FASIRKA RIYADA GURIGA CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @RaxoAbdiosman
    @RaxoAbdiosman 7 วันที่ผ่านมา

    Ani waa arkaa riyadasi dhowr mar bey igu soo noqotay i.n qayr allaah ha iga dhigo

  • @HiboAhmed-lu1zj
    @HiboAhmed-lu1zj 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheyow iirumey xalaan kuriyoday anoo guri quruxbadan kujiro oo indho daraadar ah 🤲

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 5 หลายเดือนก่อน +3

    Caleyhi salatu wasalam❤

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wacaleykumu salam

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 5 หลายเดือนก่อน +3

    Qofki ugu horeeyey ayan ahey oo comenti kaso dhiibto😮

  • @jamilaAbdi-j6i
    @jamilaAbdi-j6i 2 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉Ilahyow riyoyinka qurxon no romeey

  • @KayfCali-i3f
    @KayfCali-i3f 3 หลายเดือนก่อน

    Wll hooyo waxey ku riyotay guri cusub oo naqaska ku xirayo marke gasho hade kaso baxdo nah cadi noqode maxay ku fasirntaa wll qaali

  • @cabiirqabijiya8017
    @cabiirqabijiya8017 หลายเดือนก่อน

    Walal waxan ku riyooday nin aan jecelhy oo guriga mustaqblaka wada diyarinayno yacni nahay laba qof u diyargaroowaya gurigi ay daganan lahayeen aroosna ah

  • @baafintadiinta154
    @baafintadiinta154 27 วันที่ผ่านมา

    Asc walal mahad sanid
    Walal waxan kuriyoday guri dabaq dheeer oo ilaa cirka uu gala wana dahab guriga ilaa samada uu gala wana gursaday marwo ahay maxatahay riyada walal

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kheyr allaha ku siiyo shiiq😊

  • @hanaindho598
    @hanaindho598 5 หลายเดือนก่อน +2

    Walala anigaa riyo aan jeclaa inaad ifasirtoh 😢

  • @Amaal-dx1ug
    @Amaal-dx1ug 3 หลายเดือนก่อน

    Guri wada murayada oo qurux badan kawarn gabadh la qabo ahay

  • @XanaanMaxamud
    @XanaanMaxamud 5 หลายเดือนก่อน

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 2 หลายเดือนก่อน

    Nin ifura guri safiito ii dhisaye guri wyn lkn wa dumina o ku ma qanacsaneen hada meshi wu dardarina wa iska daga ii fisir habeney o singal ban ahay

  • @SamiiroCabdiraxmaan-s2d
    @SamiiroCabdiraxmaan-s2d 2 หลายเดือนก่อน

    Wllo waxaan ahay gabar waxaanah ku riyoode anigow guri aan mar hore.ka soo guurne anigow daahirinaayo allahu aclam waxay thy riyadaas 🙄

  • @ZumiaMahamuth
    @ZumiaMahamuth 3 หลายเดือนก่อน

    Wll iga raali NoQo fb wan wayay guri mar hore ka guurnay lkn guri wayn ahaa oo Qurux leh aabo ayaa ibiyay Mudo 5sano kahor markasta wa ku riyooda anago ku laabany wn la yaabay mar ma aha labana ma aha wa tiro xad dhaafa plz plz wll iso fasir 😢

  • @MaariyaMaxamed-jy1ph
    @MaariyaMaxamed-jy1ph 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo waxad i so fasiirta riyada ah liibax dhadiigah oo ku so werarayo isogan ku cunay

  • @KhadarIimaan-x2n
    @KhadarIimaan-x2n หลายเดือนก่อน

    Wll waxan kuryooday will abtigaydhalay oodhintay bishiiramadaan ooguriwayn laleeyaha isgaa dhisay intuunoolaa gurigu waa qabyo qaytadanbe wabaago

  • @KhadarIimaan-x2n
    @KhadarIimaan-x2n หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @momodaniel521
    @momodaniel521 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hn i fasir riyada aabbhay oo duulaya isago fadhiya ina dholacadaynaya?

  • @shukrishacni7796
    @shukrishacni7796 3 หลายเดือนก่อน

    Xala ku riyodo