Xafiiskaas waxaa Xirey Kacaanka Allah ha u Naxariisto Maxamed Siyaad Barre Allaha ha u Naxariisto Geesibuu ahaa Somaliya Somalibaa leh buu yiri Abbe Siyaad Allaha ha u Naxariisto aamiin Yaa Rabi
Asc wr wbt Ader mcn iyo Wariye ilkacase iyo timkisa Wareysi cajib ah oo loo bahna in mar hore laqadi laha ama dad badan oo Aniga ka mid ahay iyo kuwa sida qaldan u riyoda ay ogadan Xaqiqada Jubbaland, ❤Viva Jubbaland Ader inbadan Caafimad Tham Cimri dher iyo Cibaado suuban ku noolow Aamiin I’ Wish inan kula kulmi laha wx badan ban ka qori laha , inshallaah wan rajeyn inan imado ❤ Oon kula kulmo , thnk U for shering keep Goin 🌿🌿🌿
Ma sha Allah ugaas ka sifican ayad u hadashay! Somalidu in runta losheego oo laisks ceeliyo mooyane ixsaankale Maleh! Gurguurte damacisa beenta u la wareegayo oo sii toos u socon wayo! Isaga ayy u daranthy! 👏🏽👏🏽
Waa in Daarood dalka hoggaan u noqdaan. Dal walba laandheerihiisaa hor kaca. Urur samaale mar walba waxaa la jira MJ+OG 1991 iyo maanta. Xamse ayaa tusaale kuugu filan. Daarood hadii uu is raaco Soomaali weey is raaci Insha Allaahu.
Hawiye gaaladiii cadaanka taliyaani duudka ku qaadi jireen oo sidii Feysal Cali Waraabe sheegey wabiga looga gudbi jiray aa faanaayaan. Halkee Hawiye siyaasad ku yaqaanay ineey is dhacaan iyo is boobaan mooyee. Bal fiiri Xamar. Xasan soo maaha ka lagu qabtay $260 million xaqii dalka iyo hantidii dadka. Tuugo.
Adeer wa runtaa Xasan shekh wa xaarami mudan in afka la jabiyo Duliga waxaan goob u ahay xamar wuxu ku wado barakicinta masaakiinta Lkn wa mid U taaalo taa
Maxaad haaysataan gumeeysi aad ku jirtiin jubalaand hal magaallo ayaad ka dagtaan ee isxureeya waligiin qaxooti aad aheeydeen madaxweyn Hassan sheekh asagaa aa ka taliyo jubaland 😅
habibomahad Ceeb waxa kugu filan in nin hal magaalo degan ku xukumo .mida kale xasan haduu xukumo muxu uqabsanwayey wa tii rascombini cidankisi lagu jabiyey kenyanna isu dhiben hadana hadu mw yahy ha yimado juboland. Muxu mw ku yahay nin mw ah an juboland tagikarin .juboland wa dal ogaden Cid shegankartp maleh kenyati iyo xabashibaan dejineynaa.idinka iska xoreya shabab iyo sanweynta idink gumesato .
