Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 3.5K

  • @hanadabdi1932
    @hanadabdi1932 4 ปีที่แล้ว +234

    Xasuuus dheer ayey i galisay heestani wakhtigii iigu horeeyey ee uu jacayl i galo ayey ahayd waxaanan ku jiray dugsiga sare asxaabta waligay like maan arag pls iga tiiriya

    • @mohamedbarre2566
      @mohamedbarre2566 7 หลายเดือนก่อน +4

      Hanad 😢

    • @Æbdihakim
      @Æbdihakim 2 วันที่ผ่านมา

      Madhintay waa maxay emojiga ilinta

  • @saedff2262
    @saedff2262 5 ปีที่แล้ว +494

    qofkaan jeclaa mudo 1 year ah maalin walbana i odhan jirtay kuma rabo ee iga hadha ayaan maanta qalbigeedi ii dabcay inay dareen jacayl ii qadayna ii sheegatay samir badan oon usoo samray midho dhalkiisa waan hayaa noogu duceeya in aanu ubad umada islamka iyo somali oo dhan anfacda alle nagu mideeyo heeskana sababta ayaan maanta udaawaday samirkii jacaylkayga oon ku guulaysta allow qof wax jecel samir ku arsaaq naxariisna sii ❤❤13/9/2019 maalin xusuus leh

    • @hodanshawiir6364
      @hodanshawiir6364 5 ปีที่แล้ว +3

      Hampalo m.a😍😍😍

    • @munahassan3331
      @munahassan3331 5 ปีที่แล้ว +1

      hambalyo inta is jecel

    • @farxiya90
      @farxiya90 5 ปีที่แล้ว +2

      Mnshlllh hmblyo rabi ha iskukiin dayo

    • @fatimakhalif1999
      @fatimakhalif1999 5 ปีที่แล้ว +2

      M.A hambalyo aboowe, is calfada oo isku waara, ubad aayatiinlana kala hela💕💞

    • @sheekoyinhodan5479
      @sheekoyinhodan5479 5 ปีที่แล้ว +1

      Hambalyo

  • @abgaalinho
    @abgaalinho 3 ปีที่แล้ว +561

    Qof walba hamigiisa Alle ha u rumeeyo dhamaan dhalinta soomaliyed waxan idinkula dardaarmayaa ineydan Nolosha isku dhibin No matter The Circumstances Mustaqbalkagu Wuka Iftiin badan yahay Xaalada Aad hada ku jirto...
    Keep Moving forward madaxana kor u taag sababto ah waxa Tahay Somali💪🏼
    Nolosha Nama Ciisho Dhamaantenba♥️😭🙏🏾

  • @abdirahmanismaciil7213
    @abdirahmanismaciil7213 4 ปีที่แล้ว +168

    Heestan walaashay oo Hadda Xaas ah Shan Caruurana leh iyo asxaabteeda ayaa dharka ku maydhi jiray aniga oo Dugsiga Hoose dhigta walaashay aad bay ii jeclayd oo ii ilaalin jirtay Haddana wali sidii bay ii jeceshay Alle ha noo xafido hablaheena

    • @boqoradapuntland4985
      @boqoradapuntland4985 2 ปีที่แล้ว

      Alla hakiin isku daayo wllo

    • @shamsoali1273
      @shamsoali1273 2 ปีที่แล้ว +3

      xasuus igu Lee dahy waxan Dhagey San jiray aderkey oo aa ujecla allow ii dhowr wllidkeyga wallhi xiligas waxan dhigan jiray dugsi quraan hadan ka imaado hestan ayaa u shidnaa jirtay adeer waxan ku leyahy dunida kuma ciisho cawa aniga ayaa Dhagey sanayaa allow amuraha sahal

    • @farhaandaacadofficial2228
      @farhaandaacadofficial2228 ปีที่แล้ว +3

      Walaalka marka uu cadowgaaga noqdo Wax ka xun malaha aduunka walaalahay ayaa igu neceb😢😭

    • @Nasraahmetttt
      @Nasraahmetttt ปีที่แล้ว +1

      @@farhaandaacadofficial2228ax wll wlhi wa xanun walaalada markey ku necebyhin wan ka xumahay wlle sabar 😢 mise dhanka walidka weeye

    • @NadiraAcdemy
      @NadiraAcdemy 11 หลายเดือนก่อน

      M.alh amiin ❤

  • @scwscw3047
    @scwscw3047 5 ปีที่แล้ว +643

    Hooyaday macaan ayaa hestan aad u jeclayad caawa ayaan rabaa inaan u diro o kedis uga dhigo si ay u xasuusto (hooyo macaan walahi Waan ku xiisay ma aanan ku arag mudo 7sano Ah. ) ilaahow ikaa tus aduunkeygiyeyy , saaid ayaan kugu xiisay macaaan hoooyooyoyoyoyyyyyy 💯❤️😘😘😘😘😘😘😭😭😭😭😭☘️

    • @iqlaascali4665
      @iqlaascali4665 4 ปีที่แล้ว +36

      ilaaheey cafimaad Hakugu tusiyo hooyo 10bil ayaa koso wareegatay qoraal kaga I hope inaad noshahay 😔

    • @zuhraofficial311
      @zuhraofficial311 4 ปีที่แล้ว +2

      @Abdirahman peacock inaad aragty baan filaa akhii

    • @zuhraofficial311
      @zuhraofficial311 4 ปีที่แล้ว +2

      😢😢😢😢

    • @faizaabdi7927
      @faizaabdi7927 4 ปีที่แล้ว +6

      1 year ka dib inaad aragtan filaa hooyo mcn adoo nabad qabo wll 💖😭🙏

    • @sulubmohamed1584
      @sulubmohamed1584 4 ปีที่แล้ว +3

      @@faizaabdi7927 dhowr minit inaad aragtan filaya

  • @drzamzamcalimaxamed2705
    @drzamzamcalimaxamed2705 3 ปีที่แล้ว +34

    Heestaan waxaan ku xasuusta jacelkeygi koobaad oo mar kasta ii qaadi jiray waxuuna igu soo celcelin jiree amar alle urkaad ku taala ubad ayaatiin leh amar alle waligaay ma ilaawo heestaan sanad kastana waan dhageystaa wali ismana helin walina waa is jecel nahay waqtiga na kala geeyey amar alle 9 years baan wada soconaa ♥♥😥

    • @zakipepe2441
      @zakipepe2441 2 ปีที่แล้ว +4

      Omg 9sano mnshlah kuwii is hela oo hoy wadaag ubad khayr qaba kala hela rabi ha idinka yeelo 🎊Ha waaro jacaylku ❤

    • @nasteha6833
      @nasteha6833 2 ปีที่แล้ว

      Kkk 9 caruura baad kala heli karteen haduu Alle idiin idmayo
      Abayo Amar Alleh Calaf ku ha idiin hiiliyo❤

    • @saabir3667
      @saabir3667 ปีที่แล้ว

      9 sano school miyaad dhiganasana

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว +2

      Subaxaanallaah! 9 Sano ayaa jaceyl aan midho dhaleyn lagula jilayaa ood weliba raali ku tahay😮 waqtigaagu waa qaali inanyahay ka faa'ideyso halkaa waxba kaagama soo socdaan baan filayaa. Rufiyaanimo igama aha laakiin inan baad tahay oo waqti baa ku haya adigu isaga lama mid tihid.

