hees wadani ah axmd cali cigaal madoonayaanee.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • axmad cali cigaal

ความคิดเห็น • 149

  • @aal-rl2pb
    @aal-rl2pb 4 ปีที่แล้ว +4

    Am crying wllhi 😭😭Maba donayan inanu dowlad ahanee ayanan doneyn kuwii somali dulesin jiray kuwii qabilka ku dodi jiray heestsn marki laqadayay malaga ogaa in dhibkan imanayo wllhi manta loga bahi badanyahay ilahow qalbigena sidu dacad kugu yahay wad ujedaye wadankena amni noga dhig ameen

  • @beelomahmed9327
    @beelomahmed9327 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah alow dalka nabaad naga dhig amiin yaarabi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓

  • @zahraomar8993
    @zahraomar8993 6 ปีที่แล้ว +4

    ahhhh.Dawladnimo macaanaa Illaahoow noo soo celi Qaranimadeenii Dabadhilif naga qabo waan daalnay.
    Aamiiiin yaa Rabni.

  • @qaaliquruxwanag6663
    @qaaliquruxwanag6663 6 ปีที่แล้ว +10

    Allow somaliya midee aamiin

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 6 ปีที่แล้ว +11

    Heestan waaxaa laqaaday 1971 waxaana moodaa inay waxa hada jiro ka hadleyso yaab

  • @axmedabdulqadir8908
    @axmedabdulqadir8908 3 ปีที่แล้ว +1

    dalka iyo dadka waa mid ee qabiilka aan kaxoroowno somaliyeey from garoowe 2020/12/13 sanadka 2021 aan kusoo dhaweeyno isjaceyl iyo gobonimo insha allah

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa inaan dalkeena u wada kacnaa dadkayagoow. Siiba dhalinteena yar.

  • @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
    @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 6 ปีที่แล้ว +8

    Allow Dalia nabad nooga dhig farash dag daga yaa allaahu allahuma aamiin

  • @Abdijalils
    @Abdijalils 6 ปีที่แล้ว +9

    Maba doonayaanee ineynu dowlad ahaano 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cabdulexusenmaxamad4604
    @cabdulexusenmaxamad4604 7 ปีที่แล้ว +29

    somali hadan nahay wale weynu kala ququbanahay alow somali qalbiyadoda isu sojedi weykala kedane alow umadada kaqabo cadawga amin

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka weyn Ahmed Ali Igal Ayme iyo hoboladeenii waaberi
    Allah ha idin sharfo

  • @sadiyamahdi2729
    @sadiyamahdi2729 7 ปีที่แล้ว +2

    guul somalia insha alaah waa gulaysanay wana barwaaqo hada ka dib guuul no mor qabyalad uuf daba dhilif iyo guul daro noo hor seday ilove aal somali waa walalkey dhulka somalia waa jeclahay ahmed cali cigaal cimri dheer fanan qaran

  • @Bintimohamed-4
    @Bintimohamed-4 6 ปีที่แล้ว +6

    Ya Allah wadankena noo hagaaji cadawga dadkayaga iskudirya naga qabo, waxay raban nimcada taal dalkena, aniga reer waqooyi baan ahay waxan ka jeclaan lahaa inaan iska xorayno cadawgeena waxan ka jeclaanlaha malahan, lakin aabo yaashen baa ina gatay oo siyaasad ina dhaafsaday😥😥😥 allaw nabad wadankayga allaw nabad wadankayga 🇸🇴 🇸🇴

  • @a.msalim2720
    @a.msalim2720 5 ปีที่แล้ว +1

    Somaliyey habar gidir ka digtoonada waa dad xun somali waa dad fiican habar gidir ilaah ha qabto guryahayna ayay xoog ku heestan xamar weyne iyo shingaani waa in guryahayna laga saara malin kasta sariir ayaan ku oy oyna caydiid 1000000 ayuu xasuuqey somali ba iyo halaag ayuu dalka ku abuurey somali waa dad fiican waxaa ugu somali habar gidir domali weyn ha israacdo guul abdulqadir shingaani rx arji qore 900 xamar weyne

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 ปีที่แล้ว

      ILAAH HAGAAJI SOOMAALIYAA HABAR GIDIR IYO MOORYANTA GURYAHA XAMAR WEYNE SHINGAANI XOOG KU KU HEESTAAN XAARAAN GURI L AHAYN XOOG LAGU HEESTO ILAAH BAA U JEEDA WAX KASTA

