Towradatan Barakeysan & Qeyska Stereo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 658

  • @CabdiwahaabGaas
    @CabdiwahaabGaas 6 หลายเดือนก่อน +17

    Waxaan dhashay 2001 waxaan ahay 23 iyo 6 bilood waxaan ka mid ahay dhalinta soomaliyeed ee ku nool gobolada waqooyi somaliland gaar ahaan Togdheer Burco somaliland,somalia alle ha mideeyo ummada soomaliyeed dawlad xoogana ha siiyo insha Allah ❤

    • @cumarshxaaji3096
      @cumarshxaaji3096 3 หลายเดือนก่อน +3

      Thanks ❤❤❤❤❤ muwadin masha Allah

    • @SakiJamac-
      @SakiJamac- 29 วันที่ผ่านมา

      Iska amus bakhtiyow

  • @yussufabdi6033
    @yussufabdi6033 6 ปีที่แล้ว +139

    I was born and raised in Kenya but I feel somali is my true country.

    • @clareclare1201
      @clareclare1201 3 ปีที่แล้ว +2

      am in Nairobi 😉

    • @user-rz7jm5zi3v
      @user-rz7jm5zi3v 3 ปีที่แล้ว +3

      Naga aamu kenyaawi

    • @AliaPineapples2012
      @AliaPineapples2012 3 ปีที่แล้ว +6

      Hey Yusuf ! I am the exact same as you. Our blood is from there that's why we have such a strong connection to the longest coast line in AFRICA ! PEACE TO SOMALIA AND ALL THE 196 COUNTRIES! 🌞🌼❤❤❤❤❤🌏🗺

    • @AliaPineapples2012
      @AliaPineapples2012 3 ปีที่แล้ว +3

      @@Zakmani thank you! Remember the star has five points that all connect NFD AND ALL THE OTHERS!

    • @Zakmani
      @Zakmani 3 ปีที่แล้ว +3

      @@AliaPineapples2012 tbh am already a gorgor . Somaliweyn for life.

  • @vidamedic4925
    @vidamedic4925 6 ปีที่แล้ว +121

    I was born in Kenya raised in Kenya but still I love my home country Somalia ❤❤❤🇸🇴🇸🇴
    Allaha nabad yeelo

    • @dereya99ify
      @dereya99ify 5 ปีที่แล้ว +1

      vida medic I appreciate your patriotism vision

    • @caamirdayib3751
      @caamirdayib3751 5 ปีที่แล้ว

      Somali soo qoor walal plz

    • @Bruno.18-e4c
      @Bruno.18-e4c 2 ปีที่แล้ว

      @@caamirdayib3751 😂😂😂
      Wuxu yiri : Waxan ku dhashey kenya iyadana ku barbaarey ilaa hada wanjeclahay Dalkayga hooyo Somalia😇👋

  • @Somalia5
    @Somalia5 8 ปีที่แล้ว +75

    ilahay umada soomaaliyeed ha usoo baxsho hogaamiye sharciga ilaaheey ku xukumo, yaarab, aaaamiiiin.

  • @dhameystiranofficial-chanel
    @dhameystiranofficial-chanel 6 ปีที่แล้ว +38

    Wlhi waxaa iga nasiib badn dadkii waqtigaas soo qatay 😭❤️❤️

    • @turkipoi1115
      @turkipoi1115 2 ปีที่แล้ว +4

      Jh walhi sax abyo lkn malinun wakabaxey naaa 😭

    • @abdikariimabdinuur6956
      @abdikariimabdinuur6956 13 วันที่ผ่านมา

      Kaama nasiib badno waqtiga ugu haboona ayuu ilaahay ku keenay aduunka waqtigaaga nolow ilaahay uga mahadceli

  • @salmataha2964
    @salmataha2964 5 ปีที่แล้ว +13

    We need to show this in the government media so that people see where they have been and where they are today!! Those days are memorable!!

  • @cabdirisaqmohamedadencabdi9194
    @cabdirisaqmohamedadencabdi9194 7 ปีที่แล้ว +127

    Somali Aniga iyo rag kle aya u nool. Dhibta walaga baxaya tawrad tan ka wacan waa balan In Dib loo helo 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

    • @ahmedfaandho9513
      @ahmedfaandho9513 7 ปีที่แล้ว +6

      Niyadaada wanagsan allaha inoo garto Amiin.

    • @fadumaahmed1136
      @fadumaahmed1136 6 ปีที่แล้ว +3

      Walal anigana garabkaga ayan ahay iyo inti wadaninimo dhab ah ku jirto insha Allah mar un weynu jarenenaa Somalia in ay is raacdo

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 6 ปีที่แล้ว +7

      zer Cabdirisaq abti nin isaaqa ayaan ahey waxaan aaminsa'ahay in dib loo heli karo dawlad somaliyeed oo adag waa hadaaney dhalinteenu niyada iska jabin lagama quusto rajada ee himo sare waa inaad lahaata

    • @zahraabdullahimohamed
      @zahraabdullahimohamed 6 ปีที่แล้ว +3

      @@franklinrosevelt758 ra'yi fcn waaye..
      Lkn adiga dhulbanaan aadan waxku abuuran hadaad sugto ineey cunto kasoo baxdo waad daale..
      Allah hanoo rumeyo jidkeeda maba haynee..