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว

      ​@@saabir3667ma yaabtay? Gabdhaha qaar waa masaakiin walahi

  • @zakihajji8463
    @zakihajji8463 5 ปีที่แล้ว +125

    Gabar aan jeclhy ayan ku haminaya inan gursado alle hay fudiyo Aamin liketa igu tageer walal

    • @Iqro-zz7ld
      @Iqro-zz7ld 3 ปีที่แล้ว +2

      Halsano ka hor bey aheed ma guursatay hada?

    • @safiyayusuf1798
      @safiyayusuf1798 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku sahlo hadi qayr ku tahay

    • @siamabdiris99
      @siamabdiris99 2 ปีที่แล้ว

      Ma gursaty 2sano kahor bay ahyde

    • @umucabdi8580
      @umucabdi8580 2 ปีที่แล้ว

      Ameen yaa allh

    • @Caaqil_lyrics
      @Caaqil_lyrics ปีที่แล้ว

      3 sanno ka hor ma guursatay?

  • @suldaanismaciil7113
    @suldaanismaciil7113 5 ปีที่แล้ว +459

    Heestan wlhi 2013 bn aad u jecla wayo wakhtiga bn gabadh aad u jecla wlhi school ka ila dhigan jirty maba ilawo ila hda iyada Tanzania bay ka timi ana reer hargeisa bn aha lkn anigo yara oo aan mrka isku filnan gadhin ba walidka isku kaya diden ana Abahy Canada iso waday wlhi waqtiga wu ordaya 6years man arkin mana maqlin codkeda aad na wn u jeclahy ila hda mana aqan inay Tanzania ku labaty iyo inay adunka wayn dhinac ka jogto laga yaba inay gursaty oo ay hooyo noqoty Aniga na alx wn gursady 2019 January wxa I dhashy laba wiil oo matano ah bishi October 20 kedi I'm happy with my wife and my kids hda lkn still I remember heblayo wlhi

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว +21

      Mashaallah congratulations illhy haysku kiin dhaafo dhamaantiin❤️ lkn ado xaas leh miya Wali jeceshhy qoftii🙄 hayaay hadanan dumashi ku sheegin kkkk lol waan iska kaftamAya brother😂😂 🙏

    • @magaclaawe589
      @magaclaawe589 4 ปีที่แล้ว +3

      Ilaahay haku daayo ubadkaaga

    • @shuaibarablyrics3841
      @shuaibarablyrics3841 4 ปีที่แล้ว +7

      Msha allah Congratulations 🎊🍾🎈🎉 illhay adigana ilmahaga iyo xaskaga haku dayo ayadana haday reer leedahay illahay udooyo Hadayna lahayna calf khayrqaba sii keep going 🙏🙏

    • @kingnakhlan674
      @kingnakhlan674 4 ปีที่แล้ว +3

      M.cHa allJ

    • @hasaanabdulahi410
      @hasaanabdulahi410 4 ปีที่แล้ว +8

      sxb magaceeda 3 xan nala wadaag si aan kuula soo xariirino

  • @asmaidil
    @asmaidil ปีที่แล้ว +12

    7 . Nov . 2023
    Tuesday , 9:30pm
    Hadda ayaa iigu horraysa heestan macanka badan kadib markan kaso arkay tiktok ga🥺
    1999 waan dhashay😌!
    Dib iiso celiya haddad halkan imaatan , mar kale iso xasuusiya 🥺😌❤

    • @mahadabdalle
      @mahadabdalle ปีที่แล้ว

      amar alle wakuso xasuusiyay🥰

    • @asmaidil
      @asmaidil ปีที่แล้ว +2

      @@mahadabdalle
      Mahadsanid
      lkn xilligan hees iima dhadhamayso xasuuqa falastiin ka dhacaya awgiis , adiga iyo dadka halkaan imaan doonaba fadlan sameeya wax walba aad awoodaan hashtag , muuqaalladooda aad share garaysaan , inad u ducaysaan , fadlan wax walba aad awoodaan sameeya , dad ayaa daqiiqad kasta dhimanaya ( shahiidaya)🙏

    • @mahadabdalle
      @mahadabdalle ปีที่แล้ว

      ok@@asmaidil

  • @abdullahihassantohow851
    @abdullahihassantohow851 4 ปีที่แล้ว +181

    Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa soo boqatay 2020!!you all full respect!

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 6 ปีที่แล้ว +1708

    Heestani dadka calafdoonka ah ama single ayay khusaysaaa fadlan hadaad single tahay like Saar

  • @naima5387
    @naima5387 3 ปีที่แล้ว +21

    Childhood memories markaan dhageysan jiray bariga wax dareen ah iguma laheyn lkn hada markaan maqlo dareen baa qalbigeyga ka buxsmo allow qof walbo sidu jaceylhy u yeel😢💖💖

  • @kawsarxasan1707
    @kawsarxasan1707 5 ปีที่แล้ว +172

    Ruuxii ku amina Abaal lo galayoo Aqal lagula Hoydaa❤🤗 20 November 2019 hadad iga dnbyso like dhac😄 ajanibtaba wad sisaye ano somaliahn wad igal bakhyli😑

    • @Zayitahmet
      @Zayitahmet 4 ปีที่แล้ว

      Hye walasheY 🙏🙏

    • @siciidaadan739
      @siciidaadan739 4 ปีที่แล้ว

      Cawe waaa November 20. 2020 wlshy qali manoshahy

    • @raliyaabdi1632
      @raliyaabdi1632 4 ปีที่แล้ว

      @@siciidaadan739
      Haa wll22 December 2020

  • @binabari9842
    @binabari9842 ปีที่แล้ว +15

    Am Listening on 5th September 2023 at 1:50AM in Toronto. After i first listened while i was 9 years old in Nairobi. am 22 years old now. Missed My childhood memories , When everything was Simple .

    • @iOnSL
      @iOnSL ปีที่แล้ว

      I was listening in Hargeisa 2009. I’m also in Toronto. Life is a wild ride sxb

    • @Mohamed-tw5qv
      @Mohamed-tw5qv ปีที่แล้ว

      D a o

    • @SafiyoCumar-y7d
      @SafiyoCumar-y7d 11 หลายเดือนก่อน

      U​@@iOnSL

    • @qalbidejiya5479
      @qalbidejiya5479 11 หลายเดือนก่อน

      @@iOnSLwaar ani 2009 ilahada hargeisa ku dhagysnysa Mcn hbrnhy😂😂😂

  • @mohamedshaikh1717
    @mohamedshaikh1717 ปีที่แล้ว +14

    Waa maalin khamiis ah 12 October 2023 heestaan markaan maqlay wlhi indhaheyga ilin ayaa soo istaagtay ilaaheey qof walba waxa niyadiisa ku jiro allah u sahlo ragoow dumarka u naxariista oo qayaanada ka daaya balan daro waa diin daro gabdhoo idinkana sidoo kale ilaaheey ka baqa ragga baari u noqda ❤ jannada allah nagu wada kulmiyo dhamaanteena iyo inta qoraalkeyga akhrineyso ❤