  • @cabdulexusenmaxamad4604
    @cabdulexusenmaxamad4604 7 ปีที่แล้ว +29

    alow dalka nabad noga dhig amin ya alah

  • @liibaancali644
    @liibaancali644 7 ปีที่แล้ว +8

    Ethiopia iyo Kenya ayaa dowlad inoo dhisaya mustaqbalka dhow Waa sida ay badana madaxdenna aaminsantahy

  • @sahromohamed5668
    @sahromohamed5668 7 ปีที่แล้ว +1

    allow dalkeena quwadiisii inoo sooceli alla maxay heestan taagan tahay allow dadkayga saxda fahansii iyo macaanka dowladnimada iyo qiimahay leedahay guul dalkayga

  • @queenheemaonlyallahcanjudg6485
    @queenheemaonlyallahcanjudg6485 7 ปีที่แล้ว +6

    waa hees macno weyn xanbaarsan

    • @breckenbriggs381
      @breckenbriggs381 3 ปีที่แล้ว

      you all probably dont care but does anybody know a method to log back into an instagram account?
      I was dumb forgot the password. I appreciate any assistance you can offer me

  • @kingwadani861
    @kingwadani861 4 ปีที่แล้ว +2

    Puntland calanka Somalia xambaarsan iyo somaliland oo diidan calanka Somalia .
    Heesta wexee kusotaa somaliland doonimayaan horumarka Somalia yaa dooneeynin somaliland maba doonayan Somalia inee doowlad ahaato

  • @hassanabdi5911
    @hassanabdi5911 8 ปีที่แล้ว +12

    waxa u jeda dad qabiil isku ceynayo🙊 waqtiga an jogno iyo waqtiga naso maray wa fcn inan cashar ka qadayo sababto ah qabil la isku caayo ama la iskugu faano waxba maso kordhineyso marka aqyaare hala is xushmeyo 💯✔

  • @ismailabdirahman5380
    @ismailabdirahman5380 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow awoodeena dowladeed

  • @safiyohussan317
    @safiyohussan317 10 ปีที่แล้ว +7

    Ax wankujeclhy saydiyoow

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali guuleysta

  • @huwaanyare3864
    @huwaanyare3864 7 ปีที่แล้ว +8

    allow soomaali isusooceli
    rabow raxmadaadaa cidna naga xiginee inoogu deeq Wallee waqtigu kala wacan

  • @sihamqaran1224
    @sihamqaran1224 7 ปีที่แล้ว +4

    Allah jecliyaa calankaa wuruxda badan illahow kugu mahad adaa soomali iga dhigee dhibtuna wa laga bixi insha allah

  • @luckylady4236
    @luckylady4236 7 ปีที่แล้ว +3

    Allow SomaLi QuLuubtooda Ku mideey Xaqa iyo Daacadnimada Dadkooda iyo DaLkooda. Amiin Ya Allah.

  • @abdirshidaden6684
    @abdirshidaden6684 10 ปีที่แล้ว +2

    heestan waxay ku socotaa maamulka somaliya ka jira

    • @Sigane21
      @Sigane21 14 วันที่ผ่านมา

      Still wry kusocota

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 ปีที่แล้ว +3

    ALSHABAAB , KEEP GO ON WITHIN HARGEYSA. 2019,03,28.
    ALSHABAAB GO AHEAD BOOOOOOM.

  • @zakariyemohamedabdi7544
    @zakariyemohamedabdi7544 ปีที่แล้ว

    Dadkale maaha e wa kuwa hada wadanka madaxda u Aha e xilka u Haayo
    Heesataan😓😓😓😓😓😓

  • @dahirnlr3430
    @dahirnlr3430 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed cali cigaal 1978

  • @ahmedabdullaahi1167
    @ahmedabdullaahi1167 10 ปีที่แล้ว +2

    heeso hore ayaawa ku leh cml sanadkaan

  • @afraaahh369afrah9
    @afraaahh369afrah9 8 ปีที่แล้ว +2

    www heeso kuwii hore igadheh 😍😍😍

  • @daahirgaryare7802
    @daahirgaryare7802 7 ปีที่แล้ว +4

    soomaaliya o nabada allow natus insha allah

  • @Aahil229
    @Aahil229 7 ปีที่แล้ว +4

    My people 🇸🇴peace and love

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali is raaca ,cadowbadan baad leedahey. peace

