Heeskii Farxiyo Fiska Aay Ka Carootay Eraydii Bashiir Hanuuniye Hooyadiis

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @farhanjama7345
    @farhanjama7345 5 ปีที่แล้ว +51

    Nasiib uma yeelan inan hooyadey la koro oo agteeda joogo, anigoo 7 jir ah baa igu danbeysay, qoyskeenna oo danyar iska ahaa awgeed ayaa waxbarasho la ii diray alx, now I'm 23 years old, my family is doing well, i hope we'll live together mardhow, i love you mom ❤❤😭

    • @faiziali6335
      @faiziali6335 2 ปีที่แล้ว

      Aniga ayaa kaa daran anigoo 2 jir ah iigu danbeysay

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +1

      @@faiziali6335 qofba qof ayaa ka daraan anoo yar igu dembesay 17sano wan ka maqanhy wan u xiisay wlhi 😭😭😭

    • @nuradincali1052
      @nuradincali1052 ปีที่แล้ว

      anaa idinka daran wllo😢 10 Sanno ma arag hooyaday

  • @tayibabdirahiim6219
    @tayibabdirahiim6219 4 ปีที่แล้ว +22

    AX AX AX markaan maqlo erayada heestaan hoyadey oo aan la joogo baan u xiisaa kadibna waan ag fadhiistaa wlhi 😭😭😭
    Ilahow hoyadey aduun iyo aaqiro meel wacan gee ❤❤❤❤

  • @asadapraham5138
    @asadapraham5138 6 ปีที่แล้ว +208

    Yaa dhagaysanaya 2019 like ta haladhfin

  • @zakifunujo2235
    @zakifunujo2235 4 ปีที่แล้ว +51

    2020 /01/19
    Caawa ayey iishidantahy hooyady waxa iigu danbaysay 2011 😢😢
    Allow hooyo udanbi dhaafo adun iyo aakiraba

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 6 ปีที่แล้ว +72

    Alow waaa kubaryay hooyaday janada kawaaraabi oo cafi ilaahayaw adaaan kubaryay rabiyow hooyo macaan janada ugu bishaaree rabiyow

    • @naimastar9366
      @naimastar9366 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa rabi

    • @cabdisamedcaliclaahi3158
      @cabdisamedcaliclaahi3158 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin

    • @asijaberger6182
      @asijaberger6182 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin ilaahoyo hooyooyinkeen janada fardowsa ugu bushare.

  • @hamsesamotalis
    @hamsesamotalis 5 ปีที่แล้ว +72

    Hooday maryan 😭😭 Ilaahay oo idaaaa iyada la'aanteeda ma heleen farxad iyo nolol
    Ala maxaaa ilmo iga socoto

    • @hindoadan4356
      @hindoadan4356 3 ปีที่แล้ว +2

      Amin bowe amin 😢😢😢😢😢

  • @anisanur1782
    @anisanur1782 6 ปีที่แล้ว +74

    Heestaan marwalbo ion dhageesto Waa ooyaa waxaan soo xasuustaa h sideey hooyadeey ii jecleed Iyo markaan guursadey cunigii iigu horeeyey dhibkaan ka soo marey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 3 ปีที่แล้ว +12

    Hada waxaa lagu jiraa 2021 🥰
    Waagii aan maqlayey waxay ahy 2012 😏
    Uguyaraan 9 ilaa 8 sano yaa ka soo wareegtey
    Allow cimriga noo barakee . dhamaan waan jeclahy unmada soomaaliyeed ❤❤❤❤
    Waan idinku faana

  • @mssquman7987
    @mssquman7987 6 ปีที่แล้ว +41

    heestan wa heesta i jecleysisay inaan hooyo noqdo ano yar😍

  • @umuhannan9729
    @umuhannan9729 7 ปีที่แล้ว +27

    Ani sodohdey iyo ninkeyg Allah hai xifdiyo sodah kawanagsan ma arkin iyo ninkeyg nin kafcn kawanagsan ma arkin mana arki dono

  • @canababdi823
    @canababdi823 8 ปีที่แล้ว +470

    aax aaax waan ilmeyaay heeskaan habeeynkii arooskeyga baa ex sodohday ninkeygeykii hooyadi Bey jadiyaad ninkeygii uga dhigtaay blse nasiib xume ayadiba hadana nakala furtaay sodohdu marna waa hooyo marna waa malagadii ku dilayay siikastaba o eey xumeysay wan cafiyay sodohday sababtuna anigo gabara Bey riyooyinkeygii u rumeysay o aroos kaan ku riyoonjiray o qurux badaan i dhiigtay allahaa janada ha ku rizaaqo edaday marna sodohday anigana nasiibkeyga labad midwanagsan haa igu siimo

