Barnaamijka Music iyo Madadaalo | Khaalid Kaamil | Astaan | 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 202

  • @hayatgemini2915
    @hayatgemini2915 3 ปีที่แล้ว +45

    Finally real Musicians🎷🎻🥁🪘🎹, where people are not rushing to the stage to dance with the singer.... Khalid kamil you rock 🎙❤ I'm digging this🎶🇨🇦

    • @suleimaan45
      @suleimaan45 3 ปีที่แล้ว +2

      they’re enjoying khalid kamil is real fanan walahay mansha allah

    • @hayatgemini2915
      @hayatgemini2915 3 ปีที่แล้ว +2

      @@suleimaan45 For real! I Can't wait one day to go back home and chill in a awesome concert just like this....

    • @suleimaan45
      @suleimaan45 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hayatgemini2915 i’m in somalia it was my best vacation ever i’m having awesome time in here so im encouraging you to come

    • @hapiipahmedda7021
      @hapiipahmedda7021 3 ปีที่แล้ว +2

      This is so cool 🚀🚀🔛 know how much I hate when people come to stage they don’t even have respect for music but now I enjoy this one 💯😍

    • @hayatgemini2915
      @hayatgemini2915 3 ปีที่แล้ว +1

      @@suleimaan45I'm so envying you right now😊 Kidding walalo! I know Hopefully next year... But enjoy yourself.

  • @hamz233
    @hamz233 3 ปีที่แล้ว +20

    Wixii Reer Burco ah ismuujiya gobtu isma dhaafte💚🤍❤️

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 ปีที่แล้ว +46

    Waa Astaan iyo markale mucjisa kale
    Hadii Xasan Adan, cumar dhule,axmed cali cigaal, tubeec ,Mushteeg ,bacalwaan, Jubba iyo fanaanin kale aad live kugu heesen anigana waxaa live iigu heesay Khaalid Kaamil iyo fananin kale
    Mahadsanid khaalid Kaamil iyo muushinada sida heerka sare ugu tumay fanaanka

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +24

    Khaalid KaamiL Ninka Xamar Xoraystay😍

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 3 ปีที่แล้ว +9

    Khaalid Kaamil waa mucjisada fanka qarnigan❤❤.
    Boqortooyo

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 3 ปีที่แล้ว +22

    Fanaanka gobolka Ragga Burco, Khaalid Kaamil waa nin hibo fanka u leh. Hore u soco wll

  • @jamaadaxmed8700
    @jamaadaxmed8700 3 ปีที่แล้ว +16

    Saaanaa laraba in lagu heeso qalabka istormiita in live logu heesi karo lakiin live hargeeso wa la.duubaya qalab ka mid mid aya looduubaya la dibna codka fanaanka lakiin khaalid kaamil live kii saxda ahaa waye reer hargeeso xujadaan soo fura

  • @yahyekoshin6789
    @yahyekoshin6789 3 ปีที่แล้ว +11

    Fanaanka qarniga khaalid kaamil mucjisada fanka 🙏🙏🙏🙏🙏 xushmad wayn baan kuu hayaa sxb guulayso

  • @cabdilaahicarraale1454
    @cabdilaahicarraale1454 3 ปีที่แล้ว +17

    Khaalid Kaamil Another level 💯

  • @fahanmediapro9963
    @fahanmediapro9963 3 ปีที่แล้ว +6

    fanaan waa wiilkaaa iyo midaan soo shaac bixin waan uqiray#a
    staaana hore usocdaan leeyahay oo dadka hibada uleh soobadiya

  • @yusufaxmed8863
    @yusufaxmed8863 3 ปีที่แล้ว +13

    Axyaa fanaan waa awlaadii fanka lahayd buu ka soo jeeda kuluc ilma mooge khadra dahir qalinle gacayte sahra axmed musshteeg hadrawi cabdiqays all hargaysaawi

    • @abdulahigaraad6992
      @abdulahigaraad6992 3 ปีที่แล้ว

      Ninkan wa dhulbahante

    • @ahmedmahfoud3471
      @ahmedmahfoud3471 3 ปีที่แล้ว

      Sxb yusuf waxa ka wada Khalid Kamil waa isaaq

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdulahigaraad6992 adeer dadka soo baro laysaga murmo qof dhan o soconaye waaduriyadii reer sheekh isaxaaq waa nin habarjecla ah

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 3 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedmahfoud3471 haa sxb waa duriyadii fanka soomaliyeed lahayd ree shekh isaxaq