  • @siciidahmed246
    @siciidahmed246 5 ปีที่แล้ว +1

    illahay somaaliya awododii hasoo caliyo

  • @AliAli-hp6yy
    @AliAli-hp6yy 7 ปีที่แล้ว +2

    hestaan dad bay si gar ah u tabanaysaa oloo qaday qaladadka dhacay si gar ah dad ugu godantahay

  • @yasminsheikhdon4254
    @yasminsheikhdon4254 6 ปีที่แล้ว +1

    I love this s song

  • @fadumaahmed1136
    @fadumaahmed1136 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow somalia Oo mid ah mar un ina tus raboow qabyalada inaga saar Oo dadkena isku calol fiyoobeey dhalinyarooy plz inta qalbiga saliimka ah leh wanaga iyo wadaninimada ku dambeyso ha is kashadaan wa inaga waxa u dalka ina sugaaya runti wixi tagay wey tageen hada iyo tan an asaakeen LA tartano weynu ka harnay plz aynu midowno somalaaay insha Allah 5ta Somalia mar un wey so noqon donta

  • @cabdulexusenmaxamad4604
    @cabdulexusenmaxamad4604 7 ปีที่แล้ว +6

    alahu akbar

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 6 ปีที่แล้ว +2

    SOMALIYOO QABOILIKA 2018,03,31.🇸🇴😢.

  • @rodamohamed327
    @rodamohamed327 7 ปีที่แล้ว +2

    hanbalyo somalia

  • @dii-1055
    @dii-1055 7 ปีที่แล้ว +2

    Siilaanyo haloo sheego AUN walaalkeena nasiib wanaagsan waxa inuusan arkin waji xuma deena maantayt

  • @samatarshire7361
    @samatarshire7361 6 ปีที่แล้ว +10

    kuwa qudhunka ah ee heesaha wadaniga somaliga la daba taagan dislike maxay ahaayeen......hees walba oo somali wadani ah qaar baa dislike daara......tolow ma ajanabi afka somaliga yaqaanaa mise somali cuqdad qabta

    • @abdirahmanhersi4256
      @abdirahmanhersi4256 5 ปีที่แล้ว +1

      May kala fahmayaan dislike and like jaahil. CUQDA qaba. Reer eedshegteland

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 5 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanhersi4256 heesahan iyaga samayn jiray lkn khalad kodi ayay ka qomamaynayan

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 ปีที่แล้ว

    WAXAAN JECLAAN LAHAA IN DUCADA AAN KA MID NOQDO S.M.SALIM

  • @shakurmohamed8326
    @shakurmohamed8326 7 ปีที่แล้ว +6

    alaha somalia qalbigoda iskukena

  • @Bagagac
    @Bagagac 3 วันที่ผ่านมา

    Hestan hesahakale way iga dugantahay aniga isumalayyaa qofka calanka wada

  • @idaalebay5102
    @idaalebay5102 11 ปีที่แล้ว +3

    Dad. Aqil. Ah. Moyee. Qof. Walba. Ma. Fahmo waa. Hees. Wadani. Ah

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 6 ปีที่แล้ว +1

    madoonayaaneey in aynu dawlad ahaano maba doonayaaneey CARABTU in aynu dawlad ahaano mabadoonayaaneey ITOOBIYA in aynu dawlad ahaano madoonayaaneey KENYA in aanu dawlad ahaano mabadoona yaaneey MARAYKANKU in aynu dawlad ahaano maba doonayaaneey REER YURUB in aynu dawlad ahaano maba doonayaaneey GUMAYSI KALKAALKU in aynu dawlad ahaano mabadoonayaaneey ADUUNKU in aanu dawlad ahaaano

  • @allthingsamal
    @allthingsamal 8 ปีที่แล้ว +2

    nice song thank you

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 7 ปีที่แล้ว +1

    Hodanay Mahadsanid,
    walow uu somaliga qortey inta dambe igu yara adkaadeykk malaha carada kaa qalidaartey, sax waan kugu waafaqsanay;
    somali oo mideysan in cadow loo galo daarod baa baray,
    somali oo is raacsan waxa darawish dhabar duleediyey daarood, Reer sheekh isixaaq dadki ugu horreeyey bey ahaayeen, falaadki daarood bey ingiriis u galeen!!
    waxa cadow soo geshey caasimadi wadankana waa Daarood.
    waxana ku talin lahaa in laba qarni xil madaxweyne aan loo dhiibin illaa ey tobadkeenaan.

