ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Wiil Somali ah faqiirnimo ku koray oo fursad u helin inuu dugsi waxbarasho tago oo noqday milyaneer.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 เม.ย. 2021

ความคิดเห็น • 117

  • @AOmer-mu5wh
    @AOmer-mu5wh 3 ปีที่แล้ว +95

    Caawa 13-4-2021
    3:38 first ramadaan 2021
    hantidayda ugu weyni caawa waa riyadayda, waxaa rajaynayaa inaa noqdo billionaire insha allah. commentigaan waxaan akhrin doonaa anigoo Billionaire ah insha allah.
    Congrats Bashir dhere.😍

    • @nasrimohamoudhersi562
      @nasrimohamoudhersi562 3 ปีที่แล้ว +1

      Same bro, Insha Allah Never Give Up

    • @mohamedabdi1256
      @mohamedabdi1256 3 ปีที่แล้ว +4

      Dreams without goals are just dreams

    • @abdinazirabdullahi6451
      @abdinazirabdullahi6451 3 ปีที่แล้ว +9

      Hamigaaga ugu weyn Haka Dhigin Adduun Aakhirana u shaqeeso broh Adduun waa dhamaadaa lagu waari maayo Mahadsanid

    • @amaalaragsan502
      @amaalaragsan502 2 ปีที่แล้ว +2

      IlHay hakula garab qabto

    • @Mhamett_1
      @Mhamett_1 9 หลายเดือนก่อน +1

      Where you’re after 2 years ?

  • @abdirahmanfeedhacade
    @abdirahmanfeedhacade 3 ปีที่แล้ว +12

    Bashiir Dheere' waa waxa lugu daydayo' mustaqbal ka kasi wayn ayan ku rajinaya

  • @abdisalanabdi2330
    @abdisalanabdi2330 3 ปีที่แล้ว +11

    amazing story! I feel so inspired and I promise, I will take your advises and put into work.

  • @mrkan3556
    @mrkan3556 3 ปีที่แล้ว +9

    "Aduunka aynu maanta joognaa maaha aduun la Investigate-gareeyo baahidaada roote-keeda iyo halkay ka timaaday; Aduun waxaynu ku nool nahay la Invest-gareeyo hantidaada iyo meesha ay guushaadu ka timaaday."
    - Bashir Dheere -
    Hal ku dheg waxbadan aan ka fahmay. i.a Alle ayaa baaqi ah oon marnaba is badelin. waxaan rajaynayaa in aan isbadal nafsiya sameeyo si maalin uun saamayn uga tago ummadayda....i.a...Time&Effort.

    • @najaxaxmed8557
      @najaxaxmed8557 2 ปีที่แล้ว

      Insha Allah maxaa kuu qabsoomey

  • @user-gu5ts5nx8r
    @user-gu5ts5nx8r 3 ปีที่แล้ว +6

    Xilligaan jira dhaqaalo aya leyahay wax la buun buuniyo ma ahee, walal keygow cadowga Allaha kaa xijaabo.
    Intad waxaga qarsan karta, qarso inshaa Allaah.
    Cadow hor mar kaga diidan ayaa buuxa dunidee.

  • @kalidabibabdilahibilli2801
    @kalidabibabdilahibilli2801 3 ปีที่แล้ว +3

    Manchlah waa dhirigaliye fiican runtii waxuu aaminay naftisa wuuna samray sifcn allahna wuu garapgalay

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 3 ปีที่แล้ว +11

    OMG! he made me inspiring wlhi
    the most effective word:
    (Every body started from zero)
    Keep up bro.

  • @faaidochannel2917
    @faaidochannel2917 3 ปีที่แล้ว +5

    Bashiir waa wiil wx bdn nolosha ka og wlahi wxbdn ayn ka faidey really🥰🥰tnx

  • @badalbudul7878
    @badalbudul7878 5 หลายเดือนก่อน

    ❤msha allaah bashiir dhere❤❤

  • @zulekhasahal8997
    @zulekhasahal8997 3 ปีที่แล้ว +10

    First Asc RAMADAN MUBARAK aad ayaan uga heley this program I like is young boys ku fakaraayo mustaqbalka in ay wax ka badalaan waxaan leeyahey wiilka yar oo soo dadaaley xafidulaah keep going habo 👋👋👋👋🌹🌹🌹

    • @Waxkasta
      @Waxkasta 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxan rajaynaa inaad khayr ku nooshahy

