M.allah hooyo gacan ta allaha ku barakeeyo❤ Nasro mcny maalin maal maha ka mid ah cunto aad adiga karisay inaan cuno rajeena insh.allah nolosha kheyr keeda allaha ku siiyo abayo ku jeclahay💝
Masha Allaha tabarakallah hooya Allaha u barakeeya gacanteeda Nasra Qurbaha jooga Odakaca fudud baan hooya ka bartay insha Allah 1 kiilo tijaabinaa Jizakallah qeyr sida noola soo wadaagtay 👍🥰🥰🥰
Codkac san malo kariya malin tijawiyey waxa ka dhigay dango 3kiilo ahaa 😂😂😂😂malin kle na 5kiilo sameyey marka hore hilibka kali Debka saray cusbo kudaray marku biyaha ka guray saliid ku shubay cabar sa uwalaqaye hela ku daray subag ku daray finally wan bartay 😂😂😂hadana kana idhiman wan so tijabina nasro iga war sug😂
S rahma saxiix abaayo aniga xitaa sidaad sheegeyso hooyaday i bartay alla ya raxma. In marka hore hilibka kaligiis la saaro biyaha ka dhamaadaan kadib saliid lagu shiilo
Anaga hadan reer puntlanahay odkaca markaan rabo kow hilibkaa la saafaa ka bacdi waxaa la dhigaa qoraxda wa lagu qalajiyaaa ka bacdi waxaa lagu shiilaa saliida hilibka haduu biyo yesho wuu uraa ama shiiraa haylna naguma daro subagana waa laga buuxiyaa marka joogaa lagu shubayo
Sumayo subage kushubtay juweyriyo wey wa laaqday zamzam cusbate utuntay hooyo wey karisay nasrana wey duuweysay anagana waan daawanay👀😁✌
😂😂😂😂😂
@@zahraabdikarim😁😁
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soracdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤍🤍✨✨✨
M.allah hooyo gacan ta allaha ku barakeeyo❤ Nasro mcny maalin maal maha ka mid ah cunto aad adiga karisay inaan cuno rajeena insh.allah nolosha kheyr keeda allaha ku siiyo abayo ku jeclahay💝
❤❤❤❤❤😂anig hooyo qiyaas teda ku heesta cus bada waa dadki hore esh ya qiyas illahey haku dayo hoyada abaayo Ana 2 waliid illahey janada hageyo amiin
Nasro allaha ku barakeeyo wan ku jeclahy waligey qof uma qorin waa ku jeclahy
Masha Allaha tabarakallah hooya Allaha u barakeeya gacanteeda
Nasra Qurbaha jooga Odakaca fudud baan hooya ka bartay insha Allah 1 kiilo tijaabinaa Jizakallah qeyr sida noola soo wadaagtay 👍🥰🥰🥰
M.a xbti Alle idin barakeyo wlhi Ad kutagera nasro qurux❤
Nasro xppti hal midan kuweydiinaa ani waxan Rabaa inan is caateeyo bilaa jiim marka bariiska cad ma kordhiyaa miisanka adaan ku qadeeyaaye❤❤
Masha Allah hoyo mcn illhy cimri dher iyo ciwado suban haku siyo wlhi hoyo qofkey u noshahy Wu ika nasib bdn yhy illhy dhamantot janada hooy ha oka dhike
illahow qofkasta oo musluma meesha ey ka oomantahy kawarabi amiin
Nasro markey dhahday juweyriyo wlh in anig lee waco u maleynaa❤
Hoyadey xatta khayr alaha siiyo sidan aye u sameysa❤
Maasha allaah mommy allaah haku xafido
Nasro waa faqfaq leeynooyaa ku lahaaa waa iga qoslisay 🤣🤣🤣
❤masha Allah rer magalnimo cidna kama baryeso wa gob gob dhashey cizi igu nolow mum❤
Masha allah hoyo qali Alle hano xafido
Aniga hooyadeey allaha u naxariisto sidaan aye u kari jirday
Asc abyo mcn msha allah hoyo mcn illahay ha barkeyga gacn❤ ila
Kuma argto
M.a allaha ku xafido wlshay mcn 👸🥀🥰
Msha Allah macalimadena nasriina iyo hooyo gacalo Allah yaxfidkum