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 7 ปีที่แล้ว

      isaaq and daarood are living harmony here

    • @adenseed9388
      @adenseed9388 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh xornimo u dirirkana ayagaa bilaabay dawlad awood leh inay somalia ka hirgashana ayagaa bilaabay maxad inta xun oo kaliya uga faafinaysaa

  • @mahamedislaan4898
    @mahamedislaan4898 7 ปีที่แล้ว +21

    19 qofoo Ethiopian ah ayaa dislike saartay cadawsanaa nimanku

    • @SuperKahin
      @SuperKahin หลายเดือนก่อน

      Wthiopia weye waxa dalkaagi haysta kana taliso

  • @Peskonami-cy7dq
    @Peskonami-cy7dq 2 ปีที่แล้ว +1

    🇩🇯🇸🇴🇸🇴🕊🕊🕊✌️

  • @moolidmoolid579
    @moolidmoolid579 6 ปีที่แล้ว +1

    Mowliid

  • @abdixakimramaas4957
    @abdixakimramaas4957 7 ปีที่แล้ว +2

    wllhi dhiiga ikacay illahayow ciidankeena garab qabo guuuuul iyo gobanimo

  • @hodanmuhammed741
    @hodanmuhammed741 4 ปีที่แล้ว +1

    fanan qaran oo dad kiisu jecel yahay

  • @hawaahmed1243
    @hawaahmed1243 8 ปีที่แล้ว +10

    heestan makìi laqadayay mantan uga baahibadan nahay lkn yaa qabyaalada nagasaraya?tilmaantu mantay nahaysataa

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 ปีที่แล้ว +2

    SOMALIYAOOW KENYA ,2019, 02, 23.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 9 หลายเดือนก่อน

    Waa kuwa maanta dalka qabiilna u qaybiyey

  • @abdallamohamed3532
    @abdallamohamed3532 6 ปีที่แล้ว +2

    heeatan fiqi iyo mahad salaad haloo shido tuugta

    • @Sigane21
      @Sigane21 14 วันที่ผ่านมา

      Siyaaaasi walbo halo shido

  • @Bagagac
    @Bagagac 4 หลายเดือนก่อน

    Yes manta jidha2024

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 6 ปีที่แล้ว +9

    Waa run'
    Maba donayaan ?

    • @islamsom4286
      @islamsom4286 5 ปีที่แล้ว

      Dr_ Sihaam
      Siham wadaniyad ayad tahay meel kast oo wadani loga hadlayo wad ku dhex jirtaa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 หลายเดือนก่อน

    Cajiib Hees xusid mudan

  • @SmallPoxRobot
    @SmallPoxRobot 7 ปีที่แล้ว +2

    very good

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadka.qabilka.shegaya.dad.xayawanka.xayawanka.a.ka.aqli.badan.wa.dad.raba.soomalia.iney.ka.danbeso.adunka.o.cuduro.galan.o.gubato.o.dhalinyarada.ku.dhamato.o.mammoyinka.e.ilmohoda.dugan.ini.soomalinimo.ayan.ku.fanaa

  • @yuusufcabdala8417
    @yuusufcabdala8417 7 ปีที่แล้ว +5

    allow dalkeena nabad nooga dhig

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 ปีที่แล้ว

    ILAAH CIMRI DHEER IYO CAFIMAAD FANAANINTA 1 AXMED CIGAAL 2 XASAN AADAN SANATAR 3 AXMED NAAJI SACAD GUUKEYSTA CIMRI DHEER WAXAAD TAARIIKHDA AYAA QOREYSA FANAAN KASTA WUXUU QABTEY A.M.SALIM.SHINGAANI

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 ปีที่แล้ว

    Waa waxa hada taagan sidaas loo ogaa

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 4 ปีที่แล้ว

    2020

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 ปีที่แล้ว +3

    SOMALIYOOW MA DOO NAAYAN KENYA IYO ETHOPEEEEE , 2019, 02, 20,.