Jubalad 99% jubada dhexe iyo Jubada hoose Ogaden baa Leh Waxaan idin siinaya hal talo Aniga 24 jir Jilib ku dhashay Ayaan ahay hadana qurbaha ku nool Hadaan Talada kuumade Gacanta ku Hayo kow Dagmada kismayo Muqadis Waa in Wiil Ogaden ah Mar waliba Gudoomiyaheda noqda ama wiil kuumade waayo Calaamada Duqa Magaalo Hadaa maqasho waa majority 25 santii dowlada siyaad barre jirtey Duqa magalada kismayo wuxu ahaa Sheikh Mursal oo Ah nin Gilmays cabdi kuumade jilibna wuxuu ahaa wiil cowliyahan Marka Xukuumadan hada jubaland ka jirto waan dhaliilaya Oo wax badan baa ka qaldan hala saxo Nin abgala in ama nin hawiye wlhi taariq weeye weey idinku qormeysa oo hadhow caruurta mustaqbalka Kuumade ayeey dhibaato ku noqon intaas waa iga talo Ahmed Mohamed islam na Geed adeega waan ku ogahay lkn La taliyayaal Fcn oo iyo odayaal Taariqda dhulkeena ilaa bakool yaqaan ayaa la raba in uu la tashado oo adeerkey ahmed Waan yaqaanada badan ha yareeyo 😅 Bakool na yaan la ilaawin waa dhul Ogaden aniguna Waxaan ahay Ahay wiil Maxamed Zubeer ah kan sii ah reer isaaq reer cali Wasalamu alaykum JUBALAND oo nabada Kuumade oo nabada inshaAllah
Ader jubbaland o dhan malihid e inta ad kadegto jubbaland halagugu gumeysto Awalbo wa lagugumeysanaye dad badan Aya Rer jubbaland ah Aya idinkatagayan Anaga Waan idin diidne daarodow jubbaland dhameystiran majirto hadad diiden muqdisho
Oo adeer xiirey hawiyaa labexee show soomaali waa.isku aabee waxaan naloosheegi waba anaa ku xukumi iyo anaa kuxukumi un siiwad soowad waxaa xaqiiqo ah in ogaaden aad loodulmy sida aad shegty on ana maqrati ka ahy waxey dhashy in jilib jilib la isu dulmo war soomali hoosta ha isgashato waa Qoomiyad isku luuqad isku diin isku mid nala kala garan mayo ilaa 5 soomaali isku cadaalad fasho shot and celiya
Cajaaib jubalan somali baa wada daga in dhagax buur Iyo fiiq laga soo naqraco ee dababa la soo gasho wax la aqbali kara maaha war cagdheerey dhulkaga xabashi ka xureyso ama xabada u gur nin somaliyeed ma qaldi kartit Mar hadii lagu fikirey dhulkii xurta ahaa ayaa gumeysi si uu u qaato soo raaci walee mafiiqdu weey dhaman dhulka wuu hari
Ugaaska soomalinimada Maa raadiyo oo udaasyada iyo nabadoona kale ladlo mar kuu leeyahay soomali itoobiya iyo kenya ayaan isku dadnahay wariness adigana ma aadan weydiin ugaaska hadii madaxda ay ka gaabiyeen soomalinimada maxaa diiday salaadiinta iyo ugaasyadu inay tuba toosan uhogaanshaan wadanka mase waxa xumaan ah ee u muuqata ayaan danba kalayn
Waxan jooga dds ethio ..bal ila eega Xumaanta wariye xun kaso yidhay ..mw xasan sh aya beesh calaamka ku yidhi dadki laaha aya ku ceelin jubbaland 😂😂😂😂😂 Beesha calaamku ma reeray ini taqaan sorry
Waxase la yabay ogaden xabad buu itobiya nabad kula qatay maantana kaga aramiyaa ma ahayn mid baryo ku timid ogaden 100sano in ka badan uu dagalamayey lana daganaa hal nin oo itobiyan u sajuuday keen oo kenyan u sajuudo keena ani waxan kenayaa hawiye sajudayo baqtigoda iyo madaxdooda marka hadan nahay ogaden waxan idinku kari la ahay war galadan anaa idinka aqnee ha u sajudina idinkana waanba idinka kari lanahay
Ruuxan wayne ee bilaa dhaqan,,bilaa aqli ah hada maqasho wakan dadki shalay inti ay waamo kugu soo dhaweyeen ee aad dhul iyo dad baa ka dhacde ayad gaalo ku tilmaamaysa , adigi muslimnimada sheeganayey 2024 Jigjig abi Axmed oo gaal ah ayad u sujuudayse. Cawaanimada waa waxad dabada uga curiyanten cagheeray.
