Barnaamijka ciida | heeso macaan kaban |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 82

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 4 หลายเดือนก่อน +25

    Xamda iyo cadceed inta ila jecel ❤

    • @ZupeirLove
      @ZupeirLove 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ana kula jecel

    • @AbdulrabAl-muraisiAlmuraisi
      @AbdulrabAl-muraisiAlmuraisi 4 หลายเดือนก่อน

      Ascww ciid wanaagsan iyo farxadwanaagasan sanad wacan sanadka iyo sanadkiisa aamiin aamiin iinshaa allaah

    • @hudiitha4465
      @hudiitha4465 3 หลายเดือนก่อน

      @@ZupeirLove my team😫

  • @Mahiigaan_Media
    @Mahiigaan_Media 4 หลายเดือนก่อน +16

    Ninkan da'diisa iyo tumistiisa cuud isma lahan waa hiboole mashallah ❤

  • @Qaabtur
    @Qaabtur 4 หลายเดือนก่อน +18

    War wilka kabanka Tumayo waa talented pro keep going 👏🏼

  • @RiseandDrive-tn5w
    @RiseandDrive-tn5w 3 วันที่ผ่านมา

    Woww Barnaamij kala kacsan weeyaan inta badana markaan hawlo wado waan dhagaystaa
    Heesta u horaysa ee DEEQSAN ay qaadayso original keeda yaa qaada

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 3 หลายเดือนก่อน +3

    Muusiga naga daaya walaal , xaalaalkaan rabnaae , amazing codad ❤

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 4 หลายเดือนก่อน +11

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 EID MUBARAK 🌙 ☪️ ❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 4 หลายเดือนก่อน +6

    Ciid mubaarak ❤🤍💚🇩🇯🇩🇯🇸🇴dhamaan somali weyn ❤ one love🇸🇴🇸🇴

  • @AbdirahmanHobal
    @AbdirahmanHobal 4 หลายเดือนก่อน +3

    War niyohow yarka kabanka tumaya waa legend hore u soco sxb mcn

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 4 หลายเดือนก่อน +4

    Cadceed bro wan ku taganahy Samriye wan salamaya legend❤

  • @muniirakhairdon2690
    @muniirakhairdon2690 4 วันที่ผ่านมา

    abdiraxaman samriye❤🎉 legend kama marano😊

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official 4 หลายเดือนก่อน

    Cajiib samriye waa Full tallented gacan macaan iyo cod macaan buu isku darsaday m a

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 4 หลายเดือนก่อน +4

    Muusic ga naga daaya mar danbe ha nookeenin hees awalba aydoon khayr lahayne hadana muusig kadaran

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wow barnaamijyada noocana aad ban u jeclahay❤❤❤

  • @abdifatahmohamed4201
    @abdifatahmohamed4201 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah inantaas SAAMIYA aadbay uasturantahay una qurux badan tahay alle haku barakeeyo dar ilaahayban kujeclahay wllo saamiya

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 4 หลายเดือนก่อน +2

    Aaaaaaaaar gabadhaaaaaa xamda ahi wey iga gadanthy wllshey keep going ❤

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 4 หลายเดือนก่อน +2

    Deqsan teyda cod dahab walalehey dhaman tiina codka ilahey ha idin barakeeyo hesta logada deeqsan dartod ayan u dhegesta ❤❤

  • @samiiramaxamud670
    @samiiramaxamud670 หลายเดือนก่อน +1

    Cadceed wll qaaci noo sameeya galabtiiya melaha barxada

  • @Fadumina856
    @Fadumina856 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maansh Allah goor aan dhameyay garan maayo video saan u dawanayay nabad gal dadkaygiyow❤️❤️

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 4 หลายเดือนก่อน +3

    my team horay usocoda waan idin wataa idinkoo isku duuban

  • @cumarjacelow7559
    @cumarjacelow7559 4 หลายเดือนก่อน

    Ustad samriye wllhi fara dahab Wakana ax yaa kaban

  • @user-bb6zx2gd9u
    @user-bb6zx2gd9u 4 หลายเดือนก่อน

    Cadced wllo dayax malinkst so wado wallhi wa cod shidanyhyy😢❤❤❤

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 4 หลายเดือนก่อน

    Calayk calayk cadceed yaa cadceed keep going adiga iyo teem kaagaba❤

  • @user-bf1vw3eq2x
    @user-bf1vw3eq2x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muusiga naga daaya

