masha allah tabaraka allah waxan ku iri verry funny ayad tahay allah ku barakeey wll qaali aadan uga xumahay inan muqalkan xili dambe aan daawado hadana wan ku faraxsanhy inaan tageradada kamid noqdo waxan ku iri miqalka san udawanayay xili udhamaday waan aqoon waayey wllhi 😂😂 meel walba aad jogtid allah wll qaali adiga iyo familkaba 🤲
Mashallah maryaney waa la dhunjiyaa ee lama calaliyo African bahashaan waa loo daayay cagfo loda iyo madax malaay cagaarka mululuqada ukun baamiyo ay maraq ugu dhitan gowsaka maba saaraan iyadoo qaacayso ayay nurtuq siiyaan aniga waa ka yaabay dhunta iyo xabadka kama gubtaan waxaa naloo qaatay anagoo cabuulad ku karsano aniga gabadha aan dhalay aa tiri hooyo noo kari haye aan iri waxaa tusiyay sida aad u karinaysid way yaabtay waxaa la helaa isagoo budo ah oo box 📦 ku jiro xalaalada ayaa laga helaa Mashallah gacantaada illah ha kuu barakeeyo waa ku salamay waxaa ku leeyhay peace and love 💕
Mansha Allaah tabarakalaah Alle HA idin Xiftiyo Adiga iyo Reer kagaba Mansha wax badan baa lagaa faa-iidays tay. Hooyo Qalbi wanaagsan Nah Waa tahay Alle ha Ku illaasho ❤
masha allah maryaney maxoga waa waxa fiican ee ama sorara waan aburtay waxan ku aburay cel carfiid waxan ahay asalowga moxoga waa shey macan ee allah ku barakeyo abaayo macan♥️♥️♥️🙏
Maasha allaah waad iga qoslisey walaahi, ( xoog canjeero ku soo korey aan haayaa) 🤣🤣 aad ayaan kaaga faaiidey Maasha allaah waxaan ku siiyey supscripe❤️👍
Maryan huseen. Kkkkk inaa is ognahay aa moodaa hada leenba fiirsaday kkkkkkkk saan qoslayey waan fuuray sheekada bishketiga ama bicycle ka cadi ma aha hadalkeda aanba ku qoslaaba maxanba wax fiirsadaa m Allah hami official. Wembley aan kaasoo salamaa shib iska dheh

😂😂😂mahadsanidd abaayo 🥰🥰🥰❤️🫶🫶🫶😍😍😍
Masha Allaah walashey qaali caafimad kucuna yummy 😋 😍
Ma sha Allah habo
Wow masha Allah wa cunto macaan
Mansha allah abyo gacantada allah kubarakeeyo
Mansh Allaah wahi wan qosalaykkkkk
Gacantada allaha ku barakeyo habo ❤❤❤❤
Amiiin yaarabi mahadsanidd habo mcn 💋❤️🥰🥰🌹🌹🙏🙏
Masha allah walashey macan
Good job
Maashaa Allah maryan samideey fuufuugaada caadi maaha waa soor walaasheey waa qoslay markaad tiri laba lugood wax qaba nin ha iiga ekaadokkklll
😂😂😂🙏🤲🤲❤️🥰🥰🫶🌹😍😍😍
Masha allh qof somaali oo so sameyo wan sugayay
❤️❤️🥰🥰🥰❤️🥰🥰🙏🌹🌹🌹❤️
Mashallah maryaney waa la dhunjiyaa ee lama calaliyo African bahashaan waa loo daayay cagfo loda iyo madax malaay cagaarka mululuqada ukun baamiyo ay maraq ugu dhitan gowsaka maba saaraan iyadoo qaacayso ayay nurtuq siiyaan aniga waa ka yaabay dhunta iyo xabadka kama gubtaan waxaa naloo qaatay anagoo cabuulad ku karsano aniga gabadha aan dhalay aa tiri hooyo noo kari haye aan iri waxaa tusiyay sida aad u karinaysid way yaabtay waxaa la helaa isagoo budo ah oo box 📦 ku jiro xalaalada ayaa laga helaa Mashallah gacantaada illah ha kuu barakeeyo waa ku salamay waxaa ku leeyhay peace and love 💕