    • @rahmayussuf5154
      @rahmayussuf5154 8 ปีที่แล้ว +6

      Canab Abdi amiin illahay midkii aad ku degto ha ku siiyo sodohdana marwalba waalid u arag wayo wa walid marwalbana canani way imanaysaa

    • @amelali3389
      @amelali3389 8 ปีที่แล้ว +5

      Canab Abdi
      wllshay ilahay wax khayr qaba ha ku siiyo dibna how turturon insha Allah farxad ku noolow

    • @cabdulasiiscabdullahi6472
      @cabdulasiiscabdullahi6472 8 ปีที่แล้ว +5

      +Canab Abdi aamiin Abayo mcnto qof wngsan baad tahay Masha Allah. ilaahay ha kuu sahlo mid khayr qaba oo ku jecel, adna ilaahay ha ku xifdiyo abayo aamiin.

    • @canababdi823
      @canababdi823 8 ปีที่แล้ว +5

      Rahma Yussuf amiin mcnto dhamanteen waqtiga yar o aduun yada qeyr hanogu dhameyo iyo farxaaad

    • @canababdi823
      @canababdi823 8 ปีที่แล้ว +2

      Amel Ali amiin quruxeey mcnto adbaad u mahaadsantahaay

  • @halacnuur3998
    @halacnuur3998 5 ปีที่แล้ว +67

    Waxaan heestay dhagaysanaayay habeen aan garoowe ka soo baxay ilaa hargrisa ayaan ku socday wakhtigu waa 2016 kii oo aan waagaasi somali passpor u doontay garoowe ala garoowe wacnaydaa waagaasi

    • @abdillahiosmanomar9612
      @abdillahiosmanomar9612 2 ปีที่แล้ว

      wahh wahh waayo waayo ayaad dib iisoo xasuusisay sxb
      Garoowe to Hargeisa safaro aad u macaan baan soo maray

  • @hassanabdile4060
    @hassanabdile4060 7 ปีที่แล้ว +67

    inad noqoto ciiltire cawo iyo nasiib wacan talo kugu cuslaanine ax hooyaday ayan so xasuusta markan maqlo ereyadan I love you my maamo waqtiga haduu ina daayo inan wax ku taro ayan niyada ku hayaa hooyo mcn

  • @ahakin5765
    @ahakin5765 11 ปีที่แล้ว +10

    This is the best song I have listened. This mother has motherly love for her son. If your mother is call her and tell her u love her.this bro is lucky to have this hooyo.
    It made me emotional.fiska get lost u don't deserve in heestaan macaan laguu qaado.

    • @zerpwron8696
      @zerpwron8696 2 ปีที่แล้ว +1

      Are you still alive 😳

  • @maxamedkaamilabshirsalaad7594
    @maxamedkaamilabshirsalaad7594 6 ปีที่แล้ว +70

    illahay ha idin xiftiyo hooyoyinka somaliyeed melkastooy joogan aduunka

  • @MohamedHassan-yg3yh
    @MohamedHassan-yg3yh 10 ปีที่แล้ว +99

    habalaha soomaliyeed ha laga daayoaflagada iyo heesaha xun n oo loo qadayo habluhu waa ina dhaleen waana ina dhasheen ha la daayo fadalan oo fadlan cay iyo suggaan in wax laga sheeg ma mudna

    • @0o603
      @0o603 9 ปีที่แล้ว +1

      san u kolkolinaynay ay jamikan guursi iyo jacayl ma yaqanan keeneen

    • @yusufwarsame9682
      @yusufwarsame9682 7 ปีที่แล้ว

      xasan khalid waa hooyo wiilkeedii u doceeyneeyso.Aamiin.