  • @mohammeddahir4981
    @mohammeddahir4981 5 ปีที่แล้ว +62

    Xasuus July, 2009 iyo Nairobi xiligaas oo aan guursaday anigoo 22 sano jira nasiib xumo Xaaskeyga 4 bilood kadib idiiday markay Australia aaday oo tiri ifur ana jacayl baan basteey la ahaa waan kalatagnay hada xaas iyo 4 caruur ah ayaan leeyahay Toronto,Canada aduunyo wataas

    • @fatimamohamed9945
      @fatimamohamed9945 5 ปีที่แล้ว +1

      Mshllh wll Allahaa isukiin barakeeyo adi, ooridaada iyo ubadkaaga

    • @gulledali8902
      @gulledali8902 4 ปีที่แล้ว +1

      Aduunya saas iska ah

    • @homeofquran7134
      @homeofquran7134 4 ปีที่แล้ว +2

      Yurubta markey tagte yey kibirtay wata yurubtey kaga tagtay adigaba wad jogta hada

    • @bashiir634
      @bashiir634 4 ปีที่แล้ว +2

      @@homeofquran7134 war farxan Australia maha Yurup ee wa Asiya

    • @sardevichuwalie9811
      @sardevichuwalie9811 4 ปีที่แล้ว

      @@bashiir634 😂😂😂😂😁😁 australia maaa aasiyo kutaaal
      wlhi qosol igu dishy

  • @saedghazi
    @saedghazi 5 ปีที่แล้ว +48

    10 Sano Ka hor ayaan ku daawan jiray
    Kusii suga filimka weliba intaas bacda makhribka. marka kusii sugu naga dhamaadana lacagta keena ayaa nala odhaň jirey markaasaan ka bixi jirney ileyn heesahanu usoo galee. ...markaas waxaan ahaa intermediate school standard 6
    Da'da 12jir..
    Iminkana academy double degree. ..
    Muxuu wakhtigu is dhalan rogayaa ...
    Still watching kama daalo heestan

    • @hamzethomas1686
      @hamzethomas1686 3 ปีที่แล้ว

      Mar hadiiba Kusii sugii ciyaalkoodii legend salaan iga gudoon lkn imisa ayaan hindiga ku daawan jirteen barigaa

  • @axzaabosman8786
    @axzaabosman8786 3 ปีที่แล้ว +51

    Heestan arooskaygaan
    Ka qaadi doonaa insha allah
    Eid jama batalaale
    Taageero buuxda
    21/09/20/21
    Heestan anoo 10 jir ah maqli jiray
    Maanta oo aan ahay 21 jirna waan dhegaysanayaa ilaahayow heesaha naga madoobee
    Aniga iyo wixii islaam ah.😔

  • @salmabdalla
    @salmabdalla 2 ปีที่แล้ว +40

    he grew up with my father and visited my family back in australia in 2013. May Allah grant him Jannah

  • @nolashawadankaofficial6965
    @nolashawadankaofficial6965 3 ปีที่แล้ว +15

    Hestan xasuus ay igu leedahay aabe ayaa aad ujeclaa oo dhageysan jiray marka ay jaceylkisa / hooyo ay isyara qabtan wlhi isla markiba wey dhoola cadeyn jirtay hadane wa waqti kale ay awoowe iyo ayeeyo noqdeen 🥰🥰🥰

    • @asmadahabo6472
      @asmadahabo6472 ปีที่แล้ว +1

      Masha alla❤

    • @SteveSignie
      @SteveSignie ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkk waan ku qusalay walhi ,mashaa allaah waa war lagu farxo ee hada adiga xaas miyaaa tahay wll

  • @zuhuurizuu8345
    @zuhuurizuu8345 2 ปีที่แล้ว +52

    Heestan waqtige so baxeysay waan yaraa micnaheda ma fahansanen maanta anigo soo weynaday ayan so xasustay: Truth is like the sun☀️. you can shut it out for a time ,but it ain't goin' away.
    Waqtigu waa socdaal aan kaa faiideysano intaan dhalinyarada nahay🤟🌍

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan ahaa ciyaal school secondry dhigta markii heeskani soo baxday alla muxuu waqtigu ordaya walaal

    • @abdiasisaliadde9759
      @abdiasisaliadde9759 ปีที่แล้ว +1

      Heestan waxaan kuso qaatay wakhtigii iigu wacna 2009_2010 anoo araday dugsi sarre ah ciyaartoy ah still waqtishidan ❤❤ wlhi

    • @Amiinbdalla
      @Amiinbdalla ปีที่แล้ว +1

      Sdo kale wan yaraa waqtigas Ceelasha biyaha ayan qax ahan u dagneen hadana Alhm jamacada ayan dhigta😢Old is gold😢😢😢.

    • @zuhuurizuu8345
      @zuhuurizuu8345 ปีที่แล้ว

      @@Amiinbdalla 💯💫

    • @sulupo8535
      @sulupo8535 ปีที่แล้ว

      😢🎉

  • @ahmednuur7
    @ahmednuur7 6 ปีที่แล้ว +50

    heestaan wxan ku xasuustaa anagò yar ayaan wxan aadnay bad kutaala gubadley markaas liido wey xirneyd seeila tahy waxan baxnay subax jimco ah marka salaada subax laga sobaxay horay aan ka baxnay lug aan ku tagnay
    marki aan meesha tagnay ciyaal gubadley fajiista yaal waaye kisto wee nadhibeen anagò daalan markii aan soo noqoneynay ayàn cunug nola socday heestaan nooqaaday anagoo qaaajo saaid ah naheyso
    o weliba lasocon karin maqaayad aan soo marnay xirka dheere waana kasoo kala orodnay markii aan soo cunay cuntadii waqtigaasna waxuu aha 2010 wlhi heestaan 👇cadi ma ahan kama daallo😃😃😃👍👍

    • @homeofquran7134
      @homeofquran7134 4 ปีที่แล้ว +1

      ahmed nour xarfan hore maxa maqayad shoot ku gasheen

    • @badriamustafe4080
      @badriamustafe4080 3 ปีที่แล้ว +2

      2021 ayn dawanyaH 😥

    • @ahmednuur7
      @ahmednuur7 3 ปีที่แล้ว +1

      @@badriamustafe4080
      Waan kula dhagesanayaa up to now 🥰🥰🥰

    • @zamiirdaacad...3474
      @zamiirdaacad...3474 3 ปีที่แล้ว

      @@badriamustafe4080 sidoo kle 2021

    • @camakuuzkuuzhaaji1875
      @camakuuzkuuzhaaji1875 3 ปีที่แล้ว

      Anoo rer kaaraan qoralka aqrisnaya 20201 🤣🤣🤣🤣

  • @philipemohamet6625
    @philipemohamet6625 5 ปีที่แล้ว +168

    2020 qofkii so radiyay msena hestaas qaas u tahay like😥

    • @philipemohamet6625
      @philipemohamet6625 5 ปีที่แล้ว

      @Ayan qaaali qaas aye ku tabanesaa umalenaa ani cml😭

    • @xamdasulleiman1479
      @xamdasulleiman1479 5 ปีที่แล้ว

      @@philipemohamet6625 aniga😭😭😭 1 february 2020

  • @Sakariye-k5b
    @Sakariye-k5b หลายเดือนก่อน +21

    Any one in 2025❤

  • @inadahabo
    @inadahabo 4 ปีที่แล้ว +60

    Amar Alle uurkad kutaalaa❤
    From 2016 till now 2020 and Forever
    Jacayl an dhamaan inshaAllah💑

