Cabdi tahliil halkuu dambeeyey?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • nagala soo xidhiidh:
    cabdimaalig3@hotmail.com
    cabdimaalig@gmail.com
    sindibaad,
    +252634431955 ama +252659300984
    twitter: abdilmaalik
    Skype:abdilmaalik
    facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon

ความคิดเห็น • 205

  • @mohamedomarjowhari4338
    @mohamedomarjowhari4338 8 ปีที่แล้ว +13

    mida labaad walal cabdi maalik coldoon howshaan aad umaddada u heyso waxan ku leeyahay ajir iyo xasanaad alle hakaa siiyo

  • @drsfowzia6950
    @drsfowzia6950 8 ปีที่แล้ว +9

    caafimaad deg deg ah allaha u soo dajiyo fanaankeena aamiin yaa rabbi

  • @habiboahmed9496
    @habiboahmed9496 7 ปีที่แล้ว +1

    Alaah hu Agbar Ilaahey ca caafiyo Asaga iyo inti xanuunsan oo muslim ah C/maalik Ajar Alle hakaasiiyo Aduun iyo Aqiro Amiin

  • @ابوشير
    @ابوشير 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ahay gabdh soomaaliyeed oo fankeeda iyo fanaanteeda aad u jecel markaan cabdi tshliil warkiisa maqlo ama heesihiiss waan ooyaa ilaahay ha u gargaaro cabdi tahliil warsame intii dhimatayna ilaahay ha naxariisto Aamiiiiin

  • @asiaukash9175
    @asiaukash9175 6 ปีที่แล้ว +4

    alle haunaxariisto adeer abdi tahlil janada alle hakugu bishareeyo

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 6 ปีที่แล้ว +2

    Allaa wll ugur madaa
    Alle haa idin dhawree
    Somaalaaay

  • @shuushuu6668
    @shuushuu6668 8 ปีที่แล้ว +2

    Illaahow caafimaad dag dag ah sii tahliil Warsame Aamiin yaa rabbi

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy Caafimaad Dagdagga Ha Siiyo Aaamin Aamin

  • @umukheiruthman8569
    @umukheiruthman8569 8 ปีที่แล้ว +1

    illahay caafimaat taam ah hasiiyo bijaahi rasuul fadligiisa scw amiin

  • @Abdirahman-Cideeye
    @Abdirahman-Cideeye 6 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha dhowro cafimaad alle ha siiyo
    Coldoon iyo koxdaas alle ha idinxifdiyo

  • @yusuufgeraad5023
    @yusuufgeraad5023 5 ปีที่แล้ว +1

    wlhi abti tahliil 2013 Nairobi ayaan ku soo arkay asaga oo adeeganaya oo bac alaab ku watay nin caafimaad qabo ayuu ahaa , duruufo aduun ayaa sidaan ka dhigay ilaah ha caafiyo , u duceeya walaal

  • @cabdirisaaqibraahim1367
    @cabdirisaaqibraahim1367 4 ปีที่แล้ว

    C.maalik Muuse Coldoon Alle ha kaa abaaliyo u adeegida bulshada soomaaliyeed. Aamiin...

  • @fowziajama4741
    @fowziajama4741 8 ปีที่แล้ว +3

    Cabdimaalik illaahay kor ha ku yeelo cadowgaagana ha jabo Aamiin waxaad tahay qof qalbi wanaagsan ka madhan qabyaalad iyo gobolaysi viva muslinimo

  • @umuzubeyr9114
    @umuzubeyr9114 8 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHEY ha caafiyo dambi dhaafna ALLAH ha uga dhigo . cabdimalik adigana ILLAAHEY miisanka xasanaadka ha kuu saaro.

