FARXIYA FISKA IYO DIINI HEESTA SOO DHAWOOW [OFFICIAL HD]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 712

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 9 หลายเดือนก่อน +14

    Old is Gold 2009 Burco ❤
    Anigoo yar ban Universal Tv ka arki jiray heestan ❤❤❤

  • @BahreNeGash
    @BahreNeGash 9 หลายเดือนก่อน +6

    I love Somali music.
    Keep up those beautiful songs coming.
    Peace & love from Asmara, Eritrea.

    • @AbdiqaniXaynuuf
      @AbdiqaniXaynuuf หลายเดือนก่อน +1

      Our brothers🇪🇷🇸🇴❤

    • @BahreNeGash
      @BahreNeGash หลายเดือนก่อน

      ​@@AbdiqaniXaynuuf
      Yes ended, brothers in good & hard times. ❤️

  • @ZakeriyeSaladmohamed
    @ZakeriyeSaladmohamed ปีที่แล้ว +65

    Sanadku waa 2009 degaanku waa dalweyn ee gobalka bari waxaan ahayn dhalinyaro aan weli qaangaarin 11 12 ilaa 13 jiro radiyuhu waa panosonic guri saxibkay ayaanu jaas camiran jirnay abdilahi gacshe-maxamud abdilahi nagnagle-abokor yasiin -yasiin abshir ragaas hada midkoodna ma wada xiriirno dadkii wa lawada korey qaarkood dalkii ayay joogaan qaarkood qurba nacas qaarkoodna europe ilaahay dhamantood ha xifdiyo heesta ayaa iso xasuusisay reer dalweyn waa dad gob ah❤

    • @Mucaad7337
      @Mucaad7337 6 หลายเดือนก่อน +2

      Halka waxa iga cad inad ahaydn disiishe 😁 reer zakariye ah

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Mucaad7337noo qabiil

    • @daudhassan1550
      @daudhassan1550 28 วันที่ผ่านมา

      Siciid gacshe walalkiis miyaaa

    • @daudhassan1550
      @daudhassan1550 28 วันที่ผ่านมา

      @@Mucaad7337gacshe miyaad ku tari

  • @QalbitoqalbihailaawinZ
    @QalbitoqalbihailaawinZ 10 หลายเดือนก่อน +34

    Heestan anigoo dhoocil ah baan ka daawan jiray universal tv dhaladeeni laascaanood wakhtigu wuxuu ahaa Sidaan filayo 2010 2009 farxad aadan waxba tabaneyn Ala muxuu wakhtigaas qurux badnaayee hadana anigo naag weyna oo xamar jooga waaberi baan daawanaya heestan Waxay kamid tahay heesaha aan ugu jeclahay eenen ka daalin Waayo ciyaalnimaydi baan kusoo xasuusta 21 march habeen khamiis baxayso 2024 ilaahow waxaan jecelnahay na sii ❤

    • @CidiLibaax
      @CidiLibaax 10 หลายเดือนก่อน +2

      Cajiib❤

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n 6 หลายเดือนก่อน

      Wow

    • @buurmadowchannel9159
      @buurmadowchannel9159 2 หลายเดือนก่อน

      42r72r727r2r7wr71r72et5727t2777r71r72r7177r72717😅17

  • @Cazuuz
    @Cazuuz ปีที่แล้ว +68

    Old is gold! Wakhtigu wuu cararaya ku raaxayso daqiiqadaha aad ku jirto intaanay xasuus isu beddelin.😢
    2024 weli yaa daawanaya.👋

  • @kusalirasulkarasulka-ir3vf
    @kusalirasulkarasulka-ir3vf ปีที่แล้ว +428

    Waxan Hubaa inaa hestan miraha macaan aad dib u soo boqatay ☺️Haddad iga danbayso like isaaq🤗😂

  • @yoonka1965
    @yoonka1965 5 หลายเดือนก่อน +10

    Xasuus iyo waayaheedi dheh cawa ooy taarikhdu tahay 8/8/2024 baan daawanayaa anoo single ah insha allah marka xigtee daawan doono anoo sadkeygi/calafkeygi helay ban kuso laaban doonaa
    Hadaad iga dambeyso like dhac kusii👍🏻

    • @yoonka1965
      @yoonka1965 26 วันที่ผ่านมา

      22/12/2024 ban halkan soo booqday iyo anoo xaasle ah oo sadkeygi helay lakin aanu wali kulmin oo meherkeenu dhacay uun insha allah ilaahey nabad ha isugu kaayo tusiyo iyo waliba anoo senegal jooga galbeedka africa waliba dhoof ujoogo insha allah ilaahey riyadeyda ha ii rumeeyo❤️🤲

