Xaafad cusub oo lagu daahfuray Muqdisho | Future Estate

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ค. 2024
  • Dhawaaan waxaan booqan doonaa xaafadahaan inagoo si faahfaahsan uga hadli doona xog walba oo la xariirta iyo meelaha aad kala xariiri kartaan.

ความคิดเห็น • 33

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 2 หลายเดือนก่อน +13

    Fadlan magacyo soomaliya haloo bixiyo oo ingriisidan halaga daayo

    • @user-qc3lj2mc5y
      @user-qc3lj2mc5y 2 หลายเดือนก่อน

      Waa run

    • @sky_1003
      @sky_1003 หลายเดือนก่อน

      Waa run. Magacyo Somali aaku haboon

  • @mohammednoor7729
    @mohammednoor7729 2 หลายเดือนก่อน +2

    waa arin wanaagsan waad noo sheegtey qiimaha 1kii fillo lkn nooma sheegin cabirka dhulka eey ku fadhido iyo cida lagala xiriirayo marka sxb soo gudbintaadu waa qabyee soo dhameystir insha allaah

  • @Iseyougtr62
    @Iseyougtr62 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qaaali

  • @sahromahamud
    @sahromahamud หลายเดือนก่อน

    Manshaallaah Ilaaheey Hanoo Xafido Wadanka

  • @AA-ks2tw
    @AA-ks2tw 2 หลายเดือนก่อน

    Wa mashruuc fican. Contacts future properties nagu cawi

  • @BT252D
    @BT252D หลายเดือนก่อน

    Shirkade dhistey

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 2 หลายเดือนก่อน +3

    That land all belonged to my family we sold it

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 2 หลายเดือนก่อน +1

    Magaalo aan city plan lahayn oo ayadoo dhan dhisme laga dhigay halka magaalooyinka aduuunka ay muhumada koobaad leedahay wadooyinka iyo goobaha bulshada sida beeraha dadweynaha iyo parkingka baaburta
    War halagu daydo sida caalamku maagaalooyinka u dhisto ee ka daaya magaaladaan qolalka 10ka meter u dhaxeeyo laga dhisayo ee magaalada foolxumeysay

  • @guulwade989
    @guulwade989 2 หลายเดือนก่อน +1

    Afka hooyo ayaa lagu diray dadkan future estate waxaa ka fiican dhismaha yool

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 2 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 2 หลายเดือนก่อน

    Magac afsoomaali ah maloo waayay

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaliya hiray ha usocoto ,Mogadishu quruxdeeda w aa quruxda Soomaalida

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

      Muqdisho
      Waxay noqotay Guri Qabyaaladees Hawiye ayaa sheektay

  • @justshortsports9459
    @justshortsports9459 2 หลายเดือนก่อน

    Maal gashigu waxaa ka wanaagsan maankashi
    Dhul in ladhisaa waxaa ka wanaagsan in dad ladhiso
    Xadiiskii rasulka scw wuxuu ahaa
    Qofkii waa bariista isagoo amni qabo kadibna caafimaad qabo
    Waxaa la hormariyay amniga
    Kadibna cafimadka
    Kadibna wuxuu Quuto heysto
    Gunaanadkeygu waxa waaye
    War hooy intey goori goor tahay
    Amniga halaga shaqeeyo iyo ummadan in ay isku filnaasho xagga quutka gaarto

  • @shukrimohamed1205
    @shukrimohamed1205 2 หลายเดือนก่อน

    Intee kala xirinaa

  • @Anzal222
    @Anzal222 2 หลายเดือนก่อน

    Inkastoo lacagtas aad u badantahay

  • @Fifiyale
    @Fifiyale 2 หลายเดือนก่อน

    WAXAN IIBSANAYA 3 GURI. HADDII LOO BIXINAYO MAGACYO SOMALI AH. U BIXIYA GURYAHA MUSTAQBALKA. HADAN IBSANAYA

  • @Ronaldoisthe74
    @Ronaldoisthe74 2 หลายเดือนก่อน

    Mabadiii aaaway markaaan 78K Guri siiisto barima la idilo 😅😅😅😅

  • @abduldirie8867
    @abduldirie8867 2 หลายเดือนก่อน

    Wax contacts ah kama aaadan tagin seee loosoohelaaa”future properties “

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

    Guryo ay Soomaali dhimatay oo waliba ganacsi u dhisatay wixii gado ayaa khasaaro qabo

  • @Anzal222
    @Anzal222 2 หลายเดือนก่อน

    Yar yareen malamute bixin karaa

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 2 หลายเดือนก่อน

    Qabuuro ma laga dhiisay?

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 หลายเดือนก่อน

    Plz somaliya maxaa udiidey in ey Afkooda hooyo ey isticmalaan maxaa ingariis iyo carabi loo gu magacabayaa waxaanahay somali meshana waa somaliya ubixiya magacyo somali ah naga daya dhan xumadan saan waxaa ku baba'ayo dhaqankena iyo Afkeena hooyo

  • @yarka4574
    @yarka4574 2 หลายเดือนก่อน

    Xaafado Bulshada kaxiran ama Darbi laguwarejiyo... waxaay mujinaysaa Kalsoni-Xumo, Amni-Xumo. Dadka Xamar ilbaxnimo ayeey u'arkaan. Laakin ilbaxnimo maaha, waa Kalsoni-Xumo. 😎

  • @inashabukar4833
    @inashabukar4833 2 หลายเดือนก่อน

    Fake waye cariri

  • @issackali1659
    @issackali1659 2 หลายเดือนก่อน +2

    Contact Numbers koodana hala soo raaciyo fadlan

    • @Shams-yb2ui
      @Shams-yb2ui 2 หลายเดือนก่อน

      Information kalla dhiman contact number ka so qora plzz

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 หลายเดือนก่อน

    Shirkada contact number keeda so qor adigo mahadsan