Hub Somaliya ka degay iyo Beelaha uu gacanta u galay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @ibnamir6718
    @ibnamir6718 หลายเดือนก่อน +1

    Hubka dadka ha laga soo celiyaa gabadhan ma taqanaa wagardhac
    Hub wagardhac gacantooda galay all’s yaa rahmo
    I love my brothers wagardhac

  • @u.j4515
    @u.j4515 หลายเดือนก่อน +1

    Wadanka dowladbaa ka jirat ee waa maxay hobka latariibinayo ee back door ka laga soo galinayo, farbaa ku godan dowlada Soomaaliya😢😢😢😢😢😢

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 หลายเดือนก่อน +1

    Ugaas tuug iyagoo hub dhacay hadana tuladisi wu ka baqaya faqash is on fire 🔥

  • @cabdirasaaqciise5898
    @cabdirasaaqciise5898 หลายเดือนก่อน

    Gedo ma ciidan Bay ugu baahantahay beenaalahan.
    Dirta sheeganaya

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar หลายเดือนก่อน

    Is tob taroris you down robis malatari armis

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue หลายเดือนก่อน

    Hubkaan dawlad galmudug waxba kama oga xasan gurguurte iyo kooxdiisu ayaa soo iibsadey lacagtii umada soomaaliyeed leedahay ayuu lagu soo iibshey dadka ayaans lagu xasuuqayaa

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 หลายเดือนก่อน +1

    Siday somaliland u egayen bay wada argagixiso noqden

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 หลายเดือนก่อน

    Gabadhu maqarweysaa see. Hubkii mareexaan gacanta ugaley seebey usoo celiyaan iyagaaba lagu leyn rabee

    • @ubax3018
      @ubax3018 หลายเดือนก่อน

      Hubka dawladaa laheed waxaana lagula dagaalamaye alshabaab mareexaan jidkuu ugalay morayaanimo tuugna marmarsiiyo anagaa nalgu dilaa
      Ok sure hubkiisa maxaa cabud waaq soomarsiinayo doqonsanaa

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 หลายเดือนก่อน

    Tuug tuug dhalay faqash walee wanad nasan qaxootinimad ku dhimanaysa

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน

      FAQASH=DHAQASH MAANTA SOOMAALIYA DHAQASH OO CADOWGA KA CARARTA SOOMAALIDANA U XOOG WEYNE AYAA JOOGTAA MAXAA LAGA FAA'IIDEYN BURBURKII DALKA AAKHIRKA KN DALKOO DHAN LALA WAREEGIN ADIGUNA FAQASH AYAAD KU HAYSAA IYO HADAL AAN WAX MACNA AH LAHAYN ,BAL WAAKAASEE DALKII XAL U SAMEE❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb หลายเดือนก่อน

    Sanbalooshe ayaa sheegtay in NISA loo waday hadaba hadii dawladu ay col la tahay ethiopia maxay tahay sababta hub looga soo qaatay isla xabashida.
    H7bkaan sifo sharci darro ah ayuu ku soo galay dalka waxana danbiile ah dawladda galbinaysay

  • @u.j4515
    @u.j4515 หลายเดือนก่อน

    Faan iyo been badanaa nimanka meesha ku jiraar ee sidii islaamihii u faanaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 xabadu markay bilaabato waa ku waa badhyaha isladhac 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