Si daran ayaa la ii dilay intaan Xirnaa Bistoolad ayaa la igu garaacay" Taakeeye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 เม.ย. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 200

  • @mohamedfarah1400
    @mohamedfarah1400 หลายเดือนก่อน +11

    Waxaa LooSoo Daayay Inuu Nin Ninka Meesha Haysta Isku QABIIL Yihii Haduu Yahay Dadkaas Kale Lama Arkeen Anaga Janbalka Naga DAAYA. Hhhhhh

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +11

    NINKAAN QALBIGIISA WAXA KU JIRA ILAAHAY AYAA OG LAAKIIN HADDUU YIRI ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA WAA WAAJIB KU DHAQANKA DASTUUR IYO DIMUQRAADIYADNA WAA GAALNIMO RUNBUU SHEEGAY , CIDDII TAAS KU CIQAABTAANA WAA KA GARDARAN YIHIIN

    • @abdirizackhaaji2957
      @abdirizackhaaji2957 หลายเดือนก่อน +5

      Shareeco islaam qofki sheego waa al shabaab

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน

      @@abdirizackhaaji2957 waa runtaa laakiin qofkaas wuu saxan yahay 100%

    • @user-hm5mw9er3y
      @user-hm5mw9er3y หลายเดือนก่อน

      @@abdirizackhaaji2957Subxaanallaah

    • @maden7818
      @maden7818 หลายเดือนก่อน

      Khawaarijta alshabaab inta soomaali xasuuqeen ayay dhahayaan kitaabka ayaan isku xukumaynaa ma is qabayaa xasuuq muslim iyo ku dhaqan kitaab??

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 หลายเดือนก่อน +17

    Wallalow umada cilmi iyo aqli midna madheerid fadlan, naftaada risky hagalin,

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +2

      Wuu dheer yahay labadaba dadka aaminsan haddii iskuxukunka shareecada Islaamka laqaato gaalada biilka naga goosanaysa

    • @NurYu-tl4yn
      @NurYu-tl4yn หลายเดือนก่อน

      15:23 15:24 ​@@lilcuzzwhitemoe

    • @fooscali5130
      @fooscali5130 หลายเดือนก่อน +1

      Wuu dheer yahay alle cadalad xagisa hakakeeno diin gaalo diin noo noqomeyse naftuna marbey godaa ninkase qori ma watee maxa laga rabaa fikirkisa logu heystaa ooloo caburinaa.

    • @jellebashirmohamed-wc9op
      @jellebashirmohamed-wc9op หลายเดือนก่อน

      ​@@lilcuzzwhitemoe
      Ninki dhahey qaraxii zoope waalagu saxnaa miyaa dadka ka cilmi dheer?😢. Wlhi billaha oo Tallahi inuu dadka ogu liito

  • @xamzash8184
    @xamzash8184 หลายเดือนก่อน +13

    Ninkan wuxuu ku soo howlgalay Calanka waa sheydaan hadana wuxuu u xuubsiibtay Alkitaab wasunna. Filinkaas waa qarxay ee waxkale la imow.

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 หลายเดือนก่อน +3

    Taakeeye umada halaga qabto, dhiig badan ayaa ku maqan

  • @AHH677
    @AHH677 หลายเดือนก่อน +1

    Ducadyda waxaa Ka mid ah Subax kasta in
    1- ILAAHAY nabad siiyo oo waarta Dadka dhulkaas ILAAHAY Ka abuuray
    2- in ILAAHAY oowna ILAAHAY Na siinin dawlad dimuquraaddi ah oo Diinta islaamka diiddan
    3- in ILAAHAY Na siiyo dawlad quraanka Kariim Ka ku maamusha dhulkiisa
    4- in Gaallo wixi dhulka keena ILAAHAY iyagana dhulka la gooyo
    Aamiin dhaha
    Salaadda subax kasta Waa ku ducaystaa waana shaqaysay ilaa hadda
    Alxamdu LiLAAH

