1 Sano ayaan jecla on dababasocday lkn marki dambe....? Ridwa Mustafe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 209

  • @Cadceedchannel
    @Cadceedchannel  2 หลายเดือนก่อน +58

    Yaad jeclaan lahyd in aanka dhigno qofka xiga??

    • @FardusMahamud-h3b
      @FardusMahamud-h3b 2 หลายเดือนก่อน +4

      Cali saki so qabo❤ plz

    • @HalganAli-e2t
      @HalganAli-e2t 2 หลายเดือนก่อน +2

      Aniga isoo qabo 😅

    • @NajmoReermagal
      @NajmoReermagal 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ali saki

    • @NuuraNuura-d6o
      @NuuraNuura-d6o 2 หลายเดือนก่อน

      Ali saki

    • @Axmethzaki123
      @Axmethzaki123 2 หลายเดือนก่อน

      Cali saki soo qapo

  • @Somalirapmusic
    @Somalirapmusic 2 หลายเดือนก่อน +20

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @ibrahimmuse2285
    @ibrahimmuse2285 2 หลายเดือนก่อน +14

    Ridwaan mustafe Abti aadban ku tagera illaahey qurux dabeecad wuu ku siiyee isha nacabku kaa dadan Abti Qli

  • @Geenyoabdi
    @Geenyoabdi 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waalidiintii hore waxay qaadan jireen geel ari io gamaan xtaa bunduq ayaa lasiin jiray reerka gabadha laga donanaaayo lknse hada madaama intaas hawada ka baxeen waxaa noo badalay lacagta marka sudaas ayaa kalifaysa in walidka io gabdhaha hada jiro ay qadariyaan lacagta qof walpo ayaana jecel inuu wax ku darsado qof shaqaysto ee xta kan dad kuxigo kuma rabo hadaa gacan madhanthy❤

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 หลายเดือนก่อน

    maansha allah walal qaali cadceed ridwa waa gabadh aqli badan oo aftahana ilaahay ha xafidee wll qaali

  • @HavsaCaddey
    @HavsaCaddey 2 หลายเดือนก่อน +12

    Gobaad paarcad soo qabo plz wlloh

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 2 หลายเดือนก่อน +5

    Siday u asturantahy ayaa wax lasiisto lahayn,Masha allah.
    Abyo sidan u asturnow oo iskada dharka qafiifka ah eed xeranayso

    • @BahjaSiyaadmaxamed
      @BahjaSiyaadmaxamed 2 หลายเดือนก่อน

      de arooska uunbay kutagtaa wlal kaligeedna ma xidhato iyaduuni yanay inoo muuqn walal

    • @quruxsan1215
      @quruxsan1215 2 หลายเดือนก่อน

      @@BahjaSiyaadmaxamedaroos ka maha TikTok so eeg waba ay wada qaawan tahay halkan baan magaceeda ka arkay ka hor mabab aqoon

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 หลายเดือนก่อน +10

    Bro si hormar mesha dad jacayl hayo kenysa markastee
    Sheekh mutafe
    Xasan galydh
    Khalid fodhadhi
    Dad umada aqoon ay ka faidaan

    • @aidarusmohamed877
      @aidarusmohamed877 2 หลายเดือนก่อน

      Ma Shiikh mustafa iyo halkaan 😂😂 waryaahe maxaa kaa siya ma wax baad soo yara cabtay

  • @SowadOsman
    @SowadOsman 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah

  • @Boqoradasamirka
    @Boqoradasamirka 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga Oo Borama ku dhashayi kiso barbarayiba ayaba jecel Hargayise ama rudwayi mel kale jeclata😮

  • @Nasab803
    @Nasab803 2 หลายเดือนก่อน +4

    Cadced ❤❤❤walal hore u soco wan ka hela barnamij yadada

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 หลายเดือนก่อน +5

    Qalbiyada isjecel jacaylka qadariya farxadu way imaanaysaaye ❤❤❤insha allaah xbty waa talo wanaagsan

  • @Iqramaxamed-b6p
    @Iqramaxamed-b6p 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waan ku jecelay ridway wll alehaku dayo

  • @Farax-rb3dd
    @Farax-rb3dd 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ridwa ma moodid iny qadan qaran dhashay mshllh wa inanyaro dagan

  • @abdirahmanii
    @abdirahmanii หลายเดือนก่อน

    Ridwa Mustafe gabadhi qadan qaran saw maaha '

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 2 หลายเดือนก่อน +2

    m. aridwaa waaan jecelay waana fariid lajamd codkar ahna wallhi nagaha qaar ayaa moda 40 jir ridwa cidii garanaysa uunba taqaana 2004 ayy dhalatay

