DOOD KULUL OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 เม.ย. 2024
  • #subscribe
    DOOD ADAG OO FARAHA LOOGA GUBTAY
    • DOOD KULUL OO AAN WAXB...
    MADAXWAYNAHA ''CILMAANIYIINTA SOMALIYEED WAXAAN KASOO HORJEEDA KU DHAQANKA SHAREECADA'' ISMACIL ADEN
    Netanyahu labels US student protests ‘antisemitic’ and calls for them to end
    Israeli prime minister terms pro-ceasefire rallies ‘horrific’ as students demand universities divest from weapons makers The Israeli prime minister Benjamin Netanyahu on Wednesday condemned pro-Palestinian protests at universities in the United States as “horrific”, saying the demonstrations “have to be stopped”, as he categorized students as antisemitic.
    There’s been rising tensions at campuses across the US as demonstrations began last week after students at Columbia set up encampments calling for the university to divest from weapons manufacturers with ties to Israel. The protests have led to mass suspensions and arrests of hundreds students in New York, Texas and California.
    Student protesters are pushed to the edge of campus at the University of Texas, on Wednesday, 24 April 2024, in Austin, Texas.
    Police arrest protesters amid crackdown on student rallies across US campuses
    Read more
    The US is Israel’s close ally and top provider of military assistance.
    “What’s happening in America’s college campuses is horrific,” Netanyahu said in a statement, echoing concerns voiced primarily by supporters of Israel over the safety of Israeli or Jewish students and faculty as the protests intensify.
    IDF chief of staff says Israel will respond to Iran missile attack
    General gives clearest confirmation yet that Israel will hit back but it is unclear what form response will take . SOURCE www.jpost.com/breaking-news/a... , SCOTT RITTER AND SKY NEWS .
    SIR FAKATAY: RAISI DIGNIIN CAR WIR | ISRAEL VS IRAN ROUND 2?
    • SIR FAKATAY: RAISI DIG... KHABIIR MILATARI OO SOO BANDHIGAY SIR AAN LA FILAYN | XAALKU WAA BARIGA DHEXE
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisrael.com/us-isra...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 524

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 หลายเดือนก่อน +4

    FADLAN LIKE | SHARE | #SUBSCRIBE THANKS 🥰👍👍

    • @warfaageeddi3128
      @warfaageeddi3128 3 หลายเดือนก่อน

      Waxa kaa muuqaata cabsi in diinta ayaad kasoo horjeedaa lagugu shambadeeyo sidaa darteedna diinta u ammaantaa oo aad u bartilmaameedsato ka aan ahayn wadaad gadhdheeraha 😁

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 หลายเดือนก่อน

      @@warfaageeddi3128Cabdi Xaafid waa wariyaha ugu fiican wariyeyaasha soomaalida inta aan aniga garanayo diintiisa maka shakinayo waa nin Muslim ah xirfadiisa wariyenimona sidoo kale afkaaro badan oo aan kaga soo horjeedo way jiraan Anigu waxaan ahay Diin laawe aan ilaah aqoon waxaanse qirayaa in Cabdi Xaafid uu yahay wariye raba in dadkiisa uu u soo bandhigo aragtiyada caalamka ka jira iyo in wacyigooda kor u qaado lkn musiibadu waxay ka taagan tahay dadka soomaalida badankoodu waa xagjiro aan is ogeyn

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 2 หลายเดือนก่อน +7

    Shiikh Mustafa Allaha ku barakeeyo. Diinta ilaaheey sida aad udifaacday runtii waad nagu Matashay.

