Gorfeyn Podcast - Todobaadkan waxaan kaga hadleynaa Cilmi-nafsiga - Rowdo Colaad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Gorfeyn Podcast - Todobaadkan waxaan kaga hadleynaa Cilmi-nafsiga.
    Rowdo Colaad - Waxay leedahay in ka badan 10 sano oo khibrad ah dhinaca Cilmi-nafsiga.
    omny.fm/shows/...
    / gorfeyn-podcast
    podcasts.apple...
    #astaantv #Gorfeyn

ความคิดเห็น • 37

  • @axmanna14
    @axmanna14 ปีที่แล้ว +26

    Asc, podcast-gaan Gorfeynta waan la socday muddooyinkaan oo dhan, waxaana caawa daawaday xalqadii ugu muhiimsaneyd, waxayna Drs-da taa-taabatay meelo badan oo aan aad u daneynayay, waan dhameystay daawashada xalqadan, waxaana Astaan la wadaagi lahaa soo jeedin ah in Drs-da loo sameeyo Podcast iyada u gaar ah, ama xalqooyin taxane ah oo Podcast-gaan ka mid ah, waa soo jeedinteyda. Mahadsanidiin

  • @dalmartimayare4685
    @dalmartimayare4685 ปีที่แล้ว +4

    Mowduc ka qimo badan kana wax tar badan malintaydan ma arag . Barakoba idan alle tvg iyo gabadha cilmigas nala wadagtay khayr alle ha siyo dhamantood.

  • @maryanalinor4117
    @maryanalinor4117 ปีที่แล้ว +3

    Rowda mohmed olaad gabar wan waxbdn la so shaqeyey waxbadan waan ka faideya aqoonteed Allah u siyaadiyo 😊

  • @mohamudaden3391
    @mohamudaden3391 ปีที่แล้ว +4

    As astan TV se kuhelikara contacts ka dr Roda

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr ปีที่แล้ว

      Sxb jmcada simad jogta xarunta cafimadka iskubuuqa ardey jogta lpxeyga

  • @abdoshMo
    @abdoshMo ปีที่แล้ว +1

    Waxaak kula talin lahaa gabadhan in ay sameyso onlice counseling oo na fiican privacy ahaan sababtoo ah majiro qof soomali ah oo isbitaal u aadaya latalin maskaxeed, qofkan uu balan qabsan karo

  • @safyiaabdille4810
    @safyiaabdille4810 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah waa porgarama aad iyo aad uu ficaan oo liga hadalayo cudurka mantal Health . Madama aan miudo dheer aan laa nolahay somaliduna cudurkan waxay ka amiinsanyihiin qalada sababto ah wax keenaysa. Aqondariida

  • @safyiaabdille4810
    @safyiaabdille4810 6 หลายเดือนก่อน

    Sametime way kugu caynay oo waxay kuleyihii wada waalatahay madiiga waxay samaynkara

  • @MohamedMohamed_IP
    @MohamedMohamed_IP ปีที่แล้ว +2

    Runti majaalkan cilmiga nafsiga waa mid aad ugu muhiimsan nolosha bulshada dhinacyadeeda kala duwan iyo dib u dhiska bulshada kasoo kabashada burburka. Drs iyo bahda astaan aad baad u mahadsantihiin barnamijyada wax gal ah.

  • @MaxamedXasan-e5i
    @MaxamedXasan-e5i ปีที่แล้ว +2

    Astaan tv waa mahadsantihiin horto waa markii ugu horeeyey ee aan comment kaso dhiibto halkaa. Waxa idin kula talin lahaa podcastiyada wariyaha xirfad leh nogu dhibo. Dad wax yaqaan waa buuxaane qaabkii xogta qofka Loga wada bogan lahaa ma sameeynaayo wariyahaan.

    • @ahlaamhassan5936
      @ahlaamhassan5936 ปีที่แล้ว

      Sidee ku dhahdy maxaa qaladad ku aragty ani ahaan wuu ila fcnyhy ii faidey

  • @harunali4018
    @harunali4018 ปีที่แล้ว +2

    Mahdsanid Astaan Talo ahaan qofka lagu casuumayo Podcast in space fiican oo uu kuwarami karo lasiiyo hadalkana laga soo dhex gelin inta badan aan codsanaa madama waraysi caadi ah u uusan ahayn ee uu yahay podcast

  • @MuruqsayPodcast5223
    @MuruqsayPodcast5223 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsantihiin Astaan Iyo Drs Rowda
    Codsi Astaan hasoo badiso barnaamijyada ka hadlaaya psychology ga

