Who's here 2020 Walahi heestaan taariikh igu leeyahay gabar I jecleed oon isku Fasal aheen ayaa maalin kasta ii daari jirtay aniga na xiligaas gabar kale oon Fasalka ila dhigan jeclaa waxeey mar kasta I dhihi jirtay been ha moodine anigaa bugo dartaa mudo badan isma arkin maanta is aragnay aniga gabar kale guur saday Aabo noqday allaha ii barakeeyo xaaskeyga iyo cunukeyga ba balse waxa aay I tiri been been ha moodine anigaa bugoo dartaa saameen iyo Dareen aaysan shalay igu laheen ayay maanta igu yeelatay hadalka waayo nin weyn oo mature ayaa noqday iyada na Allaha u sahlo wiil wanaagsan great song
Qof ku rabo o ku xiseynayo malin wlbo waad heli karta balse qof si dhab ah ku jecel oo darenkaga ilaalinayo sida lagu helo adag aniga hal dhibato iheysato oo ah gocasho dadka wey isqabtan lkn ereygi la igu dhaha ma ilowo oo wu i damqiya mar wlbo so xasusto 😭😭😭
2022 October aa soo qortay 2023 lama gaarin laakiin caawa ee bisha tahay. 01.01.2023 hadee saacada kala wareegatay oo toos saacada u kala wareegatay sanadka cusubna u bilaabmay
29/02/2024💔😓🥺 Hestaan waxaa ku dhageysanayaa kalinimo waliba anigoo lawo maalin aan guri ka bixin waxaa rabaa in aan Africa aan katago nafteyda iyo familkeyga aan meel ka soo bixiyo illahow igu garab sii 🤲🤲🤲 Walaliyaal isoo ducey hami dheer nolosha ka Lee yahay hadii aad iga danbeyso
Shalay markey hestan so baxeysay wxan laha rajo ahed in an mar uun school Dugsi sare an noqdo ka dibna an dhameyo school ka Hada wa an dhameyay school ki Jmacad Ayan dhiganaya Medicine 3 sano ee ugu horesay Ayan ii dhaman rabto Wxan rajeynaya 4 sano ka dib anigo dhameyay in an heskan dhagesto oo an ku dabal dago Comment gan wxan u qorayay xasuus Inu ii ahado uun wa Hadi an sii jiro
Been been haa modine aniga buku dartaa baba'ayee ii bogsii walal OYO ❤️❤️❤️ waxad tahay qof kaliyeh dunida kaa calmaday wanan ku samri on ku sugi wax Rabi kaga sugo laguma hungobo insha allah
High school Markan kujiray I use to decorate this song on my locker... The deputy principal subax walbo ka aqrin jiray ilaa uu kaxifdiyo macalinka madowga hestaan ...big love booska and fiska
Sido kle 😢😢😢 mr walbo wa so fiiriya wayo bb deda u direy o hada sanad iyo bar kla maqanhy mr walbo waxa is dhaha fiiri commentiga hadey wax so qorte way iga fogaate lkn kor ka ilashada 😢
@@abdullaslla562 heestan marka dhages tay jacel isoo carfay an dhaman ma dhab baa bb ❤️ ad ku maqan nahay adiga an II maqan tahay in kasto qilaf NA soo dhex galay 💌
Anbo kumo ilaawine 😢 axdi ba ino dhigane ♥️😭 Unugyada iyo araxdi jirkaygay ma ogthy marku uurku ku. Xasuusto in la i ka hor keenayo 🥀 Mcn khadiija i love u malaaki 👑
Dadka sanadkan 2024ta dib usoo milicsadey heestaan like iska saar ❤😂
Heestan waxa i baray wiil jaarkayaga ahaa oo hargeisa noogu yimid berigii xamar degaladu ka socdeen manaan fahmasanayn jacaylku isoo bandhinayo waayo waan yaraa gadaal ayan ka fahmay markan fahmay ee dadkii deriskayagu ii sheegeena xamar ayuu ku noqday Alle meeshaad joogtaba hakugu barakeeyo wllo Mohamed ❤️ xamarna waligeed nabad ha ahaato insha Allah
Wiilkaas aniga inaa ahaaa ayan umaleynayey
