Maandhow Lug Kowlaha & Dardaaran1 Dardaaran2 Daahir Cudhaadh Iyo Gabaya Dhowra Seyd Maxamed Cabdulle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 ปีที่แล้ว +7

    Maandhow ha leeleelin yey leexan maansaduye
    Luuqdana ha bi’in sowdku waa laaxiboonyahaye
    Maandhow lukowlaha ka dhowr labana ha u hoorin
    Meeshaanad lowga u dhigayn kor uga leemaali
    Macalin tegay dheh
    Allah ha u naxariistee sayid maxamed Cabdullahi Xassan

  • @SalahDhere
    @SalahDhere 3 หลายเดือนก่อน +4

    Afsomalgii oo qof ah buu aha sayidku ilahay fardowsa haku janneeyo

  • @guleedmaxamed9203
    @guleedmaxamed9203 ปีที่แล้ว +14

    Maandhaw lix saban baan fadhiyay laaso iyo cayn maandhaw laxaad kaan qabaa laacib baan ahay maandhaw lib baan kala tagaa leexo dirireed e wax badan baan libaystoon gashaday baalo laga dheefe aarkuba haduu soo la-labo laga la-leemooye . AHUN Halgamaa sayid maxamed cabdule xasan 13 june 2023.

    • @zakariyehazanali1157
      @zakariyehazanali1157 6 หลายเดือนก่อน

      Gaashaan nin lehuu dhigaa waa la aan jirine hadaana diinta laayicin xaqaa lagu labaadaaye

  • @boqran101
    @boqran101 ปีที่แล้ว +10

    ~Mufti sheekh ah maamule xurmale macallinkii diinta
    ~Madxaf kaydsan taariikh mugliyo, mahadkii ciiddayda
    ~Murtad laaye gaalada makale, cadowga meel saare
    ~Mujrim dooxe tuugada mirjiye, maagashada diide
    ~Masiir dhiciye gobannimo mucliyo, muunad ila doone
    ~Mucjisadii ilaahay arladan, maalin ugu deeqay
    ~Sayid maxammedkii miigganaa, iyo waligii soo muuqday

  • @fiidcade1247
    @fiidcade1247 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah

  • @Maxamednunexassan
    @Maxamednunexassan 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ana labada daarood tanhore darajo modeyn❤

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa Allah

  • @CabdikhadarXasan-gw9nx
    @CabdikhadarXasan-gw9nx 3 หลายเดือนก่อน

    Ale ha unaxriisto sayidki doobka nooxidhy amiin amiin yaarabi 😭

  • @nasroabdirisak3953
    @nasroabdirisak3953 ปีที่แล้ว +3

    Mandhow lib ban kalah tagaah leexo dirireede
    Darwiish ❤

  • @yoonismaxamadsalax8948
    @yoonismaxamadsalax8948 3 ปีที่แล้ว +7

    Sxb wa kudadasha xaga codka ina kudadasha oo fa siix Ka dhig madams laduubay waqti hore waxn Ra jaynaya in CA jaldahan duubay 1960 mhdsanid

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +2

      Insha Allah

    • @Ardhylsoofe
      @Ardhylsoofe 6 หลายเดือนก่อน

      1:28
      ❤​@@Qarnijoog

  • @siciidabdulahi9723
    @siciidabdulahi9723 ปีที่แล้ว +3

    ❤gesi somaliyed alah hunaxarito

  • @farhiyakabayare1501
    @farhiyakabayare1501 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah Ha Idin Xafido

  • @istarcusman9471
    @istarcusman9471 3 ปีที่แล้ว +4

    Noo Soo Badi Saxb

  • @Gustde
    @Gustde 3 ปีที่แล้ว +4

    Aad Ayaad U Mahadsantahay

  • @mukhtarhusen9578
    @mukhtarhusen9578 3 ปีที่แล้ว +5

    Sxb Waad Mahadsantahay

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +11

    War nio idaajaa music baan loo dhagaysanayn ee kni inoosoo daaa zhb kanbaaba ka wcn

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 9 หลายเดือนก่อน

      GABAY

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 9 หลายเดือนก่อน

      GABAY

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 9 หลายเดือนก่อน

      GABAY

    • @ahmedjama9251
      @ahmedjama9251 6 หลายเดือนก่อน

      Haa Ninkan baa col talmoon oo bilaa music ah oo

    • @deyrabdi2264
      @deyrabdi2264 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@ahmedjama9251waa reer awaare magaciisna waa Daahir Cudhàdh

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว +2

    Allow ku naxariiso muxuu hadal dar daaran ah nooga tagay lkn aawey hee yaa qaadana

