Your conversation is very interesting so it should be better to having an interpreter in English to allow others following this discussion 🎉 . Be blessed, We love you sisters
Nabi Ciise (N.N.K.H) waa nabigii ugu danbeeyey ee reer banu Israel, waxaanu ka mid yahay shanta nabi ee Ulul-Cazmiga. Nabi Ciise dhalashadiisa waxay ahayd mid mucjiso ah, waana ruuxdii iyo kalmadii Eebe uu ku tuuray Mrayama. Nabi Ciise (N.N.K.H) waxa abuuray Eebe, kana yeelay qof aan aabo lahayn, sidii uu u abuuray Nabi Aadam oo kale asagoon lahayn Aabo iyo hooyatoona Nabi Ciise hooyadii Maryama, markay ku qaaday uurka Ciise ayey reer bani Israel ku eedeeyeen Maryama inay ka mid tahay dumarka la tuhmo. Xaashee manaysan ka mid ahayn. Maryama waxay ula timid Ciise qoomkeeda ayadoo xambaarsan, waxayna ku dhaheen Maryaneey waxaad la timid wax wayn, mana ahayn aabahaa ruux xun, mana ahayn hooyadaa ruux la tuhmo, ee xagee ka keentay wiilka aad sidato. Maryama (N.N.K.H) waxay u ishaartay qoomkedii Ciise xaggiisa, waxayna dhaheen sidaan ula hadalnaa sabi yar oo ku jira sariirta caruurta. Nabi Ciise oo sabiya ayaa yidhi “anigu waxaan ahay adoonkii Eebe, wuxuuna isiiyey kitaabka (Injiil) igana yeelay Nabi iyo ruux barakaysan meel kasta oon joogo, iina dardaarmay salaada iyo zakada intaan noolahay, sidoo kale waxa uu Eebe ifaray inaan u baari noqdo hooyaday, igamana yeelin ruux madax adag, Nabadgalyana ha ahaato maalintii lay dhalay, maalintaan dhiman iyo maalinta laysoo bixin anoo nool” Nabi ciise dhalashadiisii kadib waxa isa soo urursaday Shayaadiinta, si ay u dhibaateeyaan cunga yar, wayna soo baadi dooneen kana haleen Falastiin, gaar ahaan magaalada (Bayt-laxmi) hase ahaatee waxa agtiisa joogay malaa’ig ilaalinaysa, manay awoodin inay usoo dhowaadaan. Rasuulka waxa laga wariyey (N.N.K.H) ruux kasta shaydaanku waa gujiyaa markuu dhasho marka laga reebo laba ruux mooyaane waa Maryama iyo wiilkeeda Nabi Ciise, sabatoo ah waxa u ducaysay Maryama hooyadeed ayada iyo durriyadeedaba. Nabi Ciise asagoo da’diisu yartahay ayuu ka warrami jirey waxay cunayaan iyo waxay guryahooda ku kaydsadeen ee cunto ah. Markay mucjisooyin badan arkeen ayey reer banu Israel dooneen inay dilaan Nabi Ciise, sidaad darted ayaa la faray hooyadii Maryama inay ka baxdo Baytlaxam, una safraan goob kale oo ka nabdoon dhulka barakaysan ee Falastiin, Maryama oo sidata wiilkeedii waxay u safreen dhulka Masar. Mudo kadib ayey ku soo noqdeen dhulka Falastiin. Nabi Ciise markuu qaangaaray ayuu dacwadii gaarsiiyey qoomkiisii, waxaana la jeclaysiiyey khalwada iyo inuu ilaahay kaligii caabudo. Maalin maalmaha ka mida ayaa Nabi Ciise la kulmay haweenay dul fadhida qabri oo oynaysa, qabriga waxa ku duugnaa gabar ay dhashay. Nabi Ciise waxa uu waydiiyey sababta ay la ooyayso, waxayna ku tidhi Nabigii Ilaahayoow waxaan nadar ku galay inaan gabartayda arko ama aan ku dul dhinto qabrigeeda. Nabi Ciise (N.N.K.H) waxa uu u yidhi Eebe ayaan kuu baryi si aad u aragto gabartaadii, markaas ayuu baryey Eebe, kadibna Nabi Ciise waxa uu amray qabrigii inay ka soo baxdo haweenaydii idinka Eebe, qabrigii waa gilgilmay, hadana waa ku celiyey weedhiisii soo bax idinka Eebe, hadana qabrigii waa gilgilmay, markii sadexaad aya qabrigii dillaacay oy kasoo baxday gabartii oo timaheedii cirraysteen. Gabartii waxay tidhi markii hore ee qabrigu gilgilmay waxa uu Eebe faray in laysu keeno jirkaygii, markii labaadna Nafta ayaa laygu afuufay, makii sadexaadna qabiriga ayaa dillacay waxaanan mooday in qayaamihii dhacay sidaa darteed ayey timihii ii cirraysteen. Gabartii waxay fiirisay hooyadeed kuna tidhi iska samir hooyo, kana cabso Ilaahay, kadibanwaxay ka dalbatay Nabi Ciise in ay dib ugu laabato qabrigii, ayadoo aan dareemin xanuunka geerida mar labaad. Nabi Ciise waxa uu u baryey Eebe maraasy gabartii geeriyootay ayadoo dareemin xanuunka geerida kadibna lagu aasay qabrigeedii. Nabi Ciise (N.N.K.H) waxa amarka Eebe