Wllhi waa arkay xabiibti mahadsanidd qaaliyeey ❤️❤️❤️🥰🙏🙏🙏❤️❤️❤️🥰🌹🌹🌹
Abaayo shey kulul waligaa bac ama caag hakushuban
Amiin habo idinkana allah idin barakeyo
Nice job ❤
Thanks 🙏
Macey haloo bixiyo
Aamiin Aamiin inashalaah dhamaanten xbbti
Waaw❤❤❤❤ waa macan Anaa cunay❤❤❤
Mashaa alhaah
Ma sha allaha
Masha’allah masha’allaah
Mahadsanidd walaal qaali 🥰🥰🥰
Wa dhawnhy
Mansha Allaah tabarakalaah Alle HA idin Xiftiyo Adiga iyo Reer kagaba Mansha wax badan baa lagaa faa-iidays tay. Hooyo Qalbi wanaagsan Nah Waa tahay Alle ha Ku illaasho ❤
Mahadsanidd abaayo mcn 🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️
MashaAllaah nafaqo waaye maalmo hadaad cuntid ayga camal ayaad noqon adoo digsi weyn karisidna waan arkidoonaa inshaallaah Allaha kubarakeyo
ما شاء الله عنك 💙
Mashallah
Waaw caadi maaha
Gabar abgaal ah oo culus walee inaa igaarkaaga uroontahay 😂😂👌🫶🏻
Maasha allah horaan u kariyey waa alaab aan laheli karin waaye
🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🥰🥰
Delicious!
Masha Allah inaba cadi maha xbbtii guuleso
Mansha Allah abayo hor mar wangsan
Masha alaah
Maasha Allah
Manshallah abaayo 🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😂😂😂comedy ahaan Leon u fiirsaday 🤣🤣funnyy
Ma kaa qasliyay horta wa kufaraxsanahay mahadsanidd 🥰🥰🥰😂😂🙏🌹❤️
Beutiful
Masha Allah abayo mcn gacantada Allah ku barakey mar walbo wax tahay qofka kudhido oo ku faano ❤️
Mahadsanidd my sister queen 🥰🥰❤️❤️🌹🌹🌹💋💋❤️🥰🥰🥰
maasha alaah maryan gacanta alaha kuubarakeeyo laakiin qosol waa iga keentay 🥰🥰
Mahadsanidd abaayo mcn 🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🌹🌹🌹
Ilaahey haku dhooro, wallet Xamar in at ku dhalatay shaki mu ku jirtid
Mahadsanidd my walaalkeey
Masha Allah abayo 🥰🥰🥰😋😋😋
Wcs habo mcn
Maasha allaha 😍
Masha allaa maryan quruxey 🥰🥰🥰💖
🥰🥰🥰🥰❤️❤️🌹🙏
ManshaAllah tabarakallah I love your recipes. What is the english name for mahoga
Cassava ayaa ladhahaa qaaliyey 🥰🥰❤️❤️
Thanks walashey
Masha allah abaayo ii share gareya TH-camkeyga ❤plz thank you
Diyaar qaaliyeey keep going ayaa kuleyahay
Masha allah abayaden moxoga faa,ido bdn ayuu leyhy isku dadal 😘👌
Inshallah allah mahadsanidd abaayo mcn 🥰🥰❤️❤️❤️
masha allah maryaney maxoga waa waxa fiican ee ama sorara waan aburtay waxan ku aburay cel carfiid waxan ahay asalowga moxoga waa shey macan ee allah ku barakeyo abaayo macan♥️♥️♥️🙏
Jah wallahi waa igu ficnaleheed inaa nosorarto wana ladhacay shib is ka dheh ❤️❤️🥰🥰🥰🥰