    • @nimcojoliet5125
      @nimcojoliet5125 7 ปีที่แล้ว +1

      xasan khalid wll wxa ayaa nacsiiyey guur hooyo caytamaysa

    • @xagaagalbeed9223
      @xagaagalbeed9223 6 ปีที่แล้ว

      @@nimcojoliet5125 iska samir hune waan ìs gùrsàn DönNayė 🤔🤔🤔

    • @mohamedk8936
      @mohamedk8936 6 ปีที่แล้ว

      Warunta sxb

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 ปีที่แล้ว +51

    Heestaan markasto waxaan oogu heesaa wiilkeeyga anas curudkeeyga 😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @nimoahmad1217
    @nimoahmad1217 5 ปีที่แล้ว +20

    Heestan qofka dawada 2019 -2020 like isar

  • @drabdihamiid5816
    @drabdihamiid5816 6 ปีที่แล้ว +131

    Heestan qofkii 2019 dhagaystow like isaar

  • @nabeilaofficial5792
    @nabeilaofficial5792 3 ปีที่แล้ว +2

    Hoyady mcn wnu xiisey Inbadn alle ha unxaristo adbay ijecleed XQIQDI cid ibadasha boskedina mhysto alhm lkn dhwn wxn noqon dona hooyo mrks aya dremya qimaha hoyo nimda alle ilmahayga asago nbad qaba bannka hakeno jcyl fara bdn aya uhaya wlhi hoyo unba dremi krta jcylka ubdkeeda ay uqabto ilove you momy

  • @طارقخوجلي-ب6ح
    @طارقخوجلي-ب6ح 11 ปีที่แล้ว +28

    استمتعت كثيرا بالرغم لم افهم اللغة - لكن الايقاع موجود لدينا في السودان

    • @suleeqosomali9835
      @suleeqosomali9835 4 ปีที่แล้ว

      هذي اغنية تتكلم عن ابن تدعيلو أمه

    • @ahmedkyree4240
      @ahmedkyree4240 3 ปีที่แล้ว

      I guess Im kinda off topic but do anyone know a good website to watch new series online ?

  • @abdihakimmacalimali3211
    @abdihakimmacalimali3211 8 ปีที่แล้ว +20

    hoyada caruurteda ladardaranta oo uduceysa markedi hore aheyd qof duceysan illaahow mamoyinka unaxariso aduun iyo aakhiro

  • @assadmohamadnur7270
    @assadmohamadnur7270 9 ปีที่แล้ว +53

    waa famil wada lusan ee alaha soo hanuunsho waayo saan waa towbad xumo alaah xaqa ha idintuso reer hanuunshe alaa wax hanuunshee amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @---7573
    @---7573 6 ปีที่แล้ว +75

    Waxn uqadaya my future son...can't wait ilmahayga curad 😭 iguso duceya caruur badan in Alle isiiyo 😭

    • @KaderHussein
      @KaderHussein 6 ปีที่แล้ว +1

      سہأظل أكآآبر -حتے أجد-مہن يسہتحق-تۈآضعے
      Sida wanaaagsn eeed jeceshahy qalbigaadana uurabo allah
      Hakugu guuleysiiyo

    • @imrandubad2468
      @imrandubad2468 6 ปีที่แล้ว

      Aameen

    • @cxHniy3luv
      @cxHniy3luv 5 ปีที่แล้ว

      Duco duug ma noqotee amiin

  • @ayannamini8379
    @ayannamini8379 8 ปีที่แล้ว +138

    I love hoooyo ilaahow hoooyo nooxafid wax eey dareento iyo dhibka eey naga soo maratay allow janadaaa ku weeydiiinay #Hooyo😘😘😘😘😘😘

  • @edenchelsea449
    @edenchelsea449 12 ปีที่แล้ว +1

    wow wow mansha allah ilahay hadayo hoyada wilkeda uducaynaso maxa laga raba hoyada wilkeda uducaynaso war xishoda qof walbo hoyo waydhashaaye hoyo mcn ilahay haku dhayo dhaman hoyoyinka dunida kunol ilahay hanu dhayo u hanuka dhigo hoyoyin wan wanagsan

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 6 ปีที่แล้ว +143

    🤣😂😂😂😂😂 2019 yaadhageysanayo 🤣

  • @saadiahussein2765
    @saadiahussein2765 8 ปีที่แล้ว +43

    hoooyo sidaaaa wil kaga ula dardaarantay way ficantahay lkn la soco gabdha aad ku dhago hadlaysooo waxa dhashay hoooyo sidaaa wil kaga u jecehay iyana u jecel gabdheeda marka waligaaaa waa laga fogaada waxa aad qof ugu gafaysooooool

    • @hanaanali6774
      @hanaanali6774 5 ปีที่แล้ว +1

      Bashir ado fiska helay maa dhudhumatiid adabo bilaa dabecad ahee

  • @Yasir-abdrisak
    @Yasir-abdrisak 5 ปีที่แล้ว +19

    Runtii waa hees dareen gaara wadata Hooyo sahra mohamed aduunka ciil ma mudatid dharaaraha wadajogeena farxad baan ku rajayn

