TUULADII AWOWGAY DHISAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 897

  • @samirr546
    @samirr546 ปีที่แล้ว +49

    Waan Ilmeeyey Wallahay oo aan xusuus galay
    Haybad waxad ku leedahay dhulkaaga Hooyo!!!!!
    Waa Reer Ayayday dadkani Colaad Abaar iyo Bilaayo oodhan Allah ha idinka Nabad geliyo oo guulaysta Aduun iyo Aakhiraba Aamiin.

  • @hamseisko3247
    @hamseisko3247 ปีที่แล้ว +44

    Awoowga Legend Muse care ah buu ahaa Waxaan salaamaya xadaariyiinta isaaqa Muuse Carre from SM nuux Ismail

    • @jimcalekaafi5616
      @jimcalekaafi5616 ปีที่แล้ว +6

      Muuse care, nuux ismacil iyo aadan madoobe saddexad reer ba isaaq ugu ilbaxsan salam from black aadan

    • @qadancabdi7653
      @qadancabdi7653 ปีที่แล้ว +1

      Magaladan waxan kuoga cabdixirsi iyo reer weed musacare xaaji diireye ayay deegan ulahayen

    • @sidiiqsaleban4405
      @sidiiqsaleban4405 ปีที่แล้ว

      ​​​@@qadancabdi7653urta dhagoole a Ku khaldaysa malaa taasay reer Cabdi xirsi iyo reer wayd yaalan tani waa Kurta budhyare waagaalo muuse carre damal muuse

    • @CabdiqaadiiryYaasin
      @CabdiqaadiiryYaasin 5 หลายเดือนก่อน

      ❤ from wan ka qadnay

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 ปีที่แล้ว +29

    Maasha Allah waa tuula shidan oo qurux badan. Rag heer sare oo dumarka shaqadii kala wareegay way joogaan meesha❤❤❤.
    Allaha u naxariisto awoowe iyo dhamaan intii ehel naga dhimatay.

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 ปีที่แล้ว +33

    Mashallah deegaankii reer abtigeey Habar yoonis hooyaday waa Xirsi Cisman reer Caaynanshe Aniguna waxaan ahay Majeerteen from Canada 🇨🇦

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 ปีที่แล้ว +15

    Manshallah wiilkani waa wiil somaliyeed oo aalada la isticmaalo sisax ah u isticmaala waliba ku adag dhaqankiisa kuna qanacsan waxaana rabi uga baryayaa wanaag iyo sharaf noloshan iyo tadanbaba ilaahay idankii

  • @sakhiyasicid5370
    @sakhiyasicid5370 ปีที่แล้ว +17

    Awoowgaa wax garad buu ahaa alle ha u naxariisto isaga iyo umada nabi maxamedba 🤲🏻☺️

  • @hassanadan718
    @hassanadan718 ปีที่แล้ว +68

    Guryahayagii ayaan ku arkaa Kura Budh yare allha haw naxariiisto awwow Budh yare abaal ayuu nagu leeyahay anaga family ahaan😢 Allah u naxariiisto

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว +29

    ALLAAH yarxamuhu awoowga iyo muslimiinta oodhan.
    Caruurta hanixin, usheeg waxaytahay. Gabadhayar ayaa kaaraysey 😎
    Mahadsanid walaal

  • @umalkhyrdayibmohmet835
    @umalkhyrdayibmohmet835 ปีที่แล้ว +24

    Kurta budh yare magaalo aad u fiican weeye dad wanaagsan baa daga ooo soo dhawyn wacan❤

  • @ibraahin-ed5zs
    @ibraahin-ed5zs ปีที่แล้ว +22

    Masha allah adna waa in aad adna goob cafimad iyo gob wax barasho ka hir galisa insha allah

  • @khaireidea2224
    @khaireidea2224 ปีที่แล้ว +32

    Badankeennu miyi baynu ku dhalannay miyina waynu ku abtirsannaa. Nolol qaayobadan oo saafi ah baa miyiga taalla. Mahadsanid qays. ❤

  • @specialgirlintheworld395
    @specialgirlintheworld395 ปีที่แล้ว +21

    Awoowgaa legend Buu ahaa Alle yarxmee❤

  • @haniahmed5490
    @haniahmed5490 ปีที่แล้ว +17

    Awoowahay mahmuud faarx😢alle how naxariisto qabriga how nuuriyo muxuu caano isiisyy anigoo yar oo hooyady iyo aabahyba iga fogaayen mrkaas😢oo saqiir ah mrkastena waan uduceeyaa wlhy😭❤️