  • @FAHADJIKOTA751
    @FAHADJIKOTA751 ปีที่แล้ว +28

    Wad heley sed iyo calaf iyo midan sugaye nolosheydi noqotay so dhawow Haa Haa Haa ❤❤😂😂😂 old is gold ❤❤❤😊

  • @ayaanbadan8414
    @ayaanbadan8414 2 ปีที่แล้ว +78

    No makeup no filter camera she is natural and still shining

  • @mohamedd2020
    @mohamedd2020 ปีที่แล้ว +11

    Hees iyo badh
    xasuus 2009 ayan dib ugu labtay
    iyo magaladi burco iyo Hodan spain
    Galab isniina 01 May 2023 jawi dagan Alx
    Burta saw xagay ku taal?
    subaxdaynu kulana
    sirma wayda curato
    saxanso udgoon badan
    idil kay isaaqde
    Only nin reer miya inta qimaheda garan kara
    i love it ❤

    • @caydaruscayga2170
      @caydaruscayga2170 ปีที่แล้ว

      De nooo sharaxa waxaa fahmeee siin aaa naloogu heesaye 😂😂

    • @alizabeth8482
      @alizabeth8482 9 หลายเดือนก่อน

      BORAMA

  • @amadeeyow387
    @amadeeyow387 ปีที่แล้ว +52

    Old is gold back to old days 2023😂

    • @xikamdaahir3343
      @xikamdaahir3343 ปีที่แล้ว

      Maxaa old eh less than 15 years 😮 idiot

    • @h9_studio207
      @h9_studio207 ปีที่แล้ว +1

      Walhi memories bring me back when i was young 2009

    • @DjBeezaani
      @DjBeezaani ปีที่แล้ว +1

      Ultra legend 🙌

    • @caalinentertainment8874
      @caalinentertainment8874 ปีที่แล้ว

      😂

    • @Jojo98495
      @Jojo98495 หลายเดือนก่อน

      yes brings back memories. Nostalgia

  • @cadaankudhiigleh
    @cadaankudhiigleh ปีที่แล้ว +10

    2024😂❤❤
    Heestan xiligay cusbeyd wax badan alshabab dad waa ugarbaashen dhageysigeeda darted😂

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 ปีที่แล้ว +3

      Run sheg oo may necbayen😂😂

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh ปีที่แล้ว +1

      @@zunduznor6133
      Ha xiligey so baxeysay shabab ayaa dalka Intisa badan heystay cidii hees lagu arko waala garbaashi jiray.

  • @abdiosmaan4447
    @abdiosmaan4447 2 ปีที่แล้ว +52

    Marki ugu horysay heska maqlo WaxaY ahyed 2009 saaka bishu waa 18/12/2022 hppyi new year waxa Ka dhiman 12 cisho kaliya waxan koob aduun Kala qaaday cawa Messi io Apape Artagena and Frances like saar haadaad thy laaciib so jaabay form France 🇨🇵🤣

    • @najaxbaashe8546
      @najaxbaashe8546 2 ปีที่แล้ว +1

      Warka kudhan😂

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 ปีที่แล้ว

      18/8/2023 🤚😂from france 🇫🇷 😂

    • @abdiosmaan4447
      @abdiosmaan4447 ปีที่แล้ว

      @@amiiraadan3017 😂

    • @abdiosmaan4447
      @abdiosmaan4447 ปีที่แล้ว

      @@najaxbaashe8546 😉

    • @AbdirahmanDiiriye
      @AbdirahmanDiiriye ปีที่แล้ว

      Waan uqaadan la'ahay in halsano kasoo wareegtay habeenkii dhawayd Ee an ufadhinay natiijada cagta kama danbaysta ah ee ARG iyo FR

  • @nuurmaxamed7950
    @nuurmaxamed7950 2 ปีที่แล้ว +19

    25/jan/2023
    Maalin = Arbaco ah
    Time = 15:12:03 at Moqdisho
    Yaa ila dhagesanaya
    Heestan xiligii ee sobaxesay waan yaraa Lakin Fiska wey Quruxbadneyd

  • @cxaafidyuusuf1845
    @cxaafidyuusuf1845 9 หลายเดือนก่อน +4

    2024 Anoo Bosaso jooga❤❤😢

  • @Almaas-u8r
    @Almaas-u8r 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xasuus manta ayan dib ugu labtay wllhi old is gold 2008 ayey ehed mrkan dhageesan jiray anoo 6 jir ah😊