Ani saaan aaa u karsadaa wlhi waa macaan hilinka dheecaankiisa lafaha uu kagalaaa❤
Nasra masha allh quraxey ❤
m.a hooyo mcn allaha noo desto ❤❤ nasro cadey❤
Ma sh allah hooyo gacantd allah u barakeyo Yaa rabbi yaa raxman ❤❤❤❤
Mansha Allah nasra hooyo ma inii sodoheynaysaa waata colabta idiin samaysee
Masha Allah 👍
Xafada hooyo madjota igusalam nasroy ❤❤❤👋👋👋👋
Waligeey ma,arkiin odkac ladalacayo Salida lagu bilawayo sheno cusub miyaa
Kula mid ahay waligey ma arag waxano kale
😂🤣🤣
M.a mcnto hooyo cimri dheer iyo caafimaad allaah noosiiyo❤❤❤❤❤ isku diyaaas baraa eheeen hhh
Haabo
Thank you very much
For post your feedback
I will hopefully
Inshallah inshallah
Cimridhereer caafiimaad
Masha allah ❤❤ 3 kg oodkac meqo liter salid lagu kariya abayo ❤
Masha Allah tabaaraka allah
From gedo somalia 🇸🇴 ♥️
Msha allh hooyo mcn allh ha xifdiyo gacantedana allh ha u barakeyo cimrigedana haa waaro ❤❤❤❤
Heeee Nasro waad iwacdee Juweeriya wlhi guriga in layga dhex yeeray bey ila nqotey😮❤❤❤❤❤
Quruxey waxaan jeclaan lahaa Inan ku arko👩❤️👩♥️♥️💎
Masha Allaah hooyo mcan Allaah haku xafido
mashAllah tabarakaAllah 🇸🇴👍
Mashallah tabarakaAllah
@@saynababdullahi-kf5xf uydoplffibxno😢
Oodkac maaha muqmab ayaan unaqaanaa anagu reer soomaalilan
Allha ku xafido hooyo mcn❤ lkn wali ma arkin odkac ladalacaayo
M.a xafidullah abayo hooyo Allha xifdiyo gacanteedana Allha barekeeyo waxaa kafaa iiday oodkac dhilida❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah wow very good 👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bahyareeeeey lagufarxo cadceeddumarooo yarta igadheh dumaarnaaaaaagodumar.dhul fariidadatan faceeda karooneeeeey mashaaaaaalah
Mash Allah
Maashalaah ❤soobadi 😊Hooyo cudadeeda❤🎉soobadi ❤😊
Masha allah
Alle ha kuu deeyo maamada 🥰🥰🥰
Masha Allah ❤
Hooyo man Allah❤❤❤❤❤❤
Really enjoyed the video 😎
Mashallah tabarakallah ❤
Aww, yaaawaaaye yartaanaa gabadha qiimobadan
Asc abayo nasro inteelakaaka sooxariiraa
Masha Allah wllshy qli
Masha allah🎉🎉🎉🎉
manshaaAlaah hoyo macaan ilaahay haxifdiyo
Walhi waligy maa arag odkac sas loo samynyo reer xamar naga cilmi bdn😂😂
Dhareer baa iga yimid anoo canjeelo ku cunaya niyaystay mahadsanid
Masha allah allah heydin daaweyo ❤
Masha allah❤❤❤❤
Masha alah
Miyaa walee tii haweendumaar laga soo dhawaystayba dooqoo jeclaaday yarta yarta lajecel waxbadan dhab ah.iyaaah khayryaashay waan dhaafaa
Nasra are u okay dear I miss you 😢
Masha allaah allaah ku dhaafo hooyo macaan
Hooyo ilaahay gacanta kaa majaro Amiin Amiin Amiin
Hooyadey aya i baratay oo sidan u sameyn jirtaa xafidullah hoyo mcney
Alla hooydy mcn igu soo dhacday ilhy hano dhaafo hooyoyinkena❤
ManshaAlaah dumaashi bilan
Waligey ma arag oodakac ladalcaayo hhhhhhhhh😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 aniga waxan u aqanaa inaa hilibka kaligiiis dabka lasaro bacdeen markoo biyah kabaxaan aya subag ama saliiiid lagudaro 😇😊
Anbo saas u karsanaaa 😄
Winter oodkac aa uga baxno ubaahnahay😂😂😂bartaasa ka dhareeraa
Odkac sida lo kariyo hoyadeey ibartay san uma karsno odkac saliid lagu hormarinyo waaa iiii koow 😂😂
mashaAllah
waaaw hal qaado oo wayn isoo tuur huuyo 🤪😘😄 Nasra hooyo magaceed ?
