa hesta originalka leh sidaa usoo barta
    Good Job iidle yare bro muqaal top codku top jilitaanku top bro

    • @shakaawiaadan8496
      @shakaawiaadan8496 5 ปีที่แล้ว

      sxp adigabo wey kaa qaldan thy heesta original waxa leh alfanaan nuur baana sidaas usoo baro

  • @windowswindows6115
    @windowswindows6115 5 ปีที่แล้ว +9

    Hadaa daawaneysid 2019 like saar 🙏🙏😍😍😘😘❤❤👍👍

  • @myg3400
    @myg3400 5 ปีที่แล้ว +58

    Idle yare
    Walal shaqada ka wado
    Danyarta ayad ka turjamaysa
    Ad iyo ad ayad ugu mahadsantahay xasuusinta ad xasusineysid hablaha nagu nacay gamcaha maran
    Idle brother one love

    • @starry5275
      @starry5275 5 ปีที่แล้ว +5

      Idinkuma nicin wllo qaar yar oo dollar jcl lee waye ma ahane intena kle qadarta Alle wan aminsanahay

    • @abdiwelidaud3083
      @abdiwelidaud3083 5 ปีที่แล้ว +2

      Codkda.muxu.kumacanan.laha.o.uqimo.kulahan.lahaa.markad.intaaa.jamecaa.horistgtoo.imam.unoqotoo

    • @yasmineibrahim6194
      @yasmineibrahim6194 5 ปีที่แล้ว +1

      Idunkuma nicin wll way jiran qaar lacag moye mahane waxkale ucaden lknse wll ragina qaar wax axsan losameyo matihidin runtii aniga jaceyl ooidil waan nacay halwiil ayaan jecladay sidhaba qalbigayga ayuu ahaa asigana inacsiyey jaceylka ooidil waana jaceylkaygi ugu horeyey waan nacay jaceyl 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @deganhd8033
      @deganhd8033 5 ปีที่แล้ว

      Wllo subscribe isaar

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 8 หลายเดือนก่อน +2

    Iidle Illaaahey wuxu ugu deeqay cod macaan ❤❤

  • @intadhibkajacelwalalkod8387
    @intadhibkajacelwalalkod8387 5 ปีที่แล้ว +3

    qofki jacelkisa wayay liketa ha tabto ileen anigaba qoftan jeclay lacag ayee ika racday

  • @scwscw3047
    @scwscw3047 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlaahi ragu Wa gobe . Waayaha gabay. men are men 💕

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 5 ปีที่แล้ว +12

    Wwww inaba caadi maha iidle heesta muqaalkeda iyo erayada way is lee yihiin 👌👌👌👌

  • @luulmohamoud4548
    @luulmohamoud4548 2 ปีที่แล้ว +1

    Iidle yare wllky mcn legend Qiimo badan rabbi Caafimaad waara iyo Camal suuban Inshallah wl

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 5 ปีที่แล้ว +13

    Dib unooleeyaha fanka iidle yare heesta waad laheshay jiliinka
    Xaqiiq jaceyl waad inacsisey wlhi

    • @mohamedali-yd7pk
      @mohamedali-yd7pk 5 ปีที่แล้ว

      Saas miya jeceyl ku nacday qof kasto calafkisa ayuu cuna

    • @leylawadani4761
      @leylawadani4761 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedali-yd7pk
      No jaceyl blse waxa jira calaf
      Taas lama diidana

  • @hm24channel13
    @hm24channel13 5 ปีที่แล้ว +1

    Iid le yare Maha fanaaan kaliya eee waa actar flim da jila
    Zxp hore usoco kuleee yahay
    asxpta inta tageerta like sar

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish 5 ปีที่แล้ว +7

    Inta qiirootay like ii saara😢😢😢

  • @Faliseyyyy
    @Faliseyyyy 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hanti kuma Naceen Qov ijecel allow isii bis😢❤

    • @Omardahir-im8je
      @Omardahir-im8je 7 หลายเดือนก่อน +2

      Isooqabo abyo😢

    • @Faliseyyyy
      @Faliseyyyy 7 หลายเดือนก่อน

      Intee kaso qabta 😂

    • @Omardahir-im8je
      @Omardahir-im8je 7 หลายเดือนก่อน

      @@Faliseyyyy nambarkaas ogasooqabo

  • @daahirfarhan7662
    @daahirfarhan7662 5 ปีที่แล้ว +6

    iidle yare waaw axsan hees ahaa 2019 heesta ugu fiican iidle guul 👇
    like

  • @aweizibrahim1682
    @aweizibrahim1682 5 ปีที่แล้ว

    Heestan xata nin dhagoola hadu dawado uu fahamaya macnaha ay ka hadleyso hore uu soco bro y3a