    • @abdirahmanmuse7212
      @abdirahmanmuse7212 5 ปีที่แล้ว

      zer ka c
      Caare

  • @-allAboutfootball
    @-allAboutfootball 6 ปีที่แล้ว +19

    Waa aduun
    inay somalidu mar sidan ahayd mantana ilaahay un og yahay
    Insha Allah way soo noqon awoodii somalidu

  • @yussuftawakal1328
    @yussuftawakal1328 6 ปีที่แล้ว +264

    Manta waxn ahay qof weyn mana arag dal aan lee yahay iyo dowlad imatasha, halkan ayaan imadaa markaan dalkeyga u xiiso wxaan ciil iyo ooyin aheyn na kalama tago😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 6 ปีที่แล้ว +14

      Sxb inkastoo anay dawladii hore lamid ahayn hadana dawlad waynu leenahaye aynu garab istaagno dawladeena.

    • @ikraanabdibare7
      @ikraanabdibare7 6 ปีที่แล้ว +6

      waa laga baxaa malin un
      ha dheerato ha dhawato
      wllo yussuf😢

    • @oasis5683
      @oasis5683 6 ปีที่แล้ว +7

      Insha Allah niyada kheyr u sheeg one day Somalia United States dowlad fiican barwaqo lagaari doona sxb.

    • @abdisahalhaji3017
      @abdisahalhaji3017 5 ปีที่แล้ว +5

      Wlhi kula mid baan ahay waa subax aroor ah. Ciil dartis intan bananaka u baxay buu garigi ii kici wayey qavoow dartis I wish in aan dalkeyga jogo on dowlad xalal ku helo. :( :(

    • @موسسهنسيمالسايلللمقاولاتالعامة
      @موسسهنسيمالسايلللمقاولاتالعامة 5 ปีที่แล้ว +6

      Yussuf Tawakal Ayan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😭😭😭😭😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @drabdihakienhussien2994
    @drabdihakienhussien2994 4 ปีที่แล้ว +3

    ilahay ha unaxariisto jalle maxamed siyaad bare.
    maanta 00 ah 21 october xiligii uu wadanka qabsaday waana u dabaaldagaynaa somali oo idil

  • @nuurtosheekhmursal705
    @nuurtosheekhmursal705 5 ปีที่แล้ว +4

    umada aabeheda illaahow ku naxariiso allow qabriga ku nuuri janatul fardowsa allh kugu bishareeyo illhey danbigada ha dhaafo aamiin yaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AhmednourMohamed-ci9ut
    @AhmednourMohamed-ci9ut 2 หลายเดือนก่อน +10

    Who is watching 2024

  • @moabdi9369
    @moabdi9369 8 ปีที่แล้ว +98

    allow somalia soo celi emotional video i start crying now

    • @xiinkaboy123
      @xiinkaboy123 7 ปีที่แล้ว

      mo abdi 😥😢🐱😥🙈🙈🙈👀
      Maxaynu kale, samenaa,,, aan irida ii xira

    • @bobbybrown1726
      @bobbybrown1726 6 ปีที่แล้ว

      mo abdi alle masoo xaar weyne darood xaar uraya uf

    • @bobbybrown1726
      @bobbybrown1726 6 ปีที่แล้ว

      Muhammad Ali waraya xukunka gaal kii culimada laayey nama khuseeyo xukun Ku kooban daarood ma lihin dawlad calan leh baan le yahay tariikhda baro marka hadal

    • @bobbybrown1726
      @bobbybrown1726 6 ปีที่แล้ว

      Muhammad Ali war nabadayada ilahay nasiiyey bad ka xuntihiin iyo calankayga tawxiidka leh anagu hadanu idi nacnay ha isku keen qasbina diinta islamkun ha inaga dhaxayso sxb magaratay xukun mareexan meel Ku malihin darood oo dhan banu neceb nahay nasiib daro darood taladii baa bi'yey haya manta oo sii ba mareexan wax laga xumaado weeyan 👎

    • @bobbybrown1726
      @bobbybrown1726 6 ปีที่แล้ว

      Muhammad Ali soil sanaag cayn ma lihid mana lahaan doontid ha Ku riyoon wll ma garatay

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 5 ปีที่แล้ว +21

    *21 October 2019 yaa hlkaaan joga 😂😂😱😂🇸🇴👈🌹💋💯👈 allah unaxaristo abihi umada somaliyed hormarka garsiye*

