Cidlada Qurbaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Buugga Isbuuca
    / 1629987.assault_at_mog...
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com

ความคิดเห็น • 355

  • @hosowpro
    @hosowpro 3 ปีที่แล้ว +152

    AWDHEERE 2O sano ka badan ma cuni MALAB yaraantaydii ayaan nacay, wax AF la saaaro Malab ayaan ugu necbahay, xitaa mar ayaan aragiisa ku matagi jiray. yaa ila mida tolow

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +39

      Subxanallah waa sheeko cajiib ah 😨.
      Amaa ila kaftameysa masuul ?

    • @antospubg7116
      @antospubg7116 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh hosow sxbow hadii malab uu xararyahay maxaa Ku Mac😂😂😂

    • @abdiahmed934
      @abdiahmed934 3 ปีที่แล้ว +3

      Wallhi anaa kulamida malabka waa necbahay

    • @barakaat728
      @barakaat728 3 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi aniga urtiisa i dhibta 😑😑

    • @abdukadiromar4980
      @abdukadiromar4980 3 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhh

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 3 ปีที่แล้ว +96

    Laga bilaabo sacadan xeerka cuna karinta ayaa kuqabtay

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +5

      🙌🏾🤣🤣sharci aa ka yaalo

    • @farah1ali970
      @farah1ali970 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂

    • @shashowabdalla3496
      @shashowabdalla3496 3 ปีที่แล้ว +3

      Sxb 2 kilo oo yaanyo ah aa iga gubatay marka yaan uheystaa waliba waxa ka siidaran 5 xabo oo ukun ah iga qasaartay caawa iskakey ilaali bidiyaan wataahe

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +1

      @@shashowabdalla3496 🤣🤣🤣🙌🏾

    • @Moogane
      @Moogane 3 ปีที่แล้ว +1

      Nio shuceyb Waalgu waaye xagee gashe

  • @adnan-hl2hq
    @adnan-hl2hq 3 ปีที่แล้ว +33

    Owdheere maanta yaa ku duceeya WAAD fadhiisatay😂😂😂😂😂

  • @suheebjamac4079
    @suheebjamac4079 3 ปีที่แล้ว +12

    1977 afduubki diyaaradis lufthansa.
    Waaa waqti ay soomaliya awood laheed 😔😢

  • @zemadaudali926
    @zemadaudali926 3 ปีที่แล้ว +10

    Maya ma maqlin hamada nio no so gudbi like waaba saaraye makosi celinaayi dawashda 🙋🏻‍♀️💪🏼🤣🤣🤣

  • @asiyoomar2068
    @asiyoomar2068 3 ปีที่แล้ว +6

    Dadkii caanka ahaaba hadeey muuqaaladaada daawanayan mar dhow insha Allah somaliya oo dhan ayaa ku daawan doobta horay u soco ❤️🙏🏿🙏🏿

  • @abdullahiisak10
    @abdullahiisak10 3 ปีที่แล้ว +6

    Waw awdheere vedio nosobadi weak at last 3 vedio xitaa so gali hdey macqul tahay wxan rajeena ina codsigega ii tix glin doonto I.a shukran 🥰💥

  • @mmlahm
    @mmlahm 3 ปีที่แล้ว +2

    Vidio makerka ugu wanagsan ee somali ah

  • @hapanecadee8091
    @hapanecadee8091 3 ปีที่แล้ว +9

    Ramadan wxaa ka dhiman kaiya bisha shacbaan oo maanta bilaabatay allah nagaarsiiyo dhamaanteen bisha Ramadaan yaa allah nabad nagu geey Ramadan ❣❣❣❣❣❣🏁

    • @sayidcali6503
      @sayidcali6503 3 ปีที่แล้ว

      Wakhtigu dagdagi ogaa ramadn inta la gaadhy ayaa laga paxy welipana
      Supxaanallah

  • @cabdiraxmaan_younis.
    @cabdiraxmaan_younis. 3 ปีที่แล้ว +4

    Wr Ninkan Wxa Uu U Qalmaa Xaqiiq Marka Laga Hadlayo 2 Million Runtii Wow Waa TH-camr Cajiib. MASHALAH Wllo Keep Going Xaqiiqdii You're Legend.