Maansha alaah ilaahay ha noo xifdiyo adeer ugaas cumar xiireey cimri dheer caafimaad qab ilaahay ha u siiyo nooloow inteey nololi jirato
UGAAS WAADDHAMEYSAY WAR MIYAA LAWADI NINKII AANKUQANCEYNIN HADALKA UGAASKA CIRKA WARAN HA UGAMO CAANAHA UU KADHAMO AYAAN ARKIDOONAYE❤❤❤❤
Sas waaye ugaas ✅
Xafiiskaas waxaa Xirey Kacaanka Allah ha u Naxariisto Maxamed Siyaad Barre Allaha ha u Naxariisto Geesibuu ahaa Somaliya Somalibaa leh buu yiri Abbe Siyaad Allaha ha u Naxariisto aamiin Yaa Rabi
Ugas
Kuli fitna dowlladaa shegeyso ayaa dhibta dhigay in tuu joogay qabiil ayaa ku abuuray ka billow ABAARTII DHABA DHEER I'm sorry Illahay SW dad.muslim ah dhulkooda laga qaaday. Abgaalna waa wiilkii AJUURAAN DHALAY WUXUUNA AHAA NIN HAWIYE AH 😂
Dadka aad Gaalo kutilmaameyso ee aad leedahay, dhulkan aan ka qabsadey waa kula joogaan Kismayo iyo Dhulka Waamo oo dhan oo aay Afmadow ugu horeyso. Waa qabiilka looyaqaano Wardey.
Waxay ahaayeen dad Muslim ah oo diinta Islamka haysto masaajidya leh. Adiga ayaa xoolahooda iyo dhulkoodabo boobe.
Adeerkey Ugaass Cumar Xiirey🥰
Absolutely this is true suladaan 💯✅✅💯
Dowlada jubbaland guuleeyasata guul guul guul 💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Asc wr wbt Ader mcn iyo
Wariye ilkacase iyo timkisa
Wareysi cajib ah oo loo bahna in mar hore laqadi laha ama dad badan oo Aniga ka mid ahay iyo kuwa sida qaldan u riyoda ay ogadan Xaqiqada Jubbaland, ❤Viva Jubbaland Ader inbadan Caafimad Tham Cimri dher iyo Cibaado suuban ku noolow Aamiin I’ Wish inan kula kulmi laha wx badan ban ka qori laha , inshallaah wan rajeyn inan imado ❤
Oon kula kulmo , thnk U for shering keep Goin 🌿🌿🌿
Maanshaa allaah abti marna ina adeer xafigduhu allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SalaLaahu CaLeyhi WasaLam ❤️❣️
Ugaaska waxuu hilmaamay xildhibaanki Baardheere Sheikh Xasan Khaliif 9+1=10
This is great information I’m understanding more about the Somali political system 🇸🇴☝️ one nation under god
Wax ladhaho hal qaran majirto
Khaaimiin ayd tihiin
Wuu tashaday Rer Abahay Absame Kuumade hadan haleelnay tubtii toosneyd
@ we must be Hal qaran 🇸🇴.
Mashaa ALLAH Gees Gees u dhalay ...
Ugaas ❤❤❤ugaas ❤❤❤
Mansha Allaah ugaas xireey
Ma sha Allah ugaas ka sifican ayad u hadashay! Somalidu in runta losheego oo laisks ceeliyo mooyane ixsaankale Maleh! Gurguurte damacisa beenta u la wareegayo oo sii toos u socon wayo! Isaga ayy u daranthy! 👏🏽👏🏽
Very great
Geesi Geesi Dhalay oo Laandheere ah D5 Guul iyo Gobanimo
Waa Daaroode Ogaada Hawiye Odayaal maleh waa mooryaan isdaba yaacda hana ka suggina sharci
Wwliaba sharciga way neceb yihiin
Mana arki karaan.
Mag maleh qaan maleh yarad maleh
Sidee Daarood iyo Hawiye
Oo sidaa kala u heshiinyaaa.
Runtii waa dhib.
Waa in Daarood dalka hoggaan u noqdaan. Dal walba laandheerihiisaa hor kaca. Urur samaale mar walba waxaa la jira MJ+OG 1991 iyo maanta. Xamse ayaa tusaale kuugu filan. Daarood hadii uu is raaco Soomaali weey is raaci Insha Allaahu.
