AXMED AARSHE 2019 | TUBTII BOODHARI KU WIIQMAY | QISO JACAYL OO DHAB AH | CALAACAL | OFFICIAL LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • TUBTII BOODHARI KU WIIQMAY
    HADDUU BALAG KUU HORSEEDAY
    BUKAANKANA KUGU CUSLEEYAY
    XUSUUTII MIYAAN KA BAANTAY
    ………………………………………..
    XIDDIGGA XIDDIGAHA GEESKA
    AXMED AARSHE OO SOO SAARAY HEES
    QISO DHAB AH - TRUE LOVE STORY
    …………………………
    EREYADA: ABWAAN: ISMAACIIL CABDINUUR AFBURQADE
    LAXANKA: JINI I SHUMI
    MUSIC: AXMED WELI FURINLE
    PRODUCED BY ABDI ASKARI
    ©ABDIASKARITUBE 2018/2019
    .........................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 306

  • @shaamproduction820
    @shaamproduction820 6 ปีที่แล้ว +66

    ABDIASKARI xayeysintisa wey socotey walee waxba lagama qaban karo jumce wngsan

  • @liibaanalcadaala4335
    @liibaanalcadaala4335 6 ปีที่แล้ว +105

    Calaf wa cajiib balse qof aad jeceshahy hadii calaf idin kala geeyo si lagu ilooba ma sahalana intii aragtay baa garan ha guuleysto jaceylku

    • @najmasharaf7026
      @najmasharaf7026 5 ปีที่แล้ว

      Liibaan Alcadaala xaqiiq wlee ma ilaawo qofkaygii ducan udalbaan matwalba😭😭😭😭😭😭😭

    • @nafisaomar2818
      @nafisaomar2818 4 ปีที่แล้ว

      Liibaan Alcadaala Amiiin

    • @hamdimohamed7349
      @hamdimohamed7349 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxix wlh

  • @mowliiddaryelee1073
    @mowliiddaryelee1073 6 ปีที่แล้ว +103

    Cawa waa jimce nabiga igula saliiya scw scw🙏🙏🙏🙏

  • @yusraluza1885
    @yusraluza1885 5 ปีที่แล้ว +15

    AbdiAskari xayeeysiintiisu iney bisho heesaha qofkii ila arkoow maalinsan😍 , waan ku salaamay AbdiAskari 🤚👌👍

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 6 ปีที่แล้ว +24

    Cwa wa jimce Nabiga igula saliya scw

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 6 ปีที่แล้ว +21

    Hambalyo hambalyo Meher wcn wllky rumaad ahmed mohamed ahmed(aarshe) and dumashidy aisha rerkii lagu nastee nagu nagaado rabi haydinka yeelo🌷🌷🌷🌷😍

    • @cuudc1093
      @cuudc1093 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid xbbt

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 6 ปีที่แล้ว +53

    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Erayada 100%
    Duubista 100%

  • @mohamedwarsame3162
    @mohamedwarsame3162 6 ปีที่แล้ว +43

    Jimce wanagsan inta aan xaasaska lahayn ilaahay jacayl iyo xaas nasiih waan daalnaye😢😢

  • @zahraali8161
    @zahraali8161 4 ปีที่แล้ว +7

    Markaan Adi kuu bukooday
    Bogaygana kuu baneeyey
    Hadii been abuurka
    Beerkagu u nugladeey
    Nasiibku maaha balané
    Calaf baa burji dhaafshee
    Jacaylkii beri samaadkii
    Mid beri ah baa ka roone
    Mawlaha bariyoo ha Qoonsan 😁😁😁😁 aarshe lve u❤❤💎🎩👈

  • @mandeqyosufmohamed1717
    @mandeqyosufmohamed1717 5 ปีที่แล้ว +11

    Heestan waxan dhegesty anigoo jacayl la ildaran oo qofkan jeclana waayey ninkalana isoo donty calafka ayaa cajiib ah

  • @crisaaqgacaliye716
    @crisaaqgacaliye716 6 ปีที่แล้ว +4

    Axmed aarshe waa fanaan xawaare ku socoda
    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Erayda 100%
    Music 100%
    Keep going

  • @farxiyobaasto2910
    @farxiyobaasto2910 6 ปีที่แล้ว +4

    Wilkan waan iska jecelahy really codka waa ku dhamaday waa wil dagan hadana cod mcn really nic song ❤❤👏👏👏👌👌

