HEES | Sida Ubaxa | Muuse Ismaaciil Qalinle Iyo Kinsi Xaaji Aadan |▪︎Original | Lyrics / qoraal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 60

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 22 วันที่ผ่านมา +1

    Waaaw hees ad umaaacan waaaw❤

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +8

    WaaH waaaH *Muuse IsmaaciiL Qalinle*
    Iyo gabadhi Codka wacnayd
    *Kinsi Xaaaji Aadan Xuseen*
    Mahadsanid walaaL *MAADEYS*

  • @faysaljarreb7499
    @faysaljarreb7499 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow u naxriiso ammiin kinzi haji aden gabadh illaahay ku mannaystay cod toolmooni ayay ahayd labadaba allah haw naxriisto Ammiin

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re 4 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay ha u naxariisto labadda fanaan.
    Walaal, wax aan kuugu abaal-gudo garanmaayo. Aad ayaad u mahadsantahay. Waxa aad moodaa in aad qalbigayga daalacanayso. Heesba heestaan ka jecelahay baad soo gelisaa! Allah ha ku sharfo. guuleyso, mudane. Hees iyo ma aha tani, waa wax kale. Esh calaa.

  • @qaalimohamoud6250
    @qaalimohamoud6250 4 ปีที่แล้ว +8

    Wel job team maadeys sida wacane aad waayihii hore inooga daba geynaysaan 👏👏

  • @cabdikhadarcabdinuur5013
    @cabdikhadarcabdinuur5013 4 ปีที่แล้ว +7

    Wahwah waxaasa jacayl ah waxaan soo xasuustay wayo wayo iyo inantii qoorta dheerayd ee aan jeclaaday wagaas ax

  • @gureyabdalla2997
    @gureyabdalla2997 3 ปีที่แล้ว +6

    Muuqaalkan 14k aya dawatay 14k mid kasto kamida hadu like saaro muuqaalka wa 14k like pls madeys Wu idin Hagar baxa anagana aan u hagar baxno inta daawato ha Iska tagin like ta u saar isaga wax weyn bey u tahay inagana waxba inaga dhimi meyso maadeys well job

    • @maadeys
      @maadeys  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid sxb

  • @sharmarkeabdi3789
    @sharmarkeabdi3789 3 ปีที่แล้ว +2

    erayada abwan axmed saleban bidde cimriga alle ha ubarakeeyo abwanka abwaniinta kinsi iyo qalinle alla yarxam

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 ปีที่แล้ว

    alle ha unaxariisto muuse ismaciil qalinle iyo kinsi xaaji adan lafdhabartii wabari

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 ปีที่แล้ว +1

    Alla ha u naxariisto Aamin Aamin

  • @shiilalle
    @shiilalle 4 ปีที่แล้ว +2

    Wah wah, 2 fanaan oo culus ayaa isla heesaya
    Allow idin wada naxariiso QALINLE iyo KINSI.

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic 4 ปีที่แล้ว +4

    Labada fannaanba Allow Jannadaada ka waraabi😢 Ax Hoballadii Waaberi waa ay wada dhinteen inyar mooyee😢 wax badalkooda noo galana weli ma hayo😢😢

  • @eng.husseinahmed
    @eng.husseinahmed 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle maxey hees thy wllhi kuwaan iyo kuwa hada aan meelaha kamaq.maqlo rabi waxuu qadaray inay kala duwan yihiin waliba saaid

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 3 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii abwaan axmed saleeban bide

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 4 ปีที่แล้ว +3

    waaaw zxb waad mahadsantay zxb halkaa kasii wad

  • @cawaalekulmiye9883
    @cawaalekulmiye9883 5 หลายเดือนก่อน

    Ma aha ku ceejiyo haa ii caban ee waa , ku cufiyo ha ii caban .

  • @cabdikhadarcabdinuur5013
    @cabdikhadarcabdinuur5013 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow waxasaa jacayl ah laysku dhiibdhiibayo

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 11 หลายเดือนก่อน

    Allah 😢😢 nabe fanki waa dhintay😢

  • @faysalhassanhassan8462
    @faysalhassanhassan8462 2 ปีที่แล้ว

    Qalinle iyo kinsi 2 of kind we missed u both allah danbigiina ha idiin dhaafo

  • @shiilalle
    @shiilalle 4 ปีที่แล้ว +2

    Meeqa maalin ayaan sugayay QALINLE

  • @asiyaabdi9514
    @asiyaabdi9514 4 ปีที่แล้ว

    Maadeys Abdiqadir sanka hesihisa ayaan ka codsanaayaa wllo🥰

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 ปีที่แล้ว

    axsan fanaan qalinle iyo kinsi

  • @raniyajama9630
    @raniyajama9630 4 ปีที่แล้ว +2

    Shilaalle ana ka soo hore yey manta

  • @Mohamed-IB
    @Mohamed-IB 4 ปีที่แล้ว +3

    Maadeeys Team Waan idin wattaa ilma adeerayaaloow

  • @najipoi2459
    @najipoi2459 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going tagerahada buxo ayn ahy

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +4

    Koox sidaas muusig u tumi karta immisa baannu leennahay?