    • @saidshire2424
      @saidshire2424 6 หลายเดือนก่อน

      Jiri baad ahay😂😂

  • @fahiimahussein2359
    @fahiimahussein2359 2 ปีที่แล้ว +18

    Abtigy diini Ali Omar (Diini-cagoos) anigo ciyal ayan dhiHi jiry abtigy uu galooby mxaa ciyaalnimo laso Mary mntana hesihiibaba noloshena kumilmy isagana all Soo hadey AlHamdulillah🥰🤲🏻

    • @najaxupdy9594
      @najaxupdy9594 2 ปีที่แล้ว +5

      Waanku daremaya huuno dadku barigii hore wey wanaagsanayen yacnii qofki heesa ayaa ugu xumaa oo wax weyn inala ahaa maantana heesaha ayaba dhaama dadku waxay samaynayaan 😓✋inaad nabad qabto ayan rajeynaa after 9 days

    • @hamseabdi7308
      @hamseabdi7308 ปีที่แล้ว +1

      Miyuu ka baxay fanka

    • @fnw8688
      @fnw8688 ปีที่แล้ว

      @@hamseabdi7308haa Diini wa ka baxay fanka

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo686 ปีที่แล้ว +12

    Song😢❤ mar kale aan so boqday 16:54 galabnimo 2023

  • @mursalsool3852
    @mursalsool3852 2 ปีที่แล้ว +26

    Heestan 2010 tv yada ka dawan jiray fiska iyo xasuus hore wakhti tagay dib uma soo noqdo 🥺

  • @mohazzani8452
    @mohazzani8452 ปีที่แล้ว +23

    I'm still watchig this iconic song
    16 june 2023.

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ ปีที่แล้ว +14

    2008 meelaha ayay ahayd magalo yar oo ethopia kutaal maqaaxi wayn kudhex taal oday hoyaday adeer ugu aadana oo jamac ladhahi jiry alle haw naxariiste ayaa raadiyo wayn uuleyahy kamaqli jiray heestan waa markiu ugu horaysan dhoocil aad uyarna waan aha mana fahmi jirin caawan arkaya markale 02/11/2023 habeen khamiis ah illhy caafiimad hanagu gaarsiiyo sanadka so socda 2024❤❤❤

  • @al-macrifa6739
    @al-macrifa6739 ปีที่แล้ว +43

    Waqtigaas waan yara, Ala yaraantu macaanaa! Jawi daganaa! Qurxoonaa! Cajab badanaa!! 😢

  • @ahmedbacool8468
    @ahmedbacool8468 11 หลายเดือนก่อน +4

    2024 from Galkacyo fav😆😍😂

  • @Mixnad-2l
    @Mixnad-2l ปีที่แล้ว +4

    Whakhtigu uu cararayaa ee ku raaxayso daqiiqadaa aad ku jirto kahor inta aanay xasuus noqon. ❤

    • @ThatV6life
      @ThatV6life ปีที่แล้ว

      Don’t ever think about the future, enjoy every moment

  • @ZuhaibAbdallamohamett
    @ZuhaibAbdallamohamett หลายเดือนก่อน +2

    Muqdisho to cadaado time 14:50 good time guys I wish myself ...❤🎉14/December/ 2024

  • @xasancilmigalabguure4271
    @xasancilmigalabguure4271 ปีที่แล้ว +8

    Heestaan 2010 ayay ahayd, I can’t explain my history at that time omg ❤❤❤

  • @qamargumcadle2268
    @qamargumcadle2268 3 ปีที่แล้ว +29

    2013 baan dhageysan jiray mar an ku jiray marxalad jcl hestan waxan u dhageysan jirnay si wada jir ah aniga iyo wilka markas xirirka naga dhexeyay balse nasiib xuma wu tahribay xusni 2014 waxan galay marxalad culus waqtigaas waxana ka haray schoolki aniga hal fasal iga dhimanyahy runti marka heysatid qof ad ku faraxsantay nolashisa wax ka maqan ma jiro 💔

    • @anshaxmedia9221
      @anshaxmedia9221 3 ปีที่แล้ว +4

      Hah am sorry wllhi😭😭😭

    • @anshaxmedia9221
      @anshaxmedia9221 3 ปีที่แล้ว +2

      Badal kheyr qaba in.a

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 3 ปีที่แล้ว +1

      Sorry sorry inbdan dib ma.isku heshen

    • @xareedaxmed7808
      @xareedaxmed7808 3 ปีที่แล้ว +3

      How bixin aduunkaa iska howlo badan ee ku soco

    • @Shirwac-u6x
      @Shirwac-u6x ปีที่แล้ว +1

      Waa run marka qof adku faraxdo nolozhaada kabaxo

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 ปีที่แล้ว +26

    Old is Gold ❤ Allow Waayaha iyo watqiga noo Hagaaji😔🤲🏿

  • @tarsanaxmed8563
    @tarsanaxmed8563 ปีที่แล้ว +8

    3/2/2023 baan dawanayaH heestan sacaduna tahay 2:12:pm marki igu horeyzey hestanah waxey ahyd 20013 olD is golD🥺❤️