    • @user-jx9lg6wz7p
      @user-jx9lg6wz7p 2 หลายเดือนก่อน

      Diinta la difaacaya mxy tahay Allah mee

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 3 หลายเดือนก่อน +25

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @suleekhahasan3917
    @suleekhahasan3917 3 หลายเดือนก่อน +15

    Qofkaa waa qof faaruq ah. Illaahay waxaan oo kale ummada haka dhex saaro aamiin

  • @abdallajama1649
    @abdallajama1649 3 หลายเดือนก่อน +21

    Wall abdixafid ilaahay haku xafidee ninkaano kale inaga foogee

    • @ahmadjamacmohamod8288
      @ahmadjamacmohamod8288 2 หลายเดือนก่อน +2

      Taasi waxey cadeenasaa in diinta aad sheganeyso in aadan aqoon oo aadan waxba mesha kuheyn oo aad jahiltahey cabsanya oo aan kalsooni ku qabin diintiisa aqoona ulaheyn

    • @user-cf8tu7di2t
      @user-cf8tu7di2t 2 หลายเดือนก่อน

      Ka doodida cilmaniyada dunida muslimka waa looga doodaa tv waaweyn dambi maahan in qofkastaa fikirkisa soo bandhigo

  • @Adsc1000
    @Adsc1000 3 หลายเดือนก่อน +9

    Sh Musafe Allaha ku barakeyo ❤❤❤

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 2 หลายเดือนก่อน +1

    Suxaanallah ilaahay ha soo hanuuniyo xaqa wuu ka fogyahay Allah yahadiig sheikh mustafe iyo cabdixaafi d Allah idin xiddiyo

  • @CumaraxmadA
    @CumaraxmadA 3 หลายเดือนก่อน +48

    Calmaani inaad fursad siisaaba khalad ah

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 3 หลายเดือนก่อน +1

      Kan waa in talaabo laga qaado wyo waa nin beeney Allah iyo Diinta Islaamka. Kani waa Salmaan Rushdie.

    • @mahamedabdullahiahmed8384
      @mahamedabdullahiahmed8384 3 หลายเดือนก่อน

      Sax

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 หลายเดือนก่อน

      @@peaceprosperity3951talaabada laga qaadayo maxay tahay? Ma guriga ayeeyadaa ayuu ku noolyahay? Adiga iska daayee ilaahaaga khayaaliga ah ayaan waxba ka qaadi karin

    • @mursalwarsame1981
      @mursalwarsame1981 2 หลายเดือนก่อน

      hada adiga isku ceynaya mesha waxba j

    • @user-ye8zm4fr2l
      @user-ye8zm4fr2l 2 หลายเดือนก่อน +1

      Adeer hadaad wax isla hayso waa la dooda, maxaad fursad ugu diidi? Ma waxaad ka cabsi qabtaa inuu shaki iyo waswaas ku galiyo? Khuraafaadka aad aaminsanthy kaa kala daadiyo

  • @user-zs6lq7oc6s
    @user-zs6lq7oc6s 3 หลายเดือนก่อน +5

    Abti Ismail Allah SWT ha soo hanuuniyo!

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 3 หลายเดือนก่อน +23

    Walee waa yaab dadka qaar aan la waraysan ba jira karamadana haka qaadin tv Kaga please

    • @user-jx9lg6wz7p
      @user-jx9lg6wz7p 2 หลายเดือนก่อน

      Waala waraysanaya qofka wax laga faaidayo hadii aad shareeco rabtid jilib aad

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 3 หลายเดือนก่อน +6

    Big up to Ismaciil🙌❤ and thankyou brit somali tv for helding this important episode

    • @abdiasisali
      @abdiasisali 3 หลายเดือนก่อน +1

      What is your religion 🤔

    • @Cherrie173
      @Cherrie173 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdiasisali I am muslim, alxamdulillah

    • @jdyexaashi7356
      @jdyexaashi7356 2 หลายเดือนก่อน +1

      Are you sure? Qoomu Luud maxaad ka aamminsan tahay?

  • @abdulbasito5778
    @abdulbasito5778 3 หลายเดือนก่อน +6

    Horta Somaliga shareeco doonayaa alshabaab haku biiro oo sidooda haw dawakho kolba haddii quraankii laga tagay waxa kale Hal shareeco maba aha koox waliba shareeco u gaara ayay leedahay markaa runtu waxa weeyan kitaabka ilaahay wixii ka hor imanayana halaga tago inta kalena curfiga iyo waaqica dalkastaa leeyahay haka samaystaan shuruuc.