Baroortiina bexeysa villada suug la idinka ka so saray 😅
ADDER HAWIYE SOMALIA AYU KATALIYAN, WELIGOOD GUMEYSI ETHIOPIA IYO KENYA MASO MARIN, HADANA OGADEEN AYA SIYADA SOMALIA KUSODAREEN 67 KADIB, TASSNA QALADA AYA AHEED
ITOOBIYO KENYAN AYAA LAIDIN KAXOREEYEY HADANA YAC LEYDINKALEEYAHAY BAALYO IDINLA GAALO JECLAATEY
Hawiye gaaladiii cadaanka taliyaani duudka ku qaadi jireen oo sidii Feysal Cali Waraabe sheegey wabiga looga gudbi jiray aa faanaayaan. Halkee Hawiye siyaasad ku yaqaanay ineey is dhacaan iyo is boobaan mooyee. Bal fiiri Xamar. Xasan soo maaha ka lagu qabtay $260 million xaqii dalka iyo hantidii dadka. Tuugo.
Masha allha
Waa runtiis Ugaasku Xasan Culusow jubbaland wuxuu ku haystaa 10 xildhibaan oo Hiraab ah isiiya haddii kale ma aqoonsani
Adeer wa runtaa
Xasan shekh wa xaarami mudan in afka la jabiyo Duliga waxaan goob u ahay xamar wuxu ku wado barakicinta masaakiinta
Lkn wa mid U taaalo taa
Ugaas D5 ❤❤❤❤
Hooyda siilka was dsiil5 ana was
@@GoojeCadeaamus dhiladii Ku dhashay wase Daarood waa qaran
Ascw
Ugaasku wa Nin Muslim ah Somali ah boqor tooyo gaamurtay ah.
Asago kale Allah noo badiyo hana barakeeyo
Maashaa'allaah ilaahay ha ku xifdiyo ugaas
Aamiiiiiiiiiiiiin Yaarabi☝️
Ninki ugu qiimaha badna oo hadalkiisa aan jeclaysto
Oo Ku hadlay hadal qiimo badan oo la dhagaysan Karo.
Hooray usoco
Man sha alah
Ugaas, Majeerteen baa idiin qorey laaji kkkkkkkkk
Naa heedhe hadaad been sheegeysid magaca badelo oo noocaad u hadleysid mid shabaha qoro ina ibraahin xigaal yuu ahaa isaaq iyo dadka munaafaqada weli soomaalida kula dhex jira
caqi la,aanta waa ta hadalkaa kaa yeedhsiisay laakiin beel waynta og baadan waxba ka aqoon adeer daaha dabadiisa cida fhadia baro kadib og wuxuu yahay waad baranaysaan somali qisaa isugu kaaya laaban
Iyagaba waxay amanan sayidkii gaalka ahaa lakin wuxuu aflagaada ugeystey rer dan oo somaliyed oo islam ah ayuu leyahay gaalo madow usagiina diiga islamka ayuu kuduwaregaya qashin cagdheer ah
Ugaas xayaakalaah
Waaruun ❤❤🎉
Guul suldan xiirey guuleyso
Ugaass Omar Xiirey Waaye💕💕💕
Rabi Haxafido Ugaasska🥰🥰🥰
Aamiiiiiiiiiiiiiin Yaarabi ☝️
Ugaas Cumar Xiirey waa libaax aan xaqiiqada ka gabanin. Guuleyso adeer
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaarabi☝️❤️❣️
Amiin
mashaallaah ugaaska runta buu deerka uga qaaday
Odeygan waa benale weynayde...waa tug Allah iyo rasuulka kafurte....... Cida uu kutilmamihayo galmadow waa cida uu dulkoda iyo hantitoda. Uu bobey....waa cid can ah, waa cid nasab ah oo aftir tosan leh..... Cida wardey weligeda galnimo masoomarin,waa dad diinta islamka kudashen hadana kutosan wadada saxda ee islamka....odey cumar xaqa musliminta iskabixi marki u hore....