  • @ziiziiaxmed8378
    @ziiziiaxmed8378 7 ปีที่แล้ว +615

    Xasuus wlhi qofki dhageysanyo 2018 suulka ku riix like pls

    • @zackomarr
      @zackomarr 7 ปีที่แล้ว +1

      Saynab Axmed iinyo😂 maxsuusta waagana kuuqdi jiray

    • @ziiziiaxmed8378
      @ziiziiaxmed8378 7 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh haaa ma anaabo ilowi karo

    • @zackomarr
      @zackomarr 7 ปีที่แล้ว

      Saynab Axmed hhhhhh 😂qofnool waxan laaha way ilowdee

    • @salmaansaid7802
      @salmaansaid7802 6 ปีที่แล้ว +1

      Ziizii Axmed I like the song ❤💯👌

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 ปีที่แล้ว

      @@salmaansaid7802are you habar jeceloh? 😂😂😂😂🤣🤣

  • @safioelmi1377
    @safioelmi1377 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahoow nin heestaan iiqaada oo quruxloow ah iisahal sanadkaan bilowgiisa singal nimo ku daalee oo dhan walba ka dhameestiran 🤲

    • @khaalidtawakal9552
      @khaalidtawakal9552 2 ปีที่แล้ว +1

      maad heshay mise Searching ku jirtaa 🤣🤣

    • @khayrebulshawi509
      @khayrebulshawi509 ปีที่แล้ว

      Weykan sxp

    • @yacnick
      @yacnick ปีที่แล้ว

      Sannadkii dhamaa ee ma haysaaa?

    • @firdaushassan2082
      @firdaushassan2082 5 หลายเดือนก่อน

      Alla aamin anigana wannkugu daba feylay hhh😂

  • @maxamedcilmi8560
    @maxamedcilmi8560 6 ปีที่แล้ว +183

    Horta heesa kuma badni lkn alle haynoo wada danbi dhaaafo aamiin into kslena hasoo hanuuniyo

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 6 ปีที่แล้ว +93

    Axyaa hees waxan ku xasuusta
    Gabadhii ugu horaysay ee xidhidh wakhti dheer ahi na dhex maro hada iyadu waa marwo aniguna iskabulo ahay😂
    Hesstan wxn dhegaysanaya 28/9/2018 jimce 5:53 daqiiqo hadad iga danbayso like iigu cimaamad

    • @zayitali3862
      @zayitali3862 4 ปีที่แล้ว +2

      Ana zxp 2020,11,29 wan ku salmys

    • @nimconalka880
      @nimconalka880 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma 2022 /2 /10

  • @faisalelmi4878
    @faisalelmi4878 2 ปีที่แล้ว +13

    Wow my old song reminds my father🥺😥 can't get enough this song I think I was 8 yrs old when I discovered this song
    Old songs is gold memories
    👇

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 5 ปีที่แล้ว +111

    Heestan wlhi xasus itahy give me like if ur watching in 2019

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 5 ปีที่แล้ว +1345

    2020 Hadaad Daawanayso Nacas Ha igu Noqone Like Bac Kusii Aptio☝

  • @husseinapokor6195
    @husseinapokor6195 ปีที่แล้ว +6

    2024 heestan ereyo an ku cabiro garan maayo xasuuso badan qalbigeyga ki dhimatay so nooleyneysa cimri dheer io caafimad mr batalaale ❤❤

    • @axmedsalaan6226
      @axmedsalaan6226 9 หลายเดือนก่อน

      Xaguu kunoolyahay legend weeye

  • @basher94s
    @basher94s 5 ปีที่แล้ว +24

    2007, 2008, 2009, 2010 .. ayaamihii ciziga lahaa iyo back then when I was in Somalia iyo shukaansigii xallada lahaa, Layla, Nafiisa, Hoodo, Faadumo, Ayaan ilkacas, Xafsa, Iyo Naciimo, dhamaantiin waa idin jeclahay, farxad iigu noolaada 😍❤

    • @istaahilakiira3322
      @istaahilakiira3322 4 ปีที่แล้ว +2

      Ani waaba ku jiraa waa isku jeeda 😊😂

    • @abdirahman2134
      @abdirahman2134 3 ปีที่แล้ว +2

      Wacana markaad xasuusanysid waayihi quruxda badna balse bqoor nin belo ah baad tahay hadii dhowrka sano intaas gabdhoos isku wada wadey

    • @fartunmaxmed1137
      @fartunmaxmed1137 2 ปีที่แล้ว

      Walahi malmaahas waxey ahaayeen gold hada miyey soo noqonayan waa maya

  • @ninkale528
    @ninkale528 8 ปีที่แล้ว +146

    jacaylkaygi markaa waxay ii sheegi jirtey in ay heestan aniga awgay u dhagysanay- runti markan dhagysto dareenkii asma bay i soo xasuusinay. hargeysa somaliland- 2009

    • @hodanali5639
      @hodanali5639 7 ปีที่แล้ว +1

      waan jcelay heetan
      idle jamac barlaayo waa tageraaa

    • @farhanfahran8374
      @farhanfahran8374 7 ปีที่แล้ว +1

      nin kale haa caadi maha heestu amar aley oridayaydii noqotey

    • @shiftowbaidoa5490
      @shiftowbaidoa5490 5 ปีที่แล้ว

      Liibanmaleaduuja

    • @asmaahmed7052
      @asmaahmed7052 3 ปีที่แล้ว

      Waa ikan alpi manooshahay 4sano kadib

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 3 ปีที่แล้ว +12

    10 sano ka hor wakhti ka badan 2010-kii ayaan Heestaan ka dhagaysan-jiray, ama ka daawan jiray Dhalada, oo waxaa soo dayn jiray Tvgii Hawada ka baxay ee ETN. Garoowe ayaan joogay, marna Computer uu walaalkay iga wayn Lahaa ayaan ka daawan jirnay. Wakhti xus iyo xusuus leh bey ahayd wallaahi.
    2021 Habeen Isniin ah oo Ciid Carrafo lagu jiro ayaan markale ku Daawanayaa Magaalada Kampala ee dalka Uganda.

    • @aflah491
      @aflah491 2 ปีที่แล้ว

      Kkk
      2010 Tvga qaranka somaliland ayaan kadaawan jiray anigoo 13jira maantana waa ciidii arafo 2022 wakhtigu wuu cararayaa ciidii arafo ee hore ayaad postga soo qortay

  • @funnymoments7225
    @funnymoments7225 7 ปีที่แล้ว +72

    nolosheyda waxay kasoo bilaabatey, south Africa, wwxay kusoo dhamaatay, Switzerland,
    heestaan markaan dhegeysto dib ayaan maskaxda u celiyaa, Cape Town iyo Johannesburg.

