Abdiqadir juba iyo falastiin wareeysi xiiso badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @gabadhboqortoyo6929
    @gabadhboqortoyo6929 3 ปีที่แล้ว +11

    I love u ninka fnn ka qurxan ma jirin nag nin qabo o hargaysa jogta u walatay bariga

  • @engcabdisemedilkacase8282
    @engcabdisemedilkacase8282 4 ปีที่แล้ว +30

    C.qaadir juba fanan intatageerta like

  • @zeydahusni4784
    @zeydahusni4784 2 ปีที่แล้ว +4

    Yaab mugoo cabduqaadir juba waa yaryahey viva ciyaal bakaro

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk jubba nolow abti ❤abtigeey ka leexo falastiin weli waa yaryahay😂 cimri dheer ku nolow

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 ปีที่แล้ว

    Cabdalqqaadir Jubba Waa Hoobal Caana Oo Caaniyeeya Aqoonta Iyo Kasmaha VIVA JUBBA!!!

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 2 ปีที่แล้ว +2

    Al fanaan jubba inaba caadi ma ahan Masha'allah ❤️❤️

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 2 ปีที่แล้ว +5

    1979 hadduu soo galay fanka isagoo yar (ku dhawaad 17 ilaa 20 jir), waa 60 ilaa 63 jir. Ilaahay caafimaad iyo cimri dheerer ha siiyo

  • @cabdalaaxmed7797
    @cabdalaaxmed7797 2 ปีที่แล้ว +1

    Juba aniga oo 25 jir ah ayaad moodaaba in uu iga yaryahay maashalah

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +3

    Legend always legend Abdiqaadir Jubba🦻

  • @JowharFilms
    @JowharFilms ปีที่แล้ว

    Rock star✨ somalia libaax fanka ugu shidan kal iyo laab wa ku wataa❤❤

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 11 หลายเดือนก่อน +3

    30sano kahor hadaad fiirsanaysay maba yaridee maamo is astur Alle ha ku Asturee

  • @a.llaaahialihasan3589
    @a.llaaahialihasan3589 4 ปีที่แล้ว +6

    Sxb qaali ah waan kaaga baranay barnaamijyo fcn wareysigan waan ku qanacnay sxb khadar horey usoco

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 2 ปีที่แล้ว +2

    1979 hadduu soo galay fanka isagoo yar (ku dhawaad 17 ilaa 20 jir), waa 60 ilaa 63 jir.

  • @HassanBarre-b3c
    @HassanBarre-b3c ปีที่แล้ว

    Waxaa ugu wacan quruxdiisa iyo inuu yahay qof yar da ahaan balwad muusan lahay

  • @ahmedlaban5718
    @ahmedlaban5718 ปีที่แล้ว

    Mshaaa allaaah juba

  • @Degaliah
    @Degaliah 3 ปีที่แล้ว +6

    Ninkani raga imika jiraa oo dhan qurux disa magadhayaan isago hadana 60 gi dhafay 😍😍😍

    • @somaliaelites2042
      @somaliaelites2042 3 ปีที่แล้ว

      Hhh mansh Amina juba ayuu noqday ma ahane qofkale Haduu ahaane lahaa dood badan ayaan ka keenii lahaa madama aan ku jiro dhalinta manta

    • @somaliaelites2042
      @somaliaelites2042 3 ปีที่แล้ว

      Juba heestii Shamiis uguu jeclaa ugunaa horeeysaay heesahiisa taan ka bartay

  • @sudesaid8059
    @sudesaid8059 2 ปีที่แล้ว +1

    I love you cabdulkadir Juba you remain me Walaalo waanagsan

  • @calasguutaale7411
    @calasguutaale7411 26 วันที่ผ่านมา

    Da,du wa nambar marka ninka heesihesa waan kuhesta 4:55

  • @AAAaaa-wl7jo
    @AAAaaa-wl7jo 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdulkadir Jubba..Alle Swt aya ku siiyey Dada iyo cafimadka Bonus Quruxda outside

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkani WAA 70yrs WAA Nin weyn jubba black sea BAR fariisan jirey Asagoo macawiis wata 1978 / 1980

  • @abdidheere1328
    @abdidheere1328 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah sxp wnku tageera

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadkii Hore May Gaboobi jirin
    Jubbana Waaba Kasoo daranyahay
    1980kii Ayuu soogalay Saan maqlay•

  • @ilmijama738
    @ilmijama738 4 ปีที่แล้ว +5

    Falastiin waantaageeraa wlahi

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalh Noloshiisa miyay nacayn somalidu geri miyay lajecladen kuwa badan ba igu dhahay

  • @jamalmanchesterawi6179
    @jamalmanchesterawi6179 5 หลายเดือนก่อน

    Qofta wy soo wada baxdee
    30Years anaaba ku dhegaysanayey
    kulahaa

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga lidan jir ah anoo yar Baan fiirsan jiray waxaa laga yaabaa wax yar inuu iga waynaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว

    Ninakani school XAMAR jadiid asagoo Nin weyn ah 30sano jir 1974 ayuu ahaa ninkani WAA 70yrs abave

    • @zeydahusni4784
      @zeydahusni4784 2 ปีที่แล้ว

      Maaaheen benloow xamar iskool waa lais bootinjitey aamis walayaqaan juba adiga waaiska daldalmooysaa he’s not 70at lease he 60

    • @Suldaanmuuse1997Qaran-doon
      @Suldaanmuuse1997Qaran-doon ปีที่แล้ว

      Dee Ilaahayba Gaadhsiiyey Ee ilaahay cimri weydiiso Cimriga Alle hakuu soo kuuse oo ka fuq fananka.