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 ปีที่แล้ว

      Hadana wuxuu la joogaa soona saaray hogaamiyaashii kooxda waaberi sida, maxamed Cali kaariye, cabdibashiir indhabuur, Cabdikariim faarax qaarey jiir, barre maxamed fiidoow,cabdalla Yuusuf hanuuniye xasan gareat , siciid xarawo xasan aadan Samatar, xaliimo Khalif magool, salaad darbi cabdulqaadir sanka,cabdulqaadir jubba, xabiibo xasan tooxoow, binti cumar gacal, cabdulaahi zulfa,siciid mire xaydar, waan daalay intiiyooo kalaana iiidhiman saaxiiib caaadi iska dhig

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 3 ปีที่แล้ว +2

    KHAALID KAAMIL.........WAA FANAAN YAR OO AAD U QIIMO BADAN....WAA MUCJISO WAAN TAAGEERAA

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed 3 ปีที่แล้ว +41

    Khaalid kaamil hadii uu ka dhalan lahaa duul kale wuxuu noqon lahaa Star kooda youtube chanelkiisa iyo views waxay noqon lahaayeen bilyans laakiin nasiib daro somali maryooley ayuu ka dhashay 👏

    • @Ahmettt669
      @Ahmettt669 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 3 ปีที่แล้ว +1

      Aad oo wayn laandheere waa runtaada

    • @kaysarsiyaad9182
      @kaysarsiyaad9182 ปีที่แล้ว

      140 buu marayaa orod meel walba usheergaree adaa ugu horeeya soomaali maryoolaydee dayacdaye lkn ana ga madaxuu noosaaran yahy waanaanu usaarnaa waxkasta

  • @SuperLuisnani17
    @SuperLuisnani17 3 ปีที่แล้ว +6

    Astaan wexeedu lacag samayn maaha ee waa Dal iyo Dad-dhis.🙏🙏🙏.
    Hiigsigiinnu meel dhow maaha sida ii muuqata, garabkiinnaa nahay goor walba👏👏🤲🤲.
    Khaalid isaga horaan u ogayn inuu CR7-ka Fanka Soomalida yahay. Wiil bannaan degey.
    Mahadsanidin dhammaantiin.

  • @hassanjr7292
    @hassanjr7292 3 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan waa mucjiso runti legend weeye khalid kamil 🔥 🔥

  • @khadarkidifaar5916
    @khadarkidifaar5916 3 ปีที่แล้ว +17

    Inta jecel xafladii guurka la gaaray ku haysata liketa ku qabta

  • @koobeofficial143
    @koobeofficial143 3 ปีที่แล้ว +10

    MucjizaDa fanka ku waTaa Legend 🙌

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 3 ปีที่แล้ว +11

    Astaan waxaan oranlahaa abwaan laxamiiste jiir habeen haloo sameeyo lagu maamusayo

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 ปีที่แล้ว

      Mucjisadiii laxmada weeye Cabdikarim Jiir Walhi

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanka Khalid kaamil.wxu ka.ifey muqdisho from burco

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 3 ปีที่แล้ว +8

    Laba jeer adinkaa ka qurxoon Libdhada🔥❤️
    erayadaan waxaan u hibeeyay gabarkastoo iihaysa wanaag.
    Wiilku cod macaa waaba mucjisada Fanka🐅🔥✊
    Khaalid kaamil fankaa kuu baahan🙌🏼

  • @mohamedaden837
    @mohamedaden837 3 ปีที่แล้ว +3

    wow khalid kamil waa ninka kaliya aan sugayay inuu kaso muuqdo music iyo madadaalo

  • @abdallaahmed5947
    @abdallaahmed5947 3 ปีที่แล้ว +10

    Yarkaan waa top level

  • @shakraTahliil
    @shakraTahliil 3 ปีที่แล้ว +2

    Khalid iyo astaan another level
    Sigaar ah heesta libdhada amazing wlh💗💗💗

  • @kulmiyesaed1716
    @kulmiyesaed1716 3 ปีที่แล้ว +5

    Khaakid Kaamil Nin Is Huba 💥❤

  • @yaasinabdi5977
    @yaasinabdi5977 3 ปีที่แล้ว +5

    Yaa salaam caryaa saa live music ugu heesi kara maanta isagoon cidkiisa waxba lagu macaaneyn ama lagu darin waxaasaa fannaan ladhahaa

