MAXKAMADA DAHIR KIISKII UGU WEYNAA NIN HABARGIDIR AH BAA ABAHAY DIILAAY WAXA AHAY WIIL MADHIBAAN AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024
  • MAXKAMADA DAHIR KIISKII UGU WEYNAA - NIN HABAR-GIDIR AH BAA ABAAHAY DIILAAY WAXA AHAAAY WIIL MADHIBAAN AH O XAQIISA RAABA
    #italy
    #america
    #austria
    @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

ความคิดเห็น • 169

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 หลายเดือนก่อน +28

    Somaliyey aduunka waa laga taga qabr yar naa sugya aan Allah kaa baqno oo cadalada iyo naxarista aan kaa shaqeyno si Allah nogu naxrista☝️❤️❤️

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 หลายเดือนก่อน +22

    SubxanAllah somali waxa aduunka kaa rebey waa dulmi iyo qabiiyalad Allah xaqa haa nagu suga☝️🇸🇴

  • @fadumoabtidon3586
    @fadumoabtidon3586 2 หลายเดือนก่อน +15

    Walee runbuu. Sheegey. Waana. Kiis. Ka dhacey. Baadiyaha. Gurceel. Reer. Gurceelna. Way. Ogyihiin. Alla. Umadu. Dulmi. Badanaa. War. Haloo. Gargaaro.

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 2 หลายเดือนก่อน +2

      subxanlh bal diyadi may iska bixiyaan aakhiro muxu lashartagidoona talow

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waa Wiil Ilaahey iimaan siiyey

  • @ibrahimnageeye2429
    @ibrahimnageeye2429 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah dahir wa insan

  • @nurqorane-od4oq
    @nurqorane-od4oq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa ALLAAH This issue is very important Dahir

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 2 หลายเดือนก่อน +4

    Walhi waa wiil imana Ilaahay siiyaya ☝️☝️☝️

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 2 หลายเดือนก่อน +7

    Guul beesha madhibaan aan hishiino walaalayaal

    • @Sheikh_Madhibe
      @Sheikh_Madhibe 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga oo ayu ah walaal?

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allah daahir calasow ilaahay kheyr hakusiiyo intaad dadka caawinayso dadka masaakiinta ah

  • @Umsaami
    @Umsaami 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah waa wiil ehlu imaana ajar alle ha idinka siiyo

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waa wiil fiican ❤ale habara keeyao

  • @adonallah
    @adonallah 2 หลายเดือนก่อน +3

    Madhibaan waa maxamad gorgaaTe maxa isu liidan Soo nimàn hawiya maahan

    • @Sheikh_Madhibe
      @Sheikh_Madhibe 2 หลายเดือนก่อน

      Bulsha bugta ayaanu ku nool nahay qofka laguma ixtiraamo shaqsiyadiisa waxaa lagu ixtiraama reerkiisa hantida iyo awooda ee leeyihin. Dadka reer Sheikh Madhibe dad danyar beey uu badan yihin Taasi waxaa uu siyaada takoor iyo faquuq been ku saleeysan Muddo dheer soo socday oo beelaha Hawiye qeyb ka ahayeen heer dadku wexeey gaadheen is qariyaan sii ee faquuqa iyo dhibaatada uga badbaadaan. Waxaa curmay jiilal Taarikhdooda baran inta badan la dulmiyo oo qeyb nasabkoodii ka carara. Waxaad arkeeysa laba isla dhalatay mid Madhibaan sheeganayo iyo mid ka cararaya kan sheeganaya ayaa kan kale kalsooni iyo Ragganimo dheer! Marka Taasi baa keeneysa liidnimada lakinse Maanta dhalinyara uu kacday masiirkooda anigu aan kamid ahay waanu ka soo kabaneeyna Alxamdulilah sii aayar beey wax isku badalayaan!

  • @GaraadJaabur-je3ig
    @GaraadJaabur-je3ig 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir mahadsanid

  • @saidaahmed5180
    @saidaahmed5180 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahow u gargaar inta dhibban meel walba ooy joogaan, Kheyr aan dhamaan Ilaahey ha idin siiyo intiina caawineysa wiilkaas dhibbanaha ah.