indhaha u fiiqi jiray dadka indho la’aanta ku dhashay, waxaanu masixi jiray dadka qaba jirrada baraska. Nabi Ciise waxa kale oo uu samayn jiray dhoobo u suuarda eeg shinbiraha, kadibna waa afuufi jirey markaasay duulaysay amarka Eebe. Dhammaan waxaasoo dhan waxay ahaayeen aayado, calaamado iyo astaamo mucjiso oo lagu aamino rasuulkii Eebe hase ahaatee reer banu Israel badankoodii way ka gaaloobeen. Reer babnu Israel way dhibeen Nabi Ciise iyo hooyadii Maryama wayna u samreen qoomkoodii dhibta iyo aflagaadada ay dhurayeen. Saxaabadii Nabi Ciise waxa loogu yeedhaa Xawaari, sababtoo ah way rumeeyeen nabinimadiisa iyo mucjisaadka uu tusayay. Maalin maalmaha ka mida ayey Xawaaridii ka dalbadeen Nabi Ciise inuu Eebe u baryo, in samada looga soo dajiyo xeedho ay cunaan, si ay quluubatanadana u xasisho, oon u ogaano inaad run noo sheegtay sidoo kale u noqono kuwa ka marag kaca. Nabi Ciise (N.N.K.H) waxa uu Eebe ka dalbaday xeedhadii, asagoo leh “Eeboow nooga soo daji xeedho samada, noo noqoto ciid iyo aayad xaggaaga ka timdi, nana arsaaq waxaad tahay arsaaqe khayr roone” Eebe waa usoo dajiyey xeedhadii oy ku jirto cuntooyin kala duwan, oon dhulka hore looga cunin. Markay xeedhadii timid ayuu Nabi Ciise faray inay cunaan cuntada Eebe ku arsaaqay, kadibana way cuneen. Dhammaan cidii cuntay xeedhada waxa Eebe ka dul qaaday xanuunadii hayey, waxayna u noqotay mucjiso kale oo aad u wayn. Nabi Ciise (N.N.K.H) waa sii waday dacwadii, reer banu israelna waxay u maleegayeen dhagar ayagoo ku fakarayey si ay u khaarijin lahaayeen rasuulka Eebe. Maray arkeen in da badan rumeeyey Nabi Ciise ayey kaashadeen boqoro, ayagoo ka beesheegaya NabiCiise, waxayna ku dhaheen Ciise waa idinku duulaan oo wuxu doonayaa inuu boqortooyadaada idin ka qaado. Boqortooyadii iyo reer banu Israel oo iskaashanaya ayaa soo weeraray Nabi Ciise asagoo la fadhiya 12 xawaaridiisa, kadibna Nabi Ciise waxa uu ka dalbaday xawaaridii mid ka mida oo Eebe ka yeelo shabihiisa, asguna noqda mid ila rafiiqa jannada. Midkii ugu da’da yaraa xawaaridii ayaa ajiibay oo u hibeeyey naftiisa Nabi Ciise. Ciidamadii waxay soo garaaceen albaabkii, balse Eebe waxa uu sare u qaaday Nabi Ciise. Qoomkii raadinaayey Nabi Ciise waxay helaan shabihiisii kadibna way salbiyeen ayagoo mooday in ay dilaan masiixii Nabi Ciise (N.N.K.H) Malakul Jibriil ayaa uga warramay Maryama in Nabi Ciise sare loo qaaday uuna soo noqonayo aakhir samaanka, waxaanu dili doona Dajaalka sheegan doona ilaaha.
Iimaanka ilaahay idinka qaad imiinkiina ayaa daciif ahaa awalba tan ama kan dha haayo alha idnbarakeeyo xayaawaano la isku keenay barakada xagay ku arkeen xataa sifiican uma baran diinta gaalada hadal xataa mayaqaanaan habarta 70 jirka ah aa iigu daran janada nabi ciise ubaa galaya adinkana naartii haawiya aa idin sugaayo dhilooyin uraayo
I'm just happy to see "Christian Somali". I don't understand the language. If it's possible please put English subtitles. Lots of love, God bless you all! 🙏🏽💖❤️
@@feelmydribble3642 I respect and love all Muslims, but how do you know what she's saying is false, have you ever read the Bible? God's Word is eternal and cannot be changed or lost.
Subxanallah. Inshallah they will return to Allah. The forgivness of Allah is always open and Allah loves the ones who came back to him through Tobah. I will make you Dua inshallah.
There are more Somali Christians now than it has ever been in Somali history. We've been decieved as a people. Yeshua Jesus Christ is the truth. Open your eyes and repent your sins!
Waiting to hear Somali Gospel music soon.Positive trends in Somalia, anyway. And, definitely Alshabab fanatics and their supporters are very disappointed with the new directions Somali people are daring culturally. Jesus, was God's messenger with a very special message for everyone. Love one another, period; not kill one another was what Jesus taught as his commandment #1.