  • @Qaasimshow
    @Qaasimshow 18 วันที่ผ่านมา

    ilaahow Waxba uma Qabo iyada waanan iska Cafiyay Ee Rabow Qalbigayga ka saar Hamigaygana ii ruumee Qoraal Aaamiiin ii dheh wall

  • @CarbShekh
    @CarbShekh 7 หลายเดือนก่อน +4

    Muusiga ugu mcn ninka tuma waa maxamed karaama❤😊

  • @LiibaangaraadMahmoud
    @LiibaangaraadMahmoud 4 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan dhageesaa 2024 hadii aad iga danbeeso like saar👍

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Heestan aad ayaan u jeclahay. Meel bukta ayey tabaneysaa Fiska & Diini. Cimrigin Allaha idin dheereeyo.

  • @daaha12
    @daaha12 5 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waa xasuusta anoo yar 2008_2009 baa dhagaysan jirnay wxa joognay deeganka wargaduud ee gobolka nugaal howdkiisa hadan caruurtaydo dhagaysanaysa maqlay markaasa daartay anigoo canada Edmonton baa ka dhagaysanayaa❤17 aug 2024😊

    • @MohametAhmet-u2k
      @MohametAhmet-u2k หลายเดือนก่อน +2

      Zhp waku xasuusta ilaa hadana warguduud jooga shp subscaribe isooceli luuqa kasoo qabane

    • @daaha12
      @daaha12 หลายเดือนก่อน +2

      ​sxb xagaan lagama wada hadlee tiktokaan IGA Soo qabo taha abdi🇸🇱

  • @ZSOProductions
    @ZSOProductions ปีที่แล้ว +4

    Heeskan waxan ku xasuustaa 2011- ki kismayo anagoo gaari ka soo raacnay oo safar ku ah moqdisho si aan diyarad uga raacno ayaa marki aan dhexda mareynay Darawalki marna wuu shidayay marki aan u dhawaano xero shabaab joogaan wuu qarsanaye cajalka kk marna kirishbooyga oo gaariga korkiisa saarnaa baa u sheegaayay in loo soo dhawaaday goob Al shabab joogaan 😂😂💔
    Dadka kale gaariga saarnaa oo idil heeska way ku socotay ilaa islaan naga mid ah ma ahanee oo waxay dhahaysay Aniga heestana ma rabyo hadii nala qabtana gees la iima marinayo oo waan idinkula jiraa 😂

  • @abdirashiidhussein5278
    @abdirashiidhussein5278 ปีที่แล้ว +13

    Heesaha ay fiska iyo qoomaal ay qaadeen sanadaha 2009 ilaa 2015 waa heesaha ugu xulsan🥰😍👏

    • @fnw8688
      @fnw8688 ปีที่แล้ว +2

      Diini Cagoos iyo Farxiyo fiska heestan Qoamaal miid kale ayey laa qaday

  • @HanadFarxaan-j1w
    @HanadFarxaan-j1w 5 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxn ku dhagaystaye boorama iyo jigjiga Wllhi xasuus gaar iyo leedahye ragaan wad dhagaysan jirnaye midna wadanka ma joogo incha Allah wxn rajayen doonan Inaan caafimad qab kale kuwad dhagaysan old is gold 😭😭😭🫡

  • @cabdiraxmaanyuusuf
    @cabdiraxmaanyuusuf 11 หลายเดือนก่อน +14

    Inta daawaneysa 2024 waa idin salamayay ee like saara 👍 @16:59😊

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 2 ปีที่แล้ว +14

    Farxiyo markan waxay ahayd qurux lay waayo xasus mudan 2023 like waa xasus

  • @nasriincawil6877
    @nasriincawil6877 ปีที่แล้ว +4

    Heestan 2009 kii anoo yar ban Universal tv ka daawan jiray magaalada hargaisa maantana waxan ku suganahay dalka ethiopia gaar ahaan dowlad deegaanka somalida caasimadiisa jigjiga waana 14 may 2023 ka sunday 9kii habeenimo xasuus bay i galisay walhy

  • @hamz233
    @hamz233 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xasuustii ciyaal nimo. Ala wakhtigu berigaa cajiibsnaaye oo waayaha iyo wel welka duniduna yaaraye! 2024 hadaad soo booqatay is muuji!

  • @ismaaciilcabdi7404
    @ismaaciilcabdi7404 3 ปีที่แล้ว +27

    Wlhi 2009 daawan jiray 7 sano jiray waan ku soo cesh ceshan jiray😥

  • @apdallasuudixasan
    @apdallasuudixasan 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heeestan 2011 ayaan dhageysanjiray hadaneh waan uxisay waan soo raadiyey

  • @asiaabdi488
    @asiaabdi488 2 ปีที่แล้ว +2

    Walle ina heesso hore ahayen io waxa hadda hada jira fiska maxan so dhageystay old $gold✌ #Subaxdan is barana #surmo wayn curato 👑✌👌 wakhti tagayo salaama

  • @cabdirahmanmutawakilcabdir9270
    @cabdirahmanmutawakilcabdir9270 ปีที่แล้ว +8

    heees waa tii hore funanadii xiligaas so baxayeen Ango yar oo dlka dagaal ka socdoH. Aya dhageYsn jirny Xasuus 2011 xilgaas dadkii ila dhageyn jiray like yee ila dhaafin plz🙄

  • @RaxmoAhmed-gx8zg
    @RaxmoAhmed-gx8zg 6 หลายเดือนก่อน +3

    Commentigaan waxaan soo qoray 17/7/2024 wan salaamay Wixii iga dambeeya ee arka commentigayga

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 ปีที่แล้ว +6

    25/5/2023, maalin.khamiisa,1:27 Am ayaan dib usoo booqday heestan midhaha,macaan😊❤

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 ปีที่แล้ว +4

    Ragga sabankan joogaa
    Sida ay u badan yihiin
    Ma saxaan qaloocoo
    Isa seegay gayaankii
    Anigoo sureeroo
    Surmiyoo haraad qaba
    Sakaladaha xumaantiyo
    Siriq dabin ugu dhacay

  • @MacalinshirwacBoy
    @MacalinshirwacBoy 2 ปีที่แล้ว +6

    2023hadad dhageysty lagend aya thy❤

  • @khadarahmed902
    @khadarahmed902 7 หลายเดือนก่อน +1

    Still waan dhagaysanayaa.
    Dhowr iyo toban sano kahor baan tvyada ka daawan jirey❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +33

    I rememper when this was always on Universal TV😩❤️❤️❤️

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 ปีที่แล้ว +3

      Sanadihii 2008-09 meelahaas yaah.

    • @Dayr12
      @Dayr12 ปีที่แล้ว +1

      Walhi waa runtaa waan xasuustaa

  • @mushtaaqfarhan7937
    @mushtaaqfarhan7937 ปีที่แล้ว +4

    Boqorada codka boqorada quruxda fiska ❤️

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 7 หลายเดือนก่อน +2

    2025 hadad fiska soo raadisay
    Legend bad tahay ku raaxaysso heestan aadka u mcn ❤😘

    • @ZuzaanBea
      @ZuzaanBea 29 วันที่ผ่านมา

      6 bilood ba laga laga jooga massage kan xiliga so qortay ana wxn so qorin 21/12/2024😭🥺caawa igu horaysa heestan 🥺🙈

    • @Abdale_cabdi
      @Abdale_cabdi 14 วันที่ผ่านมา

      lipax waxaan dhagaysana malin sabti ah bishuna tahy 4/1/2025 sacaduna tahay 8:30 waqtigu cajipsanaa

  • @mohamedabdullahi428
    @mohamedabdullahi428 ปีที่แล้ว +3

    Old is Golden voice Farxiya Fiska & Diini HiT sOng🔥✨ 2024

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 ปีที่แล้ว +6

    Eshcallaa Song 🎵 💯 Fiska ifiyaha Fanka Soomaalida Runtii
    Habeen Talaado Ah 23 10 2023 Ayaan Dib Umilicsaday oon TH-cam Ka Soo Raadshay Siyaan ugu Raaxeysto
    Runtii Maahan Hees dhageysigeeda Laga Dalaayo Balse dhinku Wuxuu Yahay Single Man 👨 Ayaan Ahay Qac 💔😭💔

