Haddaan la hureynin Heshiis waa muhiim , Somaali mid nimadeeda waa muhiim , Runtii Ethopiya oo kala bur bureyso oo sii kala daadaneyso in loo nacam leeyo maahan ama ay na kala qeybiso maahan garabna lagu siiyo sideey Somali u kala fur furi laheyd.
Sheekada maanta ma joogtaa Hassan sheekh ee waa in aan isku meel aga soo jeesanaa mowqifka Ethiopia iyo dhibaatooyinka eey ka wada wadankeeyna dhexdiisa kuwa raaco Ethiopia waa kuwa duli ah dowlada Somaliyeed in xabistaa teeda kale isku duubni ayaa lagu jibin karaa
War waxa umada isk u diraayoa badowdan irsaaqadu meesha xun ka raadiya waa damiin aan aqoon kale laheyn, gaalooy xaal qaata oo kan oo kale ayad mushaar meel xun u saarteen , ninyahaw beenta iyo isku dirka umada meel xun ayaad uga jirta .
Warar ka aad soo leedisaan uma fiirisaan si ugu quman kama hadashiin waxaad na iska dhigtaan dad umada soomaliya si sax u hadlaya ama u sheegaya warka sax da ah waa lawada og yahay waxaad is ku mid ka dhig tiin wixii mucaarad ah tii farmaalo iyo tan xasan sheekh ayaad isku mid ka dhigeysaan tan far maajo dowladiisa wuxu ahaa midwaqtigeedii ka dhamaatay baalramaanka iyo dowladiisaba waxay ay aheyd mid ay wada dhacday tanwaa dowlad aduunka u aqoon san dowlad dhan kas ta ka dhameysan dadka maa.ul goboleedka si qaldan ayey u fahamsanyihiin si qaldan na wax waa u faham san yihiin horta waa iny wax hob sadaan aayaan is leeyahay wcw
Acw marka hore hassan dhiiqo asagaa jaajuus ethiopia u shaqeeyo inuu yahay way iska cadahay asagaana soomaqli kala qaybiyay marka hassan dhiiqo macawiislayda abgaal ha ku dagaalqmeen wabiga nile ee mara xararyaale iyo masagowaa
Waxaa maanta laga hadlayo waa midnimadii somaliyeed
Benaleeee
Haddaan la hureynin Heshiis waa muhiim , Somaali mid nimadeeda waa muhiim ,
Runtii Ethopiya oo kala bur bureyso oo sii kala daadaneyso in loo nacam leeyo maahan ama ay na kala qeybiso maahan garabna lagu siiyo sideey Somali u kala fur furi laheyd.
Geesi geesi dhalay madaxwaynaha maayland laftagreen maasha-allaah
SULDAANKA TV Warkaaga wuu isburiyaa marwalbo
Caaaaaaaaaaac
Xoolo af somaliya soo baro
Prof brook hailu ayaa maanta wareysiga English ku baxay Etv ga dowlada Itoobiya ayaa sheegay in puntland iyo somaliland ku biirayaan
Macnaha lafta gareen waala lagday
Allaha naga saaro kalabta
Xasan waqtiga makoororsado wana yaqana xiliga looqabtay e yaan kuurasta leesku dhajin ninki waqtiga kadhamado kursiga wanaga dhexeya humalen inad meelcidla kaheshay ee doorasho qabo oon itoobiya. Shaqo kulahen
Ninki itoobiya lagalo balan siduu ugabaxa wadisha jaajuus ladilay wanfilan
Cbb laguma dawanaayo mar kale
Waa been qoor qoor waxba ma badalikaro
War.lafragareenoow.xasaan.sheekh.balanmalaha
Sheekada maanta ma joogtaa Hassan sheekh ee waa in aan isku meel aga soo jeesanaa mowqifka Ethiopia iyo dhibaatooyinka eey ka wada wadankeeyna dhexdiisa kuwa raaco Ethiopia waa kuwa duli ah dowlada Somaliyeed in xabistaa teeda kale isku duubni ayaa lagu jibin karaa
War waxa umada isk u diraayoa badowdan irsaaqadu meesha xun ka raadiya waa damiin aan aqoon kale laheyn, gaalooy xaal qaata oo kan oo kale ayad mushaar meel xun u saarteen , ninyahaw beenta iyo isku dirka umada meel xun ayaad uga jirta .
War waxa umada isk udiraayoa badowan
Warar ka aad soo leedisaan uma fiirisaan si ugu quman kama hadashiin waxaad na iska dhigtaan dad umada soomaliya si sax u hadlaya ama u sheegaya warka sax da ah waa lawada og yahay waxaad is ku mid ka dhig tiin wixii mucaarad ah tii farmaalo iyo tan xasan sheekh ayaad isku mid ka dhigeysaan tan far maajo dowladiisa wuxu ahaa midwaqtigeedii ka dhamaatay baalramaanka iyo dowladiisaba waxay ay aheyd mid ay wada dhacday tanwaa dowlad aduunka u aqoon san dowlad dhan kas ta ka dhameysan dadka maa.ul goboleedka si qaldan ayey u fahamsanyihiin si qaldan na wax waa u faham san yihiin horta waa iny wax hob sadaan aayaan is leeyahay wcw
Abii wuxuu baydhabo usoo diraya sarkaal oo dhibateyn usoo dhiibeen, abii sida runta dhaman wadakisa waa lagala wareegey jabhado ayaa ka qaatey abii waxaa kasii xun nin gacantisa waxba ku jirin ciidan iyo Sarkal usoo diraya waa faragalin toos ah waa qaldan yihin maamuladan ukala dhuumanaya orom gabalkiisa dhacay waxay ku kaceen qiyaano Qaran shacabka ma ogolo ethiopia oo damaceda yahay isku dir kala geyn ayuu abii ka taliya
Intaanad duubin afsoomaaliga soo aqri.
Higaadaad dagaal kula jidhaa, boowe.
Waar maxad tiri adkaatay fogatay xassan waxuu wadaa lajiifiya banaan oo waxuu isagu hore udiiday waa ayo cida kayeelaysa isaga afkiisa isku xukumay waana khaladan yahay Illahay Amarkii cajaaib sheikhow
Beenta naga dhaaf lafta gareen ma jilcin
Acw marka hore hassan dhiiqo asagaa jaajuus ethiopia u shaqeeyo inuu yahay way iska cadahay asagaana soomaqli kala qaybiyay marka hassan dhiiqo macawiislayda abgaal ha ku dagaalqmeen wabiga nile ee mara xararyaale iyo masagowaa
Maalin walba waxaad ka sheekeysaa howlo been ah oo dowladda kasoo horjeedda ee CBB cusub miyaad tahay