Sxb maanta Ethopiya wax kale ayay wadaa.. Waxay rabtaa inaad Bad iyo bilaash ah siisaan. Aniga I rumayso.. Ethopiya ma rabto in ay aqoonsi siiso Somaliland ama lacag iyo kiro ka bixiso inay Bada cas gaadho... Waxay rabtaa inaad Ba bilaash ah siisaan oo Ethopiya isku dhiibtaan. Ciyaartu meel ayay ka socotaa.
The so-called Somaliland region does not represent all residents there. It is a government for one tribe only. That regime needs to go and replaced by one that represent everyone.
Mashaallah si fiican baad u dhigtay,waa run meeshaas deegaanka isku sheega ayaga ayaa laga soo abaabulaa fidnada Qabyaalada ku dhisan,shartooda Allah ha ku celiyo,waa arki doontaa ayaga u soo baaahanaya somaliland,Mar kastana u baahan,Caqli ma jiro,wax wanaag lagu waayo in aan Dagaal iyo Xumaan lagu gelaten
🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛ Dad shufta ah oo argagixisa ah gacan bira waa in lagu qabtaa 😮wax somaliland ladhahaa majirto ee waa shuftada hargeisa gacan bira lagu qabtaa daalimiinta degaanka kililka khalkhalka kuwada indhahaa lagu hayaa waana la idin soo qabqadan in shaa allaah 🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛
Ma itoobiyaan ayaad afkoodii ugu cabanaysaa?? Miskiin!!!! Itoobiya kuma kala taqaano kumana kala jecla ee la soco. Kuwa aad ka cabanayso waxay ku socdaan amar itoobiya!!!
Macnii . Aniga oo Hbr XABUUSH ah ayaan kuula Simanahay XABASHI. 😂 RIWAYAD isu sheegte. Oromo hurdaa talinaya iminka . Way iman maalin ay wllo is meel u wada jeedaan.
Ogaadeen waa lala xisabti doonaa oohinta iyo waxkastoo xun ogaadeen waay ku danbeeyn doonaan ishalah danbe ogaadeenku somali uma talin doonaan ishalah
GEESI Sifiican baad uhadashay Halkaa ka wad HA KA caajisin❤❤❤❤❤❤❤caajisin
Walahi somali waa jabtay hadiiba Ethopia loo kala carara war xishooda 😢😢
Somali maxa la yidha😂munafaqada adunka
Geesi
Afkaaga aammin, Oromoy, iyado dadkeninii la xasuuqay, ma fiicna in aan af xabashi ku hadalo
Uus waryaa jaahilyaho
Maasha. Allaah
🐒🐈⬛🐒🐈⬛🐒🐈⬛Cabaaadka joojiya iyo ooohinta argagixiso xun baad tihiin oo weliba tuuga waa la idin soo af jari in shaa allaah 🫵😎🫵😎🫵😎🫵
Allah ka baqaa.
Geesi geesi dhalay
Soomaaliidu waa laaba shiiliin waallaahi inuusaan kaala Aqoon abii Ahmed.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Yahuuuuuuuu maxa kagalay
Waa itobiya 😂😂
Afku kumago runsheegbadtay ❤❤
Ilaahaw naga qabooji
😂😂😂😂😂xukuumadan ilaa af oromay ku hadlaysaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Beeenaaale
,afkaaad doomtaba kuhadal
Sxb maanta Ethopiya wax kale ayay wadaa..
Waxay rabtaa inaad Bad iyo bilaash ah siisaan.
Aniga I rumayso..
Ethopiya ma rabto in ay aqoonsi siiso Somaliland ama lacag iyo kiro ka bixiso inay Bada cas gaadho...
Waxay rabtaa inaad Ba bilaash ah siisaan oo Ethopiya isku dhiibtaan.
Ciyaartu meel ayay ka socotaa.
Ethiopia waa useless haday Somaliland I tiraahdo khiyaamena Ethiopia way burburi doontaa
Badhuuq badhaaq, barararaq biiq biiq,
Afkaad rabto ku hadal xataa Kan Ruushka waaqaca waxba kama badaleyso shaqo ayaana lagaa qaban.
