Mahadsanid sxb Waxyaalaha ugu horeeya ee aan qabto ayaan Rabay inaan ka dhigo inaan keeno Codkan oo Tubeec qaadayo oo Waliba Sharaxayo inta nooc ee uu Maro Laxankan Murug si ay dadku u kala bartaan.
Axyaa bari-samaad M Saleebaan. Waad mahadsantahay walaal. Se talo hore aan kuu siiyay aan kuugu celiyo; Qaraamiga midhaha ayaa la dhuuxaa ee muuqaalada iska dhaaf lagu mashquulayo.
Laxanka Murug waxaan ku bartay hal nooc kaas oo la isla yaqaano , lkin aduu waxan halkan soo galisay muuqaal aad ka dhigayso in uu codka murug leeyahay sadex nooc sida laxanka Raaxeeye oo kale lkin marka aad dhagaysato codka u dambeeya oo kale waa Laxankii Subcis ee uu lahaa faysal cumar mushteeg AHUN markaa bal u fiirso wll adiga hortaa maan arag cid dadka la wadaagaysa in uu codka murug leeyahay sadex nooce.
Kkk anigu lamaan wadaagin sxb ee Fanaanka Baa Hor dhaca Ku sheegaya inuu Laxanku 3 jeer is bad badalo bal hor dhaca dhagayso mideeda kale Descriptionka Baan ku sharaxaayaa Laxanka Sheekadiisa halkaas bal ka akhri faah faahinta.
Qaraam : Murug
Laxanka : Saxardiid Jabiye Aun
Luuqda : Maxamed Saleebaan Aun
Kabanka : Ustaad Goobe Aun
...................................................................
Wixii tafaasiila oo Laxanka Murug ah xaga kore kala soco☝
Laxannadeydii ayaad ii keentey, mana aan hayn cajiladdan.
Mahadsanid sxb Waxyaalaha ugu horeeya ee aan qabto ayaan Rabay inaan ka dhigo inaan keeno Codkan oo Tubeec qaadayo oo Waliba Sharaxayo inta nooc ee uu Maro Laxankan Murug si ay dadku u kala bartaan.
Macallinka fanka Soomaliyeed. Boqorka codka MS Tubeec. AUN!
Wallahi keed aad u cajiib ah oo aad iyo aad u qaaliya baad haysaa caawa halkaan Ku yaabay baan wali fadhiyaa
Kabax nagu waraabi mudene 🙏❤️
𝗞𝗛𝗮𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺 kun jeer iyo kabadan mahadsanid 🙏💯❤️
Mahadsanid sxb Insha allah sxb Waxaan hayaba Waan idiin soo wadaa.
Yaa raxmaan Yaa raxiim Ilaahow qabriga u waasici 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aamiin sxb.
Axyaa bari-samaad M Saleebaan. Waad mahadsantahay walaal. Se talo hore aan kuu siiyay aan kuugu celiyo; Qaraamiga midhaha ayaa la dhuuxaa ee muuqaalada iska dhaaf lagu mashquulayo.
Mahadsanid wll balse Sawirada Qaar Fanaaniinta lama helayo Markaan Sawiro Caaqibo leh helo iyadana Waan ku tala jiraa Wll Mahadsanid
@@khabiirqaraam7935 Waar walaal waa la hayaa.
@@WALAALAHAHARGEYSA haye wll wixii halkaa ku saabsan waan ku soo qabanayaa.
Wllhi cawa wan yabamahay runtii😃😃😃
Waa tahay sxb.
Mahadsanid sxb khabiir Qaraam
Adigaa Mudan sxb.
Intaba waan kuu qaada welcome 😂😂😂
Aun Maxamed Saleeban tubeec
@khabiir Salaamullah saaxib.
🤣😅 waa hagaag sxb sallaamu laahi calaykum sxb.
@@khabiirqaraam7935 Hayeh brother. 😄
Laxanka Murug waxaan ku bartay hal nooc kaas oo la isla yaqaano , lkin aduu waxan halkan soo galisay muuqaal aad ka dhigayso in uu codka murug leeyahay sadex nooc sida laxanka Raaxeeye oo kale lkin marka aad dhagaysato codka u dambeeya oo kale waa Laxankii Subcis ee uu lahaa faysal cumar mushteeg AHUN markaa bal u fiirso wll adiga hortaa maan arag cid dadka la wadaagaysa in uu codka murug leeyahay sadex nooce.
Kkk anigu lamaan wadaagin sxb ee Fanaanka Baa Hor dhaca Ku sheegaya inuu Laxanku 3 jeer is bad badalo bal hor dhaca dhagayso mideeda kale Descriptionka Baan ku sharaxaayaa Laxanka Sheekadiisa halkaas bal ka akhri faah faahinta.
th-cam.com/video/xKEcEbktwt0/w-d-xo.html Nooca Labaad ee Laxanka Murug 2 isna waa kan.
@@khabiirqaraam7935sxb linkigan ma furmayo ee bal markale soo gali adigoo aad u mahadsan 🙏🙏🙏