"Reer Awdalow Warka Cirro idiin sheegay waa Been,Lacagtii Dekada Lughaya....." Madaxweyne Rayaale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 227

  • @husseinjamac4757
    @husseinjamac4757 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Dahir Riyaale waa Geesi Somaliland nolow Madaxwayne

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Masha Allah Gulayso mudane Ex Madaxweyne DAHIR RIYAALE

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Raxmanku hakuxifdiyo EX madaxwayne

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Daahir waa been ma sheege guuuulayso❤❤❤❤madaxweyne hore maansha allaah❤❤❤❤❤❤

  • @SuadKab
    @SuadKab 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Madaxwey noolow intay nololijirto 2jeerba waan kuu codeeyay waligay Mucarad uma codayn maantana ma taageeraayo mucaarad guul somalilan I love you Madaxweyne

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Imika ma muuse ayad ugu ridaysa 😂😂😂

    • @GUUL-t2m
      @GUUL-t2m 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hahaha 🤣...​@@abdirashidhassan5027

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Macid dalka u dhaantaa joogta​@@abdirashidhassan5027

  • @abdikarimsamatar3171
    @abdikarimsamatar3171 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Illahay waxan kaga bar yayaa cimri dharar iyo cafimad
    Geesi Qaran

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    ﴿ وَقَالَ الرَّسُولُ يَا رَبِّ إِنَّ قَوْمِي اتَّخَذُوا هَٰذَا الْقُرْآنَ مَهْجُورًا﴾
    [ الفرقان]
    NABIGII ﷺ WAXUU YIDHI :
    RABBIGAYOW DADKAYGII - UMADDAYDII WAXAY KA
    DHIGEEN QURAAN KAN MID LAGA TAGAY AMA LA ISKA
    DHAAFAY
    1- QURAANKA OO LA AKHIRIYIN AMA LA DHAGAYSAN
    2- WIXII UU NAGA JOOJIYEY OO LA SAMEEYO AFKA IYO GACANTABA
    3- WIXII UU YIDHI SAMEEYA OON LA SAMAYNIN AFKA IYO GACANTABA
    ADEER XUSEEN

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Sharaf iyo Karamo madaxwayne noolow cizi iyo sharaf❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @enghared1672
    @enghared1672 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Aad baan uga xumahay markii ay siyaasiyiinti waayeen barmaamij ay umadda la hor yimaadaan inay Been iyo war aan waxba ka jirin ku hadlaan

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Dahir riyaleh illahay hadaayo cafimaad haa siyoo amiin

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Madaxweyne dahir riyale waa nin somaliland qaali ku ah noolow Madaxweyne inta noloi jirto, ciro wuu asaasaqay wixii dhegta loogu sheegana wuu odhanayaa waa cadowga gudaha iska ilaaliya dadkeygow huwanta inaga ilaaliya somaliland guul guul awdal guul guul.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ibrahimelmi3105
      @ibrahimelmi3105 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Cadowga kowaad ee Somaliland leedahay, waa adiga iyo inta kula fikirka ah oo uu Muuse Biixi kow ka yahay

    • @Opp_Man
      @Opp_Man ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​@@ibrahimelmi3105😂😂 ciil qabe iska ooy😭😭😭

  • @FadumoCabdiraxmaan-p7x
    @FadumoCabdiraxmaan-p7x 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Madaxweyne riyaale shacabkaa kuu og

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Thanks gesii somaliland der ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Daahir Rayaale Kaahin Salaan qiimoleh ayan ku salaamay Madaxweyne ,from Xafada New Hargeisa 💚🤍❤️

  • @MRRR-kn1hb
    @MRRR-kn1hb 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    waa nacas ciro oo aan hadal aqoon mana gaadho daahir riyaal ilaahay nooma keen ciro iyo waxa la mida in shallah faysal u soo baxo

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Masha allaa noolow madaxwayne dalka maanta adaa masha soo gadhsiyay

  • @amranapdilaahi4228
    @amranapdilaahi4228 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Daahir riyaale waa nin geesiya geesi somaliya haduu jiro

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waa caadada wadani in ay ataagaan cidkasta iyo qofkasta oo umadan milgo kuleh wax xuna marmariyaan waa xisbi dibjir