  • @iraadarts-gambadhemedia6330
    @iraadarts-gambadhemedia6330 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesatani Waa meel.kaa dhac wayn oo xeerki fanki somaliyeed ee fanaaninta meel xun kaa gshay wanan LA tiigsan doona xeerka heesa iyo fanka Waa ugun in labaad walid kaa dhxtoosan ama ukalahiiliyaan laba fanan oo is qabay ama isqaba was ugub anigo ah abwan fanan artiste yusufiraadcise gacalwanaaje@facebook-waan ka jawaabaya walow aan caawa arkay heestan oo taarikhdu tahay 17/5/2020 Habeen sabtiya Kenya Nairobi isli waxan leyahay Waa ugub faneed
    Fanku xeer leyahay

  • @zamzamzamzam1634
    @zamzamzamzam1634 6 ปีที่แล้ว +54

    😂😂😂😂Hooyo I likes you 😍😍 I love you Hooyo Macaan Hooyo Masha Allah 2018 ❤❤❤💕💕💕

    • @khadarabdi5156
      @khadarabdi5156 6 ปีที่แล้ว

      2018💞💞

    • @amaalchannel5675
      @amaalchannel5675 4 ปีที่แล้ว +1

      Hooy macn hooyo purux hooyo soomaliyeed melkast oo toogto ilahy debiged hdhafo

  • @qalbiqbojiye1365
    @qalbiqbojiye1365 6 ปีที่แล้ว +5

    Ya wali iladhagesanayo Hestan 04 July 2018 runtii wa hees cajiib ah murtina ey kudhaxsugantahay Jecliyaa wanoyinka nocan oo kale in an dhagesto!!!! I love it

  • @anisanur1782
    @anisanur1782 6 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahoow hooyooyinkeen u danbi dhaaf Amin ❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭😭

  • @AxmedIbrahim-rm9xg
    @AxmedIbrahim-rm9xg 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hoooyoyinka halo duceeyo ninkey hooyadis noshahay lama ciilo❤❤❤❤❤❤🫀🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥀📿

  • @diwaria1738
    @diwaria1738 8 ปีที่แล้ว +56

    i love fiska aqyarta ila taalsha somaliyey

    • @bahsanmahamud5845
      @bahsanmahamud5845 6 ปีที่แล้ว

      Di Waria boom j

    • @fahiyanor9596
      @fahiyanor9596 5 ปีที่แล้ว +1

      Fiska ma ahan wall bashiir hanuuniye hoyadii waaye farxiyo hadad jeceshahy waad helee insha allaa adi haraja dhigin mar walba is ka sug ee alle talo saaro wll hadu dhab kaayahy waad helee

  • @stonegold7461
    @stonegold7461 4 ปีที่แล้ว +5

    Qof walbo hoyadis ayu uducenayaa wuna amanaya Lkn aniga hoyadey wee iga dhimatay naxaristeda io hadalkeda macan wan uxisay alla ilahayow udambi dhaf 😭😭😭😭😭😭 2020 8 27

    • @mustafahassan618
      @mustafahassan618 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😰😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @awosalepan9384
      @awosalepan9384 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @awosalepan9384
      @awosalepan9384 4 ปีที่แล้ว

      Amiin wlal kula mid ban ahey 😭😭😭

  • @hindaali8908
    @hindaali8908 7 ปีที่แล้ว +12

    I love my mom my everything hooyo mcnto hooyo sharaf hooyo qurux hooyo qaali ilaahayoow hooyadeey ha iga qaadin yaarabi aduunka kugu jeclahay hooyo ilaaheey naarta hakaa xoreeyo I miss u xiis u xisaab la aan ilaaheey nabad hana isku keen keeno

    • @yusufwarsame9682
      @yusufwarsame9682 7 ปีที่แล้ว

      Hinda Ali baari ayaad tahay ilmahaaga saas Allaha kaaga dhigo.

    • @hindaali8908
      @hindaali8908 7 ปีที่แล้ว

      Yusuf Warsame aaaamiin walalkeeyga thanks

    • @hindaali8908
      @hindaali8908 7 ปีที่แล้ว

      Yusuf Warsame adna sidoo kale ilmahaaga ilaah baariyaal hakaga dhigo

    • @yusufwarsame9682
      @yusufwarsame9682 7 ปีที่แล้ว

      Hinda Ali Aamiin.

