Aduunkaan Waa uun Labo Shay | Hadii Aad Fahanto Wax Walba Is Badalaayaan .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 431

  • @abdirahmanabdirashid6675
    @abdirahmanabdirashid6675 ปีที่แล้ว +12

    Cumarow marka aan daawanayo muuqaalkaaga waxa isugaya imtixaan physics iyo geography lkn moobilka ayaan ka doorbiday qaybista imtaxaanka
    Ilaahay hakaa Abaal mariyee waxaad soo dhigtey muuqaal waxtarleh
    Inzha Allah dadbadan ayuu anfici doonaa sidaydoo kale
    والسلام عليكم

    • @user-ml5cz9bx6b
      @user-ml5cz9bx6b 9 หลายเดือนก่อน +1

      😂😢😢😅😊😮❤

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko ปีที่แล้ว +48

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 💥🙏

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +86

    Ramadanka 2maalin lee ka dhiman alxmd ilaahay nabad ha nagu gaarsiyo insha.Allah 🥺❤

    • @sahrasahra7492
      @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว +3

      inasha allha walal ale ha gabadha siiyo nabada biishi qiraka ✌✌✌

    • @qaassimahmed3871
      @qaassimahmed3871 ปีที่แล้ว +3

      Amiin ilaah hanugu gaarasiiyo ducadu waa shayga ugu fiican ee lagu ducayssto

    • @nadiifamohamed8470
      @nadiifamohamed8470 ปีที่แล้ว

      Nabad allaha nagu garsiyo dhamanten anogo faraxsan

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

      @@qaassimahmed3871 waa saxan tahay walaalkay ilaahay Haku dhawro Aduun iyo Aaaqiro ba insha.Allah dhamaantenba ❤ ❤

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 ปีที่แล้ว

      3 maalin

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture ปีที่แล้ว +15

    Ilaahow Aabahay maxamed Cabdiqadir u naxariiso Waan jeclaaye 😢Mxn u xiisay waanoyin kiisi iyo canaan tiisii jacaylka ku dhisnayd.

    • @jacfaraxmed
      @jacfaraxmed ปีที่แล้ว +1

      Sidokle wll 😢😢😢

  • @abdullahiaksha77
    @abdullahiaksha77 ปีที่แล้ว +96

    تقوم ما نحب ونتحمل ما نكره ❤

  • @anascraxmaan6548
    @anascraxmaan6548 ปีที่แล้ว +25

    Erayga ah: " Dhabnimo " Waa Eray Xanbaarsan micno weyn 💯
    Mahadsanid walaal ❤️

  • @Caaishomacalincabdullahi123
    @Caaishomacalincabdullahi123 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi wa run cumarow aniga video yaashada kuwa aan muqaalka aheyn yacni sawirka saranyahay sida Fandhaal wan so degsadaa si aan u dhegeysto marka u qadku iga go.o waan ku jeclahay waana rejeynaa inaan waana daada wax ii tarto wllky cumar inshaar ❤💯

  • @AliOmar-hd2vw
    @AliOmar-hd2vw ปีที่แล้ว +36

    Allow qalbiyada ummada soomalida midee 💯💖
    Thanks wllka ogansho barnaamijyadaadu aad ayay u fiican yihiin waana loo baahan yay
    Mr omar inshar keep going pro.

  • @najiibsilver7206
    @najiibsilver7206 ปีที่แล้ว +8

    😮😮😮😮😮😮 walaal waan xanuunsanayaa nafsi ahaan depression iisoo duceeya wiswiswaassh shaydaan ah ameen

    • @ayuubabdisamadabdilaahi6154
      @ayuubabdisamadabdilaahi6154 ปีที่แล้ว +2

      Ilhay haku caafiyo wll istiqfaarta iyo
      Saliga nabiga scw badi
      Waa iga talo

    • @najiibsilver7206
      @najiibsilver7206 ปีที่แล้ว

      @@ayuubabdisamadabdilaahi6154 ok walaal aduunkaa laygu imtixaamay alle hay fududeeyo waana tukadaa 5 salaad iyo istiqfaar quraan waan isi saaray isha xaasidkaa baa igu jirta