  • @faadumohusssen4865
    @faadumohusssen4865 6 ปีที่แล้ว +9

    miyaan geli buugaa diiwaanka waaw kaasi kiisoo marey💕💕💕

  • @libannassirkoodbuur6909
    @libannassirkoodbuur6909 6 ปีที่แล้ว +9

    Xidiga xidigaha geezka Aarshe hore u soco bro

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall 6 ปีที่แล้ว +34

    My boy aarshe 🔥🔥🔥

  • @xhakaisack976
    @xhakaisack976 6 ปีที่แล้ว +2

    Ohh fanaanka sanadahan wn sugaa heesahaaga sxb hore usoco

  • @سلينمجردادريس
    @سلينمجردادريس 6 ปีที่แล้ว +87

    War comentigeyga ma la arko miyaa bisinkee mise liketa la iga xasdaa😍😍✌👊

  • @AbdirahmanOsman-x1c
    @AbdirahmanOsman-x1c ปีที่แล้ว +1

    Haduu Calafkeenii baaqday Alle hakuu naxariisto xbbi 😢😢😢😢😢😢

  • @Hamdaqaran
    @Hamdaqaran 6 ปีที่แล้ว +13

    Hadaad Aawgeey Badaastay😥
    Dhankeyga Miyaab Badbaaday😢
    Jceel Dadki Waaal😢😢

  • @abdiazizali5681
    @abdiazizali5681 3 ปีที่แล้ว +11

    Xasuus gaar ah ayey iitahy heestan runtii waxaanku xasuustan gabadh aan is jeclayn roodo maxamed cabdiraxmaan maymaqleysaa runtii waxaad ahyd qofkii ugu wanaagsanaa ee noloshayda soomara runtii intaan noolahay kuma ilaawidono hadaan calaf isku leenahay waanwada kulmi hadiikale waxaanku rajeyn caafimaad qab iyo nolol wanaagsan wll qali

  • @ashacdy6268
    @ashacdy6268 5 ปีที่แล้ว +1

    Axmed aarshe iyo abdi askari dagero buuxdo ni ahy keep going

  • @abdilahihirsi2962
    @abdilahihirsi2962 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxandhagaysanaya 24January 2021 xilii jecel aan waday iska soo dhamasay haduu calafkeeni baqday adoon igu haysan beerka munay nolashada beegso

    • @xaliimoxirsi6999
      @xaliimoxirsi6999 3 ปีที่แล้ว

      Waxan ku rajeynaya waxana wacan oo muna dhama

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 6 ปีที่แล้ว +7

    Very Good Song Ismacil Afburqade Abwaan igu Qaali Ah

  • @abdinasircirro3044
    @abdinasircirro3044 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alah eeshcaa fanaan ahmed aarshe sxb guul ayaan kuu rajaynayaa

  • @aishajama2551
    @aishajama2551 5 ปีที่แล้ว +3

    ilaahoow jacaylkaygii berisamaadka igu sin mar oo isoo celi walalayaal aamiin ii dhaha

  • @raliamuawiyeh1948
    @raliamuawiyeh1948 6 ปีที่แล้ว +7

    Best zong pro axmed. Aarshe
    Keep going

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 6 ปีที่แล้ว +5

    Wow aarshe nin culus 😗😗abdiaskari

  • @calibaare6540
    @calibaare6540 3 ปีที่แล้ว +2

    Samaynta qisada aniga ayay igu dhacday magacaygu cali baare waan kunoolahy boorama

  • @omarabdi4181
    @omarabdi4181 5 ปีที่แล้ว +3

    Hadaad awgay basaastay, dhankayga miyaan badbaaday!!,
    Waa hees 100%👨‍💻

    • @OmarGirme
      @OmarGirme ปีที่แล้ว

      Waa isla isagii “ 4 sano kadib iyo dalka maraykanka 12:33 Habeenimo arbaca ah bishuna tahay 23.8.2023”
      Willmar, Minnesota, United States 🇺🇸.
      Jacaylyahow baaxad wayni, dhibkaad ibadiyo xanuunka, hadan u dhintoo bud seexdo, miyaan gali buug diwaanka…

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 หลายเดือนก่อน

    Waaaw hees macaaan nolow arshe❤❤❤❤❤

  • @jgashleyofficiell7412
    @jgashleyofficiell7412 6 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid bro abdi askari tube horay na usaco waa hees qiso canbarsan cidii fahantaa fahantay al fanaan aarshe 🙏🏾🙏🏾❤️

  • @salebaanabdirashid5371
    @salebaanabdirashid5371 ปีที่แล้ว +1

    jacylyahow baaxad wayne 😢
    Dhibkaad i badiyo xanunka😢
    hadaan u dhintoon bud seexdo😢
    miyaan galay buug Diwaanka 😢
    True history love 😢💔💔😭

  • @ruuxaani6868
    @ruuxaani6868 6 ปีที่แล้ว +6

    Ninkani socoy oo dhaqaaq, Alfannaan sare.