  • @foadismail9773
    @foadismail9773 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah tabaarakalh ale ha barakeeyo wiilka iyo hantidiisa

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah bashiir allaha ku xafido

  • @maxamedabshir1181
    @maxamedabshir1181 3 ปีที่แล้ว +4

    Msha allh
    Waa shaqsi ku dayasho mudan runtii

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +7

    Ninka Raga Markuu Faqir Yahay uu dathalayo Lama Yaso Waligaa , Legend 😍

  • @abdisamedmohamudabdiwahid9485
    @abdisamedmohamudabdiwahid9485 7 หลายเดือนก่อน

    23:37 bashar dhere keep up pro Isha bini aadankana allah kaa qabto

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilaahay. Ha kuu barakyo xoolahaaga hana ku xafido 🌹🌹🌹💙🇸🇴💙🇸🇴🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @somalew39
    @somalew39 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah illaahay haw siyaadiyo.. waxaan xasuustay buugii uu qoray ninka layidhaahdo Robert Kiyosaki ee title-kiisu ahaa “ IF YOU WANT TO BE RICH AND HAPPY, DON’T GO TO SCHOOL”

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 ปีที่แล้ว

    Mashaa alllah hambalyo bishaar dheere alllaha kuxifdiyo dad badan oo kalagadisan ayaad anfacday anficina doontaa sharaf bay nootahay wiil soomalia ah in heerkas awgaaro guuulayso markasta

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah waan ka faaiiday ustaadkan alle khayr hasiiyo isagiyo intii nosoo gudbisayba

  • @LearnWithDiamond
    @LearnWithDiamond 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah, true Wlhi.

  • @deganshiiq3894
    @deganshiiq3894 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh waa shaqsi isku kalsoon allena talo saartey runtii kuwiina qabiilka lagu habaaray ka faa iideysta waqtigiina oo naftiina ku mashquula

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 3 ปีที่แล้ว +4

    Say mashallh to him god bless you bashir

  • @kadra825
    @kadra825 3 ปีที่แล้ว +1

    MASHA AALLEH GUULL GUULL IINSHA AALLEH HORUMAR WACAN CONGRATULATIONS WLL GOOD JOB NICE ❤❤❤💚💚💚

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 3 ปีที่แล้ว +2

    Hormar wacan abti gulayso

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa ALLAH ALLE HAKUBARAKEEYO CAQLIGA CIMRIGA IYO CAQIIDADA CAAFI.AADKA HANTIDADABA

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabdha iyo Wilasha Qarkood Africa Wxeey Modaan Meel Waxbo Yelin Africa Mxaa Lo Gumeystay? Mxaa Dagala Maanta Kuli loga abuuri Africa? Africa wa Meel Wax Walbo Yelaan

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah Fariid ikaahay haku Xafido.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 3 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllaah tabaarakalaah illaahey hakuu siyaadiyo

  • @deeqomahmudahmed8239
    @deeqomahmudahmed8239 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah allaaha ku barakeeyo

  • @hassansahal2469
    @hassansahal2469 3 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah Bashiir. Alla ha ku ziyaadiyo

  • @suleimanishorts6388
    @suleimanishorts6388 3 ปีที่แล้ว +6

    big man with great ambition, he did what he needed to be. "" I suppose him how he become the Legend of His history"

  • @abdikanisaidhussein6433
    @abdikanisaidhussein6433 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah, Wll qaliya alle Swt ajar iyo xasanad haka siiyo cilmiga, talloyinla iyo qibrada ad inala wadagtay Aamiin, Aamiin, Aamiin.

  • @faisalalicaanad6276
    @faisalalicaanad6276 3 ปีที่แล้ว

    Waa Cashar aad u muhiim ah
    Mahadsanid

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma.sha.allah.bashir.guuulaysoo.wall.👍👍👍👍👏👏👏👏❤💞👏👏👏👏👍❤

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa 3 ปีที่แล้ว +3

    *Sxb Bashar Dhere, aad baan kuu salaamayaa. Maalmahaan Facebook ma soo galin. Postyadaada waan u xiisay.*

  • @nasirnafii138
    @nasirnafii138 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Allah yaxfidhka Akhi... Keep going