  • @maxamedxersishardi5079
    @maxamedxersishardi5079 ปีที่แล้ว

    Hestan waxey kusocota
    Dahir calasow.
    Kaptan ayuub

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Hestan waxay tilmaamin Somali loo digayo lakin sorry Dabinkii gumaystuhu noo dhigey wan ku dhacney..

  • @beezaaniyare1096
    @beezaaniyare1096 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan markaan maqlo iyo xiligaan iska ooyaa wlhi

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 4 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😢😂😂😂😂😭😭😭😭Waan kula ooyey bro

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 7 ปีที่แล้ว +20

    1-jubba lanad
    2-koonfur galbees
    3-hirshabele land
    4-puntland
    5-somaliland
    6-galmudug land
    sooomali wey kala aamin baxday kalsooni wadanimo qaranimo shaf karaamo gunimo abaaaro dagaallo qabiil dhiig la daadiyo alshabaaab al-islaax al-ictisaam xisbul islaaam mooryaaan isbaaaro maantoo dhan hadaan wado dhamaan meyso ilaahoow umuuraha sahal

    • @abdimalikabdiweli2138
      @abdimalikabdiweli2138 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdullahi Ahmed # aaaaaaaamiiiiiiiiiiiin wll indheergarad kiiba inagu yar oo wax magaratadii ayaa inagu badane, Illaahay inoo barya walaalayaal inuu sharafjeenii iyo dawladnimadeeniiba inoo soo cesho, Aamiin illaahoow

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว +2

      Somaliland waa dawlad gaara cawaanoow tuulooyinkan yaryar hala simin

    • @budhintiibay8574
      @budhintiibay8574 5 ปีที่แล้ว

      Allew somaliya midde wAqti xasuus mudm

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 5 ปีที่แล้ว

      Waxan ad qortY danta aad ka leedahy waa inad Somaliland state ka dhigto munafiq

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 ปีที่แล้ว +1

    Euro.xata.waa.is.dagalen.lakin.wexey.ogaden
    Dagaal.in.u.faido.lehen.sababto.eh.dhalinyaradoodi.a.ku.dhamatey.bahi.a.ku.dhacdey.dad.waxaan.arkey.yanyuro.masakina.cuney.hadana.euro.wa.dadka.ugu.tajirsan.adunka.

  • @malmo4235
    @malmo4235 6 ปีที่แล้ว +1

    Maba Doonayaan Walle

  • @shuceybyusuf6146
    @shuceybyusuf6146 10 ปีที่แล้ว +3

    الله المستعان Kadib wax ka badan markaan ku hoognay Qabyaalad weli waxaad arki maangaab durbaan u tumaya oo umad bsdbaadi u baahan dagaal cusub iyo kala qeybsanaan la raba, Rabbi tako ku filan

  • @saciidcaliharganti2881
    @saciidcaliharganti2881 7 ปีที่แล้ว +3

    allow dalk nbd

  • @batraanexplains682
    @batraanexplains682 4 ปีที่แล้ว

    Maqaar saar shisheye aaya duntaa ino galay

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 4 ปีที่แล้ว

    kuwii qabiilka ku dooodi jirey ala maanta badana!!!

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 9 ปีที่แล้ว +4

    DAADKA QAR MARKA LA YABO KU ISI JIRO QABIIL DAADKAS WAXAN ORAN LAHA WAAR MATAHAY LAMA JOOGO QABIIL EE WAXA LA JOOGA WADANKA HALA BADA BADIYO

    • @HIDDAHAOFFICIAL4220
      @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 ปีที่แล้ว

      Hussein SAID waa runtaa MAXAA HADHAY OO LAYSKU HAYSTAA WEYE markaas dalka hala badbaadiyo qabyaaladdu faido ma le

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว

    Allow madax tayo leh oo kursiga isaga degta marka waqtigoodu dhammaado soomaali sii.
    Madaxdu waa sida diaper ka ama xafaayadda ilmaha yar loo xiro waana in had iyo jeer la beddelaa haddii kale wey uraysaa

  • @mohamedilmi2195
    @mohamedilmi2195 7 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed ilmi

  • @abdihashi6048
    @abdihashi6048 9 ปีที่แล้ว +1

    hada ayay taagantahay tani.