May waa aniga dee wiilka😂
😂😂
Amiin amiin
Amein abyo❤
Who's here 2020
Walahi heestaan taariikh igu leeyahay gabar I jecleed oon isku Fasal aheen ayaa maalin kasta ii daari jirtay aniga na xiligaas gabar kale oon Fasalka ila dhigan jeclaa waxeey mar kasta I dhihi jirtay been ha moodine anigaa bugo dartaa
mudo badan isma arkin maanta is aragnay aniga gabar kale guur saday Aabo noqday allaha ii barakeeyo xaaskeyga iyo cunukeyga ba balse waxa aay I tiri been been ha moodine anigaa bugoo dartaa saameen iyo Dareen aaysan shalay igu laheen ayay maanta igu yeelatay hadalka waayo nin weyn oo mature ayaa noqday iyada na Allaha u sahlo wiil wanaagsan great song
Aniga
Qof ku rabo o ku xiseynayo malin wlbo waad heli karta balse qof si dhab ah ku jecel oo darenkaga ilaalinayo sida lagu helo adag aniga hal dhibato iheysato oo ah gocasho dadka wey isqabtan lkn ereygi la igu dhaha ma ilowo oo wu i damqiya mar wlbo so xasusto 😭😭😭
@@iqranuur6320
Xaqiiq
Haa wlhi insha allah calafkedo kheyr qaba I.a adne allah ku barakeyo
Insha alh wllo adgana familygga lah haku xidio curadka ama curadana igu salna
Heestan waxan dhagysanaya oo ku raxysanay anigo kaligay eh waayo waxan jecalhy kalinimada ina wakhti ku qaato waxan ku jira xiligi nolosha ugu wacned ee dhalinyaranimo ee qof kasta soo mara wa habeeen uu da,aayo roob xagaayo eh oo marba soo noqnoqanaya waxan jawiguna waa wax kle ninki garanaya garnaye haben sabti eh 11:9
16/9/2022 muqdisho somalia degmada hodon
Muqdisho waxan joga wakhti ku dhow 6 bil cml
Waxan ahy nin dhalinyaro eh oo hami iyo hiigsi leh blze marka ducda igu so kalmeeya dhamn dhalinta somaliyed mustaqbal wangsan u rajynaya 🤴🔥
alow dalka noo dhis🤕😩🖐🏿
allha kuu sahlo huuno waxad rapto
hodan kula joga AneH😫😂
❤ sxb noolow wafii ah Ayan ku rajinaya
Hi alle hakuu sahlo wllo
Qoraalkan yarka dhalinyarada soo qoray wax bdn ka simanahy roob iidaago hda xili roob da’aayo lagu jiraa xagaa ah,dhalinyarnimada iyo waqtiga habeen Arbaco soo kaleeeso 11:14mnt waqti qurux bdn idin raneyn dhamantiin🤲
Xasuuus ayn ku dareema heesta qof an jcl u aad u jcl ayn niyasan jiry waxaan dhagaysan jiry xagaa 2013 waxaan jogay hrgys manta waxaan ku dhagysanya 2024 🇨🇦 xagaa walba wan xasuusta heeest Qofke wan ilaway imka Jarkayga ayu ah
Heesta waxan dhageeysa jirey anoo wil ana isjacelnahay is guursa rabo alxmdulilah hada hooyo ayan ahay gabar aysn udhalay mid ulosha uga sidaa alxmdulilah ilahey ayaa mahadas iskale
Masha allah wll
Masha alaah
Alxm
masha alah wlshei reerkaga dhaqo🥺❣️
Qof aad jeceshay hadad heshay nasiib bab leeday ilaasho huno
2014 ilaa 2024 hadad iga danbyso love igu cumaamad❤❤❤
❤
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
Ku saare tliye sanadka cusub 2023 ale nbd naku gadh siyo 😢😊
Alle nabad qaba haynagu gadhsiyo sanadka cusub
@@fatumaabdi9330 amiin
Yeah 12 1 2023
Midaas an ben ahyn neo heesa hada socdoH hees mhn kuwii hore iska dhageysth
Hestaan waxaan dhageysanyaa anigoo jiid dagaal ku jira oo dadkeyga iyo dalkeyga difacaya ssc Guul❤
Jiida ka soo horjeeda ayaan ku dhageysanayaa aniguna kollay midkeen ayuun bay guushu raacin guul Somaliland.