    • @safiyaaxmed7602
      @safiyaaxmed7602 2 ปีที่แล้ว +2

      South africa 🇿🇦 waa mesha jcyl ka ibartay gacaliyahayga jogah alle nbd ha igu keeno inshalh

    • @DHOOYO
      @DHOOYO 2 ปีที่แล้ว +4

      Noloshaada hadday Switzerland ku dhmatay comments ma aakhiraa kasoo QortaY legend 🙌

    • @hiboomer6880
      @hiboomer6880 2 ปีที่แล้ว

      😢

  • @abukarali3558
    @abukarali3558 ปีที่แล้ว +5

    One of my room-mate and friend used to listen much when we come back from university, back in 2013. I miss those days😓 I remember it was making sense to my friend keep listening.
    10 years later, still listening. I don't know where these friends left behind. Aduunyooy bilasheey.

  • @mohiadina.mohamed7045
    @mohiadina.mohamed7045 4 ปีที่แล้ว +65

    11 years back🥲
    It was 2010.
    What a childhood memories😓😓

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 ปีที่แล้ว +40

    💔jacyl iyo kala dhac waa daris😥 2020 feb 4 Yan soo xasuustay noloshayda halki jacyl eee iso maray 😥2011 💔 qisaadisa wx ka qoro buuga yan rajayna inaan ka qoro❤🙏

  • @zakibiniamofficial1519
    @zakibiniamofficial1519 4 ปีที่แล้ว +19

    Hestan waa hees mcn hadad dhagey saneysid wll like ha iga xasidin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmednageeye2209
    @ahmednageeye2209 3 ปีที่แล้ว +22

    Runtii waa hees dareen xambaarsan
    Waxaan ka daawanaya DDS capital city jigjiga
    Xliga 14/2/2022/
    Saacada 1:22pm
    Maalin jimce ah
    Allow tacabka noo xasili 😍
    Inta iga danbyse daawan doonta ayaan salaamaya
    Koly aniga heestan qiso iima laha lkn dareenka ay xambaarsan thy waa mid itaabty waxaan rajaynaya qofta aan jeclahy in aan midowno insha allah

  • @hamdaabdi6712
    @hamdaabdi6712 5 ปีที่แล้ว +298

    I was 7 years old when I was listening this song😂 and still watching 2019😱😢😍 miss those days😓💕💞

  • @fatmaayan7970
    @fatmaayan7970 4 ปีที่แล้ว +140

    Can't get enough of this song😥😥😥it reminds me of my first love😥May Allah grant you Jannah.....Rest in paradise

  • @Qani_10
    @Qani_10 2 ปีที่แล้ว +32

    6/7/2022 habeyn qamiis ah 8:32Pm
    Anigoo youtube ku soo wareeray ban hestan ku soo aaday Sowt cajiib ah
    mudo kadib wan soo noqon donaa si aan farrintan mar kle u aqriyo Insha Allah, Qeyr aan isku rajeyno dhamanteen ,
    Anigana si qaas ah iigu soo duceya wixii qeyr ah Insha Allah 🥰 intii iga dambeysa liketa wa ii dhiiro gelin Abyyo & Abwe🥰🙏

    • @Ameeen-dek-moh
      @Ameeen-dek-moh ปีที่แล้ว +1

      Manoosheyyy sxb😢

    • @Qani_10
      @Qani_10 ปีที่แล้ว

      @@Ameeen-dek-moh haa sxb Alxl🫡

    • @hafsahaji9155
      @hafsahaji9155 ปีที่แล้ว +2

      22/8/2023 hawen talada ah 9:43pm
      Yaan arkay fariintada waxan rajena inaad cafimaad qabtit melkasto aad joktit wll 😢❤

    • @Qani_10
      @Qani_10 ปีที่แล้ว

      @@hafsahaji9155 mahadsanid wllo qaali❤️🙏

  • @ahmedyeyofficialchennel1151
    @ahmedyeyofficialchennel1151 6 ปีที่แล้ว +109

    jaceylka hadii aad. Qadariso
    2019 yaa ila. dawanayo ❤🌹💋

  • @axmadnuur5836
    @axmadnuur5836 ปีที่แล้ว +3

    Xasuus wlh waagan waxaan aha 12sano jir alx
    caruurnimadu wlh wa dahab 😢😢😢
    Waxu aha waqti uusan jirin talefano waweyn balse dhalinta inta mel leyskugu imaado lashekeysto leyskucamirto kaftanka iyo bashalka uu aha dhaqan wanagsan balse manta carurta midka yar uu talefan weyn hesto manta oo dhana uusoo qorayo qabil hebel baan ahay iyo qabilkana san ah
    😢😢😢
    waqti wa soo qadanay wagas anaga alx
    Adna maxa kuxasusata waqtigas nala wadag wll 😮
    maanta oo ah 25/11/2023 ayan dib uso raadiyay anigoo iskabulo ah waxan rajeynaa biliwga sanadka 2024 in aan macsalameyo kalinimada insha allah

  • @abdiraanyare6183
    @abdiraanyare6183 3 ปีที่แล้ว +23

    I was 14 years old when I was listening this beautiful song. That time I’m was feeling love ❤️

    • @nasro7666
      @nasro7666 3 ปีที่แล้ว

      Ciid ilhay kucafiyo alfanan

    • @layloraza1883
      @layloraza1883 2 ปีที่แล้ว

      That feel wasn,t love but qooq

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 ปีที่แล้ว

      ​@@layloraza1883😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 ปีที่แล้ว

      How's your feeling right now, 2023

  • @naima1.5.75
    @naima1.5.75 6 ปีที่แล้ว +125

    Hada dawanyso 2019😆💓like igusi dhaaf somali maxamed💜💜😍

  • @Gmomentoz
    @Gmomentoz 4 ปีที่แล้ว +58

    Niyada inta kaaga soo Dhacday
    Ama adoo youtube ku jiro kor inta ka Aragtay Hadaa soo Aaday
    .
    Suulka Hoose Bulug ka dhig 2020 😂

  • @safiyosiman9265
    @safiyosiman9265 3 หลายเดือนก่อน +1

    2011 yaa dawaday heestan anigu kujiro dugsi quranka wlhy hees wey dhafty ❤

  • @homzesuniil4872
    @homzesuniil4872 3 ปีที่แล้ว +8

    I was 7 years Old when I Was listening 🎶this Song😂iMikana 19 Jir bn kuh Dawanayah😎Old is Gold💎

  • @hanadabdullahiaden5657
    @hanadabdullahiaden5657 3 ปีที่แล้ว +3

    Halistuu abadhoo ilalaha dareenkiyo ku ekaa intii nugul jaceyl ii arimiyoo Edeg baan ugalayee legend eid jama batalale❤️😍

  • @zayedmitawa8345
    @zayedmitawa8345 2 วันที่ผ่านมา

    Champion,a friend of all time,very kind person,may Allah continue giving him What he need here and hereafter.
    Polony and sausage Deliveries while listening to this song on repeat that's in Dancan Village EASTERN CAPE South Africa 😊😊😊

  • @noorcali1694
    @noorcali1694 7 ปีที่แล้ว +51

    Somali idilkeed uurkad ku talan Ku Noolo jigjiga, waajeer, Gaariisa, Hargeisa, Harar, D jabouti iyo caasimada muuqwayn E Muqdisho Hal Umaada a Tahiin

    • @haajaraibrahim7919
      @haajaraibrahim7919 7 ปีที่แล้ว +1

      Noor Cali we love you my king ❤

    • @rumaanahmed3765
      @rumaanahmed3765 7 ปีที่แล้ว +1

      Noor Cali ❤

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 ปีที่แล้ว +3

      Noor Cali
      Magac ku haboon baad uu heshaay muqdisho ama xamar caday muuqwayn mugwayn muuq dheer xudunta dhulka hooyo shanta somaliyed cid ma dido ilahay sharka haka hayo

  • @ilhanxarago9449
    @ilhanxarago9449 3 ปีที่แล้ว +139

    2022 cant get enough wllhi my childhood memory I was almost 8 years old when I discovered it.