    • @jabanehirsiofficialchannel5098
      @jabanehirsiofficialchannel5098 ปีที่แล้ว +1

      salaada ku da daal boowe ilaahay haku caafiyo

    • @taxtax-vu1xj
      @taxtax-vu1xj ปีที่แล้ว +1

      Wll mr walba oo lagu exam iimankaga siyasadyo😮😊❤ajar xizabzo

  • @shukrihassan2573
    @shukrihassan2573 ปีที่แล้ว +3

    Wax badan waa na waaniyay illaahy kuwii qaato hanaga dhigo jazakallah ustaad

  • @maxamedciise7194
    @maxamedciise7194 ปีที่แล้ว +8

    WAA MAHADSANTAHAY USTAAD CUMAR WALHI MUUQAALKAN SHIDAAL AYUU IISII NOQDAY 19 JIR NAFTIISA DAGAAL ADAG KULA JIRO AYAAN AHAY SHUKRAN MAR LABAAD ❤

  • @updishakurhassan846
    @updishakurhassan846 ปีที่แล้ว +46

    الحمد الله على نعمة الإسلام ❤❤❤

  • @luqmaanyare1963
    @luqmaanyare1963 ปีที่แล้ว +7

    النجاح في هذا الزمان سهل ،لأنه لايوجد من ينافسك الا قليل،أحسنت ياعمر جزاك الله

  • @cabaascadaawe6326
    @cabaascadaawe6326 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad sabarka podcast kasoo samee adoo soo qadanaya aayada quraan qisooyij iyo xadiis please ❤😊

  • @xafsamuuse6180
    @xafsamuuse6180 ปีที่แล้ว +9

    Ramadaan laba casho baa ka hadhay alle nabad qab ha inagu gaadhsiiyo dhamaanteen inagoo caafimaad qabna oo faraxsan🤲❤

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial2793 ปีที่แล้ว +12

    نقاوم ما نحب ونتحمل ما نكره🙏🙏

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 ปีที่แล้ว +9

    سبـــحان الله وبحمـــده سبـــحان الله العظيــم
    ٠
    ٠ ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @MaxamedIlyas-ty6kv
    @MaxamedIlyas-ty6kv ปีที่แล้ว +8

    Igula saliya xabiibkena muxamad scw ❤

  • @SirTa-NolosHa.
    @SirTa-NolosHa. ปีที่แล้ว +8

    My teacher of Life omar isnahaar Runtii waxaan kaa faaiiday wax padan guulyso❤❤

  • @xaamidmohamed773
    @xaamidmohamed773 ปีที่แล้ว +7

    Allaw ramadanka nabad nagu gaarsii❣️somali qalbigeda isku soo hagaaji

  • @MohamedMuudey-mo2sz
    @MohamedMuudey-mo2sz ปีที่แล้ว +39

    800 coming soon Insha Allah 💪

    • @Ogaalsidee
      @Ogaalsidee ปีที่แล้ว +1

      1M IYO KABADAN WLH ADIGAA U QALMO OMAROW
      DAD UMADEENA SOOMAALIYEED
      WAXBA KUSOO KORDHINAYNIN
      INAY WAQTIGOODA MAALA YACNI
      KAGA DHAMEEYEY 1M HAYSTO
      SORRY 😞 MY BROTHER
      هزتني

  • @Hormarinaftaada7
    @Hormarinaftaada7 ปีที่แล้ว +4

    Waqtigaa u baahnaay vediogan iga soo horbaxey..😢 alx
    Omar inshar big respect sxp

  • @shacrawisigad4901
    @shacrawisigad4901 ปีที่แล้ว +8

    Insha allh ilaahay aduunka aakhiro kuwa guulaysta haa naga dhigo

  • @HeliwaaMedia
    @HeliwaaMedia ปีที่แล้ว +6

    XASUUSIN:
    Hal sikin gacantaada ugu raaxee saliga xabiibkeena❤محمــــدﷺ

  • @aminahmed8281
    @aminahmed8281 ปีที่แล้ว +2

    '' Maanta inaad Guuleysato way sahlan tahay, Sababtoo ah Dadka Tartanka kugula jiro waa ay yar yihiin '' !!!! Xaqiiq Brother Ustaad Omar Inshaar Rabbi haku xifdiyo Barnaamijyo faa'iido uleh Nolosha dhabta ah ee aan Maanta nool nahay ayaad nala wadaagtaa Yaa Salaam!

  • @najiibsilver7206
    @najiibsilver7206 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan ka cabanayaa stress iyo depression musliinow iisoo duceeya inuu ilaahay iga qaado

    • @aminaa8098
      @aminaa8098 ปีที่แล้ว +2

      Walal we jiran wana kuso ducena ia adigana dadal ma isku dhibin alle dhankisa u bado waqti fican seexo salatul lel uso kac tasbixda askaga ku hay quranka badi wlhi waka gudbe i.a rabi hakadulqado

    • @najiibsilver7206
      @najiibsilver7206 ปีที่แล้ว +1

      @@aminaa8098 ameen walaal salaada kama tago waalidkayna diinta ayagaa igu barbaarshay hadana waan tukadaa insha allah insha allah wanna sii wadi cibaadada ismana dhiibi doono haduu allah idmo wanna ka gudbi

    • @selmamoha
      @selmamoha ปีที่แล้ว

      Allah kucafiyo wll datkar aad❤

  • @kamata850
    @kamata850 ปีที่แล้ว +1

    نقاوم ما نحب ونتحمل ما نكره

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar
    wax a aad noosoo gudbisay mowduuc muhiim ah:
    K Adkaanta waxaa aad jecel nahay iyo
    u adkaysiga waxa aad nicibtahay .