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 2 หลายเดือนก่อน

      Shareecada kala gaar ma jirto diinta islaamka wey ku dhantahay wanaag oo dhan

  • @khadraawiblogger7832
    @khadraawiblogger7832 3 หลายเดือนก่อน +10

    Fikir ahan waxan la fikir ahay 100% sh.mustafe balse balaaqo ahaan sheikha wa lagaga sareya marka loo eego kalsonida qodobaynta degenanta caadifad la,anta hab dhagaysiga toolmoon ismacil qof aanan aqoon diinta iyo shareecada wuu khaldi karaa ismacil wa nin fcn oo muxtarim ah aqoona wa leyahay diintana wax badan bu ka yaqan lkn afkaaraha qaar uu aaminsanyahay khatar bay leyihiin insha.alah waxan rajaynaya inu saxda kuso noqdo

    • @Clown4real
      @Clown4real 3 หลายเดือนก่อน +3

      Bal i sheeg 1 wadan oo aduunka shareeco islaam lagu dhaqo ? Kitaabka aad sheegaysan meel lagaga dhaqmo bal ila wadaag 🤔

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Clown4real salaada , soomka, sakada, guurka, dhaxalka, xalaasha inaan baqtiga lacunin furiinka dhamaantood waa shareeyo kitaabka iyo xadiithka lagakeenay laakiin dhaka aandiinta aqoon ee maqlayuun maba fahansana waamaxay shareeco markaa wadamada islaamka intan iyo kabadan ayaa lagaga dhaqmaa inta maqana bi'idnillah weyimaan calmaani waligiiba wuujiray wuuna jiri laakiin islaamka iyo kudhaqankiisa marna yaraanmayo Allah isagaa malanqaaday inuu xafidayo markaa waxan leenay waligooba haciyeene canka awrka ugiija Allah AKBAR Waclaa

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 หลายเดือนก่อน

      @@khadijac9841su’aasha lagu weydiiyey ka jawaabi intaad soo sheegtay wadamada calmaaniyada ku dhaqma ayey ka jiraane

    • @wardoonacademy
      @wardoonacademy 2 หลายเดือนก่อน

      isku feker ayaan nahay maad iska dhahdid Cilmaaniga dooda ku jira, wax xikmad ah in uusan laheyn waan wada arakney, Sheikha ayaa ku sareeyey dooda, balse kuwa qalbiga ka jiran oo sidaan hadalkooda.

    • @user-ye8zm4fr2l
      @user-ye8zm4fr2l 2 หลายเดือนก่อน

      ​@wardoonacademy sxb critical hab ah u fikir, aragti aad aanintay qof kula aaminsan adoo u xaglinaya runta ha garbaabin, odayva wadaadka ah waad aragtaa caadifada ka muuqata

  • @Clown4real
    @Clown4real 3 หลายเดือนก่อน +16

    Ismail aadan diiriye 💯
    Waa qof wax badan fahansan soomalida wacyi galin ayay u baahan yahiin iyo in la baro calmaaniyada
    Waxaa laga dhaadhacshay in qofki calmaaniyad ku dhaqma gaal yahay turkey wadamada khaliijka dhamaan wadamada islaamka oo dhan manta nidaamka calmaaniyad ayay qaateen
    Somalia waa inay kala doorato secularism iyo in shabaab talada dalka loo dhiibo

    • @Cherrie173
      @Cherrie173 3 หลายเดือนก่อน +4

      Aad iuo aad. Dadkeenu alsjabab baa aad u manipulatate gareysey

    • @mohamedmooto-kl2du
      @mohamedmooto-kl2du 3 หลายเดือนก่อน

      Waxaa tahay gaal murtada cil maa niyada wAa gaal nimo dimu qu raa diyadu waa gaal nimo ad na gaal baa tahay

    • @Clown4real
      @Clown4real 3 หลายเดือนก่อน +3

      @@mohamedmooto-kl2du hadi anu gaal an ahay dhamaan wadamada islaamka oo dhan waa ila mid
      marka laga reebo afghanistaan ee hadi aad doonayso shareeco orod halkaas tag meeshas ayaa lagaaga baahan yahee

    • @Aishah-
      @Aishah- 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad we want secularism for Somalia 🇸🇴 🎉❤