  • @hanicali1619
    @hanicali1619 5 ปีที่แล้ว +4

    wlh heestan murug ayee igu abuuraty run ahaanti😥waxaan so xasuusty wiil i jclaa o daruuf lck ogw geed uga tagu wlh😢taane famil keyga ayaa igu qasbeen in aan xiriir kiisa jaro wlh😢 waan kaxumahy run ahaanti💯😢dumaro ragu lama ciilo lackne haka raacina🙄like me😢😖

  • @abdifatah5105
    @abdifatah5105 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees waxbadan ka hadalysa dumarkeeni xishooon jiray wlhi waaa naxa markaan arko hablaha qaar😳😳😳😳😳😳😴 iidle top pro hore usoco

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 4 ปีที่แล้ว +3

    2020.....
    *Who’s watching still*
    😭❤️😭👄😭❤️😭😰❤️😭
    *Jacaylooow idaaa😭*

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 5 ปีที่แล้ว

    hesta caadimah iidle wad kuso baxday wlhi nice wax jira ka hadlee Hestan waxan ku arkay sholi yare Lkn Iidle kuleh👏👏👏😢

  • @jidman3163
    @jidman3163 5 ปีที่แล้ว +4

    Idle taking it on another level 👏👏💯

  • @sadaamlucky1810
    @sadaamlucky1810 5 ปีที่แล้ว

    waa hees horey loosoo qaaday waxaana qaaday nuur baana

  • @somalitiktok9805
    @somalitiktok9805 5 ปีที่แล้ว +12

    Heez zhidan 💕💖👈
    intii igala heshy like dhaha

  • @younismaow8912
    @younismaow8912 5 ปีที่แล้ว

    Waa heestii iigu hereeyso vidio ka turjamaayo heesta 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @zamzamfahiye2562
    @zamzamfahiye2562 5 ปีที่แล้ว +5

    Idle yare waa fanan jiira hore usoco.👏👏🍹🍹✋✋✋🤴👑🤩🤩

  • @jiniboqorchannel3258
    @jiniboqorchannel3258 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah heestan waxaan dhagaysan jiray 2016 form hargeisa

  • @AdnanSr
    @AdnanSr 5 ปีที่แล้ว +3

    Wax kale idle yare keep going and video graphics are on point😍😍

  • @followingthetruthonly3831
    @followingthetruthonly3831 5 ปีที่แล้ว +2

    Heesta iyo muuqaalka waad isku keentay top waye 💯🔥✔️

  • @abdihakimgaras625
    @abdihakimgaras625 5 ปีที่แล้ว +29

    Aniga iyo iidle yare sideenoo kale inta geerash kasoo shaqaysay like ta hanala dhaafina wllyaal 🙄

    • @aminodhool4814
      @aminodhool4814 5 ปีที่แล้ว

      Wwww waa kabaxsatay alfanna idle yarr horey uu soco bro💗💖💗💜💝

    • @naxariisproduction3683
      @naxariisproduction3683 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhh iidle waa jilayaa wakuu kaligaa geerashka lkn shaqaa Sharaf leh

    • @daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu
      @daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu 5 ปีที่แล้ว

      Sxp garashka waa shaqada ugu fiican waayo dhididkaga cuneysa

  • @farhanadowkaatiyaa3004
    @farhanadowkaatiyaa3004 5 ปีที่แล้ว

    Wooow Hees io Badh Waaaye Kitaaapka Wan Qiirooday Erayada Owgeed Axxx....

  • @ciilowcadde4682
    @ciilowcadde4682 5 ปีที่แล้ว +8

    Iidle waa ka baxsaday si fiican oyuu u jelay heesta

  • @abdikarimmohamed6400
    @abdikarimmohamed6400 5 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaw inta hees u qaaday tana ugu shiidan inta ano kale oo faqiir aha heestan marey itabataya

  • @zulthanmorgan4309
    @zulthanmorgan4309 5 ปีที่แล้ว +16

    Da'da manta jogtana danyar igu xisabo igu daa jacaylow! Muxu ruux waayuhu ciilay😓

  • @lamafilaantv3314
    @lamafilaantv3314 5 ปีที่แล้ว

    woooow Iidle Yare Walhii inader somali fankeeda oo dhan Waa ii Idle yare

  • @neumanhashim5539
    @neumanhashim5539 5 ปีที่แล้ว +3

    Big respect to idle yare keep on rocking brother

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 5 ปีที่แล้ว

    Hees iyo bar clipka haba kahdlin idile sxb viedogan waa ifariisatay sxb 💯💯💯💯💯✅✅✅

  • @qadarshafii827
    @qadarshafii827 5 ปีที่แล้ว +4

    Y3A Bro Wlhi the Best Video Editor ayaad tahey Waan Kuu qirey Anniga Videos ka Aad Habeyso Kuwa Kale waa ka duwan yihiin .
    Respect 😍
    Heees Innaba Aan Caadi aheyn Iidle 🙏

  • @shankarsuldaanka709
    @shankarsuldaanka709 5 ปีที่แล้ว

    Abid taariiqda waa markii ugu horeysay iidle yare hees asagu leeyahay soo qaado 👍👈

