Cabdiqaadir Xuseen Mayow - Buunis (Helow) Halow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @Said-e3y
    @Said-e3y 8 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxaa hore u qaaday oo lahaa Axmeday Abuubakar.

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 6 ปีที่แล้ว +26

    Halkaan wxn u imid Xusuus darteed maanta 💙💖 11/3/2018

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 ปีที่แล้ว +7

    Keligee baan moodi
    Jirey ileen umadu waa
    Bukaan socod daawo
    Kaqaato halkan🤣❤🙏

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 2 ปีที่แล้ว

    Hadimooday Awgaa...Hayyikacay Markii aan is haleeli....is haleeliweeynee

  • @ikraanladan8497
    @ikraanladan8497 4 ปีที่แล้ว +3

    Bal fiiriya somaalay sidow buunis u heesaayo iyo kuwa fanaaniin isku sheega ah

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamhamba i baxeyso hosbad u hadashay ma hoyga la joga hunoy darada hurdadi iga haday adna howlaheni weli mad hirgelinine waxan hibanaya weli halki zn ku kulanay hasawaheni habenki riyiday halo halo ma i maqleysa best song

  • @nuurcalinuur7584
    @nuurcalinuur7584 ปีที่แล้ว +1

    Ish calaa xasuuus gabadhi aan u qaadi jiray heeskaan lacala inaan commentigaan aragtaa laga yabaahe waaku salamay waxi dhacayne calafkaa sidaa yiri qalad kuma laheen aniga

  • @hanadyaabshe5596
    @hanadyaabshe5596 8 หลายเดือนก่อน

    Hameenkii isniintii daawo qoftìi

  • @sahrobucul5187
    @sahrobucul5187 5 ปีที่แล้ว +6

    Fanaaniinta hada heesta intooda badan fanka ayeey ceebeynayaan marka loo fiiriyo ragaan

  • @AbdirahimIprahim
    @AbdirahimIprahim หลายเดือนก่อน

    Xasuusta dadka isku xidhe waxaan soo booqday 6/9/ 2024

  • @abdirahmanmacalin599
    @abdirahmanmacalin599 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasuuso iyo dhalinyaronimadii👑

  • @ahmedosman6121
    @ahmedosman6121 8 ปีที่แล้ว +3

    hn daradaa hurdadi ka go'a yee waxan hibanayaa weli halki an ku kalany iyo hasawaheni hbnki isninta alla ya cizak

  • @abokorcabdi744
    @abokorcabdi744 9 ปีที่แล้ว +3

    anigoo yar baan dhagaysan jiray heestan dabayaaqadii qarnigii labaatanaad axmedey abuubakar ayaa qaadi jiray (waxan hibanayaa halkii weli halkii aan ku kulaniyo habeenkii isniintii )

  • @sahraabdi4748
    @sahraabdi4748 3 ปีที่แล้ว +4

    xasustu wa maguuran 😢😢😢31.12.2020

    • @zamiirdaacad...3474
      @zamiirdaacad...3474 2 ปีที่แล้ว +1

      Xaged ku dambaysay 2022....😅

    • @sahraabdi4748
      @sahraabdi4748 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣weykan .1.24.2022

    • @zamiirdaacad...3474
      @zamiirdaacad...3474 2 ปีที่แล้ว

      @@sahraabdi4748 waa ku arkaa😅😅

    • @sahraabdi4748
      @sahraabdi4748 2 ปีที่แล้ว

      @@zamiirdaacad...3474 thanks 💯✅❤wano sanadka danbo bishan cml insha allah

    • @zamiirdaacad...3474
      @zamiirdaacad...3474 2 ปีที่แล้ว

      @@sahraabdi4748 hadaynan lama heli karo noqonin waynu........

  • @MaliAussie
    @MaliAussie 14 ปีที่แล้ว +6

    Dalmar, this is Buunis. C/qaadir Xuseen Mayow Halaag Buunis!
    And you're right, Axmadey Abu-bakar is the original singer of this song.

    • @abdirahman0787
      @abdirahman0787 8 ปีที่แล้ว +2

      Hees fanaan kale leeyahay hadii aad qaadayso waa in sida Buunis oo kale aad gaarsiiso meesha ay mudan tahay.