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 3 ปีที่แล้ว +7

    𝑲𝒉𝒂𝒍𝒊𝒅 𝒌𝒂𝒎𝒊𝒍 𝒇𝒂𝒏𝒂𝒂 𝒒𝒂𝒍𝒊𝒂 𝒌𝒆𝒆𝒑 𝒈𝒐𝒊𝒏𝒈 𝒅𝒖𝒓𝒊𝒚𝒂𝒅𝒂 𝒔𝒉.𝒊𝒔𝒂𝒙𝒂𝒂𝒒🇮🇪🇮🇹🇮🇪🇮🇹🇮🇪🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇹

  • @mohasaxaafofficial5713
    @mohasaxaafofficial5713 3 ปีที่แล้ว +1

    Khaalid kaamil on other level u are reall songer for this century ✌🙏🏻✌🙏🏻✌

  • @iskufilan8503
    @iskufilan8503 3 ปีที่แล้ว +7

    Ayyye muqdisho muuq wanaag ilhyow nabada u siyadi dadkyga

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 3 ปีที่แล้ว

    King khaalid Kaamil Luv you from Australia✊✊✊🥰🥰🙏

  • @abdiwalihassan3509
    @abdiwalihassan3509 3 ปีที่แล้ว +1

    Khaalid kaamil Another level kabtaada kab weyn waaye🥰

  • @abdidhoolayare3953
    @abdidhoolayare3953 3 ปีที่แล้ว

    the one only khaalid kaamil saan oo kale noogu heesa ama iskadaaya heesaha

  • @axmedwacdaro3810
    @axmedwacdaro3810 3 ปีที่แล้ว +9

    burao fan Ka heesha kama sheqeeeYaan

  • @jaamacfarxanfaandhe9152
    @jaamacfarxanfaandhe9152 3 ปีที่แล้ว

    Al fanaan khaalid kaamil waa fankii oo qof ah

  • @zakiboy1991
    @zakiboy1991 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamij aad u qurux badan weeye aad baan uga helay runtii🎧

  • @degalkacw3076
    @degalkacw3076 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesta faysal cumar mushteeq maanay dhamays ahayn waaah 🥰

  • @ujlaan5
    @ujlaan5 3 ปีที่แล้ว

    Wow Astaan tv guul balse team music garaacaayo Maske u xira aad baan idinku mahad celinayaa waxaa oo kale aan ka helay hool ka oo aamusan

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 3 ปีที่แล้ว +3

    Hamuun wan ku qaba 🥰
    Qalbiga wan kugu haya❤️
    Haydeydu waxy ku racaday🚶‍♀️
    Hbn kheer lagu ducestay🤲🤦‍♀️
    🎧🥰🤗

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow yaa khaalit Fanaan buuxa👑❤

  • @suleimaan45
    @suleimaan45 3 ปีที่แล้ว +3

    astaan magaca been baxay maahan tv ga kaliya ee aan aad u taageero fananku waa kala kiciyey showgan great job 👏 guys

  • @abdikanicdh9278
    @abdikanicdh9278 3 ปีที่แล้ว +2

    Mucjizada fanka
    Khaalid kamila

  • @shaafishiine4598
    @shaafishiine4598 3 ปีที่แล้ว +5

    alfaanan khalid kamil waa runti oo gobolka togdher faanku kamu soconayan fanka khalid wax uu gulaystay marku muqadisho tagay waxan ku leyahay gulayso sxb

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 3 ปีที่แล้ว

      Xamar waa hooyo laandheere hooyana ciyaalkeeda ma gaari karaan

  • @abduhkiimcadysay7201
    @abduhkiimcadysay7201 2 ปีที่แล้ว +1

    Suni carceere cirifka is gaaray nolow sxb

  • @hamdiali143
    @hamdiali143 3 ปีที่แล้ว +3

    Fanaan kamila mashalllah

  • @qaalidabdullaahi7974
    @qaalidabdullaahi7974 3 ปีที่แล้ว

    Cumar mushtaaq heestisa waa uu ba Qadee max ugu so rebteen

  • @talo.tilman
    @talo.tilman 11 หลายเดือนก่อน

    Sxbkay khaalid kaamil waliba waxan ogahay inuu fanki oo qofa yahay dhawr barnamij kale ayaa astan uga fadhina

  • @Hashi9910
    @Hashi9910 3 ปีที่แล้ว

    Guuleysta ASTAAN🇸🇴🇸🇴

  • @shugriyaasiinali329
    @shugriyaasiinali329 2 ปีที่แล้ว

    I love cumar dhuule ilaahay haw nah naharisto

  • @zakeriye6995
    @zakeriye6995 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanan buuxa khalid kaamil