    • @zharmavic9594
      @zharmavic9594 4 ปีที่แล้ว +1

      Jaale Maxamed Siyaad Bare HalgaMaagi Bariga africa Zomalia

    • @hasocoto6812
      @hasocoto6812 3 ปีที่แล้ว

      Aamin naxariisti jano allah siiyo

  • @libaaxaduurkajiifa9722
    @libaaxaduurkajiifa9722 6 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi vidiogan qof kasta oo soomali ah oo daawada waa hubaa haduusan ooyin wuu qiiroonayaa 2019

  • @Nuuramin143
    @Nuuramin143 6 ปีที่แล้ว +13

    Waxaan niyada ku dhistaa waaa ayaan sharaf, haybad iyo dowlad lahyn 😭😓. Illahow dowladnimo ma argin e ha i dilin anoo dowlad somaliyeed iyo dadka somaliyeed o israacay aan argin✌💕one love one Somali🇸🇴

  • @mohamedibrahim-nj3hm
    @mohamedibrahim-nj3hm 7 ปีที่แล้ว +36

    2018 LISTENING AND CRYING OUT FOR THIS COUNTRY AND THESE PEOPLE WITH SO MANY ENEMIES, MAY ALLAH SWT UNITE THEM AGAINST THEIR ENEMIES INSHALLAH!

    • @dr-sihaam1041
      @dr-sihaam1041 7 ปีที่แล้ว +1

      mohamed ibrahim
      me too😢😢😢😢
      inshaa Allah

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 6 ปีที่แล้ว +54

    21 October 1986 Waa maalintan dhashay aabo siyad barre we missed Allow janadi ku geey 😢😢😢😢😡😡💔💔👿👿

    • @abdifatahyusuf7090
      @abdifatahyusuf7090 5 ปีที่แล้ว +1

      Umu Fatima_Amelia allah unaxariisto amiin amiin yaa rabi

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abdifatahyusuf7090 thanks walalo aamin we really missed aabo Siyaad 😭😭😭😔😔😔

    • @maamemadrid5288
      @maamemadrid5288 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaha unaxariisto aabo siyaad halyeey somaliyeed

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maamemadrid5288 aamiin thanks a lot walalo

    • @adanadan6167
      @adanadan6167 4 ปีที่แล้ว

      Hhh oo ma maalintu dhashaad udabaal dagi jirtay ilahayba wax baabiyay waanu kufuri lahayne

  • @maryanhusseinarale5982
    @maryanhusseinarale5982 5 ปีที่แล้ว +12

    I remember in 2009.
    My 8 years old self came from school 4:00pm because of headache and I was wondering why my mom was crying for nonsense.
    now I understand.
    life is getting good with the time by now..

  • @predicter4148
    @predicter4148 5 ปีที่แล้ว +96

    2019 ya wadani eh like sar

    • @zubairibrahim1941
      @zubairibrahim1941 5 ปีที่แล้ว

      if we have a man that fears Allah for his people and that once was a military genius and is as brave and dedicated for his people and religion like cumure one are prophets companion country will be more better then this time👮👑🌟💂👷👲💪👳.

    • @zubairibrahim1941
      @zubairibrahim1941 5 ปีที่แล้ว

      👑👲👷🌠🌟👳💪🌌 then this even you might be who is watching or reading this comment. Muhammad Al fatihie for are country. Please don't hide if you are the man.

    • @siyaadbarreiyodalkaallahau4618
      @siyaadbarreiyodalkaallahau4618 5 ปีที่แล้ว +1

      💙🤍💙

    • @gemma1554
      @gemma1554 4 ปีที่แล้ว

      I am a girl can i be the president

    • @gemma1554
      @gemma1554 4 ปีที่แล้ว

      @@zubairibrahim1941 can i be one and am a girl

  • @iidoorhawiyeiyocagderlayma3227
    @iidoorhawiyeiyocagderlayma3227 6 ปีที่แล้ว +102

    2018 whos listening emotional waye

    • @Farascade20
      @Farascade20 6 ปีที่แล้ว +1

      iidoor hawiye iyo cagder laymaa tuso garacydha me kkkk i like your username

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +1

      War anigaa daarooda oo MJ dadku waa soomaali waa mid

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 5 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedshakaal1545 hhhhhhhhh ninku waaba IGA qosliyay lololo anigu isaaq baan ahey , ninku muu waashAY 2019 BAA LAGU JIRA QABYAALADA LAMA QOREE

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +2

      @@moonsun8500 ha laga gudbo bahashan qabyaalada la yidhaahdo iyo nin jeclaysiga 30 sanay haysanaye wax la sheego ma ka haynaa waa iga talo

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedshakaal1545 saaxib qabyaaladu waa taas bilaa wadan inaga dhigtay , addunka meelkasta wadanka somalia meel lagu qoslay ayeey noqotay oo tusaale xun loo soo qaato , waagi dagaalki syria iyo libya iyo yemen ba dadka waxa lagu lahaa ka jooga haddi kale sida somaliya ayaad noqoneysaan , sxb nin jecleysi yes waxey dani ugu jirta siyaasiinta laakin 99% dadkeena shacabka dani uguma jirto weynu ku jabnay , ta kale tan qabiilka addunka wadankasta qoomiyadu badan ayaaba ku nool hadana wey wada noolyihiin , anikoo hal qoomiyad ah ma wada noolani karno , ta labaad anigu waaba ka shakiyaa abtirisinadan iyo magacaydan reeraha walina abtirisn kasta carab maxaa galiyaa hhhhhhhh