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 หลายเดือนก่อน

      Waa inan yar meelaha 22 yrs lakin way cadhishay wayna is cadaysay midaas ayaa duq ka dhigaysa

  • @ahmedomer3730
    @ahmedomer3730 2 หลายเดือนก่อน +3

    #cadceedow zxp barnaamijyadan baroor kastiyada ee aad chanelka ku koobtay kadaa zxp.
    #waa-iga-talo
    Chanelka balaadhi oo keen
    abwaan
    Sheekh
    Wariye
    Siyaasi
    Cid walba 🫵

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 2 หลายเดือนก่อน +7

    cadaceed taagera lanbar 1❤

  • @hazzanmohamedadam1838
    @hazzanmohamedadam1838 2 หลายเดือนก่อน +8

    Aar midhani waa mid farxad miidhana oohintii ka nasta

  • @CabdiAadan-ik7fo
    @CabdiAadan-ik7fo 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah ridwaay. ILahey xigmadada hakuudaayo wll❤❤❤❤

  • @SiciidcabdiMaxamuud12
    @SiciidcabdiMaxamuud12 หลายเดือนก่อน

    Wa daareen jacayl wa an wax lagu wad noloyahay ❤

  • @AwalehMahdi-w3n
    @AwalehMahdi-w3n หลายเดือนก่อน

    Mashalh Mashalh Mashalh

  • @IbraAli-v5e
    @IbraAli-v5e หลายเดือนก่อน

    Mashaa allh

  • @MahamedAhmedBahdon
    @MahamedAhmedBahdon 2 หลายเดือนก่อน +1

    WLL RIDWA HARGAISA AYAN KUDHASHAY WAXAD KUDHALATAY DULCAD MAGACAGUNA RIDWA MAHA EE WA RUQIYA

  • @alii6376
    @alii6376 2 หลายเดือนก่อน

    I love this lady

  • @Nasteexosagala
    @Nasteexosagala 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi waa ruunteda waa ku arkaya oo waanku cashqaya waye 😅❤😢

  • @MaxamedAyaanle-gu8ws
    @MaxamedAyaanle-gu8ws 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waligaa qof ku jecel ha iska dhagoline balse qof ku jecel waligaa ha khiyaamin 😢😢

  • @xamdacali4644
    @xamdacali4644 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allh habo Alle haku xaafido

  • @axmedCali-id6bz
    @axmedCali-id6bz 2 หลายเดือนก่อน +3

    keep going pro 🥰

  • @luckymohamed3018
    @luckymohamed3018 18 วันที่ผ่านมา +1

    quruxdiba yaaabtay😂

  • @داعية-ث4ض
    @داعية-ث4ض 2 หลายเดือนก่อน +6

    Wllo. Hablaha waraysiga ka daa ha ceebayne

    • @hodan2717
      @hodan2717 2 หลายเดือนก่อน

      Naagahaa ka daran on xishonayn

  • @Deef4Cabdi-mu4dg
    @Deef4Cabdi-mu4dg 2 หลายเดือนก่อน

    Ku dedaal oo daneyn badan sii way kuu fududaaneysaayee insha Allaah khayr weyn kuu rajeynayaa

  • @hodanmaxamuud-p8u
    @hodanmaxamuud-p8u 2 หลายเดือนก่อน

    Gobaad baarcad soo qabo plz wllo

  • @FadumoAbdi-e4u
    @FadumoAbdi-e4u 2 หลายเดือนก่อน +9

    Meel pa lazo fadhisan nin pa laga zhekyn😂😂

    • @Hiboabdi7777
      @Hiboabdi7777 2 หลายเดือนก่อน

      😂wlhi wa ila aragthy

  • @naimanaimagapyayee
    @naimanaimagapyayee 2 หลายเดือนก่อน +2

    Natasha gwl

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg หลายเดือนก่อน

    Ilhaye cawradakayaga astur xishodan haanaga qaadin

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤Mashlh

  • @SakariyeZaki-x7l
    @SakariyeZaki-x7l 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah arwa wll

  • @NASIBpetroleum
    @NASIBpetroleum 2 หลายเดือนก่อน

    she is fucking beautiful walhi dammm she kinda stole my heart

  • @SalmaanaxmadBaaruud
    @SalmaanaxmadBaaruud 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaa run ayay ka hadashey ridwa waa jirtaa wll

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa gabar rux iyo daganaan iyo kalsooniba haysa maashaa allaah