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd หลายเดือนก่อน +3

    الله اكبر الله اكبر اللهم انصر الاسلام

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 หลายเดือนก่อน +1

    Haddaad gaadmo caddow ku leeso, Haddaad geesiyadda hubeeso, Haddaad gaashaanbuurta habeeso, Haddaad guluf collaad hubqaado. Haddaad gu'yo badanba daaqdo. 🥰🌹💍🌷😍🎸

  • @user-xs2vm7ty8o
    @user-xs2vm7ty8o หลายเดือนก่อน

    Madax waynaha mustaqbal Taakeeye Allaha xafido wax magaratadu ha iska hadasho Viva Talo ku nool from minneapolis mn Usa walahay naftayada ka jecelnahay islaam iyo xaqu argagaxiso ma aha ku gadal laga wada maray daloolkiina haduu idin cuncunayo meelaha la aada Taakeeye waa xaqii xaquna ma qarsoomo

  • @halimab5796
    @halimab5796 หลายเดือนก่อน

    Garaac baa laga sheeganayaaye Raggii Wariyeyaasha ahaa ee la qaarajiyey iyaga Aakhiro ayaa Maxkamadda Alle u dhici.

  • @nasiryre144
    @nasiryre144 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar nin diinta islaam ka u gargaaraayo ma guul dareesto❤✊🏿☝🏼

  • @issakabdimamo7717
    @issakabdimamo7717 หลายเดือนก่อน

    أعظم الله أجرك ياشخينا فصبرجميل والله المعتسان شكواك الي الله بعد مااستمعت هذه القصة دعمت عيناي

    • @halimab5796
      @halimab5796 หลายเดือนก่อน

      Dadkii dadka aan waxba galabsan laayey Aakhiro ayaa lagu Caddaaladeyn.

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv หลายเดือนก่อน +5

    Ajir xisaabso allaah mahad iska leh oo gacanta cadowga kaasoo bixiyay

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 หลายเดือนก่อน +8

    Weli talo kunool maa wataa walee xabsiga ayaa unoqonaa weli shabaab ayuu la jiraa iney xabsiga ku haayeen bay ahayd

    • @abubokorbile9818
      @abubokorbile9818 หลายเดือนก่อน +2

      talo kunool iyo alshabaab isku fikir maaha jaahil baa tahaye

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 หลายเดือนก่อน

      @@abubokorbile9818 isku fikir weeye dhuux hadalkiisa maxaa u khalad ugu til maami waayay shabab dadka shicibka ay xasuuqaan wuu la jiraa hadii kale wuxuu dhihi lahay shabaab wey qaladan yihiin anga beenta hanaga iibina ok

    • @abdullahhassan1059
      @abdullahhassan1059 หลายเดือนก่อน

      Wlh waad iga qoslisay❤ kuye talo kunool talobeel dheh

    • @abdulkadirmohamedyusuf4664
      @abdulkadirmohamedyusuf4664 หลายเดือนก่อน

      Kkkkk

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII หลายเดือนก่อน

      sax

  • @yaasiinmaxamedshiikh8821
    @yaasiinmaxamedshiikh8821 หลายเดือนก่อน +4

    Nikan meel oo ku nasto xabsi kuri halageeyo,waa nin maskaxiyan is ku yaacsan, waxfiicanne oo ah kitaab iyo sunno ku qafiifay, aqoonteeddana laheen. Jacayka dartiis haloodhimriyo, nasiino ha lasiiyo, anigu waan ka helay akshakiisa iyo qaabka hadalka diyaasbarada ah oo somali iyo englishka u soo bandhigayo akshaka leh ayaa ka helay.😅