Adoo hees dhagaysanaya kawran haday kugu dhacdo wixi
@@sahalabdi6534
Dee waa waxaan mesha ujoogaba
Inder guul
@@farhanmohamettfarahguul baan kuu rajayn halyeey ❤
2023 still my favorite 😍 ❤️ idinkana shaqadiina qabsada please 😁😁👍👍👍
2022 October aa soo qortay 2023 lama gaarin laakiin caawa ee bisha tahay. 01.01.2023 hadee saacada kala wareegatay oo toos saacada u kala wareegatay sanadka cusubna u bilaabmay
29/02/2024💔😓🥺
Hestaan waxaa ku dhageysanayaa kalinimo waliba anigoo lawo maalin aan guri ka bixin waxaa rabaa in aan Africa aan katago nafteyda iyo familkeyga aan meel ka soo bixiyo illahow igu garab sii 🤲🤲🤲
Walaliyaal isoo ducey hami dheer nolosha ka Lee yahay hadii aad iga danbeyso
Shalay markey hestan so baxeysay wxan laha rajo ahed in an mar uun school Dugsi sare an noqdo ka dibna an dhameyo school ka
Hada wa an dhameyay school ki
Jmacad Ayan dhiganaya
Medicine 3 sano ee ugu horesay Ayan ii dhaman rabto
Wxan rajeynaya 4 sano ka dib anigo dhameyay in an heskan dhagesto oo an ku dabal dago
Comment gan wxan u qorayay xasuus Inu ii ahado uun wa Hadi an sii jiro
Allaha kula grb galo 🧡
hda ma dhamaysayna❤️
@@heegoofficial6866 wali jamacadi Ayan wada wll
Insha allah
😢 intiiiiii jamcd wada ooo heeestan yaran iyo weynn ku dhagysnysa ❤sidyda
Dhawr jeer waansoo booqday heestan rayi gaygana kama dhiiban hdaka horow hdana wxaan uga dhiibty inuuu xasuus ii noqdo , 2018 2019 2020 2021 qoftaan afartaa sano wada socony baa i barty qiimaha jacaylka 🥰❤
Hada ma ka guul gaadheeen shp
2014 to 2024 still listening this amazing song😢
Heestaan xasuus Gooniya iitahay runtii Wiil sidhaba iijeclaa oo Aanan jecleen aniga Markaa Ayaa kujeesjeesi jirey blse anigu ugu dambayn jacaylkii igu dhacay heestaan intaan Habeen udiray laygu Jawaabay Maxaa kala jeeda? Aah qalbiga idanqaday meelkale urogay sheekada 20014 ahayd garan mayo halkuu kudambeeya khaalid Allah kuxafido wlo😢
😢😢
😢😢
2013 intaan qiso dheer Isla marney hadan boogag ku qoro dadkoo dhanbaa qiiroon lahaa ha waro jeceylka♥️🥰♥️in kastoo boqoradan jeclaa calaf na kala geyey lakinse waxaan mar walba ugu duceyaa farxad iyo nolol qurux badan ♥️♥️🥰🥰♥️♥️🥰🥰
Gob bad tahay wallkay
Nin rageed❤
Legend 👍
Jacayl soo laba kacleeyay 2019 intii ila dereemaysaa like iigu qabta sanadkan 2019😞😞😞
Kasaa ugumacn
Watching now
Riyaq cadey hada ayaaba dawanoya
2020.ruug cadaagi soo rogaal celli.