Walakuwasa
Ugaas xiireey geesi geesi dhalay
Turcade waaba laandheerayaal Cowlyahankii Kale Laangaab bay Noqdeen Kenyana Dawaara Ayaa Afhayeen u AH Jubaland Waa kana in Xiiray Ka libaaxaynaya
Meel ayaan ku qoraynaa ugaas cumaroow waxaad kahadlayso inagaa idinku soo dhawaynee
Libaax waaye adeer
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jubaland adiga malihid odey yahow wareeersan
War odayga hadal kar ahaa xamar ajuuraan halagu celiyo😅😅😅
Awaay maagalado madaxdi jubbaland 😂😂😂😂😂 yaa haysta
Saxweeye Alle ha ku Guulleyo Ugaas Xiiray Geesi geesi dhalay
Maxaad haaysataan gumeeysi aad ku jirtiin jubalaand hal magaallo ayaad ka dagtaan ee isxureeya waligiin qaxooti aad aheeydeen madaxweyn Hassan sheekh asagaa aa ka taliyo jubaland 😅
habibomahad
Ceeb waxa kugu filan in nin hal magaalo degan ku xukumo .mida kale xasan haduu xukumo muxu uqabsanwayey wa tii rascombini cidankisi lagu jabiyey kenyanna isu dhiben hadana hadu mw yahy ha yimado juboland. Muxu mw ku yahay nin mw ah an juboland tagikarin .juboland wa dal ogaden
Cid shegankartp maleh kenyati iyo xabashibaan dejineynaa.idinka iska xoreya shabab iyo sanweynta idink gumesato .
💙💙💙💙
Jubalad 99% jubada dhexe iyo Jubada hoose Ogaden baa Leh Waxaan idin siinaya hal talo Aniga 24 jir Jilib ku dhashay Ayaan ahay hadana qurbaha ku nool Hadaan Talada kuumade Gacanta ku Hayo kow Dagmada kismayo Muqadis Waa in Wiil Ogaden ah Mar waliba Gudoomiyaheda noqda ama wiil kuumade waayo Calaamada Duqa Magaalo Hadaa maqasho waa majority 25 santii dowlada siyaad barre jirtey Duqa magalada kismayo wuxu ahaa Sheikh Mursal oo Ah nin Gilmays cabdi kuumade jilibna wuxuu ahaa wiil cowliyahan Marka Xukuumadan hada jubaland ka jirto waan dhaliilaya Oo wax badan baa ka qaldan hala saxo Nin abgala in ama nin hawiye wlhi taariq weeye weey idinku qormeysa oo hadhow caruurta mustaqbalka Kuumade ayeey dhibaato ku noqon intaas waa iga talo Ahmed Mohamed islam na Geed adeega waan ku ogahay lkn La taliyayaal Fcn oo iyo odayaal Taariqda dhulkeena ilaa bakool yaqaan ayaa la raba in uu la tashado oo adeerkey ahmed Waan yaqaanada badan ha yareeyo 😅 Bakool na yaan la ilaawin waa dhul Ogaden aniguna Waxaan ahay Ahay wiil Maxamed Zubeer ah kan sii ah reer isaaq reer cali Wasalamu alaykum JUBALAND oo nabada Kuumade oo nabada inshaAllah
Ugaas Cumar Xiirey Afkuu Ooda kasaaray
XAssan Xamar ku bankaray
Reer kasti Dawladooda Hadhisto
Maansha Allaah Rabi Hakuxafido Adeer Mcn Ugaass Omar Xiirey ❤️❤️❤️
10 xildhibaan Xassan Dhiiqo Daarood haka siiyo Banaadir hadduu run sheegayo.
