ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Askartaan aaway saraakiishii Xukumeesay? Ma askari keliyaa dambi galo?" Md Xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 เม.ย. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 48

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 4 หลายเดือนก่อน +4

    Mr President guuleyso.

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 4 หลายเดือนก่อน +3

    Guul xasan dalxureye well den

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 4 หลายเดือนก่อน +2

    Madaxweyne wa ruunta lakiin qaadka iyo muqadaradka dalka kaoo jijooji

  • @MaxamedNuurmacalin-xg3wt
    @MaxamedNuurmacalin-xg3wt หลายเดือนก่อน

    WAA. QUD. BADA. WANAG SAN. TAWANEY SA. QAL BIGA XA QIINA AH. MASLI YA DAD. GARO. TALIYE WAA TALO. WA NAG SAN UU. SII YEY. MADAX WEY NAH. QARAN KA. SO MALIYA. M. M. XASAN. SHEQ. MAXAMUD GUUL. SOMALIYA❤

  • @abuukarshisak6879
    @abuukarshisak6879 4 หลายเดือนก่อน +3

    Guuleyso madax weeyne

  • @abuukarshisak6879
    @abuukarshisak6879 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaa horey looyiri sirkaal xunbaa jira ee askari xun majiro

  • @user-me2ob9pd8t
    @user-me2ob9pd8t 3 หลายเดือนก่อน

    Dal xureeye ❤❤❤❤

  • @YusroSalaad
    @YusroSalaad 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sax

  • @AsdAsd-gx3dm
    @AsdAsd-gx3dm 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah waa guul iyo goobanimo

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 4 หลายเดือนก่อน

    thanks so much
    Mr.president

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cj 4 หลายเดือนก่อน +1

    kkk sheekeeye maashaa allaah

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mudane madax wayne dag dag u saxeex dilka qoslaaye iyo guruub kiisa dilkiisa Khair ayaa kujira ilaahay Ayaan kugu dhaariyaye madax wayne ku dhakhso sakhraan weeyaan qoslaaye

  • @HalimaKulmiye-gr9xn
    @HalimaKulmiye-gr9xn 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dalxureeye xasan shiiq ALLAHA ku xafido. Sax ciidanka waxaa ku dhax jiro kuwa aan u qalmin asgari

  • @awilnur372
    @awilnur372 4 หลายเดือนก่อน +1

    Legend Hassan 🦁 👑

  • @CalinuurMaxamed-rd3gq
    @CalinuurMaxamed-rd3gq 4 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso aabe xasan

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 4 หลายเดือนก่อน

    Cidanka aya dadka Layo Waxas kabax e kiski ikran tahalil maxad u furi waysay xasan sh

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 4 หลายเดือนก่อน

    Mahad salad iyo Rubla bahana iyo al cadala aya diman in Lakano madama adiga adkagabosay xasan sh

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 4 หลายเดือนก่อน

    Illaahey cadawgaaga ha qabto dalxureeyo

  • @user-uv3ke8dr8p
    @user-uv3ke8dr8p 4 หลายเดือนก่อน

    Dr prasidant ❤

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 4 หลายเดือนก่อน

    Munaafaq Munaafaq dhalay oo somali kala qeybiyey.

  • @CabdiqaniMaxamed-si1nz
    @CabdiqaniMaxamed-si1nz 4 หลายเดือนก่อน

    Aada ka miid ah waxa wax qarxiin niyow naga amus gur gurte

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 4 หลายเดือนก่อน

    JAWAABTII UGU FIICNEEYD ABID AYUU AAWA MWEYNAHA BIXIYEY GUUL PERESEDENTI XSHIIKH

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 4 หลายเดือนก่อน

    Way bilawatay waxad kahadlaso walaso qabtay wakana

  • @RM100-d9z
    @RM100-d9z 4 หลายเดือนก่อน

    Yes I use to say that

  • @user-ic3ht8jx2b
    @user-ic3ht8jx2b 4 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso madaxweyne waa sax hadalkaada

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 4 หลายเดือนก่อน

    Mahad salad ayaa mas ul ka ah

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 4 หลายเดือนก่อน

    Guulayso

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkan wanyabe majajaliste Miya.