  • @amiirkaamiirada1362
    @amiirkaamiirada1362 7 ปีที่แล้ว

    xanuunka iyo baahida qofkii kugu nacaa misana dharag iyo cafimaad kugu soracaa inuusa aqoon wax bila aadanimo ah aabo cl tahliil dhamaanteen hadayna xita wax hayn wa inaan uducaynaa amiin

  • @shaaficixassan5294
    @shaaficixassan5294 8 ปีที่แล้ว +36

    walee ninkan cabdi malig waa duca qabe

  • @maxamadcumar9017
    @maxamadcumar9017 6 ปีที่แล้ว +1

    alloow cafimaad taama sii allow cafimad dagdaga ha siiyo cabdi tahliil warsame

  • @qarandoonjararaawi1995
    @qarandoonjararaawi1995 8 ปีที่แล้ว +1

    masha alah walal cabdi malig.ilahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo maridkana ilahay ha ino cafiyo

  • @AphataahMohammedGiryaad
    @AphataahMohammedGiryaad 8 ปีที่แล้ว +1

    Jazzakallah Alle mIisaanka Xasanaadka ha kuugu Daro Abdimalik waxaad Tahay Qof ku dayasho mudan

  • @ayaanabdinor1602
    @ayaanabdinor1602 8 ปีที่แล้ว +2

    illahey cafimaad ha siiyo dag dag ah insha allaah alle aa ka qadi cudurka

  • @djiboutisomalisongs7505
    @djiboutisomalisongs7505 8 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay caafimad ha siiyo amiin amiin

  • @Hooda36
    @Hooda36 8 ปีที่แล้ว +5

    inshallah waxaan Allaah uga baryayaa cafimaad farabadan inuu helo cabdimaalik walaal waxaad tahay ruux illaahay qiimo iyo qaayo udhameeye oo dadnimada yaqaana illaahay muraadkaga hakulaqabto👍

  • @Somali_Wadani
    @Somali_Wadani 8 ปีที่แล้ว +3

    Abdi Tahliilna Cafimaad Sareeca Allaha Siiyo

  • @mohamedaidarus8662
    @mohamedaidarus8662 8 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha caafiyo cabdi tahlil warsame waka xumahy. adne coldoon ajir iyo xasinaad Alle hakaa siiyo

  • @ruunadan3313
    @ruunadan3313 8 ปีที่แล้ว

    alhu akbar wlhi mar kaan ar kay waan ooye aabo somaliyed oo xanuun sanaayo ee alha caafiyo qofki wax u awoodo ha caawiyo

  • @hibomuse4336
    @hibomuse4336 8 ปีที่แล้ว +1

    allaha kaa aball mariyo cabdimalik umada wax haysa iyo inta ubaahan bad istustaane. hadan kagudbo codkisii macana hada cidna wax uguma qabane ku quuso fananow wada tobad kena halkii idiin roon uun rarka dhigta ilahow caawi oso wada hanuuni inakoo dhan cafimad iyo cawimo tabi baa leh wanse dadaaleynaa balkuwa showyada lacagaha waalida ah ku qaata maxey wax isu tari waayeen ya allah

  • @ugbaadabdi4787
    @ugbaadabdi4787 4 ปีที่แล้ว +1

    Allh ha u naxariisto cabdi tahliil watsamr😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir 8 ปีที่แล้ว +8

    Aduunyo WaaTaa
    Qiimo badan malaha
    Alaah hasahlo Amuuraha

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 7 ปีที่แล้ว +1

    allahu akbar illahow cafimatsi waxwalba adigaa awooda aamiin

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 8 ปีที่แล้ว +2

    ax wlaahi waan jijiricodey aad baan uga xumahay ilahay waxaan uga baryaya cafimaad deg deg ah in uu
    ilahay siiyo aamin yaa rabbi

  • @Somali_Wadani
    @Somali_Wadani 8 ปีที่แล้ว +1

    Ajar Iyo Xasanaad
    Allaha Kasiiyo
    Cabdimalik Xaaji Muuse Coldoon
    Somalina Qabiil Bey Wax Isku Siyaan Walalo Qabiilka Iska Daaya Caawiya Walalkin Wana Fanan Qarane

  • @samiiraxirey1596
    @samiiraxirey1596 6 ปีที่แล้ว +1

    illaahay caafimaad haku siiyo Aamiin yaarabi

  • @hamdidayib1899
    @hamdidayib1899 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah coldonwalalkey allah haka so daayo🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 8 ปีที่แล้ว

    Yaa Allah adigaan baahan Allow waxaan ka baryeynaa aniga iyo walaalaha soomaaliyeed in aad ducada noo aqbasho Yaa Rabbi caafimaad deg deg sii Cabdi Tahliil iyo dhamaan inta la imidka ee xanuunsanaya aamiin ,walaalkey cabdimalik Allah ha ku darajeeyo iyo meeqam sare sxb ajar iyo xasanaad Allah ha kuugu badalo khayrka aad samaynayso Allah ha kugu garab galo aamiin...