  • @hassanmoossa3377
    @hassanmoossa3377 หลายเดือนก่อน +2

    yahooo what kind professor

    • @user-vs2my3zz1g
      @user-vs2my3zz1g หลายเดือนก่อน

      What kind of ☪️ muslim you are 😂

  • @user-xs2vm7ty8o
    @user-xs2vm7ty8o หลายเดือนก่อน

    Alhamdulillah Xaqiiba xoroobay❤❤ Allahu Akbar walilahil xamdu❤❤❤

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j หลายเดือนก่อน

    walaahi shekhoowo waad kibrtayi

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    WAA ISTAAHISHAA

  • @ahmedyuusuf5375
    @ahmedyuusuf5375 หลายเดือนก่อน +1

    Hadhowna wadanka nabad ayaa ka jirta ayaa la odhanayaa, mawaadinkii lasoo xidhay oo 7bilood aan maxkamad lasaarin oo hadana labaadhay oo xoolihiisii la dhacay markaa wadanka ma mooryaan ayaa ka talisa mise dawlad?

  • @ts7152
    @ts7152 หลายเดือนก่อน

    In la sii daayo khatar weeye

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkaan waa jahil cilmi uusan lahayn sheeganaya oo waa beenlow

    • @abubokorbile9818
      @abubokorbile9818 หลายเดือนก่อน

      walahi bilahi adigaa jaahil indha adag orod wax baro walahi runtaan kaala hadlayaa

  • @ah1114
    @ah1114 หลายเดือนก่อน

    Markii ugu horatsey een maqlaayo waaye sheekhan

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 หลายเดือนก่อน

    Waa sheydaan yaa is gaaray waliy in.madax lagaa jabiyo ayey aheed

  • @heeganbuuxa-tx1te
    @heeganbuuxa-tx1te หลายเดือนก่อน +2

    NINKAAN WAREERSAN KADAAYA WAREYSIGA HADII MARLABAAD AYAA LAXERAYAA

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน

    BAGA LAGU DILAY DURIYADA CIDA SOO DOONTA aLLAH BAA MASUUBO U SOO DIRA AFKAGII DHEERA CALANKA TOWXIIDKA CAYAAY AYAA LAGU GARACAY INSHA ALLAH MAR KALE HA LAGU GARAACO

  • @user-fq2fy7wj7b
    @user-fq2fy7wj7b หลายเดือนก่อน

    Waa wadani waxyaalo badan diidab

  • @Kamaalboy12
    @Kamaalboy12 หลายเดือนก่อน

    Dhiigagu xalal weye gaalyahow gaalka ah😮

  • @sadaammuuse9626
    @sadaammuuse9626 หลายเดือนก่อน +1

    War nio ankaa wax aragnee wixii fahaan hore oodhan waxa naloo raaciyey 14 pro max baan istana waan kahaynaa soomaaliyeey
    Wax walba maan kayeelnaa qofka cimaada biyahaa xiran

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab หลายเดือนก่อน

    Ragii lalaha waad laysay xukunkoodii waa ku sugayaan caddaalada alle.

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 หลายเดือนก่อน +2

    Dimuquraadiyada Waxa inoo Keenay Gumaystayaashi Albaabka Ay inaga soo Gashay Waa Goobihii Wax Barashada ee Dalka Ay Ka Fureen Cida inagu Dhex Faafisay Waa dadki Ay Wax Bareen ee Somaalida Ah Kuwaas oo Loo Yaqaano Siyaasiyiinta Somalida runti Lixdankii Markii Calanka La Qaatay Dadku Waxa Ay Moodayeen in Ay Xoroobeen Lakiin Lama Xoreebin oo Waxan Allah raali Ka Ahayn Ayaa Laysku Xukumaayay ilaa Wakhtiga oo Hada Laga Joogo 64 Sano Weli Maynu Helin Dawladnimo Sax Ah Hada Waxa La Maraya heer Lala yaabo Qofka yidha Shareecada islaamka Halaysku Xukumo Maxaa Xal Ah

    • @fooscali5130
      @fooscali5130 หลายเดือนก่อน

      Xalka soomaali qalbigeyda alle ha kusooduwo inta cilmiga baratey oo culumada oomidowda xalkana keena mooyee allow adaan waxka qarsonene xaqa na waafaji iyo soomaali meesha danteda ku jirto adiga ayaa garane aamiin yaarabi.

