Dayax oo dhahay fananin badan ayan xamar imadi donin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา +2

    Mar lamaad ayaa soolaabtey xamar bulshada soomaaliyad ayuu ka dhaxeesaa marka adi soomaaliya adi miyaa xakumo mise shacabka soomaaliyed hadii oo go aan la garaayo adi ma gareesid ee waxa go aan garaayaa reer xamar adi hal qof ayaa ku hesto oO ah nin iska celi laakin soomaaliya ma xakumtid taas adi go aan kama garikarti ee waxa loo bahan yahay shacabka soomaaliya ❤

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา +2

    Dayax adiga su aal ayaa ku weydinayaa adiga yaa isku haleeneysaa waayo somaaliya bulshada soomaaliyed ayuu ka dhaxeeyaa adi miyaa xakumo soomaaliya waayo qamar suudaani ayuu dhagaalka kala dhaxeesaa ee ma ahaan soomaaliya oo dhan ama shacabka soomaaliyed in aad wada galisid ma ahan ani waligey meshaan qoraal kama sooqori laakin mata adi waad qaldan tahay waayo adiga kama fikirin soomaaliya waxa aa ku nool caruur yar yar oo rawan cano oo rawan cunto adi taan tada kali ayaa ka fikireesaa maka fikirtey caruurta kunool soomaaliya soomaaliya waxa waayey masaakiin u kaalmees marka adi waad qaldan tahay mar lamaad waxaan ku leyahay waad qaldan tahay waayo adi miyaa xakumo soomaaliya oo ideel my ❤❤ asxaabta hadalkeyga maxaad ka leedihiin❤

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา +1

    Walhi wuu qaldan yahay dayax dhalnuurshey❤

  • @drweeriyowofficial4332
    @drweeriyowofficial4332 11 วันที่ผ่านมา

    Dayax waa Nin soomaaliyeed

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา

    War maka fikirtey meeqo caruur ama meeqo hooyo ayaa ku noo alx alx marka masaakiintaan hatuuleenin❤❤❤ayaa ku leeyahay ❤

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา

    Ee masaakiintaan soomaaliyed hatuuleenin❤❤

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา

    Waad qaldan tahay waryaa dayax dhalnuurshey ❤❤

  • @drweeriyowofficial4332
    @drweeriyowofficial4332 11 วันที่ผ่านมา

    Dayax waa sultan

  • @drweeriyowofficial4332
    @drweeriyowofficial4332 11 วันที่ผ่านมา

    King of the city

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา

    Waryaa dayax yaa isku haleeneysaa❤❤shacabka soomaaliya miyaa isku haleeneysaa hal nin ayaa ku heesto ee iga celi ma ahan i aad tiraado xamar carsoogal adi miyaa xakumo soomaaliya my waad qaldan tahay ❤❤😂😂😂😂😂😂uf uf uf❤

  • @drweeriyowofficial4332
    @drweeriyowofficial4332 11 วันที่ผ่านมา

    Dayax waxa isku halayna Somali

  • @Sumeya23304
    @Sumeya23304 12 วันที่ผ่านมา

    Dayax

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 12 วันที่ผ่านมา

    Yaa rabade idinka nadaba soocda hadana nale carkalaya muqdisho basaboorkayagaad isticmashan waar qaylada yaraysta wabanu idinsii nacnaye naga hadhade waxay umadan bila caqligi anagu xamar donimayno xumaana u gaysanmayno xaadkii labadawladood iyo xuduudba naga dhexeeya waaxkale oo naga dhexeya waa islamnimada

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา

    Adi ayaa qaldan

  • @drweeriyowofficial4332
    @drweeriyowofficial4332 11 วันที่ผ่านมา

    Rer soomaliland

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xamar waxa katahay ma ilowday mase waxa isku halay gabadha habargidir

    • @user-st3of1ui4r
      @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา

      Dayax dhalnuurshey waad qaldan tahay adi miyaa xakumo soomaaliya

  • @drweeriyowofficial4332
    @drweeriyowofficial4332 11 วันที่ผ่านมา

    Adiga waxa tahay rufyan

  • @drweeriyowofficial4332
    @drweeriyowofficial4332 11 วันที่ผ่านมา

    Adnan waxa tahay rufy an

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา

    ❤❤adi ilaahey miyaad tahay ❤❤

  • @Sumeya23304
    @Sumeya23304 12 วันที่ผ่านมา +1

    Nio Dayax waxuu isku haleyni sheekhal

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 12 วันที่ผ่านมา

      Sheekal Itoobiya ayaa lagu gumaystaa

    • @user-st3of1ui4r
      @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา

      Waad qaldan tahay ❤war yaa hadii oo xamar ka baxaayo waa adiga inaad kabaxtaa❤

  • @alijama3401
    @alijama3401 11 วันที่ผ่านมา

    MEEL AY KU ARKEEN MOOYEE. DAUAX DABA MADOOBE AYAY LAHAAYEEN Noocan. Isma oga. Sheekhaal kkkkk

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 12 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 12 วันที่ผ่านมา

    Qasqasoow iska dhashdhaasho ciic lama rabe xamarna hayso ciid kugu imanaysa majirto waa laydiin daye nadaaya uun

  • @hodanahmed9804
    @hodanahmed9804 12 วันที่ผ่านมา

    Futadiisa ha tali geliyo

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 12 วันที่ผ่านมา

    Yuu isku maleyey
    Xamar muu Le yahay
    Sheeko badanaa cunugan

    • @user-st3of1ui4r
      @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา +1

      Adiga kama talisid xamar war yaa waxa malugu sheekaa masaakiintaan soomaaliyed hatuuleenin ❤❤❤

    • @user-st3of1ui4r
      @user-st3of1ui4r 12 วันที่ผ่านมา +1

      Xamar adi miyaa xakumo war waryaa

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m 12 วันที่ผ่านมา +1

    Markaa waa Caasimadda umadda Soomaaliyeed Maa laga tanaasulay?

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 12 วันที่ผ่านมา

    Dayax xamar waa ahay. Qalad waaye. Xamar kama cigdid. Xamar waalawada lee yahay

  • @drweeriyowofficial4332
    @drweeriyowofficial4332 11 วันที่ผ่านมา

    King of the city