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 4 ปีที่แล้ว

      Hinda Ali allahuma amiin

  • @idmahalbi2256
    @idmahalbi2256 6 ปีที่แล้ว +69

    2019 yaa heestan dhageesanoyo wali like isar

    • @mohameddahir311
      @mohameddahir311 6 ปีที่แล้ว

      Umu Rudan Bintu nuur 🙂😊😊

  • @rithwashire8793
    @rithwashire8793 5 ปีที่แล้ว +6

    28/10/2019 ooy hooyady safar igaa aady ayaan dhageysanaa wllhi wn ilmeynaa 😭😭hooyo kali bn gurigi kunoqdy wan kuxiisy wllhi ilaahy nbd Shaikh kakene

  • @ahmed61363
    @ahmed61363 12 ปีที่แล้ว +1

    bashiiir hanuuniye iyo hooyadiiba xushmad ayay iga mudan yihiin heestana wa nice song balse farhiya fiska waa fanaanad qaaliya mahana ina fanaaniintu isku hoos noqoto ee somaliyeey hore u socdaa wa bilaahi towfiiiq bye xidiga rer holland

  • @muhiyadenfarrah
    @muhiyadenfarrah 9 ปีที่แล้ว +9

    Really loved this song . Great lyric and delivered well.

  • @omaryusuf7991
    @omaryusuf7991 5 หลายเดือนก่อน +1

    19/7/2024 rbbi wxn waydiisnyna cimriga inuu noo barkeeyo dhamaanteen❤️

  • @yasminlove9516
    @yasminlove9516 7 ปีที่แล้ว +236

    😂😂🔪2018😂yaa dhageesanoya wali heestan

    • @k.aiya0k
      @k.aiya0k 7 ปีที่แล้ว

      Yasmin Love hhhhh 🙋

    • @gabadhajecelwiilashajidhka5812
      @gabadhajecelwiilashajidhka5812 7 ปีที่แล้ว

      Yasmin Love qali horta maandeeq nuur miyaa dhashy ina hanuuniye

    • @yasminlove9516
      @yasminlove9516 7 ปีที่แล้ว +1

      gabadha jecel wiilasha jidhka dhista ma ogi 😳😳

    • @ruuxichannel9750
      @ruuxichannel9750 7 ปีที่แล้ว

      Yasmin Love yaaska aniga
      🙋 caadi maahn heesta sxby

    • @iamalone7258
      @iamalone7258 7 ปีที่แล้ว +1

      Yaa dhageysan lahaa
      Maladeeto 😡😡😭😂😂

  • @ayaancabdiraxmaan4974
    @ayaancabdiraxmaan4974 2 หลายเดือนก่อน +2

    Curadkayga inaan arko waan sugi la ahay Ilaahoow nabad igu kala keen oo nabad igu tus 😢

  • @ubahibrahim9050
    @ubahibrahim9050 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah hoyo way inoshahay alx ana hoyo ayan ahay haysata gabdho iyo wililba axl sidan ujeclahay wilkayga ayan ujeclahay gabadhaydana sodohna waa hoyo waligay dhib kama arag 2 sodohod man yeshay midna waxba kashegan mayo xurmo ayanu isu hayna

  • @opiyo1012
    @opiyo1012 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo xaliimo maxamed ciise siyaad hooyo macan waan ku jeclahey dhiptad ila soo martay maaha mid aan abaal gudi karo hooyo macan cafimad iyo cimri dheer iyo cibaado suupan ayaan alle kaaga barayayaa 22 sano aan agtaada habeen aan ka tagin waqtigii yaraa ee ahaa muddo dada yar ee aan kaa soo maqanahay aad baan kugu xiisey hooyo farxad waarta ayaan kuu rajeynaya

  • @ismobeel1974
    @ismobeel1974 5 ปีที่แล้ว +7

    2020 it's the best song until now

  • @anisanur1782
    @anisanur1782 6 ปีที่แล้ว

    Bashiir Aboowe ilaHey Ha kuu Aqbalo Anigana Ilaahey Caruurteeyda Ha ii xafido Amin 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤️❤️💋👍🏾🙏🏾

  • @elyaasali2237
    @elyaasali2237 6 ปีที่แล้ว +9

    Hooyoy intan adunka jogo waxad dhibsato kumakeno in an ka ilalsho moye allow Inday walidin tena dhaman walidka u bari ahada

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah duco hooyo
    way Kacdaa oo xaqiiq ah

  • @queensuuban7477
    @queensuuban7477 5 ปีที่แล้ว +5

    Heestan marki igu horeyson dawade waye manta🤨😂✊2019 ka waye yaila dawanoyo😩
    👇
    👍