Ilahey ha idiin daweyo❤
Masha allh abyo❤❤❤
MashAllah
Wll lama kariyee waala shiika
Juweriyo maala dhahay masa anaa umaleyay❤
Jwalaasheed waaye
Haa anaba isku maleyay naxtin😂
hooyaday way qaljisa cusbadana marka horey ma risaa haylna lagumaba daro
Mash allh Queen
Mash.allah❤
Nasro abayo anaku jecel ❤😊
Masha allah hooyo mcn ❤️❤️
Masha alllah hooyo mcan ❤❤❤❤❤❤
Masha allah 👑 ❤ Hooyo mcn thanks
Wll Iguqali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤🎉
Codkac san malo kariya malin tijawiyey waxa ka dhigay dango 3kiilo ahaa 😂😂😂😂malin kle na 5kiilo sameyey marka hore hilibka kali Debka saray cusbo kudaray marku biyaha ka guray saliid ku shubay cabar sa uwalaqaye hela ku daray subag ku daray finally wan bartay 😂😂😂hadana kana idhiman wan so tijabina nasro iga war sug😂
S rahma saxiix abaayo aniga xitaa sidaad sheegeyso hooyaday i bartay alla ya raxma. In marka hore hilibka kaligiis la saaro biyaha ka dhamaadaan kadib saliid lagu shiilo
Waqoyi sidaas usamaynaa
May ii bisaa hooyo mise qof ayay u samaynaysaa qoyskaa mida kale saliida meeqo caag ayay isticmaashay
Kulahaa hooyo camirada hilibka yariiske kadhigee maxaawaye ku laha😂hooyo maa caamirad shaqo kuleh marka weedinesid adaaa shaqo kulehee nasra dhibka dhaaf😂😂
Masha allha Hooyo mcn❤❤
Nasray samidey igu salam👋🥰
Muqmad oo biyo lagu daraya waa noo kaw reer xamarku waba wax kale😂😂
Juweria marka maqaly hee anoo isdhahy lee is arky😂😂
Masha allaah allah kudhoroo hoyoo
Acuudu bilaah
😂🎉😢😢😮😅😊😊
Kkk san maxaa waye nasro rer xamarkaa miyaa sidhan okaarsadhaa 😂😂😂
hooyo mcn saaney ukarisaa
Masha allha
Subag hadii usan ka koreynin oodkaca wuu shiiraa nasraay
Asxaabta isoo duceeya shaqo laa,an ayaa ahy 😢😢
Allaha kuu sahlo shaqo wanagsan
Ilaahey shaqo wangsen oo aad ku nasato rabi haku siiyo
allha ku siiyo wllo
Saan lee u kariya maxa labo shaqo keenayo saana ku mac yahay
Masha Allah hooyo
Manshallah❤
Anaga hadan reer puntlanahay odkaca markaan rabo kow hilibkaa la saafaa ka bacdi waxaa la dhigaa qoraxda wa lagu qalajiyaaa ka bacdi waxaa lagu shiilaa saliida hilibka haduu biyo yesho wuu uraa ama shiiraa haylna naguma daro subagana waa laga buuxiyaa marka joogaa lagu shubayo
Dad sidan u karsado xamar waa joogan dad si kale u karsadana waa joogan 😂