waah waah ya cusmaan,, tuulada wareeg aqoon baan u leeyahay gaara , waxay oodwadaag ama aad isugu dhawyihiin tuulada aan kasoo jeedo ee Qoriile (qiyaastii45 km) ee gobolka doollo, wareeg waxay u dhaxaysaa dhuldaaqsimeedka madheedhka badan ee gaashaamo,daroond iyo daroor. dhulka soomaalidu waa mid lkn guumaystihiibaa eel iyo qoqoqb inagaga tagay. mahadsanid
Adigaa hud-hud yahow hawada lalayee haweeya hadal mayga gaadhsiine❤
Adigaa hud - hud yahow🕊 hawada lalayee heblaayo hadal mayga gaadhsiin💔
waah waah ya cusmaan,, tuulada wareeg aqoon baan u leeyahay gaara , waxay oodwadaag ama aad isugu dhawyihiin tuulada aan kasoo jeedo ee Qoriile (qiyaastii45 km) ee gobolka doollo, wareeg waxay u dhaxaysaa dhuldaaqsimeedka madheedhka badan ee gaashaamo,daroond iyo daroor. dhulka soomaalidu waa mid lkn guumaystihiibaa eel iyo qoqoqb inagaga tagay. mahadsanid
Mudnaan sxb🙏
@@khabiirqaraam7935 inshaa allaah