    • @ahmednageeye2209
      @ahmednageeye2209 3 ปีที่แล้ว +6

      I am watching 2022 ka and I was listening 🎧 4 years ago inkasto aanay qiso igu lahayn waan jeclahy heestan

    • @MohamedAli-uf8zp
      @MohamedAli-uf8zp 2 ปีที่แล้ว +4

      Now ur 20y old😁

    • @saidomar318
      @saidomar318 2 ปีที่แล้ว +2

      SO NOW U 20 DAMN!!

    • @adnanabdilahiyasin
      @adnanabdilahiyasin 2 ปีที่แล้ว +3

      It was good memory i was listened when I was 9 years old this song everyday Gold age now I am 22 years old when I listen to this song i feel that i am legend

    • @abwanabdihafidyare4075
      @abwanabdihafidyare4075 2 ปีที่แล้ว +1

      Still you are young ☺️

  • @sadammoha3780
    @sadammoha3780 4 วันที่ผ่านมา +1

    Qoftaan jeclaa ayaa mudo dhan igu haysay iga har kuma rabo ayaa caawa i shegtahy inay qalpigeda daren iqaday dhabtii sunaha nolosha waa samirka isku masra ilahy wax wanagsan ayaad kala kulamaysaane aniga manta samirkayga ayaan ku hantiyay boqoradeyda alx rabi ayaa mahad iskale noogu duceeya in aanu ubad umada io somaali oo dhan anfacada alle nagu mideeyo ❤❤dawada jaceylka runtii waa samirka ❤ habeen arbacaa 1:03 29/01/2025 habeen xasuusleh

  • @queensister7386
    @queensister7386 3 ปีที่แล้ว +49

    I was 8 years when i first heard this song from near restaurants and shops from my way back from dugsi..wlh such a golden memories 😭

    • @Cutie2259
      @Cutie2259 2 ปีที่แล้ว

      and how old r u now

    • @Abokorrrr
      @Abokorrrr ปีที่แล้ว +1

      from my bck dugsi😂

  • @khaalidsheekh2416
    @khaalidsheekh2416 7 ปีที่แล้ว +40

    anoo fahmayn ayaa dhagaysn jiray maantana waan fahmayaa micnaheeda
    jacayl jacayl

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 2 ปีที่แล้ว +37

    Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga akhrisanayo.🥺❤️

  • @ahmeddrake8501
    @ahmeddrake8501 8 ปีที่แล้ว +261

    Its almost 2017Anyone whos still listening

  • @abdulkadirshekhofficial478
    @abdulkadirshekhofficial478 4 ปีที่แล้ว +41

    2020 hadii aad daawanayso Like dhac kusii
    10 ago 😭😭

  • @SamirweyeNoloshu
    @SamirweyeNoloshu 3 ปีที่แล้ว +9

    Heestan anoo yar ayaan maqli jiray hada caawa ayaan dhageesanaya 1.30 habeenimo haben jimcaa waxan joga magalada burco waxan kasii daganahay xaafada jarmalka waxan Wigan gudihiisa tagi doonaa Canada oo aan jamcad utagi doono bishu waa 2022/1/14 waxan ka dheraanayaa familkyga iyo qofkii aan aduunka ujeclaa 5yreas ayaan wada soconaa waxan is baranay 2017/3/6 haben jimcaa waxan rajeenaynaa inaan 2022 is guursano isaguna wuu iga daba imanaya insha llh fisaha ayaa u hagaagi waayay inaan is raacno ayaan doonaynay hadii aduunyo wax tarto comantigan malin kle ayaan xasuusan doonaa fadlan wll hadaad akhtido comantigan no ducee inaan nabad is Ku helno qofkaan aan jecelahy macagygu was saabiriin isagana waa HanaD

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 6 หลายเดือนก่อน

      Walaashe hada xlda kwrn canada ma aaday wiilki maguursatay

    • @mohanuux1079
      @mohanuux1079 5 หลายเดือนก่อน

      1:29 dhagaysanayaa hadda anigana

  • @samatarceynaanshe4780
    @samatarceynaanshe4780 4 ปีที่แล้ว +32

    2020 hadi aad dhageysaneyso Like ii saar waliba in the Time Corono-virus heestan xasuus weyn beey ugu leedahay gabar aan shukaansan jiray baa aad u jecleeed.

  • @zakashiine7069
    @zakashiine7069 6 ปีที่แล้ว +59

    Wxam kuxasuusta arooskii saaxibkey maxamed bale 2009 waagii burcad badeeda weeye alla mxan aduun soo aragnay
    Gaalkacyo

  • @aminbashe1941
    @aminbashe1941 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waayihii ay soo baxday 2010 anago caruura ayey hoyaday mcn noo qaadi jirtay markay cuntada noo karinayso siiba baasta dhadherta xiligas oo hoyaday iyo aabahay wada joogeen 2012kina ay kala tageen walow ay hadana ii noolyihiin alxmdulilalh Ilahay ha inoo xafido waalidintena inta dhimatayna ha u naxariisto Ilaa hdda markan maqlo heestan xasus dheer ayan galaa hoyaday hadana wan isla nolnahay oo saaka aye salaadi fajarka masjidka ii kicisay aabahayna wan isla xidhiidhna Ilahay baa iska leh.
    Waxan qoray manta oo taariikhdu tahay
    Rabiicul thaani/12/1446.H
    October 15/2024. Gc
    Maalin salaasa ah.
    Haduu qoraalkaygu idin soo gaadhay like igu taageera somali maxamadeey❤😊

  • @abdiasisahmedhurre
    @abdiasisahmedhurre 4 ปีที่แล้ว +13

    Heestan-Waxaan Ku Xasuusta Habeen Aan Borama ka imid oo aan heestan ilaa intii Hargeisa Aan Soo Gaadhayay Dhagaysanyay Memories 2011-waqti Xasuusle

  • @abdirahmaniska
    @abdirahmaniska 3 ปีที่แล้ว +12

    I used to watch this song 2010 universal TV, I am listening again this amazing song 2021 ciid jaamac batalaale fanaan weyn✔