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 ปีที่แล้ว +8

    muuqaal qurux badan weeye allaha unaxariisto madaxdeenii sharafta laheed
    erayadii abwaan siciid xarawo waxay kamid aheed heesihii ugu horeeyey ee kacaankii kooqaaday

    • @hanadmaalin350
      @hanadmaalin350 4 ปีที่แล้ว +1

      haduu alle idmo aniga sooo celin dooono awooda dalka iyo mida cirka illahow iii sahal inan dalka madaxweyne ka noqdo

  • @ahmedmoha1766
    @ahmedmoha1766 5 ปีที่แล้ว +7

    2019 anagoo filayno nabad & noolal rajadii iney dib noogu sooceliso iyo sumcadeenii i.a🇸🇴🇸🇴

  • @apdulldye4619
    @apdulldye4619 3 ปีที่แล้ว +1

    Jaale M.siyaad bare xukunkiisi iyo geesinimadiisi ilaaxow igubeer markay noqotawa madax weyne somalia Inshallah wan noqoni ....kitaabka ayn shacabka kumaamuli laxay cadhowga a ....inda run ayn tusi laxay ciil badhanaa😭😭🤗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️ forever

  • @ilgiirmohamed116
    @ilgiirmohamed116 7 ปีที่แล้ว +56

    2017 (who is listening)

  • @aliahmed867
    @aliahmed867 5 ปีที่แล้ว +9

    One day inshallah somalia will be strong enough agains.

  • @bashiirmokhtar2944
    @bashiirmokhtar2944 5 ปีที่แล้ว +4

    Kadibkaa waxaan noqonay agoomo waxaan kaloo kuusheegayaa inaan iska burburiney waxkastoo wanaagsanaa oo aad noo dhistey.
    Alle hakuu naxariisto

  • @khadrogalayr3149
    @khadrogalayr3149 6 ปีที่แล้ว +4

    Allah daaan waqtiga joogi lahaa mantay somali waa ku fani lahaa 🙈😘😘😘

  • @mahadmohamed2808
    @mahadmohamed2808 6 ปีที่แล้ว +17

    Madaxweyne Maxamed siyad barre allaha u naxariisto gadaashiisa waan gumownay hashii maandeeqna dad kalaa iska maasho bal fiiri cududa aan lahayn caku soomali ayagaa isku xoog leh oo is arka

  • @ikraaninaamohamed1815
    @ikraaninaamohamed1815 11 ปีที่แล้ว +11

    Oh!!!!! Allow somaliya Nabad noga dhig wlh I am cry when I see dadka dhulkoda Nabad ah joogan and ana wadan Nabad haysaan allow ada ino maqan

    • @aliahmed867
      @aliahmed867 5 ปีที่แล้ว +1

      ikraan inaa mohamed Amiin

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 8 ปีที่แล้ว +47

    waxan oo kalaan iska fiirsadaa niyaad ku dhistaa

  • @abdulayub7382
    @abdulayub7382 3 ปีที่แล้ว +7

    That was a glorious moment in our history

  • @c.raxmanmaxamedhersi3462
    @c.raxmanmaxamedhersi3462 5 ปีที่แล้ว +10

    Insha alle wu ino so celin awooodi dadnimo 🙏🙏🙏

  • @mohamuddubowahmed2744
    @mohamuddubowahmed2744 4 ปีที่แล้ว +3

    Mogadishu ayaan kudaashi lkni Kenya ayaan kusobarbaari maaalin uuun waxaan rajeynaa inaan iskutirsani doooona Viva somalia©Love somalia

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 ปีที่แล้ว +8

    Look how we was strongest nation
    My allah bring it back Somalia nation

  • @apdulldye4619
    @apdulldye4619 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestan markan maqlo wan ooya wlh ....ilaaxow wadhanka nabad kayeel ...kenya ayn kudashee lkn somalia is my blood country 🇸🇴🇸🇴♥️♥️😭😭

  • @zalmanadanziad6894
    @zalmanadanziad6894 ปีที่แล้ว +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️ My grandfather was airforce military commander Allaha kuu nariisto awoowo ❤️

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว +1

    Kacaan & Tawrad la buunbuuniyay waa kuwii sidaa noo galay, allaan ka magan galnay tiiyoo kale.