  • @HamdiMoussaIbrahim
    @HamdiMoussaIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ala tayar indho adka hooyadeed sow ma dhawaneyso cabsidi halke kaa martey ? Misa aniga kaligey ban hooyo ka cabsoda😂

    • @hadiyamohamed-ij1wz
      @hadiyamohamed-ij1wz 2 หลายเดือนก่อน

      Waa laynaga nolol duwan yhy 😂😂😂😂😂

    • @HamdiMoussaIbrahim
      @HamdiMoussaIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

      @@hadiyamohamed-ij1wzhooyasheen aan wax barno❤qali😂

    • @user-sports482
      @user-sports482 2 หลายเดือนก่อน

      hamdi abayo

    • @TimmiSG256
      @TimmiSG256 2 หลายเดือนก่อน

      O maxay sameysay kow

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 2 หลายเดือนก่อน

      Xishoodkii wuu dhammaaday waatigan la joogo runtii
      #Gabadhi waxay ahaan jirtey tii sariigata ee xishoota si ay qiimo uyeelato .

  • @axmedcismaan4781
    @axmedcismaan4781 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah❤❤

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa'allaah Ridwa sifiican ayey wiilasha iyo gabdhaha wax oogu'sheegtey, war qof walboow qof wanaagsan noqo kii wanaagsanoow sii wanaagsanoow.
    Wiilasha madmadow waa la'idin baahanyahey aniga maariinbaan ahey la'ima dalban sorry yacni maariin meesha lagama'rabo kkkkkkk.
    Oo maxaa meesha na'looga saarey hadaan nahey maariin kkkkkkkk.
    Waa gabar wanaagsan oo dadaaleeysa ilaaheey ha'kugarab galo waxkasta oo dooneeysid.
    Wadanka yaan laga'bixin wadankeena somaliweyn wax aduunka ka'fiican malaha dhan walba cimilada cuntada maashaa'allaah Ridwa waa runteed ee wadanka yaan laga'bixin.

  • @RIDWAANMUSE-s6r
    @RIDWAANMUSE-s6r หลายเดือนก่อน

    Intaba wan ahe yagu qadatay wll

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 หลายเดือนก่อน

    Asc cadceed gabadhan aad xayaysuunaysid mawaxaad rabtaa in ay gabdhuhu ku daydaan walaahi waxaan galay page keeda waad kayaabaysaa waa caariyaad waar Allah kabaqa

  • @adansharaff5466
    @adansharaff5466 2 หลายเดือนก่อน

    garoob haday tahy cadnaan lambarkeda iiso sheeg ana eyl dejinayee

  • @HindaAxmed-ns7cz
    @HindaAxmed-ns7cz 2 หลายเดือนก่อน

    Mash allh ❤❤❤❤❤

  • @roobleqays9638
    @roobleqays9638 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed. Dheereeye

  • @TayibMohamed-vw1vq
    @TayibMohamed-vw1vq 2 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah

  • @AbdilahiAhmed-oi3zq
    @AbdilahiAhmed-oi3zq 2 หลายเดือนก่อน

    wll waxaa rabaa inaa qiso kashekeyo sidee kugu heli kara

  • @IkranMohamed-w7m
    @IkranMohamed-w7m หลายเดือนก่อน

    100 ayuu ka mid ahaa kulahaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sharmarkemahdi160
    @sharmarkemahdi160 2 หลายเดือนก่อน

    Zhoodheydii Gar i0 Gardar0 waan ku wathaa walalzhy 😮🖐

  • @Ayan_Ahmed76
    @Ayan_Ahmed76 2 หลายเดือนก่อน

    Walhi waa runted nolosha hada waa ikhyaali😢

  • @Umalkheyr-q2m
    @Umalkheyr-q2m 2 หลายเดือนก่อน

    KeeP Going❤

  • @draadenabdi198
    @draadenabdi198 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @Rakiaomar-m4m
    @Rakiaomar-m4m 2 หลายเดือนก่อน

    M.a walhi waxy ka hadshay xaqiiqyin jira😊

  • @fariidoabdi2244
    @fariidoabdi2244 2 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyartii hargeisa ee walipa caanka ahaa waxay kaga dhagtey qofba jecley oo iga tagay oh my God 😂😂😂😂

  • @jamaaldhido7001
    @jamaaldhido7001 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qadan qaran soo wabo wlll ples