  • @xoogsade2708
    @xoogsade2708 ปีที่แล้ว +1

    Daawshada ciyaaraha iyo waraka ciyaaraha ayaa wakhti badan iga cuntay waana iska jari lahy alle hanaga madoobeeyo

  • @cabaasxuseen7659
    @cabaasxuseen7659 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaaah macalin cumar
    Waxaad ibaratay wax aan waligeen iloobi doonin
    Guul insha allaaah

  • @fhlifestyle
    @fhlifestyle ปีที่แล้ว

    youtupe somali hadii laga hadlo cumar you the one sxb. becouse ani wixi wax faido ku jirto le dawada specialy markad quranka kuso daraysid walahi pure knowlege

  • @alidahir5882
    @alidahir5882 ปีที่แล้ว +7

    This one has benefitted me so much today thanks ❤❤

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll cumar inshaar
    Markasta waxaad jeceshahay bulshadaada waxaanad ku waanisaa wixii iyaga u fiican
    Walaal waanada aad noosoojeediso Allah hanagu anfaco adigane allah hakugu anfaco dhamaanteena khaatumo wanaagsan Allah hanawaafajiyo❤❤❤
    CUMAR INSHAAR GUULAYSO WALAAL ❤
    From Hargeisa Somaliland

  • @daadaosmaanhafow792
    @daadaosmaanhafow792 ปีที่แล้ว +3

    وعسي ان تكرهو شيا وهو خير لكم 😢وعسي ان تحبو شيا وهو شر لكم ❤حخيخ

  • @kariim_
    @kariim_ ปีที่แล้ว +4

    نقام مانحب ونتحمل ما نكرهه ❤💙

  • @Kaysegamer10
    @Kaysegamer10 ปีที่แล้ว +3

    Channelka ogaansho inta aanan baran waxan ahaa indhoole balse hada waxan ahay nin diin iyo maadi u dhameystiran sbbtna omar inshaar baa leh guuleso sxb😊

  • @ismailbashiir2525
    @ismailbashiir2525 ปีที่แล้ว +3

    hal mar igu sali nabi mohamed scw❤❤❤

  • @mohamedsalat5497
    @mohamedsalat5497 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll cumar Ani waxaan qabaa cudurka macaanka waan ka faa,idey videogaan waliba sifiican intii Muslim xanuunsan Allah caafiyo

  • @anonymouse267
    @anonymouse267 ปีที่แล้ว

    Mr cumar, badanaa dadka waxeey ku jiraan comfort zone, dadkaan xitaa uma adkeesan karaan eray lagu dhaho,, waa eray caadi ah oo aflagaada ah uun, waa waxa ugu yar ee qof maanta loogu baahan yahay, inuu u adkeesto,
    Masameen karaan, ilahay wax yaalaha ugu quruxda badan wuxuu ku sheegay samirka, فصبر صبرا جميلا

  • @apdifitaahmacaane2703
    @apdifitaahmacaane2703 ปีที่แล้ว +1

    Thank Ou Ustaad

  • @ZADKA2020
    @ZADKA2020 ปีที่แล้ว +1

    Shukran al ustaad omar inshaar😊

  • @muxiyodiin4652
    @muxiyodiin4652 ปีที่แล้ว +9

    Ramadan Kareem dhamaantiin wllayaal❤

  • @MuhiyadiinYusuf-us6um
    @MuhiyadiinYusuf-us6um ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walaall noosoobafi
    Waxa faaiidada inoo badi wallaal cumar inshaar

  • @maxamedzaahid
    @maxamedzaahid ปีที่แล้ว +1

    Alle haku barakeeyo saaxib waxad tahay nin dhalinyaro ah dhalinyarnimadana dareemaya waxan kaa helnaa waaano,talo,iyo wax badan oo wanagsan waad mahadsantahay wll ❤

  • @muniiraabdullahi2625
    @muniiraabdullahi2625 ปีที่แล้ว

    Wallhi waa run waxa modaa in aad ku jirto qalbigeyga ustaad thank you so much 🙏

  • @mustafemaxmed2452
    @mustafemaxmed2452 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير ا أخي العزيز