Su, aal ayaan idin weydiinaa Haduu Nabi ciise illahay yahay Nabi Aaden iyo Nabi ibaraahim Yaa illahay u haa, Illahay ha ini hanuuniyo waad lunsan tahiin
Waqti heysataan wali towbadana waa furan tahay ilaahey inta naxariisato kan ugu naxariista badan waaye diintiina shilimaad iyo sumcad iyo sharaf gaal uga raadineysid ha u iibsan ileen cadaab idin sugaayo hadaan saan ku dhinataan
@@Shaa-Belle the first time i met somali Christian was 4 years ago in Austria and we became good friends and he once invited me to church and he gave me book but that's life, I respect his belief and he respect mine as well,I don't judge people period
For my Somali Muslim friends watching this, hear the comforting words Jesus has to offer, "Come to me you who weary and burdened and I will give you rest, take my yoke upon you and learn from me for I am gentle and humble at heart and you will find rest for your souls, for my yoke is easy and my burden is light!" (Saidna Issa Al-Masih)
Su aal ciise wuxuu ahaa nabi ilaahay soo dirsaday laakiin muu ahayn ilaah siduu ilaah unoqan karaa saw bila aadan baahan muuahayn siduu qof bila dani ilaah unoqon karaa xitaa ciise muu o dhan ilaah baan ahau بسم الله الرحمن الرحيم قل هوالله احد الله الصمد لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا احد
SUBXAANA ALLAAHU ILLAAHAY AMA RUMAYSO AMA ILLAAH KALE AAMIN. WAXAAD ISLAAMKA U DHINTAY MA JIRTO. BALSE NAFTAADII AYAAD DULMIDAY WADO DHIB BADAN AYAAD QAADAY. KA SOO NOQO AYAAN KU DHIHI RABBAY RABBI HANAG BADBAADIYO SHARKAAGA.
Waa yaab SOMALI WAXAY rumeeysan yihiin QOFKA SOMALIGA inuu San doontii rabo uu qaadan karin waar DADKAAN Waxaad Wadaagtiin DAL ee ma aad ku Xukumi kar tid waxa aniga aan AAMIN San tahay adiga aniga kugu ma raaco kari sababta aniga waxaan ahay qof nool oo noloshiisa xukuma waxaan rabaa waa inaan sameeyaa waxa aniga aan jeclahay nolosheeyda 👍❤❤❤
@@axmadcabdulaahi2640 Marka hore alla ma taqaan marka hore diinta baro 👍 Diin kasta waxey Caabudan illaah weeyna yaqanan, marka adoo adduunka ugu la ciifsan oo uu kaa abuuray Somali oo Dhiiga dadkiisa ku qubey sanayaan waxaad rabtaa in aad illaah umadiisa ka difaacdo marka Hore is tossig anigo adduunka ugu liidatid oo Somali ah 😈😈😈🤢🤢🤢🤬🤬🤬
Hhhhhh ilahay inan dhibtoona marabo doqon hadusan ilahay umada imtixami lahayn adunyana Ma jiri lahyn adiga maskaxdadu Ma fadhido diinta galada wa iska cun iska cab iska tumo ilen ilahaygooda aya uso shaqeeyey wlhi jahilnimadii igu darneyd abid like yahuuda aya sidas aminsan iney ayagu dadka ka sareeyan eey dadka kale shaqaale u yihiin
WLahay Somali Daan ka yaabay qofkasta waxuu leeyahay somali maaha somali wA 15 million wax kasta waa leeyihin somali gaalo waa nala dagan yihin love baana u Ayaan marka la yaab maleh
Ilahay ha idin soo hadeeyo Runtii waxa wax laga xumaado ah inta oromo af soomali la baray in la rabo in dadka soomalyeed lagu lumiyo Waxan usheegaya dhaman shacabka iyo ummada afka soomaaliga ku hadasha inay ka digtoonadan shirqoolada loo maleegayo Iyo in la rabo in diintooda laga kexeyo Waxyalaha ugu badan ee dhibatoyinkan soo noqnoqday keenaya waxa ka mid ah qurbaha iyo inay dadku qurbaha tagaan iyagoon diinta waxba ka aqoon hadhowna lumaan oo danbiga iyo dadka faaxishada banaysan raacan Diintina halka kaga tagaan
Waxaan diinta kabaxayo nasab maba ahan really war allah ha idin soo hanuunuyo 🇸🇴Somali banahaye mama duqda ah intey too beysan lehed cimrigaan jirta 🤔beenbadanaa waa sheeko baraaley somaliyey ha amiinina waa nii baryaa allah lama arko nabigeena waa maxamed (scw).
Nuurka, iftiinka, quruxda iyo deganaashaha idinka baxaya ❤️❤️❤️. Dad meshan xanaaq, naceeb iyo cuqdad ayaa kabuuxa. Waa wax aad looga xumaado run ahaanti.