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland mudane daahir riyaale ilahay haku xafido keep going

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Madaxweyne riyaale waa nin waxbadan og caqliga cirro ayuu kayaabay qaranka somaliland guuuuuuul

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Kkkkkkkk waar cirro maaha qof fayow caqli iyo caafimaadba

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Madaxwayne daahir riyaale kaahin waa madax Wayne cadliya ilaahay ha xafido

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma sha alla madaxwen dahir Riyale ❤❤👍somaliland guulaysta

  • @abdala3475
    @abdala3475 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Cirro wax isbadal ah uso wado ma ogi

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madax Wayne Daahir Riyaale Nin Qaran❤❤❤🎉🎉.

  • @abdi-risakmahamoud9940
    @abdi-risakmahamoud9940 32 นาทีที่ผ่านมา +1

    Midgaanku muxuu ku hadlayaa?? Waa midgaankii ugu horayey oo meel somaliyi degto madaxweyne ka noqday waana gartii inuu sidaa uhadlo

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxwayne Riyaale wa masuul qadarin muddan Alle cimrigiisa ha raajiyo

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mudane Madaxweyne Cisi iyo Sharaf ayaad bulshada Somaliland ku dhex leedahay ee Dawlada fadhiidka ah iyo Xisbiga bacaadka cad dhex rafanaayaa Cumaamada kaa tuurin.

  • @AbdiWarsame-e3c
    @AbdiWarsame-e3c 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Riyaale ma adiga ayuu kulmiye kuu dhiibay layn baa ku soo galay

  • @SaedAydid
    @SaedAydid ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fidnada wadanka wariyayaasha oo gacan bidixeen Laleh dad qaranka dilaya ayaa wadanka waalaya

  • @Janagale10
    @Janagale10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Account iney kujirto looma baahnee wixii
    Laguugu dhiibey lacagta maxaad wax ugu qaban weydey

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mashallah madaxweyne kugu maalnay

  • @sacestmoi851
    @sacestmoi851 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    1 million ma dakad ayaa lagu sameeya wax waalan weeyan gabi

  • @oibrahim6981
    @oibrahim6981 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daahir Riyaale waa doqon la adeegsanayo, waxa uu sheegayo waa been dhaamaan.

  • @deeqabdilahiyuusuf8575
    @deeqabdilahiyuusuf8575 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    CIRO QOSLAYE WAA KAA 😅😅😅😅😅😅

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 36 นาทีที่ผ่านมา +1

    SIDEED SANNO OO DHAB LIBAAX AH OO AANU LAHAYN REER BOORAME WADANKA WAY INALA LEEYIHIIN HALKA REER KULMIYANA WAALAHA IYO BILAAHI AY NALAHAAYEEN HABARYOONISEEY SHISHEEYE AYAAD WADANKII KU HAYSAAN MA WAXAY DHASHAY IN AAD CODKIINA SIISAAN REER KULMIYE HIILNA AAD SIISAAN IYAGA WAXAN LEEYAHAY WAAR ISKA ILAALIYA IN AAD SAMAROON U HIILISAAN

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Riyaale ma xoola tahay mise muusa ku waalay Hal Milan maxay goysaa miyaad waalatay maxaa lagu dhisayaa waxaa aad qaaday dadka waxla garto u sheeg

  • @abdirahmanbarre9635
    @abdirahmanbarre9635 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nasiib darro weeyaan in dahir riyale u xuubsiibto kulmiye campaigner

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ILAAHAYOW Cirro M/W ha uga dhigin Somaliland.

  • @mustafeali8315
    @mustafeali8315 36 นาทีที่ผ่านมา +1

    Milyanna cidi idiinkama baahna ninkii aad ka soo qaaday u celi dekedana cirro ayaa dhisaya markii runta la sheegay ayad soo boodey aday kuu taalaa

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mansha allah

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha Allah ilahay haku barakeeyo mudane madaxwayne hore daahir riyaale ilahay xisbigaa xaraanta Ah ee wadani dalka iyo dadkaba haka qabto been iyo khiyaamo uunbu wadaa

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 นาทีที่ผ่านมา

    Madaxweynaha aan ugu jecelahay madaxdii sland

  • @Subeyriga
    @Subeyriga ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MADAXWEYNE 1M HUB NOOSOO SII MARKAD MADAXWEYNEHA AHAYD AYAAD NA HAGRATEY

  • @MrWadhaf
    @MrWadhaf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hal Malyan ????? Ma qadaraas qaatuu noqday xaajigu??? Hal milyan, waa maraga hanyarida!