  • @abdinasir23
    @abdinasir23 ปีที่แล้ว +1

    🙏نقاوم ما نحب ونتحمل ما نكره😞
    Waxaan iska caabinnaa waxaan jecelnahay oo aan u dulqaadanno waxa aan necbahay

  • @abdikarimisse3106
    @abdikarimisse3106 ปีที่แล้ว +3

    Omar inshaar alaha kuxafido ninka nolosheyda badaley😢❤

  • @mohaaden9706
    @mohaaden9706 ปีที่แล้ว +1

    Jazzakallah Khayr Wll Omer inshar ❤💯

  • @abdirahmanmukhtarchanel5084
    @abdirahmanmukhtarchanel5084 ปีที่แล้ว +7

    ilaahay Ramadaanka Nabad Qab Hanagu Gaadhsiiyo

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 ปีที่แล้ว +2

    Runbaad sheegtay wllo ogasho allaah ha naga dhigo kuwii naftooda ka adkaada

  • @laughing8861
    @laughing8861 ปีที่แล้ว +3

    m.a ramadan kariim illahay caafimad hanagugeeyo shukran wll adigana❤❤❤❤

  • @nicimaabdilah5073
    @nicimaabdilah5073 ปีที่แล้ว +2

    ‏الحمد لله على كل حال❤

  • @abdisamadaliguled3259
    @abdisamadaliguled3259 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير الجزاء يا أخي الكريم

  • @BrotherofMuslims
    @BrotherofMuslims ปีที่แล้ว +1

    Waa ereyo macno weyn xambaarsan ilaahey hana fahansiiyo نقاوم ما نحب ؤ نتحمل ما نكره

  • @XasanwaliCaweer-to6qj
    @XasanwaliCaweer-to6qj ปีที่แล้ว +1

    Cumarow waxan aad u dhageystaa janalkada sababto ah malayacni ma ahan
    Waxad moda dagmadeyda inad ka hadlayso sida ay dhalintu tahy iyo burburka dadka la brogramiyey you are sigma man

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan ปีที่แล้ว +3

    Ramadan Waxa Ka Hadhay Malmo Koban illahay Cafimad Ha inagu Gadhsiyo Allahu Ma Ameen

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 ปีที่แล้ว +16

    اللهم بلغنا شهر رمضان المبارك ❤❤❤

  • @garaadboy1756
    @garaadboy1756 ปีที่แล้ว +2

    Fav video ayuu inoqon doonaa insha allah

  • @user-hz1mb7ri9z
    @user-hz1mb7ri9z 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aboowe aniga aab baan ujclhay inaan dawado qiso yinkaga iyo sheeginka guusha keep going ❤❤❤

  • @ilyaasedits12
    @ilyaasedits12 ปีที่แล้ว +2

    الله اكبر alla ilaahay noo naxariiso wllalkey ilaahay cilmi iyo cirfaan waa kusiiyay wll

  • @cabdilaahimuuse9322
    @cabdilaahimuuse9322 ปีที่แล้ว +1

    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @Bakarbigfan6984
    @Bakarbigfan6984 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad

  • @abkajunior5336
    @abkajunior5336 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah.. Allah ku barakeeyo fahamka.. run ahaantii waa labada shey udhaxeysa caqliga waxu raba iyo rabitaanka nafta. Waa labada shey udhaxeysa dadnimada iyo xayiwaanka.. Emotional thinking and mind thoughts..

  • @mumtaazsaid3103
    @mumtaazsaid3103 ปีที่แล้ว

    Ramadan kream alle hayna ka dhigo bshan barkysan kuwii ka faaidaysta

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 ปีที่แล้ว +1

    Waxa tahay kan ugu fiican somali youtuperiska❤

  • @Neverlie876
    @Neverlie876 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ❤

  • @khadarthalathowkhadarthala9891
    @khadarthalathowkhadarthala9891 ปีที่แล้ว

    Walaal cumar inshaar alle haku xafido aad iyo aad ayaad umahadsan tahay

  • @abwaanusaamayare2345
    @abwaanusaamayare2345 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll qaali

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 ปีที่แล้ว

    Shukran omar inshar

  • @nadiramohamed44
    @nadiramohamed44 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah waad ila soo gaadhay mawduucan shukran

  • @abdisalaam4077
    @abdisalaam4077 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wallky cumar inshaar.