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalaha inta nool oo dhan hala xiriirsiyo, magta ,

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 2 หลายเดือนก่อน

    Waa.xalaal fariid ah

  • @SacdiyaMahamuud-u3h
    @SacdiyaMahamuud-u3h 2 หลายเดือนก่อน +6

    Mansh alla ninkan waa nin imaan le

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 2 หลายเดือนก่อน +7

    walahi wilkan wa xarif waana sheka yaqan

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 2 หลายเดือนก่อน +1

    Manasha Alaah Daahir Ilaahay haku barakeyo ☝️☝️☝️☝️

  • @omarali4265
    @omarali4265 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah , libaax libaax dhalay 😢

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 2 หลายเดือนก่อน

    Daahirow Soomaali oo dhan baa wada MIDGAAN ah, maaha qabaail gaar ah.

  • @zubeirabdi5701
    @zubeirabdi5701 2 หลายเดือนก่อน +1

    This is un ending miracles of the only true religion Masha’allah

  • @MadinoaweysCumar
    @MadinoaweysCumar หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @Yahyealichannle
    @Yahyealichannle 2 หลายเดือนก่อน

    ❤mashaa allah❤

  • @Asnada-d5k
    @Asnada-d5k 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh maxmad madhibe sax waaculimo

  • @Liibaan2011
    @Liibaan2011 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sad story

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 2 หลายเดือนก่อน +1

    Midgaan ka xanaaq lkn madhibaan haka xanaaqin

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 หลายเดือนก่อน +1

    Supxanalha ilhaay waa diidaay duulmiigaah

  • @UmuYasmiin555
    @UmuYasmiin555 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaha allahacaawiyo waa xaalaal

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah

  • @abuahmedhassan5499
    @abuahmedhassan5499 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kkk daahir calasow oo masaalix kashaqeenayo aduunyooy xaalkaa ba ilahay habarakeeyo daahir alasow walaahi niyad ahaan ayaan ugu duceeyey from mj

    • @nasteexo-cj3ot
      @nasteexo-cj3ot 2 หลายเดือนก่อน

      Mj oil iyo niyad Sami munafaq isma qariyo dahir viva dahir geesi nacas iyo laab xume waxkama qaado

    • @MohamudKhlf
      @MohamudKhlf 2 หลายเดือนก่อน

      Blue makeup oil 🛢️ 🛢️ 🛢️ baa wax xalin ​@@nasteexo-cj3ot

    • @MohamudKhlf
      @MohamudKhlf 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@nasteexo-cj3otBlu makeup 🛢️🛢️ oil habargidir kkkk

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walleee waaa wiil.belo ah

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 2 หลายเดือนก่อน +3

    SUBXAANALLAAH. SI XUN BUU WAX U WEYDIINAYAA. XASBUNALLAAH WA NICMAL WAKIILAN

  • @Aasiyo-ny2ft
    @Aasiyo-ny2ft 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah allaha ku barakeeyo dahir calasow

  • @Liibaan2011
    @Liibaan2011 2 หลายเดือนก่อน

    Waa wiil Iimaan leh. Daahir Calasow walaaloow aduunyada magac iyo sharaf baa laga tagaaa Dalkaan Cadaalad daro ka dhacday Dhibane kasta ku yimaado u dadaal inuu helo Cadaalad. This is the most important to our societies to find a such justice system. Even to talk and discussed the victim, what he had throughout his life He may feel more relief and helps as well.

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana allaah ellaahow somalida quluubtaada wanaaji

  • @abdikarimhassan5740
    @abdikarimhassan5740 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah, Allaha barakeeyo walaalkan

  • @OmarAli-r5f
    @OmarAli-r5f 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaalaah dadaal dadnimo

