Gorfeyn Podcast - Xirfadda Film Tarjumidda - Salax Dheere.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Gorfeyn Podcast - Todobaadkan Waxaan uga hadleyna Xirfadda Film Tarjumidda.
    Waxaa marti ku ah Salax Dheere oo in Ka 25 Sano ka shaqeynaayay Film Tarjumidda.
    omny.fm/shows/...
    / gorfeyn-podcast
    podcasts.apple...
    #astaantv #Gorfeyn

ความคิดเห็น • 24

  • @Wiselyside
    @Wiselyside ปีที่แล้ว +1

    Saalax Dheere's voice has become an integral part of the cinematic experience, leaving a lasting impression on all who have had the pleasure of hearing it.
    Saalax Dheere, the renowned voice-over artist, deserves immense recognition and appreciation for his exceptional work and remarkable demeanor. Over the course of 25 years, his mesmerizing voice has graced countless movies, captivating the hearts of Somali people. feel comfortable listening him.

  • @-Y95
    @-Y95 4 หลายเดือนก่อน +1

    Saalax dheere cup going bro from 🇩🇯☪️

  • @faisaldahir7725
    @faisaldahir7725 ปีที่แล้ว +1

    Saalax dheere cafimaadka Allah u daayo walalkey waqti badan film u fasiray wa fiirsaday legendary

  • @AKSHEEY_YARE
    @AKSHEEY_YARE 5 หลายเดือนก่อน

    Saalax dheere waa ku wataa sxp

  • @Salamadhle
    @Salamadhle ปีที่แล้ว +2

    Saalax dheere legend

  • @alijama6088
    @alijama6088 ปีที่แล้ว +1

    Astaan tv shaqo fiican baad haysaan wlhi
    Mclin Fu'aadna kusoxiji waraysigan ❤

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 7 หลายเดือนก่อน

    Saalax dheere On the Mic.....Cod Miisaan leh ayuu Lahaa ...Cumar Cismaan aadbaan u taageeri Jiray..

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks ปีที่แล้ว

    saalax dheere alfaghi qaraami caan caan dhalay war waan ku salaamay

  • @Abdullmoha261
    @Abdullmoha261 ปีที่แล้ว +2

    Astaan

  • @dalla112
    @dalla112 19 วันที่ผ่านมา

    Salax Dheere codkiisa markaa maqlo laadarki weyna salaamsey so xasuusta ama atoorihii Nana Patekar

  • @AbdulahiDALEY
    @AbdulahiDALEY ปีที่แล้ว

    Macalin Fu'aad Soo Qabo ❤❤

  • @farhiyadahir3992
    @farhiyadahir3992 ปีที่แล้ว +1

    Salax dheere❤❤

  • @ApdixakiinChama
    @ApdixakiinChama ปีที่แล้ว

    Saalax dheere alfaghi ❤🙏🙏🙏

  • @user-bq3kp5rf6o
    @user-bq3kp5rf6o ปีที่แล้ว

    Legend saalax dheere♥️🦁

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 7 หลายเดือนก่อน

    Salaxdhere legend waye ghatak filinkii sunny deol baankuxasuusta bisado bisadpay dhasha ee libax madhasho abahana waa eey adiguna eey eydhalathy

  • @CabdicabdiCabdicandi
    @CabdicabdiCabdicandi ปีที่แล้ว

    Saalax dheere iyo joon shuurow codkooda cabs cabsi wye

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 4 หลายเดือนก่อน +1

    Tabliiq nimada ma iska dhaafay.

  • @Idmaa
    @Idmaa ปีที่แล้ว

    Saalax dheere saaxiib noolow

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk salamasey😂

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 6 หลายเดือนก่อน

    Saalax Dheere Wiil Murusade

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 ปีที่แล้ว

    Bahda astaan waad mhdsn tihiin waxaad soo sameesaan halbaarnaamij oo looga hadlaayo aas aaskii al faghi dadkii ka soo shaqeeye meeshi ee ku danbeeyeen iyo mgc yadooda

  • @abdoshMo
    @abdoshMo ปีที่แล้ว

    11:30 nin waqtigaas moryaan baskoolad ka qaatay wuxuu sameeyay alaa og

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 ปีที่แล้ว

    Tayir so qabo ninka u turjuma