  • @hodanmaxamuud-p8u
    @hodanmaxamuud-p8u 2 หลายเดือนก่อน

    Gobaad baarcad so qabo wllo

  • @fathiadjama
    @fathiadjama 2 หลายเดือนก่อน

    Hhh walee maxaa laisasoo qabtay. Maxaa umad is khiyaantay.😂 Thanks to this podcast

  • @Boqoradasamirka
    @Boqoradasamirka 2 หลายเดือนก่อน

    M.a alah Rudwayi wll ale aqliga haku barakeyo Walhi qof wanagsan inad tahayi wayi ka muqata inta kugu xadgudubtayina Ale ayab Xisabin dona adiguna waliga sida usoco qof horumar leh oo aqlileh oo fikiraya ayad tahaye ❤😮

  • @adansharaff5466
    @adansharaff5466 2 หลายเดือนก่อน

    idoorku waa naago qurxan yihin lkn qabyad ayey ciyalka kabarayan

  • @Dr.AliHashi
    @Dr.AliHashi 2 หลายเดือนก่อน

    Ridwa ❤❤❤❤

  • @jccmahdaristudio4797
    @jccmahdaristudio4797 หลายเดือนก่อน +1

    Qadan Qaran inanteeda ninka guursanayaa iga cilmi badan. Aniga hammoba iima qabateen waayo waxa ii sawiran aniga oo habeen aan yara tumay tanyar kadib inta qadan loo sheegay ay dusha iga fuushay oo weliba Live na igu soo gashay bal yaa iga kicin waa kane waa halkaa ku bakhti oo aabbahaa fuudka la cab😂😂😅😅😅😅😅😅

    • @IkranMohamed-w7m
      @IkranMohamed-w7m หลายเดือนก่อน +1

      Live ayaaba ugu darran😅😅😅😅😅😅

    • @jccmahdaristudio4797
      @jccmahdaristudio4797 หลายเดือนก่อน

      ​@@IkranMohamed-w7m wllo Yaan Life Lagugu galin

  • @mustaqiimmaxamuud8243
    @mustaqiimmaxamuud8243 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wll cadceeda keep going aadbn kuu taageeraa wlo🥰

  • @Deef4Cabdi-mu4dg
    @Deef4Cabdi-mu4dg 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal qofka kula taliya ayaa hartu dadka u wanaagsan midbaan kuu sheegayaa waxaad tidhi luuqada carabigaan igu Adag heerna igaarsiisay inaan nacay waa liidasho xaga qalbigaagaa

  • @AHMEDNUURABDI-xo1pn
    @AHMEDNUURABDI-xo1pn 2 หลายเดือนก่อน +1

    M,a😊

  • @AbdifatahFatah-dr6qq
    @AbdifatahFatah-dr6qq 2 หลายเดือนก่อน

    Cadceedeey Walaal Waa Dayaxe Niyow Aan Kula Kaftamee Inanta waan ka helay Laakiin Markaad Tidhi Hargaysa Ugu Caansan Walhy Xuquuqdeedii Ayaad lumisaye Caanimada Ma Ka tanaasulaysaa Tlw😂

  • @nimcoyusuf-zi7qe
    @nimcoyusuf-zi7qe 2 หลายเดือนก่อน

    Next , Gobaad baarcad

  • @dahabo4381
    @dahabo4381 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhani isku ekaa Boqorada samirka😊

    • @Asli256
      @Asli256 2 หลายเดือนก่อน

      waa run lkn tani waa qadan qaran inanteda

    • @HudaMaxamed35
      @HudaMaxamed35 2 หลายเดือนก่อน

      Haa wllhi anpa iyadaan moodayay marki hore

  • @Alied_haseen
    @Alied_haseen หลายเดือนก่อน

    Qays qaysar soo qaboo niinkaa

  • @YaasiinabdirisakYalovich
    @YaasiinabdirisakYalovich 2 หลายเดือนก่อน +2

    Caanimo aah qoftan weligey ma aragbeee

    • @NejlaMohmeth
      @NejlaMohmeth 2 หลายเดือนก่อน

      Waa Ina Qadan Qaran😂😂caana maha

  • @jamiilajanno-q2i
    @jamiilajanno-q2i 2 หลายเดือนก่อน

    Rithwa qurruux❤❤❤❤❤❤

  • @istarhabeen
    @istarhabeen 2 หลายเดือนก่อน

    Ridwa waba magac rag, maxaa qaldan?