  • @abdirashidahmed3499
    @abdirashidahmed3499 4 ปีที่แล้ว

    Allow Cabdi inta xanuunsanba caafi. Cooldoon iyi inta xaqdarrada ku xirana ka soo furfur . AAAAAMIIIN

  • @mushtaaqcadeey980
    @mushtaaqcadeey980 8 ปีที่แล้ว +1

    allaha caafiyo c.tahliil c.maalik aadaa umahadsantahay

  • @samiiraali2122
    @samiiraali2122 8 ปีที่แล้ว +2

    allah hacaafiyo allah ayaa caafinkara amiin yaarabi

  • @mohamedzambe1353
    @mohamedzambe1353 8 ปีที่แล้ว +2

    ALLAH HANO CAFIYO HADRAWI IYO SANGUB IYO CABDI TAHLIIL

  • @mohamedomarjowhari4338
    @mohamedomarjowhari4338 8 ปีที่แล้ว +1

    Allah caafimaad deg deg ah ha siiyo walalken mida kale duco kaliya aan kaga harine walalayaal walalken intaan ku caaawin karno aan gaarsiino insha allah aaqiro ayaan ka heleynaa

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 8 ปีที่แล้ว +6

    coldoon ilaahay khayr buu kusiin waanu aragnaa walaalkaa sidaa aad xanuunka ula qaybsatay , soomaali dhaba oo damiirkiisu weli nool yahay ,cabdi tahliil dhakhtar buu u baahan yhy .dawlada xun ee xasan dhuuso dadka kalaba turkiga wuu geeyaaye cabdi muwaadin maaha miyaa lama qabiil aha haaa

  • @selmaabdi3575
    @selmaabdi3575 8 ปีที่แล้ว +4

    ilhay ha cafiyo isaga iyo umada muslimka ah oo dhan

  • @mukhtaar_officiel
    @mukhtaar_officiel 4 ปีที่แล้ว

    Aaaaaxxxxxx Waay cabdi tahliil warsame ilaahay haaku Caafiyo oo haaku naaxaristo😭😭😭😭🙏🙏🙏

  • @maryanomar4126
    @maryanomar4126 8 ปีที่แล้ว +1

    masha alah alah cafiyo adne ajar hakasiyo walal ad bad uficanthy halka kasiwad dadalka

  • @fadma638
    @fadma638 7 ปีที่แล้ว +1

    Rabiyoow cafi iyo caafimaadsii inshllh

  • @caashoali3097
    @caashoali3097 8 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 sorry abdi tahaliil illahay waxan kaga baryayaa caafimaad taam ah insha allah bi.idnillah abdimalik illaha haku xifdiyo aduun iyo akhiroba halkaa kasii wad shaqadaa aad umadada uhaysid insha allah guulayso goor iyo alayl

  • @najmakhalif9987
    @najmakhalif9987 4 ปีที่แล้ว

    Alaha ku barakeeyo coldoon alahayow u gar gar Muslims

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle yaa Raxma Raaximmin .

  • @abdi1502
    @abdi1502 4 ปีที่แล้ว

    Cabdimaalik m coldoon allah haka soo daayo xabsiga muuse handaraab

  • @warismaxamud6889
    @warismaxamud6889 8 ปีที่แล้ว +3

    Allaha caafiyo maskiin

  • @qurxintaguriga9327
    @qurxintaguriga9327 8 ปีที่แล้ว +1

    Allahyow cafimad u so daji yaa rabii yaa raxman

  • @khadarsubaggoroy1159
    @khadarsubaggoroy1159 8 ปีที่แล้ว +1

    alle ha siiyo cafimaad dag dag ah

  • @yasminyusuf6657
    @yasminyusuf6657 8 ปีที่แล้ว +1

    Cafimaad deg deg ah siyo inshallha. Amiin rabi

  • @nasteehamohamed5570
    @nasteehamohamed5570 8 ปีที่แล้ว +1

    ilaahy ha caafiyo abwaanka, fanaanka waxaan idinka codsanynaa in aad counto suu bisaan anagana aan sadaqada labaxno plz anagana wixi garab ah waan ku kaalmeeynynaa somali hadaan nahy