  • @alaymani6002
    @alaymani6002 3 ปีที่แล้ว +1

    Diyaaradda ay somaliya badbaadisay wan maqlay wanan ka dhargay balse dadka inaad ugu celiso ood uga sheekayso ayaa fiican haddi kalana ha isku dhibine hawlaheeni kale iska wad ❤️🌹

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +3

    Diyaaradii IntaaS oo dali Soomartay WeeyaaN ay QiyaanO Qaas ah lagu Sameeyay Keep Up

  • @DrAdnanAbdallah
    @DrAdnanAbdallah 3 ปีที่แล้ว +5

    Great man Awdheere - Hamada, qaabka soo jedintaada iyo muuqaal sameyntaada waa cajiib runtii. Horay usoco walaalkey. Mustaqbal quruxbadan ayaan kuu rajeynayaa.

  • @najiibmaajid4047
    @najiibmaajid4047 3 ปีที่แล้ว +2

    Coming soon
    13k🎵 insha alh

  • @libanjicib3879
    @libanjicib3879 3 ปีที่แล้ว +5

    Aw dheere waa ku wata😄 Doqoni kuma salaanta ❤

  • @FixTapes
    @FixTapes 3 ปีที่แล้ว +1

    Old is gold intro gaz wku heysta ani 🔥🤏😎

  • @Adamyussuff
    @Adamyussuff 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdhere professional TH-camr ba tahey keep going 🙏

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 3 ปีที่แล้ว +8

    ow dheeeeere sxp wakula socdaa hada kadip cmmntska iga fiiri 😂❤❤

  • @fatuuxcade8655
    @fatuuxcade8655 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere sxb aad baan u jeclahay xalaqadaada. The first time aan arkay bil ka hor ayee aheyd barnaamajkaaga waxaana igu soo dhacay durbadiiba barnaamajka carabta ka baxo aj+ daxiix from that day walhi waan joojiyay inaan daawado barnaamajkaas. Bro keep going 💪 💯

  • @omarabdullahi5246
    @omarabdullahi5246 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere keep going

  • @shakirshagti1384
    @shakirshagti1384 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa diyaaradii luftensa Pro hamada

  • @munafaysal
    @munafaysal 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere malab iyo beed ama ukun yaa allaH

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      Xataa adiga Muna ? 😨😫🤦🏽‍♂️

  • @Shafiabdulle
    @Shafiabdulle 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada Nin Hadalkiisa Anan Laga Caajiseyn bro WaxaN kU RaJEyNa Heerka Aad Ka RabT0 NoLosha Ina Deg deg KU Gaartid🙏 Huge respect bro

  • @ayman_moha17
    @ayman_moha17 3 ปีที่แล้ว

    The best camera man in Somalia keep it up

  • @littleman6940
    @littleman6940 3 ปีที่แล้ว +6

    Diyaradas ayado la shegayo hda ka hor nin maqlay nin arkay aan arkay umalena awdhere warkeyga like ha iga saarin lkin wa lo bahanyahy gal👊

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 3 ปีที่แล้ว +7

    Awdheereh 5:35 waan u jeednaa inad gacan macdahay
    Eebow Qorigas gadal ku saaran ayeeyo mad ku ilaalisaa
    Tan kalena. AWDHEERE hadii ad log down ku jirto
    vlog qolkaga nooga soo duub. #XAAJI_AWDHEERE🏅💯❤️

  • @onlysports0377
    @onlysports0377 3 ปีที่แล้ว +4

    Editing kaga iyo fikradahaga wn ku heysa eebow hore u soco

  • @mohammedkhader3511
    @mohammedkhader3511 3 ปีที่แล้ว +6

    Ow dheere maanta waad fadhiisataye maad fadhiisataa horta😂

  • @muxsinmohammed2875
    @muxsinmohammed2875 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going aw dheere