  • @abdirahmanahmed7959
    @abdirahmanahmed7959 ปีที่แล้ว +17

    Wxn maqli jiry taariikhda kuxusi doonta 😊Illaahay ha unxariisto awoowo 🤲🏻

  • @nimcosaleeban
    @nimcosaleeban ปีที่แล้ว +11

    Mash allah wllo wallhi dadda qiimo badana ayaad kasoojedaa wllo cabdiraxmaan ale cimrigaaga hadheerèeyo aamiin aamiin yaarabi❤❤❤❤

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland ปีที่แล้ว +10

    Waa hoy Habaryoonis iyo hurunta waa wayn. Imisaan socod ku marnay Gadhka Dacare iyo Kurta Budhyare, Labi Sagaala, Libaax Gaatama, ilaa Xalxalis.

  • @munxasan
    @munxasan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah inaabtigay qays qaysar dhagtaydu waxay maqasho waxaan ugu cejlahay habaryoonis ❤

  • @daganelmi5191
    @daganelmi5191 ปีที่แล้ว +3

    inta qof ee awoowe wanaagsiisa sheegtay rabbi naxariistisa haku siiyo

  • @zharmorkemohaz1844
    @zharmorkemohaz1844 ปีที่แล้ว +30

    Goat of GX36❤

  • @najmafunnyofficial2601
    @najmafunnyofficial2601 ปีที่แล้ว +20

    Tolkay😂 garaxajisow I love you 😢

    • @salaansare
      @salaansare ปีที่แล้ว +2

      Qabyalada tiktokta yaanay soo dhaafin pls

    • @aaminaxasan9833
      @aaminaxasan9833 ปีที่แล้ว

      Wanu kaaa qaadney inader ❤😂

    • @hodangaraad4501
      @hodangaraad4501 ปีที่แล้ว

      Love you too inader

    • @inasaed2028
      @inasaed2028 ปีที่แล้ว

      Love u too ina adeero❤

  • @1mGotcha
    @1mGotcha ปีที่แล้ว +88

    "Your vlogs are more than just entertainment - they are a lifeline for so many of us who need a little bit of inspiration and motivation to get through the day. Your positive energy and uplifting messages have helped me through some tough times, and I'm sure I'm not the only one. Thank you for sharing your life with us, and for being a beacon of hope and positivity in a world that can sometimes feel overwhelming. Keep doing what you're doing, and know that you are making a real difference in people's lives. Your hard work and dedication are truly appreciated!"

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว +3

    ALLA u naxaristo dhamaan waalidiintena intooda dhimatay inta noolna ALLOOW noo xafid

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 ปีที่แล้ว +7

    The best Somali TH-camr ever existed , congratulations brother

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 ปีที่แล้ว +20

    Asal asal Somali ma sha Allah waanu ku faraxsanahay inaad ka mid tahay ummadaan Soomaaliyeed! Awoowgaana Allah ha u naxariisto
    Tuuladu magaceed?

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 ปีที่แล้ว +1

      budhyare

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 ปีที่แล้ว +3

      Magaaladan magaceeda waa kurta budhyare waxaa u dhaw xalxalis,kurta dhegoole,Cali ciise yucub yabooh iyo kuwo kale oo badan

    • @abdizamedmaan773
      @abdizamedmaan773 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedyusuf4477 goblkee ka tirsantahayna

  • @khadarmahdikhadar7452
    @khadarmahdikhadar7452 ปีที่แล้ว +3

    In la wadaago cuntada waa mid ka mida dhaqanadii uu laha nabigeenu CSW CSW aadna uu u jeclaa nabigu😥🤚💘

  • @ibraahin-ed5zs
    @ibraahin-ed5zs ปีที่แล้ว +6

    Hada ayaan kaa hayaa wax barashadii iyo cafimaad kiina masha allah awaw allaw u naxariso

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 ปีที่แล้ว +11

    ❤❤❤❤ maasha allah deegan garxajis nolol iyo sooryo wacan udaa

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 ปีที่แล้ว

      Haa waa runta qaybta yar ee nacaybka dadka kale ee reer sheikh Isxaaq iyo muslimka kale uun naga yareya..
      Waliba beesha Habar Awal si gobonimo iyo wada dhalasho kujirto ulama dhaqantan… xifaaldan iyo buuq foolxun uunban idinka aragna aanan anagu idiin qabin..
      Qaybta caruurta kasaara waa yara foolxumo..