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedmooto-kl2duDiinta adiga iyo alahaaga ayey idinka dhaxeysaa Aniga diin macla alahaaga ayaanba aaminsaneyn Soomaalina waan ahay waxa kalaiya ee macla diimaha xitaa u roon waa calmaaniyada. Sideen kaaga aqristaa ilaah ayaan wakiil ka ahay ilaahey wuxuu doonayo inaad ii sheegto? Ilaahay isaga ma dhaqoole baa? Muu hadda dadka la soo xiriiro muxuu ku falay in 1400 sano ka hor nin uu soo dirsado weliba uu naga sii rabaa iyadoon isku casri joogin qawaaniin waagaas jirtay inaan hadda ku dhaqano?

  • @MB.Ahmed10
    @MB.Ahmed10 3 หลายเดือนก่อน +1

    SubhanAllah wa akhiri zaman!

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY 3 หลายเดือนก่อน +5

    قال الله تعالى: إن الذين اشتروا الكفر با الايمان لن يضر الله شيئاً ولهم عذاب أليم.

  • @AminaminF
    @AminaminF 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subahanallah

  • @ismDirir
    @ismDirir 3 หลายเดือนก่อน +2

    ما شاء الله اءلا قوة اءلا با لله اشهد ان لا اءله اءلا الله و اشهد ان محمدا عبده و ر سوله 🎉

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 3 หลายเดือนก่อน +15

    Allah Soo Hanuuniyo Ofka Aaminsan In Shareecada Leysku Dhaqin 😮😮😮😮

    • @abdiasisali
      @abdiasisali 3 หลายเดือนก่อน

      Asalama calaykum:
      Amiin Allah ha soo hadeeyo dadkaas noqday calmaaniyiinta 🤲
      Qofga diidan shareecada Muslim maaha.
      Fikir fikir iyo sheekdaas ma jirto.
      Amaa Muslim ayuu qofgu ahaan ama Kaafir dhego weyn.

    • @rsomali2860
      @rsomali2860 3 หลายเดือนก่อน +2

      Dadka hal maalin dilay 280 qof oo ismaala sharcigay rabaan in ay nagu dhaqaan maaha islaam aan ahaano lkin wax aan ku heshiin karno aan isku xukuno maa dambi noqotay???????

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 3 หลายเดือนก่อน

      @@rsomali2860 Fariid maan furnaantu wa muhim guulayso

  • @ahmedmuhumed5682
    @ahmedmuhumed5682 3 หลายเดือนก่อน

    Mustaf maashaa ALLAAH

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sbxnallaah sharecadii ayu faragelinayaa xasbunullaah mrba weji kale lala yimi dambi qadi Makarov yrabbii ina hanuni

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 3 หลายเดือนก่อน

    Allaahu Masalim Wasalim wabaarik Calee.

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 3 หลายเดือนก่อน +4

    Asc. Shareecada. ISLAAMKU WAA QURAANKA KALIYAH LAAKIIN WAX SHAREECO ISLAAM LAYIDHAA MA JIRO LAAKIIN SHAREECADII. MUSLIMIINTA OO AY IYAGU QORTEEN AYAA KIRTA WAA BEEN AAN RAAD LAHYN OO CARAB BANI UMAYA BANO ABAAS ASAL BEENAD AK LAAKIIN UMAD WALIBA WAXAY LEEDAHAY MAANHAGE IYO SHAR KA RAAC IYAGU QORTEEN

    • @aydarusabumaida657
      @aydarusabumaida657 3 หลายเดือนก่อน

      Axadista rasulka hadat rumeysnen kitaabkana marumeysnid kitabka quranka wuxu kuamraya inad raacdid ilaahey io rasulkisa Hadi ad mid qaadatid midna ad iska tuurtid wxt qilaaftay midka ad qaadatay wxa kuqoran Igana raali noqo hadi ad hadalkeyga qalat u aragtid. Lkn waa xaqiqada saxda ah