  • @murtimaalshow
    @murtimaalshow 5 ปีที่แล้ว +7

    Iidle Yare Waa Fanaan Shaqo Tag Ah Fankana Danbuu Uyimid Ee Sida Faladagan Oo Kale Daaqada Kamuusan Soo Galin Keep Going Bro 😂🙌

  • @abdirahmanharaw2721
    @abdirahmanharaw2721 5 ปีที่แล้ว

    Intiii is jeclaan jirtey oooo iswaaay sey ooo uu waqtiga kala fogeyey lake ama ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @kingckfilmsandvlogs5882
    @kingckfilmsandvlogs5882 5 ปีที่แล้ว +13

    Wow iidle maxaa kudhacay ayaamahaan hees moosan sooqaadin lkn hada ayuu hees funny ah sooqaaday 😅 it's funny because of mechanic clothes😂

  • @gdenboy8200
    @gdenboy8200 5 ปีที่แล้ว +1

    waa heesti ugu horaysay uu isagu iska leyahay wana heesti ugu horeysey abid ee somali ee aan aad iyo aad uga helo markii ugu horeysan dhagaysto waa hees aad iyo aad u fican iyo iidle xitaa codkisu wuu ficanyahay masha allah keep going zhp

    • @c.black9560
      @c.black9560 ปีที่แล้ว

      Asaga malahan😂
      Omar shooli oo ka so xaday (Dumarka) aa ladhaha heesta

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +9

    Heestaan intii instgrm kala socty liketa😂✌

  • @mohmedali4948
    @mohmedali4948 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaalado xaqiiq ah iidle 🙌

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 ปีที่แล้ว +8

    MAR HADAAN DAHAP
    IYO DAARA FUUQ LAHEEYNO
    CIDNA DIBADA IIJIRINO
    DOOLAR II IMAANAYN
    IGU DAA JACAYLOW❤️😭😭😭
    HEES QISO DHAB XAMBAARSAN WEYE

  • @maxamedxassan3220
    @maxamedxassan3220 5 ปีที่แล้ว

    Waaaaw iidle danan jiro dheh sxb hot mar wacan my fanankeena

  • @tasniimsharif3494
    @tasniimsharif3494 5 ปีที่แล้ว +47

    Dumarkii xishonjiray
    Raggu dhadab lagalijiray lawaa
    inti ilaaraktay liketa

  • @cabdiqanimuxiyadin4791
    @cabdiqanimuxiyadin4791 5 ปีที่แล้ว

    ninkan khatar weeye nolol free ku noolyhy mazha allah

  • @xaqudirir1733
    @xaqudirir1733 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waa iga gadantahaya wlhi
    Best song of the year

  • @xamdimaxamed3507
    @xamdimaxamed3507 5 ปีที่แล้ว +1

    Iidle fanaan kaa daacadsan ma jiro bllhi 😘😘

  • @othmanmuhani7253
    @othmanmuhani7253 5 ปีที่แล้ว +6

    IidLe Yre 😂🙌
    GuJi hooz zi ay unoqoto buLuuG
    👇

  • @sacdiafagaas6586
    @sacdiafagaas6586 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan maqli jiray salam khan dharkasta oo logaliyo wuu ku qurxon yahay iidlana waa sido kale 😍

  • @naajimohamedahmed2949
    @naajimohamedahmed2949 5 ปีที่แล้ว +5

    Y3A One Love Brother 🖤💋

  • @leyloabdinuur6160
    @leyloabdinuur6160 5 ปีที่แล้ว

    idle yare hori u soco wll fanan an tagera ayaa thy

  • @abdiwahabdahirafficialpage5199
    @abdiwahabdahirafficialpage5199 5 ปีที่แล้ว +6

    waa hees qiso dhab ah xambaarsan😭😭
    👇
    👍

  • @galbeedqariye3821
    @galbeedqariye3821 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariistee heestan waxa lahaa sahal

  • @djjacelow4421
    @djjacelow4421 5 ปีที่แล้ว +4

    Heestan ninka duubay iyo ninka sameyey inaba cadi ma ahn Y3A boss gacantada alaha kuu maceeyo 🙌

  • @abdallarasta5990
    @abdallarasta5990 5 ปีที่แล้ว

    Iidle yare hees iyo badh hormar wcn sida loo duubay best wye

  • @maanjama
    @maanjama 5 ปีที่แล้ว +9

    My WllkY Y3A iyo Iidle salaan sare😘😊

  • @sumayosimancali7613
    @sumayosimancali7613 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭wlhi ilinaa igadaatay

  • @susu-gf9cs
    @susu-gf9cs 5 ปีที่แล้ว +4

    Y3A gacan dahab🔥🔥🌷

  • @mohammedmuze7838
    @mohammedmuze7838 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi been ma ahan keep going idle yare