  • @user-bw4tg2ej5u
    @user-bw4tg2ej5u 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cadcedow love you wlhi 😂😢❤

  • @xareedbileofficial3878
    @xareedbileofficial3878 4 หลายเดือนก่อน +7

    Team deeqsan please like❤

  • @munasarmuxudinahmet0395
    @munasarmuxudinahmet0395 4 หลายเดือนก่อน +3

    Hoyga fanka somaliland🆎️

  • @wizzricardo7660
    @wizzricardo7660 4 หลายเดือนก่อน

    Brother Xariir Xasan waa kuu taaganhy ✊️✊️

  • @nazreinabdiqadir4409
    @nazreinabdiqadir4409 3 หลายเดือนก่อน

    Inanta u horaysa heesta yado bila muzic noogu soo celi

  • @abdullahisaladmohamedasmha895
    @abdullahisaladmohamedasmha895 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cadceed kep going

  • @quenalone9006
    @quenalone9006 4 หลายเดือนก่อน

    golden voice cadceed ❤

  • @user-vh1hc8io2h
    @user-vh1hc8io2h 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wwwww Machallah ❤❤❤

  • @muunajaamac
    @muunajaamac 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cadceed🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤xamda nosobadi lkn makaladhacdaa m.a

  • @Walasha8
    @Walasha8 4 หลายเดือนก่อน

    Cadceed dagnanta wax wlba iga daran hore u soco bro❤🎉

  • @user-tj5pq1dw9m
    @user-tj5pq1dw9m 2 หลายเดือนก่อน

    Ooov caleeek❤

  • @Nabadsulubahmed
    @Nabadsulubahmed 4 หลายเดือนก่อน

    Mashla heso macan iga dhe wan idn salmaya

  • @rahiimahaji8969
    @rahiimahaji8969 4 หลายเดือนก่อน

    What a amazing program 🎉
    You made my day ❤ team cadceed

  • @ahmedmha5293
    @ahmedmha5293 4 หลายเดือนก่อน

    Big legend no so badi cweyska

  • @amiirakaapa3672
    @amiirakaapa3672 4 หลายเดือนก่อน

    Ayyy cod baad nagu disheen❤

  • @DheemanCaadey-xe9kt
    @DheemanCaadey-xe9kt 4 หลายเดือนก่อน

    Jah cadceed iyo xamda nooloda❤

  • @gulied_abdirashid875
    @gulied_abdirashid875 3 หลายเดือนก่อน

    Xariir ax yaa soowt❤

  • @Hap000nHiigzi
    @Hap000nHiigzi 4 หลายเดือนก่อน

    Cadceed inaan kugu sooo biiro ayaan rabaaa wll oon heeso qaado hibaaan u leeyhyyy😂

  • @AdanhassanIsack
    @AdanhassanIsack 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @Greenwood__22
    @Greenwood__22 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ala deeqdan ii doona

  • @mohamedhassan-en5wr
    @mohamedhassan-en5wr 4 หลายเดือนก่อน

    Xariir xasan Turki❤

  • @dagancabdi1620
    @dagancabdi1620 4 หลายเดือนก่อน +1

    Team deeeqsan❤

  • @HamdaMohamett-gm9we
    @HamdaMohamett-gm9we 4 หลายเดือนก่อน

    Ha lay yeedho codbaaa igu dhane😂😢

  • @mustafeabdi9717
    @mustafeabdi9717 4 หลายเดือนก่อน

    Wwwww inaba cadi maha

  • @ciidsiciid3648
    @ciidsiciid3648 4 หลายเดือนก่อน

    War igu salan sxb xariir hassan turki

  • @shaaciyeFilms614
    @shaaciyeFilms614 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wll cadceed share out ii samey illah dartii shaaciye films

  • @UmniyahAdem-qw3cx
    @UmniyahAdem-qw3cx 4 หลายเดือนก่อน

    Wah wah ❤

  • @hamseessa1168
    @hamseessa1168 4 หลายเดือนก่อน

    barnamijku wu fcn yhy lkn cadcedow midhba ka yar qaldnhyd microphoneka afka ind udhawysan ahyd wayo kamanka unba la amqlya qofka qadaya hesta lamaba maqlo🤷🏻‍♂️

