Laba kala daran baa Somaliland looga dhigey madaxweeyne iyo madaxweeyne ku xigeen. Somaliland si fiican beey ugu dhamaatey. Waa wax loogu talagele in lagu burburiyo Somaliland. Allah Kariim.
Adeer maalintii ciro Qabsaday wadanka ayaa cadawgii Somaliland meel kasta isaga yimid oo dagaalo inagu bilaabmeen dadkii maatada ahaa ee la xasuuqay cid u hadashay ama wax ka qabatay ma jirto Alleh si khayr qabta ha ka dhigo
Waar waxan dalka yaa ka qabta mesha ma golihii baarlmanka ee uu shaqada ka bilaabay buu moodaya car kani Somaliland ha dumin waayo ninkan loo hadlaayo sidii Siyad bare markuu shilka galay ee uu khal khalay isna ma khal khal baa waar anagaa mucjiso argnay , xataa kan u hadlaaya ayaaba geesi maar tahay Allaa Kariim.
Sorry cadow somaliland ayaad tahay is casil sorry tiyoo daadkaagi dhinteen ayaanad so hor jogsan cadaawad ayaad u haysaa qayb jìcib kaga sorry is casil hadi ad Issac tahay thanks
Laba kala daran baa Somaliland looga dhigey madaxweeyne iyo madaxweeyne ku xigeen.
Somaliland si fiican beey ugu dhamaatey.
Waa wax loogu talagele in lagu burburiyo Somaliland.
Allah Kariim.
Haa wllahi waa udhamaatay sorry somaliland
Is not too late
Goluhu fadhibadanaa
Alla ciro wuu soo kacay 😂😂😂
Madaxwaynuhu wali wuxuu isku haysta Gudomiyihii Baaarlamaanka. Halo sheego inuu yahay Madaxweynihii dalka....
Walahi anagii baa cadow isku noqoney ilaahayow adiga awood leh wax ka qeyr qabo inoo keen Aamin Aamin
Dad wada daalan ayaa wadnkii qabsaday Subxaanalaa
Ma Barlaman buu joogaa😂.
Ciraakadanbeya dagaalka dacawalay waycadahay taasi
Golaha baarlamanka ee cusub😂😂😂
Adeer maalintii ciro Qabsaday wadanka ayaa cadawgii Somaliland meel kasta isaga yimid oo dagaalo inagu bilaabmeen dadkii maatada ahaa ee la xasuuqay cid u hadashay ama wax ka qabatay ma jirto Alleh si khayr qabta ha ka dhigo
Garxajis waa dad fiican, nabada ka shaqeeya. Arab waa iswaalayaa.
Baarlamaankiibuu moodayaa tolow adeero ciro madaxwaynaad noqoto miyaan laguu sheeginba
Sifican uga hadla
Nin jilayc
❤❤❤
Nadaamkan oo kale goormaa noogu dabbeeyay
Ma gudoomiye golihii wakiiladaa mise waa madaxweyne
war sowtan layaabay muxu ka hadlaya qofkan booskii hore golaha u celiya
Waar waxan dalka yaa ka qabta mesha ma golihii baarlmanka ee uu shaqada ka bilaabay buu moodaya car kani Somaliland ha dumin waayo ninkan loo hadlaayo sidii Siyad bare markuu shilka galay ee uu khal khalay isna ma khal khal baa waar anagaa mucjiso argnay , xataa kan u hadlaaya ayaaba geesi maar tahay Allaa Kariim.
Halki aarkii ka kacay maxa dhexgalay aarkii markuu tegay miyaan durba ooyaa geesi la iskama dhigee waa loo dhashaa wadani la iskama dhigee waa dhashaa
Wali isku ma haysto iin u madaxwayne noqdey wali wuxu isku haysta iin u barlamanki u joogo
Dhimatay SOMALILAND CIRO ISMAAMUL GOBOLEED KA DHIGAY MAXAAD KA GOLEYSAN MACNO MA LEH DHIMATAY SOMALILAND
Wixi sharci hore loo samayay oo dhan bu babinaya si loo babiyo sl
I don’t understand him walaahi
Siilki hooyad anag wasane futo xajis mayd mayd dhalay 😊
Meeshuu taagan yahay waabuluug suudhkiisu waabuluug
Tacsidaada hayso. Cadowga gudaha ayaa Somaliland madaxweeyne looga dhigey.
Somaliland mousse bixi bay racday hoyada iyo ciro ba naga wasna
❤😂🎉😢😮😮
Xasuuqa kadhacay dacawalay ee uu cagjar uguhiliyay ogaaden xasuuquu gaystay inaad cadayso cabsida kaahaysaa maxaytahay oo waliba diiday kuwii aad udirtay inuu lakulmo Nacalaa shaqaqadaada iyo jasakaagaba kuyaale balan waxa ah aqalakan aad dhexsexato inaanu kuugu sodaadano
Kkkkk hoosbaa loogu sheegay inay wasiiro yihiinkkkkkkkkk ilaahaw noo sahal 0+0=0
siida waye
madax wayenaha wanuba laayn
Odeygan madaxweyne ku sheega maxa ugu soo dhiibey ninkan warqada inuu hadlo miyuna ahayn illeyn wuu jogga meeshe cajiib
Waa shaqaalaysiin! 2 kun buu bishii ku qaataa iyo gaadhi iyo shidaal bilaash ah
Odaygu horta muna hadli kariin isago warqad eegin
Waar kaan madaxwane ku shega aha maa barlamaankii baa gacanta haa tagan dagaal baa ku gu socda ood sidi Barlamaanka nogo shekenayisa salad waldag
Sorry cadow somaliland ayaad tahay is casil sorry tiyoo daadkaagi dhinteen ayaanad so hor jogsan cadaawad ayaad u haysaa qayb jìcib kaga sorry is casil hadi ad Issac tahay thanks