    • @craxiimmaxamed4014
      @craxiimmaxamed4014 ปีที่แล้ว

      ​@@abdullahimohamed8746 mxd ku caddaynaysaa inaan idin necebnahay?.
      Ma waxaad na leedahay se waanu idin jecelnahay idinna waad na necebtihiin?.

    • @mustafemohamed1620
      @mustafemohamed1620 ปีที่แล้ว

    • @abdishakurd8090
      @abdishakurd8090 ปีที่แล้ว

      ​@@abdullahimohamed8746
      Waxa aad samaysaan wax ka badan ma samayno ma cabasho ayaad ku darteen waliba

  • @MahamudHagimuse
    @MahamudHagimuse ปีที่แล้ว +2

    Waa Historic Mncha Allah famley kurta budhyare miyaa Markaa Qaysow Mse care Legendry Lndhere Hy. Mncha Allah bro waa kuu dedication.clip kani. Tuulada iyo caruurtaas yar yar qaysow Waxbarashada kacaawi xal xalis arkey Reer weyd lkiin tuladan man Arage

  • @hoodomaxuf9413
    @hoodomaxuf9413 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariisto Aabo iyo awoowo Maxamuud Faarax (budhyare) wanaagii iyo sharaftisi ma ilaawo in kastoo aan caruur ahaa❤

  • @jawahirshugrimahamud4343
    @jawahirshugrimahamud4343 ปีที่แล้ว +18

    Manshallah familykaga markad ku dhaxjirto waaa iska nocaan in a 😂😂😂😂😂😂

  • @qaaliymawlid9863
    @qaaliymawlid9863 ปีที่แล้ว +4

    mazha allah Raad wanagzan kaga tag bulshada intad dhiman wa sidan ookle Allah yarxamuh🤲🏻♥️

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 ปีที่แล้ว +1

    Ayyy qeys duca qabi😭❤️🥰 wlhi markaa jikada kujiro qeys ban iska dawada San ucajisin maa sha llh meaha quruxda allh kunabad yeelo🤲🥰❤️

  • @MO_BULXAN.1
    @MO_BULXAN.1 ปีที่แล้ว +34

    To be honest wallahi you gave them all your vibe without hesitate walalo, keep posting 🔥❤️ 8:55

  • @intisarahmed9781
    @intisarahmed9781 ปีที่แล้ว +17

    Asc' edo waan ku salaamayaa masha Allaah waanan ku hambalyeenayaa waa video aad u qiimo badaan oo kuso beegmeey wakhtii ku haboon dhulka oo barwaaqa ah iyo caleema saarki Caaqilka walaalo hambalyo mar labaad edo waxaan ku xasuusinayaa waxaad iloowdey inaad sheegto halaka magaaladu ku taal locationka waa very important anigu waan garanayaa lakiin dad badan ayaa is weydiinaaya halaka Kurta Budhyare ku taal, waxay ku taala Xalxaaliis iyo Gaashaamo dhexdooda ama Yucub -Yabooh iyo ina Nuur Muse dhexdooda waxay kutaalaa Kurta Budhayere Reserve Area ama Kiilka 5 Ethiopia 🇪🇹.
    Masha Allaah edo enjoy your journey.

    • @guube15
      @guube15 ปีที่แล้ว

      Kurta budhyare iyo kurta dhaydu intay isku jiraan... kolay magaalooyinkaas aad sheegtay waan maqlay ina nuur muuse waxaan filayaa habuura ayey isku dhaw yihiin, iyo baali dhaye

    • @terraheesosomali8874
      @terraheesosomali8874 ปีที่แล้ว

      Eedo sifican noo fahansiisay wlhy anigu Maan garanayn location ka

  • @jamaalmaxamedcawadmuuse4676
    @jamaalmaxamedcawadmuuse4676 ปีที่แล้ว +6

    Mashlaaaaaaah kurta budh yare . 2007 ayaan mudo dheer joogay . Xalxalis . Kurta dhagoole . Deero fadal . Xaaji diriye . Mashlaaaaaaah xasuus

    • @mahamedali6038
      @mahamedali6038 ปีที่แล้ว

      Markaa ina adeer jufadee degta ma habaryoonis mise

    • @naaficakhadaraxmed8558
      @naaficakhadaraxmed8558 ปีที่แล้ว +1

      ​@@mahamedali6038 Haa inder habar yoonis Baadagta

    • @MrAbshir98
      @MrAbshir98 ปีที่แล้ว +1

      Siiba ‘Muuse Care ha.