  • @mahrizamohamed8422
    @mahrizamohamed8422 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees qiimo leh dad waaweyn isugu tageen m.a Ereyada: maamo saciido iyo aabe fnn abwaan cbdillahi yusuf hanuuniye oo saaray laxanka iyo musica faraha looga gubtay inankoda curdka Bashiir hanuuniye

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 xiligu waa 12:30 am saqdi dhexe ah I love you mom mcn shamso xuseen alloow cimri dheer io cibaado suubn isii hooyadey mcn I miss you more hyo mcn ♥️🖤😭😭

  • @qeysyare1839
    @qeysyare1839 8 ปีที่แล้ว +1

    wlh waaa sax wiil keyda ayee uducesay qof ee dhib ugesatay malahan ilove you mama sacido cadaw kaga unolow

  • @nimcojoliet5125
    @nimcojoliet5125 7 ปีที่แล้ว +7

    Ax ax hooyo wacana Allah keep uh mom😍😘😘😘

  • @abdiqadirmohamoud8863
    @abdiqadirmohamoud8863 2 ปีที่แล้ว

    Masnah alah allow hooyaday macn ii dhowr bilo ka hor ayn dhul dheer uga safray jacaylkeeduna aad buu iigu kordhay

  • @suppernanny966
    @suppernanny966 11 ปีที่แล้ว +2

    waw love it i use it for ma lovely son dhinaca amaanta iyo ducada masha allah love it

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 9 ปีที่แล้ว

    mashalaha bashiir allaoow hooyo macaan adoon iyo aqiiro janadi allaha ku wariyo aamiin hooyo macaan qaa qaali allow hooyo macaanto dhooro

  • @samatarwaceys4508
    @samatarwaceys4508 11 ปีที่แล้ว +6

    sweet mom god bless mom's... long live mom's....

  • @ayuush_cayni1977
    @ayuush_cayni1977 12 ปีที่แล้ว

    mansha allah hoyo somaliyeed oo amanaysa wiilkeeda oo waxan usheegeeyso si aanuu qalaad ugeen waxa ceey aha kuma jirto waa dardaraan hooyowilkeeda alla daradrmeeyso laakin somalida waad layabayesa waxanaay aqoon afsomaliga sida lo fariiso alla ha idiin saahlo ameen

  • @sadiqismailisscak5613
    @sadiqismailisscak5613 7 ปีที่แล้ว +129

    Yaaa ila dhageysanayo 2017 heestan 😂🤣liket sar

  • @idirisabdijamac2831
    @idirisabdijamac2831 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaa dhageysanayo 2021 like ha ila dhaafin

  • @sahruujaalibarre8259
    @sahruujaalibarre8259 8 ปีที่แล้ว +6

    camatii saciido sheekh mahamud cimrigada ilaahey ha dheereyo aaamiin ilaahey hakaa aqbalo dardarankada cadawgada u nolaw bashiir

    • @sacdiyoa1415
      @sacdiyoa1415 8 ปีที่แล้ว

      Săhřűűjă Alī Bărřĕ ina cali bare aad baan ku salamaya my dhiiga hooyo faadumo mid u soo qaad adna loolz

  • @xassancawale8406
    @xassancawale8406 8 ปีที่แล้ว +1

    acudu bilahi walaayal ilahay aan usowadalabano oo aan iskadano heesaha dadkan waa dad saxiboo kadhigtay sheydhan ee idinkana haaracina ilahayna waxaan weydisanayaa inuu sowada haanuniyoo insha alah aminta igukalmey idinkana walaayel amin amin amin

  • @Xantatiktok23
    @Xantatiktok23 5 ปีที่แล้ว +10

    Hdad 2019 dageysanosid like haila dhfiin bal

  • @osobanis4988
    @osobanis4988 2 ปีที่แล้ว +1

    Habeen 26june 2022 saacaduna tahay 11:10 ban dhageysanayaa heestan, se wali hooyo man noqon waxa aan rajaynayaa oo aan jeclahay wiil in aan ku curto kaas o Aan u bixiyo Anas, bacdeen aan heestan ugu heeso, Allow igu kaa sim maamo🥰

  • @abdirizakabdullahi6171
    @abdirizakabdullahi6171 9 ปีที่แล้ว +4

    Woow its amazing song I love it i wish my mum could sing for me

  • @najmoosmaan7678
    @najmoosmaan7678 11 ปีที่แล้ว

    viva rer hanuniye walid walbe ubadkisa inu u duceyo ceb ama cey ma aha waxa wanagsaneh iney ugu deceyso waneh ku faraxsanahey iney walidka u duceyo carurtisa amiin ilah ha u aqbalo