Waa oromo somali maha dadkani
Nabi ciise waa nabi
Wanaaa rasuus ilahay
Ciise Alle maaha عليه السلام waa nabi alle
Nabi ciise caleywaslam waa nabigeyna Allah waa hal waana kan na buuray danbi ayaa ku jirtan ilahey hani soo hanuuniyo subxanalah
Somali Djibouti ayaan ahay waan idin jeclahay . Waxaan ilahay idin baryaya inu idin so hanuuniyo jidka toosan ee islamka ah
Amiin
Ameen Ameen ameen🤲😪😪😪
Amin soeur
Amiin Allah haso hadeyo
Aamen
Your conversation is very interesting so it should be better to having an interpreter in English to allow others following this discussion 🎉 . Be blessed, We love you sisters
Nabi Ciise (N.N.K.H) waa nabigii ugu danbeeyey ee reer banu Israel, waxaanu ka mid yahay shanta nabi ee Ulul-Cazmiga. Nabi Ciise dhalashadiisa waxay ahayd mid mucjiso ah, waana ruuxdii iyo kalmadii Eebe uu ku tuuray Mrayama.
Nabi Ciise (N.N.K.H) waxa abuuray Eebe, kana yeelay qof aan aabo lahayn, sidii uu u abuuray Nabi Aadam oo kale asagoon lahayn Aabo iyo hooyatoona
Nabi Ciise hooyadii Maryama, markay ku qaaday uurka Ciise ayey reer bani Israel ku eedeeyeen Maryama inay ka mid tahay dumarka la tuhmo. Xaashee manaysan ka mid ahayn.
Maryama waxay ula timid Ciise qoomkeeda ayadoo xambaarsan, waxayna ku dhaheen Maryaneey waxaad la timid wax wayn, mana ahayn aabahaa ruux xun, mana ahayn hooyadaa ruux la tuhmo, ee xagee ka keentay wiilka aad sidato. Maryama (N.N.K.H) waxay u ishaartay qoomkedii Ciise xaggiisa, waxayna dhaheen sidaan ula hadalnaa sabi yar oo ku jira sariirta caruurta.
Nabi Ciise oo sabiya ayaa yidhi “anigu waxaan ahay adoonkii Eebe, wuxuuna isiiyey kitaabka (Injiil) igana yeelay Nabi iyo ruux barakaysan meel kasta oon joogo, iina dardaarmay salaada iyo zakada intaan noolahay, sidoo kale waxa uu Eebe ifaray inaan u baari noqdo hooyaday, igamana yeelin ruux madax adag, Nabadgalyana ha ahaato maalintii lay dhalay, maalintaan dhiman iyo maalinta laysoo bixin anoo nool”
Nabi ciise dhalashadiisii kadib waxa isa soo urursaday Shayaadiinta, si ay u dhibaateeyaan cunga yar, wayna soo baadi dooneen kana haleen Falastiin, gaar ahaan magaalada (Bayt-laxmi) hase ahaatee waxa agtiisa joogay malaa’ig ilaalinaysa, manay awoodin inay usoo dhowaadaan. Rasuulka waxa laga wariyey (N.N.K.H) ruux kasta shaydaanku waa gujiyaa markuu dhasho marka laga reebo laba ruux mooyaane waa Maryama iyo wiilkeeda Nabi Ciise, sabatoo ah waxa u ducaysay Maryama hooyadeed ayada iyo durriyadeedaba.
Nabi Ciise asagoo da’diisu yartahay ayuu ka warrami jirey waxay cunayaan iyo waxay guryahooda ku kaydsadeen ee cunto ah.
Markay mucjisooyin badan arkeen ayey reer banu Israel dooneen inay dilaan Nabi Ciise, sidaad darted ayaa la faray hooyadii Maryama inay ka baxdo Baytlaxam, una safraan goob kale oo ka nabdoon dhulka barakaysan ee Falastiin, Maryama oo sidata wiilkeedii waxay u safreen dhulka Masar. Mudo kadib ayey ku soo noqdeen dhulka Falastiin. Nabi Ciise markuu qaangaaray ayuu dacwadii gaarsiiyey qoomkiisii, waxaana la jeclaysiiyey khalwada iyo inuu ilaahay kaligii caabudo.
Maalin maalmaha ka mida ayaa Nabi Ciise la kulmay haweenay dul fadhida qabri oo oynaysa, qabriga waxa ku duugnaa gabar ay dhashay. Nabi Ciise waxa uu waydiiyey sababta ay la ooyayso, waxayna ku tidhi Nabigii Ilaahayoow waxaan nadar ku galay inaan gabartayda arko ama aan ku dul dhinto qabrigeeda.
Nabi Ciise (N.N.K.H) waxa uu u yidhi Eebe ayaan kuu baryi si aad u aragto gabartaadii, markaas ayuu baryey Eebe, kadibna Nabi Ciise waxa uu amray qabrigii inay ka soo baxdo haweenaydii idinka Eebe, qabrigii waa gilgilmay, hadana waa ku celiyey weedhiisii soo bax idinka Eebe, hadana qabrigii waa gilgilmay, markii sadexaad aya qabrigii dillaacay oy kasoo baxday gabartii oo timaheedii cirraysteen.
Gabartii waxay tidhi markii hore ee qabrigu gilgilmay waxa uu Eebe faray in laysu keeno jirkaygii, markii labaadna Nafta ayaa laygu afuufay, makii sadexaadna qabiriga ayaa dillacay waxaanan mooday in qayaamihii dhacay sidaa darteed ayey timihii ii cirraysteen.