  • @Somalilandeyes
    @Somalilandeyes ปีที่แล้ว +11

    Very nice and realistic and genuine view of the local town. Absolutely bravo 👏 🙌 👍 😊

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 ปีที่แล้ว +8

    Budh yare Allah ha unaxariiso Aamiin 🤲

  • @madiskagaqoranysagymailsam9160
    @madiskagaqoranysagymailsam9160 ปีที่แล้ว +6

    Manzha allh war qaysOw ilaahay haku barakEyO zhp legend an tagEro thy Nio 🤲✅

  • @AxmedAbdikadirMohamed
    @AxmedAbdikadirMohamed ปีที่แล้ว +3

    Qeysarow Awowgaa legend buu ahaaye haduu tuulo dhan dhisey m.a 😮😮

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 ปีที่แล้ว +4

    Dadkii qalbiga nadiiftaa lahaaa😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤mnsha allha ❤

  • @daacadable
    @daacadable ปีที่แล้ว +16

    Imagine if we had utilized all these empty lands and created a local economy based on cooperative agriculture, access to investment, and the market. Every small village in Somaliland and Somalia would have been an economic empire able to produce more than they needed and export to the East Africa region and beyond. Illaahayow anaga oo sidaa uga qatan Wadankayaka yaan cadow naga qaadan. I love this young man and his efforts to showcase our culture and heritage. Keep up the good work, dear brother. I don't see the Kurus, so I wonder if our camels have lost their Kurus or if people don't eat it anymore.

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha allah.. Qays this is beautiful brother.. legend
    Illahay ha u naxariisto Awoowo iyo mulimiinta dhimatayba… amiin

  • @khalidahmedesse101
    @khalidahmedesse101 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah kaape Ciyaalo Feer baa tahay 😁😁 legend hore u soco

  • @zakariehbuuh
    @zakariehbuuh ปีที่แล้ว +3

    best youtuber of somali
    cabdirahman cabdiwali maxamud farax❤

  • @Assia9900
    @Assia9900 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah waa muqaal aad qurux badan qaybta aad u quruxbadan ee cajabisay waa buraanbur dumaraka😂jeclan lahaaya inan meel noocana tago😂❤

  • @Mariamitio
    @Mariamitio ปีที่แล้ว +9

    Allow dhulka iyo dadkaba noo xafid Somaliland ❤❤❤❤

  • @abdinajahofficial4589
    @abdinajahofficial4589 ปีที่แล้ว +3

    This man deserves 1m subscribes really
    Wanku wataa niyaw Mr qays qeyser

  • @AAA-sx5ej
    @AAA-sx5ej ปีที่แล้ว +7

    Wale raag wa kuwi hore😢😢😢😢
    Aad iyo aad an ku farxey video'ga ilma iga daeysa walah farxaad awooged. Jannah allaha ka warabiyilo awoowga, amiin amiin.

  • @Hamseindho
    @Hamseindho ปีที่แล้ว +2

    Xasuus ayaan galay iyo ciyaal nimadii wagaan joogi kurta budh yare.. ilahay ha u naxaristo awoowo

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 ปีที่แล้ว +12

    Legendsku way garanayaane waxaan ugu jeclaa marka la yidhaahdo shan shan u fadhiisa😂😂

  • @muna603-p4v
    @muna603-p4v ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah tabaarallah ilahay ha u naxariisto awoowgey Maxamud faarax

  • @xamseaadanxirsi1776
    @xamseaadanxirsi1776 ปีที่แล้ว +13

    Muuse-Carre Diyaarad Ka yaacaya😂

    • @mahamedali6038
      @mahamedali6038 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh

    • @mubarikgiama248
      @mubarikgiama248 ปีที่แล้ว +2

      Abti naga xishood 😂😂😂
      Walahay waad iga qoslisay

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b ปีที่แล้ว +1

      @@mubarikgiama248ingriis carre diyaarada idinka dadka baray abtiyo❤ hada waxaas qays ka sugayna ila jamac dubad hawdkii in uu tago

    • @abdishakurd8090
      @abdishakurd8090 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @khadaryolac
      @khadaryolac ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkk
      Waar ilbaxeeni marka uu sidaa yahay maxaad u malaynaysaa raggayaga kale ee Hawd la joogana Xamsow lol. “Lagugu soo hiray sidii haybta aynu nahay” I love it Wlhi. G36 - Habar Yoonis ✌️

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali ปีที่แล้ว +12

    The good effect has its magical effect on the individual and society
    Amazing keep going wll 👏

  • @fankaproduction
    @fankaproduction ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wadanka intii idhinayd indhahaan ka wada tegay thanks qays

  • @xalimomaxamed8864
    @xalimomaxamed8864 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah magalo habaryonis ❤❤❤

  • @Ismail-hl7iv
    @Ismail-hl7iv ปีที่แล้ว +8

    Allahumma barik beautiful history. Need more. Keep going bro.