Waan inkasiineynaa imaada
😂😂😂😂
Waaba xoolo iyo doqon
Asc Ugaaska Cumar. Adeerkii ayaa Baardheere gasoogalay waxaa uu kahadlayna waa xaqiiq meshii Raaskebooni ee uu ciidanka kudaabulayey Raagii waagaas qabtay 5km meel u jirto waxay u bixiyeen Caan ah oo ah RUUN-OGAADEEN
Nooloow Awoowe ugaas cumar xiireey.
Ugaas Ka waxba ma hanbeynin guul Jubaland Io Somali weyn BA 🇸🇴
Xamar reer xamar ayaaa lehaay iyo jareer wayne iyo abgaal
Odayga waa runtiis. Hada dhulkii marexan ee gobolka gedo, galgaduud iyo baydhabo baraawe maanta hawiye iyo eelay ba haysta. Gobolkii ugu wayna ee daarood laha ee Gedo hawiye iyo eelay ba maanta haysta.
Odayyahaw.qawaarij.yahow.aamuus
Soomalinimo lawaayi maayo Midnimana lawaayi maayee Kuwa Soomaalinimada iyo Midnimana umada kala dhantaalayaa ayaa la waayaa insha'allah
Guul guul dulmi ded
Ugaasku waxba ma reebin. Cimri, cibaado, iyo caafimaad barakaysan Ugaas.
Ajuuran wa hawiye juballand hawiye waxbo kama baryayo jilib iyo jamaame hooyada maleh
Ader jubbaland o dhan malihid e inta ad kadegto jubbaland halagugu gumeysto Awalbo wa lagugumeysanaye dad badan Aya Rer jubbaland ah Aya idinkatagayan Anaga Waan idin diidne daarodow jubbaland dhameystiran majirto hadad diiden muqdisho
halkan ugas mahan waa camil ushaqeyo guumesiga soomaaliyada xorta ayad rabtaa in lahos geeyo kenya iyo itoobiya kayelimeno kuw lagumesto ayaan sooceshan insha alah kukale mahoos genkartid yaa jaajuus soomaaliya soomaaliya leeh
Cumar xiirey waa boqor runsheeg gesi ah😅
Daarood yaad ka xoroobaysaan cajab ????
Oo adeer xiirey hawiyaa labexee show soomaali waa.isku aabee waxaan naloosheegi waba anaa ku xukumi iyo anaa kuxukumi un siiwad soowad waxaa xaqiiqo ah in ogaaden aad loodulmy sida aad shegty on ana maqrati ka ahy waxey dhashy in jilib jilib la isu dulmo war soomali hoosta ha isgashato waa Qoomiyad isku luuqad isku diin isku mid nala kala garan mayo ilaa 5 soomaali isku cadaalad fasho shot and celiya
Yaab badana Dhulka jubooyinka waxa iska leh sheekhaal Gaaljecel cowrmale io Digil io mrifle. Adiga Jigjiga kulaabo SOMALIA shaqo kumalihid. SOMALIA SOMALIA BAA LEH
Calooshaada waxa kujira unbaad kahadashay
Kkkk waxaan la yaabay dad qaarkood waxay sheganaayaan kenya Ithopia kismayo puntland waa day dreaming haday sheeko bilaabatay
OO JUBALAND SOMALIYAMAHAN MIYAA ADEER SIYAAD BAAIDINKEENEY ADINKOO QAXOOTIYA
User
Wa run siyadba keney idinkana gaajo ayaa idinkentey xeryihin sablaale dadki la soo dejiya aheyden kacanki ba idin soo dejiyey
😂😂😂😂😂😂😂
Cajaaib jubalan somali baa wada daga in dhagax buur Iyo fiiq laga soo naqraco ee dababa la soo gasho wax la aqbali kara maaha war cagdheerey dhulkaga xabashi ka xureyso ama xabada u gur nin somaliyeed ma qaldi kartit Mar hadii lagu fikirey dhulkii xurta ahaa ayaa gumeysi si uu u qaato soo raaci walee mafiiqdu weey dhaman dhulka wuu hari
Magefeabtigis
Marku ninka ogaden dhagaxbur iyo fiiq ka yimid uu gaalo qawan iyo ingris talyani kula degaalamayey juboland xagee awowgaa jirey.hadabo anigaa ku shegi awoowgaa wuu qawanaa calendar gedaha iyo maqarka ayuu hos ku xirana dhar u ahaa jungle ayuu ku noola sida gorilla ahcawan buu aha
Marku awowgey gartey inuu dhul qabsado oo isbalaariyo ilaa kenya nakuruu uu tago dhankana ilaa kifaya uu tago .marka xoolo ayaa tahy juboland ragg baa heley u dhintey adiga juboland oo dhisan baa timid ma is weydisey sidey ku timid soo raadi tariikhda juboland mucarad ha noqone
bentaas tuugi kudhalay usheeg cid manta naga awood badan majirto bal kalay o isku day in aad qadato eey eey dhalay.