Faska Horta cajaaibsana,shuqulka
Xasuus qlliya 2013
Been been haa modine aniga buku dartaa baba'ayee ii bogsii walal OYO ❤️❤️❤️ waxad tahay qof kaliyeh dunida kaa calmaday wanan ku samri on ku sugi wax Rabi kaga sugo laguma hungobo insha allah
Heestaan hadii soo booqatay 2024 adigoo jecl ku haayo ha ila dhaafin kii isla ogeeyn😂❤
Waan soo booqday lkn jaceel ima haayo 😅
Hayaa wanku eeemdaaaa ❤❤❤
Gacmaha waa Qolof lkn Qalibiga aanka SalamaY walal Hadaa ikdanbeso 2023 love ❤!! Sharuqaan.!!!!!!
Heestan 2021 ayaan daawnayaa magaranyo sbbta mrkan heesaha jcylka dhagysnayo jcyl baa igu dhaca aan jirin😂😂😂😂🤣🤣
😪😪
Wxby ku xasuusinaysa Mawjado kale ayad galaysaa Walal
😂😂
😂😂same
Ani waxa ikenay na garanmayo🙄🤣🤣
High school Markan kujiray I use to decorate this song on my locker... The deputy principal subax walbo ka aqrin jiray ilaa uu kaxifdiyo macalinka madowga hestaan ...big love booska and fiska
hahaha hope huyu depa alikukatia
Nimco fanax hhhh long histry
Isoqawo
07D-D-B C C EEE
😄😄😄😄kumвє nímcσ αlíkuwα hívчσ
It's 2023 ‚let's see how many legends are still listening this song🎉💞❤️🔥
We are there still enjoying ❤
Here
Mee too
🤘🏽
Still enjoying ❤
waxn heesta tageeeri jiry Markn fasalka sideed ah 2012-213 ila manta medicine(Dr) Amoud university
Jaceel oo aan dhamaan waaye heestan markii aan dhgeysty n soxasusut like hai dhafin sandal cusub 2020
Ok
Mahad maxamuud Axmed morning a good night my o
@@mahadmaxamuudaxmed1560 aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaAaaaaaaaaazzAAAAAAAAAAZAAAAZZZAAZAZAZZAZZzzzzzzZzzzzzzZ
Long time wlhi 11 ka hor anoo docil ah ooo fasalka 8 dhigta ayaan dhagaysan jiray old is gold Alla qurxanaaya waagaas aduunka wuu cararaya
Iʟᴀʜᴀʏ ᴄɪᴍʀɪɢᴀ ʜᴀᴋᴜ ʙᴀʀᴀᴋᴇᴇʏᴏ
heestan xasuus igu leedahay gabar aad u jeclaa u qaadi jirey hbn kasto markee seexaneso 😢 2021 dhagesanooyaa ❤
Sorry bro
🥺🥺🥺🥺
Farxiyo fiska xidigeeda faneed waligeed ma dhacaayo favorite Singer Farxiyo Ahmed Cadaawe ⭐️♥️
Celbur❤️❤️🇸🇴my rer abtiyashey 🇸🇴❤️
Abti soo dhawaaw
Abti waan kujecelnahay wllhi
31/5/2023😓😥🥺💔
Run ahaanti ani ma jirto gabar i jeclaatay weligy oo itri wan ku jclahay
misana gabadhii aan anigu jcladay waa laygu diray oo wxa igu dirtay gabar kle oo ay saxipo ahaayen run ahanti gabadhaas wey ixumaysay jcylkiina wey iga baxday wxayna hadalki kuso afmertay amaan isii🥺😓😥
