DAAWO; Xuseen Caydiid oo Kashifay Halkii Loo Waday Hubkii Mareexaan Dhacay Iyo Qorshe Halis Badan oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @sabahmoge1919
    @sabahmoge1919 2 หลายเดือนก่อน

    ❤thanks huseen cayded

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 2 หลายเดือนก่อน +6

    HSN SHEIKH ayaa dhulkii Dowlada wada xaraashe ALLE hakaqabto

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 2 หลายเดือนก่อน

    That’s right Xussen ceydiid

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 2 หลายเดือนก่อน

    Dastuurki Xussen Ceydiid gacmaha ka qabte maa Xassan Sheikh loo aqriyo 😎

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 หลายเดือนก่อน +7

    xuseen odeygii raabiyo baa ku dhaley adigan sidii aabahaa rabiyo baa lagu dilayaa

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 2 หลายเดือนก่อน

      Hussein aidid guul keep up

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 2 หลายเดือนก่อน

    KISMAANYO MA AHAYN QAYBTA 3.AAD.BAYDHABA AHAYD.XUSEEN CAYDIIDOOW WAX BAAKAA KHALDAN

  • @TheMohadam
    @TheMohadam 2 หลายเดือนก่อน +1

    DAMEER WAYE xuseen

  • @abdinasirhussein5527
    @abdinasirhussein5527 2 หลายเดือนก่อน

    Ina Xusseen Caydiid miyuu is dabaalinayaa mise wax kale ayaa jira?

  • @mustafeahmed5555
    @mustafeahmed5555 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan xaqiiqbuu ka hadlay waxaa fahmaya ululcuquulka jaahilku ma,fahmayo

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 2 หลายเดือนก่อน +3

    Madaxweyne miyuu ahaa ninkaan tariikhada kumajiree

    • @AliAli-uh5bu
      @AliAli-uh5bu หลายเดือนก่อน

      Wuu ku riyooday

  • @NaleyShire
    @NaleyShire 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk. Gormad madaxweyne noqotey,kan wuu ku dhaftey, habarta. Madaxweyne ayey kaga dhagtey

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ana madaxwene so noqday kulaha ma ku riyoday

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kani waa macduur wuxuu sheegayo iyuu leeyahay si dadban ayaan u sheegayaa

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 2 หลายเดือนก่อน

    Xusen waxaa la hadlaya dad badan. The man hears voices 😁😁😁😁

  • @hassanabdi3502
    @hassanabdi3502 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka masskaxda ka jiran yay somaalidu waraysataa,halkaa waxaa kaaga muuqda in Somalia ay u dhamaato.
    Wuxuu filelkaa sirta ah anaa laysiiyey,markaan High Schoolka dhamaystay.
    Takale wuxuu dhahay anaa Madaxweyne soo ahaanjirey.

  • @ugashassh447
    @ugashassh447 2 หลายเดือนก่อน

    Goormu Madaxweyne Noqday Waa Waalan yahay

  • @HaliYusuf
    @HaliYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Haye

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 2 หลายเดือนก่อน

    Asc, Xusen Caydiid dhulkii ay USC qaadatay iyo Guryohii shacabka somaliyeed oo aad dhacdeen oo wali habargidir haystaan.tack

  • @mohamedwarsa
    @mohamedwarsa 2 หลายเดือนก่อน

    Walahi waan yaabay wax alla wuxuu ka hadlayo waan fahmi waayay. Waxaan xusuustay Biden hadaliisa oo meel loo raaco la la’yahay

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kani waa dameer😂😂kkkkkkk

  • @adenhusseinmohamed2980
    @adenhusseinmohamed2980 2 หลายเดือนก่อน

    Adencade cadirixaan diini inuu adeerkaa ahaa waarun laakiin taariiqdiisii sifiican ugufaan asagaa kataariikh fiican