Ala ugaaska run badana
Ugaaska soomalinimada Maa raadiyo oo udaasyada iyo nabadoona kale ladlo mar kuu leeyahay soomali itoobiya iyo kenya ayaan isku dadnahay wariness adigana ma aadan weydiin ugaaska hadii madaxda ay ka gaabiyeen soomalinimada maxaa diiday salaadiinta iyo ugaasyadu inay tuba toosan uhogaanshaan wadanka mase waxa xumaan ah ee u muuqata ayaan danba kalayn
Hassan waa kan idiin wanqaley oo magac idiin bixiyey, Hassan hortii maxaad ahaydeyn .afar Ethiopia gumeysta iyo afar Kenya 🇰🇪 u talisa ayaa tahiin.Hassan hortii miyaad magaca lahayn. War Hassan intaad 9ska dhaaftaan ,Ahmed Madoobe iska qabta kaas ayaa idinla harey.
Ugaas badhadhe Away
Odaygaasbaa reerka Ugaas u ah inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun xitaa ma awoodo inuu yidhahdo dowladbeynu noqoneyna Amxaar iyo Kenyanban noqoneyna buu ku leeyahay caku waxanba Somali iyo reer kula sheganaya shit all waa ilma gumeysi dhalay oo afkii uun bartay
Aas umar xiirey waa nin adag
Sandiego ayuu nooga tegay
Iska celi wixii kusoo doonta
Hassan DHOQO Wa Moryan maha madaxweyne
Waakaa caqligii reerkaa waxa uu ku leeyahy Amxaarban noqoneynaa bal dhul aad leedahay oo aad amxaar ku darsataa miyaa jira war hooy dhulka Somaliba leh qaas ahaan Mr waa inaad fahamtaan Axmadna taangi Kenya ayuu ku yimi haduu tangiga baxana wuu bixi cawanimadana shalay baad dhulkii Somali galbeed Xabashi ku hoos geyseen lakin kan ma hoos geyneysan Somali birta calaashata baa joogta wlh dowlada Federaalka ayaa dadka hortaagan maahee goor hore baa lagu kala bixi lahaaa
Iska hadal baad wada anaga ogaden baan nala dhaha cidna marti uma nihin dhulka yaga baanu nabad ku joogna raskambooni cashir haidin noqdo fatalayaal baad tihin dhamantin.
Lakala tagyee alow safkii. Xasan ito ciilqabayaasha. Geele iyo harveysa iyo orama ha iraacin
Miyaaa
SOMALIA SOMALIA BAA LEH WAX JUBO IYO JUBO SHEGEYSO MANA AQAN ILAAHEY GACABSADA OO ISKA DAAYA QABIIL XUMIDA OODHAN MEEL KUMA GAARSINEYSO UMADA SOMALIWEYN OODHAN ISKU KEENA OO DAD WALALO BAA TIHIN HANA GALA FOGEYNINA SOMALIWEYN OODHAN WABILLAHI TOWFIIQ
Odayga haleysan owalan itobiya io keynya..labadaba wagaraci karna ader xisho islam galo isku mid mahan😂😂😂wacal hadow jiro wa adi😂😂
Dameerahan Xassan Dhiiqo u hiilinaya comnentiga ka xira
ACW
MARKAAD EEGTO MAANTA SIDA SOOMAALIYIDU SIDAY ISU XANIMANYAHAY DALKA WAXAA LOOGA DHEXQAADAYAA SIDII DOWLADII ISLAAMKA EE ANDULUS LOO BURBURIYEY
WAABA SIDII OO KALE TOLOW DADKU MA MARKAAN YES WIXII TAARIIKHDA LASOCDAA
Da'daan iyo qabyaalad?