  • @hodanothman1543
    @hodanothman1543 5 ปีที่แล้ว +4

    aax yaa hees wlhi xasuus hore ayay ixasuusisay

  • @musalsalmusalsal-ro2sy
    @musalsalmusalsal-ro2sy 6 ปีที่แล้ว +11

    Axmed arshe nin culus 👏👏❤

  • @amranqueen7179
    @amranqueen7179 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah waad nuraysa allaw Ku amansadho wll

  • @ataxmakixaajibanaadir3499
    @ataxmakixaajibanaadir3499 6 ปีที่แล้ว +2

    Frist

  • @shortview2997
    @shortview2997 6 ปีที่แล้ว +6

    Magacaygaa Muna ❤❤❤❤😍

  • @hodan67890
    @hodan67890 6 ปีที่แล้ว +2

    Awoowgin lajanee anaa ugu horeeya malaha 😜

  • @umulkhayrmaal8637
    @umulkhayrmaal8637 6 ปีที่แล้ว +3

    jacaylkii bari samaadkii walee
    waàn qatay axmed aarshe

  • @Newgeneration12009
    @Newgeneration12009 5 ปีที่แล้ว +2

    Fanankan Ahmed arshe ad Ban u tagera e ma jeceylkise Bay kala tagen😰😰😱😱😱iga so jawaba plzzz inta qoralkeyga arakto wa qofki war ka hayo.😢

  • @guulaangodgal4013
    @guulaangodgal4013 6 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid addict askari

  • @armtahargeysawi9260
    @armtahargeysawi9260 6 ปีที่แล้ว +2

    Wowowo keepi going baqoraka codka

  • @wll__________qeys463
    @wll__________qeys463 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylkii Bari Samaadka Bogeyga Anoo Ka Goynin Hadu Calafkeeni Baaqday Adoon Igu Heysan Beerka Sowdaay Noloshaada Beegso 💔😪🥺🙌

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 ปีที่แล้ว +1

    Aarshe what a song and voice I really love your song and voice love rules for some and some have none that's life

  • @awaalesuperchannel7310
    @awaalesuperchannel7310 6 ปีที่แล้ว +6

    Wlee waa hees mcn

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 5 ปีที่แล้ว +2

    Xidig waye aarshe ya sas qabana
    ✋✋

  • @hodoali1307
    @hodoali1307 5 ปีที่แล้ว +1

    Wooow afburqade abti ismail

  • @walalahamedia607
    @walalahamedia607 6 ปีที่แล้ว

    First comment

  • @fahiimaabdihmaanmaxamed7009
    @fahiimaabdihmaanmaxamed7009 5 ปีที่แล้ว +1

    Coming coming coming waanku targer nolwuu

  • @aliyaaabdirizak2185
    @aliyaaabdirizak2185 6 ปีที่แล้ว +3

    My boy Aarshe huno hore usoco wadkabaxsatay xiddiga sanadka 🙏👏🔥🔥

  • @nashuuxasan6295
    @nashuuxasan6295 6 ปีที่แล้ว +3

    Mid na jecelow na hantiyo guule hanooo soo dadajiyo💕💕💕💕💖💖❤💗

  • @hodanadan1372
    @hodanadan1372 6 ปีที่แล้ว +3

    Inaba Caadi Ma Ahan 👌👌👌👌👌

  • @sahrakahiye111
    @sahrakahiye111 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla nin xaasidsanaa adigoo u go'aya ayuu kuleeyahay caloosha ha igu qaban xaasid nin