  • @ismailyusuf3265
    @ismailyusuf3265 7 ปีที่แล้ว +13

    I,m craying now ilaahow aabe siyaad u naxariiso

  • @ubahabdulle4531
    @ubahabdulle4531 6 ปีที่แล้ว +2

    La aantaa Shan calan Kala duwan iyo rafaad dhibaato. Dheef dhan iyo dal quruxsan aabo siyaad Adaa u danbeeyay Ilaahay janada haku geeyo wixii habaaro Ayaga hoostooda ha fiiriyaan

  • @mohamudsahal6579
    @mohamudsahal6579 4 ปีที่แล้ว +2

    Niyada khayr u sheeg saan saaantu waa muuqataa
    Dawladi xooga lahayd ee somlia way laabanesa insha allh #aabo farmajo

  • @MohamedAJama-mz5dy
    @MohamedAJama-mz5dy 5 หลายเดือนก่อน +1

    I'm still listening on July 12, 2024

  • @munasarhaaji4774
    @munasarhaaji4774 7 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxaristo aabe siyaad Allow midnamadena guushena dib nooku soceli Amiin

  • @ciyarahaadunka3988
    @ciyarahaadunka3988 4 ปีที่แล้ว +2

    I love mohamed siad barre the best president of somalia

  • @fatmaabdirahman9872
    @fatmaabdirahman9872 ปีที่แล้ว +2

    Jeclan lahaya inago dowlad dhisan arko one day❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @kciba5660
    @kciba5660 10 ปีที่แล้ว +77

    Waxaey i soo xusiisinaysa hestan markii aan ka mid ahaan jijay hobalada waberi iyo codkeygii anigo marka ubaxa kacanka oktobar ka soo baxay ..... woow

    • @daahirshidane4134
      @daahirshidane4134 5 ปีที่แล้ว +2

      Walal melan kala soo xirira u bahanhy adigo mahad san

    • @yurubjiiqale1936
      @yurubjiiqale1936 4 ปีที่แล้ว

      Waaaaw

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh war kan nacaska ah yaa naga qabta bal waxad dadka ugu shekaynaysid eeg hhhh kulaha waaberi Ayan ka tirsanaa

    • @gemma1554
      @gemma1554 4 ปีที่แล้ว

      @@qacqacosman5716 kama tirsanaan karo miyaa

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว

      @@gemma1554
      Waaberi waxay ahayeen Hobolo lawada yaqaan ee maaha wax mid walba oo maqlay uu iska sheegan karo 😂😂
      Horaa loo yidhi baqal fardo la daaqday farasbay is modaa hhhh

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 5 ปีที่แล้ว +1

    waxay dawladnimo i xusuusisay anigoo yar 1977 aabahay oo captain ah oo ciidan wata una socda dagaalkii oo aanu sii dhunkanayno igumana soo noqon oo aabe dagaalkaas buu ku dhintay alle ha u naxariisto aabahay iyo geesiyadii soomaliyeed ee dagaalkaas ku dhintay soomali waan jeclahay inshallah ana dhulkayga waan u dhiman

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 3 ปีที่แล้ว

      @Nusaibah Mohudin Mohamed thnx walal qof baa no like taabtay meesha aad aabahay oo shihiiday iiga tacsiyadaysay waxaanse u malaynayaa qofkaa no like ii taabtay inuu yahay amxaar aan moral somalinimo lahayn muhiimadadydu ma aha mana ihi dadka jecel like iyo share lkn qofkaasi kolay maaha muwaadin xalaala oo sinji ku leh somali

  • @abdiabdi3437
    @abdiabdi3437 3 ปีที่แล้ว +2

    Gorgor kan wilasheena barakysan❣❣

  • @shamsoqase1752
    @shamsoqase1752 7 ปีที่แล้ว +30

    Caku!! Somali waa tii hore
    Ilahow sharifteen socali
    😭😭😭

  • @kuncil9714
    @kuncil9714 5 ปีที่แล้ว

    Inshaaalh San oo kale dhawan wan noqonayna Kenya oo kalana sidu shegay Abe siyat Allah janatul fardows ha geye gabdhahena aya ba kufilan

  • @mohamedmahat6362
    @mohamedmahat6362 ปีที่แล้ว +1

    Dhiiga 🇸🇴🫶 manshaAllah ilah guul sii Amiin ❤

  • @saidhassanfindhe
    @saidhassanfindhe ปีที่แล้ว +1

    I’m crying because right now is not Somalia hala aaso wllhi 😢

  • @abdiqanicali8298
    @abdiqanicali8298 10 ปีที่แล้ว +13

    ala ha unaxariste jaale siyad iyo kacanki meel buu keenay soomaliya ninka wax kashega waa ninki dhashay burburka dabdi ee waxba kama yaqan dawlad uu xu kuso koray soomaliland ama butland ama mamul gobledyada kale

  • @shueibmohamud2446
    @shueibmohamud2446 7 ปีที่แล้ว +84

    Aabe Siyaad Ilahay Qabriga Haku Nuuriyo...