  • @lamaanestudio1621
    @lamaanestudio1621 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan taxane ka sameeya Psychology

  • @anasabdimohamed7943
    @anasabdimohamed7943 7 หลายเดือนก่อน

    Edo Hanpalyo cfm fcn inshllah shaqo wacan

  • @safyiaabdille4810
    @safyiaabdille4810 6 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo abaayo waan uu bahanay dad adigo kake ah Rodo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว +1

    Lkn dhalinyaro hal su'aal. cilmi-nafsiga maxaa ka aamimsantahay

  • @safyiaabdille4810
    @safyiaabdille4810 6 หลายเดือนก่อน

    Abaayo ilaa soxiiri Rodo khiibrada baan uuleyahay cudurkan madama aan laa nolahay mudo waxaan jecelahay inan dadkeena soomaaliyeeda uga faa ideeyan raba madama aan ah mantal health riikabar hada waan Kufaas cudurkan because waxan laa noqoday saxiib cudurka

  • @drabdirahmanfanah5847
    @drabdirahmanfanah5847 ปีที่แล้ว +1

    Waw m.a moduuc muhiim ah ayuu ahaay asxabteyda wan u share gareynaya muda kale taxane isbuucla ah ilaa dhoor xalqa ah nooga sameeya drs rodwa

  • @AbdiKadir-m4r
    @AbdiKadir-m4r ปีที่แล้ว +2

    Thank you sister ❤

  • @SafiaOmer-m8n
    @SafiaOmer-m8n ปีที่แล้ว +1

    Waa xanuunka ugu badan ee ina haysta aqoona aan loo lahayn soomaalida dhexdeeda

  • @safyiaabdille4810
    @safyiaabdille4810 6 หลายเดือนก่อน

    ❤😂

  • @A.Osman2023
    @A.Osman2023 ปีที่แล้ว +1

    Waa barmaamij loo baahanyahay soo badiya insha Allah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว +1

    Waa mowduuc iyo maaddo muhiim ah

  • @salmacumar9476
    @salmacumar9476 ปีที่แล้ว +1

    Noosoo badiya mawduucan astaaney

  • @abdibasidibnumaddaale615
    @abdibasidibnumaddaale615 ปีที่แล้ว +1

  • @HAZANABDI2
    @HAZANABDI2 10 หลายเดือนก่อน

    Asalaamu calaykum bahda astaan kordhaya banaajimyadan waad mahadsantihiin

  • @amiircaamir8380
    @amiircaamir8380 ปีที่แล้ว +1

    Somalida dad aqoonle way ku jiraan lakiin ilaa imika isbadal ah wali dalka kama aragno 😢

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 ปีที่แล้ว

      Dadka aqoonta leh waa busy inta badan waana qunyar socod, dhaqanka somalidana wuxuu taageeraa qofka qayliya oo dhibka badan.

  • @nasteexocadeycabdi4598
    @nasteexocadeycabdi4598 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo online conselt ma ku bixisa

  • @masuulkaomar2383
    @masuulkaomar2383 ปีที่แล้ว +6

    Dadka hadii laga wacyi geliyo dhanka diinta maba ubaahno in dhaqtar cilmi nafsi ah
    Aniaga fikir ahaan waxaan dhaqtar cilmi nafsi in ay waxyaabo lagu jahwareerinaayo dadka muslimiinta ma xumo in qof aad la taliso lkn talooyinka qaar ma aha kuwo fiican diin ahaan

    • @quruxsan415
      @quruxsan415 ปีที่แล้ว +2

      Wllo wa wax jira qofku xaalad nafsiyan ah inu galo danbina maaha waa sida xanuunada kale ee cadiga ah dawadisuna wa sida xanunada kale lo daweeyo quraan iyo tasbiix wa lagu daweya sido kalana cilmiga casriga e talk therapy iyo medication wa lagu daweya faahfahin kale hada rabto sheekh mustafe ka hadhay kaso dhageyso wll

    • @masuulkaomar2383
      @masuulkaomar2383 ปีที่แล้ว

      @@quruxsan415 abaayo sax waan ogahay inay jiran xaalado nafsi iyo in lagu xalin karo talk therapy lkn ula jeedkeyga ah in marwalba alle loo laabto

  • @AbdinassirAbdullahi21
    @AbdinassirAbdullahi21 7 หลายเดือนก่อน

    The best mawduuc

  • @SafiaOmer-m8n
    @SafiaOmer-m8n ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah tabaaraka laah gabadhan soomaalida dugsi haw furto siiba waalidiinta