AHMED AARSHE HEESTA GARASHO LYRICS 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @AnshaxAli
    @AnshaxAli 4 หลายเดือนก่อน +4

    Allow Qalbiga Iiga Raab😮
    iisoo duceeya

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 4 หลายเดือนก่อน +6

    Jacayl igu gaamurad ka go’say caloosha’ Oo🎉wooooow caadi maha

  • @anzhaxali5645
    @anzhaxali5645 7 หลายเดือนก่อน +1

    Woow Hees Io Badh

  • @Nimodooxane
    @Nimodooxane 10 หลายเดือนก่อน +2

    Adgaa iigooyayoo wanaageenii geesmaree byee manta maxaa kaa soo horeeya

  • @feysalmadoobe7905
    @feysalmadoobe7905 5 ปีที่แล้ว +9

    Lee anaa ugu horeeyo Ahmad aarshe nin muuqdo xaasid like

  • @hamdanuura1660
    @hamdanuura1660 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa Hees Cajiiba
    Oo Dareenkeeda Wadata😦

  • @CabdirisaaqDhuux-h5g
    @CabdirisaaqDhuux-h5g ปีที่แล้ว +3

    Heestani waxay igu leedahay xasuus gaara iyo qiso cajiiba habeenkii arooskayga

  • @bashkacade9186
    @bashkacade9186 2 ปีที่แล้ว +6

    Garasho 😲 WOW cadi idhaxgashay hestan wlhi axmed arshe

  • @MustafeGaas-nc9yp
    @MustafeGaas-nc9yp ปีที่แล้ว +5

    Ma dad aad gacal moodaybaa godobi tiri way jirtaa ma adoo gam aybay riyada cadaawuhu kaa gureen...🇸🇴 ax qisadaydu qiso qiso xanuun badanbay ahayd wlhi

    • @MustafeGaas-nc9yp
      @MustafeGaas-nc9yp ปีที่แล้ว

      Kolmpia

    • @UmalQeyr
      @UmalQeyr 5 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Kaysar-47
    @Kaysar-47 10 หลายเดือนก่อน +3

    Aduunyo

  • @MaxamuudXidig
    @MaxamuudXidig 2 หลายเดือนก่อน

    Narkan gaawaha uculay adaa iga gaagaxsheee😢😢😢

  • @abumushraf5342
    @abumushraf5342 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ma dadaa gacal mooday baa
    Godobi tidhi way jirtaa
    Ma adoo gam ay bay riyada cadaawuhu kaa gureen
    Waa ereyo cajiib ah oo heestan ku jira

  • @abdiqadir229
    @abdiqadir229 3 ปีที่แล้ว +3

    Khaniiskii kitaabka sixir
    Ha joogee wuxuu ii loogay Shuhubada la Ii Adeegsado
    Midkasta oo liite ah oo Nugaal Taagan aan waxba Loo dirsan lana quursado
    Waxaa I gabay kan iga wayn iyo kan dad Ii xiga awalba
    Aniga cid ka mid ah khaniisiinta cisi Iima hayn
    ___________________________
    Dadkaan gibisha uga xiray xanteenana goobi jiray
    Garteena muxuu u naqay cakuye ilayn garan waa

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 3 หลายเดือนก่อน

    Lgend aarshe yare❤

  • @mohammedibrahim-hs2cc
    @mohammedibrahim-hs2cc ปีที่แล้ว +3

    Anigu kuman gabani ada igooyo wanagina gees marey❤

  • @AsmaMaxamed-qf7wh
    @AsmaMaxamed-qf7wh ปีที่แล้ว +1

    Caguye.ilagaran
    Showaa😢

  • @abdirahinyusuf131
    @abdirahinyusuf131 ปีที่แล้ว +1

    Hees qisas Xanbarsan ❤

  • @naadirfilms3572
    @naadirfilms3572 5 ปีที่แล้ว +16

    KEEP GOING WLLKY

  • @CadnaanPipi-b7c
    @CadnaanPipi-b7c 2 หลายเดือนก่อน

    Zxpkey❤❤

  • @HALYEYMEDIA
    @HALYEYMEDIA 2 ปีที่แล้ว +1

    Wah wah waxan hees ladhahaa

  • @iqramire7479
    @iqramire7479 2 ปีที่แล้ว +4

    ANIGU KUMAN GABINE ADAA IGOOYAYO WNAAGENI GEEES MAREE marku wayuhu igabay adaa iga gurayo quusbaad igu goysaye hees iga dheh

