2020 wiil xariir igala dhexeyey oo aad ii jeclaa heestan I baray mar walbah wuu ii daari jirey ama iiso dirijirey lkn ani ma jeclen wan xumeeyey gadaashis qof I jecel ma helin Wana jeclaaday isaga markasta oo aan soo xasuustana heestan wan soo raadiya 💔🥺
Xqiiq hestan wxy igu dhalisay jcyl
Iyo dadal inshllh wa ku gulaysan dadkygi wixi dadal ah ♥ xgyga wixi duco ah na wa xgiina hyla dhin Amiinta
Kaftanki eraygaga naftu way tabaysaye marmar so hadal huno❤️
2020 wiil xariir igala dhexeyey oo aad ii jeclaa heestan I baray mar walbah wuu ii daari jirey ama iiso dirijirey lkn ani ma jeclen wan xumeeyey gadaashis qof I jecel ma helin Wana jeclaaday isaga markasta oo aan soo xasuustana heestan wan soo raadiya 💔🥺
Sorry abyo waad heli qof qalbigaaga asagana Allaha kusoo celiya
Wax birso wax bel bay dhasha
Hada zo.cesho exkaga
Heees xasuus igu leh exkeygaa ibarey lkn manta mahayo miss you 😘 ♥ 😭😭
Sorry wll mcn ilahy haku bog dhayo💋wan kanaxa dadka la dhawaco
Maka tagay mise Ada ka tagay
Xita adiga walso😂dirah ex ka hore 😂😂😂
14/8/2020 malinta aduunka iigu farxada badned oo aan barty sumayyoh mohamed heestan marwlapa oo aan maqlo runti ilin jcl ayaa iga imado 😢 inta nolahy kuma ilowo doono suuyey
Lgend ahmed aarshe.❤
Cawa tariikhtdu tahay 23/8/2024 iti iganbayse ku mirqamaysa ❤ isar
28 sep 2024 Hargeisa-Goljanno ayaan ku mirqaamayaa heeskaas. Salaam sxb 🎉
I'm from USA I like Somali songs really ⚡
Wwww hes iyo badh🎉❤😢
Mirihii Weedhsame iyo codki Aarshe cajiib😮
Hunoooo Fardwsa so hadal😭🥰♥️
Hee xazuus igu leh 😢❤
Mesha kale ee khaladka qoraalku kajiro waa kolkoso maahan waa kol kol macnaha marmar soo haladal yuu ulajeedaaa khaladwayn maaha ee mid qoraal
Woow hees iyo badh
Aarshe.❤❤❤❤❤❤
Hore udoco wll
Boqoorka codka taagero ku ahay ❤❤
Share iidheh wll mcn
Aduun iyo aaqiraba ilaahey hakubara keyyo
Ahmed aarshe nin wayn
Ahmed aarshe nin weyn
Iyo faayaha kaaha weeye ee mahan hankaaga sxb
2020:11:17mlin Talado
Kashuweykutabesaye kolkolsohadal huno🥺
Cawa oy tarikhdu tahay 5 febar 2024 oon miraqamayo inta iga damaysa lik isaar
Music cadceed
Baaa kufara yarayztY
Zupxanaka yaa cadiiim
Arshe the best singer in the world 🌎 ❤️
Every song he put out there is good.
Heeztan xazuus pay xaga ka ledahy
2023 12 February habeen xaduus 🥺
Top ahmed
واو 💃💃روعه😻🙏
Jaceyl ayan dareemaya cid aan jecelayna ma aqaan
Thanks pr
❤❤❤❤ 3:42
Waaaw 😘😘😘😘
❤❤❤
Heesta hada aniga iney iga hadlaso u maleeya💔💔
Kulankikii aragaga kasmadi caqligaga kashu way kutabaysaye kol kol ......
Jamaal jacaYl HoraY usoco zxb
The Aery production
Share wll igu caawa
Wll aduun iyo aaqiraba ilaahey Hakubarakeyyo
waligeey Qof ma jeclaan
Waan ka hela kaliya dumarka
Heestaan marka dhageeysto
inaa naag jeclaada ka cabsana
Wayo😂😂
Qalbi malihi laga yabaa
1:24 1:27 1:27
Amazin
Saad u qortay eraydu waa khalad
Waaaw
😍❤❤😘👍
2020😢
jamac ❤️
Kaftakagii naftu way tabaysaa
Axmet aRshe✌️✌️
❤❤❤❤❤❤
Hees iyo badh
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Nice
😅hesi😅😅😅😅😅
Amazing
Subxana.alahi
20/10/2024 -15:44
Koolkol sohadaal huuno
nice
🥺🥺🥺🥺🥺😭
😋❤❤🖤🖤
JFK
Heeso badan noo soo geli waa kugu xidhane
Hore usoco mudane arshe
I
Yiuuu
Eryada inta badn wey qaldanyin ad qorty
Wixii lo kal tirshaba
Marbu kalin galaye
Kalidaa dag bogeyga
Guurkyga kuye🙄🙄
🙄🙄🤦🏾♀️
Sethy
Bijn
25
Dtþ
❤❤❤
Waaw
Hees iyo badh
❤❤❤❤