  • @Victory20246
    @Victory20246 หลายเดือนก่อน

    Mooriyaanta wajiyo badnaa maantana cigaal UU noo soo qaatay garaac aa Ka hadloosaa adigu dhiig dad ayaa kugu maqan ilaahay ayaa kaa goon doono Insha Allah

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 หลายเดือนก่อน +1

    Shareecada in la isku xukumo ciddi m adiidi laakiin shabaab baa diin Islam ah wada waa arrin ku adag in ay Basho ummada soomaliyeed.

  • @marwoyusuf906
    @marwoyusuf906 หลายเดือนก่อน +1

    Carabkaan carabta haloo tarxiilo, sheikh xasan halagudaro

    • @fooscali5130
      @fooscali5130 หลายเดือนก่อน

      Shiikh xasan carabma loogeyey

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkk subxaanallaah subxaanallaah 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣⁉‼💯

  • @hugdheh
    @hugdheh หลายเดือนก่อน

    hh filin caadi ah uu isku aadistay kkk

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 หลายเดือนก่อน +1

    sifiican ina lagugaraca ficneed meqa adiga dishey

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cj หลายเดือนก่อน

    kkk waakuunaxaristen hadeeku faraxumenin

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz หลายเดือนก่อน +1

    Wadanku ma badax banaana ayuu dhahay Mr sufyaan.

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 หลายเดือนก่อน +6

    Ma naxe dhiigii ayaa indhihiisa ka batay dadkuu laayey ashahaadada seeg

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah หลายเดือนก่อน

    Aniga koley kama xumeeyn xarigaaga in lagu qisaaso bay ahayd

  • @abdiqadirali5940
    @abdiqadirali5940 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan mar kale hala xiro

  • @Elsololobo2
    @Elsololobo2 หลายเดือนก่อน

    Hala dilo waxa wadaad xume xagjir ah khayr malahan

  • @shukrilibax
    @shukrilibax หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah war ninkan iaka ilaaliya somaliy 😢

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan qalbiyada umada somaliyeed waa ka dhacay

    • @alimaxamed3660
      @alimaxamed3660 หลายเดือนก่อน

      Hadaba adigu yaaa xaakim u tahay dulli cuqdad qaba

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน

      Maadaa qalbiyada dadka daalacday ?

    • @fooscali5130
      @fooscali5130 หลายเดือนก่อน

      Khalbigaga uunba ka hadli kartaa malaga yaabaa dad aan bararug saneyn in ay xarigisa kusii bararugaan.

    • @aliabdimohamed6391
      @aliabdimohamed6391 หลายเดือนก่อน

      Qalbiyadaas oo ah

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 หลายเดือนก่อน

    Professor,ma naanays baa ?

  • @cabdiaskarbuulle4887
    @cabdiaskarbuulle4887 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan in la jir dilo waa qalad qofka bini aadamka ah xurmad ayuu lee yahya gaal iyo muslimba

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir หลายเดือนก่อน

    Dadka maxey u dilaan Allah kama cabsadaan miyaa mase wey cabsanyihiin.