  • @bisharm4120
    @bisharm4120 5 ปีที่แล้ว

    barigan mala heestan 20.12

  • @saadiahussein5026
    @saadiahussein5026 7 ปีที่แล้ว +1

    kadigtoonada dalka dadk

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 ปีที่แล้ว +1

    Soomalia.o.nabada.an.ka.soo.tegey.anoo.rabo.inaan.so.noqdo.wa.is.dagalen.walalohodi.e.dilen.dhulki.e.guben.marka.wax.xun.waye.adunka.qabil.ma.isticmalan.dadka.qabilka.ku.dhma.wa.dad.raba.soomalia.in.ey.adunka..ka.danbeso

  • @cumarabdi3341
    @cumarabdi3341 6 ปีที่แล้ว

    hadal wa naludhameyey hadi hadal wax galleyhay dadkeygow

  • @hodanadan1273
    @hodanadan1273 8 ปีที่แล้ว +3

    ma ogid miya madaxwey nihiy ugu horeye somaliy ino hawiye ahay hadane tariqda afrika sidi muqradiy ugadagay tariq wanageda hawiyey somartay darod madax weyne darishada kasogalai hadane quray lagusaray wax lagufano umarkey wawax laga fano iyo mud amxarsokexeysto tariqdinu wa intas tariq kalod ledahay maleh kursi casha waxid badane wala ogyahay cumar xalwestey inogatay somalina waxa meshas dhigay o isnacsiyay wadarod madaxweyne darod inta wadan kasomartay cabdi rashid alaha unaxaristo lakin kuwakaley allahunaxaristo xata umaqurno hadn somaliy nahay mogiy idn ka had afaraqabil ugu duceyneysin lakin somali odhan inkar ayey kadabturan waxa wadanka inow kala gogarsiyane wadro hadnataliney wxkalsoconayo male teyda wixi karoyimadan wadil washaqey weysay tan kale marwalbo waxbaladhcay dhulbanag lahesta markiy agon abahod latogtay xolohod laxalaleysanay xaran mahey dhul adalehey musuq masuq lagu cabirayay canshurtiy iyo hantidiy umada somaliyed lagugu dhisayay xalbey ehed lakin hada waxaran waxshaqey nayo mahan caqigu haid in shaqey rer kursiy cashaq kenyati bana wadn iyo itopiyan wadan badhadane ken ten markiy somali o iskuduban wadacad idi marsiyay sohalmediyo kacaytama bey shekadin isugu so arurtay waligib caytama caymeldulesho qofna kama galeyso tan kaley waxan kaga yabay gabrey howlanta aroshadetahy waxwalbo komentiy mad kabixisa dhibka waxa kenay certad fadhiga kucadato waxbadan bakufirsaday anon qabil inan cayo iyo danbiy gas jecleyn lakin wakula aqiro meshad tgeysid adigi qabil kad cayneysid qof kof inu maxkamad aqiro kulkorayo anigane danbiga adigalisay korkada alah kawelo wanag ta caabir 1 melwalbo kamuqo wlagu munabela buxubdamir uyeley misamiy komtiga

    • @boqorkaganacsiga3831
      @boqorkaganacsiga3831 7 ปีที่แล้ว

      +Hodan Adan eebay see wax uwada hee waxa wey dhamatay hada iyo mid cusub oo fikrad leh insha Allah

    • @maryanahmad5342
      @maryanahmad5342 7 ปีที่แล้ว

      Hodan Adan n

  • @hodanadan1273
    @hodanadan1273 8 ปีที่แล้ว +3

    cabir 1 duliy iladul marwalbo qabil ad caysay ado kale intey somali kujirane nabad majirto laki carun hada ledahay fadlac cudurka kugu jiro haqadsin siy jilka nagadanbeyo dad wanag san uahado

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 7 ปีที่แล้ว +2

    heesahani waa dhaxalkii somaliland ay uga tagtay rer somalia

    • @mustafeadam6354
      @mustafeadam6354 7 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed hassan adeer hawa been ahbaa KU jirtaan