  • @hashidacaley7433
    @hashidacaley7433 2 หลายเดือนก่อน +12

    maashaa allah

    • @JeceelowJeceelow-u7c
      @JeceelowJeceelow-u7c 2 หลายเดือนก่อน +2

      asc

    • @JeceelowJeceelow-u7c
      @JeceelowJeceelow-u7c 2 หลายเดือนก่อน +1

      arin Ayan do naya gudomiye dahir calasow

    • @JeceelowJeceelow-u7c
      @JeceelowJeceelow-u7c 2 หลายเดือนก่อน

      arin Ayan donaya gudomiye dha hir calasow

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 2 หลายเดือนก่อน

      dahir calasow waa la helay😂

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 2 หลายเดือนก่อน

      dahirow wuxu leyhy ahul diin ban ahay dahirow allaha dartisa wax ugu qabo Waa maskin SI qalbiyan ah buuhadlay

  • @mahmoudshiikh336
    @mahmoudshiikh336 2 หลายเดือนก่อน

    Qof iiman leh waye masha Allah

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto qabriga allaha uwaasiciyo amiin amiin

  • @abshirsanka9356
    @abshirsanka9356 2 หลายเดือนก่อน +2

    ASC DAAHIR CALASOW WAA TAGAY YAA TIIGSAN KARA ADUUNKU WAA MEERTO DAAHIR BUUGBAA LAGA QORAYAA MANA JIRO QOF SOMALI AH OO LA TARTAMI KARA WAA WALL DADKU U SIMAN YIHIIN WAXNA HOR MARSADEY WALL DAAHIR WAX KAA FARXIYA ALAAH HAKAA HOR BIXIYO WAX KU DHIBA ALAAH KUMA TUSO FIDUNYAA WAL AAKHIRA INSHAALAAH

  • @NouraAhmed-v9i
    @NouraAhmed-v9i 2 หลายเดือนก่อน

    Waa dulmiga koonfur yaalla mid ka mid ah 😢😢😢😢😢 Allah ha u naxariisto

  • @MhaHmodi
    @MhaHmodi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaxir cli soo nabarkaaga II soo dir

  • @ismailmohamedfarah3672
    @ismailmohamedfarah3672 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay xaqiisa ha u Sahlo
    Reer kuulbayr ma aha maxamed gorgaate waa maxamud hiraab siin Saad ha isku qaldina jimco Mubarak

    • @Sheikh_Madhibe
      @Sheikh_Madhibe 2 หลายเดือนก่อน

      Maxamuud Hiraab ama duduble waa Niman tira yar wexeey arkaana ku tira badsadaa reer Kuulbeer waa Niman asal Madhibaan ah oo la yaqaano Majin qaad ah oo loo qaado duduble ku noqon maayaan. In la kala xishooda ayaa wanagsn.

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 หลายเดือนก่อน

    War lacagta ubadiya ilaa200 uga dhig allaha kubarakeyo

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 2 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل koonfuur kun shilin bey isku dilaan

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 หลายเดือนก่อน

    Walaallana maaha somaalidu.magta uun ha siiyaan agoonta.daahir calasow arrintaa ka qayb qaado.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน +9

    Ninkaas saas wax u soosaaraaya bey iska dilaayaan

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 2 หลายเดือนก่อน

    Walaalihiis oo dhan ayaa loo qeybinayaa

  • @Mukhtaar909
    @Mukhtaar909 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi waa nin rageed allaha xafido asiga iyo walaalihiis iyo awlaadiisa ba

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 หลายเดือนก่อน

    Iiman bu leeyahay ninkan kheyr allah ha siiyo ,hala cawiyo ,allah ba ina cawin wbt

  • @AminaCali-p7s
    @AminaCali-p7s 2 หลายเดือนก่อน

    Daahirow.arintaan.wax.ka.qabo.janadaa.ku.galeysaa.maasha.alaah

  • @Sheikh_Madhibe
    @Sheikh_Madhibe 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilku waxaa weeye Nin Aarsade Maxamed Sheikh Madhibe ah. Ilaahay ha uu gargaaro wiilka Xaqqana ha garansiiyo in nasabkiisa la marin habaabin wuxuusan ahayna lagu sheegin!

  • @abdimohamed55
    @abdimohamed55 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wiilkan waa shaqsi iiman leh

  • @geelleafrax8238
    @geelleafrax8238 2 หลายเดือนก่อน

    masha allah daahir calasow waa xalaal

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaw ugargaar ummada somaaliyeed maxey is dulmisay ninkaas halla soo qabto,

  • @ceelqode12
    @ceelqode12 2 หลายเดือนก่อน

    Somaali intuu dulmiga socdo ciqaabta rabbi ku nagaada.