Run ahaantii wxan daremayaa cidla 🥺+Murugo+Qalbi jab💔+busaarad+ jcayl laaan🥺🥺😓😥
Qalbiga allha ku qabojiyo wllkei😢
@@sahrahusein1009 aamin wlloh
Gabar si dhab kujeclato Allaha kugu arzaqo walalkey mcn😢❤
@@5gocrazy392 ok wll
Reer xamar an ahay. Hess macan sxb 😁❤️
Heesta waxan dhagaysan jiray
Waa ad layhayey Malin iyo habeen
Wakhatigay soo baxaday Hada waan bogsaday xiligan aan dawanaya waa 2020
Xasuus ayey i galisaaa heestan
Maguursatay saxb❤
Farhia fiska best somali songer gabar ka cod macaan male manta 🎧🎤❤️
Wxan jogaa Nairobi waa galab 17:49 sacda waa intas like isaar💔
Bari iyo nugaal iyo bada xeeb
Kismaayiyo inaan adiga Ceelbuur
Kaa baadhay waayo boqorkii
Jaceylkow dartaa baa'ba'ayo
Bogsan waaye ma ogtahay 🥺🤴🏽❤
Maalin axad ah goobtu waa muqdisho city 2023/11/19 💫🥰
Balanteenii ka adkow😉Fiska waligeed xidiga fankeedu ma dhacayo❤
Heestani xusus igu ledahay barigii school dhigan jiray dugsiga hoose ahaa inan an is jacalyn wada sheeksan jirnee waraqo isku qori jirnay iyo ubax isku keeni jirnee hoodo cawale adan 🥰🥰🥰
2024 who is still listening❤
Waxan dhagaysan jiray hestan anigoo dugsi hose dhigta oo yar imaka oon dugsi sare dhigto wan jeclahay dhageysigeda wa hees xasuus iguleh runtii tarikhduna tahay 2022 bisha 5/ 5 fiska and Boska voice gold 😍
6 November 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂inaba caadi ma aha heesta
waxbo iyo waanti ceel buur jecliyaa fiska cadey nolow intey nolol jirto queen of queens farhia♥♥♥♥♥
Wiixii ilaa dawaday 5/1/2020
21/04/2018 ciida iga dambeesay like isaara
Haweeya Haldhaa
Love ❤️ it
8
Anaa kaa danbeyo mana kuu sarayo
😭 😭 😭 😭 😭
2015 wixi ka horeeyey yaa dib inogi celiyo wlh waagas wx wlbo shidnaaayen❤❤😘lkn hda eber wye wx kste
Haa wllhi hada aduunyada shax maleh
@@abdikarinahmed902 hhh xasan top baa na waala hda ma anagaba nool
@@drayaanmohamed9877 waqtita wa is badaley wale adunyo waa socota😭
@@Abdullahidhaqane ben maha anagana sas usocona adunka walaga taga😥😥
@@drayaanmohamed9877 xasus
Her voice.🥺♥️
2014 anigoo 13 jira heestan dhageesa jiray markii ninkii igu horeeyay jaceyl i baro u qaaday wlhi xasuus igu leedahy
It's 13 / 7 / 2024. Farhiya ahmed cadaawe🎉 & Booska let's see how many legend's Are listening this song in 2024😢🫡🫰
Farxiya heeseheedu waxay ahaayeen heeso wada dareemo ah.