  • @mawliidmedia9878
    @mawliidmedia9878 3 ปีที่แล้ว +2

    Khaalid kaamil fanaan buuxa

  • @mustaphekablalaxofficial3525
    @mustaphekablalaxofficial3525 3 ปีที่แล้ว +3

    Best fanan khalid yre❤❤😍😍

  • @sadetravelvlogs
    @sadetravelvlogs 3 ปีที่แล้ว

    C/qani kaarshe halso qabti muqdisho ayuu joogaye mahadsanidin team astaan

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed 3 ปีที่แล้ว +8

    Heesta u horeysa ee cumar dhuule marka uu leeeyahay IN KASTOON WELI HIBASHO HELIN waxay sax ku tahay IN KASTOON WELI HIBASHO REEMO.

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 2 ปีที่แล้ว

    Legeng all time khalidka laba dhaca 😍😍😍😍🥰😍😍

  • @yaasinabdi5977
    @yaasinabdi5977 3 ปีที่แล้ว +1

    Kaamilka fanka iyo live muusiga

  • @xaajiqalpi5357
    @xaajiqalpi5357 3 ปีที่แล้ว +1

    Kaamilka fanka☝

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 3 ปีที่แล้ว +2

    Xafladii guurkaaa la gaadhay😍🥰🥰

  • @hdlyrics1014
    @hdlyrics1014 3 ปีที่แล้ว

    Show gaan bilaaa kursiga maxuu ahaa.? War fanaanka wuu daale kursi siiya iyo biyo

  • @apdirahmanhaji9034
    @apdirahmanhaji9034 3 ปีที่แล้ว +2

    Khaalid kaamil boqorka jacaylka

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 3 ปีที่แล้ว +1

    Khaalid kaamil Fanaan dhamays tiran

  • @borbowahmadey2684
    @borbowahmadey2684 3 ปีที่แล้ว +1

    KHALID KAAMIL Grande Nome 🧱🔥
    è l'unico artista con una voce acuta 🗣🎤

  • @degalkacw3076
    @degalkacw3076 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqaaqday maaha ee waa dhaqaaaqdo leneg laba maaha ee waa mid khaalid kaamil hire usoco bro

    • @abdibilleh1231
      @abdibilleh1231 3 ปีที่แล้ว

      Leneg maahe wa legend lol

    • @degalkacw3076
      @degalkacw3076 3 ปีที่แล้ว

      @@abdibilleh1231 muhimada waa fahanka pro lol

  • @afdheerecaaradhuub2942
    @afdheerecaaradhuub2942 3 ปีที่แล้ว

    Legend fanaan somaaliyeed ✊✊

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani5791 3 ปีที่แล้ว +1

    Next iidle yare plz @astaan tv

  • @mahdialihadhadhi9558
    @mahdialihadhadhi9558 3 ปีที่แล้ว

    Fanaanita waqtigaan siddan u hesaa amaa naga amuuusaa walalayalooo

  • @abdirirzaqjaml9572
    @abdirirzaqjaml9572 3 ปีที่แล้ว +2

    Khalid kamil legend

  • @khalidkeynaan
    @khalidkeynaan 3 ปีที่แล้ว +4

    Sami waa kuwataa

  • @nasradiindaib8480
    @nasradiindaib8480 3 ปีที่แล้ว +2

    Hestii subciskii mee barnamijka kuma jirtee

  • @superzeinab2710
    @superzeinab2710 3 ปีที่แล้ว +1

    Axsan fanan aan ku wato fanka..

  • @mohamedramadan6930
    @mohamedramadan6930 3 ปีที่แล้ว +1

    Fanka ku bahan sxb keep going

  • @qacbulqanciye428
    @qacbulqanciye428 3 ปีที่แล้ว +1

    Fanka ku baxan ustad

  • @abdihashinoursed1074
    @abdihashinoursed1074 3 ปีที่แล้ว

    Absolutely Amazing

  • @alihajio670
    @alihajio670 3 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan mulaxmıste fanan ıshubo

  • @fatimodiamond1931
    @fatimodiamond1931 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh

  • @caqliilcarab7450
    @caqliilcarab7450 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax ya fanaan🤩

  • @sofiaosman6730
    @sofiaosman6730 3 ปีที่แล้ว +1

    Khaalid Kaamil waa wiil aad u cod mc🌷🌷😘❤

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 3 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib Khalid faanaankeena hadaan dhalinyarada naha anigu.