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 2 หลายเดือนก่อน

    Warkaan hadii run yahay allaah ha ka cabsado ninkii dilay abbihiisa 2 diyo iyo raali galina ha bixiyo ninkaas iyo cidiisa cafisna allaah ha waystaan iyo dadkaan

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 หลายเดือนก่อน +2

    Madhiban WA gesi o gafey

  • @Mascud12
    @Mascud12 2 หลายเดือนก่อน

    Haduu isoo gaartey muulkaa Hadabigaa iyo sida Qiimaha Badan oo Aad u Gargaareysaa Dadka Soomaaliyeed Tiibkaa uu u horeeyo Daahir iyo inta La shaqaysa Waxaan Rabaa Inaan idiin Sheego Arin Diin ah Oo ku Saabsan Qadiyahaa Waa Hadii lahelo Diya ninka dhintey
    WAXAA DHAXALKAAS WAX KU LEH WIILKAA HOOYADIIS IYO QOFKASTOO NINKA LADILEY KADIB DHINTEY SIDA CARUURTIISA XAASASKIISA
    WAA INTAAS INTAAN RABEY INAAN IDIN LAWADAAGO

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir maxkamad kuma fiicno, su'aalihiisa sax maahan

  • @anisadamey4941
    @anisadamey4941 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habargidir xaram ayey cuntay lkn aqira aya war jira😢

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 2 หลายเดือนก่อน +6

    dad kaasi waa in lasharfaa

  • @yaxyecali6232
    @yaxyecali6232 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah

  • @Samsamomar12
    @Samsamomar12 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wa nin rag ah tuugsi uma imaan nin iman leh waye gabdhow raga midhiban guursado

  • @CabdiYare-qu7wv
    @CabdiYare-qu7wv 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir maxakamada Adaa furaye isfardaami

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 2 หลายเดือนก่อน

    Sx

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaa

  • @nuurxamraawi
    @nuurxamraawi 2 หลายเดือนก่อน

    asc maxakamada daahir alisow wareesi kaliyemiyaa misnah xukun iyo rafacaan midnah malahayiyaa ee tankaleh qareen labada dhan udoodayow malahamiyaa ee waxa aya guul kagaartey majiraan haa iyo may

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii qof muslima oo soomaaliya laleeyahay waa midgaan kuwa iyagaa migboah oowaliba cadho alaah dhacaday aakhiirona i.aahaay jahanaba ayaa idin sugaaysa

  • @mustafadaahir1560
    @mustafadaahir1560 2 หลายเดือนก่อน

    Galkacayo ilaa buur hakab waxaa ka talin jiray taarikhda sida lagu hayo reerka madhibaanka

  • @maxamuudkhalar5056
    @maxamuudkhalar5056 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daahiro kafiirso oo kiiskaan u gudbi laamaha amaanka ,run iyo been wixii soobaxa hala arko?

  • @hassannur7443
    @hassannur7443 2 หลายเดือนก่อน

    Bismillahi 9 gabdhood iyo 4 wiil. Cajiib

  • @Zurich527
    @Zurich527 2 หลายเดือนก่อน +4

    Midgaan waa midgin micnaha maqaarka waa la midgiyaa marka la doonayo in la isticmaalo sida in xarig laga dhigo kabo laga tosho saasaa midgaan loo yiri

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 2 หลายเดือนก่อน +2

      Ninkii janada laga waayo aya midgaan ah. Wa anigoo ah naag laandheere ah😉

    • @Zurich527
      @Zurich527 2 หลายเดือนก่อน

      @@bluerain3282 ima Aadan fahmin Aniga kelmedda midgaan baan micneynaye mooyee dad maba haysanin walal farsamada uunbaa Ka hadlayo qofna ma sheegin

    • @GF-fk4is
      @GF-fk4is 2 หลายเดือนก่อน

      Cunsuri xun baad tahay
      Midgaan adigaa ah

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 2 หลายเดือนก่อน

      فليقل خيرا أو ليصمت

  • @MursalJamac-u4y
    @MursalJamac-u4y 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir rijal noolaw adiyo geesiyada soomaliyeed ee dareenkaaso kale leh