    • @Eeboh1
      @Eeboh1 3 หลายเดือนก่อน

      @@aydarusabumaida657 ASC WALAAL XUKUM SALKIISU WAA CADAALAD RUN QAS AMA SIM IYO MIISAAN WAA DADKA DHEXDIISA MISKIIN LAGU DAGEY JACAYLKII NABIGEENA NABIGU MADIINA XUKINKIISA DARAASEE INTAAS DIINTUNA WAA INTII RUMEYSEY SUUBANAHA

    • @kaaffuu
      @kaaffuu 2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo Aad

  • @ismailbashiir9302
    @ismailbashiir9302 3 หลายเดือนก่อน +3

    Please part two

  • @NewGenaration17
    @NewGenaration17 3 หลายเดือนก่อน +2

    Shiekh Ahmed Ayaad U Balamin Lahayd

  • @ahmednuuraden9552
    @ahmednuuraden9552 3 หลายเดือนก่อน +12

    Cabdixaafid, hasoo casuumin dadka nuucana fadlan

  • @skyparticle
    @skyparticle 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah allaha ku barakeeyo Ismail adan diiriye taariqsa ku xusi donta

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah ilaahay haku soo hanuuniyo adiga iyo intii halowsan oo dhanba Allahuma aamiin 🤲🏻

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wadadkani xoog iyo dagaalki shsbaab😢 bu matalaaya ee haisdajiyo.

  • @LJama6119
    @LJama6119 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ismaciil waa qaldan yahay bilaa shaki lakiin Mustafe isna nidaamkii dooda ma uusan ilaalin. Ha sax sanaado ama ha qaldanaado qofka kula doodaya wakhtigiisa lagama dhexgalo.

    • @abdulog8461
      @abdulog8461 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sababta u dooda u qasayo wuxu ogyahay in laga adkayn doonu wadaadka wahaabiyada ah

  • @ashomacalin7832
    @ashomacalin7832 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah qofmusslimah dharecada diiday islaamnimadiisa ha unoqdo

  • @duucsamlizo3772
    @duucsamlizo3772 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mustaf-ka waaba quuqle caadi ah. 😂

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 3 หลายเดือนก่อน

    SUBXAANA ALLAAH KAASOO KALE ALLE NAMA TUSO

  • @The-qr3nl
    @The-qr3nl 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaas cilmaaniga ah Waa gaal, hadduu boqol jeer tukado waa xattaa waa gaal inta uu aaminsanyahay cilmaaniyadda.

    • @zakimohas
      @zakimohas 2 หลายเดือนก่อน

      qof muslim ah inaa gaal ku tilmaamto ma ogthy waxa danbi galabsatay tankale salada adi maa aqbalo mase allah wax baro

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 3 หลายเดือนก่อน +3

    Qanuunka faransiiska ku dhaqman badankiisa waxay kasoo qaateen imam malik tiqigiisa
    USA

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 2 หลายเดือนก่อน

    ثُمَّ جَعَلْنَـٰكَ عَلَىٰ شَرِيعَةٍۢ مِّنَ ٱلْأَمْرِ فَٱتَّبِعْهَا وَلَا تَتَّبِعْ أَهْوَآءَ ٱلَّذِينَ لَا يَعْلَمُونَ ١٨

  • @bariyowshow2616
    @bariyowshow2616 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah

  • @Mazakiin
    @Mazakiin 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah Yaa Allah kuwaan iyo kuwa la mid ah ilaahey hanaga qabto. Wiilkaan israel inlageeyo ayey aheyd.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay caqliga ayuu siiyey ban-Adam

  • @saiomu524
    @saiomu524 3 หลายเดือนก่อน

    Caway ugu darayd rabi ha so hadeeyo

  • @nadiifomohamud3826
    @nadiifomohamud3826 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana allah sharecada lagu dhaqmi wayay ayaa dhibka dhan noo keenay

  • @abdullahiali9563
    @abdullahiali9563 3 หลายเดือนก่อน

    Wxn cml in ad bulshada hor kentid ma ahen subxanallah hdi kalaamki Ilahy la isku xukumeynin Mxy tahy islaamnimada ay hystan umadaas😢

  • @abdifatahnuure4811
    @abdifatahnuure4811 3 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 3 หลายเดือนก่อน +5

    War waxaanoo kale lama keeno

  • @farisfaris7500
    @farisfaris7500 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allaah warkiisu hakujiro diinteen suuban waxba kamategin ilaa saacal qiyaama

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aayadaha Qur'anka kariimka ah ayu qaar beeniyey ciqaabteda wu marin insha ALLAH SWT

  • @user-kh2qg8sy7y
    @user-kh2qg8sy7y 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan shaki iga majirto waa bilaa diin laga dhex hadlayaa cabdi xafeed is guilty to bring this man spread disease.