Waa dhoocil shalayy dhaley ah
Dowlada federal ka ah ee Somalia miyuuu yidhi mise waaa dhagahayga?
Aaway xasan Sheikh, Somaliland intay ictiraaf helayso Soomaaliya ayeey ka tirsan tahaye maad ka hadadhid maatida la xsuuqay
Ogaadeenku luuqad kilil walba oo Ethiopia ah laga hadlo in ay ku hadlaan ma iloowdeen iidooroow af oromo jajaban ayaad isla soo taagteene 😂😂
Cajiib.siyaasadeenii.marwalba.waa.nallaxasuuqay.miyaa.cuqdadbaanadishay
Somaliyow imaanka laidin kaqaad ilaahy idankii dhamaada ciil baad igu disheen
Walee reer wadani waxay hore ugaysteen ayay midhaheedii guranayaan hadaad dawladii idinka horaysay kala shaqaynlahaydeen nabada dalka maanta waad ka faa.iidaysan lahaydeen
Alla doqon qoraal baratay baad aheey huun Isla yaab hada wadni mataagna ee dib iskugu xishood cidaad tahayba
Markii Somaliland la soo weeray waa kuwii lahaa Waddani: Waa dagaal Muuse.
Maanta oon Somaliland la soo weerarinna way barooranayaan! Imikana waa beentood! dadka ayay ka jeedinayaan Ceerigaabo iyo bariga Somaliland
@@Aw88-c1rimika isku mid maaha kani waa cadaw dabeda kii aad gudaha ku sheegi jirteen maaha idinkaana tan maanta wada DDS waa la iska celinayaa adigu kulimiyow futadaa ilaasho
Etopiye baa kaala jeeceel Somaali isdiishaay.
Well spoken 👏👏👏
The so-called Somaliland region does not represent all residents there. It is a government for one tribe only. That regime needs to go and replaced by one that represent everyone.
Mashaallah si fiican baad u dhigtay,waa run meeshaas deegaanka isku sheega ayaga ayaa laga soo abaabulaa fidnada Qabyaalada ku dhisan,shartooda Allah ha ku celiyo,waa arki doontaa ayaga u soo baaahanaya somaliland,Mar kastana u baahan,Caqli ma jiro,wax wanaag lagu waayo in aan Dagaal iyo Xumaan lagu gelaten
Hus eyow masasad download somaliland mise Ethiopia meday mamulki dds da maxasad meday xininti muse adku mucaridijirtay ma cira sexaday oo kusodiray
Banayo hooganye hadiba reer sheikh isxaaq Manton af orom ku andacodeye wale waa gunimo.
Maxaad isudalini cid kudhageysan malhee sidaadokale maad moodeysa in dadka Qabiil duleystay
Din-Lo-Masixiyada Waddani, wataa?
Dikhsi badanaa
Wadani baa kamida iyo xukumaada cirro oo ushakeya agjar waa laogyahay
Afka rasmiga itoopia waa amhaaric muxu oromo ugu hadlayaa ma kililka oromia ayuu la hadlayaa mise abiy ahmed ayuu isleeyahay lahadal inkasto isaga laftiisuba ku hadlo amharic.
waxan ma oromba mise somali?
Idinka a wadanka Hal kaa gaadh siiyee hawsha wada ragii buuraha koraayoow
Halkay iska soo galeen labadda arrimod?