  • @ubax3018
    @ubax3018 หลายเดือนก่อน

    Kan jaamacadee kasoobaxay
    Mise soomaali ayuu indha adeeg uyahay hhh carkeen shahdo jaamacad uukasoobaxay

  • @mahadabdi9338
    @mahadabdi9338 หลายเดือนก่อน

    Nissan xaq ma aha in ladilo waayo fikirkiisa xor buuu uyahay Ana aaaaminsan fikirka kuwa kazoo horjeedo dawlada xor Bana u ahay fikirkiisa

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE หลายเดือนก่อน

    Warya lil mangab ayatahay nooh sxb robow oo 2kun masakin layeyba sokan dinti damayd lodibay mahan marka haku mash qulin takeye no qabil noooh

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 หลายเดือนก่อน

    Waa silic mafiicna qofka bula adanka inkoogalo saas

  • @Nuuryare10000
    @Nuuryare10000 หลายเดือนก่อน

    Somali naxariis maleh magafe liibiyaba dadkii dhibatada somalida musaafirka ah ku biloway ayagay ahaayen marka dowlada soomaaliy Islamninada afkay ka sheegtaan ee muslimiin maahan

  • @ahmedyuusuf5375
    @ahmedyuusuf5375 หลายเดือนก่อน

    Qofkii somaliga ahaa ayaa wadankiisii ayaa sidaa loogu ciilayaa wadamada kalena maxaad umalaynaysaa?

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa nin aan wax run ah shegeeyn waana mujrim mujrim dhalay waan nin dad badan oo aan wax denbi ah laheen horey u laayey maxkamad hala soo taago haddii la rabo in wadanku si cadaalad ah u socdo haddii kalena beenta iyo hagar daamada qabiilka ku dhisan waa lagu baabi.i weligeedna degi maayo wadanku fikirka ninkaan ka dhex guuxaya waa mid ka weeyn kuwa qawarijta ku jira

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr หลายเดือนก่อน

    halyey ciidan waayey

  • @mohafarah3077
    @mohafarah3077 หลายเดือนก่อน

    Hadiba lagu so dayay nasib ledahy koley qabil ahan lgu so sidyay

  • @rahmashidane6360
    @rahmashidane6360 หลายเดือนก่อน

    Asc. Waa nin been badan , hada waxuu rabaa in uu isku diro soomaalida wallaalaha ehelka isku wada eh.. ha la iska illaliyo,

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o หลายเดือนก่อน

    Qof muwaadinkii qalad haduu galo xaq uma laha in la garaaco..
    Ilaahoow dawlad islaamiya oo kitaabka quraanka ku xukumaysa dalka iyo dadka noo keen

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 หลายเดือนก่อน

    NINKAN IN LASII DAAYO MAAHAYN WALAHI WAA SHABAB

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 หลายเดือนก่อน

    Orod ilmahaada korso ninyahow meeshaan waxba kama keenaysid Somalia

  • @abdiqad3000
    @abdiqad3000 หลายเดือนก่อน

    😭💔😭🤲🤲🤲

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 หลายเดือนก่อน +1

    Naftaada utudh please oo danahaaga raaco dhankasta...waxaad wax kaqaban Karin aduunkan ha isku hawlin...reekaaga iyo caruurtaada dhaqaalayso

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn หลายเดือนก่อน

    Taakeye maha culumo diina ma yaqno sualha diiniga cida waydinysa layabanahy war culumda waydiya sualha diiniga ee qof camay ah oo diin aqon diin ya la waydin ilen ma yaqno

  • @Nuuryare10000
    @Nuuryare10000 หลายเดือนก่อน

    Afka in laga sheegto way fududahay islaam balse muhiimadu waa ku dhaqanka marka labada dhinacba ma aaminsane inay saxan yihiin balse way kala daran yihiin, labadoodaba dowladu shisheeye ayaa ku gacan leh

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa walan yahey

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 หลายเดือนก่อน

    Dilaagii weriyayasha soomaaliyed qatin wax aqon ah maleh bunbuninta kadaa qa ilka.