  • @najiibcagaariye7746
    @najiibcagaariye7746 5 ปีที่แล้ว +3

    codka 100%
    Laxanka 100%
    ereyada 100%
    duubizta 100%

  • @BoqolYare1234
    @BoqolYare1234 5 หลายเดือนก่อน

    Runtii hesta waa❤❤😂like

  • @ifraaxmaxamed3632
    @ifraaxmaxamed3632 6 ปีที่แล้ว

    Hees qisdab bixabrst jecel kun madiyr ooo😍👍👍❤

  • @rahmakayse4785
    @rahmakayse4785 5 ปีที่แล้ว +10

    Inaay aniga igu socotoo ayaad modaa😥💔😨

  • @updirahmanahmeddirir5075
    @updirahmanahmeddirir5075 2 ปีที่แล้ว +1

    alla erayadan in afka laga dhoho ku fududaa lkin qalbi jaceyl hyaa ku cuslaa

  • @sadaamofficial8532
    @sadaamofficial8532 6 ปีที่แล้ว +1

    heesti qarniga iga dheh zxbkay aarshe waaan taagera runtiiii farxad ku nolow

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 ปีที่แล้ว +1

    "Munaay noloshaada beegso"
    Dadka la dulmiyay, waan ka xumahay!

  • @mohamadmahamuud1658
    @mohamadmahamuud1658 6 ปีที่แล้ว +4

    cod mcn ayu leyahy fanaankena Ahmed aarshe

    • @MudaneChango
      @MudaneChango 6 ปีที่แล้ว

      Aad iyo walal

    • @hfjg9088
      @hfjg9088 6 ปีที่แล้ว

      Shamso food

  • @calibaare6540
    @calibaare6540 3 ปีที่แล้ว +2

    Tabyuu bodhari ku wiiqmay ubandhigay cali sheekadii baalasha lagu qoro xususta miyaana lagu baran iskuulka

    • @calibaare6540
      @calibaare6540 3 ปีที่แล้ว

      Cali baare tabtii boodhari Ku wiiqmay uban dhigay ubadhigay sheekadiisa baalasha lagu qoro xusustA

  • @munadheeg6014
    @munadheeg6014 5 ปีที่แล้ว +2

    waaaaaw hees Macan halakeedad dhitatay

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 ปีที่แล้ว

    Love is sometimes cruel ❤️❤️😅😅 and killing the way 💞 you make love pleasing with your super voice is outstanding

  • @iffrahmohamed
    @iffrahmohamed ปีที่แล้ว

    Jacaylyahow baaxad wayne dhibkaad i badiyo xanuunka hadaan u dhinton bud seexdo miyan gali buug diiwankaa💔😢😢

  • @jamiilismail
    @jamiilismail 4 ปีที่แล้ว

    Axmad aarshe
    Fanaan
    Aad
    Uxiiseeyo

  • @alimacruf5889
    @alimacruf5889 5 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan Qaali ah Ismail Abdinuur Afburqade

  • @mahadyare3491
    @mahadyare3491 6 ปีที่แล้ว +4

    Codka 100/100
    👍👍👍👍👍👍

  • @mohamedismail3353
    @mohamedismail3353 6 ปีที่แล้ว

    Bast fnn horay usoco

  • @FarahMucad
    @FarahMucad 10 หลายเดือนก่อน

    AARSHE Music 🎶🎬🎶

  • @lamlamlamiis6289
    @lamlamlamiis6289 6 ปีที่แล้ว +1

    Msha lh zxotiis xagy jogtaa alle ha dhowre

  • @mustafemedia1759
    @mustafemedia1759 5 ปีที่แล้ว +1

    axyaa fanaan runtii weeye
    cod macn o degen ayu leeyay

  • @boqoradapuntland1250
    @boqoradapuntland1250 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaw caadi maaha axmed arshe

  • @iqrocumar18
    @iqrocumar18 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiqdi heestan in ay aniga igu socoto ayaa mooda ax 💔💔💔💔😕

  • @hassannour6696
    @hassannour6696 5 ปีที่แล้ว

    waaw waxasa heesa Aarshe noolw

  • @marwadhaybe3338
    @marwadhaybe3338 6 ปีที่แล้ว +8

    Jecel ya how baxaad weeyan lee hadn udhinto good sexado miiyan galay buug diwank 😭😭😭😭😭😭

  • @yonisducaale866
    @yonisducaale866 4 ปีที่แล้ว +3

    Awalba Miskiinta Jacayl
    Kumad Guursane waxague waxay ahayeen Yurub doon Ahmedaw Ciyaarta miyay kugu fahan tay Casha Luul😂😂😂