  • @bukharimaxamud1593
    @bukharimaxamud1593 3 ปีที่แล้ว +24

    13/August /2021 Friday 9:48 hargaysa xero awr saldhiga koodbuur waxan dul jiifa furashkan ku hurday Walina maso kicin waxan ahay da.ada hada nolashu u cusubtahay 20jir hada Ayan jamacad bilabaya 2 week kadib insha allah addis ababa usii jeeda aduuny0 haday micno leedahay commentigan marbuu xusuus noqon 💔🥺 Wan idin jecelahay sxp sakariye iyo suhayb Wan idunku xasuusan heestan haduu mcl wayuhu inakala kaxeeyo goortad commentigan aragtan kolay hargaysa ma jooga insha allah inan meel fog joogo. Wada jirka rag wayaha diida ayay Somali tidhahda. Ilahow nolal qurux badan inagu kulmi😢💔🐼🥺

    • @bilaawaji6081
      @bilaawaji6081 3 ปีที่แล้ว

      AMEN ya rabi
      aad bn kugu xiisay sxp🥺🥺🥺

    • @suhaybkhadar1238
      @suhaybkhadar1238 ปีที่แล้ว +1

      Zhalay qoralpu aha manta xazuuz😢

    • @Generalka2024
      @Generalka2024 ปีที่แล้ว

      Sxp manoshihin😢😊

    • @RadwanFuiaadBarqad
      @RadwanFuiaadBarqad ปีที่แล้ว

      Walaalka ma nooshahay tolow 😢 2sano ayaa kasoowareegtay xusustan qaaliga ah .

  • @salahjebril
    @salahjebril 6 ปีที่แล้ว +85

    🎸Amr Ale uurkaa ku taal🎤
    🎵2009 to 2018🎧
    Yaa ila mid ah ee daawanaya ila hada
    Like ila tirsha he

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 7 ปีที่แล้ว +163

    Anyone still watching this song IN 2018

  • @fadumofardoso1868
    @fadumofardoso1868 3 ปีที่แล้ว +10

    I was 3 or 4 when I hear this song from my mom 🥰🥰🥰 this song make me remember my mom 😭😭

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 5 ปีที่แล้ว +4

    Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa soo boqatay iam watching here 2020

  • @garaadsamecali5315
    @garaadsamecali5315 3 ปีที่แล้ว +3

    16 mar 2021 aan dhagesanaya anigo joogo magalada muqdisho waxaan sugayaa daawashada dhagaysiga malinta 2aad dacwada udhaxeso somaliya🇸🇴
    iyo Kenya ee badeena ee maxkamada Aduunka ICJ hadaa iga dambeso wllky/wllshy like isaar

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 2 ปีที่แล้ว +9

    Eid jaamac batalaale the one only lagend 🥰. 2022 ayaan daawanayaa still I'm not tired to listen this song ❤️❤️

  • @BiteSizeVids143
    @BiteSizeVids143 6 ปีที่แล้ว +24

    Who is still enjoying upcoming 2019😍
    More respect our legend Eid jama.

  • @abdiwali973
    @abdiwali973 5 ปีที่แล้ว +26

    2019 - december-27
    9:07 p.m. 🤗🤗
    Waxaan sugayna 2020
    Hdaa iga danbayso like
    👇👇

  • @abdullahicade7522
    @abdullahicade7522 2 ปีที่แล้ว +2

    16 July 2020 habeenimo 21:18 baan dhageysanaayaa heestaan kaligay baa meel fadhiyo waxaa ika tagtay oo i qalbi jabisay gabar aan zaa'id u jeclaa qalbigaa igubanaaya ilaahay qalbiga i qaboojiyo Jaceylku waa xanuun 😭😭😭💔💔💔

  • @a.k6519
    @a.k6519 5 ปีที่แล้ว +85

    2020qofkii dhageysaneyso like iisaar 💪🔥 from Somalia 🇸🇴🤟

  • @ahmedcadaweofficial6686
    @ahmedcadaweofficial6686 4 ปีที่แล้ว +27

    2010 galkacyo
    2012 Dubai
    2014 London
    2016 London
    2018 Boston
    2020 Boston naveda 😥😥😥

    • @istaahiljama2621
      @istaahiljama2621 3 ปีที่แล้ว +3

      Wiila ana jcyl baa isoodiray hada ka hor mantay na shan caruur baa noo jooga axl alle ha ku dayo beby💋💋🥰🥰🔐

  • @bilanbella684
    @bilanbella684 6 หลายเดือนก่อน +3

    Bal qiyaas jaceylka ku qabo heerka uu la egyahy abdisalam😭
    7sano qalbigeyga kujecelyahay kumana iloobin waqti waliba kuso xasuusto waan ku duceyaa anigo ilmenayo wlllhi😭💔😭💔
    Hadaan calaf kuugu heli lahaa hal maalin ma maqashen xanun yar oo dhankeyga kaso gaara😭💔
    Koolkoolin iyo jaceyl ayaan kusiin laha raaliya aan ka fogan wan kuu noqon laha😭
    Xanunka daremayo gerida iii dhaanto😭😭😭💔💔💔
    Farxad igu nolow apowe rabi janada hanagu kulmiyo waxan kaga sheken laha dhibkan gadaasha marey😭😭

    • @LiibaanCk-nl6yw
      @LiibaanCk-nl6yw 6 หลายเดือนก่อน

      Hadda adiga xaas miyaad tahay ne wllo?

    • @bilanbella684
      @bilanbella684 6 หลายเดือนก่อน

      @@LiibaanCk-nl6yw ma ihi wllalo

    • @LiibaanCk-nl6yw
      @LiibaanCk-nl6yw 6 หลายเดือนก่อน

      @@bilanbella684 Okay Iska illow , Oo Xiriir Kale Sameyso Abayo Nolol Cusubna Bilow Hadda.

    • @bilanbella684
      @bilanbella684 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@LiibaanCk-nl6yw sikasto usameyey xirir cusub wali waa ku nagan la ahay deganansho kuma daremo anigo heysta qof xilli wliba iga fikira lkn i.alllh mar un wan ilobaya😭

    • @mursalabdi336
      @mursalabdi336 4 หลายเดือนก่อน

      ​​@@bilanbella684 wll qof isagabu ku xasuusanayn waxyar na haba noqoteee waa kalifaad aad naftaada kalifeyso inaad marwalba ka fikirto iskana hilmaan waad awoodaaye sister...

  • @abdifatahdiamond4540
    @abdifatahdiamond4540 7 ปีที่แล้ว +97

    Its almost 2018 any one else who is enjoying while reading comments

  • @muniiramuuse8198
    @muniiramuuse8198 7 ปีที่แล้ว +302

    2018 hadad daawanayso like Iska saar 😂😍

    • @zackomarr
      @zackomarr 7 ปีที่แล้ว +1

      Muniira Muuse iinyo abaayo😂

    • @muniiramuuse8198
      @muniiramuuse8198 7 ปีที่แล้ว +1

      ZaCk Omar ku qasbimayo Ani 😄

    • @zackomarr
      @zackomarr 7 ปีที่แล้ว +1

      Muniira Muuse 😂😂😂 waabn kusiiye xeetay saan marakaa AWoowe😂😂

    • @marekabdi4978
      @marekabdi4978 6 ปีที่แล้ว +1

      Muniira Muuse dh CNN jc

    • @aaminadeeqa1408
      @aaminadeeqa1408 6 ปีที่แล้ว +1

      @@muniiramuuse8198
      P0 pp pp

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +2

    Amar Alle uurkad kutaalaa...
    Amar Alle ooriday noqotee.
    Amar Alle ubad aayatiin lihiyoo..
    Amar Alle udubkoodu raagaayeeee❤️One of my favourite songs😊