  • @diinjeceltv
    @diinjeceltv หลายเดือนก่อน +1

    The problem we have with such people like this Talakunol, is that they don't know the best democracy is Islam. They mix western democracies with Islamic natural democracy. If you ask them why where does the government go against Islam,they will give you people's sins, why doesn't government punish people who don't go to masjid etc....For example They refuse elections saying it is unislamic ,They don't understand that Islam is based on "justice and guidance"

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน

      YOU ARE LYING DEMOCRACY IS SYSTEM OFLIFE SET BY THOSE WHO DON'T CONVINCE THE TRUE SYSTEM OF LIFE GIVEN BY ALLAH, TOTALLY BEING NON-MUSLIM AND IT IS UNACCEPTABLE IN A MUSLIM NATION

  • @SaidAbdullahi-cv3il
    @SaidAbdullahi-cv3il หลายเดือนก่อน

    Abusufyan taakeeye gacan...le

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 หลายเดือนก่อน

    Tuugo ayas ku heshay, iyo comment ku dhiiglsyaal

  • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
    @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE หลายเดือนก่อน

    War ninkii fikir wata fikir halagula dirira, ninkii hubwatana hub halagula dirira.

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 หลายเดือนก่อน

    Taakeeye 4 tii Wariye ee aad dhiigooda daadisay ayaa har iyo Hoyaad kuu diiday. Ilaa aad argagixiso tahay 2024. USA ayaa xabsi ku gashay Canada ayaa xabsi ku gashay waxaa ku haysta dhiigii 1991.

  • @IslamBeauty-mn4pn
    @IslamBeauty-mn4pn หลายเดือนก่อน +1

    MR TAAKEEYE WAA LAGU FAHMAY😂
    SHEEKADA XISBI AYAA KU BILAABAYSAA QARAXNA WAA KU SOO GABABAYNAYSAA.😂😂😂 FILMKAAGA YAXAAS AYAA LAQAY ANAGA REER XAMARAA NAHAY WARYAA. ADI MAA ANAGA NAGAADI GARTAA WARYAA 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Qooyskena
    @Qooyskena หลายเดือนก่อน

    Somali waxey tiraah af daboolan dahab afkaga qabsatay oo waxa dhibka ku keenayo iska deysid xisbi beel

  • @Nafteda
    @Nafteda หลายเดือนก่อน

    Odagaan waalan hala xiro

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 หลายเดือนก่อน

    waa somanayey ayuu yiri sonkiis allha ma.aqbalo irhaab waay
    marey kan waa lagu xiray
    narobi waa lagu xiray
    moqdisho waa laguxiray sinad kast waa xirinyahay li.anahu waa wacel waay

    • @shukriabdullahi9279
      @shukriabdullahi9279 หลายเดือนก่อน

      Adigu soonka iyo diinta miya la dirirsantahay dib iskugu noqo oo fikir

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas mala hubaa in uu yahay al shabaab mise waa la nabsaday..

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu yidhi gaariye.
    Agablaay hambadaada shaydaan ooga madaw oo muslim sheeganayaa isasii kaba raacin😮 wuxuu ka hadlaayay wakhtigaa alshabaab.

  • @calishafi5986
    @calishafi5986 หลายเดือนก่อน

    Marfasiir miyaa marka?

  • @user-xt5he8qx4v
    @user-xt5he8qx4v หลายเดือนก่อน

    Iam Sorry

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 หลายเดือนก่อน

    Waliba inlagu waso lagu dilo ayey ahayd

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 หลายเดือนก่อน

    War kan parfasor mahan wa silaa in lasidayo mahan wa in la togta dadbu dilay wa shaydan salantada nalacala ku yaala

  • @MucadDahir-zl6yv
    @MucadDahir-zl6yv หลายเดือนก่อน +2

    Bar fasoor beel

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 หลายเดือนก่อน

    Aaqaraa warjiraa

  • @abdikarinartery
    @abdikarinartery หลายเดือนก่อน

    qofkasto qalad galaa cinqabtisa wuu marayaa ha yaraato hase badnaateee takeeye cinqabta la marisyay wuu uqalmaa wayna ku filantahy waxan maqli jiray jiniba mirkisu qabaaa. takeeye afkaga masuulka noqo.