  • @Yoolskills
    @Yoolskills 4 หลายเดือนก่อน

    Cadnaan Cadceed iyo Teamkisaba Eid Mubarak ❤🎉

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  4 หลายเดือนก่อน

      Abdiwasac cadceeddhe

  • @user-ee8cl4cn4s
    @user-ee8cl4cn4s 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaalaha xamda

  • @saidaabdullahi3936
    @saidaabdullahi3936 4 หลายเดือนก่อน

    Cadceedow sxp teamkaga maad igu darti

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 4 หลายเดือนก่อน

    Wllo salaanta waa kaa qaadnay

  • @user-vn5cx5ur2h
    @user-vn5cx5ur2h 4 หลายเดือนก่อน +1

    Oof clek ❤

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama 4 หลายเดือนก่อน

    Wiilka kabanka tumaya dartiis ban muuqalkan u dawanaya iyo cadceed ❤m.l weeye❤

  • @amkadacad3468
    @amkadacad3468 3 หลายเดือนก่อน

    Deeqsan heesta ay qadeyso yaa qaadag ii sheega

    • @mwarsame5800
      @mwarsame5800 2 หลายเดือนก่อน

      Nimco yasiin hestii qalbi subaa salaaxa

  • @CiroosCabdiraxmaan
    @CiroosCabdiraxmaan 4 หลายเดือนก่อน

    guul cadced

  • @abdiqafarkulow5849
    @abdiqafarkulow5849 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cedocedo jilbaha...laga jifsan waye..hestan ibadan ayan radi,dadkeygiyow hestan fananke qaday

    • @najaadmaxamuud8099
      @najaadmaxamuud8099 4 หลายเดือนก่อน +1

      Caabi mire iyo khadra daahir

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  4 หลายเดือนก่อน +1

      Khadra daahir iyo caabi

    • @abdiqafarkulow5849
      @abdiqafarkulow5849 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@Cadceedchannelmahasanid saxiib

    • @abdiqafarkulow5849
      @abdiqafarkulow5849 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@najaadmaxamuud8099thanks

  • @cabdilaahiballacke6718
    @cabdilaahiballacke6718 4 หลายเดือนก่อน +1

    𝔼𝕀𝕕𝕒𝕝 𝕔𝕒𝕒𝕗𝕚𝕪𝕒

  • @anashashiali-we3tb
    @anashashiali-we3tb 3 หลายเดือนก่อน

    👏❤

  • @MohamedIbrahim-cj4bx
    @MohamedIbrahim-cj4bx 4 หลายเดือนก่อน

    Barnamijku hadal ma karayo, problemka kaliya waxa weeye Codadka dhalinta hesaysa codka kamanka ka dheer, So marka xigta markd Edit ka smynysan Codka kamanka Yareya

  • @MaxamedIbrahim-vg1zm
    @MaxamedIbrahim-vg1zm 4 หลายเดือนก่อน

    Cadceed waad nashiden anigo galkacayo joga wan idin kaqadey

  • @user-cz8yy4fk8b
    @user-cz8yy4fk8b 4 หลายเดือนก่อน

  • @AbdulrabAl-muraisiAlmuraisi
    @AbdulrabAl-muraisiAlmuraisi 4 หลายเดือนก่อน

    Ascww Ciid wanaagsan kulcaamwaantumbikhayer maanshaa alaah caawa farxadda waa idinlaqabsanay farxad.kuwaara iinshaa alaah wabilaahitafq

  • @caynboahmedali338
    @caynboahmedali338 3 หลายเดือนก่อน

    Waar qoftan yar meesha ka saara qiiro iyo cod xumay isku darsatee

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal 4 หลายเดือนก่อน

    Cadceedow channelkii kacyaye,dadkayagii ugu horreeyay maamuusley manalaga dhigayaa. Lol
    Horumar ballaadhan saaxiib.

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  4 หลายเดือนก่อน

      Habeen idin khaas ahbaa soosocda ustaad

  • @CumarmaxamedAbdilaahi
    @CumarmaxamedAbdilaahi 4 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅

  • @CabdiNaasirLaki
    @CabdiNaasirLaki 4 หลายเดือนก่อน

    Waraa heer badanimada igadaa ee labadaan mid ku yaac waad isku soo baxeey siin nho