Ina adeertey thy abaayo so dhawow aniga xta caliyaale oo iiga baxaa beer dhan oo moxog ah
M.a❤❤
Abayamacan waa iga qoslisay jiim aan ugalaa markaas karinaa 😍😍😋😋🤣🤣🤣♥️♥️💐💐💐
😂😂😂haa wallhi malakarinkaro dhibkaa kabatay abaayoy
@@hamiofficial9884 💝💝💝💝💝💝
Maasha Allah abaayo
Waxaan ka helay shactiradaada masha allaah
Thanks 🙏 walaal qaali
Wcs abaayo masha allah 😘😘😘😘cafimaad kucuna
Malinba xafada uu kariyay ila imika wa lay baryaa saan ugu sameyeyo ana wan ka cajisay
Maryamo waa ika qoslisa runti
Shaaka daas mad keentay najeriyan mad isku badashay kkkk fufu aa
😂😂🙏❤️🥰
Mashalaah kal iyo lawn San u qoslay 😂cunta macaan ee u egtahay mashalaah keep going sister
😂🥰🥰🥰🥰🌹🌹🙏❤️❤️mahadsanidd 🥰🥰🥰🌹
🤣🤣👍🙈 qosol igu dishe wlhi
😂😂😂❤️🥰🥰🥰🙏🙏😂🥰🥰🥰🥰
Asc abaayo digsiga non stick oo holmay iska tuur. Weligaa wax kulul ama qandac ha ku xeren bac waa sunta dhiiga raacdo.
Mahadsanidd wayahay xabiibti 🥰🥰🥰🥰❤️
Asc abaayo masha ahaah wlhii wan ka heley ee no ku so celi
Inshallah allah qaaliyeey 🥰🥰🤲🙏🙏🙏👍👍👍😂🥰🥰🥰
Kkkkkk
Asc. Maansha Allaah gaber karti badan. Waxaa la dhahaa moxoga Cassava asoo shiidana waa helee,Mooskana waxaa loogu wacaa plantain asagoo sidii burka oo kale waa helee. Congratulations 🎉 hadaad karisey caafimaad Allaha idiinku daro aamiin yaa Rabi.
Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo mcn ♥️♥️♥️🥰😍🙏
😂😂😂😂😂 waa soor kibirtey
Pizadaba waxay dhahaan canjeelo kibirtee
Allaahuma aamiin aamiin
Wllhi waa soor kibirtay waa la heshay shib is ka dheh 😂😂❤️🥰🥰🥰🥰🥰
@@hamiofficial9884 😂😂😂
Ana fufu kariyo naag an ushaqeyo o udhalatey wadankas aya cunto
Masha alaah❤
Hahahaah you are so funny sister ahhaahha 😂
Thank you so much 🤲❤️🥰
Bacda mafiicno abayo kuleylka lagu shubaayo cafimadka uma fiicno
Kkkkk aaya maryan waa iga qoslisay
Kkkkkk masha Allah
Asc marysn cadey wakusalamay mcnto alaha idiin xafido🥰🥰. Abayo marka shidesay biyo makudartay ileen waa ceyriin moska iyo moxoga iso jawab abayo biyo maa lagula shidaya.
Haa abaayo ma fiirsanmiyaa qaaliyeey ❤️❤️❤️🥰🥰🥰
Haa mcnto waan firsaday ok abayo wasamena anigana insha alaah wana kulasowadagaya waan jecla inan sameyo lakiin magaranen waxa lagasameyo mahadsanid🥰🥰🥰🥰
@@nasroamiin5557 mahadsanidd queen ❤️❤️🥰👍👍
Gabadha waa xaraamo miiran waa iga qoslisay abayo xagee joogtaa Congo miyaa joogtaa
Mahadsanidd walaal qaali 🥰🙏🙏😍
Masha allah lkn abyo qosalka ayaa iga dhameysay😅😅😅
🥰🥰😂😂❤️❤️❤️❤️
Boos bukeeni miyaa saan u yaal wey kaa qaldan tahay
Mashaa alllah tabarakallah caaadi mahana ino sobadi gacanta alllah ku barakeyo shukaran abayo caafimata ku cun hhhh😂😂😂😂😂😂😂
Mageceeda moxog waaye moxoga keliya dadbaa ka samaysta cadaan eey noqonee
Soor waanbo Lee waaye
Wllshy maryan wan ku salamay asc wr moxog maxa la dhaha ?