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 11 หลายเดือนก่อน

    Mirihii a.s.bide laxankii jiim sh muumin codka kinsi x.aadan iyo qaliinle

  • @tosaneofficial
    @tosaneofficial 2 ปีที่แล้ว

    Laxanku qalinle maaha waaa jiim sheekh muumin baan u wada hadan dhagaystay ninkaasan ka kaxayn waayay

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 ปีที่แล้ว +2

    Haye maanta hees kalaa

  • @shiilalle
    @shiilalle 4 ปีที่แล้ว +1

    Kunjeer mahadsanidiin bahda howsha culus innoo haysa

  • @thelkbashir1977
    @thelkbashir1977 4 ปีที่แล้ว +1

    I thanks guys heesihi macana sad nogu so gudbisen

  • @samiyafarxan6294
    @samiyafarxan6294 4 ปีที่แล้ว +5

    Jecelaku waa dhab wlhi markad hayn cid kula fahmanta 😭

    • @farihaubah6916
      @farihaubah6916 4 ปีที่แล้ว +1

      @Samiya Farxan wa runta wllhy😢

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk waaw garanayaa garnaya

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ปีที่แล้ว +3

    ‼️Mudugboy ❗
    ‼️Maadays❗
    ‼️Hoyga Bar Ama Baro❗
    My Our Unique Channel Full Respect❣️

    • @dulmididjamaalodaway4049
      @dulmididjamaalodaway4049 19 วันที่ผ่านมา +1

      Wayo waayihii wacnaa xagee geeysay

    • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
      @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 19 วันที่ผ่านมา +1

      @@dulmididjamaalodaway4049
      Channel weyn weeyaan wuu iga hoos baxay sxb Mudug boy iyo Hoyga bar ama baro hawada ayey ka baxeen.
      Iminka malaa Waayo Waayo uun baaba wax fan iyo suugaani ku jirto hawada ku jira - Mahadsanid

  • @Mohamed-IB
    @Mohamed-IB 4 ปีที่แล้ว +4

    Muuse Ismaaciil Qalinle ood moodo inuu iska yeel-yeelayo Qabka

  • @cusmaansheekh1911
    @cusmaansheekh1911 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad ka baxsaneen sidaas dadka umadadaalisasn
    Mahadsanidiin

  • @raniyajama9630
    @raniyajama9630 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow Kinsi & Musa Allah yarxama

  • @haleelo1613
    @haleelo1613 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid

  • @abdiqaniibrahim5959
    @abdiqaniibrahim5959 4 ปีที่แล้ว +1

    ما احلى هذا غنى ا

  • @ChacaybRaashid
    @ChacaybRaashid หลายเดือนก่อน

    Best song

  • @ProgressistheProcess
    @ProgressistheProcess ปีที่แล้ว

    2023 ❤

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว +1

    Allh unaristo labadodaba

  • @muhammadomar5882
    @muhammadomar5882 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc maadeys halkee baan kala soo xidhiidhi karaa number whatsapp kagaa ii soo dir wll

  • @tashadetuff5503
    @tashadetuff5503 4 ปีที่แล้ว +1

    Guuul saaxib

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 3 ปีที่แล้ว

    allah yaraxma labadaba qalinle iyo kinsi

  • @xamdamaxamed1195
    @xamdamaxamed1195 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 ปีที่แล้ว +5

    Bal ufiirsada soomaali intay dad ahayd waa intiiyarayd ee ay midaysnayd

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic 4 ปีที่แล้ว

      Aad Iyo aad

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 ปีที่แล้ว

      Intana wa la khasbayey se uma dhalan somalidu sidas wa wada nin tooxsi lakiin kala maqnan karin wadana joogi karin oo is dilaya hadan si kale u dhigo ma aha qomiyad wadaniya ee waa qabiilo xoolo dhaqato u badan oo madax adag

  • @sayidcumar1516
    @sayidcumar1516 6 หลายเดือนก่อน

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 4 ปีที่แล้ว +7

    halkaasna zxb maadays yara sax
    CALAFKAA WUXUU NOQON
    CUNTO KUUMA (wadininee✔_ wabininee❎

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว

      Webin : diyaarin

    • @yaxyec4972
      @yaxyec4972 4 ปีที่แล้ว

      Cunto kuuma wadininee ❎
      Cunto kuuma wabininee ✅

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed ปีที่แล้ว

      ​​@@maadeys Eraygu waa sidaas aad u sheegtay
      Calafkaa wuxuu noqon
      Cunto kuuma webinine
      WEBIN maahan diyaarin ee waa shey inaad qofkii u sheegtid inaanu helaynin oo aad male xun sii qiyaastid. WEBIN= ka dayrin macnaha, waxaas la heli maayo.

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 4 ปีที่แล้ว +2

    zxbyl isoo bookhda anna

  • @sadaqelmi9143
    @sadaqelmi9143 3 ปีที่แล้ว +1

    asxabay heestaan heesbay u laxan egtahay heesta haben mahurdo dharar ma hargalo heestay bay u laxan egtahay yaqaday heestas hadad taqano igu so cawi cidi qaday