Gabartii waxay fiirisay hooyadeed kuna tidhi iska samir hooyo, kana cabso Ilaahay, kadibanwaxay ka dalbatay Nabi Ciise in ay dib ugu laabato qabrigii, ayadoo aan dareemin xanuunka geerida mar labaad. Nabi Ciise waxa uu u baryey Eebe maraasy gabartii geeriyootay ayadoo dareemin xanuunka geerida kadibna lagu aasay qabrigeedii.
Nabi Ciise (N.N.K.H) waxa amarka Eebe indhaha u fiiqi jiray dadka indho la’aanta ku dhashay, waxaanu masixi jiray dadka qaba jirrada baraska. Nabi Ciise waxa kale oo uu samayn jiray dhoobo u suuarda eeg shinbiraha, kadibna waa afuufi jirey markaasay duulaysay amarka Eebe. Dhammaan waxaasoo dhan waxay ahaayeen aayado, calaamado iyo astaamo mucjiso oo lagu aamino rasuulkii Eebe hase ahaatee reer banu Israel badankoodii way ka gaaloobeen.
Reer babnu Israel way dhibeen Nabi Ciise iyo hooyadii Maryama wayna u samreen qoomkoodii dhibta iyo aflagaadada ay dhurayeen.
Saxaabadii Nabi Ciise waxa loogu yeedhaa Xawaari, sababtoo ah way rumeeyeen nabinimadiisa iyo mucjisaadka uu tusayay.
Maalin maalmaha ka mida ayey Xawaaridii ka dalbadeen Nabi Ciise inuu Eebe u baryo, in samada looga soo dajiyo xeedho ay cunaan, si ay quluubatanadana u xasisho, oon u ogaano inaad run noo sheegtay sidoo kale u noqono kuwa ka marag kaca.
Nabi Ciise (N.N.K.H) waxa uu Eebe ka dalbaday xeedhadii, asagoo leh “Eeboow nooga soo daji xeedho samada, noo noqoto ciid iyo aayad xaggaaga ka timdi, nana arsaaq waxaad tahay arsaaqe khayr roone”
Eebe waa usoo dajiyey xeedhadii oy ku jirto cuntooyin kala duwan, oon dhulka hore looga cunin. Markay xeedhadii timid ayuu Nabi Ciise faray inay cunaan cuntada Eebe ku arsaaqay, kadibana way cuneen. Dhammaan cidii cuntay xeedhada waxa Eebe ka dul qaaday xanuunadii hayey, waxayna u noqotay mucjiso kale oo aad u wayn.
Nabi Ciise (N.N.K.H) waa sii waday dacwadii, reer banu israelna waxay u maleegayeen dhagar ayagoo ku fakarayey si ay u khaarijin lahaayeen rasuulka Eebe. Maray arkeen in da badan rumeeyey Nabi Ciise ayey kaashadeen boqoro, ayagoo ka beesheegaya NabiCiise, waxayna ku dhaheen Ciise waa idinku duulaan oo wuxu doonayaa inuu boqortooyadaada idin ka qaado.
Boqortooyadii iyo reer banu Israel oo iskaashanaya ayaa soo weeraray Nabi Ciise asagoo la fadhiya 12 xawaaridiisa, kadibna Nabi Ciise waxa uu ka dalbaday xawaaridii mid ka mida oo Eebe ka yeelo shabihiisa, asguna noqda mid ila rafiiqa jannada.
Midkii ugu da’da yaraa xawaaridii ayaa ajiibay oo u hibeeyey naftiisa Nabi Ciise. Ciidamadii waxay soo garaaceen albaabkii, balse Eebe waxa uu sare u qaaday Nabi Ciise.
Qoomkii raadinaayey Nabi Ciise waxay helaan shabihiisii kadibna way salbiyeen ayagoo mooday in ay dilaan masiixii Nabi Ciise (N.N.K.H)
Malakul Jibriil ayaa uga warramay Maryama in Nabi Ciise sare loo qaaday uuna soo noqonayo aakhir samaanka, waxaanu dili doona Dajaalka sheegan doona ilaaha.
Jisakalaa khyr wll ilaahy hakaa ajar siiyo iyaga nah alle hasoo hanuuniyo anaga nah illaahy hana amaan sado aaaamiiin yaa rabi yaa raxmaan
masha allh wll waan kaa faaiday,mahadsanid
Allah xasanad haka siyo iyakana Allah haso hadeyo waxan aad uga naxay ilmaha yare jiidka khaldan luguso dhex turay wa ciyal
Allah haka abaal Mariyo wlllal
Manshallah ilaahay ajir hakaasiiyo walal dadkana musliminta dhamantoood haloosoo duceeyo ilaaahay ilahay dariqa sax da ah haku soo hanuuniyoo aaamiiinn.,..
I read the bible and compared its teachings with the quran. I knew that Islam is the only reglion which leds one to the right path.