  • @saidsuleiman7365
    @saidsuleiman7365 2 ปีที่แล้ว

    He is a genius Somalia needs more like him

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah hakubarakeyo

  • @quruxhaweenbintucarab7374
    @quruxhaweenbintucarab7374 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah keep going brother maskax fayow alle haku barakeeyo

  • @muhdinmohamedyuusuf4105
    @muhdinmohamedyuusuf4105 2 ปีที่แล้ว +1

    Africa for future

  • @shamsudinmohamed8053
    @shamsudinmohamed8053 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allah keep going

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 ปีที่แล้ว +5

    Alxamdu lilah
    Bashiir waa Nin Illahay Baray Nolosha si fiicana u Dadaalay Talo Fiicana Wuxuu La Taliyay Dadka hor Fadhiya iyo inta Dhegaysatayba.
    Illahay ha Gargaar.

  • @maxamedcasar9868
    @maxamedcasar9868 3 ปีที่แล้ว

    masha allah bro bashiir dheere halkaas kasii wad dadaalkaaga ille na hakula garab galo dadaalkaaga

  • @eidabdiomer3098
    @eidabdiomer3098 ปีที่แล้ว

    Good

  • @muniiromuuse738
    @muniiromuuse738 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah wllo Allaah ku xifido

  • @dhiirigeliyemfi7012
    @dhiirigeliyemfi7012 ปีที่แล้ว

    Motivation

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah

  • @bashman345
    @bashman345 3 ปีที่แล้ว +3

    Well done

  • @xasanmuxumed7101
    @xasanmuxumed7101 3 ปีที่แล้ว +1

    That's true because everyone tries this idea he can get enough education and daily life

  • @faisalabdikadir3406
    @faisalabdikadir3406 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah mu role model.. bashar dhere❤

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 ปีที่แล้ว

    Maaaash allaaah 👏🏽👏🏽

  • @abdirisackamin8360
    @abdirisackamin8360 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks

  • @jamzcaptainouri3438
    @jamzcaptainouri3438 3 ปีที่แล้ว +1

    legend Bashir manshallah

  • @northamericantrucker9678
    @northamericantrucker9678 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wixii maskaxdodu meel fog at ka fakarayso tusaaluu u yahay

  • @farhanhersimohamed3717
    @farhanhersimohamed3717 3 ปีที่แล้ว

    masha allah runti wan kufarxay bashir

  • @nadiraabdourachid
    @nadiraabdourachid 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ayanbilanmohamed2561
    @ayanbilanmohamed2561 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah he is inspiring me thank you wllo

  • @hindamohamed470
    @hindamohamed470 3 ปีที่แล้ว +1

    maa shaa Allaaah

  • @hamsexaseeye4374
    @hamsexaseeye4374 3 ปีที่แล้ว +1

    Manta ayanu ka wada hdlyny wiil anu saxb nhy sidanu ku baran lahyn Luqqada Englishka wallhi marka ya diyara oo anu isla kashana si anu u hormarno

    • @lafaHore
      @lafaHore 2 ปีที่แล้ว

      Sxb bal anu igusoo darr 50% englishka waan ka aqaan

  • @wisdomalwaysweneed7621
    @wisdomalwaysweneed7621 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waafikrad fican

  • @suldaanosiman2394
    @suldaanosiman2394 3 ปีที่แล้ว +2

    Runtii aad ayaan udaneyaa aadna waan ujecelahay Xirfad IT tiina in badan wax badan waa ka fahamaa waana xirfad aan inbadan ku guda jiray waxaan aad ujecelahana lahaa in aan kusii jiri doono insha allah wllkyga bishar waan u hambalyeeynaa aadna waan ugu faraxsanahy wlhi dhalinyaro anigoo kale ah in ay kafaideysan doonaaaan insha allalh

  • @amirismail9396
    @amirismail9396 2 ปีที่แล้ว

    Wariyaha laftarkiisa Ayaa mustaqbal weyn leh

  • @aliikohuzni1517
    @aliikohuzni1517 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarakallah hore usoco

  • @dekiyahismail3532
    @dekiyahismail3532 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allh Allh hauxafido

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 2 ปีที่แล้ว

    bashiir horay usoco 🥰👍

  • @sharifo38378
    @sharifo38378 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @abdallahsomaliboy6905
    @abdallahsomaliboy6905 3 ปีที่แล้ว

    masha allah aadbaan ugu faraxsanahy wll keena guushiisa
    #Viva_Dadkeena_Soomaalida💙🤍💙

    • @nstahayosalo8740
      @nstahayosalo8740 3 ปีที่แล้ว

      Masha ALLAH ALLE. Ha. Ku. Siydsho. Dhalin. Yaradana. Alle. Ha. Kaso. IN. Ay. Kugu. Dayato.