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maandhoow lixsebenbaan fadhiyey Laaso iyo Cayne
    Cajiib, waxaa hubaal ah inuu Sayidku ahaa aabihii iyo macallinkii suugaanta Soomaaliyeey

  • @HalfMilitary
    @HalfMilitary 2 หลายเดือนก่อน

    ileen odayga wuxu ahaa sirdoon military u shaqeeya English ka

  • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
    @cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso jaalle Qarnijoog

  • @bdjvrj3003
    @bdjvrj3003 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansh Allah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SiyaadOdowaa-kh9cr
    @SiyaadOdowaa-kh9cr 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha unaxaariisto ❤

  • @Ayan-b9m6p
    @Ayan-b9m6p 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sax
    Mashaa allaah

  • @yurubbile8795
    @yurubbile8795 ปีที่แล้ว

    Maandhow lix seben baan fadhiyey laaso iyo cayn

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 6 หลายเดือนก่อน

    Lgend daahir cudhaash❤

  • @jabermohamud6767
    @jabermohamud6767 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnshallah

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 6 หลายเดือนก่อน

    Mahdsakid zxp

  • @377abdirahman
    @377abdirahman ปีที่แล้ว +2

    Nin la dagay sidii doqoni haduu dacayda laadlaadsho mar unbuu daremaa inaan darajo loo heyne ba dayaay Marku dido inuu deerka jabinayo omg

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 ปีที่แล้ว +2

    ❤️❤️

  • @mohamedhuseinali9291
    @mohamedhuseinali9291 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep Going Sxb

  • @KhadarWali-m5n
    @KhadarWali-m5n 29 วันที่ผ่านมา

    😮😮

  • @cabduqaadir5532
    @cabduqaadir5532 2 ปีที่แล้ว +2

    Walhi cudhaadh caadi ma ahi kusoco

  • @YuusufWarsame-j5w
    @YuusufWarsame-j5w 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Aqiil14
    @Aqiil14 ปีที่แล้ว

    Nin ku diley adoo dagan haduu digasho kuu raacsho😊

  • @Mursal-mohamed
    @Mursal-mohamed 3 หลายเดือนก่อน

    qofka gabayga sayidka akhrinaya yaa iisheega , mase noolyahay ?

    • @jalaludina.mohamud.7470
      @jalaludina.mohamud.7470 หลายเดือนก่อน

      Daahir Cudhaadh baa la yiraahdaa balse balse ma hubo geeri iyo nolol halka uu ku suganyahay

    • @deyrabdi2264
      @deyrabdi2264 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@jalaludina.mohamud.7470Daahir Cudhaadh wuu dhintay ilaahay ha u naxatiisto....labo sano ku dhawaad wuu sii mootan yahay

  • @kafiabumali
    @kafiabumali ปีที่แล้ว +1

    Geesi garab waayey buu Ahaa zayid oo layskugu tagay 😢

  • @hassanjama5503
    @hassanjama5503 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan raadiyey marar badan gabay sayidku tiriyey oo ka bilaaban Jirey ogaadeen ha ii dirin dacadbaan kaleeyahay
    Warsangali doc uga naye dacwad baan ka leeyahay

    • @yamays
      @yamays 2 ปีที่แล้ว

      Waa geeraar, magaciisu yhy,,DACWAD BAAN KA LEEYAHAY

  • @Ayan-b9m6p
    @Ayan-b9m6p 5 หลายเดือนก่อน

  • @OonYod
    @OonYod 4 หลายเดือนก่อน

    GABAYGA TUDUCYO AYAAD KA SAARTEEN WAA QALAD
    WAXAA IGU LAXAAMADAN KUWAAD, LAXAN WADAAGTAANE, AWAY

  • @leabantwin7480
    @leabantwin7480 ปีที่แล้ว +1

    muxuu isaaqa markasta uga hadli jiray

    • @maacir2583
      @maacir2583 ปีที่แล้ว +2

      Gaalo raac bay ahaayeen ilaa waqtigaa hadana waba la arkaa mashay ka taagan tahay

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@maacir2583
      Gaalo raac inaad qabiil dhan kusheegto waa qalad // tan kale soomaali oo dhan baa waagaas ingriiska iyo talyaaniga Dabo dhilif u ahaa // marka laga reebo Daraawiish// marka wax isaaq ugooni ah ma ahan //

  • @bdjvrj3003
    @bdjvrj3003 2 ปีที่แล้ว

    ,😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aliabdulahi5356
    @aliabdulahi5356 ปีที่แล้ว +1

    Q

  • @hoodahabby6032
    @hoodahabby6032 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah