Cajiiib: Odayaasha dhaqanka Jubaland oo farriin adag u diray Muqdhish

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Join this channel to get access to perks:
    / @avocado.mohamed
    I'm Abdirahman Mohamed Ahmed, Founder of this page, a Somali Native, I was Born and Raised in Erer Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.

ความคิดเห็น • 29

  • @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr
    @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr 9 วันที่ผ่านมา +1

    Absolutely 💯

  • @FaarahmuseAli
    @FaarahmuseAli 9 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah war dhamantiis waad tirahden ilahay maskadoda haku shubo

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 8 วันที่ผ่านมา +1

    Adeer dameer ceel waa geeni kartaa lakin biyo in uu cabo kuma qasbi kartid
    Hassan sheikh kursiga jubbaland ayaa saartey lakin jubbaland kama saari karto qabyaalada dhuuxa kaga jirto soo fadlan hadal haisku daalinin waayo
    1) afkiisa ayuu kayiri 24 saacadood ayeey puntland ku burburi dontaa ( meaning maba rabo in puntland ey hormar iyo nabad gaarto)
    2) jubbaland ayuu dagaal cad kusoo qaadey
    3) wuxuu kadhigey waziirada jagada muhiimhka leh oo dhan hawiye (A) waziirka arimaha dibada, (B) waziirka arimaha gudaha, (C) sirdoonka qaranka,( D) taliyaha ciidamada qaranka(E) waziirka kheyraadka iyo bada (F) cunaqabateenta shacab somaliyeed oo kunool jubbaland soo Hassan sheikh in uu isbadalo madhici kartee yaanan waqti lagu luminin
    Qof qabyaalad dhuuxa kagashey in cadaalad iyo wanaag laga helo waa timo calaacal kasoo baxdaye halaga samro Hassan sheikh waa hadii aa tihiin odeyaal realistic eh
    Wabilahi towfeeq ✌️✌️

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 8 วันที่ผ่านมา

    🙏🏼♥️🙏🏼♥️🙏♥️🙏♥️🙏☝🏻☝🏻

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 9 วันที่ผ่านมา

    Dad Garaad iyo caqli leh baa la la garnaqsadaa xassan iyo kooxdiisa waxay u arkaan guul ay gaareen Xasan aa kaga qalsiyey Reer JL ay guul u arkaan

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 9 วันที่ผ่านมา +1

    किताब Allah Beenlagamasheego Illahey Xasad Waxkumafalo

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 4 วันที่ผ่านมา

    LIVESS

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 4 วันที่ผ่านมา

    LIKESS

  • @muneermaagid9413
    @muneermaagid9413 9 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliga Iskuulka luguugu dhigo ragii lahaa soomaaha?
    Xay tiri xuu yiri madhigataa?

  • @mohamedmohamed-qi4bv
    @mohamedmohamed-qi4bv 9 วันที่ผ่านมา

    Botha badana kenyankan

  • @HirocaliGeele
    @HirocaliGeele 8 วันที่ผ่านมา

    Abaslkiinii baad hesheene maxaad la qsylinsysaan

  • @Ygtyy
    @Ygtyy 9 วันที่ผ่านมา

    Somali matihiin e beenta dhaafa xabasha iyo keyanti vaa tihiin

    • @abdisalamrage9584
      @abdisalamrage9584 6 วันที่ผ่านมา

      ilkayarta ogaden baa gumeesta bal ufirso ohinta ilkayarta calaacalka caqliga futada idinkagalay caqliga futada idinkagalay dhulkan ka gura dhulkan ogaden baa leh

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv 5 วันที่ผ่านมา

      Okay no problem so jubbaland is Kenya what are you gonna do about it, nothing just run ur mouth, Ogadeen is done being nice so let’s play

  • @DahirAngar
    @DahirAngar 8 วันที่ผ่านมา

    Dadkii kale meeyeh absame mooye.

  • @mohamedmohamed-qi4bv
    @mohamedmohamed-qi4bv 9 วันที่ผ่านมา

    Kuwaan af somaali koma hadlayaan waa sawaxili waa garam garam

  • @Ygtyy
    @Ygtyy 9 วันที่ผ่านมา

    Waligiin cabaada hadiikale tuuga axmed ah qabta😂 hadii kale cabaaada😂

    • @User2-y6u
      @User2-y6u 9 วันที่ผ่านมา

      Mooryaan aan talin jirin faa iido ma leh

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 4 วันที่ผ่านมา

    LEGETAS

  • @mohamedmohamed-qi4bv
    @mohamedmohamed-qi4bv 9 วันที่ผ่านมา

    Bal ninka qabiil kotageraya axmed madobe oo jajus kenyati iyo Ethiopia iyo eimarad as ah

    • @FoziaOsman-j8e
      @FoziaOsman-j8e 9 วันที่ผ่านมา

      JAAJUUS KAAD U HIILINAYSID BAA AH GACANTA KA DHUNKANAYAY ABI OO IS BAHDILAY SOMALINA BAHDILAY AKHLAAQ KA YEELO ODAYASH DHAQANKA

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 9 วันที่ผ่านมา +1

    Kenya iyo gumaysi ayaad u shaqeysaan marka waagaad soomaali dhab ah noqotaan hala gaaro mada,weyne ruutu ayaa isiin ah

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 8 วันที่ผ่านมา

    Midnimada kkkkkkk dhib ka waawayn idinka somali ma qabto

  • @mohamedmohamed-qi4bv
    @mohamedmohamed-qi4bv 9 วันที่ผ่านมา

    Odeygaan waa kenyati waa jajus coloshiste osheqeyte ah

    • @muneermaagid9413
      @muneermaagid9413 9 วันที่ผ่านมา

      Nac nac maxay kuu taraysaa? isagoo kenyan ah ayuu kufuulaysaa, ileen dameer baa tahay

    • @abdisalamrage9584
      @abdisalamrage9584 6 วันที่ผ่านมา

      Waaki awowga gumeestay Langab ilen waa mangab

    • @mohamedmohamed-qi4bv
      @mohamedmohamed-qi4bv 5 วันที่ผ่านมา

      @abdisalamrage9584 waa sax lakiin sow adiga hada gadaal kagama fidhiyo caaaa dada mayereysa iyo qeyla Daan waa warey

    • @muneermaagid9413
      @muneermaagid9413 5 วันที่ผ่านมา

      @mohamedmohamed-qi4bv
      Wallaahi cuqdad baa kaabuuxda