Ilaahay haka abaalmariyo sida quruxda bdn ee ay ugu hawl gashay inay dhaxal fiican inoo dhitayso ❤
2022 Habeen sabti Eh 15-jan 8 yrs later and still be exciting to listen 🎧
Inta dawanysa May 2020
Xasus gaar ah ayay iledahay heestan🙏❤️❤️🖐️✔️😎
Xasuus baa meeshaan i keentay❤️😢
January 2020 🇸🇴♥️
kamac Mohamed 😂😂😂
2021 Kwrn fan waa fankii hore🥺😋
Wooow waxan dhagaysanayaa 5 January 2023 9:40am khamiis waxan doonaya inshalaah I an commentigaygan aan kusoo noqdo ano jamaacada dhameeye oo nolol iyo mustaqbal samaystay inshalaah
All the best for you, abayo:)
Mdhmyzy hda💕
8years later, If you are still watching this video you are a legend🥰🖤
ALa maxay qurux la gaboowdey😅😅😅😅❤❤❤❤❤masha allah
Jacaylkyga boss ladhah heesta sasan ujecalhy mrwlbana wan dhagaysta ❤❤
Fiska boqorada codka io fanka fananada kliya aan heesaheda ka xiizo dhicin ❤️wish you long life 2023
2013 ilaa iyo 2021 ayan dhagesanayey
Adiga waqtigaas thy don't forget commitment And Like
I love somalia hee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Qalpiga qofku rabo ilaahow siii
Wan kala fognahee ❤
Apdala waan rajen inaa nolosha kula midoobo mcne
Waayo waxad ibuxisey boos walba gcliye ❤
I can't stop listening to this song still watch 2021🦋😰🇸🇴
Sido kle 😢😢😢 mr walbo wa so fiiriya wayo bb deda u direy o hada sanad iyo bar kla maqanhy mr walbo waxa is dhaha fiiri commentiga hadey wax so qorte way iga fogaate lkn kor ka ilashada 😢
@@abdullaslla562 I'm sorry pro 😰
@@abdullaslla562 heestan marka dhages tay jacel isoo carfay an dhaman ma dhab baa bb ❤️ ad ku maqan nahay adiga an II maqan tahay in kasto qilaf NA soo dhex galay 💌
Abayo ku daremaya adneh ilhy hku sahlo
Anbo kumo ilaawine 😢 axdi ba ino dhigane ♥️😭
Unugyada iyo araxdi jirkaygay ma ogthy marku uurku ku. Xasuusto in la i ka hor keenayo 🥀 Mcn khadiija i love u malaaki 👑
Waxan dareemyAa xasuuuso badan iyo jacayl nabsi aaan galayna waanla noolaahy😭😭😭😭😭😭17/8/2020
Yaa kagashay abyo
8yrs letter I'm here listening 12:00 night 🌙2022, what a melodious 🎵song 🎵👌
Ma ijeda 9bari kadanbeya
@@sadrisiman4711 lkmkkll
@@sadrisiman4711 llļl
@@sadrisiman4711 mklļllklmmmlķllllllķmlk
Dankeschön 😂😂
2020 3 January 1:29pm like hayla dhaafin
malcab sports tube 😂🤣🤣🤣
I remember 2013/14 long time intii heesihi hore dib u fiirsata salaam dhamaantina😥
Kaa qaaday
InstaBlaster
Ýý
Wakaqaday 1/jan/2023
Baaqeygu wuxu yahy bilan qurux wanaagey bilantaa jecLaaye balanteeni ka adkow❤️🩹👋🏻🫂🩹
Xasuus wllhi 2013 ❤
Xasuus aan ku lee yahy hestan qof taydii aa mar ii soo qaaday , manta aan mel ku arky xasus yar aan galay wlh 😢
Ano wali isbuc xun ku jiro.