    • @khdr829
      @khdr829 6 ปีที่แล้ว

      Ma umadaas ayaa ninkii ka masuulka ahaa meeshan maanta aynu taaganahay uu baroordiiqaysa ayaa wax noqon ..habeenkii xalay oo tagay

    • @mhdhanad1456
      @mhdhanad1456 5 ปีที่แล้ว +4

      Ilaaahy qabriga haku gubo yaa rabbii
      Intuu ummada ka jaray alle haka jaro

    • @Farascade20
      @Farascade20 5 ปีที่แล้ว +5

      MHD DECÖ Channel Siilka hooyada usheeg

    • @cabaascade2353
      @cabaascade2353 4 ปีที่แล้ว +6

      Aabo macan waan kujeclahay allaha kuu naxariisto waxaad mudantahay in laguu sameeyo maalin kuu gaar ah

    • @yurubjiiqale1936
      @yurubjiiqale1936 4 ปีที่แล้ว

      @@mhdhanad1456 amiin

  • @Has-o9d
    @Has-o9d ปีที่แล้ว

    ilin waa iga dhamaatay Jaale maxamed siyaad AUN waa u shaqeeyey dadkiisa iyo dalkiisa fasalki 2aad aan ahaa kacaanki barakeysna allow nagu celi xasuus

  • @teamharakatuper561
    @teamharakatuper561 6 ปีที่แล้ว +3

    Allow somalia ku soceli sideeda hore insha Allh

  • @khadarmohammadadam1972
    @khadarmohammadadam1972 5 ปีที่แล้ว +11

    Insha Allah we will hope come back power of the military of somalia

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 9 หลายเดือนก่อน

    Illahow wadankeeno nabad ah natus yaa rabi waad agoodaaye 😭😭😭 Amiinta Yaa Allah🤲

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +3

    Libaaxyadii SNM Alle janada haydin geeyo
    Ragii liqay difaaci taliskii siyaad bare ee waqooyi ahaana cududii ciidan ee ugu balaadhnayd maamulkii Somalia wagaas madaama oo ay ku beegnayeen difaaca hore ee Ethiopia

    • @jacfarcali9691
      @jacfarcali9691 3 ปีที่แล้ว +4

      Snm kuwi caruurta iyo dumarka difaacayda ka dhigtay miyayna ahayn ee xabada kaso dhex ridi jiray ma kuwasad geesinimo ku sheegtay markay dawladi xamar ka burburtay bay dhul cidla ah yimaden markay wax qabsaden.

    • @Bruno.18-e4c
      @Bruno.18-e4c 2 ปีที่แล้ว +1

      @@jacfarcali9691 😂😂😂😂

    • @Faz-O
      @Faz-O 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@jacfarcali9691😂😂

  • @moisjesus2176
    @moisjesus2176 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay. How naxariisto jale mahmed siyad bare janaduu ku jira ilaahay syaa geeyey ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @saddamahmed1959
    @saddamahmed1959 3 ปีที่แล้ว +9

    This holy Revolutionary
    The steps you took that
    You (the revolutionary team) give attention to the people's needs
    To be continued

  • @qaaliluularajadacalafkaans6649
    @qaaliluularajadacalafkaans6649 5 ปีที่แล้ว +1

    Aniga oon jirin waqtiga tawradaa oon xiligaa an joogana calan buluuga hoos itaagin taabana oo waqooyi ku nool hadana waan qiiroodaa jidhidhicaa IGA kacdaa yacnii sharafta ay somalidu laheed goorta iyo karaamada

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 ปีที่แล้ว

    - Qaran baa na deeqoo
    - Quwad iyo awoodlee
    - Bal qabiil muxuu tari.
    Ilaahoow qabiilbaa shalay dawladii shafafta badnayd naga dumiyay maantana naga hor taagan inaan dib u helno ee qalbigaayaga ka dawee.aamiin

  • @MaaneeyMaanka-lx1qw
    @MaaneeyMaanka-lx1qw ปีที่แล้ว

    Them old memories are gold ❤❤😢😢😢😢😢 yaaa allah dadkeyga iyo dalkeygaba iidhoowr 🤎💔🥺🥺🥺😭 allahayoow nabad barakeysan kaabarinay😢🥺 🤲 yaa allah Somalia 🇸🇴 guul inshaa allah 😢

  • @dhameystiranofficial-chanel
    @dhameystiranofficial-chanel 6 ปีที่แล้ว +2

    ax😭😭🇸🇴soomaaliya hanoolaato muqdisho waku xiisay allow nabad igu celi muqdisho cadeey

  • @abdulkadirabdi102
    @abdulkadirabdi102 8 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow somali sidey ahaan jirtay KUSO celi

  • @abdisalaan2712
    @abdisalaan2712 5 ปีที่แล้ว +4

    2019 xasus wayihi wacnaa weysosocdaan insha Allah

  • @ilhaancumar8086
    @ilhaancumar8086 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne Farmaajo🇸🇴🙏

  • @osmansomali9833
    @osmansomali9833 4 ปีที่แล้ว

    Oh my God I am so sarry for my country 😭😭😭!
    Ilaahow awoodii dowladeena noosooceli . Runtii Ethiopia labadeeda xiniyood Meesha makeensan goortaan garaacnay baa lasoocaawiyay . Laakiin dalkeena anagaa u taagan oo cadowga kadifaaceena somalia hanoolaato 🙌🙌🙌👮👮👮💪💪💪💪❤❤❤❤👍👍👍👍👋👋👋