  • @zekeriyeqarbe
    @zekeriyeqarbe ปีที่แล้ว +6

    HEESAHI XILGA WAX U DHIGMA ILA HDA MA ARKO OLD IS GOLD😩WLHI

  • @abdouhaachim
    @abdouhaachim ปีที่แล้ว +3

    Boqorada Codka F.Fiska ❤️ This song reminds me of childhood memories.❤️‍🩹

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +19

    #LyricsSong
    #PageFISKA
    Ragga sebankan joogaa
    Sida ay u badan yihiin
    Ma saxaan qaloocoo
    Isa seeg gayaankee
    Anigoo sureeroo
    Surmi iyo haraad qaba
    Sakalaha xumaantiyo
    Siriq dabinka ugu dhacay
    Subaxdaan is baranaa
    Surmaweydo curatoo
    Saxan saxo udgoon badan
    Idilkay isaaqdeeeeeeeee
    Waan helay sed iyo calaf
    Iyo sidaan sugaayeeeee
    Sayigaygii noqotee
    Sodhawow soodhawow
    Soo dhawoow diiniyoow
    #PageDIINI
    Hablaha sabankan joogaa
    Sida ay u badan yihiin
    Ma saacidaan kalgacalkoo
    Ku safaaday dookhee
    Anigoo saluugoo
    Sahwiyoo jacaylkii
    Buurta Saw dusheediyo
    Suurahan qalbiga sudhay
    Subax daynu kulanaa
    Seerma waydo curatoo
    Saxan saxo udgoon badan
    Idilkay isaaqdeeeeeeee
    Waan helay sed iyo calaf
    Iyo sidaan sugaayee
    Sawjadaydii noqotee
    Soo dhawoow sodhww
    Soodhawoow dananeey
    #PageFISKA
    Ragga sebankan joogaa
    Sidda ay u badan yihiin
    Ma sugaan samaantoo
    Suuldaaray sahankee
    Anigoo sureeroo
    Surmiyoo haraad qaba
    Sakalaha xumaantiyo
    Siriq dabinka ugu dhacay
    Subax daan is baranaa
    Surmaweydo curatoo
    Saxan saxo udgoon badan
    Idilkay isaaqdeeeeeeee
    Waan helau sad iyo calaf
    Iyo sidaan sugaayee
    Sayigaygii noqotee
    Soodhawoow Haahaaa
    sodhawoow Haahaaaa
    Soodhawoow Diiniyoow
    #PageDIINI
    Hablaha sebankan joogaa
    Sidda ay u badan yihiin
    Ma Sabaan wanaagoo
    Guurkii saldhigan waa
    Anigoo saluugoo
    Sahwiyoo jacaylkii
    Buurta saw dusheediyo
    Suuradaan qalbiga sudhay
    Subax daynu kulanaa
    Seerma weydo curatoo
    Saxan saxo udgoon badan
    Idilkay isaaqdeeeeeeee
    #ChorusDIINI
    Waan helay sad iyo calaf
    Iyo sidaan sugaayeeeeee
    Sawjadaydii noqotee
    Soodhawoow Haaahaa
    Sodhawoow Haahaaa
    Sodhawoow dananeey
    #ChorusFISKA
    Waan helay sad iyo calaf
    Iyo sidaan sugaayee
    Sayigaygii noqotee
    Soodhawoow Haahaa
    Soodhawoow Haahaa
    Sodhawoow Diiniyoow
    Sodhawow Dananeey.
    -----------------------
    Hees xusid mudan mid ka mid ah xulka iyo Foolaadka heesaha Talantaaliga kuwooda ugu macaan Old is Gold Memorise.🎵❤️

    • @IlwaadAbdurashiid4631
      @IlwaadAbdurashiid4631 ปีที่แล้ว +5

      Legend wan ku salaamay meel walba iga horey 🤣✋

    • @RadioQaraami
      @RadioQaraami ปีที่แล้ว +1

      @@IlwaadAbdurashiid4631
      Waan kaa qaaday marwo thanks😂🙏❣️

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia ปีที่แล้ว +2

      Wad saxday balse tawa bar calami ayey ubahan tahay in laxafdiyo qoralka ayaga markey hesayan aad carabkoda raceyso ayaba fudud ilahoow danbi dhaf inoga dhig wll 😂😂😅

    • @RadioQaraami
      @RadioQaraami ปีที่แล้ว +1

      @@Hugaanmedia Aamiin 😂
      Mahadsanid WALAAL.👍🙏

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia ปีที่แล้ว +1

      @@RadioQaraami adiga mudan Wll

  • @abdi4466
    @abdi4466 2 ปีที่แล้ว +22

    2022 yaa ila dhagaysanaya🥰🥰

  • @SahalAbdi-pr1ur
    @SahalAbdi-pr1ur 11 หลายเดือนก่อน +6

    2/10/2024😂😂

  • @muparicahmet1174
    @muparicahmet1174 ปีที่แล้ว

    Old is gold 2010 ilaa hada ayaan wadaa daawashadeeda heestan 2024

  • @abdimoh
    @abdimoh ปีที่แล้ว +1

    Waan helay sad iyo calaf
    iyo sidaan sugaayee
    sawjadaydii noqotee
    soo dhawoow heblaaaY❤