  • @jimcaaleilmi7593
    @jimcaaleilmi7593 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hal kiilomotir yaa laga waayey, markuu madax da ahaa, waa a imikuu fara madanyahay.
    Wax ma Tari Rayaale.
    Cid kale durmanka u tumii,.

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciiro waa ca’tayn nuur maleh waa kadab

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daahir rayaale ninka wax ka sheegayaa waa nin lunsan

  • @ahmedhayd801
    @ahmedhayd801 52 นาทีที่ผ่านมา +1

    Odeyga maradaa ka dhacday
    Waxoogaa jeebkaa dalooshamay , waxoogaa ku shuba Account ka

  • @maxamedbaaskiil8910
    @maxamedbaaskiil8910 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Musharax ciro ayaa xaqiiqda u dhow waayo dekad itobiya iyo mid awdal ma wada qabtaan awdal...

  • @mohamedyousuf3238
    @mohamedyousuf3238 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤madaxweyne hore daahir riyaale kaahin madaxweyne qaaliya ❤salaan sare❤

  • @Mohammed-j5j1u
    @Mohammed-j5j1u นาทีที่ผ่านมา

    ❤❤❤geesi runsheeg badan Daahir Rayaale kaahin

  • @faysalonlinemarket
    @faysalonlinemarket ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweyne nooloow inta nololi jirto.
    Meel wal oo ay joogaan dadkaagii way ku jecel yihiin umadda reer somaliland.

  • @jimcaaleilmi7593
    @jimcaaleilmi7593 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hal kiilo litir yaa laga waayey markuu dalka uu u talinayey
    Wax ma Tari Rayaale

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 25 นาทีที่ผ่านมา

    Inuu sedaa yiraahdo waa qalad waa nin xushmad iyo garaamo ayuu mudanyahay Cero aqlinadan maleh hanooqabanina waa xaga xiska cidena dooran mayso insha Allah guul

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waxan maqlih jiray Af wax cunay xishod odaygan waxaa ku maqan hal malyan sidah daraded waa igu shuboh

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ex-mw D Riyale kahin, waa NIN geesi qaran ah,runlow ah,yidhi Sland,farahayga ku burburimayso wan kategey XILKA MW.

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wllhi waa wax lala yaabo inuu sheeko majaajilo ah uu la imaado dadka waa nasiib darooyinka jira.

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa usheegay inuu ina Riyaale lacagtaa uu Xaday Ciro waxa uu doonayaa inuu iska hor keeno
    Waa khayran katiiran

  • @abokorcaateeye7926
    @abokorcaateeye7926 44 นาทีที่ผ่านมา

    Ex maxadawyne riyaal tnks

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 56 นาทีที่ผ่านมา

    DAAHIR RIYAALE, HALYEY QARAN
    ILAAHAY CAAFIMAAD KA IYO CIMRIGA HAKUU DHEEREEYO

  • @kariima646
    @kariima646 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxwaynaha kaliya ee aan taagiri jiray dub madaxaweyne uma taagerin 😢 sida ayay igaga dhamatay sheko xusbi iyo siyaasad ba

  • @Qoolab-f8s
    @Qoolab-f8s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    reer boorama beenta ciro maxay kaga jawaabeen

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    This is so sad wlhi daahir riyale aabaha somaliland wadani iyagaa tuug ah oo qadaadwayn wata mana dhacayso in la doorto inshallah

  • @Mawliid-Aadan
    @Mawliid-Aadan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Meedat halkii milyan😂

  • @XasanDaahir-w7d
    @XasanDaahir-w7d 33 นาทีที่ผ่านมา

    madax wayne daahir rayaale kahin,❤❤❤

  • @mohammedaminabdythahir2179
    @mohammedaminabdythahir2179 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Duqaani ma noolaa 😂😂😂😂