  • @mohozman709
    @mohozman709 3 ปีที่แล้ว

    Keep going inaadeer👏👏

  • @cabdikariimqabyo-diid1633
    @cabdikariimqabyo-diid1633 3 ปีที่แล้ว

    Kaamilka fanka.

  • @hibomuse6931
    @hibomuse6931 2 ปีที่แล้ว

    abdinasir maclin caydiid music ka maqan

  • @zakinabuli3329
    @zakinabuli3329 2 ปีที่แล้ว

    fanaka kaliya an ka tagero fanka

  • @daahirmusse9634
    @daahirmusse9634 3 ปีที่แล้ว +3

    next iidle yare 😁✌

  • @aytaali2338
    @aytaali2338 3 ปีที่แล้ว

    Khalid, kaamil waxpa lag ma qapan karo😍✌😘

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว +8

    Bilad sharaf ayaad mudan tihiin bahda Astaan Tv

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan Suaalihi la rabay may Waydiin🙄🙄

  • @aishaadan8407
    @aishaadan8407 3 ปีที่แล้ว +1

    Khaalid kaamil Fanankii Gobolka Raga

  • @somali3719
    @somali3719 3 ปีที่แล้ว

    Well done astaan for bringing us real music with real singers!!!❤💙

  • @ahmedmoose5159
    @ahmedmoose5159 3 ปีที่แล้ว +1

    Duriyadu fanka hibo ayey uleedahay

  • @zalmancadehmahamut5013
    @zalmancadehmahamut5013 3 ปีที่แล้ว +4

    I'm first💯😘

  • @mustafe8616
    @mustafe8616 3 ปีที่แล้ว

    War heesa gabigodaba saga laxanka saara Waana Abwaan uu samaysta heesa waa isku filan waxaa lamida qamar suugani iyo iskalaaji waa fananin dhamays Tiran

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +3

    Isoboqda wlalaha qalbiga

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 3 ปีที่แล้ว +1

    Wawa👑❣

  • @m.h.d.8026
    @m.h.d.8026 3 ปีที่แล้ว

    King 🤴

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer 3 ปีที่แล้ว +2

    Midaan ogahay oo ninkan lagu xoqaa wlhi inaan hooyadiina sidaa uheesi karin
    Waar waxan fanka waanu soo raacinay nio diintii hooyadiin wlhi inaanu ku dambaabi

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 3 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @hamz233
    @hamz233 3 ปีที่แล้ว +5

    Mid kamida sababta ay qadaadwayntu Jamhuuriyada barakaysan ugu dhagantahay 😂

    • @sadiiqhassan4948
      @sadiiqhassan4948 3 ปีที่แล้ว

      Sxb ninkaan asaga xamar imaaday cidna masoo dalbaan wuuna mu soo caan baxay ninba walba meel soo saarto

    • @hamz233
      @hamz233 3 ปีที่แล้ว

      @@sadiiqhassan4948 sxb ninkan isagoon xamar iman baa la yaqaanay , heesihiisana abwaniin Reer Somaliland ah baa u badan ama iskagaba samaysta macal laxanka , waa la ogyahay meesha inaydaan fan iyo sugaan ku hayne naga daa😂✌🏽 Maxaad noogu dhagantihiin hadaa?

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 3 ปีที่แล้ว

      @@hamz233 khaalid kaamil xamar ba so saartay shuuba ku dhashee naga aamu balo cuqdad bdane

    • @hamz233
      @hamz233 3 ปีที่แล้ว

      @@khaalidjr2691 Afkii Dhashii AMISOM baad ku hadashee😂 Adeer Khalid kaamil wa nin eeer Somaliland ah horena magac wuu u lahaa. Balbaladhka iyo sharma boy iska wado niyow ✌🏽

    • @sadiiqhassan4948
      @sadiiqhassan4948 3 ปีที่แล้ว

      @@hamz233 sxb hoyga fanka waa oghy inaa tihiin lkn ninkaan xamar kusoo baxay asagaa xitaa sheegin asagoo wareysi looga qaaday sheegay

  • @abdidhoolayare3953
    @abdidhoolayare3953 3 ปีที่แล้ว

    NUMA ILOVE YOU

  • @sowdaali5510
    @sowdaali5510 3 ปีที่แล้ว +3

    First 😘😘

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 2 ปีที่แล้ว

    Bahal dhintay oo cabtoo ah waaye kani

  • @abdirazakhassan187
    @abdirazakhassan187 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa iso xasusisay Alfanan efato waa nin cod macan🙏

  • @amalhasan903
    @amalhasan903 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh Khalid kaamil xamarbuu shitay rageedii wlhy