Magac kale ma lahan miya moxog mooye ii fahan sii wllshay ilahay ha ku barakeeyo mclimadeena
Waxa ladhaha Cassava ayaa loyaqanaa luqada af girlish
Waka qaaday salanlamidaa sidokle
Shugran ukhtii
Asc maxaad Banda ugu xirtay
Wcs waa logu dalagalay si ee iskugu timado ama iskugu dhagto
😂
Soor yurub ayan u bixineynaa😂😂😂😂😂
😂😂😂walaahi waa la heshay 😂😂
Sopor walaalkeed
Kkkkk you fun
M.a abayo wa cunto nafaqo leh wa samaysta aniga somaliya joga
Masha allah ❤️🥰🥰🥰👍👍🌹🙏🙏
@@hamiofficial9884 abayo mos kuma daro aniga moxoga basa ka sameya farmajo cml ayay isku jid jide macan
🤣🤣🤣🤣🤣funny ayaatahay
😂😂🙏🙏❤️🥰🥰🥰🥰🌹❤️🥰
Moxog maxaa la dhehaa
Haaa moxog ayaa ladhahaa qaaliyeey ❤️❤️🥰🥰
Wll moxo bahalka maxa waye magc kle malaha hargeisa malaga helaya
Wllhi ma sheegi karo ina ga helo abaayo
Moxog❤
Cassava and plantien mmmm
Kjkkk ani soor ta maba fahmin saa u qoslaaye
😂😂😂🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🌹❤️❤️
Maasha allaah waad iga qoslisey walaahi, ( xoog canjeero ku soo korey aan haayaa) 🤣🤣 aad ayaan kaaga faaiidey Maasha allaah waxaan ku siiyey supscripe❤️👍
😂😂❤️❤️🥰🥰❤️❤️🌹🙏🙏🙏mahadsanidd abaayo
Sodhawoow qaaliyeey
😂😂😂😂
Soor kibirtay waye lolz 😆
😂😂😂🥰👍👍👍😍😍😍😍
Abyo malagucayila mise wax lagucayilayo marabo bal so shega
Walaahi ma aqrinin lkn hadii week mar la qaato uma leyn maayo in lagu cayilaayo abaayo
I can't stop laughing😂😂😂
😂😂😂😂😂🤲❤️🥰🥰🫶🫶❤️🥰🙏🙏🙏
Hhhhhh abdirahman maanta muruq ayaa usoo baxay ma noolo miskiinka hal mar aan tijaabiya looma xiisaayo lkn asigo diyaarsan la helaa
Shib is ka dheh waa rafaadnay aniga iyo cabdirahmaan 😂😂😂😂🥰🥰❤️❤️❤️
Asc walashey ilahey haka xifdiyo kkkkk❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅
Amiiin yaarabi mahadsanidd qaaliyeey
Maryaney bahashan waku walacay lkn moxog waligey ma arkin muqdisho ayan joga
Moxog hadaa kuwalacday moqdisho walaga heelaaa xabiibti raatso qaaliyeey 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️alle haku adkeeyo
Abayo why is it's yellow what ve u add
Moos bukeeniga ayaaa yellow ka dhigay abaayo
I love that food
Moxog mxaa la dhahaa tell me in English
Cassava ayaa ladhahaa xabiibti waa kaas
Cassava ayaa ladhahaa
Kkkkk kkkkk waa iga qoslisay walax laba lugoodleh iga tag Maryaneey umadeena matihid owkoombe maxaa kuu galay
Maryan huseen. Kkkkk inaa is ognahay aa moodaa hada leenba fiirsaday kkkkkkkk saan qoslayey waan fuuray sheekada bishketiga ama bicycle ka cadi ma aha hadalkeda aanba ku qoslaaba maxanba wax fiirsadaa m Allah hami official. Wembley aan kaasoo salamaa shib iska dheh
Markii hore samey islahaal lkn madhay tabartA maba hayo 😂😂😂
😂😂😂👍❤️🥰🥰🥰🥰