  • @nicimamaxamed7493
    @nicimamaxamed7493 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah guul

  • @sucditoxow7156
    @sucditoxow7156 3 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @ridhimasiciid2055
    @ridhimasiciid2055 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah keep going never back nolashuba waa dhamad ee inta aad noshahay guuuikakagash👍👍👍🖋️📚🌏

  • @samiraali7702
    @samiraali7702 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alah congratulations

  • @abdallaadoonrabbi2443
    @abdallaadoonrabbi2443 3 ปีที่แล้ว

    Waa will fariid ah

  • @mohamudabdullah3398
    @mohamudabdullah3398 3 ปีที่แล้ว

    Inspiring story indeed🥰

  • @ismacilabdullahi7130
    @ismacilabdullahi7130 3 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @hamzehb2524
    @hamzehb2524 3 ปีที่แล้ว

    Mcha allh

  • @anisoyasirallah4260
    @anisoyasirallah4260 3 ปีที่แล้ว

    MNSHAA ALLAH

  • @nurdindini2114
    @nurdindini2114 3 ปีที่แล้ว

    Adunyada sinan maleh

  • @qaranfitness2774
    @qaranfitness2774 3 ปีที่แล้ว

    Msha Allah

  • @nimcaancrashiiid9074
    @nimcaancrashiiid9074 ปีที่แล้ว

    Ninwaxnopdaawaaninsoojabay
    Tahkiss

  • @tasliimmaxamood4458
    @tasliimmaxamood4458 3 ปีที่แล้ว

    MashaALLAH

  • @Hajiyuusufchennal8410
    @Hajiyuusufchennal8410 3 ปีที่แล้ว

    Ninku waa inuu hami yeeshaa

  • @user-ek7zp9td8e
    @user-ek7zp9td8e 8 หลายเดือนก่อน

    Hi

  • @carafadcabdi9326
    @carafadcabdi9326 3 ปีที่แล้ว

    Macquul

  • @Ahmed-xb3wl
    @Ahmed-xb3wl 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin adag

  • @user-ek7zp9td8e
    @user-ek7zp9td8e 9 หลายเดือนก่อน

    HI

  • @degan4
    @degan4 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaaaas

  • @shamsarolemodel
    @shamsarolemodel 2 ปีที่แล้ว

    mashaAllah great man keep going

  • @canabcali9771
    @canabcali9771 3 ปีที่แล้ว

    Allahu mabarik

  • @musicofficialchannel1108
    @musicofficialchannel1108 3 ปีที่แล้ว

    Màsha Àllah

  • @shamsaahmed408
    @shamsaahmed408 3 ปีที่แล้ว

    Maxay tahay sababta dadku luuqada soomaaliga ah markey ku hadlayaan ay ugu dhex qasaan english? Ama xataa luqadaha kale ?

  • @mohamedfaisal7587
    @mohamedfaisal7587 3 ปีที่แล้ว +5

    congratulation !!! you should leave your comfort zone I agree you work like hell

  • @mascudcumar3029
    @mascudcumar3029 3 ปีที่แล้ว +3

    Faysal

  • @denbel426
    @denbel426 3 ปีที่แล้ว

    Good salesman

  • @HOYGA_HORMARKA
    @HOYGA_HORMARKA 3 ปีที่แล้ว

    Isoo booqda asxaabta channlekayga

  • @qeexmarket4833
    @qeexmarket4833 3 ปีที่แล้ว

    Muxuu iibiyaa

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 3 ปีที่แล้ว +3

    He has innate intelligence

  • @Engsfscrypto
    @Engsfscrypto 2 ปีที่แล้ว

    Aniga short cut sameyey wlhy aniga ii meesha ka igu casuumo ayey ahayt sorry aniga anigo yar aya isgoolka ka tagey wacaya ku labtay anigo jira 26 aya faristay tugsi sare ila jamacad kabna wan ka tagey somaliya oo wx adey europ sorry lkn hada wx ku jira nolol radis

  • @faallo1136
    @faallo1136 3 ปีที่แล้ว

    Jhh

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 3 ปีที่แล้ว

    Forex