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 ปีที่แล้ว +1

      Markaan Gaawaha uculay
      Adaa iga gaagaxshoo
      Quus baa igu goysaye 😢😢

    • @ShacniHodan
      @ShacniHodan 8 หลายเดือนก่อน

      𝑺𝒐𝒓𝒚😢

    • @KhadraaliMahamud
      @KhadraaliMahamud 6 หลายเดือนก่อน

      Ma fahmin heestaan

  • @sadiasulieman7596
    @sadiasulieman7596 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢 xasuus badaan

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaan gibisha uuga xidhay ee Xanteenana goobi jiray garteena muxuu u naqay 😢

  • @karamokaramo66
    @karamokaramo66 ปีที่แล้ว +1

    Garasho wacan

  • @QaadiroJees-hg7ii
    @QaadiroJees-hg7ii 10 หลายเดือนก่อน

    hees wacan

  • @XuseenCawil
    @XuseenCawil 6 หลายเดือนก่อน

    Anay igahadlaysaa

  • @AaminMkhadar4444
    @AaminMkhadar4444 9 หลายเดือนก่อน

    Xasuus

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 หลายเดือนก่อน

    RUNTII HEESTANI WAXAY SI FIICAN UFALKINAYSAA SIRTII QARSOONAYD EE EHELU BAYTKII IS QARINAAYAY EE GEESKA AFRICA SOO GALAY OO CADAWGU FAHMAY XILIGII HEESTANI SOO BAXDAY WAA 1973 ABWAAN HURYO AYAA TIRIYAY

  • @cawalebaafe1559
    @cawalebaafe1559 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani way itaabanaysa waxaa mooda inay aniga iga shekay nayso

  • @abdihanidiamonds
    @abdihanidiamonds 5 หลายเดือนก่อน

    Ayy😮

  • @MaxamuudCabdikariin-qc1dv
    @MaxamuudCabdikariin-qc1dv 7 หลายเดือนก่อน

    CAKUYE ILA GRASHA WAAA😢

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 5 ปีที่แล้ว +3

    Aarshe ilaaha cod kugu galaday

  • @cabdixakiimxasan
    @cabdixakiimxasan 2 หลายเดือนก่อน

    Soomli A chanaral❤❤❤❤yuo

  • @sadriabdisadriabdi2128
    @sadriabdisadriabdi2128 ปีที่แล้ว +1

    😭😭

  • @MaxamedDeeq-n9w
    @MaxamedDeeq-n9w 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @anzhaxali5645
    @anzhaxali5645 7 หลายเดือนก่อน

    😮

  • @hamdacumar5484
    @hamdacumar5484 2 ปีที่แล้ว +1

    Www

  • @ciidmaxamud3121
    @ciidmaxamud3121 ปีที่แล้ว +1

    2

  • @RASMIDRAMA
    @RASMIDRAMA 3 หลายเดือนก่อน

    Khaniiusiin muuse ciise wax gus ku gooyay tabaan sidii cabdi qaadir qaylo wayne iyo gumaha kale/kkkkkkk

    • @Yahye.QaysMustafe
      @Yahye.QaysMustafe หลายเดือนก่อน

      Qof. Bilaa dhaqan. Ayaa tahay maxa ku hadaleysaaa

  • @ShacniHodan
    @ShacniHodan 8 หลายเดือนก่อน

    𝑿𝒔𝒖𝒔𝒖 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏😢

  • @CrahmanCabaas
    @CrahmanCabaas 4 หลายเดือนก่อน

    😅😮😮😅

  • @SacdiyaAbdikariin
    @SacdiyaAbdikariin 4 หลายเดือนก่อน

    Mcn

  • @alphaalpha3507
    @alphaalpha3507 ปีที่แล้ว +1

    😂

  • @mowliidyare8486
    @mowliidyare8486 2 ปีที่แล้ว +1

    22222²2222223322322222222223222222ýffffffgfffffggfďvvccvrvdvvvvdvvvdvdvcvdvvvvvdvdvdvďđcçvvvvvv vy

  • @LiibaanxasanQaran
    @LiibaanxasanQaran 4 หลายเดือนก่อน

    Hhh

  • @MaxamedDeeq-n9w
    @MaxamedDeeq-n9w 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