Heesta Ay Jacaylkaygu markasta iiqaado🥰🥰 Asma Xasan Ilaahay Ha Iikaa Daayo xppti😙
6/1/2019💯😒🔪ila hada yaa dhageesanoyoh
Bbe naagtan anaa Ku heesto oo fankeeda jecel ee maa ii dhaaftid 😂🤦♀️
😪😪😪😪😪😪😥😥😥😥😥😥
Mnsha allah qurux iyo cod bay isku darsatay waliga noloow farxiya ♡♥♡
Asc
war hada nooshahay legenow
10 sano ka dib inad cafimad qabtan ku rejeynn❤
Eid Mubarak 🇸🇴❤ 26/05/2020 at night Somalia
Never Die Their Voices for ever😥👑✋
2014to 2021
Cayaalka waqtiga Sharma Boy Telephone gateen Garan maayan Heestan
2023 🎶 ❤🇸🇴 ❤
I Love This Song!❤
Maxamed jaamec
9years later we are vibbing with the vibe❤
Kula mid
@@xidig3833 ok9k9😊
Lol
P
طح
ذذكلللللللللللللالالا فيفيضض٩
حككدطك
ح حطججججض٠حححاي😂خه كزممطططط
ططك ل😊طچك😊@@channelnimcocabdi2780
ج😊حح مع ة0 %
I’m still on watching my song 2019 April 💯❤️🤩🤩
@@abdallaadanjaalle5528 even me walahi 🩸❤️
Aniga saakay waa la iigaray
Jceyl baa igu dhici wayy intaa joogay abid
Blse gabadh ree baydhabo ayaa halmar sidii hilaaaca oo kale igu soo riday
Loveta iigu roonaada saakay
Octo 2021
Inti is jecel allaw isusahal😭😭
Ana buko darta been hamoodin
Manshaalaah
Amiin amiin 😭😭💔
Amiin yaa rabi
Quraxda wa atkeeyso jh farxiyan ? ❤
❤
Quruxleyda Boqorada Codka iyo Fanka Farhiya Fiska 🙌🏽🏆❤️❤️❤️❤️
10 sano kadib aya dhagysana habeenimo ano poqorada jacyla wakhti wada qadaney jawi macaan dabal cashaq dhacayso qabowow + nariis badindii + dayamo cashaq indho cad qurxoon igu xadayso marka ka jeesto heestan so xasuustey jawi macan leh ahyd june 2024😍🫂💐I.a uwaxaygasna wn guursana magceed qarsadey xita ❤🎉
2013 sanad aan ilowayn buu ahaa wlhi never hbodey ka dhgaysan jiry 😭🥺2021 ki dib usoradiyey😩😭😿😿
Waxan Hubaa inaa hestan macaan aad dib u soo boqatay ️Haddad iga danbayso like isaar 😂😂
Boqorada codka🔥really love u more😘❤️
Nobody could dislike this 7 years later 🥺 Can’t stop listening 2021 😩
Now it's 2023*
8years ago been been ha moodinee ✌️😂 farta soo taag
✌🤣 heesta wax kale waye
Hees iyo bar iyo fanaanadii weyneed Farhiya Fiska 1:01
14Dec/24
Boqorada codka fiska🤩 29 bisha kowad 2021😚 hadat iga dambeyso like isaar 😍
Nostalgic 2024 😊❤
Hada dhagesanoya 2023 Hda so booqaty like isaar😂😂❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
4\8\2019 😓been been hamoodin nolosydyw💖💖💖yaa iga danbeyo👍
Who’s listening still 2024❤
Been been ha moodine bets singers 🥰 this voice never old.
Xasuus jacaylkaygi ugu horeeyay 2011😭😭😭 ayaa iqaadi jiray
Still fv 5/3/2024❤
😂😂😂
Haben Axad Ah. 23:10 9/11/2024
Same
I never tired of this song 2024😮
🇸🇴Been been hamodine aniga Boko dartaa Intii jcyl haayo farta taaga 👇 👆
-?
👆
aroora yanaleh Çx
Jacayl kali igu ah baan dareemayaa suura gala aan aheen😭💔
Dhalinyarada faalooyinka qoraya talow nololshu ma kulansiin doontaa?
Mon-10-July-2023...
sacadu markay tahay 01:20 AM baan jawi ku qadanayaaa❤
Talented Voice Fizka and Boska📍
Up to now listening Jul 2024❤🎻
Inta dabaday dhagaysandonto like isara😍😍😍
Its 2024 let's see how many legends are still listening ❤