Waa oday saqajaan ah oo wuxuu degan yahay dhoobleey haddii uu cowlyahan yahay...
Dhukkaada ka doono kuukuuya iyo Axmaaro...
IRIR SAMAALE waa dadka leh 5ta soomaaliya inta ka soo hartay waa dad doon ku yimid
Waxba nin hadal uu dhibeen. Ugaaska
Waxan jooga dds ethio ..bal ila eega Xumaanta wariye xun kaso yidhay ..mw xasan sh aya beesh calaamka ku yidhi dadki laaha aya ku ceelin jubbaland 😂😂😂😂😂 Beesha calaamku ma reeray ini taqaan sorry
kuwaan oo kale odayadan aduunka kasii socda oo waqtigoda leestay ayaa rabo in dhaxalki awowa yashen jeebkoda gashadan naga farista uqadad waxan aheen leedinkama dhaxlaye calamka waa hal xafad naga daaya maskaxdan gaadal ushaqeneso
wasax hadalka Uga
ska
Hortu somalida waxa isaga qaldan lahaansha iyo talda qofkii loodhibto hada kaas oo miiranbaa ugaas sheegan maxaad jabuuti kuxagxagan adigaaba dullewysan jubalan waxeey kamidthy dalka somaliya mida jubalan mawaxaad utaqaan kismaanyo meeyday jubalaan gedo iyo buaale maheeysaa makismaanyaa utaqaanaan isgiijiya ama iskushiiba dowlada dhexe somaali cabaad ubaahana mana yeeli soonto
Gumeysi u ordaa miyaa leedahay wale jubaland lama aadid kenya ama ethobia
Waxase la yabay ogaden xabad buu itobiya nabad kula qatay maantana kaga aramiyaa ma ahayn mid baryo ku timid ogaden 100sano in ka badan uu dagalamayey lana daganaa hal nin oo itobiyan u sajuuday keen oo kenyan u sajuudo keena ani waxan kenayaa hawiye sajudayo baqtigoda iyo madaxdooda marka hadan nahay ogaden waxan idinku kari la ahay war galadan anaa idinka aqnee ha u sajudina idinkana waanba idinka kari lanahay
Ruuxan wayne ee bilaa dhaqan,,bilaa aqli ah hada maqasho wakan dadki shalay inti ay waamo kugu soo dhaweyeen ee aad dhul iyo dad baa ka dhacde ayad gaalo ku tilmaamaysa , adigi muslimnimada sheeganayey 2024 Jigjig abi Axmed oo gaal ah ayad u sujuudayse.
Cawaanimada waa waxad dabada uga curiyanten cagheeray.
8 milyan absame ah ayaa xasan culusow oo laangaab ah ayaa laga celinayaa
Caqliyadiina bal firi
Somali nin sii Kala qoqobayo waxba nooma galo adeer ugaas benaaloow 😂😂😂
Somalia uma bashnin
1960 markad ikala qoqobeysey qeyb Kenya qeyb Ethiopia
Qeybtii kalana laaji kuqorteen
Manta aniga geeska Africa ugu awood badan
Waxan raba kasoconi
Dhulkeygana wan isuwada geeysani
Godka khiyanada haqodin hadad qodana hadheereynin kudhici doontidaa lama ogee
Hada godkaad u qodeen idinkaa kudhacay
Gaalada uukaqabsaday kismaayo eedaganaanjirtay waa ayo