  • @Maxmadeeq
    @Maxmadeeq ปีที่แล้ว +2

    Alleh caqliga kama qaado wllkeen ogaansho 😢

  • @xasanyuusuf6094
    @xasanyuusuf6094 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu kheyr Ustaad

  • @yacquupmohamett
    @yacquupmohamett ปีที่แล้ว +4

    coming soon 1m wllkey i.a🤲😍

  • @Abdi-Shakur
    @Abdi-Shakur ปีที่แล้ว +4

    ‏جزاك الله خير الجزاء

  • @geeleibraahimcusmaan8041
    @geeleibraahimcusmaan8041 ปีที่แล้ว

    Ustaad Cumar waa mahadsantahay muuqaallada noocan ah noogu roonow 🤲🤲🤲alle hakuugu abaal mariyo janatu firdowsa aamiin

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +4

    Keeps goings my brothers ogansho interests people's knowledge 👍💪💪💯🥀❤

  • @apdiqanipoygah7262
    @apdiqanipoygah7262 ปีที่แล้ว +1

    شكرًا يا عمري 😊

  • @azwernasser8096
    @azwernasser8096 ปีที่แล้ว +4

    Dadka maqan allah nagama mid dhigo❤

  • @salmaanabdiqadir2884
    @salmaanabdiqadir2884 ปีที่แล้ว

    Shukan wll
    جزاك الله خيرا ❤

  • @bile-25
    @bile-25 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wall dhabtii waxyaabo badan nafsadayda jeceshahay joojiyay sida facebook

  • @lukhmaanpato8308
    @lukhmaanpato8308 ปีที่แล้ว

    Naxariista eebo illah haku hadiyeeyo

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله (٣)
    الحمدلله (٣)
    لاإله الاالله (٣)
    الله اكبر (٣)
    لاحول ولاقوه الا بالله (٣)
    اللهم صَل وسلم على محمد و على ال محمد (٣)
    سبحان الله وبحمده (٣)
    سبحان الله العظيم (٣)
    استغفر الله وأتوب اليه (٣)
    استغفر الله (٣)
    أستغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه (٣)
    اللهم اعتق رقابنا من النار (٣)
    لا اله الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين (٣)
    حسبي الله لا اله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم (٣)
    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماته (٣)
    اللهم اني اسألك العفو والعافيه في الدنيا والاخره (٣)
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك (٣)

    • @Sukeyna2007
      @Sukeyna2007 ปีที่แล้ว

      Thanks wall 😊

    • @ahlam-bw1zi
      @ahlam-bw1zi ปีที่แล้ว

      جزاك الله خيرا

  • @fardawsamuumin4663
    @fardawsamuumin4663 ปีที่แล้ว

    ilhoow cumarow janadi fardwso ah nagu kulmi wlhi aad aya nafteda marwaliba u kantarosha marwlba oo an is ilawo hal video oo i qabta aya so galisa ilahay aya mahada odhami u sugnatay alx rabil calamin

  • @khaalidabdirahman2118
    @khaalidabdirahman2118 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wllo

  • @muscabhuseen2024
    @muscabhuseen2024 ปีที่แล้ว +1

    mashalaah

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 ปีที่แล้ว

    شكرا لك يا استاد عمر إشار هذا الموضوع هو مهم جدا

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 ปีที่แล้ว +2

    ربط الانتصار
    في المعركة بلانتصار على النفس
    Guusha dagaalka waxaa lagu xidhey in laga guuleysto nafta ❤❤❤
    Hadal mug weynx

  • @aqoonacademy8655
    @aqoonacademy8655 ปีที่แล้ว

    Maasha allah. Allah ku xifdiyo

  • @ShakuurGood
    @ShakuurGood 10 หลายเดือนก่อน

    MAASHA ALAAH
    CUMAR
    WAAD NA BARAARUJISAY
    INOO SOO BADI

  • @fartuunmohammadmohamud249
    @fartuunmohammadmohamud249 ปีที่แล้ว

    كلمة (الصبر )quraanka waxa lagu shegay 103jeer

  • @fartuunmohammadmohamud249
    @fartuunmohammadmohamud249 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wllky jazakallahu kheer

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar jasakumullahu qer ❤❤

  • @abdisalamhalane7734
    @abdisalamhalane7734 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb wac galin tada aadbey inoo anfacday

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah brother ❤❤❤❤❤😂

  • @mahadahmed3012
    @mahadahmed3012 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid
    Dhiirogalin aad usareyda

  • @rizakhiak3839
    @rizakhiak3839 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad

  • @ahmedqasim1358
    @ahmedqasim1358 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزاء يا عمر

  • @cabdixakiinmaxamuudsrr8366
    @cabdixakiinmaxamuudsrr8366 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay dartii ayaankuujecelahay