Habargidir iyo abgaal midna haqaadan ee qaranimada qaado iyo nin AS kii bulo xawo ku liday difaacayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 หลายเดือนก่อน +4

    Garaadoow H/G iyo Abgaal isma qabyaaladayn karaan dadka liita warkooda daa Hawiye waa mid ciddaan ogolayn ha la eryo.

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 หลายเดือนก่อน

    Guul insha Allah somalia horey u socotaa loo jooji maayo guul Somalia 🇸🇴 ❤️❤️❤️

  • @mohamedabdulahi596
    @mohamedabdulahi596 หลายเดือนก่อน +2

    Waa labada beelood ee ay ka socon wayday 34 sano dowladnimada soomaaliya

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    SUBXAANA LAAH ILAAHEY HA KA QABTO UMADA SOOMAALIYA KUWA AAN DAL IYO DAD MIDNA AAN U NAXEYN ILAAHOOW DADKEENA IYO DALKEENABA KA BADBAADI FIDNO CUSUB IYO MID HORABA

  • @suudiafrah1162
    @suudiafrah1162 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉😂🎉baneey.xaruumaha.dowlada

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 หลายเดือนก่อน +2

    ADAA QABIIL QALBIGA KA DAGE WALAL EE IS NADIIFI INTA DAD KA WAX USHEEGIN

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im หลายเดือนก่อน

      Dawladnimo ayaa laga hadlaayo in loo hogaansamo😂

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 หลายเดือนก่อน

    Waa Sax Abgaal Osmaan, waa Dad Diinta Dhaqanka Somaliyed iyo Caqliga u Saxiib Ah, Darisnimo Fiican, Diintu Celiso, hora loo Dhahay Darisnimo Abgaala leh, lakiin 91di Abgaal Nasiib Xumo weyna ku Dhacday, Sababto Ah Biyo Fadhiya Biyo Socda Kiciya zo halka waxa ka kasee Dhibatada u Badan Xamar waxay ka haysata Degankodi Ay Nabada ku Jogeen Oo hada isku Badashay Qarax dil gaajo dhiig iska Socda Oo aan Xad lahayn Dad dadka dila qasasa oo hadana magac Abgaal isticmala, iyo inagu waxan isku nahay Reer Qansax, waa Saa Shegtay Daraisnimo iyo Somalinimo Diin iyo Alla ka baq Abgaala leh hadan lays Xaqireyn.

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaanoow qaranimada ayaa kaweeyn qabiil doowladnimadana waamuhiim marka hadii ay fahmeen muhiimada eey leedahay inxarumaha doowlada weey kumahadsayihiin odayaashoodana waa umahacelinaa sidasharafta leh ooeey dadkooda wax ugu sheegeen

  • @mohamedabdulahi596
    @mohamedabdulahi596 หลายเดือนก่อน +2

    Dadna waa degaan dadna boob ayay meesha u yimaadeen

  • @SheekhAhmed-gn2qc
    @SheekhAhmed-gn2qc หลายเดือนก่อน

    QABIILEYSTE.AYAAD.TAHAY

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน +2

    Warya hanmaal media hooyada adrka tuuga tuuga dhalay xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisada damajid sidey umada somaliyad hantidodi u dhacanayo wa argda warya hanmaal media hooyada siilkada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    DADKA WASAARADA ARIMAHA GUDAHA LAGA RAREY AAD U MAHADSAN YIHIIN BUUQLA AANTA AY KU GUUREEN IYO FAHAMKOODA DOWLADNIMO

  • @mohamedali-rz5oi
    @mohamedali-rz5oi หลายเดือนก่อน

    War naga aamus wasaarad iyo barxad ma isku midbaa
    1500 oo qoys ayaa dabdamiska laga bara kiciyey
    Lakiin wasaarada waa building Wayne oo wasaaradi leedahay
    2_ maxaa nalagu soo hormaray ayadooo wasaaradaan la aadin oo ay muhiim utahay shaqada wasaarada.
    Ceeb udhimo ceebi ma karto
    War waa markii u danbaysay oo aad wacaysleow madaxweyne noqotaan caqligiinu hadii sidaa noqtay

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed9538 หลายเดือนก่อน

    Dhalaka doolAda ha lagawadobaxo

  • @IsmacilXasan-nd1ot
    @IsmacilXasan-nd1ot หลายเดือนก่อน

    Mirinayo.aawi.garat.beenle

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u หลายเดือนก่อน

    Abgaal sharciga wayakhan oo isku dhajin mayo waana ogyahay inoow waxislamed helen beena isuma sheegan

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    HADADAN LA JOOGO WAA U SHARAF QOFKASTOO SOOMAALIYA OO DEGEN DHUL DOWLADEED AMA MID SHACAB IN UU BANEEYO CIDNA LAGA DHAGEYSAN MAAYO LOOGUNA GARAABI MAAYO MAAL UUSAN LAHEEN ISKU DHEJINTIIS DHUL GADO AMA KIRO GAL AMA ASALKAAGII KU LAABO

  • @suudiafrah1162
    @suudiafrah1162 หลายเดือนก่อน

    Afgooye.ilaa.siikadheer.lafta.gareen.ayaa.bixiyo.

    • @user-dp1fw6qe2i
      @user-dp1fw6qe2i หลายเดือนก่อน

      Teeglow iyo buur eyle miyaad siinka iyo afgooye kula noqotay😂😂

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh magac fake ah somali badana wa magaca khaldan