    • @sadiahussien5569
      @sadiahussien5569 6 ปีที่แล้ว +2

      Ahmad Hassan. Yaa ku dhahay somaaliand ayaa leh war meesha ka carar heesta somaali ayaa leh 🇸🇴👊🏼👊🏼

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 5 ปีที่แล้ว

      @@sadiahussien5569 abwanada rer Somaliland Aya heesaha %99.9 sameeya oo samaynjiray

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 4 ปีที่แล้ว +2

      @@AhmedMohamed-cn7xn sangub baa sameyy🤣🤣🤣🤣😂😂

  • @xasancabdi1385
    @xasancabdi1385 7 ปีที่แล้ว +1

    saa ula socda jiilka cusub

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e 5 ปีที่แล้ว

    Mamar labaad baa calanka inta lagagudbay ayaa loosamestay jeex calan sacudi afrika inleyga dhigo madax sacudi soogostay soomalinen qaatay afrika kabilabo jabuti iyo spmalind soodagan walee sacudi wadifacay waa nafahmi waayay gudsirad haqudin hadaa qodana hadheren kudhicidoontidaa maogid

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkk sxb tawiidka sucudi Malaha blue iyo cadanba wadamo badanbay calankoda ku jirta

  • @sihamqaran1224
    @sihamqaran1224 7 ปีที่แล้ว

    Kuwii an doonayn inaan dowladnoqonaa waxay heleen afmiisharadii dilaalinta ahaa ee uu ina siyaad dalka iyo dadka ka horjoogay oo cadwgii noo duleeyey alle hanaga qabtee rer qabiil ku dood

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 7 ปีที่แล้ว +7

    Weligey maan arag Somali oo mid ah mana doonayo innaan arko cuze waxaan arkey bur burkey keentey.... waxaan ku hoos dhashay Jamhuuriyada barakeysan ee Somaliland.... illaahow barakee Somaliland aamiin

    • @mandeeqahmed3611
      @mandeeqahmed3611 7 ปีที่แล้ว +2

      Hamze galool Keep your mamul gobal shit .

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 7 ปีที่แล้ว +1

      Maandeeq Ahmed
      first lady baan kuu hayaa adiga ...... lol

    • @mandeeqahmed3611
      @mandeeqahmed3611 7 ปีที่แล้ว +2

      Hamze galool If you don't like Somalia don't watch it hypocrite idiot stick with your xaabashi

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 7 ปีที่แล้ว +1

      Mandeeq Ahmed
      Naagaha sariirtuunbaan kula hadlaa Siyaasada kalama sheekeysto....

    • @mandeeqahmed3611
      @mandeeqahmed3611 7 ปีที่แล้ว +4

      Hamze galool hooyda naag maa haa miya?? without women you are nothing you are xoolo bila caaqli ah go go baax sòoco

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 9 ปีที่แล้ว +1

    HEESAN TABANISO DHIIGA WAXANA JECELAN LAHA INE LAKA ISI DAAYO SNTV

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 7 ปีที่แล้ว

      Hussein SAID anaa ka dhageestay marar badan.

  • @saramostafa7354
    @saramostafa7354 7 ปีที่แล้ว +1

    Aynu dilno aynu dagaalne heestan aad ay qiiro u leedahay

    • @ayanhussain6676
      @ayanhussain6676 6 ปีที่แล้ว

      guul dalkeyow iyo dadkeyba haday ogaan lahayeen waxay heestan ximbaarsan tahay waligooda wey isku duubmilayeen ee soomaali ilaahay xakha hafahansiiyo yaa rabi yaa alaah

  • @mohammedabdulahiarale1759
    @mohammedabdulahiarale1759 7 ปีที่แล้ว

    hamze galol hoyadaa siilkeed usheeg

  • @zahraomar8993
    @zahraomar8993 6 ปีที่แล้ว +1

    ahhhh.Dawladnimo macaanaa Illaahoow noo soo celi Qaranimadeenii Dabadhilif naga qabo waan daalnay.
    Aamiiiin yaa Rabni.

  • @shuceybyusuf6146
    @shuceybyusuf6146 10 ปีที่แล้ว

    الله المستعان Kadib wax ka badan markaan ku hoognay Qabyaalad weli waxaad arki maangaab durbaan u tumaya oo umad bsdbaadi u baahan dagaal cusub iyo kala qeybsanaan la raba, Rabbi tako ku filan