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 3 ปีที่แล้ว +1

    legend waan ku wataa

  • @user-lo2tq5xm4i
    @user-lo2tq5xm4i 3 ปีที่แล้ว +2

    ممتاز انك من افضل صانعي محتوي علمي . لك مني كل الثناء والتقدير

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 3 ปีที่แล้ว +2

    ‏والله هذا‏‫Google‬ الحلو مرة ذكرك كرباج

  • @myworld1845
    @myworld1845 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂 niyoo wlhi mid aan sxbo nahay ayaa marwalba ku dhagaysta ileen meesha diamond baa u jooga. War diamond baad tahay alle haku xafido sxb ❤

  • @garsoorchannel7103
    @garsoorchannel7103 3 ปีที่แล้ว +1

    2018 kii islaan jaarkayga ahayd oo German ah ayaa saarnayd diyaarada wakhtigaa waa sida ay ii sheegtay haragcad

  • @Kolbaheer
    @Kolbaheer 3 ปีที่แล้ว +2

    Haa waan maqlay

  • @MustaLeijona
    @MustaLeijona 3 ปีที่แล้ว +1

    Malabkaasi waa must try it!

  • @abshirabdilaahi8245
    @abshirabdilaahi8245 3 ปีที่แล้ว +2

    Hamada my brother god bless you always❤❤❤

  • @dkofficiall1381
    @dkofficiall1381 3 ปีที่แล้ว +4

    Aw dheere keep going 🤗

  • @keitamalik6636
    @keitamalik6636 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdhere awdhere Big Fun akhi

  • @maqalka-sportsZone
    @maqalka-sportsZone 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada angles ad muuqaalka ka duubtid waa top level sxb🐺

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 3 ปีที่แล้ว +5

    Nio anagoo soomaaliya joogno aaba naga so riday iimaankii😂✋

  • @Sma3l1
    @Sma3l1 3 ปีที่แล้ว +5

    Lufthansa ladhaha diyarda aw dhere

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ciil iyo calool xuma qurbaha ayaa i baday . Waanacay qurbaha

  • @ahmedabdullah7728
    @ahmedabdullah7728 3 ปีที่แล้ว +1

    Nio ani youtube aan ku xiranahay ma jiro waxan arka iska dawada lkn muuqaladad wa soo raadiya inaan wada kulanana wa rajeena Finland kula jooga 🙋🏿‍♂️♥️🙏🏽

  • @maxamadamiin2223
    @maxamadamiin2223 3 ปีที่แล้ว

    best youtuber🔥🔥🔥

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 3 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah muuqaal qurux badan 😊✌️

  • @derowchannel2975
    @derowchannel2975 3 ปีที่แล้ว +1

    Oow dheere wll legend baad tahay keep going sxp waxaad ka mid tahay nooca youtuber ee somalida ka maqan

  • @filfilo__
    @filfilo__ 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh Mustafa wuxuu dhahay soomalidu waa umad dakeeda waalan dhageesata 😂😂
    Hadane ma yaanyaa malab noogu dartay waad na waaleesa aw dheere😂

  • @yaxyexasan5406
    @yaxyexasan5406 3 ปีที่แล้ว +1

    Aduunka Malabo ugu nebcahay adigana magiciis aa sheegee maahanoo

  • @thenewworld5301
    @thenewworld5301 3 ปีที่แล้ว +1

    Haa waan maqlay sheekadaas weliba sifiican baa leygugu kala saaray sida ay udhacday

  • @faisal2902
    @faisal2902 3 ปีที่แล้ว +1

    Big fan pro

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 3 ปีที่แล้ว +1

    Waabari media ka soo daawada qisada diyaaradaa HALKAASAAD KA HELAYSAAN IYADOO LABA QAYBOOD AH WALIBA E ana ii sheega buugaa halkaan ka helaa

  • @hargalmedia4049
    @hargalmedia4049 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere hamdan iprahim zxp sifiican baan kuu tageera king hore usoco walahi pilaahi

  • @farhaanahmed5637
    @farhaanahmed5637 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere maanta waan soo habsaamay😅😅😅