  • @MubarakTMC
    @MubarakTMC ปีที่แล้ว +2

    Hubkaas maanta Dalkayaga Jamhuuriyada Somaliland baa haysta oo siyaad bare ka dhaxlay 😊😊😅❤❤

  • @sugullejr6441
    @sugullejr6441 6 ปีที่แล้ว +2

    Allahayow somali isjeclesii oo wadankii 1980kii Nasii Amin Amin ya Rabi cadow. Badan baa lee nahay

  • @drsshaymaa3749
    @drsshaymaa3749 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ka mid ahay dhalinta dalka usoo kacaysa runtii markaan daawaday muuqalkan dareen kaygu waa is badaly weli intaa jiray dowlad dhidib adag ku taagan ku taagan maan arag lkn waxaa hubaal ah hadaynu iska dayno qabyaalada io nin isxigsiinta inay dowldeeni inoo soo noqon doonto ilaahay waxaan ka baryayaa inuu soomaali soo celiya waan jeclahay wadankyga hooyo inaan arko isagoo nabad ah 😭😭😭😭🇸🇴♥️

  • @mukhtarbashk9556
    @mukhtarbashk9556 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow sharaftii iyo midnimadii
    Umada somaliyeed usoo celi

  • @iqbaaljalaqsan8598
    @iqbaaljalaqsan8598 ปีที่แล้ว

    Wlhi waxa iga nasiib badna dhalinyaradi xiligaas aragte jirte wakhtigas so aragtey wayo anigu mnta inaan somali ahay umban arks lkn astaan somalinimo ma.haysto oon ku faani karo😢😢😢😢 ilahay haku naxaristo abo siyaad dawlad kama dambaynin

  • @yaxyeboote1968
    @yaxyeboote1968 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahayow somali oo gacmaha is qabsatay maalin uun ituzi yaa allh 🙏😢oo sharfteeda io diinteedaba ilaashanaysa yaa allh 🇸🇴❤#forever

  • @ismailarshe8161
    @ismailarshe8161 6 ปีที่แล้ว

    Africa SOMALIA aya wax uyerin jirtay wayo SOMALIA iyadaa ugu awod badnayd

  • @samiirxusnih9059
    @samiirxusnih9059 6 ปีที่แล้ว +13

    hubkan hada xitaa mhysato ooqarni cusub lgu jiro ax allw nosoo celi oo abe siyaad okle nasii from hrgysa

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 11 หลายเดือนก่อน

      Ogi ogi naa ma xishoonasid malaha sawdigii meel kale kusoo qorayey reer muqdisho ayaan ahey😂

    • @xaragoxaaji1782
      @xaragoxaaji1782 7 หลายเดือนก่อน

      ​​​@@bookhaxmed6583waaa daarood malaha Jambal tuuraya .. isaaq na idinkana hawiye dhexdiisa ukala tuurtaan jambalka😂

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 5 ปีที่แล้ว +2

    1984 illaa 2019
    Allow soo celli
    Dawladii soomaapiyeed
    Aamiin AAMIIN

  • @HusseinAli-rd7ki
    @HusseinAli-rd7ki 5 ปีที่แล้ว

    21-oct-2019. Wllahi dawlad xoog iyo Awood ciidan ba leh bay ahayd.
    Ilaahay ha inoo soo celiyo aamiin aamiin.
    From Hargeisa

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +6

    300 iyo kabadan baan usoo daawasho tagaa muuqaalkan Quruxda bdan bal mxn kasoo doonayaa Anoo oynaya uunbaan kalaab taaye😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    *Dhulkaa Ethipia guumeysato ayaan ju dhashay waligayna waa la igumeysan jiray Aniga iyo waalidkaygaba Calanka Ethipia ayaana la igu maamuli jiray la iguna gumeysan jiray* 😢😢😢😢 kaddib anigu waalidkayga iyo Ethipia ba waan kasoo dhuuntay oo Meel soomaalia joogto oo Calan soomaaliyeed ka taaganyahy baan soo aaday *Muqdisho ayaana imid 2012 kii Dagaallo ayaa kasocday waddanka yeelkadiisa waan iskaga dhex noolahu hadda dawlad yara wangsn baa waddanka kataliso lkn Cdwgeeda ayaa badan oo Guusha udiidan oo taageero mahaysato😢😢😢😢😢😢 wxn rajeenayaa haddii dawladdan mar 2aad la inoo doorto in Dalku xii hagaagi doono* 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 calankan ayaan dugsadaa
    1 / 19 *2020* Ayaan qoraalkan soo qoray haddd iga danbeyso *Asc*