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    horta cadceed ma aroortibu dadka warysta 1 ayuu soo galiyaye😂😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 หลายเดือนก่อน

    Nin madow gabadh is cadaysay ma rabo ee Nimanka Dulayste yaasha ah ayaa raba naagaha is cadeeya

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 2 หลายเดือนก่อน

    Codkaagu aad buu ugaabanyahay

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    qisadiiba ka dhex gashayba inanta walal

  • @ShaahimaYuusuf
    @ShaahimaYuusuf 2 หลายเดือนก่อน +3

    Horta Hablahan dadki dhalay meye malinkasta leh nin ban jclay

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 2 หลายเดือนก่อน

      Ma ceebaa markaa, maanay qof jeclaan karin. Kaliya qiso soo martay ayay ka sheekaynaysaa waana dhacdo.

  • @sharmakejama9495
    @sharmakejama9495 หลายเดือนก่อน

    Qadan Qaran kusoo xeji😂😂

  • @Deef4Cabdi-mu4dg
    @Deef4Cabdi-mu4dg 2 หลายเดือนก่อน

    Waa liidasho inaad daneyn weydo luuqada quraanku kusoo dagay oo Aad daneyso ama Ay daneynteedu kaala badato luuqadaha kale subxasnalaah

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 2 หลายเดือนก่อน

    Weriyaha gabadha shukaansi caadiyuu ku hayaa😂

  • @deka127
    @deka127 2 หลายเดือนก่อน

    ma allh❤😅

  • @Nasroawil91
    @Nasroawil91 หลายเดือนก่อน

    Marka waraysiyada jcylka laga. hadlayo
    Niyadada makusoo dhacdaa
    Allow Yaa kuwaraystoo ,wararbadan kaa gura 🤔

  • @Shire347
    @Shire347 2 หลายเดือนก่อน

    Nabax afracabiba hadaad necebtahay qof fiican mahid

  • @dalbilamuhumed5695
    @dalbilamuhumed5695 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 horta reer hargaysodku ma isku camiran mise haday camera so hor istaganba in ay caan yihiin bay is modan😂

  • @Umayma12
    @Umayma12 2 หลายเดือนก่อน

    Manta kahor aniga ma arkin ee ha dhihin dadka dhan wey ku yaqaanan

  • @qizzadak7552
    @qizzadak7552 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan waa reer djbt wlhi oo bilahi

  • @queenfilsan9042
    @queenfilsan9042 2 หลายเดือนก่อน

    Naa rudway wllo farxda lagu shegaba waa adoo lcg hesta

  • @foziaziciitApdale
    @foziaziciitApdale 2 หลายเดือนก่อน +1

    𝚠𝚊𝚕𝚊𝚕 𝚌𝚘𝚍 𝚔𝚊𝚊𝚐𝚊 𝚋𝚊𝚕 𝚢𝚊𝚛𝚊 𝚗𝚘𝚘𝚕𝚎

  • @IbraahinMaxamed-iq9hg
    @IbraahinMaxamed-iq9hg 2 หลายเดือนก่อน

    Nin dheero madow wlhi aniga ayaa itil mantey madowan darteed waxaa La idhaxaa aswad 😂😂😂😂😂😂

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 หลายเดือนก่อน

    Ciyaarta tafatira maxaa ladhaha

  • @ShugriHasan-cp9wm
    @ShugriHasan-cp9wm 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asc
    Habo
    Hooyaday ayaad la midtahay
    Diiday
    Danmark
    Oo ku dhimatay hargaysa
    🥲

  • @XamdiCabdi-m2d
    @XamdiCabdi-m2d 2 หลายเดือนก่อน

    Qadan qaran wllo

  • @uagaazo__kuukay5272
    @uagaazo__kuukay5272 2 หลายเดือนก่อน

    Kaalay ani I warayso 15sana nin daba socde kkkk

  • @KoureyshaKoureysha
    @KoureyshaKoureysha 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sido aniga ay tahay ban cabsanya bl hooyiyo umadi garnysay many dawnayn aniga kuwasa wadnaha igalaye mise youtbka ma isticmaln😂

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 2 หลายเดือนก่อน

      Xishoodkii wuu yaraaday waatigan la joogo runtii

    • @AbdirahmanAdan-r1e
      @AbdirahmanAdan-r1e 2 หลายเดือนก่อน

      Waanjognaa huno 😂

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan is weydiiyaa hablaha somaliyeed maxay ajnebiga asd ugu jecel yihiin .?
    Aniga hooyaday waa carabiyad waxan jiga usa , markan jamacsda dhigan jirey way ii soo qosli jireen . Waayo carab van u ekahay

  • @amiirdaacad4243
    @amiirdaacad4243 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fataatiir maxaa weeye😂

    • @Yariisay
      @Yariisay 2 หลายเดือนก่อน

      Footaryda😂