  • @Inspire3hub
    @Inspire3hub 3 ปีที่แล้ว +1

    Hahaha war nio cunada qatar aad ka dhigtay xitaa the way camera aad u dubtay walhi amazing #ibar qaabkas abwan*

  • @naimaabdikadir7938
    @naimaabdikadir7938 3 ปีที่แล้ว

    Aw dheere documentry aan ku daawadey sheekadaa waana ku taageera imboow mai taagerta adi😂❤️

  • @saciidhilowle4929
    @saciidhilowle4929 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa ogahay wlhi wiliba 4qof ey ahaayeen 2gabdhood iyo 2laba wiil bay ahaayeen
    Weliba bayloodka koowaad waa ladilay 1977

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw heer sare brother

  • @4packtaakuur181
    @4packtaakuur181 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa baroobeeyay caadi maaha malabka owdheere

  • @Muscabeid1
    @Muscabeid1 3 ปีที่แล้ว +1

    Saliida ayaa ku badan aw dheere lkn waa tijaabinaya

  • @najiibhappy6130
    @najiibhappy6130 3 ปีที่แล้ว

    Hori u socod wanaagsan

  • @mulkianwar4421
    @mulkianwar4421 3 ปีที่แล้ว +1

    Maadaamo aad lockdown ku jirtid videoska nosoo yaa akhiii😍😍😍 and this video is really amazing.

  • @mohamedamiin9697
    @mohamedamiin9697 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere chief ayad ku fcn thy sxb maqaayad aya ino fura isdiyaari sxb ✌✌✌✌

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +1

      Dyaar masuul 🤣

    • @mohamedamiin9697
      @mohamedamiin9697 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hamadaibrahim7424 thanks my big brother life never beat u 💪

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 3 ปีที่แล้ว +3

    Wallah I need that remainder 2🤣🤣🤣

  • @wllzaki14
    @wllzaki14 3 ปีที่แล้ว +1

    i loved your videos 🇸🇴❤

  • @adnanfuraat5688
    @adnanfuraat5688 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere wa ku hesanaa

  • @abdullahiabdislaan
    @abdullahiabdislaan 3 ปีที่แล้ว +1

    Tnks

  • @awahabibrahim700
    @awahabibrahim700 3 ปีที่แล้ว +4

    Hamada funy

  • @abdirahmanalishube2281
    @abdirahmanalishube2281 3 ปีที่แล้ว +2

    That reminder made me laugh🤣🤣🤣🤣🤣

  • @LibanMedia
    @LibanMedia 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada wow such an amazing video I like the way you shot the B-roll , thanks dude

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 3 ปีที่แล้ว +1

    Adigu wakhtiga ii soo celi.

  • @firdhivlog5636
    @firdhivlog5636 3 ปีที่แล้ว +1

    Dabcasar hano dirin bro walasocona hhh jatkaa eteenpäin veli ❤

  • @abdifatah5450
    @abdifatah5450 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere gal intaad na laheyd telephoneka aaba iga jabay xooga le weeyi haw buxin doqoni kuma salaanto... Asxbta sharafta leh inoo Kala kiciya channelka dabka isku fura odeyga Ka farxiya yaqay...

  • @Mascuud
    @Mascuud 3 ปีที่แล้ว +1

    hamaada Yar aad sacuudi isla joogteeyn baa isla joognaa Aniga iyo asaga waan ku salaameynaa 😂😂😂

  • @yazziznasri5393
    @yazziznasri5393 3 ปีที่แล้ว +1

    Naana family watching

  • @malang6398
    @malang6398 3 ปีที่แล้ว +1

    #Bro I love it Videos Ka Ad so Galisid Wlhi #Aman Wali Been ku Sheegay Kal io Laab aya u Qoslay Coffee ☕️ ayan Afka ku Hayey 🙏😂

  • @amiinhassan2943
    @amiinhassan2943 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere wll patreonka sida loo isticmaalayo video kaso same please wll

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +3

    War Waaba Beelee MacalinkeyGaa Tahay War DheerooW 🤣🤣🤣

  • @sadiaabdi8574
    @sadiaabdi8574 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere maantay yaa ku duceeyay wad fadhiisatay 😅😅😅