ومن يشرك بالله فقد حرم الله عليه الجنه
Ilaahay haydin soo hanuunsho
Ilaahay lama shalin waxna madhalin Cise waa la dhalay, aqri suuratu qulhuwalle, ciise waa rasuul alle, haku dambaabin, alle ummaddiisa kitaabo ayuu sooraaciyey, Tomas diinta iyo kitaabada alle Soo dajiyey Kuma jiro saliibku waa ladaldalay ilaah ayaa koryeelay ciise waa imaanayaa aakhiru samanka
Rabbiga ha idiin barakeyo ✝️✝️✝️✝️✝️
Iimaanka ilaahay idinka qaad imiinkiina ayaa daciif ahaa awalba tan ama kan dha haayo alha idnbarakeeyo xayaawaano la isku keenay barakada xagay ku arkeen xataa sifiican uma baran diinta gaalada hadal xataa mayaqaanaan habarta 70 jirka ah aa iigu daran janada nabi ciise ubaa galaya adinkana naartii haawiya aa idin sugaayo dhilooyin uraayo
I love what is happening in Somalia from darkness to the light of Jesus
It's not all somalis, it's only few who have been lured
@@musdafhussein9939 in deed Jesus wooes our hearts. Unlike allah the deceiver of mankind
I'm just happy to see "Christian Somali". I don't understand the language. If it's possible please put English subtitles. Lots of love, God bless you all! 🙏🏽💖❤️
You are a sinner
I wasted 31 minutes of my life ,
You never know, these 31 minutes could lead you to the truth and change your eternal destination!
@@Drooblemeister my God take you in the right path,i believe that Islam is the true and the eternal religion of life
@@feelmydribble3642 I respect and love all Muslims, but how do you know what she's saying is false, have you ever read the Bible? God's Word is eternal and cannot be changed or lost.
@@Drooblemeister i know what she was talking about, and i know you don't know what she was saying cuz you don't understand her language,
Wasted,?may Jesus have mercy on you!
Ilaah ha idiin barakeeyo
god bless my sister keep up good job
Alx ilahaygii muslim iga dhigay ayaa kumahadsan☝️🤲🤲🤲
Alx ❤
Subxanallah. Inshallah they will return to Allah. The forgivness of Allah is always open and Allah loves the ones who came back to him through Tobah. I will make you Dua inshallah.
Why do you want her to burn in hell.
There are more Somali Christians now than it has ever been in Somali history. We've been decieved as a people.
Yeshua Jesus Christ is the truth. Open your eyes and repent your sins!
Subxana allaah bal dhageysta habartaan waayeelka ah sida ey u hadleyso ilaahey ha ku soo hideeyo fasahaadkaga allaha naga qabto
Waiting to hear Somali Gospel music soon.Positive trends in Somalia, anyway. And, definitely Alshabab fanatics and their supporters are very disappointed with the new directions Somali people are daring culturally. Jesus, was God's messenger with a very special message for everyone. Love one another, period; not kill one another was what Jesus taught as his commandment #1.
Gabadheedina dariiqa ee kadhumisey 🥺💔😢😭🌹Ilaahay hanihanuuniyo
walashay iyo hoyaday ilahay xaqa ha idin tuso dhamaan muslimiintu yaanay caayin ee ha u duceeyaan
Bal quruxda iyo heybada ka muuqada eeg❤🙏🏾🇸🇴
Islaantan shaydaama usheekeyey suphanallah
Su, aal ayaan idin weydiinaa Haduu Nabi ciise illahay yahay Nabi Aaden iyo Nabi ibaraahim Yaa illahay u haa, Illahay ha ini hanuuniyo waad lunsan tahiin
😂😂😂😂😂😂 Wllhi su'aal fcn waaye
Wllhi in eesan dad fiyoow aheen kuwaan we just wasted our F time
@@nafaabdi3546
Soomaali maaha wlaal dadkani waayo soomaalidu isma qariso.
Walaalkaasi su,aal muhiim ah ayuu keenay.
Waxaan kusii dari lahaa nabi ciise calayhi salaam hooyadii yaa ilaah u ahaa intii aanu nabi ciise calayhi salaam dhalan.
god bless you ,,,
We love you Guys well came to christianity.
Thank you wait me.i am coming
Magaceyga waa maxamed cali, waxaan ahay qof masiixi ah.
So dhawoow wallken hambalyo rabiga mahdleh oo kuso badbadiyay
Haa walaal rabi ciise ayaa mahad Leh iyo ilaah aaba ah iga soo badbaadiyay mugdii aan ku dhex jiray, walaalayaal waad ku mahad santihiin sida aad dadka ugu huunisaan wada sax da'ah, walaalah masiixiyiinta Rabi ciise masiixi ha idin barakeeyo melkasta oo aad aduunyada kajoogtaan.
walaal waan dhawahay.
Amiin walaalo.
@@MohamedAli-fl9iw Waxa ALLA idinkaga rajeeynaa in Diinta Islamka oo sharafta leh aad kusoo noqotaan maxa yeelay Diinta kaliya ee hada shaqeysa ee xaqqa ah waa DIINTA ISLAAMKA
Walaahi waa cajiib soomaali gaalawday baa la hela waligay ismaan dhihin waad arki
Nabi muxamed n.n.k.h
Wuxu noogu yeedhayay xaqa rumayntiisa diimihi hore waa la nasakhay waxaa naskhay diinta muxamadiyada ah
Waa laga tagaya aduun yadan
Anagu waxan nahay xisbiga lajira nabi muxamed n.n.k.h
❤❤❤❤❤
Nabi ciise waa nabi illaheey ee allah ha idinso hadeeyo
Keep it up Jesus is your saviour
Fidel Mehari astagfurallah Jesus is my prophet and he tells me to worship God Like he did. God bless ❤️
God bless Christian Somali...the bravest, most intelligent and most honorable people on the planet.