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว +1

    Diini Cagoos iyo Farxiyo fiska wa hees top ah runti 👍🏾 Diini iyo fiska thanks

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 6 หลายเดือนก่อน +2

    2009 bee soo baxdey 2011 waa dhageestay anoo ilmo ah hadana onoo nin ween oo qaan gadhey naag ka dhali kara 😂 dhageesanaya old is gold like saar hada 2024 dawaneeso😊❤

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n 6 หลายเดือนก่อน

      Waa ku jeeda soo dhawoow😻👋

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว

    Heestan Farhiya Fiska heestii ugu horeysay . Diini ma aqaan meel uu ku danbeysay Noolaada Dhamaantiin.Mushtaq Mahadsanid.

  • @ahmedmahad799
    @ahmedmahad799 ปีที่แล้ว +1

    December 2023 heesuhu wa waxa kaliya e mar kaliya mode kaga badala .
    qof aadan xasuusateen marka aad caadiga tahay ayay ku xasuusinayan
    balse waxa nasiib leh kuwa yagoo wada jooga xasuusanayah inteena kale wax khayr badan ban alle uga rajeeyay 🙏🙏

  • @Mustafeilkacase-e7n
    @Mustafeilkacase-e7n วันที่ผ่านมา +1

    Wllhi wan jecelhay heestan

  • @cabaasozil8
    @cabaasozil8 10 หลายเดือนก่อน +1

    it,s almost 2009 and this masterpriece never gets old❤

  • @zamzamabdi7841
    @zamzamabdi7841 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤ xasuus 2010kii markaan jacaylkayga u diri jiray 😂😂😂😂😂 qoraal ahaan 😂

  • @yahyequule4451
    @yahyequule4451 2 ปีที่แล้ว +9

    23 12 2022
    Time 12:53
    Malin sabti ah
    Eshcala hees
    Farhiya way shidnyd wakhtiga
    Wakhti tagayow salaama

  • @AbdiqaadirShaafici
    @AbdiqaadirShaafici 7 หลายเดือนก่อน +1

    Inta aan dugsiga ka imaado oo aan quraac deeeyda soo qaato ayn dhalada ku hor fariisan jiray kadibna heestaan ayaa dhageeysan jiray hadana waa 1/7/2024 waqtiga tagayoow 👋😔 salaama

  • @Umiii.114
    @Umiii.114 ปีที่แล้ว +21

    2023 still my fav❤❤❤

  • @Crypto5p
    @Crypto5p 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waayo waayo maxaan memory inaa kushubto raadin jiray aasee 3 kun shilin soo maali iiga qaateen😂😂😂

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 ปีที่แล้ว +20

    Old is gold mali songs alwys hit ❤

  • @qalbiyeyofficial4943
    @qalbiyeyofficial4943 2 ปีที่แล้ว +12

    2022 December yaa ilaa dageysanayo

  • @SakariyeLiiban
    @SakariyeLiiban 11 หลายเดือนก่อน +2

    2024 Cida dhagisanisa😂😂😂

  • @axmedkheyr3889
    @axmedkheyr3889 ปีที่แล้ว +6

    Fiski oo October 21 sano jira qabo waa ujogaa io socdal io catoosh hees carured isla soo qaden 😁😁 hada iga dambeso like saar 10/2/2023 xasus😧

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 11 หลายเดือนก่อน

      Wa cadi xiligan bey October le eked 12 ama 11 Sano kawentahay asaga
      Marka age is number wa cadi somaliyy ilbaxa calamka arka way dhacda
      Tusake atarishada priyanka chopra
      10 Sano kawentahay ninkeeda Wana cadi

  • @Abdibaazid
    @Abdibaazid ปีที่แล้ว +2

    Hesahan ad ban u jeclhy mana arko qof an jeclhy wil yar 19 jir ah ban ahy mana arag qof an jecladey hesaha jaceylkana ad ban u jeclhy 😢

    • @Farhiashire2019
      @Farhiashire2019 ปีที่แล้ว

      Is hubi walaal jacayl ammuu jiraa 😮

    • @caydaruscayga2170
      @caydaruscayga2170 ปีที่แล้ว +1

      Iska daaay hadiii kale qac badan waa kaa yeeri doontaaaa

    • @najmomahamed4035
      @najmomahamed4035 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@caydaruscayga2170hadii talo qof la siiyo tii ugu fcn aa sisay 😂

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad ปีที่แล้ว +50

    Back to old gold days😣🎧

    • @albertorenelletti2751
      @albertorenelletti2751 ปีที่แล้ว +2

      Farxiya Fiska heestaan dib aay uu soo cusboneysisay iyadoo la qaadayo Fu'ad Cumar, markiis Diini fanka ka baxay ka dib -> th-cam.com/video/UMKqHMSF0sw/w-d-xo.html