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 4 หลายเดือนก่อน

    Waylakum

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 4 หลายเดือนก่อน

    Waa kabuuuxaan daroogiista yaal buux oo weliba amaanka ufuran yahay oo ku daan daansanaa

  • @user-xi3tg5op3y
    @user-xi3tg5op3y 4 หลายเดือนก่อน

    Xasandhiiqo waxa kadhaco magalada wa mid adiga aya uaha abe marka dadka wey sojedan elasoco

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 4 หลายเดือนก่อน

    Xasaan shek adaa dhalin yaro yar yar sar kaalo ka dhigey 100 dollar u qorey. Dhali yar yar laga ma dhigo saraa kiil iyo gerenaalo.

  • @nadifajamac4111
    @nadifajamac4111 4 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah malikiqudus

  • @iman1527
    @iman1527 4 หลายเดือนก่อน

    Sargal misa gashanle sas lola hadlayo ma kula tahy ino wajibkesa godanayo oo anba lo mahadcalinen wax ficn samesay la dahen cidanka dalkoda la jaclasiya hadal ficn lagula hadla Wa lafdabarta dowlada mar Hadi 100 dolar rabin goriga hoyada ska aad marna san

  • @user-mi7cv9oy4q
    @user-mi7cv9oy4q 4 หลายเดือนก่อน

    Madaxa Wayne. Askartu. Warkaa kaamasugan. Waxaykaasugayaan mushaarkordhin darajo. Iyo. Qalabayn. SI. Wadanka. Loo xoreeyo

  • @user-tj8wd4hr2p
    @user-tj8wd4hr2p 4 หลายเดือนก่อน

    Adiga shacabkaan ad udharaday maogada

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 4 หลายเดือนก่อน +1

    adiga wadanki waad kuciyaartey

  • @RachidAlialaleh
    @RachidAlialaleh 4 หลายเดือนก่อน

    adigu dacaad matahay madaxweyne

  • @ZakiabrhmZakiabrhm
    @ZakiabrhmZakiabrhm 4 หลายเดือนก่อน

    Arintan ayaa sax ah hala dil tuug

  • @DaudBashir-rb5ol
    @DaudBashir-rb5ol 4 หลายเดือนก่อน

    Kor waayeel waa wada indho

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 4 หลายเดือนก่อน

    Ali xoosh wasiirka arimaha gudaha waa gantaal la soo gamay. Xasan dhooqo inuu Garowe ka dajiyo ayuu rabaa si xabad uga bilaabato. Belo ku degtay dowladnimadii noocaas bay noqotay 😂

  • @nadifajamac4111
    @nadifajamac4111 4 หลายเดือนก่อน

    Adigu marka hura qaynunka mad ilaliysid ilaahoow xaqa uhiili

    • @Hardyironman
      @Hardyironman 4 หลายเดือนก่อน

      Adiga daarood xuun oo liitaa tahay waa idinkaga dhamaatay in dowlad somaliyed hogaamisaan wllhi inshllh dhici meyso somalia lagu kala tagaa

  • @omararale7962
    @omararale7962 4 หลายเดือนก่อน

    Adiga wadan ladaho somalia ya mas ul katahay. Why is your family and relatives looting the country left right and center? Why the grabbing, why the nepotism in your administration? Reflect yourself before talking about others Mr. President

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 4 หลายเดือนก่อน

    Yaab madaxweyne malinka hantida la isweydinayo adiga iska wrn bal maxa ku yaal

  • @abuukarshisak6879
    @abuukarshisak6879 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaa horey looyiri sirkaal xunbaa jira ee askari xun majiro