Amen
꧁꧂
💤
Haha!
naagaha Somalida ah inta ugu foosha xun ayaa gaalooba
Waqti heysataan wali towbadana waa furan tahay ilaahey inta naxariisato kan ugu naxariista badan waaye diintiina shilimaad iyo sumcad iyo sharaf gaal uga raadineysid ha u iibsan ileen cadaab idin sugaayo hadaan saan ku dhinataan
Hadalkooda aa is burinaayo subxaanallah
Sub xanallah ilaahay hayfin Soo hanuuniyo
Waalal kalaay naso raac ilaahi qaar gu siyay janada galesa 💖❤🏥👏👏
@@omarahmad5053
Somali’s who testify that Jesus Christ is Lord: th-cam.com/video/8gS4ZGbzP68/w-d-xo.html
Awood Ilaah ha idiin gargaro
Walee cadaabtii ayad uyeranaysiin mahee hanuun inkama raacin
Ciise masiixi waan jeclahay hadda waxaan wadaa barashadiisa waxaana akhriyaa bibleka waxaana rajaynayaa inuu noloshayda waxbadan kabadalo haddii uu yahay wiilka ilaah ama ilaaha saxda ah kuu doonaba ha noqdee.
Rabi kuma soo hanuuniyo
Sumxanla Allahay ha ku so hadeeyo😭🤲🤲🤲
☪️🤗❤️LOVE ❤️🤗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✝️
الحمد لله على نعمة الإسلام والإيمان
الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات الحمد لله على نعمة الإسلام والإيمان
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
Kk Somaliyeey dadkaan waaa oromo ee yaan la idin sirin
Maya, waa Chinese!
Allah haa idin sohanuuniiyo
Gaalo gaalo gaalo
So glad to see brothers and sisters of every tribe, tongue, and nation.
@@Shaa-Belle
Amen !
Somali’s who testify that Jesus Christ is Lord: th-cam.com/video/8gS4ZGbzP68/w-d-xo.html
To be on this level you must be happy on what you believe,iam somali and muslim ,if this makes you happy go on but for me am muslim
@@Shaa-Belle the first time i met somali Christian was 4 years ago in Austria and we became good friends and he once invited me to church and he gave me book but that's life, I respect his belief and he respect mine as well,I don't judge people period
Fake muslim fake name (ali Mohamed) you and those on the video are same ,don’t try to be smart here
@@Shaa-Belle might I know how you came to be agnostic?Im on a journey myself
Aad baan idinkugu faraxsanahay noloshiina xur ayaa u tihiin keep going
Subxaanallaah subxaanallaah
Sheydaan
Subxanallaah maxey thy waxa ku hadleyso wax klo sheego garan maayo oo ka eheyn allaha ku so hadeeyo
@@Shaa-Belle lakin diinta maxa ka sarwy
For my Somali Muslim friends watching this, hear the comforting words Jesus has to offer, "Come to me you who weary and burdened and I will give you rest, take my yoke upon you and learn from me for I am gentle and humble at heart and you will find rest for your souls, for my yoke is easy and my burden is light!" (Saidna Issa Al-Masih)
Subxanalah
Su aal ciise wuxuu ahaa nabi ilaahay soo dirsaday laakiin muu ahayn ilaah siduu ilaah unoqan karaa saw bila aadan baahan muuahayn siduu qof bila dani ilaah unoqon karaa xitaa ciise muu o dhan ilaah baan ahau بسم الله الرحمن الرحيم قل هوالله احد الله الصمد لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا احد
Aniga hadii aan idin arki llahaa madaxa ayaan idinka jarin gaallo illahey kafuratay ayaa tihiin dhamaan tiina dhiigiina waa uu banaan yahay
SUBXAANA ALLAAHU
ILLAAHAY AMA RUMAYSO
AMA ILLAAH KALE AAMIN.
WAXAAD ISLAAMKA U DHINTAY MA JIRTO.
BALSE NAFTAADII AYAAD DULMIDAY WADO DHIB BADAN AYAAD QAADAY.
KA SOO NOQO AYAAN KU DHIHI RABBAY
RABBI HANAG BADBAADIYO SHARKAAGA.
Subxanallah allah yahdiig. Sheydan baa ku helley bal eek vimriga at ku jirto at illahey ku kufaartey. Diin islam bey ku dhalatey 70 jira ku kufaartey.
Alah idin soo hanuuniyo ciise waa nabi ale soo diray ma, aha ilaah
Allaha idin soo hanuuniyo walaalayaal
AlaaH kaBaQa wlaaLaYal
Yaahuu
They only want pleasure of these cruel world#may Allah guide them
love you, mom and sisters, good job, god bless you
Dadkani soomaali maaha.