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 7 นาทีที่ผ่านมา

    Daahir rayaale dantaal culus ayuu ku dhuftay ,musharrax cirro

  • @AsmaAbdixakiin
    @AsmaAbdixakiin 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Xirsi inkaar ayuu qabaa odayga sidaa dheh ayuu ku yidhi hh

    • @Ramdammubarak
      @Ramdammubarak 57 นาทีที่ผ่านมา

      Odeeygu aqlimalehmiyaa maraka hadal xun dheh laleeyahah😮😮😮

  • @museali8972
    @museali8972 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MADAXWEYNE RAALI AHOW CIRO WAA NIN FUDUD OO DOQON AH

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂 arinka bal soobadh

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkkkk​@@abdirashidhassan5027

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wadani somaliland waa necebyahay wuxuu ka sii necebyahayna kuwa somaliland wanaaageeda jecel

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ciro Horumarka Somaliland o dhanbu kaso hor jeda khasatan Dakada 2017 wuxu kaso hor jeday berbera iyo heshiski Emirates ka iminka 2024 wuxu kaso hor jeda dekada lughaya waa cajib diba loga skekayn

  • @MohamedAmiin-o6t
    @MohamedAmiin-o6t 18 นาทีที่ผ่านมา

    Dahir riyaale dooni mayno dameerka naaxay ayaa hore logu maahmaahey

  • @adamsamakab2726
    @adamsamakab2726 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anoo sheekada Madaxweyne Daahir aan gelayn waxan leeyahay:
    Mundane Daahir waxad haysataa Card no. 1 Somalilandnimo.
    Haddaba Dekedda lughaye Reerkaaga ha ku ekoonaynin .
    Waa lagu shiilay ee bal adna Somaliland shiil:
    Ku dhawaaq: Somaliland eey ha la dhiso (tabarucaad)
    Dekedda Lughaye.Habka loo shubanayona get ready.
    Play Card no 1.just say the word Riyaale.
    Berbera yaa awdal ka yaabi.

  • @DaahirAbiib
    @DaahirAbiib 49 นาทีที่ผ่านมา

    Madaxwayne daahir riyaale nin qli ah baadtahy oo tukoraq adaa ciidanka geeyey maantana halkuujoogo waad ogtay

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa taa runtii
    Beenaale Ciro. Huwan qaran dumis

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro iyo xusbiga wadani aflaagaado,been iyo xaalad abuurba Laga Soo wadacay. Ninki Ciro canaasiirba waashay wuxu noqon lahaaba

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 57 นาทีที่ผ่านมา

    Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa nimcada markaad haysato ma garatid, markaad eeydo ayaad garataa.
    Waxaan uga jeedaa dahir Rayaale markuu madaxweynaha ahaa ma aynaan garanayn qiimihiisa.
    Dadku waxay ku dhaliili jireen arimaha gudaha laakiin wuxuu ku fiicnaa Arimaha debedda iyo difaaca labadaba.
    Maanta ayaynu garanay qiimihiisa.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤😂❤🎉😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @apdilahimoha5492
    @apdilahimoha5492 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beenaale mxd no qbty coooc

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    نعم الرجل
    عمى طاهر ريال كاهن

  • @NouhFarah
    @NouhFarah 47 นาทีที่ผ่านมา

    Waxad u ololaynaysaa kulmiye.8sano ayaad madaxweyne ahayd ee maxaad u dhisi weydey dekedda.

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rijaal daahir rayaale kaahin
    Ciro codbuu ku radinayaa been

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuxu joogaa hargeysa oo isaaqu ugu yeerteen in uu samaroon iyo ciise itoobiya looga iibsho xayawaan waa waxa at u amaantaan

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Riyaale riyaale lacag ayuu qaatay oo afkaa loo buuxiyey miyuu hadli karayaa hadii umada la laayo

  • @arafaadabdi8945
    @arafaadabdi8945 29 นาทีที่ผ่านมา

    Runtii waayi ciro point fiican ayuu ka qabsaday

  • @jamaalabdi8406
    @jamaalabdi8406 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    runtu beenta waa u cadow walaahi daahir wuu bahdilay hadaanu nahay reer boorame anagu daahi riyaale ayaan runaysanahay oo dantayda wada tag dheh beenalahan jjilicdasan

  • @XaawaXirsi
    @XaawaXirsi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeerow intii dadka lagu hafrayey guryo horle maadku dhisatey.hadii waxuun kaa daacadyihiin dadku wadada uugu dhis waayo dadku wado la'aan ayey u baaba'ayaane.