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 หลายเดือนก่อน +3

    War wuu xishoonaa wax siiya wiilka

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shiekh xasan daahir awees maxaa keenay swrkisa mesha iimanka ale kaa qaadye ninkaani muusan sheegin sheekh xasan dahir awewse nin hg ah oo ceyr ayanle ah oo hebel ladhoho baa baahey dilay buu dhahaye sxbkiis buuna ahaye xaaran ayad shaqeesanesaa adunku waa 2 maalin 2daas maalin xalal raadso waa iga talo wadadkas miskinkaa oo maxbuuskana amaan usii swradiisa

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 หลายเดือนก่อน

    Habargidir waa mooryan rabi ma yaqaanan.

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 2 หลายเดือนก่อน

    Gool baa laysku dilaa habargodir maxaa goolkaniiga dhalisay sanadwalba iyadaa qaaada koobka gobolada

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 2 หลายเดือนก่อน +1

    Suaalaha ka yaree Daahir calasow

  • @burhanfarah4842
    @burhanfarah4842 2 หลายเดือนก่อน

    Xero ruush ah ayuu degnaa

  • @DicisDable
    @DicisDable 2 หลายเดือนก่อน

    Dahir sida carurta bu uhadla dhaxalka side uqebsaneysin

  • @cabdifataxbile3603
    @cabdifataxbile3603 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha ha ku sahlo wll

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fadlan caawiya

  • @CoinhvHiifDCuin-fr3jk
    @CoinhvHiifDCuin-fr3jk 2 หลายเดือนก่อน

    Habargidir runta are from hiiran😊 habgargidirta puntland wa iska daarood mj😂😂 waxa idin xoreendiona inshallah 😊😊

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 2 หลายเดือนก่อน

    Qofkii xamar joogay 1993 carwo idka gaari kostar ah ayaa leysku qabsaday 1000 shilin labadii nin oo isdaagalay 8 qofood ayay galaafatay xabadihii kunka shilin ka biloowday

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 2 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi daajir calisow waa, nin, nasab, ah, oo, sharaf leh

  • @maxamuudkhalar5056
    @maxamuudkhalar5056 2 หลายเดือนก่อน

    Sababtoo ah waa siyaasad cusub oo shabaah ay kadambayso fadlan ka fiirso?!

  • @HaYahk-z5v
    @HaYahk-z5v 2 หลายเดือนก่อน

    Iyo ràtigii

  • @aminaawmuuse9254
    @aminaawmuuse9254 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wxn ahey wiil somaaliyeed oo agoonimo kusoo korey mana donayo in aan wx ogaansiiyo

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 2 หลายเดือนก่อน

    Bamilah beentii ugu waynayd sedax jir ayaan ahaa aabahay ayaan cunto ugly jiray ilaah ka baq oo beenta daa subxaanalah

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nin daacada iimaanna leh

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 หลายเดือนก่อน

    Waa gob laxumeeyey weeye. Kadibana sidii loo faquuqayey bey iska qalbi jabeen.

  • @farhiahaji8649
    @farhiahaji8649 2 หลายเดือนก่อน

    Somliya waxay ka dagi la dahay wa uqubadan xaq darada laysku dilayo

  • @ceelqode12
    @ceelqode12 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaakiimta..2006

  • @mohamedabdirahman3706
    @mohamedabdirahman3706 2 หลายเดือนก่อน

    Dahir haddi aad case-kan in aad xalisaad kugeysata Maxkamada waxa lo aqonsana supreme court -nimo

  • @FadumoAbdulqadir-i7t
    @FadumoAbdulqadir-i7t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha unaxareesto Abahaa Adina Aha xufifdiyo qaesen Aha kagasooqaado soimalida daxun baakujiro iyo da fiican sisda Adiga iyo Abahaa

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka la heeb sooro oo dhanbaa iimaan leh,ninkaan 30 $ ayuu kuu sheegay,lkn laandheerayaal 300$ ku dhihi lahaa.

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa xalaal quuudasho runtii