  • @mohamedbuurfuule8371
    @mohamedbuurfuule8371 5 ปีที่แล้ว +3

    Reer waqooyi afsoomaali ayaga unbaa dhameey Inaba caadi ma ahan

  • @danwaastream6872
    @danwaastream6872 6 ปีที่แล้ว +5

    Aarshe waa fanaan cod macaan laakin waxaa inta badan dhacda in heesaha uu qaado aad moodo iney isku laxan yihiin
    Laakin heestaan uu laxameyey Alustaad jini ishumi waa classic wexeyna wax kabadeshey ciladii eheed isku ekaanshaha heesaha aarshe

  • @mohamedismaciil8910
    @mohamedismaciil8910 5 ปีที่แล้ว

    Abdi.askar.xaga.xayaysiizka.looga.dabahadhay

  • @rasiinkayse5612
    @rasiinkayse5612 6 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad awgay basaastay dhankayga miyaan badbaaday axzan hees

  • @zakariyehazanali1157
    @zakariyehazanali1157 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa ila soo booqday 2024

  • @IiroonHaji
    @IiroonHaji 2 ปีที่แล้ว

    Qof qofkuu jeclaa waaye ayaa dareema xanuunka uu leeyaha jaceylka 😢

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx 6 ปีที่แล้ว

    Ahmed mohamed aarshe nimcaan dile wlee waa fanaan socday

  • @AKMATAANKA
    @AKMATAANKA 4 หลายเดือนก่อน

    Inta tiktok ta kuso aragtey halkan timi 🖐️🖐️

  • @sucdimoha7727
    @sucdimoha7727 3 ปีที่แล้ว +1

    thank my dear music

  • @asacadaani7814
    @asacadaani7814 6 ปีที่แล้ว +4

    axmed arshe❤

  • @maxtube2295
    @maxtube2295 2 ปีที่แล้ว

    Buurta hoosteeda iyo dareen

  • @munaniina7530
    @munaniina7530 6 ปีที่แล้ว +5

    wilkaan jcylkeyga u egyhy heestana mgcyga ku jiro illahow dhexdeena farxad dhig

    • @ducoqabe1225
      @ducoqabe1225 5 ปีที่แล้ว

      Muna niina marka heestan dhagaystay waxad mooda in aaniga igu soctabaa

    • @akramaabdi2377
      @akramaabdi2377 3 ปีที่แล้ว

      aamiin

  • @ikhlazyouzzif3448
    @ikhlazyouzzif3448 6 ปีที่แล้ว +2

    Ahmed aarzhe😍🎧🎧 👍

  • @fahadcademasulsare2022
    @fahadcademasulsare2022 6 ปีที่แล้ว +2

    Fananan tageero

  • @XaajiAzkar
    @XaajiAzkar 3 ปีที่แล้ว

    Xuseen

  • @mohamedarale6967
    @mohamedarale6967 5 ปีที่แล้ว +3

    Jcylkii Bari samaadka Bogayga Anoon Ka Goynin Hadu Calafkeeni Baaqday Ado igu Haysan Beerka Munay Noloshada Beegso wlhi waa in Yar baa Fahmi Karto Calafka waa iska Cajiib

  • @wandiidmuxumed5052
    @wandiidmuxumed5052 3 ปีที่แล้ว

    Halkaa kasii wada

  • @munacadeeymuna149
    @munacadeeymuna149 6 ปีที่แล้ว +1

    Viva fanaankena

  • @fahmoali
    @fahmoali 3 ปีที่แล้ว

    Hadad awgay basastay dhankayga miyaa badbaaday
    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mahamudhaashi2616
    @mahamudhaashi2616 6 ปีที่แล้ว +1

    Aaarshe Eeesh qiyaaaska
    Heeees qiimo badan

  • @kingjeezto5420
    @kingjeezto5420 6 ปีที่แล้ว +8

    Caawa waa Jimcee Liketa IGu caawiya

    • @ismailabdu379
      @ismailabdu379 6 ปีที่แล้ว

      mash Allah azxn erayomac afbuqar abwan runti erayo mcn arshi fananjiro bathy

    • @mamasahro9198
      @mamasahro9198 5 ปีที่แล้ว

      .

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 4 ปีที่แล้ว

    Haday awgaa basaas tay Asaad
    Boo qani karay nin
    Aduu bohol yoow ku diliyoo
    Basaastu aday ku waaliye
    Baraha bulshadana kaqayline
    Maxaad u bukooni maalmo