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inalilahi wa ina ileyhi raajicuun ina laga gabto nin khan umada

  • @iskahubi3264
    @iskahubi3264 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ahay Soomaali Ilaah iyo diin aan aaminsaneyn Calmaaniyada, Dimuqraadiyada iyo Caqliga oo la adeegsada xal u arka

  • @AliAli-dw3vt
    @AliAli-dw3vt 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sadexdaa ayadoodba ninkan way khuseeyaan ee illaahay xaqa hatuso sharkiisana hana baal mariyo

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 3 หลายเดือนก่อน

    Alah yahdiik ismail

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 3 หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @Kaldeq
    @Kaldeq 3 หลายเดือนก่อน

    Kan shartiisa allaha kaqabto subhanalah wa fogyhy Alle haso hadeyo

  • @salahbare7137
    @salahbare7137 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanaah ilaahey haso hadeeyo ismaacil meel xun ayu ku socda

  • @XARRAGO
    @XARRAGO 3 หลายเดือนก่อน

    Laaxawla walaa quwata ilaa bilaah. Ilaahayow sharkiisaan kaa magan galnay

  • @AbdullahiFarah-hm2ut
    @AbdullahiFarah-hm2ut 3 หลายเดือนก่อน

    Wadaad xume

  • @user-bw2sp8iu8m
    @user-bw2sp8iu8m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa allaah waxaan kaa magan galnay ismaaciil shartiisa iyo gaalada soodirsatay yaa allaah hadosan hanuun uqorneen ilaahow aduunka dhaafi inta uusan fasahaadinin umad badan oo caama ah yaa allaah

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 หลายเดือนก่อน

      Allaahaaga ma jiro waa mala-awaal maskaxdaada kaliya ka jiro ducadaada waxay la mid tahay adigoo yiri ilaahayow ninkan aad adiga abuuratay Anigaa kaaga aqoon badanee dil fasahaad buu wadaaye ilaahiina soo kan qofka isagoon dhalanin u qora inuu naar iyo jano wuxuu gali doono khayaali iyo been ka weyn diimaha ma arag

  • @sahroali9068
    @sahroali9068 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaaba kasii daran Aftahan nimo iyo sida uu u soo aruursaday inta uu isku difaacayo oo sida dadban u u turjumanayo.
    Ninkaan waa mustashriqiinta, Diinta waxay u bartaan si ay dadka u khaldaan oo Muslinimo buu ku dhuumanayaa. SUBXAAN ALLAH!!

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 3 หลายเดือนก่อน +1

      WA xaqiiq.
      Soomaaliyey diinta barashadeedu waa waajib lkn balaaqadu waa udhalasho.
      Taakeeye ama Sh. Xasaan unbaa balaaqo Mel ku saari karo ninkan ismaacil ah.
      Alla hana hanuuniyo.

  • @abdifatahnuure4811
    @abdifatahnuure4811 3 หลายเดือนก่อน

    Zubxaanallaah

  • @user-le2cg8hw3g
    @user-le2cg8hw3g 3 หลายเดือนก่อน

    Dood cajiib ah!