    • @abdirahmanmukhtar5710
      @abdirahmanmukhtar5710 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Wardi aadoo weyn

  • @MrMire001
    @MrMire001 ปีที่แล้ว

    Habeenkiii isniintii 2002 CW
    Sahra dawo

  • @deqsanmoha3091
    @deqsanmoha3091 ปีที่แล้ว +1

    Ogiyalaha muxu laa sitaa

  • @hoodofanax7563
    @hoodofanax7563 6 ปีที่แล้ว +2

    wali hada ayn dawada wn jacelahay heesta /6/5 2018

  • @kadraelmi9766
    @kadraelmi9766 2 ปีที่แล้ว

    Jacayl waa kaas

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 4 ปีที่แล้ว +3

    Muu nool yahey fanaankani hadii uu geeeriyodey alle haw naxariisto

  • @KarlFromEuropa
    @KarlFromEuropa 7 ปีที่แล้ว +2

    Waxay ka mid tahay heesihii Axmadeey Abuubakar lagu yaqaaney. Waan ku faraxsanahey in aan maqlo. Ahmadeey adigaa ku madahsan heestaan qiimaha badan. Buunis ma xuma, waad dadaashey.

  • @abbesson15
    @abbesson15 4 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo!! Codkii Axmadeey Abubakar soo u keenay? Waa cajiib 😎. BUUNIS WAA LAGUU XIISAY. Fannaan weyn ayaad tahay..

    • @abdirahmanmukhtar5710
      @abdirahmanmukhtar5710 4 ปีที่แล้ว

      Caweyska Dalmar buunis wuu nool yahay, in kastoo adduunkaba naxariistaba lagu rabo

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +1

      Abdirahman Mukhtar haa waan arkay isaga oo ka hadlaya SRTV aaskii aun Dauud Masxaf Jigjiga

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 6 ปีที่แล้ว +2

    waayo waayo xasuustay

  • @LaakoTv
    @LaakoTv 5 ปีที่แล้ว +6

    heestaan anoo yar bn dhegaystay 2006 😢😢xasuus 2018

    • @abbesson15
      @abbesson15 4 ปีที่แล้ว

      Fannaan waa kanaa.. Aniga waxaan nasiib u yeeshey in aan teaterkeeni ku arko.. Buunis style qaas ah ayuu leeyahay..

    • @abbesson15
      @abbesson15 4 ปีที่แล้ว

      Samka.. 1986 ayaan teaterka ku arkay(:

    • @abdirahmanmukhtar5710
      @abdirahmanmukhtar5710 4 ปีที่แล้ว

      abbe abbesson 1986 waa markaan dhashay

    • @abdirahmanmukhtar5710
      @abdirahmanmukhtar5710 4 ปีที่แล้ว

      abbe abbesson haddana heesihi hore waan ka helaa

    • @abbesson15
      @abbesson15 4 ปีที่แล้ว

      Dhallinyaro Aad tihiin(: 1986/87 anigaduggsi sare 15-may Ayaan ka baxay(;

  • @nuuraali4386
    @nuuraali4386 4 ปีที่แล้ว

    𝔸𝕩𝕤𝕒𝕟 𝕪𝕒𝕒 𝒄𝒐𝒅 17𝒐𝒄𝒕𝒐𝒃𝒆𝒓 2020

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Camari leh heskan aun

  • @saladxasanxusenkoobin4501
    @saladxasanxusenkoobin4501 2 ปีที่แล้ว

    1

  • @mohalane8544
    @mohalane8544 ปีที่แล้ว

    🎉

  • @saleemaanabdihirsi2821
    @saleemaanabdihirsi2821 3 ปีที่แล้ว

    01 novembre 2021

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

    Aun axmadey abubakar camari keh

  • @ayaanaragsan5113
    @ayaanaragsan5113 6 ปีที่แล้ว +1

    Nuur eebo heeskaan wuu xaday miyaa asagaaa KU maqlay buunis wax kle wye

    • @ugaasyare9466
      @ugaasyare9466 6 ปีที่แล้ว +1

      Ayaan Aragsan nuur eebo nin hees xada kaweyn halkaa raali gelin kabixi
      nuur asagoo qaadaya heeskan anigu ma arag.
      haddeyse jirto inow qaadey waa caadi
      Kan iminka qaadayaba malahan originalka heeska waxaa is kale Axmadey abuubakar Al camaari Fanaan leyraa oo Indhoolaa

    • @husseinmahamud7708
      @husseinmahamud7708 4 ปีที่แล้ว +1

      Heeskan Waxaa original iska leh axmedey abuukar Al-camaari wll