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 2 หลายเดือนก่อน

    Nin waalan hadalkiisa miyaad noo keentay hadane

  • @Muxiyadin.cabdinadifKowy
    @Muxiyadin.cabdinadifKowy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka waalwaalan xitaa siyaasi ayaa soomaaliya looga yaaqaanaa anaa madaxweyne soo ahaa kkkkk

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb 2 หลายเดือนก่อน

      Beentaa ma ahan waa dad aan rabin dadka wanaagsan kuwa xun bay buun buuniyaan !!!! . Xitaa Diinta kuwa caqiidada ka xumaynayo bay U hiiliyaan culimada wanaagsana lama ogolo oo beentey diidaan iyo in ilaahaay wuxuu leeyahay owliyo la siiyo waa shirki bilaah heesaha fusuqa jaadka kuli umada waa U fasaxeen marka xumaantaa umadii deeqdey.

    • @Theking24h
      @Theking24h 2 หลายเดือนก่อน

      Dhul-Qarnayn weyan

  • @AbdulomarYussuf
    @AbdulomarYussuf หลายเดือนก่อน

    Adeer ninkan mafayooba......ee nimankii sacad Naga aamusiiya ku dhaha please 😂.

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qof walan bay wareysanayaan waxba maka fahmin waxa ow sheegayo

    • @Theking24h
      @Theking24h 2 หลายเดือนก่อน

      Dhul-Qarnayn weeyan

  • @MaxamedxashiXaashi
    @MaxamedxashiXaashi 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nin waalan , jawabtii buu dhinac marey ,warkiisu ma fadhiyo,kan warysanaya , xayawaankale

    • @taaloogyare11
      @taaloogyare11 2 หลายเดือนก่อน

      wareysiga si fican u dhageyso, Hubkan somali ayaa lahyd ayuuu yiri, dib ayaa loo siiyay inay mar kale isku laayaan. wax waaalan waa u egyahay, lakin waa is dabaaalinayaaa wx badan ayuu og yahay waa fuley, lakiin muhiimada hadaaa ka dhagaysato wax badan ayaaa kaga soo baxayaaa.. kkk

  • @muhammedhassan418
    @muhammedhassan418 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aqon wu leyahay lkn qabka hadalka aya ka maqan wayo wu isku dhex yacina hadalka

    • @Theking24h
      @Theking24h 2 หลายเดือนก่อน

      Dhul-Qarnayn weyan

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu หลายเดือนก่อน

    Ina Caydiid yaa iska aamus dhaha

  • @MaxamedxashiXaashi
    @MaxamedxashiXaashi 2 หลายเดือนก่อน

    Hada ayuu yahay mweyne,miskaxday dhaqeen

  • @kaahiyecali1739
    @kaahiyecali1739 2 หลายเดือนก่อน

    ninkan hada kahor waxa owdhahay somaliya iyo waa lesku daraa warkisu waa sarbeb

  • @mohamudmusse250
    @mohamudmusse250 2 หลายเดือนก่อน

    Wawalan yahay jiniyow qaba kkkk

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 2 หลายเดือนก่อน

    Xusen abbowe Hassan Sheikh Tasturki waa u bedelay so ma okid

  • @BurhaanMaxamed-d1m
    @BurhaanMaxamed-d1m 2 หลายเดือนก่อน

    Good xuseen g.nrl maxamed faarax waa mahadsanyahay

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน +1

    xaguu madaxwaayne kanoqday toloow waa nin xanuunsan

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 2 หลายเดือนก่อน

      Waad iga qoslisay anigab yaaban goormu noqday

    • @taaloogyare11
      @taaloogyare11 2 หลายเดือนก่อน

      madaxwaynihiii salbalaar ayuuu ka wadaaa.kakkaa

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 2 หลายเดือนก่อน

    Asc, xusen caydiid habargidir ka Saar guryaha shacabka somaliyeed , hantida dadka Celina, telecoms Celiya, Tagbaus ku shaqaysta,tack.