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 8 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha caafiyo Fannaanka Cabdi Tahliil warsame

  • @waayoarag3460
    @waayoarag3460 8 ปีที่แล้ว +2

    aamiin fay iyo cafimaad aamiin

  • @abdirashid7055
    @abdirashid7055 8 ปีที่แล้ว +7

    Rer koonfur markay dad kogi dayaceen ayaa adiga ilahaay ku so diray masha Allah ilahaay ha caafiyo abdi tahliil

    • @qofnahaqursan2827
      @qofnahaqursan2827 8 ปีที่แล้ว

      illah hacafiyo

    • @mohamedadam4754
      @mohamedadam4754 8 ปีที่แล้ว

      Ninkaas Haldal wanaagsani kama soo yeedhin, adiguna xaal qaado oo ha ku dayan. Lakiin dadkeena liita hadaynu kaalmayn wayno ama u naxariisan wayno . Naxariista Allaah waa inaga fogaanaysaa, halaagna waynu ku sugnaanaynaa. Qofkii Allaah Naxariis ka doonyoow Naxariiso.

    • @mohamedzambe1353
      @mohamedzambe1353 8 ปีที่แล้ว

      DOQON

    • @abdirashid7055
      @abdirashid7055 8 ปีที่แล้ว

      Ha biqlayso

    • @abdirazakmohamed9210
      @abdirazakmohamed9210 7 ปีที่แล้ว +1

      abdi rashid jahil nimadada inta miyay mareysa idinka xita tubeec wax wad u qaban weyden muqdisho aya lacag logu so diray ka dibna muqdisho aya lagu dugay oo aas qaran aya lo sameyey nacas

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 4 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha caafiyo aamiin aamiin

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 6 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay haw naxariisto saaka ayuu dhintay

  • @qureeshabdirahamaanmacalin2326
    @qureeshabdirahamaanmacalin2326 8 ปีที่แล้ว +1

    allaha caafiyo fanankii caanka ahaa

  • @intaawaalanadeerkod1138
    @intaawaalanadeerkod1138 8 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay cafimaad ha siiyo

  • @kalsamewarsame7936
    @kalsamewarsame7936 8 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow caafi cabdi tahliil. wada wada wada howshan wada

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir 8 ปีที่แล้ว +3

    Alaah Hacaafiyo
    abditahliil Warsame

  • @cabdirisaaqibraahim1367
    @cabdirisaaqibraahim1367 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto Cabdi Tahliil Warsame. Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @AhmedAli-jh2tu
    @AhmedAli-jh2tu 4 ปีที่แล้ว

    Mr coldon legend nin weyne garab kaaga alaha galo

  • @subeerilmi9800
    @subeerilmi9800 8 ปีที่แล้ว +1

    Cabdimalik burco haku so laaban haku gu deeqdo muqdisho

  • @seidali6792
    @seidali6792 8 ปีที่แล้ว +1

    allah hacafiyo dhaman umada musliminda ah

  • @maslahosmanomar4974
    @maslahosmanomar4974 7 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi maalikh sh.muuse coldoon waxaa tahay nin howlkar ah ardayda somalida waxaa Oran lahaa taarikhda ha lagu xuso wax halaga qoro wanaaga oo sameeyi awgeed

  • @khalidawga4985
    @khalidawga4985 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto

  • @abrahamhashimiuk103
    @abrahamhashimiuk103 2 ปีที่แล้ว

    Allah u Naxariisto

  • @kalsamewarsame7936
    @kalsamewarsame7936 8 ปีที่แล้ว +2

    cabdimaalik adiga iyo kooxdaada Alle haydiin gargaaro

  • @taqiyachannel7445
    @taqiyachannel7445 8 ปีที่แล้ว +1

    inalila wa ineilley ragiune 😢 illahow dambidaf uu kaa dhiig

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxa maqli jiray uun qofkasta oo fanaana waxa u ku danbeeyaa silic alle ha caafiyo inta Fanka ku jirtaayna ku tusaale qaata oo alle u toobad keena