  • @Abdirsaaqsamaan-vi2oq
    @Abdirsaaqsamaan-vi2oq ปีที่แล้ว +1

    Sxb waad mahadsantahay waan kula dalxiisay❤

  • @ibraahin-ed5zs
    @ibraahin-ed5zs ปีที่แล้ว +6

    Insha Allah intii awaw gaa ka tagay inta ka dhiman adiga waa in aad dhamas tir taa insha allah garab kaga ayaanu nahay dhaqale ha u cabsan intii dal xis ka ina gaga bixi jir tay ayaan wax ku daray naa insha allah

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio ปีที่แล้ว +3

    QaYs is the number one somali youtuber kuwa kleto beeen👑🔥

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 ปีที่แล้ว +3

    The best clip I even seen manshalah I remember tuuladii awoowgay near bildhalay

  • @Limbosaid
    @Limbosaid ปีที่แล้ว +14

    All I’m feeling after watching this beautiful clip is serenity and calmness ❤.

  • @Cabdulahidaacad-xe8tu
    @Cabdulahidaacad-xe8tu ปีที่แล้ว +27

    Legend always legend keep going brother 🙏🙏🙏🙏

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +4

    Boqorka vlogyada qays qeyser salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb ปีที่แล้ว +14

    The one and only Big legend 💯👏

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 ปีที่แล้ว +10

    Eedadu Waa iska Farxad Wlhy❤

  • @mohamedabdi4108
    @mohamedabdi4108 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤ masha Allah waan qiiroday runtiii waa dhaqankii bilaaa badhaxa tirnaa

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allaah inder caafimaad ku cuna❤❤❤❤

  • @hidaayaabukar9953
    @hidaayaabukar9953 ปีที่แล้ว +1

    Alla sidaa u jeclhy muqaalada miiiga from.muqdisho❤ keep going

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว +3

    Dad faraxsan oo nabad kunool dagaan qurxoon masha Allah

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 ปีที่แล้ว +8

    M.A wllhi muuqaal aad Cajiib u ah Halkaa Tiigsatiyo Tubtaa doontaba talaabtaada allaah kugu wehliyo wll 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah , waa muuqaal qurux badan sxb goob #caafimaad iyo #garoon kubada lagu ciyaaro iyo madarasad qur’aan ah kadhis hadaad awoodo ajar fiicana hakuu noqotee

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 ปีที่แล้ว +1

    Alle hawnaxariisto awoowe maxamuud budhyare🤲🤲😢😢😢

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah taarikh wanagsan ayuu rebay abowga janada ALLA haka abaal mariyo

  • @NadiiraMohamed-k1s
    @NadiiraMohamed-k1s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Khadar maxamed cizman noso qabta wa walalkaye😂

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame789 ปีที่แล้ว +1

    Nin rag ka tegay qaarna miigay ku dhasheen ayay iska waynaysiyaan oo dafiraan, sidaad documentary cajiibkaa uga diyaarisay waad ku mahadsantahay bro

  • @hassantech510
    @hassantech510 ปีที่แล้ว

    muqalkii ugu quruxda badna ee aad uu dubto ahaa ,we need more of this man

  • @MuuseDhuubow
    @MuuseDhuubow ปีที่แล้ว +2

    M.a waa dad dhanqankooda iyo diintooda illaashaday maasha allaah

  • @muntaritube7672
    @muntaritube7672 8 หลายเดือนก่อน

    Awoowe Alllah hauraxmo ❤He’s definitely a role model

  • @somalininten
    @somalininten ปีที่แล้ว +5

    qayso dalxiis iyo howlo lacag igag bixilahaydbaaaad iifududaysaa wllhi❤

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah qays qaysar waa lagu casumey ❤❤❤

  • @AraHmaanmuusEbuduL
    @AraHmaanmuusEbuduL 2 หลายเดือนก่อน

    War Qaysooow waan kuu duceeyeee dapkaa ha jiroH

  • @imanh9343
    @imanh9343 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah simply beautiful, the original lifestyle that we all come from .SOOMAAL , we should be proud of our origin and culture alhamdulilah❤

  • @Abdulkga
    @Abdulkga ปีที่แล้ว

    Tuuladu meesha ay ku taalo iyo halka ay u dhawdahay maad sheegin sxb. Video aad u qurux badan oo xasuus kuu noqon doona ayaad runtii soo duubtay. Meelaha u dhaw-dhawna soo duub. Thank you brother!