  • @somaliaelites2042
    @somaliaelites2042 3 ปีที่แล้ว

    Fanaaan aan jeclaayoow Nooloow waaya badaan

  • @istahilabdi2722
    @istahilabdi2722 2 ปีที่แล้ว

    masha allh ❤ ♥ 💖

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว +1

    Odeygani WAA da'a WAXA jiraa 70sano adigu meeqa jirtaa ??
    75sano habaryahey ilkaha tuftey

    • @cumarlove44
      @cumarlove44 2 ปีที่แล้ว

      caadi iska dhig xoolo, da'da ceeb mahan maalin ayuu ilahey qofka abuuraa, falastiin iyo jubba waa naqaan dakdeye yihiin adiga yaa tahay hoyadaa was3? 65 jir cidna aqoonin ayaad tahay

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 3 หลายเดือนก่อน

    Sifon sano ku lahaa war konton sano dheh

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 6 หลายเดือนก่อน

    Juba❤

  • @AhmedHaaji-b5f
    @AhmedHaaji-b5f 3 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @HassanBarre-b3c
    @HassanBarre-b3c ปีที่แล้ว +1

    Jubba waxaa la dhacay quruxdiisa hab laha rer waqooyiga kadib ayaa juuba lagu yiri kwrn hablahaan ku caashaqay markaabuu yiri anigu guskeey lama wada gaaro hablaha rer waqooyiga kkkk

    • @maryamamohammed5048
      @maryamamohammed5048 11 หลายเดือนก่อน

      استغفرالله
      Wax waalan ma dhihi kari subxanaa Allah

  • @aminibrahim8360
    @aminibrahim8360 2 ปีที่แล้ว +1

    19 70ti dhamaadkiisi hhh falastiin jawaabti ay doonaysay hadana way ka dehdegray

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 2 ปีที่แล้ว

    Lkn muu sheegin inuu.kasoo bilaabay.kooxdii.halgan ciidanka.guulwadayaasha

  • @secretarygeneralsg2778
    @secretarygeneralsg2778 2 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @abdullahihussein1616
    @abdullahihussein1616 3 ปีที่แล้ว +4

    above 60 for sure and still legend

    • @nasraabdullahi2569
      @nasraabdullahi2569 2 ปีที่แล้ว

      Are u serious he can’t be sixty Ahmed cigale aya ha garin wali

    • @abdullahihussein1616
      @abdullahihussein1616 2 ปีที่แล้ว

      @@nasraabdullahi2569 ninkan 1972 ayu fanka kuso biray issgo digsi sare ka baxay bal wiyas adivu dadisa

    • @nasraabdullahi2569
      @nasraabdullahi2569 2 ปีที่แล้ว

      Kuwi kaso horeye ba garin wali 70 huno

    • @aminibrahim8360
      @aminibrahim8360 2 ปีที่แล้ว

      Sax 17970 ti dhamaadmiisi sowka leh ba eega ruwayadi beenay wa run waxa laga jooga 40 sano

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 2 ปีที่แล้ว

      Wuxuu kusoo biirey 1979

  • @hawaelmi3995
    @hawaelmi3995 4 หลายเดือนก่อน

    فلسطين الرضوان المسلمينا

  • @zaragold1058
    @zaragold1058 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk dada ma ceebbaa

  • @daahircadowaxmed9739
    @daahircadowaxmed9739 3 ปีที่แล้ว +2

    Juba caadi maha

  • @ahmedmohamed.9421
    @ahmedmohamed.9421 4 ปีที่แล้ว +4

    Jubo maxa no war warajina nabarka no shaag ina adeer

  • @moudboulalehhoussein1594
    @moudboulalehhoussein1594 2 ปีที่แล้ว

    Tb ok

  • @omarmed8527
    @omarmed8527 2 ปีที่แล้ว

    Jouba

  • @abdifatahkaraama1864
    @abdifatahkaraama1864 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabduqaadir Jubba 1979 bu fanka so galay isago 16 jir ah sidaan maqlay

    • @zeydahusni4784
      @zeydahusni4784 2 ปีที่แล้ว

      No it was early 80 asiga iyo siteey

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 3 ปีที่แล้ว

    Reeer magaal waye runtii dada ka beeed beed ninyahow

  • @sahalyusufahmed4682
    @sahalyusufahmed4682 3 ปีที่แล้ว

    1980's

  • @museweston1303
    @museweston1303 3 หลายเดือนก่อน

    This guy waa beenaale heesaha laxan masaaro ee Wuu inaga waalayaa waxaa wanaagsan inuu sheego dadka laxamada saaray heesihiisa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว

    Odey IYO Habar oo iswareysanyaa WAA 70 sano iyo 75sano AYEY KAla jiran

  • @HassanBarre-b3c
    @HassanBarre-b3c ปีที่แล้ว

    Jubba waxaa la dhacay quruxdiisa hab laha rer waqooyiga kadib ayaa juuba lagu yiri kwrn hablahaan ku caashaqay markaabuu yiri anigu guskeey lama wada gaaro hablaha rer waqooyiga kkkk