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow caafi aamiin

  • @rumaanrumaan8165
    @rumaanrumaan8165 4 ปีที่แล้ว

    C.maalik allow daa waa wadani dhulkiiza io dadkiiza ushaqaynaya

  • @hibusomalia9245
    @hibusomalia9245 8 ปีที่แล้ว +3

    illaha wya waxida waxn uga baryaya in uu cafimad dag daga seeyo

  • @asmoaadan2250
    @asmoaadan2250 8 ปีที่แล้ว +1

    ilaah ha caafiyo ilaah adna ajarhakaasiiyo

  • @Mubarik_mk
    @Mubarik_mk 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha caafiyoH abditahliil warsame

  • @alamoudi1996
    @alamoudi1996 6 ปีที่แล้ว +3

    alla maxaan tahy qof wanaaga jecl coldoon maaha ee waa sama doon magaca

  • @umxassan4039
    @umxassan4039 8 ปีที่แล้ว +1

    allow cafimat sii yaa rabi

  • @sucdiafnaan9870
    @sucdiafnaan9870 8 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 illahey Hano Caafiyo adeer

  • @fathiharir
    @fathiharir 8 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay ha shaafiyo Abdi tahliil warsame

  • @duqowpoiofficiall9237
    @duqowpoiofficiall9237 4 ปีที่แล้ว

    ilaahEY kher haku siiyo

  • @aqaadirkhaliif7653
    @aqaadirkhaliif7653 8 ปีที่แล้ว +1

    Allaha caafiyo Abdi tahlil

  • @samsamcusmaan3475
    @samsamcusmaan3475 7 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow caafimaad degdeg ah sii isaga iyo I slamkaba

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 7 ปีที่แล้ว +14

    Ax ax ax cabdi tahaliil aaba wlh halkaas uma qalantid

  • @hhassan3273
    @hhassan3273 7 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha cafiyo

  • @russianqbc2996
    @russianqbc2996 2 ปีที่แล้ว

    Allahayow rahmada uguu deeq adiga aya deeq baxshee

  • @akramaabdi2377
    @akramaabdi2377 3 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto🤲

  • @fowsiyofaragab2783
    @fowsiyofaragab2783 6 ปีที่แล้ว +1

    Illahay ha cafiyo

  • @fatushlucky5157
    @fatushlucky5157 8 ปีที่แล้ว +1

    allow cafimad buxo uso adeji inshaAllah

  • @Roodacabdi13
    @Roodacabdi13 8 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay hacaafiyo

  • @nimcoaweys286
    @nimcoaweys286 8 ปีที่แล้ว +1

    ilahayoow caafi adaa weyne

  • @abdiqadar4302
    @abdiqadar4302 8 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah ha caafiyo

  • @gawadhajclsomalinimada211
    @gawadhajclsomalinimada211 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow cafimad dag dag ah sii

  • @cabdullahixuseen8141
    @cabdullahixuseen8141 4 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo

  • @maamemmg3559
    @maamemmg3559 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah hacafiyo

  • @abdidulimusiiwoallahakugur9005
    @abdidulimusiiwoallahakugur9005 8 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay caafimad dag dag hasiyo

  • @KAROTO2424
    @KAROTO2424 7 ปีที่แล้ว +1

    somaliyay cabdi tahlil wadani ancawino an la xirirno olaha kalme kuwan plz thanks coldon

  • @abdiahmad8305
    @abdiahmad8305 8 ปีที่แล้ว +1

    bismilahi hadaanba dhagaysanayey heestii uqaadi jirey tahliil we ugaaso runtii the best legend caan ah allah caaafiyo lkn cabdimalik ??????

    • @cabsihabane1882
      @cabsihabane1882 8 ปีที่แล้ว

      #abdiahmed hadalka soo wada tuur aabo

    • @abdiwalidhabbake
      @abdiwalidhabbake 8 ปีที่แล้ว

      lkn??????????????????????????????
      hadalka ha lacabsoon

    • @abdiahmad8305
      @abdiahmad8305 8 ปีที่แล้ว

      ninkaan shaqadiisa anigu uma bogin nacasnimo Lee weeye

    • @abdiahmad8305
      @abdiahmad8305 8 ปีที่แล้ว

      magac lees rabaa

  • @sahalmedia2126
    @sahalmedia2126 8 ปีที่แล้ว +2

    allah caafiyo