  • @libanshuute1373
    @libanshuute1373 5 ปีที่แล้ว +4

    Heskaan waxan kuxasusta talefonkeygii 😭 2012 in suqa xolaha tuug

  • @musamuuni9957
    @musamuuni9957 5 ปีที่แล้ว

    wakhti tagay xasuus HOOYO Ayaan ku soo xasusta bariga jogay galbeed fafan All low ku dhawae hooyo mcn 💋💋💋 war Ayaa dawan 2019 September Paris France

  • @asumali2487
    @asumali2487 5 ปีที่แล้ว +8

    Ya dawanaya heestan sanadkii 2020 oo inyari ka dhimantahay 18.12.2019
    Allow nabad nagu gadhsi sanadkan iyo kuwo kaleba

  • @mohaxajji9094
    @mohaxajji9094 4 ปีที่แล้ว +1

    27/9/2020 from KaNpaLa !!!!!!!
    Haben Axad Baxayso
    Wakhtigii Tagayow SaLaMa

  • @ikrannur8086
    @ikrannur8086 10 ปีที่แล้ว +30

    Mamo mashalah u made me feling jelous walahi...u love ur son really but its sounds against fiska shurely...coz ur son still loves fiska.

    • @omaroscar9798
      @omaroscar9798 6 ปีที่แล้ว

      Exactly she is feeling jealous
      She talking indirectly

  • @Carfoon
    @Carfoon 2 ปีที่แล้ว +1

    Heskan ilmaha curadkyga ugu heesi inshallh mrkuu ifka imaado illahay mrkuu qadaro 🥰8 /may /2022❤️❤️🥰

  • @nacaasqooqon6856
    @nacaasqooqon6856 5 ปีที่แล้ว +4

    2019 yaa dhagysanyaa heestaan like igu qabo

  • @mahdi22ismail69
    @mahdi22ismail69 7 ปีที่แล้ว

    Masha allaah Maamo Allé haku dhowro Runtii Heestaan wehel ayaan Ka dhiga Markaan cidloodo Wna hees Dareen gaar Ah gelisa i love my Mom

  • @mohameddeeqibrahim1282
    @mohameddeeqibrahim1282 7 ปีที่แล้ว +7

    Yaa allah gabarta saan dhan maxaad ugu bahdishen am really sorry about this farxiya fiska

    • @mohameddeeqibrahim1282
      @mohameddeeqibrahim1282 7 ปีที่แล้ว +1

      Uf

    • @mohameddeeqibrahim1282
      @mohameddeeqibrahim1282 7 ปีที่แล้ว

      Yeah

    • @mrakjunior
      @mrakjunior 7 ปีที่แล้ว

      War nacasow hooyada haday ku ducayn laheed sidee kugu duceen laheen mashaqo dadka soomaaliyeed waxwalbo ceeb bay u yeelan.

    • @mohameddeeqibrahim1282
      @mohameddeeqibrahim1282 6 ปีที่แล้ว

      Knight Rider nayah edeb yelo aniga afsomali si Fican umafahmayi

  • @boskaMubashir007
    @boskaMubashir007 ปีที่แล้ว

    Cawo ey tahay arbaco ayan dageysani haya anigo jogo Minnesota gar ahan Hopkins ❤❤hoyadhey waxa igu dambeysey 4 months ago 😢hoyo I love you ❤

  • @waayoarag2615
    @waayoarag2615 5 ปีที่แล้ว +3

    Heeskan inta dhagaysanaysa 2019 27 January like iisara plz brothers and my sister's

  • @TheJamaalq
    @TheJamaalq 12 ปีที่แล้ว

    wow i love heestaan caadi ma ahan untii codgurxan iyo miro qurxan duco wanaagsan iyo waano wanaagsan momo fiican waaye wiikeeda haday hees uqaaday hada kadanbe haka fiirsado wow in sha Alaah,

  • @yusyus497
    @yusyus497 6 ปีที่แล้ว +4

    yaa ila dhageesanayo 2018 asxaabey like iisar

  • @maxamuudcalimaxamuud7070
    @maxamuudcalimaxamuud7070 5 ปีที่แล้ว +2

    heystan waxan dhageys tay anigo jogo dalka yaman waxay ahed waqti igo Qali ah aniga xageyga mar kan soxasos to ad ayan.ufarxa lkn waq tiga ma sonoqonayo wan KUJEC LAHAY YOOYO