  • @SKSK-gq8xk
    @SKSK-gq8xk 2 หลายเดือนก่อน

    1937 ayaa aabaheey xabsi rashiin ugu geen jiray kkkk

    • @taaloogyare11
      @taaloogyare11 2 หลายเดือนก่อน

      1973 ayuu dhahay..hahaha

  • @BashkaJj-v8g
    @BashkaJj-v8g 2 หลายเดือนก่อน

    Ina caydid waa alcoholic markuu sirqaamo wuxuu doono ayuu dhahaa lakiin hadalkan wuu ku saxan yahay

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 2 หลายเดือนก่อน

    Mays dhahdeen Hospital aa loo baahan yahay???

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 หลายเดือนก่อน

    Dhulka bank sow dowlad iyo dadku maleh muxuu ku haystaa hawiye siyaasi maleh qof dhul haysta hadana dhul boob ka hadlaya xagee lugu arkay orod dhuumo

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Inuu waalanyahay iyo inuu miyir qabo ma kala aqaan

  • @MohamedHaji-vo5eh
    @MohamedHaji-vo5eh 2 หลายเดือนก่อน

    Bisad libaax dhaleey

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @EdoCabdiyo
    @EdoCabdiyo 2 หลายเดือนก่อน

    5😮😅

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 หลายเดือนก่อน +1

    dalkan ilaah baa axmaqii ku dhaley ka bad baadiyey ilaa hada fitnadii abaaha baa la damin la yahey abahana cadaab ugu jiraa ey baa tahey ina raabiyo

    • @abuukarayaanle6842
      @abuukarayaanle6842 2 หลายเดือนก่อน

      Nacaskaan iyo geesigii dhalay maxaa isku bar bar dhigee

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abuukarayaanle6842 haduu kan abahiis geesi ah aakhira ayaa xisaabtaal kan markaan arko waxaan soo xasuusanay waxii ka dhacay xamar 1991 iyo abahiis marka ha na xasuusin

    • @salmaomar-m1v
      @salmaomar-m1v 2 หลายเดือนก่อน

      Joornaki xamar ka soobixi jiray ayaa soo daabacay maytidi oo qaxaysa markii caydiid qabriga looga ag qoday.
      Ninkii caqli lahoow toowbad keen intaanu biniaadamku kugu markhaati furin

    • @abdikadirhassanabdi2143
      @abdikadirhassanabdi2143 2 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan ma miyir qabo laakiin waa wadani. Aabihiisna waxba Uma qabno anagu hadaan MR nahay.

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan goormuu madaxweeyne noqday! Aabahiis ayaa Somaliya qaribee dagaalkiina bilaabee

  • @engineerzuzu4151
    @engineerzuzu4151 2 หลายเดือนก่อน

    Xusseenow warysi dambe habixin adoo saana horta halmar istaag ee madaxa biyo isaga soo shub

    • @taaloogyare11
      @taaloogyare11 2 หลายเดือนก่อน

      hahaha.... biyaha soo qabo, Adiga ku shub kadib marki lawaydiyo , rooob waaye ayuuu dhahaa biyaha.. hahaha

  • @Fays2010
    @Fays2010 2 หลายเดือนก่อน

    Xuseen Maxamed Faarax caawa waxbaa ka qaldan, 😅😅😅😅 wariyahana waa wareeray. Waxa uu yiri aabbahay Jeneral waaw baan 1937 xabsiga wax ugu gayn jirey, war waxu ma jinbaa kolley insi meella kama soo galee. Hhhhh

    • @taaloogyare11
      @taaloogyare11 2 หลายเดือนก่อน

      1973 ayuu ka wdaa waana run, waqtigaaa xabsi ayuu ku jirey G. ceydiid iyo c/llahi yusuf.

  • @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca
    @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca 2 หลายเดือนก่อน

    wax badanbuu ogyahay qaaqlayaashu waxay rabaan hayiraahdeen

  • @themog6556
    @themog6556 2 หลายเดือนก่อน

    1937 KULLAHAA AA ABBE HEEGA AAN CUNTA UGEEN JIRAY !!!LOL