  • @hassanabtidoon5452
    @hassanabtidoon5452 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Reer Awdal waxay Rumaysanayaan hadalkan CIRO Muuse ma dodoqonbaa Markuu hal milyan iska kaa siinayo mida kale hal milyan miyaa Dekad lagu dhisaa Muuse sow Maaha kii Diiday wadadii BORAMA iyo Djibouti.

    • @cabdulaahixasan6256
      @cabdulaahixasan6256 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adigu miyaad jabuuti ka hadashid oo Tommy iyo cawaanti tolkiisa aha hablihiina wadooyinka ku fuulaan.
      Jabuuti wa mukhbaarad waa bulaacad wa jeel.
      Waxad ka hadasha raggi samaroon e la dhufaanay iyagoon waxba dambi lahayn

  • @sacestmoi851
    @sacestmoi851 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dekad iyo badaan ranjiyaynaya waxa ka horaysa airporka beenta iska daaya duli

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cirro waa asap CAADIYA

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciro Beentaa uu ka sheegey madaxweynha Riyaale Waxuu ku waayayaa 100% Samroon codkiisa

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Riyaale adeer Samaroon dhexdiisa waa nin jilicsan oo liita taas waa la ogyahay 😂 bacaac reer Awdal iyo SNM adeer waa is yaqanaan, Riyaale 8sano ee u xilka hayay habaryoonis baa ku shaqeysan jirtay borama shay uma qaban

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@dalaisacgibril5899baaac Baac sheegyo sooqoo

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂 runbuu sheegay madaxwayne ciro

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdirashidhassan5027 daahir waa bilaa damiir 8sano cawil baa ku shaeystay

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@abdirwaa runtaa maxaanu ugu diidiashidhassan5027

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dahir Riyaale ma noocanbu ahaa?

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaan layaabanahay waxaa marka ciro meel u baxaba maaxaa waxlaysku qabsadaa u gasoo baxaa afkiisa muu ilaashado xiro odayga qolaa dhiiqo ladaba socota is kamana fahmo waayaab maxaa riyaale u geeyay lacagta been iyo run midkay doonto hanoqoto inuu isagu soo hadal qaado ma ahayn haduu rabo xubnahakale hakahasleene sidani waa xad dhaaf

    • @RAli-j8j
      @RAli-j8j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haaa waa saas qofka hadi hadalna aqoon argtina lahayen dhiiqo mar kaste dhexe fadhisan mala adeerkaye xirsi aya u qora lol. Reer awadal Hadi cod ka dooni inu halyayegoodi iyo halyagi Somaliland ka daba tago ma ahayen Wuxu doono muuse Ha ka dhehe

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nacas weeye kani

  • @amranapdilaahi4228
    @amranapdilaahi4228 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciroo melkasta naaac buu lataganyahy wa bilaa xikmad qosolradis wayo wuxukuhadloba mahayo

  • @cabdilahiyuusuf3261
    @cabdilahiyuusuf3261 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Riyaale waayadan dambe waa kulmiye jiifa

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan ciro niyaw yaa la taliya horta
    Maalinba qodoba seegaya malaa ninkani kursi ma rabo

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 14 นาทีที่ผ่านมา

    Madaxwayne daahir riyalee m w xaqa ah cad anu cunin gaayin ito fhaqan anu lahayn umada reer somaliland u ogyiihin ayu xusbiga xarantah ee wadani ku been aburto m w daahir riyalle w m ugu sharafbana ee umadiisa somaliland ay wada jacelyihin alle adayee magayo m w daahir riyalee mah qof afxumo loo qudho mah xalbaan ka bixinay afxumada c raxmaan ciro

  • @hussenkahiy1035
    @hussenkahiy1035 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    AabowBeenwaynaa