  • @abdulraheammohamedahmed3729
    @abdulraheammohamedahmed3729 7 ปีที่แล้ว +9

    fiska iii Bashir way iskulabteen hooyo😀😀😀😀😀😀

    • @omardahraan5364
      @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว

      Abdulraheam Mohamed Ahmed kkkk way kala tageen hadana

    • @yaraaali5571
      @yaraaali5571 7 ปีที่แล้ว

      Abdulraheam Mohamed Ahmed kkkkkkkk

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 5 ปีที่แล้ว +1

    hees 100% iqancisay ,,hoooyo waa beer .. kuna haboon erayada iyo dardaaran hooyo..,. 2020 ,,, hooyooyinka somaliyeed waligaan jira oo noolaada ,hooyo,,, ,, duco iyo dardaran

  • @kadardeek8246
    @kadardeek8246 9 ปีที่แล้ว +26

    Inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun waa qoos aduun iyo aakhiro beel ah wlh waxaa miraha leh ku lahaa mamada laxanka aabaha cida ayaa saray music gana willkoda ayaa garaacaayo duf ku baxa

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 4 ปีที่แล้ว +1

    2021 yaa ila fiirsanaayo heestaan mcn😥😥

  • @queenamiira9318
    @queenamiira9318 6 ปีที่แล้ว +4

    Still I’m here 2019 ❣️❣️

  • @elyaasali2237
    @elyaasali2237 6 ปีที่แล้ว

    allow hooyadey ifkan u jeclahe ii xafid cimri an ugu abalgudo isi allaahayow janoyinkada ugu bisharey aduniyo aqiraba

  • @salwa0031
    @salwa0031 12 ปีที่แล้ว +3

    waw big up what amazing sweet mum and artistic family mashallah

  • @mashaacirhajii3641
    @mashaacirhajii3641 11 ปีที่แล้ว +2

    waan ka xumahay awalaba masaajid ma is ka guursateen markii hore hada ceyneysan reer hanuuniye iskadaaya waxaas waa ceeb fanaanada waa garab sharaf leh ee ka daya bastoladenta ad ku heysan

  • @Hed78
    @Hed78 6 ปีที่แล้ว +3

    🇸🇴heestan yaa 2019 ilaa dhagaysanaya

  • @zadamozzyy6496
    @zadamozzyy6496 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 yaa dhageysanay like 👍🤣

  • @aliahussein2009
    @aliahussein2009 6 ปีที่แล้ว +5

    2019 yaa dhageysanayo 😂

    • @miggimazim6440
      @miggimazim6440 4 ปีที่แล้ว

      Still 2020 2 28 I'm listening this song 😫❤

  • @Layaali19
    @Layaali19 12 ปีที่แล้ว

    Waaw hees caadi aheyn hooya kasto meel kasto uu joogaan Ilaaheey ha idin daayo cimri iyo cafmaad Ilaheey ha idin siyo.

  • @ahmedmohamed-wd3us
    @ahmedmohamed-wd3us 8 ปีที่แล้ว +5

    I am a fiska fan but this goes hard

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 11 ปีที่แล้ว

    heestu waaa erayo ah duco iyo digniinba hooyo walbana weey jeceshahay intaas ineey ugu hadaaqdo ubadkeeda/ wiligeedaa liis qabi jiray liisna furi jiray wax hada koow ah maahan, farxiyo waa fanaanad qaali ah dadkaaana jecel

  • @yussuftawakal1328
    @yussuftawakal1328 6 ปีที่แล้ว +3

    2018 on fire🔥🔥 yaa ila jooga😍

  • @diasnavas903
    @diasnavas903 7 ปีที่แล้ว

    ruuxi curud ah le fahmi karo♡♡♡
    hoyooyinka damaan ilaaho janada kawaraabi.
    aamiinta haleygu kaaalmeyo

  • @qalidmohameelo1195
    @qalidmohameelo1195 9 ปีที่แล้ว +6

    midan heeseeso ayadaba duqowde mey cibaadeesato mise cibaado laguma lahan ayada allow kuso hanuuni

  • @hanna.mariam6939
    @hanna.mariam6939 12 ปีที่แล้ว

    waa hooyo wiilikeeda uduceeneso qeer badan alhanasiiyo hooyoyinka somaliyed ceeba iyo falagado ma mutuno hooyadan wilikeda u duceneso maaaaaaaaaash aalah