Horaanu idiin wasnay kii idiinku weynaa mujrimkii Afweyne iyo faqashtiisiiba mntana Raggu waa ragii siday noqon jirteybay noqonaysaa
😂😂😂😂😂😂😂😂
Giise
Xusbiga wadani u sheeg,ayaga ayaa bilabay dagaalkan ,lakiin manta idiinka iyo ictisaamkii idin maal geliyey ayaa ku guban inshallah ,illahayow dadka dacada ah u gargar ,munafiqiintan naga qabo ,
🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛ Dad shufta ah oo argagixisa ah gacan bira waa in lagu qabtaa 😮wax somaliland ladhahaa majirto ee waa shuftada hargeisa gacan bira lagu qabtaa daalimiinta degaanka kililka khalkhalka kuwada indhahaa lagu hayaa waana la idin soo qabqadan in shaa allaah 🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛
Waligii idin basaasayay ilayen waa kan markasta hargaysa yimaadee
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wara orooman.islayna.haan
Heshina 😂😂😂😂
Dds waa itobiya
XUKUMADA HADA TALADA DALKA HAYA EE CIRO GADHWAĎEENKA KA YAHAY AYAA SABABAY
MARKUU MARTIQAADKII ABII AXMED UFIDAYAY XUKUMADA CIRO UU JAWAAB BIXIN WAAYAY TAAS MACNAHEEDU WUXUU NOQONAYAA INAANU OGOLAYN MOU DII OO UU LASAFTAY SOOMALIYA IYO JABUUTI
TAASI WAXAY SABABI DOONTAA ARIMO KHATAR AH
Waxad ilawday u yeedhashadii ingiriiska hhhhhhhh
Kii elkaa dhiigaay udaawootooy.
geesi ayadtahay
Kani maSomali baa mise Oromo muxuu sheegaya??
Yuunyo yuunyoo hadal ma ahan: hees, ] Ali gaab:
Waar Oromo waxba kuu qabanmeyso nnacasliita
Waa doqon kani,maamulkii sokmalusa ayuu rabaa intuu ka boodo luqad kale ku hadlo.
Dhashii ina Godane, cabaadka yareeya.
Ina godana kuwasaye kaalay maudkiina gurta
Wallee reer sh.isxaaq intey gaalo iyo kufaar kabaqaad uyihiin libin soomaaliyet iyo mid islamba magadhayaan war mxa soomaalinimada idin kudiray Alle idin rogye wlh waa duul nasaqmay kuwani….
Halkee ayuu ku bartey oromo waligii aabihiin ma arag itoobiya waa wax loo so qorey
Warkii waad cadeyseen
Hhhhhhh ragu ileen waa oromo anaga somali moodnay Ethiopia bad ayay rabtaa mustafe waa shaqale Ethiopia
Doqonimad joojiya walhiiy
Doqonimad iskaada sland waa dad hurda 34 sanoo Ethiopianka amarkaa bixiiyey ciidanakan waxaayka Amara kA
Ka Qaateen Neowpoliska waxaay hoostegaan Dawalade Dhaxaa
Waraa waxaafaham
Warkuwaacadyahay
Sheekh Suni Ayaa Sii Seegay..WAAYO REER GOONFUREEDKA AYAA YIRI .SHEEKHOOW WUU TEGAY SAAXIIBKEEN MUUSE BIIXI. KA DIB HAYE AYUU YIRI..LAAKIIN ISMA LAHAYEEN DDS AYAA ARGAGIXISADU KU DUULISAA. HADA BAL EEGAVBEENTIISA..HADA WAA KUWII MARTI QAADAY ASKARTA KA DIBNA GOOWRACAY...KKKKKKK CABAAD WAYEEN
Meeshan waa ethiopia is not Somaliland
Waaa marka la wareero kkkkkk
Afaan Oromo kkk
😂😂😂😂😂😂😂
Wuxu ma oromaa
Mayane waa ayey. Daa 😂
Hhhhhhh iskadhalka sheganayo soomali
Ma itoobiyaan ayaad afkoodii ugu cabanaysaa??
Miskiin!!!!
Itoobiya kuma kala taqaano kumana kala jecla ee la soco.
Kuwa aad ka cabanayso waxay ku socdaan amar itoobiya!!!
Macnii . Aniga oo Hbr XABUUSH ah ayaan kuula Simanahay XABASHI. 😂 RIWAYAD isu sheegte. Oromo hurdaa talinaya iminka . Way iman maalin ay wllo is meel u wada jeedaan.
😅😅😅😅iidoorkii waxaa lagu khasbay inay af oromo ku baryootabaan libax baa igu kordhacay oo ma dhuusin been iga dheh
Kkkkk hawsha wa iga wayn tahay
Lafta nagaa lascanod ayay kashaqaynwayday😅😅😅
Hhhhh 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