    • @foox4080
      @foox4080 3 ปีที่แล้ว

      Waynu guulaysan sxb

  • @mohammedh1120
    @mohammedh1120 4 ปีที่แล้ว +2

    Erayadii iyo Laxankii Abwaan Siciid Xarawo

  • @hamz233
    @hamz233 3 ปีที่แล้ว +2

    Khaladkii iyo gafkii lagula kacay shacabka Somaliland midhaheedii Somalia may mahadin ilaa maantana waataa qalalasaha ka bixi la. Ninku yidhi sinaan mayno adna buri sarayntiisa✌🏽

  • @abdiaden321
    @abdiaden321 7 ปีที่แล้ว +14

    ilaahay haunaxariisto jaalle siyaad iyo somalidii lashaqeeysay oo dhan. wax kusoo dhaweeyo libaaxnimadaadii la waayay. libaaxii Africa jaalle siyaad ilaahay janadii kabawaraabiyo

    • @zur5181
      @zur5181 7 ปีที่แล้ว +2

      waleee waa runta

    • @Haldhaa11
      @Haldhaa11 7 ปีที่แล้ว

      Ilaahay naarta ha ku fogeeyo isaga iyo kuwii la midka ahaaba

    • @abdullahi110310
      @abdullahi110310 7 ปีที่แล้ว +1

      Mohammed Ali IIDOOR cuqdad hayso kkk

    • @generalmuniir8445
      @generalmuniir8445 6 ปีที่แล้ว

      Cadab
      Ta alehaku fogeyo nin u hoyadi bila danbi kudilay ayuunba daremi kara hyo LA,an ayuu dhigay dad goto😭😭 alehau naxristo mom

    • @laaskacaanaha7255
      @laaskacaanaha7255 6 ปีที่แล้ว

      Mohammed Ali abti maytida kaxishood
      Isaga hada wax katabanayso wuu kaa hooseeyaa duco waxaan ahayn kaama mudna
      Mida kale rag ciil cadaabuu door bidaaye ardaydiisii ba talinaysee kuwaas kuciil baxa Isaaqoow Maytida ka leexda

  • @engneerismaaciil1406
    @engneerismaaciil1406 ปีที่แล้ว +1

    28/6/2023 haben arbaca ah khamiis so gelayso maantana aan ciidii adxa ciidnay ayaan dhegaysanaya heestan cajiibka ah
    Ilahay waxan ka baryayaa dowlad barakaysan inaynu helno

  • @Sharmaani77
    @Sharmaani77 ปีที่แล้ว +1

    AUN jaaal siyaad barre😢😢😢😢😢😢
    tawrada tan barakysan❤

  • @karaamacalidhuux6152
    @karaamacalidhuux6152 5 ปีที่แล้ว +2

    Aakhiro ma aanan cafin kuwii dowladaan quruxda badan naga riday

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 ปีที่แล้ว +2

    Talabadii aad qaadeen dadwaynaha
    Tiisa daryeesheen tamar iyo taagba
    Garabkiina taaganhee
    Tawrada tan barakaysan

  • @Shakiib99
    @Shakiib99 6 ปีที่แล้ว +5

    So heart touching song, lyrics and melody caadi maaha

  • @thepacifist63
    @thepacifist63 7 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso Jeneral Siyad Barre, Madaxweynaha Soomaalida Xalaasha.

  • @ceynsheyare2220
    @ceynsheyare2220 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow mar wadan ka madax wayne iga dhig allow walee mar wadan kay ga heer kaa wan gaadh siin insha alllh ciilka i haya cawa wan ka bixi insha alllh

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 5 หลายเดือนก่อน +2

    I neeed this government

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa eriyadii abwaan saciid harawe

  • @ugaasboss9536
    @ugaasboss9536 5 ปีที่แล้ว

    Insha Allah somaliweyn dib ayaan ushoo celin doonaa, cid managa hor istaagidoonto inshallah. Towratatan barakeeysan kacabsada cidii naceb somaliweyn .

  • @ahmedgaroonalichanel9852
    @ahmedgaroonalichanel9852 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa qirooday wlhy allow markle noosooceli ciidankenii

  • @maryanmohamud7526
    @maryanmohamud7526 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow wadanka noo hagaaji oo moryaan iyo shisheya kal kaal naga qabo

  • @mohaahmed8749
    @mohaahmed8749 ปีที่แล้ว +1

    Good people died long time ago . The founders of that great country

  • @SaynabAhmedAbuukar-zr8fp
    @SaynabAhmedAbuukar-zr8fp 3 หลายเดือนก่อน

    In 1969 Somalia 🇸🇴 was free❤

  • @amishmoha1917
    @amishmoha1917 5 ปีที่แล้ว +1

    Allh ayey wax kaqrsonen 😢😢😢 inshallh we never lose hope

  • @abdulqadersharifalawi5558
    @abdulqadersharifalawi5558 4 ปีที่แล้ว

    2020 😭😭😭
    Allah noosoo celiyo nabad iyo amaan
    Soomaali oo isku duuwan hal ah🤲

  • @abdiaden321
    @abdiaden321 7 ปีที่แล้ว +1

    halyeey halyeey dhalay ilaahay haunaxariisto aabe jaalle siyaad