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 ปีที่แล้ว

      Dhammaadka muuqaalka ayuu ku sheegay. Waxeey ku xigtaa Xalxalis waa carro Habar-yoonis.

    • @Abdulkga
      @Abdulkga ปีที่แล้ว +1

      Xaguuga iyo banaanada Xalxalis inuu soo duubo miyaanay kula ahayn?

  • @faysamaxamed500
    @faysamaxamed500 ปีที่แล้ว +1

    Awoowga legend bu ahaa alle haw naxariisto 🤲

  • @bidixo1bidixo158
    @bidixo1bidixo158 ปีที่แล้ว

    m.a muqaal qurux badan waa tuulo aad ufiican
    Awoowo Waxa uu Aasasay 1971
    Alle ha unaxariisto

  • @naemaadam3089
    @naemaadam3089 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi dadka badiyaha ahi waa dad deeqsiyin ah ❤❤❤

  • @sHakra70
    @sHakra70 ปีที่แล้ว +3

    Waayo waayo nimaan dhul marin dhaya ma arag🌍❤️

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah lan dheere dhulkiisi qurubadan ku damashaday😊

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah hore u soco abthirahman abthi wali history Family❤🎉

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 ปีที่แล้ว +12

    Mnsha Allah mnsha Allah mnsha Allah ❤ Saxiib qaali Aadbaad Umahdsantahay❤ Wlaalal
    From Gabiley Mar ùn rajeynyaa in aad Noo Timaado Saxib qaali Wax badn ka barany Muuuqaalkan iyo muuqaaaldii h9re usoo gudbin jirtey❤❤❤ Saxib Mahdsanid ❤❤

    • @waayo__aarag1
      @waayo__aarag1 ปีที่แล้ว

      Adeer lacagtii dawlaada ayad jaqaysan saw maha anagu dad xolo iyo adunyaba siyay banu nahye 😅😅😅 gabiley malin dhawayd ayan so maray lacagtii cashuurta somaliland aya lagu dhisay lakin waalyskaga danbeyn from odwayne

    • @abdulqanicismaanibrahim2279
      @abdulqanicismaanibrahim2279 ปีที่แล้ว

      @@waayo__aarag1 maynu iska dhex bilawnaa de sxp 🤣

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +6

    Allaha u naxariisto waalidiinteenii dhamaantood.

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว +9

    (ALLAH YARHAM)🤲🤲🤲Aabe💕iyo Awoowe💕♥️(RABBI) JANNATUL FIRDOUZ 🤲💕🎊♥️haka waraabiyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲💕💓💓💕💕♥️♥️🎊💖💕💓💓♥️💕💓

    • @Naidar20
      @Naidar20 ปีที่แล้ว +1

      Amiin

  • @mrfamous5
    @mrfamous5 ปีที่แล้ว

    Guuleyso sxb chenelkaga waa midka aad u faa'iido badan wax yaabaha aad ku so gudbiso ✊

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Illaahay waa mahadaa Barwaaqada iyo nabadaas noo siyaadi Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @guledabdiqadir1956
    @guledabdiqadir1956 ปีที่แล้ว

    Sidaan filayo ducadan adiga ayaa maalgaliyay
    Awoowo alle ha u naxariisto tabarucaad badan wuu ka tegay❤

  • @lunamud3143
    @lunamud3143 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah that's amazing, tuuladu wax badan ayey u baahantahay in loo qabto waxaan rajeynayaa inaad raacdo awowgaa his foot step

  • @abdulrazaqothman3140
    @abdulrazaqothman3140 ปีที่แล้ว +5

    Wll music ka hadad ka dayn lahayd videoyadaada aad ban u daawadaa waana jecelay se muusigu aad Ayan u dhibsadaa بارك الله فيك

  • @Hibaky
    @Hibaky ปีที่แล้ว +4

    Allahayoow sakaraadka suaaasha noo dhibyareee 🙏🏾

  • @abdowabdirahman4320
    @abdowabdirahman4320 ปีที่แล้ว +5

    Am salivating bro. Don't eat in front of us 😂😅

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว

    Ale ha unaxariisto awoowe budh yare wa tuulo qurux badan qeysow ducada ale ha ku aqbalo wllo🤲🤲❤