  • @Mubaarigcilmi
    @Mubaarigcilmi ปีที่แล้ว +2

    2024 laba habeen uun ka dhiban😢❤

  • @abwaanfaaraxgaraad2772
    @abwaanfaaraxgaraad2772 4 หลายเดือนก่อน

    Heestaan Xaasuus Waalama ilaabaan Waayahedii 2009/2010Anigoo Caruur ah Ayaa ka daawan jire TV Xaafadana Degmada Shibis Ee Gobalka Banaadir please like dhac noogu sii hadaa Heestaan Tariikhda weynka leh hadadaad 2024 ila daawaneeso 🙏👏

  • @apdirahmaanbarre
    @apdirahmaanbarre 2 ปีที่แล้ว +7

    Yaa daawananay 2023

  • @dekhoiftiin9221
    @dekhoiftiin9221 3 ปีที่แล้ว +18

    Fan waa fankii hore 💔🌹🌹

  • @MUHAMMADALIIBRAAHIM
    @MUHAMMADALIIBRAAHIM ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALLAAH WALLEE WAA HEES SIDA UDGOONKA IYO MACAANKA RIXAANTA JANNADA U MACAAN.🤍🤍🤍🤍🤍

  • @geedisalad1251
    @geedisalad1251 11 หลายเดือนก่อน +1

    2024 oo lala yaaban yahy ninka xaas kiisa gubey😢

  • @Shamca-n6f
    @Shamca-n6f 11 หลายเดือนก่อน +89

    👰🤵2024😅😂😆😆👈

  • @MahrezWizzard
    @MahrezWizzard 9 หลายเดือนก่อน +1

    Farxiya fiska 😢 old is gold hada ilma yaro qiimheda garneen baa gursdy oo daycyy

  • @Zudaysiali-bb3cq
    @Zudaysiali-bb3cq 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuus carruurnimo heestan yarti kuso xasuusta wakhtigii macana bila fikirka aha wxna ka bartey abtishay oo ukala kacsanyd Burco wakhtiydaz 2009kii🎶 Hadana wxn dhegysan ano weyn oo nolosha hamiyo badan ka leh safarna ku jira Dal 🌏qariib ku ahyna jooga oo dhulkygii kaso dheerday an jecla shaqo Hooyo darted io curadnimo mazuliyed qado awgeed i.a wana tabcan ibadan 💯🫡 Noloshu daqiiqad walba ku dhafta wa xasuus= 2024 kii wayee Habeenimo ¤12:50 iyo kelinimo safar🌕

  • @_wll____
    @_wll____ 2 ปีที่แล้ว +13

    alla mxy hees aad ushidN ahyd😘

  • @Ceyni915
    @Ceyni915 10 หลายเดือนก่อน +1

    2024 hadaa dhageysanesid like isar

  • @mohamedelmi690
    @mohamedelmi690 ปีที่แล้ว +11

    Legends never get old ❤

  • @yahyexp2231
    @yahyexp2231 5 หลายเดือนก่อน

    Heestan xilogan dhageysanayay waxa dhigan jiray dugsi maanta Alx waxan ahay Dhaqtar MBBS batch😊

  • @fahmasaed
    @fahmasaed 6 หลายเดือนก่อน

    From TikTok 😅❤

  • @cadaanivlog4873
    @cadaanivlog4873 3 ปีที่แล้ว +44

    Wakhti waa 😍cajib daren ila qado qofkasto hesihi dhaxe LIKE 👍ISAR HADA IGA DANBAYSO

  • @abdiqanideyr6712
    @abdiqanideyr6712 ปีที่แล้ว +4

    What a music maxamed karaama❤❤❤❤ big legend

  • @Zaakir-u9e
    @Zaakir-u9e หลายเดือนก่อน +1

    16 year's ago 😮⏰️🏃‍♂️

  • @ahmedmursal1998
    @ahmedmursal1998 11 หลายเดือนก่อน

    Old is gold yaa weli dhagaysanaya 2024

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 4 หลายเดือนก่อน

    Daganeey heestadii aad ku waalneed waa tanaa xppti ❤

  • @abdinazerabdirahman6398
    @abdinazerabdirahman6398 ปีที่แล้ว +23

    my guess it was 2010 or 2011 first ever time i listening this master piece song. Fiska for ever, dalka meel fog baa laga keenay 🤣

  • @abdifatahdhegacade4581
    @abdifatahdhegacade4581 9 หลายเดือนก่อน +1

    This song never gets old 😭❤️