Soomaalidu isma qariso.
Iyaga oo aan hadlin ayaa dhiigooga la gartaa.
Kuwani soomaali maaha.
Waa nii dili lahaa hadii idin arki lahaa
Ilaaheey
Hallelujah thank you lord I wish hear the Language God is love ❤️
kufartaa wa wen naarta ilahaye hanigi fagoye naarta jaximooo
Subxnalah ilhay haydin soo hadeeyo 🙏😭
Waa yaab SOMALI WAXAY rumeeysan yihiin QOFKA SOMALIGA inuu San doontii rabo uu qaadan karin waar DADKAAN Waxaad Wadaagtiin DAL ee ma aad ku Xukumi kar tid waxa aniga aan AAMIN San tahay adiga aniga kugu ma raaco kari sababta aniga waxaan ahay qof nool oo noloshiisa xukuma waxaan rabaa waa inaan sameeyaa waxa aniga aan jeclahay nolosheeyda 👍❤❤❤
Maxad ku difaaci hada dad somaliyed o alle aburay casiyay
@@axmadcabdulaahi2640 Marka hore alla ma taqaan marka hore diinta baro 👍 Diin kasta waxey Caabudan illaah weeyna yaqanan, marka adoo adduunka ugu la ciifsan oo uu kaa abuuray Somali oo Dhiiga dadkiisa ku qubey sanayaan waxaad rabtaa in aad illaah umadiisa ka difaacdo marka Hore is tossig anigo adduunka ugu liidatid oo Somali ah 😈😈😈🤢🤢🤢🤬🤬🤬
waxan somali mahe waa gaja gaja somali
Waan oyeeey waan ogay aakhira waxa in sugaya laa ilaaha illalaah wa maxamed rasuulullaah
Subhanallah,,Lacag ayaa lasiiyay
Balaayo ayey kugu duceeyeen ee waxaa dhamaantiina idin leeyahay ALLE ha idin soo hanuuniyo dhamaanteenabo
illaahy ayaa illaahynimada ku xaq leh nebi ciise waa nebi illaahy soo direy akhrina diinta islaamka waxaan aheyn lama ogola
Hadadan muslim 💯 ahen somali ma tihid somaliga sax da waa muslim
Somali sax ah maaha dadkaan
Illahay xaqa ha idin tuso
Hhhhhh ilahay inan dhibtoona marabo doqon hadusan ilahay umada imtixami lahayn adunyana Ma jiri lahyn adiga maskaxdadu Ma fadhido diinta galada wa iska cun iska cab iska tumo ilen ilahaygooda aya uso shaqeeyey wlhi jahilnimadii igu darneyd abid like yahuuda aya sidas aminsan iney ayagu dadka ka sareeyan eey dadka kale shaqaale u yihiin
Ilahey hani soo hanuuniyo subxanalah
Ayada ilaahay ayeey beeeniyeen doofaarintan qul huwalaho axad allahu samad ilaahy ha idin soo hanuuniyo
WLahay Somali Daan ka yaabay qofkasta waxuu leeyahay somali maaha somali wA 15 million wax kasta waa leeyihin somali gaalo waa nala dagan yihin love baana u Ayaan marka la yaab maleh
1
Midaanu waamidcarabka eberkaah
Jesus Christ is working with Somali people,
Powerful testimony and God bless you all
Hoigine wa naar
#subxanalah
The Holy Spirit glow though!! Aaah😍😍😍🤗
Money will be end and Allah remains
Ilahay ha idin soo hadeeyo
Runtii waxa wax laga xumaado ah inta oromo af soomali la baray in la rabo in dadka soomalyeed lagu lumiyo
Waxan usheegaya dhaman shacabka iyo ummada afka soomaaliga ku hadasha inay ka digtoonadan shirqoolada loo maleegayo
Iyo in la rabo in diintooda laga kexeyo
Waxyalaha ugu badan ee dhibatoyinkan soo noqnoqday keenaya waxa ka mid ah qurbaha iyo inay dadku qurbaha tagaan iyagoon diinta waxba ka aqoon hadhowna lumaan oo danbiga iyo dadka faaxishada banaysan raacan
Diintina halka kaga tagaan
Ilaahow umadaan soo hanuuni adigaa abuuray adigaana leh
Ilahy haydin so hanuniyo xasbunalah
Subaxanalaha islataha waayelakaha baa udarana Allaha hayedina so hanuuniyo
Riyaq waad qurux badantay
Abaye Waan kahaye Waxaan a haye wila soomaali
Broken somali ku hadlooysaa fake people hadaa bilaawday boojaa ku jirtaa
subxanallah alle ha idin soo hanuuniyo
Beenalayyyy beenalayyyy luntayyyyy oooo kudaafad fadhanaysa
Gabadhu waa sawir
Acuudu bilaahi
Eeyo😢😢
Waxaan diinta kabaxayo nasab maba ahan really war allah ha idin soo hanuunuyo 🇸🇴Somali banahaye mama duqda ah intey too beysan lehed cimrigaan jirta 🤔beenbadanaa waa sheeko baraaley somaliyey ha amiinina waa nii baryaa allah lama arko nabigeena waa maxamed (scw).