  • @yonisxasan5636
    @yonisxasan5636 3 ปีที่แล้ว +3

    Nice

  • @somtik-tok4731
    @somtik-tok4731 3 ปีที่แล้ว

    Qurba =qariib
    Qariib=mel ad ku cusubtahay
    M.ad ku cusubtahay = meel aad dadka ad taqano yaryahay
    Dhaman waxan oo dhan waxay kuguso kordhin karan inaad nafta meel ka soosarto ama iney ku qadan hirarka cidlada iyo kali nimada

  • @sakariyeabdiqani6135
    @sakariyeabdiqani6135 3 ปีที่แล้ว +5

    Wllo sidee saaxib lo sameystaa war bixin nooga soo samee FADLAN waxan rajaynayaa inaad noo hawl gali doonto insha alaah

  • @rashiidnuur3334
    @rashiidnuur3334 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdheere qorayga shimbiraha ujeedaa😀😀

  • @maxamedjoon8780
    @maxamedjoon8780 3 ปีที่แล้ว +2

    عهههههههه قديمك نديمك❤️😂

  • @suleimanMM
    @suleimanMM 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahahahahah aw dheere wlhi waa is weydiiyay markaa malabka dusha uga dartay markuu video ga dhamaaday oo aad soo hadal qaaday waa qoslay
    Mhdsnd sxb dadaalka aa video yada galisid

  • @dagan12349
    @dagan12349 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdheere in lagu ganaxo waye xeerka cuntada ku dheeshay lkn anku weydiye salida heshis ma idiinka dhaxeyo wanba
    Yabe

  • @maxamedbashiir1328
    @maxamedbashiir1328 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan magaca channelka waan fahmi waayy

  • @nimcoabdi3485
    @nimcoabdi3485 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll hore u wad wlhi wa wax laga helo oo la cashaqo barnamijkaga

  • @abdihamidabshir3204
    @abdihamidabshir3204 3 ปีที่แล้ว +2

    Malab 15 sano af saarin sida u jeclaa se ugu darsadaa malin baa sedigee i nacsiyay malab sida u jeclaa ayu malin subag ido eh igu daray kalay cab isbuuc ayaa xanun sanaa matag noc kle noqdy 😭😭

  • @abdihaliimahmed5763
    @abdihaliimahmed5763 3 ปีที่แล้ว

    Raxaween boy waaku salaamey pro

  • @Muhammed-25n
    @Muhammed-25n 3 ปีที่แล้ว

    Nio waxaa la buuran la' dahay waa shaax ...✊

  • @abdidhagacadde8614
    @abdidhagacadde8614 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll muqaaladaada noosoo badi noona dhaadhere aw dheere thnks.

  • @2khanad
    @2khanad 3 ปีที่แล้ว +1

    Same falling

  • @user-lo6ou8ln9p
    @user-lo6ou8ln9p 3 หลายเดือนก่อน

    Hasidnima waan kuu saaray

  • @hoygabulshada9193
    @hoygabulshada9193 3 ปีที่แล้ว

    AW DHEERE WAAN KU TAAGERA LKN MUSIC KA REWB INTROGA ALLAH ADOO RAALI GELINAATA

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere MaanTa Waan Soo daahay 77kii Waan Aqaana dagaalkas😍👑❣

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere waa ku saalam salaan kadib muuqaalkan daawashadiisa waa kasoo daahy sorry tan kle buuga aad aqrisay manala wadaagi kartaa allh haku sharfee💕💕💕💓yacni muuqal kasoo sameyn 1977 bookga ah👑👑

  • @ABDIRahman-vj9bt
    @ABDIRahman-vj9bt 3 ปีที่แล้ว +2

    waan kusalaamy dabaakh

  • @drhassan2369
    @drhassan2369 3 ปีที่แล้ว +1

    zxp afurka manta ka dhigana 😍😍🥰🥰

  • @Muscabeid1
    @Muscabeid1 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb su aal nooca camera aad isticmaashid waa nooce xiliga videyow sameynta 🙏