  • @shucaybsaid8747
    @shucaybsaid8747 7 ปีที่แล้ว +14

    heesta jacaykaygi hore ayaa kusoo xasuustaa hada maaqaan aduunyda meeshay kga noo shahay balse #Respect ayaan u hayaa👌👌👌

  • @ummumaahirsaid8699
    @ummumaahirsaid8699 6 ปีที่แล้ว +20

    Aniga heestan waxaan ku xasuusta jaceylkeyga Said alle ha ikaa daayo my husband 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @najmamohmouth7623
    @najmamohmouth7623 4 หลายเดือนก่อน +3

    Hlkan wxn ka xusayaa walaalo Nolosho na walaleysay wxnan ku xasuustaa heestan
    Wxnu dhageysaneynay safaradii aanu wada galney malin ka mid ah wxnu u safarney magaalo xeebedka G saxil magaalo madaxdiisa berbera si aanu wakhti ugu so qaadano wlhi ma ilaabo malinkaa aadbn idin salamaya zhpayaal Noloshu idin ma xumeyso idam Alle
    Xamda farah Abdilahi
    Mouna Alli suudi
    Farxiya keyze mohamed ❤

    • @MonaAlli-p1u
      @MonaAlli-p1u 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin ma ilaawi dono abidkay maalinta iyo maalmo kalo quruxbadano aan so wada qadanayba❤

    • @hamdaayaan301
      @hamdaayaan301 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaan ku qiyaaso dareenkayga garan maayo wlhy ilaahay cadaabta haydinka xoreeyo kuwii janada ku kulmana haynaga dhigo 😢💋❤❤ 4/Oct/2024 jimce habeenki aynu daalo fadhinay ee ugu dambeeyey 😢❤❤❤

    • @najmamohmouth7623
      @najmamohmouth7623 4 หลายเดือนก่อน

      Ilhy Nabad iyo cafinad qab dib haynogu kulmiyo walaalihii Noloshu na mideysayow waligey idinma ilaawo ❤😢

  • @aminaomar2981
    @aminaomar2981 6 ปีที่แล้ว +16

    Jcyl hilo magalo Ani kam samaro my abdirahamankeyga like isaar 2019 2020 hadad dawato

  • @amaaldhalgabeed6811
    @amaaldhalgabeed6811 8 ปีที่แล้ว +211

    2017 waxaan dhagasan jiaray 2009 wlhi ax ax jacalkaygii kawaad

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 8 ปีที่แล้ว +3

      amaal dhal gabeed aniga xitaa marki igu horaysay aan dawado ayay ahayd 2009 waliba TV ga somalida xasuus hhhhh

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 8 ปีที่แล้ว +10

      waayo waayo baan xasuusta anoo arday ah ayaan hablaha isku ardayda nahay isgaad gaadi jirnay kkkkkkkkkkk

    • @uniteislamicempire5540
      @uniteislamicempire5540 8 ปีที่แล้ว +4

      amaal dhal gabeed
      heestada kowad miya mise

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +2

      amaal dhal gabeed
      kkkkkkkkkkkkkkkk
      igaa dabA geee jeceylkaygii
      aaaaa😢😢😢😢😢😢😢😢🔕

    • @amaaldhalgabeed6811
      @amaaldhalgabeed6811 7 ปีที่แล้ว +2

      Ibraahim Shakul Yare 😘 qaramigana ma igaga daba imatay waraaa 😭

  • @munaabdi5543
    @munaabdi5543 3 ปีที่แล้ว +10

    I am in love!!! Heard it long time ago. But it hit different now! Love it

  • @Shamsudin01
    @Shamsudin01 7 ปีที่แล้ว +171

    2018 haddad daawanayso waxad tahay wax garad ee like saar si lagu arko waLaaL
    Edited: 2021 wakhti cararaya dheh😭

  • @moismail6233
    @moismail6233 8 ปีที่แล้ว +81

    Still watching in february 2017. greetings from mogadishu.

  • @bintiismacil4972
    @bintiismacil4972 2 ปีที่แล้ว +2

    I was 10 years old whan i was listening this song cawa waa sabti 2022 / 3 /19 habeen aan darremaayo jacl aad u xoogan lkn aaan isku dhac sanahey hadii aad iga dhan beyao like isaar

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waxaan dhageesan jiray xili aan Jaceel la ilduufnaa oo la ildarnaa Gabdhii jaceelka igubeertayna icid laysay sandakan waxuu ahaa 11/27/2022/ waa marka uujaceelkeena biliwday 5/21/2023 Markii uusoo gaba gaboobay .
    Xiliga aan qoraalka qorayo waa 10/29/2023 Kheerbaan idiin rajeenayaa dhalin yaro like ta haila dhaafin Mahad sanidiin

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 6 ปีที่แล้ว +8

    Xasuuus mcn runtii jawi dagan Heestaan iyo buurta daalo joogo adigoo xaaskaaga wadatid alle isku macaa inaad udaarto

  • @AkramCabdulaahi-bi8bh
    @AkramCabdulaahi-bi8bh 4 หลายเดือนก่อน

    The lyrics
    Halistuu abaaro
    Ililaha dareenkiyo
    Ku ekaa intii nugaal
    Jaceyl ii arimiyoo
    Edeb baan ugalaaye 😢
    Amar alle uurkaad kutaala
    Amar allee
    Amar alle oorideydi noqote
    Amar alle
    Amar alle ubad aaayatin lihiyo
    Amar alle udubkoodu raagaaye
    Amin waxeynu joognaa
    Runta lagu aroora
    Ruuxi ku aamina
    Abaal loo galaayoo
    Aqal lagula hooyda
    ....

  • @gabdirahman
    @gabdirahman 8 ปีที่แล้ว +29

    yaa weli heestan ku haysta 2k17😊😊

  • @Abdiraxman563
    @Abdiraxman563 ปีที่แล้ว +211

    Who is watching 2024❤

    • @CaliDahirofficial
      @CaliDahirofficial 10 หลายเดือนก่อน +13

      21/3/2024❤

    • @SNM-x3r
      @SNM-x3r 10 หลายเดือนก่อน +10

      ​@Cali😂❤🎉Dahirofficial

    • @VeraSu-q4n
      @VeraSu-q4n 9 หลายเดือนก่อน +6

      14/4/2024 😢

    • @MohamedHFarah
      @MohamedHFarah 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@CaliDahirofficial😅

    • @ikraanali9666
      @ikraanali9666 9 หลายเดือนก่อน

      ☝️

  • @abdalanour8393
    @abdalanour8393 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan gabar aan jecla baa isla dhagaysan jirnay waan xasuusta xili aan dhagaysanay 10 jeer camal xasuus 😢😢2019❤

  • @yaxyemohammed6672
    @yaxyemohammed6672 4 ปีที่แล้ว +14

    Heestan waxan kuxasustaa aderkay Aya jeclaa oo dhagaysan jiray 2010 xili an isku Mel joognay hadana waxan Kala jognaa Paris iyo Denmark waxan dhagaysanaya 10/ 10/2020 xasusuti aderkay