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f หลายเดือนก่อน

    Xisbiga noo balaari waa kuso biiraynaye kitaab iyo sune

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless หลายเดือนก่อน

    Dowlada Somalia wax alala waxi diinta xaramaysey oo dhan wa mubnuuc sida xamrida zinada rubada etc. maxu raba marka odeygan. Fikir xog iyo qasab ah bu wada. Jeelka ha lagu celiyo. Qabiil ahan aa loso dayay

  • @user-gp1so6sr2t
    @user-gp1so6sr2t หลายเดือนก่อน

    NINKAN WAA KII KU SOO SHAC BAXAY 4 NAAG WAA ALSHAAB HADUU RABO IN DAD U WAXA U SHEEGO HA U SHEEGO QABIILKIISA AYAA TAGAN DHUL DOWLADOOD HAKA WACYI GALIYO INAY XARAAM TAHAY DHULKA KA DHAXEYO DADKA HANA U TAGO DADKA KU NOOL DHUL BILILIQO AH

  • @Estaro
    @Estaro หลายเดือนก่อน

    oo dowladu waa gaalo miyaaa aaminsan yahay?? xassan sheekha jimca kasta masajidka ka dhex qudbeynaya ma gaal buu u yaqaanaa??? waa yaaab

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry หลายเดือนก่อน +8

    Hadaad saas u cabsaneysid mxaa dad somalita u leysey.

    • @Gantling
      @Gantling หลายเดือนก่อน

      Fulay aamus

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน

      WAA NINKA UGU GOOSIYOON

    • @abubokorbile9818
      @abubokorbile9818 หลายเดือนก่อน +1

      ninkan dad ma laayo wax hubso walaal

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 หลายเดือนก่อน

      malinka qiyaamo marqaati ka noqo hdi lagu dhaho bal kwrn

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน

      @@umumascuud3307 waxaad iweydiisay mafahmin , maxaan marqaati ka noqdaa ?

  • @adanxuseen9114
    @adanxuseen9114 หลายเดือนก่อน

    Oo hada mala siidaayay ninkaan

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei หลายเดือนก่อน

    Ninkii yiraahdo Alle kitaabkiisa iyo sunaha nabiga halaidku xuma yiraahdo malaxirayaaaa??? Yaaabka war Alle habaqo diinta aan kudhaqano Alle ayaa noogargaaraayo

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 หลายเดือนก่อน

    Takeyow maxaa laguugu tuuriwaayay libaax hakugu casheeye ileen alshabaab baatahay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน

    SUCUUDI MAOGALA CIMAMADOODA IN LA XIDHO HADADAN AHAYN SUCUUDI NACASOW NINKA CALANKA TOWXIIDKA KU SHEGAY CAALAN GAALO HADABA LIBAAXASI INAY KU SIIYAN BAY AAHAYD

  • @safiaafrah1248
    @safiaafrah1248 หลายเดือนก่อน

    Yaa hadalkaaga dhageysanaaya qof ku rabta ma jirto ee kulaabo kenya wadankeena nooga bax. Ajnabiga aad u shaqeyso aad.

    • @aliabdimohamed6391
      @aliabdimohamed6391 หลายเดือนก่อน

      Ilaahey ayaa Rabo hadalkiisa Isagaana abuurtay ee adigu taada ka adkow

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 หลายเดือนก่อน

    Allah baa xaqiiqada og dadkan video laga soo duubo waa dad lasoo ciqaabay oo lagu qasbay in ay alshabaab sheegtan si ciqaabta looga dhaafo

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 หลายเดือนก่อน

    The old man keep saying our enemies I am wondering who is
    He’s enemies 😇?

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +1

      The enemy of Allah and His religion

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 หลายเดือนก่อน

    Xisbigas yana lagugu xirin kajog 😅

    • @Gantling
      @Gantling หลายเดือนก่อน

      Fulay