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 2 หลายเดือนก่อน

    yaahuuuuuuuu

  • @Clown4real
    @Clown4real 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa nasiib daro 2024 in qof soomali ah ku fakaro on kitaab la isku xukumo fahamna aan ka haysan calmaaniyad ama secularism
    Sobobaha diidaya in kitaab la isku xukumo
    1- ma jiro sharci dajisan oo dawladeed oo ku sugan kitaabka
    2-diinta waqtigan aan joogno qof kasta mad-hab gaara ayuu wataa ma jiro xukun la isku raacsan yahay oo umada wada deeqi kara tusaale suufiyadu wahaabiyo ma arki karaan wahaabiyadu suufiyada gaalo ayay u yaqaanan khawaarijtu kitaab gooni ah bay wataan
    Calmaaniyadu waa xalka kaliya ee horumar maanta lagu gaadhi karo laguna kala badbaadayo
    Dhibka u wayn waxa weeyi Somalida ma fahamsana waa maxay calmaaniyad wadaad xume ayaana dadka uga sheekeeyay wax aanay ahayn wadamada islaamka oo dhana manta way ku dhaqmaan fikirka ama nidaamka calmaaniyad
    Hadii aan sharaxaad kooban si guud uga bixiyo calmaaniyad waa nidaam dadku ay dajistaan oo la isku dhaqo wa inaan shuruuc inagu dajisano iskuna maamulno qof kastaana ku badbaadayo dadkana kala xad daynaysa !

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 3 หลายเดือนก่อน

    INAA LILLAAHU WA INAA ILAYHI RAAJICUUN ALLAAHU AJIRNAA FII MUSIIBATANA WAKHLUFNAA KHAYRAN MINHAA
    SOOMAALI MAXAMMAD MA WAXAY LEEDAHAY CAALAMAANIYA

  • @omarosmanmohamed8793
    @omarosmanmohamed8793 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha soo hanuuniyo waa ridoowey

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 3 หลายเดือนก่อน

    Asc illaahay ha soo hanuuniyo ninkaan xaqqa alle ha na waafiyo

  • @Xaliyeefootball
    @Xaliyeefootball 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin kaan ilahey hasohanuniyo🤲🤲

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdi xaafid hal mid ayaan kuu soo jeedin lahaa walaal ummada ku dhagaysanayso waa muslimiin marka inaad ruux diintooda duraayo inaad usoo bandhigto oo waliba adiga dood u qabato oo dhexdhexaad ka. Noqoto waa musiibo Allah ka cabso

  • @haydarsaid34
    @haydarsaid34 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wariyaha ma odhankartan qofka hakeenin olamacna ah aan dhego xidhnaano macnaha maxaqarsnaysaan?
    Ismaciil ayaa Saxan kunjeer
    Somali dhib ayqarsadan jecla

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 3 หลายเดือนก่อน +1

    WAR XORIYADA LAGA WAAYEY SHAREECADA ISLAAMKA

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 3 หลายเดือนก่อน

    Hagaag

  • @user-fh5vg9gb5g
    @user-fh5vg9gb5g 2 หลายเดือนก่อน

    Cabhixafid allaha kuxifdiyo ma istaahilo I dad lahorkeno

  • @AbdullahiFarah-hm2ut
    @AbdullahiFarah-hm2ut 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ismail is right man wadaadka diin waxba kama yaaqo

    • @akabdi9732
      @akabdi9732 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga hadlaaya alaha ku soo hanuuniyo haduu hanuun kula doono

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 2 หลายเดือนก่อน

    Ubalami cabdi xaafidow sh.umal

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 3 หลายเดือนก่อน

    Shariica waa xukunka Allah ummaddiisa u soo dejiyey waxna kama maqna haddii la raaci lahaa waa lagu liibaani lahaa. Ninkan cilmaaniga ah Allah ha soo hanuunsho wuxuu ku halayaa waa kufri

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 3 หลายเดือนก่อน

    C/xaafidow fadlan ha na hor keenis dadka iimaanka beelay ee cilmaaniyiinta !!!

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 3 หลายเดือนก่อน +4

    Asc sheekh Musdhafow, Ismail wuxuu kaa rabaa shuruucda wax lagu xukumo, sheekh Musdhafa Ninka ma aadan qancinin ee please u keen daliil Quraan iyo Suna ah sc

  • @mariamdirie2039
    @mariamdirie2039 3 หลายเดือนก่อน

    waxaan oo kale ha keenin

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน

    Pls A/xafid waxan oo kale waa calmani ismail ee umada ha hor keenin waayo wax laga faaiidaayo ma jirto ,adna kuu danbi yar na dhaafi gaalkaan oo kale

  • @ubahali7258
    @ubahali7258 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ismaciil ilaa clubhouse ilaa TikTok Waa stupid gaal ah soomaaliyeey taas ogaada waa gaal aqlaaq xun

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 3 หลายเดือนก่อน

    Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi noogargaar xaqa waa cadyahay

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah lkn waxaan jeclaan lahaa Nin Mustaf ka sii aftahansan inla soo marti qaado isaguba waa aftaham lkn mid kasii ah ❤

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 3 หลายเดือนก่อน

    We love you ismaciil

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 หลายเดือนก่อน

    Anigu kitaabka la isku xakumo ayaan aamin sanahay iyo sunadda Nabiga Scw, ilaahii naa abuuttay ayaa Kitaabka noo soo dajiyey raacno isku xakuno mxaa noo keenay wax shaqsi soo walwalaaqay!!

  • @mohamednur7602
    @mohamednur7602 3 หลายเดือนก่อน

    War yaa ilaaheey yaqaano musraf waqtigiisa sii oo Asmus inta uu hadlaayo xalmaanigaab yaab

  • @abdulljama783
    @abdulljama783 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ismaaciil 😅 Maantay wuxuu faraha lagaley nin Aqoon iyo karti leh. GEESI MUSTAFA❤❤❤❤

  • @marianegale4027
    @marianegale4027 3 หลายเดือนก่อน

    Kan asagaaba dhunsanee Illaahay ha soo hanuuniyo wax an sheegno majirto

  • @maxamudabdi8732
    @maxamudabdi8732 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal waan ku jeclahy waxaan inagadaaaa codsi lee wye go aan ka waa xagaaga

  • @Raxmaaadan-hi8ye
    @Raxmaaadan-hi8ye 2 หลายเดือนก่อน

    Tvgaaga ha certainly

  • @user-jx9lg6wz7p
    @user-jx9lg6wz7p 2 หลายเดือนก่อน

    Ismail Diiriye❤❤ Diintu waa private qasab maaha

  • @Adsc1000
    @Adsc1000 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah ninkan dintee ayu haysta

  • @footballmen1
    @footballmen1 2 หลายเดือนก่อน

    bisinka ayuuba ku bilowday !!! waa gaal

  • @abdallajama1649
    @abdallajama1649 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah quranka layskuma daweeyo gabar madax qawan dal muslim ah madax way kanoqon karta ninkan ilaahay hasoo hanuuniyo

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 2 หลายเดือนก่อน

    ilaahey ha naga bixiyo isaga iyoonta uu wato gaalada aa soo dirtsy ee waxakan oo kaleha soo deyn

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 หลายเดือนก่อน

    Waa nin wareersan

  • @diriye70
    @diriye70 2 หลายเดือนก่อน

    Tani waa doodii ugu xumayd ee aan abid daawado, runtii uma qalanto in la daawado.

  • @jeelemohamed5344
    @jeelemohamed5344 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdi xafiidow inaad wadaadka dambaa jisa maaheyn run ahaantii wuu fogaaday balse hanuunka eebaa iskaleh

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan calmaaniga ihi waa caqli gaab, haduu indheergaradyahay maanta adduunku meeshuu maray o buu wwx kuqaadanlahaa,example international lawguu sheegayo caruuta flastiiniya ayaa lagu difaaci lahaa,isagaaba lagu dilaa.

  • @ubahali7258
    @ubahali7258 3 หลายเดือนก่อน

    Ceebtaata iyo munaafaqnimadaada ilaahay baa banaanka keenay gaal yahow

  • @fataha1
    @fataha1 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shareecada Waa Nolosha Ummadda
    Calmaaniyad sharci ma Aha Waa wax
    Aan jirin hadii aan kitaabka isku xukumi laheyn maanta dhibaatada na heysata nama Heysateen .

    • @kaaffuu
      @kaaffuu 2 หลายเดือนก่อน

      Jilib iyo Afghanistan ma aadid